Mashruucyada lagu Gaalaysiinayo dhalinyarada Soomaliyeed!!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 169

  • @zahrahassan5808
    @zahrahassan5808 Před měsícem +13

    Waa ku salaamey eeddo noolow Ilaaheyna Caqligaada iyo aqoontaba ha kuu siyaadiyo🤲🏼🤲🏼❤️

  • @abshiralfa4611
    @abshiralfa4611 Před měsícem +13

    Mahadsanid wll Hussein baaritaanada aad samayso waa kuwo aad diintaada ugu hiilinayso khataraha faraha badana umadda uga digayso halkaa kasii wad

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 Před měsícem +9

    Xusseen waad mahadsantahay ,Ilaahay ha kaa abaal mariyo dadaalka iyo Soomaalinimada aad u dedaaleysid oo aad dhalinta Soomaaliyeed aad ku taageereysid iyo dardaaranka aad siineysid iyo talooyinka aad u soo gudbineysid dadka Soomaaliyeed jasaaka aallaahu khayr

  • @user-bm4sv2eg9f
    @user-bm4sv2eg9f Před měsícem +12

    Mahadsanid adeer
    Wax wanagsan ayaad so gudbisay

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 Před měsícem +5

    Hurey u soco muddane Husein howl Qiimo le ayaad Umadda somaliyeed u heysaaye ❤

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 Před měsícem +5

    “Asalaamu Calaykum “
    Shaqa fiican baad qabatay. Ha, kugu daydaan kuwa kale ee Mac, nala, aanta usoo taagan utube ka.
    You are hero! Thank you for protecting your people and your Country.(JAZAAKA AllAHU KHAYR”

  • @user-qk8cp5yw8k
    @user-qk8cp5yw8k Před měsícem +7

    Mansha Allah Habo guulayso 😢😢😢😢😢😢

  • @user-ph1vi8ti1o
    @user-ph1vi8ti1o Před měsícem +7

    Ilaahay haku xifdiyo

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392

    Kheyr alle ha kaa siiyo hawsha aad haysida umadna alle cadowga ha ka badbaadiyo

  • @yussufhassan486
    @yussufhassan486 Před měsícem +2

    Mr Hussein walahi i like ur infasticaion itusi oo ii taabsi weye we need another 10 guys like a Hussein thank you so much

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 Před měsícem +8

    Xasan sheakh hala baaro😊

  • @c.qaadirxasanwarsame140
    @c.qaadirxasanwarsame140 Před měsícem +6

    A s c w w, walaalow xuseenow xuseenow, waa yaab, dal haduusan dowlad lahayn, waa halaq galeen shabkuna waa yaaban yahay, sida dowlada hada jirta u dhaqmeyso ma aha mid diin iyo dal difaaceysa!!!

  • @BadeedBadmaax
    @BadeedBadmaax Před měsícem +4

    markasta marka aad dadka aad baraarujiso waan ognahay walal kaliya adaan kusuganaa dabagalkaada aad dalka iyo dadka aad uhayso hussein alaha kusharfo

  • @rukiamohamed6699
    @rukiamohamed6699 Před 26 dny

    Ilhay ha ku ilaaliyo adiga iyo Islam’s jecel amiiin

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Před měsícem +3

    Alah halaga bixiyo farantiga wa intaso u ladnada inshaAllaah

  • @user-ox6gm5bs1o
    @user-ox6gm5bs1o Před měsícem +1

    Dee kahadal weriye c/xafid oo xayaysiiya kuwa isha cabuda ee galay hoygood

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 Před měsícem +1

    Mahadsanid wll ilaahay hacaawiyo wiilkaas ehel buu ubaahanyahay

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan Před měsícem

    Thanks xuseen walaale ajar iyo xasanaad alle hakaa siiyo illahey ha noo badbaadiyoo diinteena iyo dadkenaba xaqana ummada alle ha tuso

