Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ayaa su'aalo ka weydiiyay Abuukaate Cali Xalane

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

Komentáře • 132

  • @abubakarhassan3652
    @abubakarhassan3652 Před 19 dny +28

    Qofbaa xabad lagu dhuftay Hospital ladhigay asigoo sheekaynaayo 15 cisho kadib dhaawicii ayuu ugeeriyooday.
    Ninkii xabada kudhuftay wuxuu ku adkaystay xabadayda kuma dhiman Takhtarada ayaa sabab u ah

    • @xasansaascabdinajiib2455
      @xasansaascabdinajiib2455 Před 19 dny +1

      Kkkkk
      Warkaas camal ayuu wadaa Abuukataha

    • @Bin_hazan
      @Bin_hazan Před 19 dny

      Ninkaa siduu wx u wado waaan fahmay qaabka aadka dhigeso maha

    • @mohamedabdihassan1970
      @mohamedabdihassan1970 Před 19 dny +1

      Asc ugu horeyn alle sw ayaa naga og, aniga markii aan ka hadlo aragtidayda horta wiilkaan waxaa soo qabtay markii uu fakaday dadkii ehel ahaan ugu dhawaa waxa ayna rabeen in cadaalad la marsiiyo eladii soo qabatay marnaba looma mahad celin
      Arinta labaad waa dhici kartaa in qalad ka yimid dhaqaatiirta uu jiro sida iyaga oo ku dura qofka teetano isagoo horay u qabay teetano 3 bilood gudahood hadii 2 jeer la duro teetano waxa uu sababa geeri
      Qofka gubta ee shidaal ku gubtay hadii biyo lagu damiyo geeri iyadana qatar ama geri ayey keeni kartaa
      Intaas waxaa dheer isbitaalka la geeyey malaheyn qeybta gaarka ah ACG والله اعلم

    • @sweramohamed-u7x
      @sweramohamed-u7x Před 19 dny

      ​@@mohamedabdihassan1970ilahay ka caabso qiil ha uraadin ninkaas gacan ku dhiglaha ah luul Abdiaziz asaga diile waa wax iska caad asnah waa la diila insha Allah

    • @AboweAdo
      @AboweAdo Před 19 dny

      Kkkkkk😂

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Před 19 dny +10

    جاءت في سورة النحل دعوة لافتة إلى العدل المطلق حيث يأمر الله تعالى بتحقيق العدل:
    ﴿إِنَّ اللَّهَ يَأْمُرُ بِالْعَدْلِ وَالْإِحْسَانِ وَإِيتَاءِ ذِي الْقُرْبَى وَيَنْهَى عَنِ الْفَحْشَاءِ وَالْمُنْكَرِ وَالْبَغْيِ يَعِظُكُمْ لَعَلَّكُمْ تَذَكَّرُونَ

  • @Marwaanmahamud
    @Marwaanmahamud Před 19 dny +16

    Qareen xoolow diktoor xabeeb hala geeyo😂😂😂😂😂😂😂

    • @abujole3992
      @abujole3992 Před 19 dny

      Sxb waa xoolaha in lageeyo cows ka la cuno ayaa ka fiican

  • @ABDIRAHMANMACALIN-zg6pw
    @ABDIRAHMANMACALIN-zg6pw Před 19 dny +6

    Lacagtiisa abuukaatinimo ayuu kajeclaaday aa khiro iyo aduunba😢

  • @omarabkr-pw5gi
    @omarabkr-pw5gi Před 19 dny +14

    Duqonkaan abukate noqdo maba eheen wax kadoqonsan weli ma arag

  • @ayaanmohamed3010
    @ayaanmohamed3010 Před 19 dny +10

    Adeerka gabadha dhaley waala maaweelinaya adeer gabdhaaada waxey ka dhalatey wadanka aduunka ugu musuq maasuqa badan cid cadaalad ku raadinesana ma jirto iska dhaaf warkooda ilaahey dhibkaaga usheego luul ifka hadey cadaalad kuweydey aakhira ayay ku Heleysaa

  • @user-uo1ni2gt2t
    @user-uo1ni2gt2t Před 19 dny +25

    Abaha dhaly gbdha hdu wax aqryo koley wu dhageysanyey gbdhisi ka dhimtay aduunkana hdu cadald ka wayey maxkamdan ha iska daayo akhiro ba ka bdan aduuun mxey thy qofla cdlada intaso bilood lo radinyo srry wleshna dhimty adunka cadab bey ku marty akhirna rabi waxan kaga baryaya janntul fardowsal aclaaa

