Waar Nin Wayno Musharaxa Tahay,xishood ,hargaysan Ku Dhashe Muuse Halku Ku Dhashay Ma Hadalba"Xinif

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 9. 06. 2024
  • Waar Nin Waynoo Musharaxaa Tahay,xishood ,hargaysan Ku Dhashe Muuse Halku Ku Dhashay Ma Hadal Nin Waynbaa"Xinif
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 106

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 Před měsícem +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    Masha allah. Muse allow dhowr muse geesi qaren weye ❤❤❤❤allow dhowr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Před měsícem +3

    SNM GUUUL😂❤❤❤❤❤❤❤❤VIVI KULIMYE

  • @fardusaw9688
    @fardusaw9688 Před měsícem +2

    Geesi geesi dhalay runta u sheegay mucaradka qalafsan ee cadawga somalilan hoosta ku wata inkarta shacabka somalilan haku dhacdee

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Před měsícem

    ❤❤❤mudane madaxweyne muuse biixi cabdi waa geesi qaran oo dalka iyo dalka jecel guuleyso amiin🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MuuseAxmed-vb7hg
    @MuuseAxmed-vb7hg Před měsícem +7

    Ģudoomiye xinif runta u sheeg

  • @IlyasGucci
    @IlyasGucci Před měsícem

    Nin caqli alle haku siyaadiyo gudomiye❤❤❤❤

  • @marwaancapitahnolixle402
    @marwaancapitahnolixle402 Před měsícem +4

    Xinif muse niman adag marlabaad codowgu hajabo

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Před měsícem

    ❤❤❤s n m guul ale haunaxariisto intii dhimatey inta noolna ale haxafido amiin🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @museali8972
    @museali8972 Před měsícem

    MASHALAH KULMIYE GUUL ❤❤❤

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 Před měsícem +1

    Madaxda aduunka u taariikhda badan ugu wax qbqdka. Badan waa askar

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Před měsícem

    ❤❤geesi waa runtii ciro carmal ayuun ban maqli jirey shaw ciro waa mas kaxda ma fiyoobo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před měsícem +2

    AYYEYO CIRO WAA IN XAAL LAGA QAADAA

  • @tayasiirmaxamedmire9267
    @tayasiirmaxamedmire9267 Před měsícem

    Guul somalilnd 🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 Před měsícem +2

    Cid taarikhdii snm neceb hadana cod naga rabta waa yaab

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 Před měsícem +1

    Kani wa damiim

  • @abdinuur370
    @abdinuur370 Před měsícem +3

    Mm,biixi isku meelbanu kudhalanay
    Dagmada dagmada
    Farawayne

  • @Gob_gobonimo
    @Gob_gobonimo Před měsícem

    Xinif iyo Samaale waa mustaqbalka Kulmiye. Waxay beddeli doonaan Biixi iyo Kaahin. Bacda 5 sano! insha Allah

  • @KhadarXasan-yb6dv
    @KhadarXasan-yb6dv Před měsícem

    Ale haku soo hadeeyo ragii mee sool

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 Před měsícem +3

    Gudoomiye sare C/Kariim xinif nin wax badan og guuuuuuuul qaranka somaliland

  • @tayasiirmaxamedmire9267
    @tayasiirmaxamedmire9267 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YaxyeCarab-kb6bv
    @YaxyeCarab-kb6bv Před měsícem +1

    Ma jindagaagaybaa

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil Před měsícem

    Xinif mbc nimankaasi si u xoog waawaynaa tolow mareerahay kasoo jeedaan baa

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh Před měsícem +2

    Halkuu kudhashay maxaytahay ???😅😅😅

    • @hiboabdi-lo3vz
      @hiboabdi-lo3vz Před měsícem

      Adeer waa dagmada magaalo xoosh ee farawayne 😂😂😂😂😂😂😂

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 Před měsícem +1

    Xinif fariid

  • @user-mf8hn2md8l
    @user-mf8hn2md8l Před měsícem +1

    Somaliland ♥️ ❤muuse biixi cabdi ❤❤❤waa mujahid

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc Před měsícem

    10:17

  • @MohamedAhmed-ri6ny
    @MohamedAhmed-ri6ny Před měsícem +2

    cirro meeshu ku dhashay cidi ma weydiin laakiin waa la tartamayaa waxan kula talin lahaa waxqabadka siyasiga ah ee xisbigiisa iyo wuxuu wadanka iyo ummada Somaliland uu u Qabanaayo ha u soo bandhigo caydana joojiya

