Maxaa dhici kara haddii uu dhaco dagaal la isku adeegsado nugliyeer?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Komentáře • 82

  • @ameennikke
    @ameennikke Před rokem +41

    Duni awood la iskugu faanayo ayaan dhex joognaa lakiin awooda ALLAH ayaa uugu horeysa

  • @Haykal5
    @Haykal5 Před rokem +26

    Qofkii abid ugu cilmi iyo xishoodka badnaa ee Alle abuuray waa nabi Muxamed صلى الله عليه وسلم ♥️✨️

    • @abdinajiibmaxamed9447
      @abdinajiibmaxamed9447 Před rokem +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @Shaakirmaxamed1
      @Shaakirmaxamed1 Před 11 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @halimaHussain_
    @halimaHussain_ Před rokem +6

    Masha Allah Alle Haku xafido walaal mahadsanid.

  • @abdirahman3299
    @abdirahman3299 Před rokem +6

    M.a legenow keep going 💪 👏

  • @walaalxamse1503
    @walaalxamse1503 Před rokem +4

    Zxp Allah hku shrfo macluumaadka aad inoo soo gudbiso❤️❤️🥰🥰

  • @Nabaad-podcast
    @Nabaad-podcast Před rokem +2

    Mahadsanid aboowe

  • @learnnewinfo
    @learnnewinfo Před rokem +3

    M.a Mahadsanid Zhp Sida Aan noola Wadaagtay Muqaalkan

  • @clmaalikmaxamedcabdi9307

    Keep going

  • @traderhassan5304
    @traderhassan5304 Před rokem +5

    Website magaciisa ino Sheeg Sxp Adigo Mahadsan.

  • @salmaan449
    @salmaan449 Před rokem

    Mahadsanid ustaad waa xog muhiim ah

  • @abdallecuud669
    @abdallecuud669 Před rokem +1

    الله مولانا ولا مولى لهم

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Před rokem +12

    THE BESSTE BERSON EVER THE MOST KNOWLEDGE ABLE & THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MUHAMED SCW SCW SCW🤲🏼💔

  • @footballiq
    @footballiq Před rokem +3

    Kusoo dhawada dawadayal muqalkena manta intas wax kale waye wlahi

  • @cabdiraxmaanabdel5654
    @cabdiraxmaanabdel5654 Před 10 měsíci

    Waabrri mwdia

  • @abdifitahahmedshador628
    @abdifitahahmedshador628 Před rokem +3

    Ilahow Naga Badbaadi Wa Yaabe Looma Adkeysan kare😢

  • @koombokooficali7085
    @koombokooficali7085 Před rokem

    Ilaahayoow naga haay

  • @amgame5160
    @amgame5160 Před rokem +4

    Hadii Jabuuti lagu soo daayo maan baaba'ayna😅

  • @superglad3069
    @superglad3069 Před rokem +2

    Thanks illahey nama tuso

  • @somalitiktok2878
    @somalitiktok2878 Před rokem +3

    Ilahy unba haya wax hal mar so afjaraya konka gaal xun si wlbu urido konkan babi'imayo ilaa suufka ilahy afuufo mahane

  • @abdinoorahmedfarah3860

    Mahadsanid wll

  • @sacdiyocali5692
    @sacdiyocali5692 Před rokem

    Masha allah

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před rokem +2

    Alle mahadi weye ciraxmaan omar waxan.kuu.sheegaya butin akhirka ruushku Guusha isagaa yeelan dona bugaan bugta natona.kaga.yaab.san doona.wll lagu meysan maayo nabad galyo