    • @War_Qabad
      @War_Qabad Před 19 dny +1

      Cadaalad in la raadsado wax ku jaban ma jirto

    • @abujole3992
      @abujole3992 Před 19 dny

      ​@@War_Qabadaduunka haduu cadaalada dil ka waayey wiilkaas aakhir kiisa dil ayaa udambeen doona sababto ah inta aan somaliya jogo waxaan arkey dadki dadka diley ayagana way isdileen Kan asaga dil aya udambeyn dona

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Před 19 dny +7

    الضمير الفردي حيث يرافع فيها الإنسان نفسه، ﴿يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا كُونُوا قَوَّامِينَ بِالْقِسْطِ شُهَدَاءَ لِلَّهِ وَلَوْ عَلَى أَنْفُسِكُمْ أَوِ الْوَالِدَيْنِ وَالْأَقْرَبِينَ إِنْ يَكُنْ غَنِيًّا أَوْ فَقِيرًا فَاللَّهُ أَوْلَى بِهِمَا فَلَا تَتَّبِعُوا الْهَوَى أَنْ تَعْدِلُوا وَإِنْ تَلْوُوا أَوْ تُعْرِضُوا فَإِنَّ اللَّهَ كَانَ بِمَا تَعْمَلُونَ خَبِيرً

  • @sicidowarsame3552
    @sicidowarsame3552 Před 19 dny +6

    War iska aamus balaayo ku qaadaye

  • @user-id2fw6vf1l
    @user-id2fw6vf1l Před 18 dny

    Xisbeyalaaaa xisbeyalaaaa yaahuu Yaa xalane

  • @mukhtarabdirahman2047
    @mukhtarabdirahman2047 Před 16 dny

    Abukaate yaxye guuleyso.

  • @siradm
    @siradm Před 19 dny +2

    Waa jeclaan lahayd in hebel la dhoho? Xittaa waxba kuuma diyaarsana? Ilaahay swt caddaalad ha siiyo maskiintaas qabriga ha u qaboojiyo awlaadana ha u xafido

  • @munayusuf-k3m
    @munayusuf-k3m Před 19 dny

    Subaxanallah illahaya ayaa caadila

  • @ISMACIILINHO
    @ISMACIILINHO Před 19 dny +4

    Somaliyey ogsonada qofki cadalada lo dhipy hadu caadil noqon wayo danbiga uu alle kagalayo wu ogyahy hadi qofka danbiga laga glay dulmi logo daro wa wax aqiro laisga danbeynayo
    Aduun ciqap aaqirane cadab😢😢💯💯

    • @FarhiaismailMohamud-z4y
      @FarhiaismailMohamud-z4y Před 19 dny

      😂😂😂😂 ilahow ka furtay abukate xalane garsorka danbe iney si jogan ma aha

  • @husseinyoutubeofficial4008

    Hadalka saliid miyaa mal marsana wax so dhamaday lagu so labanayo

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Před 19 dny

    العدالة التي ينبغي تحقيقها بمقتضى القرآن الكريم، وهذا ما يتعسر على الإنسان القيام به
    : ﴿يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا كُونُوا قَوَّامِينَ لِلَّهِ شُهَدَاءَ بِالْقِسْطِ وَلَا يَجْرِمَنَّكُمْ شَنَآنُ قَوْمٍ عَلَى أَلَّا تَعْدِلُوا اعْدِلُوا هُوَ أَقْرَبُ لِلتَّقْوَى وَاتَّقُوا اللَّهَ إِنَّ اللَّهَ خَبِيرٌ بِمَا تَعْمَلُونَ

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 Před 19 dny

    Waxaan u mada wajagood ha laga qariyo waxaan mooryaanka ah reerka luul qabi shabka ha laga daayo dadkan waa dadqalo waxaa ku maqan dad badan dilku waa u caadi ilahay ha unaxariiito luul ilahay ha u naxariisto ❤

  • @ramliitabbe5512
    @ramliitabbe5512 Před 19 dny

    Allah kan madhimanayo miya bisinka wa qof naxarisa

  • @MunaJama-z6e
    @MunaJama-z6e Před 18 dny +1

    Abokate mooryan xaalane nacaladba kugo taalo adiga iyo waalidkaba mooryan habargidir