  • @AliHasan-tm3zm
    @AliHasan-tm3zm Před měsícem +1

    Hayeelin 😂

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc Před měsícem

    9:53 10:03

  • @MohamedAli-si8bo
    @MohamedAli-si8bo Před měsícem

    Qaranka qaranka qaranka qaranka😂😂😂😂😂😂😂

  • @dheemanali3957
    @dheemanali3957 Před měsícem

    Xinif waa cilaaaj naftiisu u hadalayaa si muse u daayo waa kabo qaaad garac nagah kufsada

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale Před měsícem

    Xisbiga maanta waa ucid

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Před měsícem

    MR. HINIFOOW,
    BEAALUHU MA XISHOODO.
    WAX ILLAHAY XARIMAY BUU,
    FARAHA KULA JIRAA.
    KADAABU LAYSA MINAA.
    KKKKKKKKKKKKKKKKKKKK

  • @abdinuur370
    @abdinuur370 Před měsícem +3

    Hadalka ciro habaarba kagadhacay
    Waayo hadal aan meeshaba qaban
    Ayuubuu bakhkasiinayaa

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před měsícem +2

    Waruntaa kii hore inoo anfacay baa ina anfacaya ❤❤❤❤

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 Před měsícem +1

      Wadani waa dawakhay halkuu ku dhashay halkaa uu kaaga badiyay

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 Před měsícem

    War nimankii sawkan cabaadkii ka dhamaaday

  • @sacadhassan9184
    @sacadhassan9184 Před měsícem

    Guul wade caqli male

  • @huseinabdidahir4039
    @huseinabdidahir4039 Před měsícem

    Asw wadanku ma somaliland mise waa SNM .... wale waa yaab

  • @shidesomaliminerals3267
    @shidesomaliminerals3267 Před měsícem

    Dee waa khiyaal waxa aad ka hadlaysaa reero weeye xisbiyadu hadaa maxay yihiin ?

  • @massmass8300
    @massmass8300 Před měsícem

    suldaaan xasan ayaan ka hayy
    dibi la bireyy lugtiisa iska eek
    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-iu7qu7po7r
    @user-iu7qu7po7r Před měsícem

    Qarn ka asc

  • @Halgame334
    @Halgame334 Před měsícem

    SIYAASI XINIF WALEE BALAQADA HIBO GARA AH

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před měsícem

    😂😢😮😅😂🎉🎉😮😅😅😅

  • @ahmedwairah9489
    @ahmedwairah9489 Před měsícem

    Yaa waalan,ninkani meeshiisa waa xoreystay sidaasaa wax loo Difaacaa kkk.

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 Před měsícem +2

    Wallee xinif waa geesi dhengedda la dhac geel jirayaasha

  • @user-iu7qu7po7r
    @user-iu7qu7po7r Před měsícem

    Anba

  • @khadraahmed6882
    @khadraahmed6882 Před měsícem +1

    ❤❤❤❤

  • @farxaanmaxamed4978
    @farxaanmaxamed4978 Před měsícem

    Kursiga haayad qaxoontiga mooyee waxkale in anficimaayo kkkk yaa burma

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 Před měsícem

    Inaan somaliland taariikh lahay cirro oo basaas ka safaaradii moscow ayaa isku dheriraya madaxweyne muuse biixi oo jabhadii SNM kaga soo biiray wadanka maraykanka oo uu waxbarasho ujoogay oo cirro kulahaa anigu hargaysaan ku dhashay bal maxay micno samaynasaa hargaysaan ku dhashay waxaa lagu tartamayaa halgankii dalka lagu xoreeyey iyo wax dalka laga qabtay.Cirro 12 sano ayuu fadhiyey baarlamaanka somaliland oo ucid iyo kulmiye geeyeen wax kale oo taariikh oo uu leeyahay majirto waxaanu leenahay buuraha mar sadexaad fuul

  • @bashirmohamed474
    @bashirmohamed474 Před měsícem +2

    Master xiiqsane jaqaaaq adeer ayaar hadal dhiikar haysaku ridine

  • @MK-th1xd
    @MK-th1xd Před měsícem

    Waar tii somaliland ahayd yaa habaaray maanta maalin ay ka liidato ma jirto

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v Před měsícem

    Kkk ciro carmal kkk ciro cilaajka hala geeyo waa maskaxda kinin kiiba maskaxda ku dhuftey kkkkkkk

