Toos: Dhageysiga kiiska Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo ka bilowday Maxkamadda Sare ee Dalka.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    Licensee: Phostine M Wafula
    Registered Project Name: SSR
    License Date: May 6th, 2020
    Item License Code: C2E6PTUD4J
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 92

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 Před 20 dny +7

    Luul Allaha u naxariisto xaqeeda Allah hasoo dadajiyo.

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Před 18 dny

      Amiin Amiin YA RABBI 😭😭😭😭😭

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 Před 20 dny +21

    Anigoo shacab ah lamada dhinac midna aanan aheen oo walahi ah waxkasta wey ii muuqdaan waayo nin xaaskiisa iyo caruurtii adeerka u ahaa iyo ilmo caloosha loogu siday. Dab qabadsiiye wey iska cadahay asiga ayaa gubay Ama dilay ee cadaalada hala marsiiyo waa hadii ee cadaalad jirto

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Před 18 dny

      Wakugu racsanahy wllky lkise weey iska cadahay cadalaad ineysan jirin runtii

  • @yareys3919
    @yareys3919 Před 20 dny +5

    Waan dareemi karnaa inoow ninkaan hoowl maalameetkiisa ku jiro
    Habaarkii ahaay irsaaqda meel xun allaha kaa geliyo oo na hor joogo waaye
    Wax yaabaha oow qiilka u raadinaayo oo ah inaan wax dembi ah laheeyn isaga xitaa waa og yhy ineey qalad thy
    Abukaataha nagama aqli yara oo soomali oo dhan kama arakti yara kamana aqoon yara ummada soomaaliyeed oo dhan
    Waxeey dheheen xaq ayuu u leeyahay sayid cali in la daafaco ,,,, lkn wlhi qof duceeysan ninkaan ma difaacaayo mana u doodaayo sababtii la rabo hala sheegee
    Weliba dood wareegii 3 xaad ah
    AUN MARXUUMAD LUUL C CAZIIZ
    xaqana allaha soo de dejiyo in shaa allaah

  • @drahmedmohamed7779
    @drahmedmohamed7779 Před 20 dny +3

    Jirka bini adamka wxaa uu ka kobanyhy 60% biyo , Marka hddi uu qofka gubto wxaa uu u dhiman karaa pressure dhigisa oo hoos u dhaha spptana ay tahay in biyuhu hddi uu bato dhigo badanayo , hddi uu yaradana biyaha oo dhiigana yaranayo taso na keni karta in maskaxda , kaliyaha , berka , wadanaha , sambabada ay gari wayan dhiig ku filan midas oo sppi karta dhimasho , Sido kle infections ayaa ku dhici Kara madama maqarka uu ka midyhy dafaca jirka oo asigan sppi Kara pressure dhiga in uu dhaco , mrka pressure dhiga hddi u dhaco waa khatar aad u weyn

  • @alliswell35267
    @alliswell35267 Před 20 dny +16

    Asi maxow ugu waci waayey ambulance 🚑 markow Ka cararayi

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Před 18 dny +1

      Asaa dilay weceelka wajiga kapta leh

    • @HudaNuura-1
      @HudaNuura-1 Před 12 dny

      @@JacfarNurhaaa inader imika example hadi guriga aad joogto dab qabsado miyaad caawinaysaa cidaada mise waad cararaysaa ilaa galgaduud 😅😅😅😂

  • @AminaSalah-s2l
    @AminaSalah-s2l Před 20 dny +3

    Xishoodka rabi kaa qaad ilaahay kaa jaasee xaaraaayow

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Před 18 dny

      Amiin Amiin YA RABBI 😭😭

  • @ts7152
    @ts7152 Před 20 dny +7

    Ninkaan horta ma muslimbaa ninkaan waxaa wanaagsan in laftiisa maxkamad la saaro wuxuu difaacayaa qaf uu ogyahay inuu gacan ku dhiigle yahay diin iyo iimaanna Dan kama lahan waxaan oo kale maxkamadaha islaamka in lagu dhageysto ma haboona way cadahay inuu been sheegayo

    • @dahaboodaxow
      @dahaboodaxow Před 19 dny +1

      Wa sas wlhi😢😢

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Před 18 dny

      Haa runtii mante asiga dhiila difaacaye bal kwrn hadey wllshis ,gawadiisa ,hawaryartiis mise edaadis ahan laheyd masas uu uhadli lahaa manta wa aduun biri Neh aqhiro ogaw beenale cadaabta ALLAH qabriga kugu sugeyso shilimadke kusiyen dhilagan ciidisa waxba kumaqabaneyso ayanta qabrigas lagu dhiigo tas xsptaa kudarso

