Wariye Jamarti Yahye
Wariye Jamarti Yahye
  • 235
  • 178 950
AFHAYEENKA GOBOLKA BANAADIR, OO KA HADLAY LACAGAHA LAGA QAADAYO MOOTO BAJAAJTA
Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir oo faah-faahin ka bixiyay Qoddobo laga soo saaray fududeynta Habraacyada Qaadashada Leesinka Mooto Bajaajta iyo Ganaaxa.
zhlédnutí: 132

Video

DAGAAL QARAAR OO KA DHACAY DEGMADA LUUQ EE GOBOLKA GEDO
zhlédnutí 110Před 7 hodinami
Dagaal qaraar oo udhexeeya Ciidamada DFS iyo Al-Shabaab ayaa ka dhacay Degmada Luuq Ee Gobolka Geddo
XASAN SHEEKH MUXUU KA YIDHI WADA HADALKII ITOOBIYA IYO SOOMAALIYA EE ARRINTA BADDA
zhlédnutí 202Před 7 hodinami
XASAN SHEEKH MUXUU KA YIDHI WADA HADALKII ITOOBIYA IYO SOOMAALIYA EE ARRINTA BADDA
WAR-SAXAAFADEED XILDHIBAANADA PUNTLAND KU MATALA DFS
zhlédnutí 29Před 9 hodinami
War-saxaafadeedka Xildhibaanada Puntland ku matala baarlamaanka federaalka: "Dowladda Federaalka waxay siyaasadeysay mashaariicda horumarinta Puntland, waxaana degdeg u doonaynaa in la joojiyo siyaasadaas guracan".
MADAXWEYNE MUSTAFE OO BOOQDAY TUULADA BURQA-YAR EE DEGMADA DHANAAN
zhlédnutí 112Před 9 hodinami
Madaxweynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida, Mustafe Muxummed Cumar ayaa booqasho ku tagay Tuulada Burqa-yar Ee Degmada Dhanaan ee Gobolka Shabeelle
SHACAB CADHEYSAN OO DIBAD'BAX KA DHIGAY MUQDISHO
zhlédnutí 435Před 16 hodinami
Barnaamijyada aanu soo tabino si ay kuusoo gaadhaan marka hore Channelka Subscribeta saar Mahadsanid
SIYAASI FAARAX MACALIN
zhlédnutí 7KPřed 21 hodinou
Xoriyada aad kuleedihiin ganacsiga maxaa idiin diiday
HAROORAYS, FAAFAN | DDS
zhlédnutí 74Před dnem
Degmada Haroorays Ee Gobolka Faafan Ee Dawladda Deegaanka Soomaalida, ayaa kamid ah Degmooyinka hodanka ku ah waxsoosaarka beeraha
CIYAAR DHAQMEED QURUX BADAN & DHAANTADII GOBOLKA FAAFAN
zhlédnutí 529Před dnem
.Codka Cusmaan Jagnaa iyo Filsan Axmed .Erayada & Laxanka, Ayaanle Geele Camera & Edit, Jamarti Yahye Si ay kuusoo gaadhaan barnaamijyada aanu soo tabino Channelka Subscribeta saar
BAABILI, FAAFAN | Buuraha Degmada Baabili Ee Gobolka Faafan,
zhlédnutí 175Před 14 dny
Buuraha Degmada Baabili Ee Gobolka Faafan, ayaa waxay caan ku yihiin oo Baabili Astaan u ah Dhagaxa is kor saaran.
XAMAR JOOGIS MALEH | Wiilkani waxuu kamid yahay Dhalinyarada reer Muqdisho
zhlédnutí 127Před 14 dny
XAMAR JOOGIS MALEH | Wiilkani waxuu kamid yahay Dhalinyarada reer Muqdisho
DEG-DEG, MUQDISHO OO QARAX XOOGAN KA DHACAY