  • @nimodiriye6260
    @nimodiriye6260 Před měsícem

    Xuseen allaah hakuxifdiyo aduun iyo aakhirba

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Před měsícem

    Ilaahay ha ku xifdiyo habo man shaa Allah tabaraka raxmaan
    Dhalinyarada hadii ku mushquul lahayeen sidaada oo kale dalka iyo dadka in ay badbaadiyaan ilaahay baa wax badbaadiyee ilaahay baa kuu soo diray dalkaan iyo dadkaan shukran habo aqligaaga ilaahay ha kuu siyaadiyo amin yaa rabil caalameen

  • @Mo.Ali.2010
    @Mo.Ali.2010 Před měsícem +3

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicun. War ninka fargalka halaga saaro degdeg waxaan utaagnaa wiil faraati lagu sirxay aan isku jaamacad ahayn oo gabar uu jeclaa ay hadyad usiisay....hala daaro degdeg.

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 Před měsícem +1

    Mashalla Mashalla alle ah kula jiro amin polarna alle ah cafiyo amin amin

  • @hawoadam204
    @hawoadam204 Před měsícem +1

    Mahadsanid indr

  • @foossamatar7855
    @foossamatar7855 Před měsícem

    MaashaAllah Tabaarakalah, jazaakallah kheyr habo, soomaali cudur ayaa haaya ee Allah ha caaafiyo wiilkaan xanuusanna Rabbi ha ka dul qaado xanuuka haayo noocuu ahaadab ummadda I islaamaba Allah kuma keeno aamiin yaa Rabbi

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 Před měsícem

    Hussein Allaha ku xafido.

  • @aminabirik5764
    @aminabirik5764 Před měsícem +2

    I have been saying this,that he removesthst ring it carries their spirits

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 Před měsícem

    Illaahey dadka iyo dalka ha noo badbaadiyo xasbiyallaahu wanacimal wakiil inta nagu soo duushey

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před měsícem +2

    Tan ajar ilaahay Halkaa siiyo qashinka Naga soo dhex saar shayaadiinta

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      Dowlad ku shegaa ah xasan gur gurte isagaba kanisad lagu dhex arkay isago waxku baranaya

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr Před měsícem

      ​@@user-sn5yz7vg8vbeenta xsan ka dhaaf kanisad wxa lgu yaqano Daarood

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr Před měsícem

      ​@@user-sn5yz7vg8vadg kanisad dad ku caynaaya Darood lgu yaqana wxa shegyso

  • @yasminbarre6135
    @yasminbarre6135 Před měsícem

    Isilaali walal dadkas shaarkooda Allah hakaqobdo

  • @mousamohammed7355
    @mousamohammed7355 Před měsícem +3

    asc sicid ibrahim marka aad leedahay beenta jooji adiga ma dadka wanaaga dadka tusa xumaantana tusa maa ku dhibaysa mise xuseen jamac wuxuu wanaag sheego ayaa ku dhibaysa
    adoo raali ah dadka wanaaga wadanka tusa hadaadan ahayn
    lisaankaada dadka fogeey

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      Cadowga samaha neckband badan wana sax inad runta usheegto

  • @osmansheikh6190
    @osmansheikh6190 Před měsícem +3

    Dadku indhaha ha kala furaan dalkan sida badihiisa loo boobayo ayaa dadkiina waxaa weerar ku haya shiico iyi kiristaan oo labadiba isku mida hadaba hada dowlad wax ka qaban karta ma jirtee shacabka iyo culumada waa in dadkaas aysan dalka ku faafin gaalnimadooda oy dibadaha la joogaan xataa haduu walaalkaa yahay waa inaad talaabo ku haboon ka qaado

  • @saeedwarsame2081
    @saeedwarsame2081 Před měsícem

    Maa Shaa Allah, you're doing a great job! Always defend your great religion and also great Somali national interests. I mostly agree with you although politically, I'm a fan of N & N.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před měsícem

    asc wllo HUSSEIN illaahay hanookadayo shar iyo sheydana hakaabad baadsho warsan iyo waxsan kuwaar waligaa aamiin kuwa sharwada yaashana allaha naga qabto yaarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fadumoaxmad1616
    @fadumoaxmad1616 Před měsícem