    • @SjjsJssj
      @SjjsJssj Před 14 dny

      Maxaa diintiisa faraha ula galeesaa qofka maxkamadada saaran wuxuu xaq uleeyayhy in uu abuukaata qabsado xittaa haddii uu awoodiwaayo waa qasab inay maxkamadu siiso abuukaate udooda tankale ilaa iyo hadda majirto qofku cadeesay inuu gacantiisa kugubay luul tankale wiilka gabadha 3 bari kadib baydhimatay iyadoo layiri xittaa weeroonaaneesay lkn sabab maa gabadha looga qabn waayey afkeeda cidda dhibka ugeesaty waa suaal tnkale maxkamadu waxay waxku xukuntaa marqaati balse intii kahoreedoo dhan wxy wx ku xukunty waa rabaanshaha shacbka

    • @SjjsJssj
      @SjjsJssj Před 14 dny

      Maxaa diintiisa faraha ula galeesaa qofka maxkamadada saaran wuxuu xaq uleeyayhy in uu abuukaata qabsado xittaa haddii uu awoodiwaayo waa qasab inay maxkamadu siiso abuukaate udooda tankale ilaa iyo hadda majirto qofku cadeesay inuu gacantiisa kugubay luul tankale wiilka gabadha 3 bari kadib baydhimatay iyadoo layiri xittaa weeroonaaneesay lkn sabab maa gabadha looga qabn waayey afkeeda cidda dhibka ugeesaty waa suaal tnkale maxkamadu waxay waxku xukuntaa marqaati balse intii kahoreedoo dhan wxy wx ku xukunty waa rabaanshaha shacbka

  • @user-gn7ul2tb2w
    @user-gn7ul2tb2w Před 20 dny +3

    Ninkaan abukaate isku shega ah waa xanuunsanyahay wax naga qabto malahan miyaa

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 Před 19 dny +1

      😂😂😂😂😂😂 cidna kaa qaban mayso wuu shaqaysanayaa

    • @JacfarNur
      @JacfarNur Před 18 dny

      ​@@kayfmohamed565gacan kudhigle difaciysa mashaqo eeh 😂😂

  • @abdihakinnuur8988
    @abdihakinnuur8988 Před 18 dny +2

    Maxu Ubaxsaday Marka Haduusan Wax Dilin ?

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x Před 20 dny +5

    musalsalka goormuu dhamaanaa?

    • @AboweAdo
      @AboweAdo Před 20 dny +1

      Cajiiip allahu aclam

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 Před 20 dny +2

    Waxaasi waaa waxa dadka qaar baa maxkamadaha shabaab taga loo yidhaa
    Ninkani mar haduu qirtay inuu gaas soo iibsaday hadana guriga gubay gabadhuna gubasho u dhimatay way cadahay ee cadaalada hala mariyo

  • @user-co6ro7io6c
    @user-co6ro7io6c Před 20 dny +2

    🎉🎉🎉

  • @farhiahussein5474
    @farhiahussein5474 Před 19 dny +2

    🤮🤮🤮🤮🤮🤮 labo labo cirolahan alle iyo rasuul aqoon maa la xero asaga laftirkiisa

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 Před 20 dny +1

    Subxaanaana allahu akbar
    Illahow xaq u hiili
    Aduunkana ciqaab ayaa u sugnaatay
    Aakhirana tii rabi ayaa sugi
    Xaas uur leh
    Oo ilmo isku maskax ah aabe iyo hooyo u ah gubay ma Tongan balse gubay oo ka qaaday naftii keli eheed ee ay ku noolaayeen caawana cidla kajooga
    Waxa loosing haayo oo loosi8 badbaadinaayo
    Waa xaqdarada laynaku rogaayo
    Illahow somaliya rog
    Haday saas tahayba

  • @kayfmohamed565
    @kayfmohamed565 Před 19 dny

    Markii hore shaydaan baa ka xoog badnaa maanta lkn wuu miyir qabaa

  • @Cabdixamiidsiidxuseenibraahim

    Asc hort luul c/casiis Allah unaxariisto ninkaan waxaa waaye haduu lacag lasiiyey hort warkiisa meel iska dhiga