  • @asiayusufhaji9055
    @asiayusufhaji9055 Před 19 dny

    Wuu walanyahay hadii qofku gobto oo fooqbax ku dhaco oo low blood pressure Dhaco ma Geeri ka xunbaa jirta 😢😢

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c Před 19 dny +1

    سبحان الله 😢😢

  • @Dautcalixasn
    @Dautcalixasn Před 19 dny

    Allah kariim abkaate waadhibnthy

  • @rukioabduqadir7036
    @rukioabduqadir7036 Před 18 dny

    Kiiska Emergency ayuu ahaa goormaa la radiyiyaan dhaqtar kuwa u hooreeyey wey cadeeyeen gubasho gaas iney sababtey dhimashada luul Allah ha u naxariistee ama ha ku shubo mis qolja gubanaayey sabat ay u dhimatey wey cadahay

  • @miskiAhmed-q2h
    @miskiAhmed-q2h Před 16 dny

    Shahaadatu
    zuurka waa
    xaaraam
    waxaa ogtihin
    oo xaqiiq ah
    Le shega
    Dhanka kale
    wilkaa haduu
    bari yahay
    hala si dayo
    hadu dambiga
    galayna hala
    qisaaso
    ❤Cafinta alle ka cabsiga u dho😢
    وان تعفو اقرب لتقوي
    هَٰٓأَنتُمْ هَٰٓؤُلَآءِ جَٰدَلْتُمْ عَنْهُمْ فِى ٱلْحَيَوٰةِ ٱلدُّنْيَا فَمَن يُجَٰدِلُ ٱللَّهَ عَنْهُمْ يَوْمَ القيام امن يكون عليهم وكيلا😢😢...
    جادلتم حاججتم . في الحياة الدنيا فمن يجادل الله عنهم يوم القيامة استفهام معناه الإنكار والتوبيخ . أم من يكون عليهم وكيلا الوكيل : القائم بتدبير الأمور ، فالله ...

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Před 19 dny

    توجيه للرسول صلى الله عليه وسلم للحكم بها جاء هذا في معرض العلاقات مع المخالف
    : ﴿وَإِنْ حَكَمْتَ فَاحْكُمْ بَيْنَهُمْ بِالْقِسْطِ إِنَّ اللَّهَ يُحِبُّ الْمُقْسِطِينَ

  • @cadaanixuseen6473
    @cadaanixuseen6473 Před 19 dny

    Waa shaqadiisii waa darwiish

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 Před 19 dny

    Gabadh baa waxay tiri anigoo hurdo ayaa naaska leyga taabtay kadibna waan soo baraarugay kadibna waan niikiyay isgana wuu igu niikiiyay waar nagala taga warka xamar ee mujrimka gacan ku dhiiglaha tiirka geeya

  • @fartuunosmaan3517
    @fartuunosmaan3517 Před 19 dny

    Wllhi qof qabri kujiro hadii dhici lahed inuu hadlo luul weyso hadli lahed xaqiiqdane wey sheegi lahed beena dusheda lacak laguma cuni lahen lkn nasiib xumo qof dhintay maso labanayo lkn malin an lakala gambanenin bena laisku shekenin aya iman doonta wana maxkamada allah ilaah haunaxriisto qabrigeda allah hauwasiciyo cadalada allah xagiisa ayey kaheli donta inshallah 😢😢😢

  • @bulshobile2384
    @bulshobile2384 Před 19 dny

    Xalane qaa'in ee hala qabto

  • @Xamda763
    @Xamda763 Před 19 dny

    Somali weligeedaba musuq maasuq kama dhamado ilahay haw naxariisto gabdha

  • @nashrashid8465
    @nashrashid8465 Před 18 dny

    Qisas is a category of sentencing where sharia permits capital punishment, for intentional or unintentional murder. In the case of death, sharia gives the murder victim's nearest relative or Wali (ولي) a right to, if the court approves, take the life of the killer.