zhlédnutí 44Před 14 dny
DEG-DEG, MUQDISHO OO QARAX XOOGAN KA DHACAY
BEERAHA QAMADIGA EE TULI GUULEED, FAAFAN | DDS
zhlédnutí 77Před 14 dny
BEERAHA QAMADIGA EE TULI GUULEED, FAAFAN | DDS
SHIR JARAA'ID | SIYAASI ISAAQ HOOROW
zhlédnutí 755Před 21 dnem
SHIR JARAA'ID | SIYAASI ISAAQ HOOROW
TULI GUULEED, WAXSOOSAARKA BEERAHA
zhlédnutí 49Před 21 dnem
TULI GUULEED, WAXSOOSAARKA BEERAHA
DEG-DEG, BANKA XAGUUGA EE GAASHAAMO OO DAB KA KACAY
zhlédnutí 60Před 21 dnem
DEG-DEG, BANKA XAGUUGA EE GAASHAAMO OO DAB KA KACAY
KULUB, DEGAANKA BACAADKU AASAY
zhlédnutí 20Před 21 dnem
KULUB, DEGAANKA BACAADKU AASAY
MAGAALADA BACAADKU AASAY EE LAGU NOOL YAHAY
zhlédnutí 83Před 21 dnem
MAGAALADA BACAADKU AASAY EE LAGU NOOL YAHAY
HANTI-DHAWRKA GUUD EE DDS OO SOO BANDHIGAY MUSUQ AAN CAADI AHAYN
zhlédnutí 138Před 21 dnem
HANTI-DHAWRKA GUUD EE DDS OO SOO BANDHIGAY MUSUQ AAN CAADI AHAYN
HIRGALINTA MASHAARIICAHA BIYAHA EE DDS
zhlédnutí 10Před 21 dnem
HIRGALINTA MASHAARIICAHA BIYAHA EE DDS
MADAXWEYNE MUSTAFE MUXUMMED CUMAR | KALFADHIGII 7aad EE BAARITAANKA DDS
zhlédnutí 74Před 28 dny
MADAXWEYNE MUSTAFE MUXUMMED CUMAR | KALFADHIGII 7aad EE BAARITAANKA DDS
FAADUMO IBRAAHIN SI KULAL UGU JAWAABTAY GABADHII TIDHI NIN FAQIIR AH YAAN LA GUURSANIN
zhlédnutí 2,6KPřed měsícem
FAADUMO IBRAAHIN SI KULAL UGU JAWAABTAY GABADHII TIDHI NIN FAQIIR AH YAAN LA GUURSANIN
GO'AAN SOOMAALIDA KA CADHAYSIIYEY OO LAGA SOOSAARAY SHIRKII HESHIISIINTA EE SOOMAALIDA IYO CANFARTA
zhlédnutí 365Před měsícem
GO'AAN SOOMAALIDA KA CADHAYSIIYEY OO LAGA SOOSAARAY SHIRKII HESHIISIINTA EE SOOMAALIDA IYO CANFARTA
SOOMAALIDU WAXAY GEESSI U TAQAANAA NINKA DHACCA IYI DHIIGA DADKA CAADAYSTAY
zhlédnutí 28Před měsícem
SOOMAALIDU WAXAY GEESSI U TAQAANAA NINKA DHACCA IYI DHIIGA DADKA CAADAYSTAY
USTAAD MUXIYADIIN CABDI | HADALO CAJIIB AH | 2024
zhlédnutí 460Před měsícem
USTAAD MUXIYADIIN CABDI | HADALO CAJIIB AH | 2024
DEGMADA GURADHAAMOOLE EE GOBOLKA LIIBAAN
zhlédnutí 18Před měsícem
DEGMADA GURADHAAMOOLE EE GOBOLKA LIIBAAN
FAYSAL YAMANI | HEESTA-BOGSIIYA | 2024
zhlédnutí 73Před měsícem
FAYSAL YAMANI | HEESTA-BOGSIIYA | 2024
DHUL BEEREEDKA IYO BUURAHA BIYO-BAXAY EE TOGGA ERAR
zhlédnutí 64Před měsícem
DHUL BEEREEDKA IYO BUURAHA BIYO-BAXAY EE TOGGA ERAR
USTAAD MUXIYADIIN CABDI | HADALO DHAXAL-GAL AH | 2024
zhlédnutí 20KPřed měsícem
USTAAD MUXIYADIIN CABDI | HADALO DHAXAL-GAL AH | 2024
HEESTA CALANKA DDS
zhlédnutí 154Před 2 měsíci
HEESTA CALANKA DDS

