DEG DEG; Beesha Mareexaan oo War Lama Filaan ah Kasoo Saartay Hubkii ay Qabsadeen

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • DEG DEG; Beesha Mareexaan oo War Lama Filaan ah Kasoo Saartay Hubkii ay Qabsadeen

Komentáře • 7

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před měsícem +1

    Waxay u egtahay in hubkaan itobiya ogtahay oo in shacabka ha isku dhameeyeen islahayeen Kana gateen ganacsato gadaneysa oo itobiya lacag siisay iyo xassan oo xoolo uga raba gnacsatada oon cidna u daneyneynin geyru mas'uul nimo darteed .

  • @user-ui4bd2wd5m
    @user-ui4bd2wd5m Před měsícem

    BROTHER HUKAN XASAN GURGUURTE OYO XULAFADIISA AYAA ISKALE.
    HUBKAN ITOBIA DAWLADA SOMALIYA KALIYA AYAA KA SOO IIBIN KARTA

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 Před měsícem

    Dawladdu beesha hubka loo wadey oo awalba ku tagalay inay ku laayaan qabaail ayey taageeraysaa

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před měsícem

    oo maweerarikartaa horta xarkee adeer shaadh doowlo looma gashankaro mr adeer daarood waadiyaar hadii dagaal lagu qaafo mr car kee

  • @mariohasterok2616
    @mariohasterok2616 Před měsícem

    meshan waxrun sheegayo waa yaryihiin shacabna hadiidayo cidwalba oo shacab ah gobalada dhexe ilaa muqdishu jifijifi ayeey u hubeysanyihin oo xasan sheekh ayaa iskuhubeyey maxaa mariixan kaso uray hadii aan hubeynti shacabka gobalada dhexe aan waxlagasin anigu waxanleyahay hubkan cidda iskaleh hallasocaddeyo haddey dowlad ledahay koleyba sharcidaro laguma soogeliyen waddanke xasan sheekhna waxanleyahay ciidamada qaranka soomaliyed cabudwaq manintad kuwerarto bal aan aragno meshad waxkuwaddo

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t Před měsícem

    Ninka dhahay hubka dambe diyaarad saara , waxaan u arkaa annaga uun aan heysanno hub ee kuwa kale hanalaka ilaaliyo caqli xumaa .

  • @hussainabdi5858
    @hussainabdi5858 Před měsícem

    Ninki hobka soo gatay waxaa layiri waa musharax marka mArixaan hubki waa qaaten ee intu manaanka soo istasgo cod ha uga badasho oo hayirashdo codka isiya xoolhi iyo lacagtiba adinka qadateene