    Masha Allah walal dintaa kahoreeysa naf iyo maalba

  • @user-ot8kk5hi6e
    @user-ot8kk5hi6e Před měsícem

    Mahadsanid wll xuseen

  • @bby6
    @bby6 Před měsícem

    Hussein ilahay ha ku hafido brother inshallah

  • @user-zl2lv9zi8c
    @user-zl2lv9zi8c Před měsícem

    Jszskalaah khayr wx wngsan bad dalka iyo dadka iyo diinta ku difaacdaa xuseen

  • @user-ur1fe7cw6p
    @user-ur1fe7cw6p Před měsícem +1

    Indheer garad dadka iyo diinta iyo dalkana badbaado ayay i baahan yihiin

  • @dhibyarinolowdhulka7697
    @dhibyarinolowdhulka7697 Před měsícem

    Thanks brother good job 👍👍👍

  • @hodanabdi2352
    @hodanabdi2352 Před měsícem

    Mansha allah

  • @user-zx7gk5xv5t
    @user-zx7gk5xv5t Před měsícem +1

    Wax cusub ma ahan, in la gaaleyso soomaalida, gaar ahaan woqooyi ga soomaaliya...

  • @yuusufahmed8351
    @yuusufahmed8351 Před měsícem

    Waa yaab Iyo natiijada jabhadihi jirijiray

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 Před měsícem

    Casbunallahi wanicmal wakiil. RABBiYOOW diinta dadka iyo dalkaba noo badbaadi yaa Rabbi Aamiin yaa Rabbi.

  • @cabdicumar5891
    @cabdicumar5891 Před měsícem

    Mncha allah

  • @haleemahaje461
    @haleemahaje461 Před měsícem

    Mahadsanid ❤akhii

  • @user-mq4ef9op5l
    @user-mq4ef9op5l Před měsícem

    Msha alha

  • @awadabdullaahi7843
    @awadabdullaahi7843 Před měsícem

    Xuseen jamac aad baa u maahsan tahey

  • @amxaar
    @amxaar Před měsícem +1

    Ilaahada uu qabaa farantiga. Bisinka. Maalinkuu ordaayay. Wali. Afkiisa lagama maqlin. Yarabi iyo ale baryadiisa. Walaahi waxbaa jira waxay taheyba

  • @Cabdiraxmanka
    @Cabdiraxmanka Před měsícem +1

    Mr jamac waan kugu raac sanahay walee dalkan gudihiisa baa shayaadiintu buuxan xalane oo sixirka ka afuufaan miyan anagu soomali hada mahay dalka aanu leenahay waa runta walal inan qabiil meel iska dhigno waqtigedii baa la gaaray dalka hada leenahay xalane hala xiro dalku hadu xor yahay albaabada aan iskugu dhufano halkaa

  • @subairmohamed6045
    @subairmohamed6045 Před 13 dny

    M.a wll go forward

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 Před měsícem

    Yaa la amaamina Somali .Allah wayn.

  • @HassanWarsame-si6cz
    @HassanWarsame-si6cz Před měsícem

    جزاك الله خيرا

  • @AhmedDaud-fd6vn
    @AhmedDaud-fd6vn Před měsícem

    Xuseen jaamac waa lagu maqlay jaalle,Sidaa ku wad, insha Allah.

  • @jiijodaqere8881
    @jiijodaqere8881 Před měsícem

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ilahay ha ku xifdiyo eedo hana kaa xifdiyo shayadiinta iyo kuwa la shaqaysto badso ducada adkaarta subixii iyo galabkii ilahay ha noo xifdiyo diinteen sban. Nabigeena calayhi salaatu wasalaam waxu yiri sacada ma dhacayso ila la arko qofbaa waga ubaryaya isoo muslin ah galabkii udhacaya asagoo gaal ah waxu ku ibsanaya diintisi xooga aduun ya ah xasbuna llahu wa nicma wakiil

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Před měsícem

    Subxana Allah

  • @fatimaaden8499
    @fatimaaden8499 Před měsícem

    Allaah haku barakeeyo waan kuu baqayaaye is ilaali

  • @user-wu8ed7kj9j
    @user-wu8ed7kj9j Před měsícem

    سبحان الله العظيم

  • @AbdiMohamed-yk5uv
    @AbdiMohamed-yk5uv Před měsícem

    Xuseen mhdsnd wllky❤❤❤❤❤

  • @IsmailNoor-bb4wz
    @IsmailNoor-bb4wz Před měsícem

    Thank you adeer halkaas kawad halganka geesiga dhulkisaa gusha u horseeda.

