Faaidada Xulbada Dumarka || Caado Wareerka,Dhalmada,Timaha|| Fenugreek heath benefits for female✨

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Daawada Dumarka oo Dhameystiran waa Xulbada Cajaaib😱|| Fenugreek benefits for female✨
    #faaidadaxulbadadunarka#
    #sidaxulbadalooisticmaalo#
    #sirtaxulbada#
    #timahadaata#
    #hormoneimbalance#
    #fenugreekbenefits#
    #fenugreekhealthybenefits#

Komentáře • 42

  • @user-zp2vo9iz7s
    @user-zp2vo9iz7s Před měsícem +1

    Msha alllh khayr ayaa nosheegty

  • @user-zp2vo9iz7s
    @user-zp2vo9iz7s Před měsícem +1

    Msha,allllh Ana kuu cafimaday isku ogada salidka wan isticmala tinta waa,bixisa,wwwww

  • @amiiromireamiiromire2916

    Msha allh wxgarad ayaa tahy allh hakuu siyaadiyo caqligaaga

  • @laylamohamed1144
    @laylamohamed1144 Před rokem +3

    Wax fiican ayad noo shegtay anigu hada baby ayan nujiyaa calooshana ima socoto
    Ala jecliya sida wax usharaxdo illahy kheyr ha Ku siyo

  • @rakiacadey8834
    @rakiacadey8834 Před rokem

    masha Allah xbbti good job wlhi ❤️❤️❤️

  • @kunisahassan826
    @kunisahassan826 Před rokem

    Mashallah Jisakallah qeyr

  • @user-gj3ot4wo4g
    @user-gj3ot4wo4g Před 5 dny

    Walaalo ernada maxalo cuna

  • @khadramohamed1818
    @khadramohamed1818 Před rokem +1

    Mashalah

  • @piixez7425
    @piixez7425 Před rokem

    Masha alaa walaal wanbelaabin insha alaah waxaa qabaa cado wareer

  • @munaademomer7863
    @munaademomer7863 Před rokem

    Masha llh xbbti

  • @quruxsan3304
    @quruxsan3304 Před 7 měsíci

    Infakshin qof qaba malaga yaba xulbada in ay kawaciso plz abayo iso jwb kheyr allh kusiye

  • @adoonttalle1115
    @adoonttalle1115 Před rokem +2

    Asc Wall meshan kujira iso duceya murad ayan leyahay arin aya igu tagan

    • @sirtaquruxda
      @sirtaquruxda  Před rokem

      Allah kuu sahlo muraadkaaga qaali💕

    • @adoonttalle1115
      @adoonttalle1115 Před rokem

      @@sirtaquruxda ameen yarabi

    • @lunamud3143
      @lunamud3143 Před rokem

      Allaha kuu sahlo murraad kaaga markastana la tasho qofka ku jecel

  • @user-hj7vz8gk8r
    @user-hj7vz8gk8r Před 4 měsíci

    Wll aniiga cadaada. Wax yar oo calamada. Ayaan arka. Bilahan danbe dhakhtaar aan uu tagay kiniini ayu isoo qoray wuxu dhahay homonka ayaa khalkhal ku yimid marka markaan kiniinigi cunay cado wareer ayubii kentay ba maliin wiuubimane maliin wuu maqnaane marka wll cado wareerka iyo cado yariida wax maa iga taree

  • @haawotahliil1836
    @haawotahliil1836 Před rokem

    ok mahadsamid

  • @asmacumarcraxmaan2313

    Fedewga wa dhameystay m.a wax bdn kaa faaidney

  • @fadhumomohammeddiire4281
    @fadhumomohammeddiire4281 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤👍🏻👍🏻👍🏻👍🏻

  • @shukric.naasir5845
    @shukric.naasir5845 Před rokem

    abyo xulbada xasaasiyad ay lee dahay isoo jwb pls

  • @anisamuqtaarabdi2169
    @anisamuqtaarabdi2169 Před 9 měsíci +2

    Wlh xulbada wa fiicntahay calool istaga gaaska io waxyabo badan wad ka faide aniga 2bil isticmalayey❤lkn hada wan iska dhafey naso bey iga so sartey😂😅😮

  • @user-hj7vz8gk8r
    @user-hj7vz8gk8r Před 4 měsíci

    Hadaan kariiyo sida shaaha oo kaale kaa waran

  • @aishasharaf0150
    @aishasharaf0150 Před rokem

    Apayo qof ilmo lagu so qalay macabi kara

  • @sadiaadan2304
    @sadiaadan2304 Před rokem

    Abaayo ilmaha mala siin karaa xulbada 10jir ah

  • @Sonishaqurux
    @Sonishaqurux Před 6 měsíci

    Abyoh 16 jir ahay caado warwer ma fahansani maxa laga wadda please ii jawaba 😢

  • @user-qu7gg8ds6s
    @user-qu7gg8ds6s Před 9 měsíci

    Kkkkkk

  • @umujibriil348
    @umujibriil348 Před rokem

    Xulbada tee fican mida itobiyanka iyo mida hindiga

    • @sirtaquruxda
      @sirtaquruxda  Před rokem

      xbbti koleeyba xulbad waa isku mid anaga maka aqaan mida fiican iska tijaabi inshaa allah

  • @farxiyanuur5787
    @farxiyanuur5787 Před rokem

    Asc wll qof qalan ma isticmaali karaa xul bada

  • @amrannuuribrahim4588
    @amrannuuribrahim4588 Před rokem +1

    Abyo xulbada miraha ah inta dabka saro ba biyaheda cano los mos budkud ku shidan jiray wllhi hal bil misan bdn igu saiday mxa ugu cayilay marka ani 😆😆

    • @sirtaquruxda
      @sirtaquruxda  Před rokem

      sidaan aniga u sameeyay u sameeso xbbti...caanaha iyo ooska aad ku dartaa cayilka kuugu keenaay😂

  • @asmacumarcraxmaan2313

    Abyo wa isticmalaa lkn madax xanun isku arkee io wareer maxa sababaaa kahor wan fcnaa intan bilawin wa sii waday warerkiina waa sii wadaa

    • @sirtaquruxda
      @sirtaquruxda  Před rokem

      wareer kuma arag abaayo qaab noocee u isticmaashaa

    • @asmacumarcraxmaan2313
      @asmacumarcraxmaan2313 Před rokem

      @@sirtaquruxda abyo caano ku qastaa mida shiidan so iibsaday hal qaado cml ku qastaa kadib cunto markan cuno kadib cabaaa hada hal wiiig cml wadaa

    • @umujibriil348
      @umujibriil348 Před rokem

      @@asmacumarcraxmaan2313 cayil maka darentay

  • @ummuikhlas9211
    @ummuikhlas9211 Před rokem

    Waan ku cayilaa😢

  • @piixez7425
    @piixez7425 Před rokem

    Ukxantana maxaa Korea walaal