FAADUMO IBRAAHIN SI KULAL UGU JAWAABTAY GABADHII TIDHI NIN FAQIIR AH YAAN LA GUURSANIN

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Faadumo Ibraahin ayaa si kulul ugu jawaabtay, Gabadh Sheekhad ah oo muxaadaro ay qabatay, ku tidhi Nimanka faqiiriinta ah yaan la guursanin oo halaga fogaado, hadalkaas ayaa noqday gaf iyo dambi weyn

Komentáře • 13

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 Před měsícem

    Thanks sister sifiican ayaad ugu jawaabtay kuwa deenta beenta ka sheegaya oo yahuudu ka shaqeysaneysa

  • @ibraahimcabdi6426
    @ibraahimcabdi6426 Před měsícem +1

    Faadumo ibraahin baa sheekhada

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před měsícem

    Masha allaha fadumo ibrahim

  • @MDecorjijjga
    @MDecorjijjga Před měsícem

    😮

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem

    Nocan foshah xun yah yirih waa wadadad ilahay ku dulay in shah Allah

  • @cabdirisaaqsakariye6510
    @cabdirisaaqsakariye6510 Před měsícem +1

    Bilaash isku waada guursada waa hadal aad u wanagsan

  • @Hinda-l1b
    @Hinda-l1b Před měsícem

    Adkaatay

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 Před měsícem +1

    Waxaan maqli jirey waxaasi tuku tan isaga saaran ma arko ee wuxuu arkaa tankale tan saaran adigu is qisaab intaan lagu xisaabin waadiga meelaha caruurtu ku sheekeysato ka dhex qayliya kaagu cawramaahamiyaa adiga dhaayahaagu is ma maqlaan miyaa xishood oo cawradaada qayladu lasocoto umada kala fadhiiso

  • @ibraahimcabdi6426
    @ibraahimcabdi6426 Před měsícem

    Waa wahaaniyad ee culimo maaha tani

  • @ibraahimcabdi6426
    @ibraahimcabdi6426 Před měsícem

    Tani culimo maahee waa shaydaamad maryo madaw

  • @Hinda-l1b
    @Hinda-l1b Před měsícem

    Walee way karbaashtay😂

  • @Hinda-l1b
    @Hinda-l1b Před měsícem

    Adkaatay