  • @nuuxjaamac5797
    @nuuxjaamac5797 Před měsícem

    Horta dadkan nimankaa saxabka utumaa miyaanay aqoon oowaa dad cusub ck dhuureed dagaalkiisa iyo dagaal la aan tiisa muuse dadka uunbuu ka eryayaa snm waqtigeedii waxsoo qaadatay wanna mahadsan tahay

  • @manineima4398
    @manineima4398 Před měsícem

    Kulmiye wuu fashilmy

  • @hiboabdi-lo3vz
    @hiboabdi-lo3vz Před měsícem

    Magaalo xoosh waa tuulo ka tirsan fara Wayne halkaasuu ku dhashay muuse biixi ciro si qaldan ayaa wax loogu sheegay dadka wax u sheega ayaa been usheega isna waa laboodaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @VivaWNP143
    @VivaWNP143 Před měsícem

    Muxuu la cabadayaa

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 Před měsícem +2

    Kulmiye guuuuuuul waa xisbi qaranka somaliland. difaacaya

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4z Před měsícem +1

    duliyohow cuqdad garxajis baa kaa buuxda ciro waa madaxwe in sha allah xaarka isku xeji doqon yohow urayaa

  • @user-rj5xg9xc1w
    @user-rj5xg9xc1w Před měsícem +1

    Caruurta ka daaya xaaranta ha idiiin caafimaadaane hadii kale qarashkuba hindiya ayuuu idinkaga bixin

  • @user-ul6fn9ie6q
    @user-ul6fn9ie6q Před měsícem

    Hhhhh bara kacashi ka waran yaa ina anfacaye ma muuse iyo Mohamed kaahin nux taani oo qaranki jebiyay yaa ader

  • @Nuur376
    @Nuur376 Před měsícem

    Wasiir xinifaw inta ee yare musharka ayaa ka hadlinayise

  • @mukhtaar2391
    @mukhtaar2391 Před měsícem

    Macaaaaaaaac🐄🐄🐄🐄🐄

  • @user-qy9go8bv8z
    @user-qy9go8bv8z Před měsícem

    Adeer way samaynasaa micno muuse hargaysa waa ka ajaanib itoobiyaan aha oo dhalashada franceka sita ciro na waa nin wadanka leh miyay simanyihiin

    • @sagiimamoula2263
      @sagiimamoula2263 Před měsícem

      Haday sineyn dee orod kursiga qasab kusar hooyada isha kawase

    • @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm
      @Zainudhawrsancadarrecabd-sc7mm Před měsícem

      Kkkkkkkk muwaaddinkee??? taadaba aan kuuu raacee isagoo ethopia ku dhashay ayuu hargeisa kugu xukumayaa uu kuugu talinayaa mxd samayn miyaad is dabi wxba kama badali kartide???

  • @user-hv6wg5ge6x
    @user-hv6wg5ge6x Před měsícem

    Sheeka xumaa

  • @muuminbarkhadle3915
    @muuminbarkhadle3915 Před měsícem

    alx alle aya mhdle
    wlhi wadanka maxa xaalad abuur kunool bil,ninkan madaxina cadaaday eeg ee hdana lbo musharax ukala fataalaya eega dabadhilif muuse bixi badanaaa

  • @SanaagSomaliland
    @SanaagSomaliland Před měsícem +1

    Ma kan ayaa macalin Quran ahaa? maba laha tarbiyad iyo dhaqankii qof macalin ah. Waa beenaale akhusu nas ah.

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 Před měsícem

      Naa xishoo

    • @eng.burco272
      @eng.burco272 Před měsícem +1

      Waa kitaab xoor, ma moodi in uu waligii macalin ahaa.

    • @beerkaaicadaaday2057
      @beerkaaicadaaday2057 Před měsícem

      ​@@eng.burco272 Xerow buu ahaa, gaar ahaan kuwa xoolaha ka soo ururiya reer miyiga.

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4z Před měsícem +1

    guul guul wadani guul insha allah ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-oz4pq3ei4z
    @user-oz4pq3ei4z Před měsícem

    xinif duliyow maad dilaaci hargaysa ayuu ciro ku dhashye ma sidaada ayaad marti mooday

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 Před měsícem

      Hadduu ku dhashay haaye madax wayne uma qalmo

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 Před měsícem

      Muuse gaadhi maayo

    • @mohamedomer5061
      @mohamedomer5061 Před měsícem

      Xinif sabiil weyne gadabkaa ba go'ay marka Muuse meesha ka dego. Malcaamad danbena lagugu aamini maayo
      Xirsi baad leefleefi hawl baa kuu taala.

