Af Soomaali Qof Aanan Aqrin Karin Ayaa Isaga Dhigay Kadibna Fariin Sir Ah Ii Aqri Ayaa Kudhahay4!! |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Af Soomaali Qof Aanan Aqrin Karin Ayaa Isaga Dhigay Kadibna Fariin Sir Ah Ii Aqri Ayaa Kudhahay!! | Very Funny Public Prank | Kamera Şakası
    MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com
    selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
    Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
    💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com

Komentáře • 404

  • @criyaad9901
    @criyaad9901 Před rokem +203

    Waa kuu jeeda mashqul ayaa tahay ma heli KARTAA 5daqiiqo oo aad ku siliso nabi maxamed scw 🙏🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴

  • @tushleeyy
    @tushleeyy Před rokem +158

    Yaa ila qabo cudurka comment aqris ☝️🤳😂

    • @haboonabdi5218
      @haboonabdi5218 Před rokem

      Aniga video ma dawan karo comment ma dhafi karo 😂

    • @abdullaahigmail9088
      @abdullaahigmail9088 Před rokem

      Hhhhhhhhhhh anaa Kula qaba 😂😂😂😂😂

    • @mohamedfeysalaxmed184
      @mohamedfeysalaxmed184 Před rokem

      Aniga

    • @ahmedabdi9092
      @ahmedabdi9092 Před rokem

      ​@@haboonabdi5218 isku mid hadda akhrinyaa🤣🤣

    • @Mubaarakkheyraad
      @Mubaarakkheyraad Před rokem

      Asc wall umuurahaaga Allah kuusahlo masiiba kastana Allah kaa ilaaliyo ilahaydartiis iisoobooqo subscribe iisaar wax Wayney iitahay

  • @abdullahiali175
    @abdullahiali175 Před rokem +121

    Halagu Saliyo Nabi muxammed [N.N.K.H] ❤❤❤

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 Před rokem +72

    Intaan abid daawanayay ma arkin qrank soon uqosol badan cabdu laahiyoow waa mahadsan tahay 😂😂👌👌👏👏👋❤❤

    • @aaminaahmed4233
      @aaminaahmed4233 Před rokem +2

      Wlh beenta ma aha saa u qoslaaye waa furay 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 Před rokem +40

    Isduu inoo fashilin inoo soo kaxeey kulahaa 😂😂😂😂😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +43

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan ❤❤❤

  • @hamseizhqi6997
    @hamseizhqi6997 Před rokem +16

    Qurbaha ha iskaga noolado😂😭

  • @moha_ali_warsame
    @moha_ali_warsame Před rokem +69

    Hadaad Muslim Dhaba TahaY Kusali Rasuulka Walal
    Scw Scw Scw Scw Scw Scw❤😢

  • @siyatsheikhwarsame2673
    @siyatsheikhwarsame2673 Před rokem +14

    Wlhi ninka libaax waaye, noosoo kexee kulahaa 🤣🤣🤣

  • @muniiradhalgobed8945
    @muniiradhalgobed8945 Před rokem +9

    Isga dhan so kaxee qurbaha ha iskaga noolade kulahaa🤣🤣

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 Před rokem +25

    Cawa unbu legend ku halay 😁 isaga dhanba so kaxe kulaha 😅😅

    • @abdifitahhassan9786
      @abdifitahhassan9786 Před rokem

      Sharaf ha'iskaga nolaade soo kaxee😂😂

    • @nimcoahmed7658
      @nimcoahmed7658 Před rokem

      @@abdifitahhassan9786 dee waba sida ay tahay aan wada shaqaysano ma ceeba😅

  • @maankacadde2068
    @maankacadde2068 Před rokem +21

    7:51
    by online kulahaa 😂😂😂 arkaas funy wyeh
    keep going pro from Mogadishu somalia 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏

  • @boojadheere
    @boojadheere Před rokem +29

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @qadraabdullahi1544
    @qadraabdullahi1544 Před rokem +8

    Saan uqoslyey waa suuxy si usan noofashilin soo kaxey kulahaa asga dhan🤣🤣

  • @xamdicali6973
    @xamdicali6973 Před rokem +8

    Online managu dile😂😂😂🤣🤣

  • @Sheeko-Sheek0
    @Sheeko-Sheek0 Před rokem +8

    yarka koobad waa funy hore usi wado kulahaa io midka by online ma nagu dilee kulaha😂

  • @usameowen5147
    @usameowen5147 Před rokem +13

    Asiga la,aantiiza waxba ma nihine naso kaxee kulahaa😂😂😂

  • @hallo1702
    @hallo1702 Před rokem +7

    Whl reer jibuutigu wa funny magaraan ayay sheekadu maraysaa😅😅😅😅😅

  • @abdifatahmohamoud7126
    @abdifatahmohamoud7126 Před rokem +8

    Odaygu kulahaa waa isla shaqaynaynaa dhamays yaa raba🤣🤣

  • @Inaahmed12
    @Inaahmed12 Před rokem +43

    Waxan la yabanahy Dadkan Prank lagu samynayo Ma yaqanan miya ninkan Sababto ah TikTok Mel walpa la dhiga Odygan Ma fahmn ani😂😂

    • @muniiradhalgobed8945
      @muniiradhalgobed8945 Před rokem +1

      Waa taan layaabanahy🤣

    • @skhgamer6133
      @skhgamer6133 Před rokem +2

      Wllhi dadka qaar mayaqaanan tliye ck Haa iyo dirisle lkn ninkan no

    • @apdillahiroz124
      @apdillahiroz124 Před rokem +2

      Qofka garta wa la iska sii daaya ee video lgama duubo zhip

    • @umuzaakir4296
      @umuzaakir4296 Před rokem

      Waxa laga yabaa dadka qaar ineey aqoon sadaan uu soo bandhigin 😂😂

  • @safanoura3618
    @safanoura3618 Před rokem +8

    Wilka reer Djibouti ga u ka badiyay wlhi qofka so kaxee kulaha 🤣🤣🤣🤣

  • @salmaansanka8461
    @salmaansanka8461 Před rokem +11

    Waa barnaamijki iigu qosol badnaa sxbkey Abdullahi keep going tageera buuxa ayaan kuu ahy wll I'm from Kenya 🇰🇪😄