  • @CabdifitaaxMaxamed-v6p

    Subxanallah

  • @MOHAMED_HASSAN232
    @MOHAMED_HASSAN232 Před měsícem +1

    Macalin arintii forex makaso hadashid maxaa dhacay

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Před měsícem

    Mahad balaadhan wll halkaa ka sii wad baadhitaanadan badhaxtiran eed samysid

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj Před měsícem +1

    Tol beeley aaway sayid maxamad cabdulle xasan ma ina igaran soo noolaaday

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před měsícem

    ASC
    Xussen Allaha Ku Xifdiyo
    Ajirna Allaha Ku siiyo

  • @Mohamed-ml4hr
    @Mohamed-ml4hr Před měsícem

    Mash allaah 😢😢😢😢allaah kabar

  • @abuucabdalla2545
    @abuucabdalla2545 Před měsícem

    Waa mahadsantahay

  • @faaysalluq7413
    @faaysalluq7413 Před měsícem

    Ku soco ugas

  • @adonallah
    @adonallah Před měsícem +1

    fanaaniinTa shaki Badan ayaa lagu muujinaya waxaad arkee gabdhaha fanaaniinTa sida isu qaawiyaan Sidey Gabar Muslima Timaheeda iyo cwradeeda uqaawine hadeysa wax jirin is qaawinTa gaalada ayaa lagu yaqaan asTurnaanTa musliminTa ayaa lagu yaqaan

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Před měsícem

    Subanaka yaacadiim

  • @mos1954
    @mos1954 Před měsícem

    War Hadeynaan Isqaban Fadaraa Gacanta Ugelidoonaa.
    Waamaxay Qowmul luudka iyo Waxakani Shayaadiinta Caabuda.

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 Před měsícem

    Thank you brother for your hard work.👍🏽🫡

  • @wilwaal545
    @wilwaal545 Před měsícem

    Hussen well done

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO Před měsícem

    Subxanalah

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem +1

    Arrinka oomaar waanka kurboday saaid laakiin marki layiri wuxuu yiri Tree angel ibad baadiya
    Waanka naxay hadu hada dhintana knixi maayo maxaa galiyay meel gaalo isagoo 35 dhaafay alloow caafi ayan leyahay

  • @SaciidoCali-mu2li
    @SaciidoCali-mu2li Před měsícem

    Mashallah ❤❤☝🏼🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @zainabmahamed1042
    @zainabmahamed1042 Před měsícem

    subxan alah xuseen walal dawladu xagayjoogtaa

  • @sacdiyomohammeddiiriye8885
    @sacdiyomohammeddiiriye8885 Před měsícem +1

    Somalia ma la rabaa in ay badbaado dad iyo dalba ha loo dhiibo dalka kuwa leh diin baan ku xukumeynaa

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v Před měsícem

      Dhibaatada maanta dalka haysata iyaga kadambeyay sababtoda ayayna gaaldu intaso mashariic ugu so qaadata markay gowracen qofkii inyar qaldamaba dhalinyaro badan ayaa sababtoda diinta uga baxday imisaa la jeclaa larabay dadkiise ay halaageen iyaga laftirkoda hay ado shisheya lacag ku bixiya waana kooxda lo yaqaan Ashbabka
      Somalida musibo iyaga ka horeysayba mey iman dalka iyo dadka rabi hanio badbaadiyo Aamiiin yaa rabi

    • @abaahmed1463
      @abaahmed1463 Před měsícem +1

      Hurdada Ka kac walal, waxa aad sheegeso, horsey ayey dadka ugu khaldeen, laakiin walaga ilbaxay beentas ay wadeen beesha Caalamkka, fiiri Afghanistan sida caalamku u ogolyahay, Marley réer galbées Ku jabeen o ay carareen,waxa ay oranjireen wa argagixiso, hadana ayaga la heshiis ah, film wakhtigiisu dhamadey ayad weli rumeysantahay !!! ​@@user-sn5yz7vg8v