  • @fmg63772
    @fmg63772 Před 20 dny

    Subxaanallaah Subxaanallaah Subxaanallaah war soomaaliyeey waxaan daya wis wiskaan iyo akhastaan bismillaah yaa allaah alloow maydkaas xagiisa sii wayba noo dhamatay saanba haday arinutahay

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Před 20 dny +2

    Abukataha difacayo sid cali wa below 😅

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před 19 dny +1

    Wllhi ninkani beenta kudodayo😢wllaahi somali 😢dhiikar bukuriday 😢illhey kuqabay wr hddii islnimo jirto ninkan wa in dowladu wxkaqabato handada uu beenta ku handadayo dowlada iyo shcbkaba balkawarama rerkii inanta laga gubay cafimadkoda siduu uhadlayo balo ku dagtay ifim alle

  • @haniabdulkadir9794
    @haniabdulkadir9794 Před 20 dny +1

    Jahanabo alaha ku galiyo abuukate isku sheeg

  • @farahmalin1963
    @farahmalin1963 Před 19 dny

    Waa cajiib in ninkani lowyerka ahi uu waxan oo difaac ah u sameeynayaa ay tahay dhaqaale oo u luminaya xaqa qofka madluumka ah

  • @abdirahinabdiwahid7007

    Abukaate ahlu naar waye waayo waxuu hunguri ka raadinaya qof dulmi lagu diley dhiigisa io xaqiisa uga dhigo waxba kama jiran u gacan ku dhiiglaha dhibane uga dhigo. Kama u fikirin manta io maalinta qiyaamo. Ilaahey xaqa hanagu sugo

  • @abdiwahabadan6584
    @abdiwahabadan6584 Před 20 dny +1

    Alxm horta walbahaar majiro hadii ay dili wayaan shabaab aya dileysa

    • @kayfmohamed565
      @kayfmohamed565 Před 19 dny +1

      Oo shabaab ma cadalaad bay yaqaanan sawkuwa umada dhameeyay😮

  • @husseincirboole7604
    @husseincirboole7604 Před 19 dny

    Abokatahaan waa gulaysanaya si daciifa u aragtaan balse sharciga wadanka ayuu cifdiyay waqtiya kala fogfog ayuu kiiska maxkamadaha ka hor shega maalin ayuuna dooda ku gulaysan donaa edeysane siid cali saxiib cimrigaaga waa dheryahy waxa kudili doona curadka gabadha dishay😂😂

  • @Abdalamanchester
    @Abdalamanchester Před 20 dny +1

    Waxaan been beenta ah. Maxkamadii xataa views ku raadsanee nin xaaskiisa gubay walee wadankaan sooma dhawa

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 Před 12 dny

    Haduu San gaysan muxuu u cararay iyadoo halkay ku gubatay taala 😢 uu gaari uraacay illaaa galgaduud xitaa xamar wuu aamini waayay kawaran 😢taas ayaaba marqaati ah

  • @user-nw2su1lw3v
    @user-nw2su1lw3v Před 20 dny +1

    Aragtideyda waa in la dilaa Lawyer ada oo been ku daafa Dadka ay daafacanayaan

    • @Ahmed_Rainfall.10
      @Ahmed_Rainfall.10 Před 20 dny

      Dastuurka aan qoranay ayaa xaq usiinaya inuu Been iyo Runba kudifaaco... Lkn Maxkamadu way fahmaysaa Been iyo Runba, go'aankana Iyadaa uxora🙏

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px Před 20 dny

    War waxan lama egan Karo waayo indhaha aya layska ridaya sheekadu wa cadahay

  • @HasanAli-dy6so
    @HasanAli-dy6so Před 20 dny +1

    😁😁😁😁😁😁😁
    WAR ninkani waa denbiile

  • @AbdukadirOsman-ri3bt
    @AbdukadirOsman-ri3bt Před 19 dny

    Ninkaan horee diltoogasho ugu soo xukumeen maxkamadihii kahooseeyay tan Marka in lisjijjido waalaga fcnyhay tenda kale waxa aalayaaway waxaytahay....!!!!
    Kulahaa dabka asaa shiday Sawabta uu gawadha dabka uqabsadayna asaa Leh lkn isbtaal xumee udhimatay lkn Asa kadanbeyay inuu dab qabsado
    War soomaaliyey Maa foodada Naga daasiin

  • @LeyloHassan-pe3wq
    @LeyloHassan-pe3wq Před 19 dny

    😂😂😂

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 Před 20 dny

    Somaliyeey waxaan waa iskacadyihin e ninkaan meshadhaafiye bilaacaleeg inahaa yaan leeystiron.