Komentáře

  • @jawahirshugrimahamud4343
    @jawahirshugrimahamud4343 Před 20 hodinami

    Samir

  • @jawahirshugrimahamud4343
    @jawahirshugrimahamud4343 Před 21 hodinou

    Manshallah

  • @KhadraAbdinasirIsmail

    Waa maxay shuuro ?

  • @SalimsalahSalim-en8qr

    Soo dhacsada xaqiina 15 cishaad shaqeyneysaan waa iney canshuur ahaan idinka qaadaan 7,5 doller waxaad 15 doller udhiibtaan waa dhac iyo boob hantidiina xaqiina ladhacaayo

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix Před 6 dny

    Naagtaan xira waa qaswado

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix Před 6 dny

    Mudahaaradka ka joojiya wadanka qiimahiisa ma taqaanine markaad ka tagtaad ogaan doontaan macaanka wadaniyada

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr Před 6 dny

      Umada markii dhibta lagadaayo ayaa lajoojin mudaaharaadka, intiiba lagutumanaayo muwaadiniinta hakufikirin in lajoojiyo

  • @osmankhalif7094
    @osmankhalif7094 Před 8 dny

    أسد في السياسة لايهاب أحد أي كان

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 Před 8 dny

    Ninkaan afkiisa ayaa xidhaya ma ahan nin aqli badan Waa ninka lasoo fadhiistay somali kenyan hadaaan nahay waxwalba ooysan kukuuyo heysan baan heeysanaa Wax yar kadibna xilkibaa laga qaaday oo waxa laga dhigay wasiir macna Yar Xaasid umada keyyanka ha nagu dirin

  • @abdisaleh8360
    @abdisaleh8360 Před 8 dny

    A wise leader with integrity

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 Před 8 dny

  • @user-jf9qs1ec1y
    @user-jf9qs1ec1y Před 8 dny

    Masuul guulayso talooyinka fiican ee umada somaliyed aad usoobadhigto

  • @mukhtarguled5605
    @mukhtarguled5605 Před 8 dny

    Odey Faarax waa ikhyaar Soomaaliyeed...wisdom & wit on its wheels! Maansha Allaah!

    • @ahmedyusuf692
      @ahmedyusuf692 Před 8 dny

      Kani weli ma hadlayaa. Sheekadii Somaliland miyuu iloobay

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed Před 8 dny

    Baqti Cuqdad low ah Edeb baa laguu yeeli hadaad Bacaacda joojin weydo

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg

    Stop it plz

  • @Yussuf-gz8jm
    @Yussuf-gz8jm Před 8 dny

    100/sir

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Před 8 dny

    Masha Allah tabaraka Allah guulayso

  • @SShire-x3i
    @SShire-x3i Před 8 dny

    Thank you Mr Farah Macalin for your support and the great leadership are always much appreciated. 👍 Somali diaspora.

  • @SShire-x3i
    @SShire-x3i Před 8 dny

    Muuse Biixi have committed a heinous crime against Somali regions of Sool, Sanaag and Ceyn.

  • @suleimanabdi5348
    @suleimanabdi5348 Před 8 dny

    cawlyahanka. midkooda. siyaasiga. midkooda. culimada ah. waa geesiyaaal

  • @shukrilibax
    @shukrilibax Před 8 dny

    Masha allaha guuleyso mudan fahad macali ilaah haku xifdiyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤️❤️❤️👏

  • @axmedmuusebmwwaasuge8446

    Maninkii camiilka u ahaa Abey iyo uhuru Jaajuusta kenya iyo dawa dhilifta itoobiya ee ku hoos nool gumeysiga caqabadna ku ah jiritaanka iyo horumarka shacabka soomaaliyeed kikuyo ayaad bad baadisey ma soomaali ayaad baadisey

  • @faisalmohamedabdulla3600

    Geesi soomaliyeed (Mxdyare from Muqadisho-Xamarcade.)

  • @Ahmed-tl5rg
    @Ahmed-tl5rg Před 9 dny

    Videogan oromadii SNM markey arkaan kaadi baa ka imaneysa ileen somali iyo shisheeye ishaya markey arkaan iyagoo somaliga af iyo adin kula dagaalamaya waxba reebaneyn oo shisheeyihii wax dulminayey iyagu kaba soo horeeya baad arki. Bal miskiinimadaa iyo dadkaasi sidey u jabeeen video baa la isku kakabayaa markaasa faarax baa sidaa dhahay inta turjumaad saaraan 😂 war ninka raga ah toos baa la isaga celiyaa, lakin shisheeyaha somaliga ishayaan video la dhex orod oo turjumaad saaro walahay isma lahayn qof somali ah oo sidaa u daciifsan baa jira. lakin la arag soo maaha ilaahay ceeb ha asturo. Hada faarax waxna kameydaan qaadin meeshiina isku ceebeyse😂

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 Před 9 dny

    Tuug tuug dhalay

  • @user-zv9pi8or2v
    @user-zv9pi8or2v Před 9 dny

    Halyey Farax geesi w cayaya wasarqaan Farax noolow

  • @ismailali4339
    @ismailali4339 Před 9 dny

    Qofkani markiisii horeba garashaduu ka madhnaa, iminkana waxa la sheegay inuu isku buuqay, markay qolyaha sharcigu u yeedheen.