  • @shamkehade5972
    @shamkehade5972 Před měsícem

    Keep goin bro

  • @isseelmi1433
    @isseelmi1433 Před měsícem +1

    War dhalinyarooy wiilkaan halagu daydo

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Před měsícem

    Waa saacadihii qiyaamaha

  • @aragtidahorumarkabulshada8060

    Dadkii iyo Dalkiiba Gacanta ayuu ka baxay

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 Před měsícem

    Xasbiyalaah Wanicmal wakiil Illaheyow umada somaliyed oo wax magara tada ah ka qabo

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Před měsícem

    Xaqiiq

  • @Umo580
    @Umo580 Před měsícem

    SOOMALIYEY IN DHADHEER YESH DIINTA IYO DALKA IYO DADKA WALAISKU DHEXIJRA👀👀👀

  • @SiciidaDahirHassan-mv6lr

    Qaniisiinta iyo kuwa diinta kabaxay dhagax halugudilo

  • @msbargal4511
    @msbargal4511 Před měsícem +1

    Shaqo fiican ayaad haysaa waxaana waxku qaadanaya inta meel fog waxka arka oo qalbi waasac ah iyo maskax fiyow haysta.

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Před měsícem

    Rabbiyow shadanka naga badbaadi

  • @abuucabdalla2545
    @abuucabdalla2545 Před měsícem

    Xildhinmbaanada magacyadooda in Nala wadaagtaa wacneyt

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n Před měsícem

    Maxey dumar isaga dhigayaan yaab xasbiya Allah

  • @aftaxyassin1265
    @aftaxyassin1265 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤guulayso eedo

  • @UmuMuhamad-hv8bj
    @UmuMuhamad-hv8bj Před měsícem

    Iisoo dhoweya❤❤❤

  • @TripleA0825
    @TripleA0825 Před měsícem

    Ninka Xerada airporta kak haysta ee Wacysle Hebel Aways ayay xiri lagayd dawladdu lkn armuuba Xasan Dhiiqo ka mid yahy kuwaas 👁️🤦🏽‍♂️

  • @fartuunisse1045
    @fartuunisse1045 Před měsícem

    Cumar markii uu banaanka taagnaa halmar baan maqlay isaga oo leh laailaaha illalaahu waxdahu ..........
    .....waxaan jaclaystay in uu ku celceliyo.laakin masamayn dadkii khadka kulajirayna,kamadadhihin,taasoo caawinlahayd in uu kucelceliyo.

  • @maryanomar4186
    @maryanomar4186 Před měsícem

    Huseinoow wadankeena rag ayoow ubaa han yahay please diinta ukaca

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 Před měsícem

    Waa war yaab leh Ee dadka somaaliyeed diintooda ha ilaashadeyn oo ilmahooda Adaabta iyo tarbiyada islaamka ha bertayn-- Shareecada islaamka ha la baro oo Si dhabeh dhalinyarads diinta islaamka ha la baro iyo waalidkoo caruuntooda ha ka ilaashadeyn in gaallo Duufsato iyago dhanba

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Před měsícem

    Dalka iyo daka hala. Badbaadsho somaaaliyeey . HayaayHayaay..

  • @abdiwahabismail8960
    @abdiwahabismail8960 Před měsícem

    xuseenow wlo waan eegay fargal lkn waxed sheegayso kaman arag calamadaha ka xidhanyabay waan

  • @kaltunabdirahman3281
    @kaltunabdirahman3281 Před měsícem

    Somaliyeey aaway diintii islaamka

  • @JAPHETKIVUYO
    @JAPHETKIVUYO Před měsícem

    Ilahow diintena mcn nagu suug rabiyow

  • @user-uy4er6ei6b
    @user-uy4er6ei6b Před měsícem

    Wll wa sidaa aad sheeg tay dal lagu soo duulay hala foo jig naado