  • @iclaammedia6688
    @iclaammedia6688 Před rokem +2

    Wepsite magacii zxp abdirahman

  • @funnyfootballsports9596
    @funnyfootballsports9596 Před rokem +3

    M.a wll channelkaga wx badan ban ka faidey

  • @denizertugrul1955
    @denizertugrul1955 Před rokem +1

    M.a

  • @xalwadda7262
    @xalwadda7262 Před rokem +2

    WAAN KUTAAGERA SAAXIIB PIN👏❤️

  • @SOMALICLUPS
    @SOMALICLUPS Před rokem +1

    Abdirihman umar saxiib

  • @mustafosmanabukar600
    @mustafosmanabukar600 Před rokem +3

    Waa iisharaf inaa noqdo qofka 2aad ee like kuusaaro

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 Před rokem +1

    Kadaa magaalada galkacio waa magaaladayda ee alla kamadhige

  • @zakariyeaxmed1633
    @zakariyeaxmed1633 Před rokem +1

    m.a

  • @fantastic48art10
    @fantastic48art10 Před rokem

    allahu akber

  • @QadiijaCabdi-ur5xp
    @QadiijaCabdi-ur5xp Před 4 měsíci

    Subxanalaha

  • @abdirahmanhassan6656
    @abdirahmanhassan6656 Před rokem +2

    Illahow Somalia Nuclear Sii 😢

    • @muminahmed3011
      @muminahmed3011 Před rokem +1

      Haduu siyad bare allah unaxariste xilka noohayn lahaa waqhtigan wansameysani lehen balse dowladeni bey moryan nagahaleyse i.a wanheleyna dowlad xoogleh

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 Před rokem

    Waan ku taageeraa zxp

  • @aamirmatiasofficial5353

    Aar wll gaalkacyo wn jeclahay ee haku tijaabin🙈

  • @calaahussein5449
    @calaahussein5449 Před rokem +3

    Asc cabdiraxman bro walal kugu xiran
    Waxan ka codsana in mowdhuuca xigo
    Noo ga dhigto dowladaha nuclear leh ma haystan raadero ey iska difacan sida raadera lagu so rido gantalada plastica

  • @zakariyezaki486
    @zakariyezaki486 Před rokem +2

    Huraaaaaaa

  • @sicidcabdilahi7667
    @sicidcabdilahi7667 Před rokem +2

    Nio ilahy baa muslimiinta xafidaya my shy jooganba

  • @munasarxasan793
    @munasarxasan793 Před rokem +1

    Sxb website magacis🥺

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Před rokem

    Ilaahow sharta gaalada naga badbaadi islaamkana guule

  • @BOPSi_0
    @BOPSi_0 Před rokem +1

    Saxib kasohadal Aragtida shiq qolka

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před rokem +1

    Russia 🇷🇺

  • @maxamadxaajicabdullahi9502

    Asx sxp wabari waxad moduc kaso samaysa wall hadii uu dagal wayne sadaxad kaqarxo dunida yaalaisoran kara wugulaysan bariga & galbedka madama ad modo in China iyo rushku iska agdhawyihin siyasad ahan rergalbedka miyay ubabac dhigi karan

  • @no____name6312
    @no____name6312 Před rokem

    Benale

  • @40Durkiya
    @40Durkiya Před rokem

    Alla way oo awoodle oo na badbaadinaya

  • @nuuryare7883
    @nuuryare7883 Před rokem +4

    Gaalkacyo kulahaa😁😁funskaaga galkcyo masaasaa u nebthy

  • @1Ilyasin.
    @1Ilyasin. Před rokem +1

    Jowhar kadaa waa dhul masaakiinee 😅

  • @cabdisiciid2401
    @cabdisiciid2401 Před rokem

    Lkn nuclear uu ruushku leeyhy waanu isticmaalynaa waaa ka loo yaqaan nuclear tactical oo ah nuclear aan wax shucaac ah wadan lkn wata burbur iyo holac

  • @wiilwaalwiilwaal1926
    @wiilwaalwiilwaal1926 Před rokem

    Sax

  • @Yt-One_1
    @Yt-One_1 Před rokem +1

    Cabdiraxmanow sawdiga maskigii nuclear sii xidhay thumpnailka 😂

  • @omerharedomer3763
    @omerharedomer3763 Před rokem

    Mutation ayuu sababaya radioactive ☢ kaso baxaya mugda nuclear bomb kasi oo qofka gene kiisa badalaan qaabka ilmihiisu yahay.

  • @munasarxasan793
    @munasarxasan793 Před rokem

    Sxb website magacis

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 Před rokem

    Mahad sanid waaberi mawducyadan noso badi wll☑️

  • @KhaalidAbdi-tk8qm
    @KhaalidAbdi-tk8qm Před 7 měsíci

    dunidani waxey iskugufaanaysaa awood lukniyeer laakiin xaqiiqadu awoodi waata alle

  • @user-ql4co6fg6v
    @user-ql4co6fg6v Před měsícem

    War tusaale xumidaa maad soo qaadatid magaalooyinka gaaladu degto.