  • @qasimqurboqaasimqurbo8256

    Horta i fahansiya maxaa lisku heztaaa hduuba isga dabka shiday hduuba shiday isga dabka isga soo rabi sbb uguma dhigin

  • @fadumo6176
    @fadumo6176 Před 19 dny

    Illahey ka cabsada waa cadahey warkaan sadexdaan baadi ku sugun yihiin

  • @salmanyare1236
    @salmanyare1236 Před 19 dny

    Subxanallaah war odaygan Abuukaataha miyanu ilaahay ka Baqaynay balo ku degtay

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Před 19 dny

    Insha alaah cali xalane ilaheey baa kula xisabtamayo aduunka waad ka tage markey ahataba waliba ciqaab ayaa kusugeyso😂

  • @CaashoKiin-tl3qj
    @CaashoKiin-tl3qj Před 19 dny

    Odeyga naftirkisa dil togoshe eh😂waaa 0 aqligisa

  • @NadiaSidow
    @NadiaSidow Před 19 dny

    Ma naxe Ayaan u bixiyey loin maalin ayaa hoogi doontaa

  • @AdamFilig
    @AdamFilig Před 19 dny

    Aduunow xaladaa ninkii maanta nool biri manoolo

  • @AminaSalah-s2l
    @AminaSalah-s2l Před 19 dny

    Iimaanka ala kaa qaad aakhiradiisa would gatay

  • @CafiAhmed
    @CafiAhmed Před 19 dny

    😢😢😢

  • @MohamuudaadanShariif
    @MohamuudaadanShariif Před 19 dny

    Sorry abe cabdi caziz 😢😢😢

  • @qasimqurboqaasimqurbo8256

    Marxuumada kaliya rabi ha u naxriisto kaliya duco bey manta nagaga bahan tahay

  • @mukhtarabdirahman2047
    @mukhtarabdirahman2047 Před 16 dny

    Wlh abukaate xalane waala helay😂😂😂😂😂😂😂😂😂. Beenta lugu qabtay

  • @sabahhussein3184
    @sabahhussein3184 Před 19 dny

    😢😢💔💔

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 Před 19 dny

    meqa iyago dhawac cararo ama qeylo si lo bad badiyo

  • @maysaainaahmed8083
    @maysaainaahmed8083 Před 19 dny

    Abuukataha luul m.a waa nin dagan aqoon iyo diin ay ka muuqato Rabi ha xafido❤

  • @Hanifar85
    @Hanifar85 Před 19 dny +1

    Alaabtan ninkan so meel kale mageysan karin qasab miyaa in u dab qabadsiyo asago heli karo in u qof kale siyo , hadi ujedadha eyn eheeyn in u gubo gawada, war illaahey halaga baqo, cadaladana Allah hortiisa ayey kaheleysa,

  • @BoqoramiinAli
    @BoqoramiinAli Před 19 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xuseenmaxamuud2954
    @xuseenmaxamuud2954 Před 19 dny

    Kani waa xoolo

  • @FalismohamedAdam
    @FalismohamedAdam Před 19 dny

    dulikaate cali xalane maraan caadi aj wue😢😢😢

  • @herofliveTV
    @herofliveTV Před 17 dny

    Warka aan fahmi wayay wixii qofka dilay kasoo urri midkaan xaq qof la dilay aasaya isagaan dil ku xukumi lahaa tuus

  • @user-gn7ul2tb2w
    @user-gn7ul2tb2w Před 19 dny

    Odaygaan loyar isku sheega ah walh waa xoolo wax barashadisa iyo caafimaadkisa waa in labaaro hanalaga xoshooda maxkamadana waxaan ugu baaqa xoolahan oo kale in ay naga aamisiso fadlan

  • @ubahali5155
    @ubahali5155 Před 19 dny

    Abuukaatanimada wlh waa halis waa been aad arkeso aqri si aad lacag uhesho subxanallah

  • @OmAbdikarim
    @OmAbdikarim Před 19 dny

    Kani wuxuu ilaawey inuu dhimanayo oo ilaahay ka danbeeyo oo xisaabina sugeyso

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 19 dny

    Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano kuwani Avvocato maba ahan xalane waxa uu ahaa kuwii tubaakada ku gadayey ceelgaabta

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 Před 19 dny

    Abukaate indhacadaysta nagadaa Alaaabta muxuu banaanka ugu gubi waayey? Indho beelyaw

  • @abdirahmanmire7402
    @abdirahmanmire7402 Před 19 dny

    Midkaan diinyaree

  • @moali9143
    @moali9143 Před 19 dny

    Waxaan ahay Dhakhtar waxaan qirayaa in waxa Dadka gubtaa ay udhintaan at tahay Hypovolemic shock due to the Fluid loss , BP ga isna wuu dhacayaa Kadib Kalyahay ayaa istaaga qof , Arintaa Qareenku wuu kuqaldanyahay