  • @user-xt8zp4uv1d
    @user-xt8zp4uv1d Před 20 dny

    Niinkan ma umilima mase waa munaafaq

  • @farhiahussein5474
    @farhiahussein5474 Před 19 dny

    Ninkaan hadal dheecaankii ka dhamaday u wadaayee naga leexi weji cabuuskaan alle iyo rasuul ka furtay

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 20 dny

    Abukatigan wu dalay wuxu sheego waa laga dhameyey watigu iska dheraysana wu u jeda xaqa luul laa lugaysay ayu ku washsy insy hore u dhimato ayu rabsy yaa siyaad isbital garsina wuba ka cararee

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 20 dny

    Xalane Burcad Buuahaa goormuu noqdey Avvocato cajiib somalia dowlad kama jirto meeshan kuwani qareen ka yihiin

  • @user-xt8zp4uv1d
    @user-xt8zp4uv1d Před 20 dny

    Mayaqano illahey iyo rasuulkiisa

  • @ibraahimhassey5378
    @ibraahimhassey5378 Před 20 dny

    Abuujate halane haduu kiiskan ku guuleysta wlxkale wlhi

  • @aishamohamed5469
    @aishamohamed5469 Před 20 dny

    dhiiga muslimka alaah kasaaro aduun iiyo aaqiro kalabadane

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Před 20 dny

    Isaga dab hala qabadsiyo bal fadhin lahaa iyo inkale

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Před 20 dny

    JAWAABAHA UUW SHEEGAY XAARAANKA XALLANE AYAABA XUKUNKIISA YAHAY DILLAAGA

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 20 dny

    Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano ayey qeyb ka tahey masaakinta in la gubo

  • @abdiyare2025
    @abdiyare2025 Před 19 dny

    Anigu waxan ka ahay dhaxdhaxaad falkasta wuxu leeyahay sabab loosameeyo eedaysane sayd cali hadii uu falkan aykugeroyotey xaaskiis oo uurleh uu ugudanlahaa kas in uu dilo isaga wa gacan kudhiigle balse hadii aysan ka ahayn oo ay shil sababey dab gaarey ma ahan gacan kudhiigle horta madhahayo sayd cali danbi malahan wainoo dhaarto

  • @mohamedfarah299
    @mohamedfarah299 Před 20 dny

    Subxana laah xaamiladii xaqeeda waa lagu tumanaa muslin allow

  • @fuaadaxmedlove-jo6zj
    @fuaadaxmedlove-jo6zj Před 19 dny

    Tuuga dilaaga ah ee xaskiisa gubay ee hadana dafirayo walhi waxaasi wax ladhorankaro maaha soomaaliyey waadlasoctaan waxaan

  • @user-xt8zp4uv1d
    @user-xt8zp4uv1d Před 20 dny

    Ma waalanyahay mise waxeey ka tahay dhaqale heel

  • @SurprisedAbyssinianCat-gd4fw

    Sayid cali isagaay Dan ugu jirtaa in cadaalada la marsiiyo oo dilka laga oofiyo

  • @hoobalkiicaankaahaa8636

    Haduu Alle idmaayo sedcali waa hoobtay cadaaladaas way cadahay

  • @aishagelhor809
    @aishagelhor809 Před 20 dny

    Ilaaa goorme soconaya dhamad maleh miyaa ninkan hadusan gubin waa ugormanlahaa xaaskisa ee macararen guriga inuu gubay waacadeyey gabadhu gubninkay udhimaty alla cadalo agtaala

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Před 20 dny

    Maxkamadaha sidan maka daacad baa, Maxay go'aan uqaadan waayeen... Mise Musalsal Views lagu raadinayo ayay kadhigeen Kiiska🙏

  • @baxsan698
    @baxsan698 Před 20 dny

    Ninmaseyray cadimiyaa?