  • @sakipoi5986
    @sakipoi5986 Před rokem +2

    Hal wadan oo African ah oo nuclear samestey majiro war umadan xagee laga heesta social media wada dhooban 😂😂😂

    • @wanaagsamemedia2532
      @wanaagsamemedia2532 Před rokem

      Sxpow sameynta nuclear lagu ma dagdagi karo waayo halkhalad amaba hal boton oo aad khalad ku taabatid ayaa adigi uu nuclear kugu dhacaya oo magaaladaaso dhan baabinayaa sida dhacdadi chernobyl
      Markaa aqoon badan iyo taxdar badan ayay ubaahantahay waayo khatartiisa kabadan sameyntiisa waa adigoo qori amaankiisu furanyahay dhuunta iskaga haya

    • @sakipoi5986
      @sakipoi5986 Před rokem

      @@wanaagsamemedia2532 aad iyo aad legend taas leskuma haayo balse ogaaw cadaanka waxbo Nama dheero ee aqoon la aanteena hami la aanteena ayaa hoos noo dhigtey
      Africa hada nahey dad waxa nagala helaa isku haysto inee cadaanka Ka litaan oo magaca Africa wax liita u heesto marka qaaradan waa qaarad habaaran faceede Ka hartey

  • @abdullahimohamed9308
    @abdullahimohamed9308 Před rokem

    Wax cml ah Kuma haayno aduunka somaali hadaa nahay neclear sheegi waxba yey kaso xarin

  • @mahdihassan7559
    @mahdihassan7559 Před rokem

    Sxb waabari aduunyadan dulmigu hadheyay waan Ku daalnay waxay hayaan hasoo dayaan nolashan hada jirta maha mid cadalad ah nuclear iska daa ee hasoo dayaan waxay rabaan waxaan jogaa magaloyinkii uu russia kusoo jediyey nuclear ka waa maxay cabsidu anagu waxaan nahay shacab somaliyeed oo dalkoda gacantoda Ku burburiyay haa lawada dhinto dulmi maan Ku jiraynaa

  • @sirdoontv9557
    @sirdoontv9557 Před rokem +1

    Nio waaberiyow gaalkacyo ciil maa uqabtaa maxaad ugu tijaabisay nuclear 😃

  • @abdirisakmacalin9424
    @abdirisakmacalin9424 Před rokem

    Dayran tusaalaha xun mafiicnay sxb

  • @suhaibahmedabdirahnmaan6747

    france iyo israel way kutijaabiyeen algeria 1960 tobaanaan kun kumadhay caruurta dhaltaa saxraha algeria qaarbaa udhintay shucaaca xitaa qaar ayaa kansar halis kaqaaday kaliya japan maaha

  • @apdiwqhB2804
    @apdiwqhB2804 Před rokem

    Ale haina ga hayo dagaal 3 ka e aduunka

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 Před rokem

    Allah naguma keeno

  • @xusnicaddawe7432
    @xusnicaddawe7432 Před rokem

    Cabdiraxmaanow Alle nooma keeno hadaan nahay reer jowhar waa isku muuqanaa

  • @maxamedxajiok2967
    @maxamedxajiok2967 Před rokem

    Sakaro dilimayo

  • @barbatov288
    @barbatov288 Před rokem

    Sxbow wadamakle example kuso qaado cabsi cabsi daremona 😂

  • @cabdishakuuraxmed6191

    Wuu ogyahay isagaba dhibaatada uu lakulmi karo dalkiisa uma malaynayo inuu adeegsankaro waayo ragga uu ladagaallmaayaba nuclear la.aan mahayso

  • @abdullahimohamed9308
    @abdullahimohamed9308 Před rokem

    Russia asaga ma badbada 146 million oo kunool bootaalee

  • @abdulaahimustafa5716
    @abdulaahimustafa5716 Před rokem

    kalay magalo kale mahayse aad ku ti jaabiso saxiibow galkacio aah😂😂😂

  • @abdiazizahmedgurey6737
    @abdiazizahmedgurey6737 Před rokem +1

    Ku socota waaberi media. Maxa laga sameeyey hubka noocan ah ee awooda intaa le'eg leh. maadada laga sameeyey maxay tahay tolow.🤥😪☠

    • @Lowk3y19
      @Lowk3y19 Před rokem

      Uranium baa ladhaha

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Před rokem

      uranium 235 ayaa la dhahaa oo laga sameeya sidoo kale haydrogen ayaa laga sameeya .