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Před 19 dny +1

    فإذا كان المحامي يعينه على الظلم فهو شريك له في الإثم وعمله منكر وهو متعرض لغضب الله وعقابه نسأل الله العافية، وهكذا كل وكيل وإن لم يسم محاميًا ولو سمي وكيلًا، إذا كان يعين موكله على الظلم والعدوان وعلى أخذ حق الناس بالباطل فهو شريك له في الإثم وهو ظالم مثل صاحبه، نسأل الله للجميع العافية والهداية والسلامة

  • @LightningFx-fv8ji
    @LightningFx-fv8ji Před 19 dny

    Abu kaate aniga qorshe kuhayaa haween kaasi reer xamar ka ayaa dabshid qaween may dabkaasi ku dhimatay najaas yahoow

  • @hawakiin6929
    @hawakiin6929 Před 10 dny

    Loyarow xaal qaado waa cajiib luul waxay sababsatay 4 jirkaa og Allah subxana watacaalaa xaqa ha soo ifiyo 😂😂😂😂😂

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Před 19 dny

    Nacalad hakugu dhacdo abuu kaate

  • @user-sl3nq2to6f
    @user-sl3nq2to6f Před 19 dny

    😮

  • @Dhulka1beerta
    @Dhulka1beerta Před 19 dny +1

    War shafti abukate somali aya wastay nucaan I miran lahaka madnuco ine dod ka furaan moryantan

  • @user-ok6uf7wu3o
    @user-ok6uf7wu3o Před 19 dny +1

    War kan shuute ha loo geeyo

    • @user-xs7of2js7t
      @user-xs7of2js7t Před 19 dny +1

      Shuute ma yaqanao gaas bu watay iyo dhaqtarka saas ah toos tiirka waye wlhi kuwano Dhani waa Dhama shuute

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Před 19 dny

    Abukaatahan wuxuu gudbayaa xadkii abukata nimada wa in lalabxisaabtama aragtideyea

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Před 19 dny

    Indha cadaa kan qareenka lagu sheegaayo

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 19 dny

    Kani Avvocato maba aheen Tubaako ayuu ku gadijirey ceelgaabta somalia iney u dhamatey kuwaan ayaa noqdey Avvocato

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 19 dny

    Avvocato meeshani maba joogo Waa kuwii 1990 xabsiyada ku jirey xalane waxa uu ahaa nin criminal ah oo naagaha dahabka ka goosanjirey ceelgaab ayaa maanta nin naag gubey difaacaya

  • @jamaabdikerin1605
    @jamaabdikerin1605 Před 19 dny

    Soomaaliya cadaald matalo ilaahay ba Caadil ah .
    Subxallah waa wax Lala yaabo!!

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 Před 19 dny

    Subhanalahi cadabta abukatahan ookale aya losamey

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 Před 19 dny

    السيد علي حلني اتق الله وحت علي نصب عينك سوف تقف إمام الله وتسأل هذه القضية

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 Před 19 dny

    Kan waxaan rajeynaya shabab ineey la kulmaan inta uu ordi doono markasan arkeyna asagoo dhawaca

  • @mohamedabdi344
    @mohamedabdi344 Před 19 dny

    Maxaa ninkan soo lama xukumin

  • @GuledmohameGabalaax
    @GuledmohameGabalaax Před 19 dny

    Kan abuukataha sheeganaya ee xalane nio horta gabadh iyo naag male miyaa haduu leeyahayna myna damiirlahyn

  • @ahmad1478
    @ahmad1478 Před 19 dny

    686v bm

  • @user-ug1su6ft2o
    @user-ug1su6ft2o Před 14 dny

    Ilahayooow balayada hanagu salidin adiga casiise

  • @AbdulAzizJeilani
    @AbdulAzizJeilani Před 18 dny

    War ninka Xoolo,waaye

  • @AdaweWaberi
    @AdaweWaberi Před 19 dny

    😂 somali national TV oo Alqabyaala lacag ka sameynayo youtube ka

  • @cbdalesahal558
    @cbdalesahal558 Před 19 dny

    Qawda maqashii waxba hawqan muqdisho moryaan ku habsato

  • @MaxamedCabdi-pc4xd
    @MaxamedCabdi-pc4xd Před 19 dny

    Lacagta xaaraantaan aad ku shaqeysaneyso i.a. jahanama ayaad la galeysaa.