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj Před 20 dny

    dowlada ilaheey haka baqdo ee ninkaas mujrimja ah oo ceebeyay ragii somaliyed iyo muslinimadii tiirka keena hooyo wa idiin dhashay gabdhane waa idiinla dhasheen ninkaas tiirka hala keeno

  • @user-xt8zp4uv1d
    @user-xt8zp4uv1d Před 20 dny

    Niinkan abukataha isku sheegaya

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 Před 20 dny

    Kanaba ubahan inlagubo si uu udaremo xanuunkii luul martey

  • @tj-mi2ix
    @tj-mi2ix Před 19 dny

    Soomaaliyeey ninka sayid cali hala dilo kan qareenka isku sheegayana xira waa dambiile kal kaal

  • @warsameyaahoo7274
    @warsameyaahoo7274 Před 19 dny

    waay iska cadahay in uu ninkani u badheedhay in uu gubo marxuumada ee waayo ninkan isna loo raacin laayahay marxuumada

  • @xiin1535
    @xiin1535 Před 20 dny

    Sayid Cali. xasan corruption ayaa badbaadinaya

  • @abdiaziizomar1285
    @abdiaziizomar1285 Před 20 dny

    Diinta waxweyn an ka kasa .wa adaag tahey in dil lagu xookumo. Marqaati hadey indha ku arkeynin

    • @HudaNuura-1
      @HudaNuura-1 Před 12 dny

      Xitaa hadaan la arkayn waxa laraacaya astaamaha..diintu wax ay ilwday ma jirto wax kasta..way dhamaystirtay

  • @Cadar49
    @Cadar49 Před 20 dny

    Cajaaib nin saan u idho adag waligeey ma arkin dab 95/% jir gubay ayuu lee yahay dhimasho ma sababi karo cajaaib

    • @cabdimuniirmaxbuub8759
      @cabdimuniirmaxbuub8759 Před 20 dny

      𝙒𝙖𝙧 𝙢𝙖 𝙢𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖𝙖𝙖 𝙬𝙖𝙧𝙠𝙪 𝙡𝙥𝙜

  • @hoobalkiicaankaahaa8636

    Ninkan waa doqon iyo xasid hunguri ayaa u cad mana garanaayo sida loo cuno iyo meeshay ku haboontahay xita ilmo yar sidas umma hadlasyo dhoohane been daac waxan dhamaystira sedcali danta ugu jirtaa

  • @hoobalkiicaankaahaa8636

    Madadaalo unbuu hayaa shit

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 Před 20 dny

    Nin kan difaacaya dambiilaha waxaa ka khaldan anshaxa wax lagu. Difaaco waayo wuxuu ka gudbayaa dhaqan ka islaamka ah

  • @alliswell35267
    @alliswell35267 Před 20 dny

    Nin xaaskisa gubanesa katagay qiil malahn warka wa ISKA cad yahy somaliyey indhaha ha istirina ninka xukuma

  • @abdulmo1167
    @abdulmo1167 Před 20 dny

    Sid cali marku so gubay luul wuxu so aday qolka jifka asigo qadanaya furaha baburka iyo aydhiyadisa ka dib albabku ka baxay

  • @saidabdirahman5758
    @saidabdirahman5758 Před 20 dny

    abukaate qofkaan sikasto aad udofaacdo waxab kamabadaleeyso waa danbiile oo gacan kudhiigle waaye khof ehelkiis gubanaayo oo kacararaayo majiro ee walaalo khof ween waatahay wax aad kudifaaceyso wax jiro ma ahan ilaah kacabso

  • @AbdiAdanAshkir
    @AbdiAdanAshkir Před 20 dny +2

    Waa isbaareyste ma ahan looyar caadi ah waa kuwii dadka miisamijiray

    • @zaki799
      @zaki799 Před 20 dny

      Kan meesha soo fadhiya miyaa

  • @alliswell35267
    @alliswell35267 Před 20 dny

    Ninkaan weyn oo ubukate isku tilmama aqira yaa umaqan

  • @YaasinaxmedCabduraxman

    Haladiloniknseuayrtodhiaw

  • @kaynaanofficialchannel8777

    Dhilda ku dhashey wasee ambalaas miyaaa dak dak ah miyaa Somali leedahey

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 Před 20 dny

      Geed maa sarantahay wadanka war kama heysid miyaa

  • @kaynaanofficialchannel8777

    War bastar kaani halo dilo

  • @user-co6ro7io6c
    @user-co6ro7io6c Před 20 dny +1

    🎉🎉🎉

  • @user-co6ro7io6c
    @user-co6ro7io6c Před 20 dny +2

    🎉🎉🎉