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 Před 9 dny

    Naa naab lahayste dadkiisi cadow ku ah viva kenyata

    • @Ahmedo-qq3ve
      @Ahmedo-qq3ve Před 9 dny

      Xaniinyaha uga fuq halyeyga xamdaay😂

    • @Hasuni675
      @Hasuni675 Před 9 dny

      Waa idoor ama Amxaar ninka faraax macalin haysta Somali ah idoor iyagaa Iska saray somalinimadii

  • @abdirashiddirie3522

    Geesi waaye ninkaan support for Galmudug

  • @obimaan6269
    @obimaan6269 Před 9 dny

    Dhaanto hadii ay maqlaan miir miir malaha miya. Kkkkk

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 Před 9 dny

    Ogdaygani ma ooyayaa

  • @faysalyusuf3738
    @faysalyusuf3738 Před 9 dny

    Farax. 👍👍👍

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Před 9 dny

    Tuga tuga tuga..... Lock him up

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Před 9 dny

    LOCK HIM UP..... CORRUPT FARAH

  • @theruler411
    @theruler411 Před 9 dny

    Kenyati manihi niyow waalan

  • @theruler411
    @theruler411 Před 9 dny

    Xooloaha daarood ee kikuyu dhaqato😂😂😂😂😂

  • @theruler411
    @theruler411 Před 9 dny

    Kenyati jaajuus. Nin waalan.

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 9 dny

    ASC HALDOR HALYEY QARAN HORMUD SOMALIYED MDNE FARAX MACALIN DAWAARA XAFIDAHULAH CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD LEH ALLAHA KU SIIYO ❤❤WE❤U❤❤🎉❤🎉❤🎉❤ FROM MUQDISHO

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Před 9 dny

    Calyo weyne walee baqdin ku dishay,Ogaden neceba S/land, waayo inta aanay Kismanyo ku habsan ayay damceen in wakhtigii siyaad Bare ayay Waqooyi ku habsadaan 1980- 1990kii maxaa kaga dhacay Waxa lagu waashay walaalow eega ayan ka baxaya,Ilahaow meesha ragaas maray hayna marin waxba ka dhacay,waa waxa maanta ay ka samri layihiin Dhareere Ina-Macalin,kan Homloska ah ee Faysal,Jamac Teneg iyo Sh.Umal. Walee Hinguri danbe oo Waqooyi maantii aya ugu danbaysey Kiiniya iyo Kismanyo aya orod lagu galay.

    • @user-rc1xl6jx2m
      @user-rc1xl6jx2m Před 9 dny

      Futa jileec loma baahna ninkan Waa aar soomaliya futadiina ilashada maceeba😂😂😂😂

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Před 9 dny

    War eegii ayaa maanta soo hadlay,markii hore naagaha hoostooda ayuu galaye.

    • @user-rc1xl6jx2m
      @user-rc1xl6jx2m Před 9 dny

      Ninkan markuu idoorka wasayo umabaahna saliid qallelka ayuu kuwasaa😂😂😂

  • @mohamedmohamud909
    @mohamedmohamud909 Před 9 dny

    Waa siyaasi genesis ah ee garab istaaga Faarax M.

  • @libanahmed559
    @libanahmed559 Před 9 dny

    Aay keenyaan kkkk😂😂😂😂

  • @sahromohamed4375
    @sahromohamed4375 Před 9 dny

    Gesi Gesi dalay we are proud of you 👏

  • @salebanbissad1852
    @salebanbissad1852 Před 9 dny

    Adigu kiniyaad daba ordaysaa beenaale

    • @user-rc1xl6jx2m
      @user-rc1xl6jx2m Před 9 dny

      Ninkan walibaax somaliyeed Masuul ayuuba kayahay😂😂adeer Dhuusada cesho bakhad iyo abarso😂😂😂😂

  • @HasanAbdiomar
    @HasanAbdiomar Před 9 dny

    Kkkk, farax 'ugali '

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 Před 9 dny

    Somali waxay u baahan tahay nin sidii faarax macalin OO kalle ah

  • @MaameMaame-y3o
    @MaameMaame-y3o Před 11 dny

    ❤❤❤❤

  • @MaameMaame-y3o
    @MaameMaame-y3o Před 11 dny

    Horay u soco

  • @Farhiyoabdirahmanabdiwale

    M,a,,aallhe

  • @AhmedJamac-xt6kc
    @AhmedJamac-xt6kc Před 22 dny

    Maasha Allaah ustaad

  • @Hinda-l1b
    @Hinda-l1b Před měsícem

    Adkaatay