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 Před 19 dny

    XALLANOOW XABADI KUGU DHACDAY XAARAANKIIYOW

  • @qasimqurboqaasimqurbo8256

    Fuuq bax io barashka oo dhaca dhimasho ma sababto miyaaa😂😂 marba hduu fuuq bax yimaado dhimasho waxba uguma dhina barashka hduu dhacana maxaa sbba horta inuu barashka dhaco waa inuu wadnaha helin dhiig ku filin uu bamgareeyo garaca wadnahana mrkaas hoos buu u dhacayaa shaqada wadnaha hduu istagana waaba bes wala wada og yahay 😅

  • @MohamedMohamed-km4ww
    @MohamedMohamed-km4ww Před 19 dny

    Cawaanta nocan o kale ah inta ay somaliya jogan nabad lama helayo.dulmigoda ayaba naloo ciqabaya😢😢😢

  • @herofliveTV
    @herofliveTV Před 17 dny

    Sharcigiinu ma sidaan ayaa looga halaa bal kan daawo dambi ayuuba ku jiraye muu sharcigu qabto kan

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t Před 19 dny

    Hala isku dhelo baa la wada meshu cadalad kama so socotee iska bashala dheha maxkamadii hore xukunkeda lagu fulin laha wayo ninkaan xaaskiisa inuu asaga gubat waaba cadahay dhalanoii baaba xita shegayo iyo sadkii markas mesha imaday waxii kale oo la wada waa lcg cunid ee cadalad ma ahan

  • @salmasalmaaliomar996
    @salmasalmaaliomar996 Před 19 dny

    Ale xaqa haka sosaro qadilkan malxunka ah ale ne hauhiliyo hooyo luul 😢😢😢😢😢 ale ne haka qabdo awukatahan umada sorry hooyo luul😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @axmedabdirahman8362
    @axmedabdirahman8362 Před 19 dny

    Hadal badan haan ma buuxsho somal waxan leyaha xaqiina dhac sada

  • @abujole3992
    @abujole3992 Před 19 dny

    Abukaataxaan xalageeyo isbitaalka dhimirka xala fiiriyo

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t Před 19 dny

    Arxan laawe waye wayo waxuu duud siinaya hooyo dulman aduunka cinqaab lagu mariyay dhigeeda kwen hadii manta abahas booskiisa asagu gali laha ama ilmahas yar booskoda gali laha ama gabadhiisa ahan lahee alle halkaas risiq nagama galiyo war alle ka baq xolo halkaas lagama goobo

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 Před 19 dny

    TV qaranka ayaa loo adeegsanaayaa arin shacabka ka dhex dhacday.
    Qabyaalad ayeey rabaan arintaan in aay wax kaga bedalaan
    Ilaahaw ku dhibka ku haya ummadaan ka qabo.

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 Před 19 dny

    Sida wax loo difaaco

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Před 19 dny

    Ninkaan waligiis ma arkin miyaa neef madaxii laga jaray oo cararaya xanuunka dartiis

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 Před 19 dny

    Allh ninkan muxamiga kuu xasuusto iney maal addunyo waxba tareynin iyo qabiilbka uu ka dab shidanasyo

  • @fadumafarey
    @fadumafarey Před 19 dny

    War ninkaan aqiro ma.lahan miyaa

  • @barkobenharris1431
    @barkobenharris1431 Před 19 dny

    😢😡😡😡😡😡😡😡

  • @YuusufGuuled-p9y
    @YuusufGuuled-p9y Před 19 dny

    😂😂😂❤❤

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 Před 19 dny

    Lalabo

  • @abdisamedbakar7522
    @abdisamedbakar7522 Před 19 dny

    Qareen falaadhi Gil gilasho kaagana go,do

  • @rukioabduqadir7036
    @rukioabduqadir7036 Před 18 dny

    Abukaato ood qaadis iyo jiidis waa islaguri getting habeen caruur hurdaan iyo hooyo uur leh guri lagu gubey dhimashada waxa keeney waa cadahay laakiin shrci yaqaananada qodobka carada ama qof caravan Falkirk uu sameeyey shrciga wuxuu ka qabo ayaa ka fudud in dhaqaatiir hada lgu mashquulo waayo eedey sanahu wwuu Careysaan markuu falka sameynayey