  • @HamsaAhmed-hv3ph
    @HamsaAhmed-hv3ph Před měsícem

    Ciidanka qaran maxaabistoodii wataa ilaa imika lahaystee ee ciidanka indikaa xukuma ...mucaaridku ma'xumumo wuu se xukumi donaa inshallah😅

  • @user-hy5tj9hz3u
    @user-hy5tj9hz3u Před měsícem

    Oo awooda hadaydin lehen maxad xukumad ka tihin ma wadaniba idin dawlad ah

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 Před měsícem +1

    Kan iyo Adeer kii Kaahin in la dabiibo ayay u baahan yihiin, ilayn sidan kuma caafimaad qabaane.

  • @mohamoudahmed7822
    @mohamoudahmed7822 Před měsícem

    Dibjir xinif xoolihii barakacayaasha waa layskala xisaabtami
    Ama daaro jeexo ama dawakh kuhadal belo ku degtay
    Cayni ma cidlaa saw lagama ciyoh

  • @museegeh5320
    @museegeh5320 Před měsícem

    Ina Xasan Muuse miyaanu ahayn Rajiimkii Ina Siyaad Barre, maxaad Geesi noogaga dhigaysaa. Allah denbigiisa ha dhaafo.

  • @CanabIbraahim-pk8yo
    @CanabIbraahim-pk8yo Před měsícem

    Dee xinifoow malaha waadcadha jawaabaysa

  • @shidesomaliminerals3267
    @shidesomaliminerals3267 Před měsícem

    Ciro hadal sax buu ku hadlay waayo muuse xarshin buu ku dhashay .

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 Před měsícem

    Waxaan maqli jiray meel aar ka kacay atoor fadhiisay xisbigii kulmiye nin kaas iyo dhawr qof oo aan dhaamin ayaa ku hadhay siday u dhamaayeen reer kulmiye ilaa salaadiintii maanta dhinaca kale ayay ka soo jeesteen muuse biixi ayaan dagaalkaas ku bilaabay oo cidna la hadhin

  • @user-eh2jn5ej5f
    @user-eh2jn5ej5f Před měsícem

    Muuse soomaaliya loo tababarey inuu ilaaliyo waanu khiyaameeyey askari sharafle maaha

  • @mawlidaxmed4552
    @mawlidaxmed4552 Před měsícem

    Kulmiyow.kir.kir.kir

  • @abdirashidsuleiman9878
    @abdirashidsuleiman9878 Před měsícem

    Adeer mxaa dhiikarka ku qaadsiyey. Galablkagiba dumee. Hadhso

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Před měsícem

    KKKKKK BAL WAXA UMAD MUSTAQBALKEED HOGAAN U AH . ILLAHAYOW MEESHAN YAR EE SOMALILAND AWALBA SHACABKU CAAFIMAAD IYO SHAQO TOONA KUMA HAYSAN KUWII KU DHARGAYNA WAA KUWAA SIDII DAMEERKA DIINAAHINAYA NABAD YAR AYAAN KU ILAASHAN JIRNAY NABADIINA KUWAN AYAA DILAYA ALLOW NAGA QABO

  • @ismacil9022
    @ismacil9022 Před měsícem

    Xilinif habar jeeclo qaar tuuga 0 xiqdi iyo qabyalad kashaqeyay karacan xinif xiniinbu hadla

  • @MukhtarWarsame
    @MukhtarWarsame Před měsícem

    33 sano ayaa la maraya wali S.N.M baa laga shekeynaya iyo halgan somaliland ma wada S.N.M bay ahayd waa caqliyada aad la yaabayso

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před měsícem

    Bacaac doqonimo ayaa ku haysa, kulmiye waa laga dareeray oohinta jooji

  • @kamalyusuf6211
    @kamalyusuf6211 Před měsícem

    😂😂 mrs xiiqsane 7 sano. Oo dagal iyo raafacanena kanii wuu muruqameya😂😂

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Před měsícem

    Jaahil aan waxba qorin waxna akhriyin waa nooca dictator ku shaqeysto

  • @abdirisaqadem4466
    @abdirisaqadem4466 Před měsícem

    Xirif beenaale...cuqdad ka buuxda...dhuuni....raac iyo daba dhilif....u ah muuse.....kursiga waa lagugu iman xageed gali.

  • @shidesomaliminerals3267
    @shidesomaliminerals3267 Před měsícem

    Waa su,aal la isweydiin karo meesha muuse ku dhashay waayo xarshin oo itoobiya ah buu ku dhashay qalad bay ahaydba in somali loo dooro ninka caynkaas oo kale ah ?

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