  • @giselleningning8598
    @giselleningning8598 Před rokem +12

    Qosol badanaa wiilka uhoreeya 😂😂😂😂

  • @Yasinilkacase
    @Yasinilkacase Před rokem +6

    Soo badi #abdilahi akanuu legend of legend 😄😄😄😄😄😄😄😅😅😅😅😅

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 Před rokem +3

    Waa legen ninkani si inoo fashilin soo kaxee si waa ubaahanaye wlhy waan ku qoslay🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @qalanjadagalmudug49
    @qalanjadagalmudug49 Před rokem +7

    Kkkkk asga dhanba nooso kaxeey se wiilka jabudiyanka cadi maha😂

  • @abdirahmanyasinwarsame3473

    😂😂😂😂😂 kan uhorerya fanyy ah soo kaxee kulahaa

  • @jimcaalealifarah7462
    @jimcaalealifarah7462 Před rokem +5

    Hhhhhhh wllhi daacad u qoslau jabuutiyanka soo ka xeey kulahaa

  • @kaarimbindahir4882
    @kaarimbindahir4882 Před rokem +6

    Kal iyo laab u qoslay.
    Qofkan kuu aqrinaya si uusan noofashilin,
    Soo kaxeee. 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fathiaqueeninahassan3011
    @fathiaqueeninahassan3011 Před rokem +32

    from Dji🇩🇯 wlhi Waaad kaaa baxsaatay zxpow qof aan reer Dji ahayn maaba keeni karo Fikraadaan waaw waw Blood💉

  • @najibrasta2025
    @najibrasta2025 Před rokem +5

    gabadh kasta oo qoral kayga aragtay ilove you 🥺

  • @realMOU-offficial
    @realMOU-offficial Před rokem +10

    Qofka in badan iga qosliyey 😎🤣

  • @abdisamedahmed230
    @abdisamedahmed230 Před rokem +13

    hhhhhhhhh wlhi prank hadad maqashay wakana
    ninkan wa legand subscribe ku sharfa wu uqalmaaa sxbyaal

  • @tutu2524
    @tutu2524 Před rokem +7

    😂😂😂😂 Haye aa kan goof waaye kulahaa alla beerka 🤣🤣🤣

  • @afjanoabdilahi6458
    @afjanoabdilahi6458 Před rokem +8

    Anaa uhoreeya hoyada alle janada hageeye like isar

  • @abokaraadan2506
    @abokaraadan2506 Před rokem +4

    hhhhhh nosoo kaxee qurbaha hayskaga noolaadee walee waa nin adag

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 Před rokem +4

    Soo kaxay weeyi kulahaaaa 😀😀😀😀😀😀

  • @ladankhadar6227
    @ladankhadar6227 Před rokem +6

    Ala manolii isaga dhaan ba noso kaxe Ala Jabutiyanka 😂😂😂

  • @qalanjadagalmudug49
    @qalanjadagalmudug49 Před rokem +7

    😂😂😂 Abdullahi qosol miran waye wlhi waa wiil lagan ah

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před rokem +39

    Ku Sali Rasulkeena SCW Kheyr Badan Allaha Ku Siyo ❤❤❤

  • @iam-gouled3201
    @iam-gouled3201 Před rokem +5

    From Djibouti 🇩🇯 mon pays natal

  • @MohamedIbrahim22193
    @MohamedIbrahim22193 Před rokem +7

    Sxpow ma qososhid miya😂😂😂😂

  • @xudeyfamaxamuud8441
    @xudeyfamaxamuud8441 Před rokem +5

    Wallahi daacad uqoslay soo kexeey kulahaa

  • @omaraweis8531
    @omaraweis8531 Před rokem +6

    Shaqaalaha maa la dilaa 😄😄

  • @aslamamohamed9405
    @aslamamohamed9405 Před rokem +6

    Cameramen muxuu kuqosla😂😂😂

  • @dekamohamed8403
    @dekamohamed8403 Před rokem +7

    wa nin dhulk iskaga bahan kulha😂😂funny

  • @frenkisma3302
    @frenkisma3302 Před rokem +6

    Next wxaa kadhigee qofaa meel ii tilmaam leedahy tusaale ahaan adigoo maqaayad kujirto ayaa dhahee maqaayad ii tilmaam zxp meesha aad taagan tahy aa utilmaaamee soo funny video 😂✌

  • @babajeychanel1982
    @babajeychanel1982 Před rokem +8

    🤣🤣🤣🤣keep going bro

  • @abdulla_suldan7602
    @abdulla_suldan7602 Před rokem +5

    Kusaliya RASUULKA SCW ♥️

  • @abdirahmanmuuse763
    @abdirahmanmuuse763 Před rokem +1

    kan uhoreeya😂😂😂beerka icasaaday kulhaa😂soo kaxee isaga dhan qurbaha hayskaga noolaade😂😂

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Před rokem +6

    Gaagaan caadi maaha walee 😂😂😂😂😂

  • @cabdiraxman7813
    @cabdiraxman7813 Před rokem +5

    Soo kaxee kulahaa 😁

    • @abdisalanalinor
      @abdisalanalinor Před rokem

      Waan fahansanyhay inuu prank yahay waaa jiilo cod hose kayirayo

  • @ikraancabdullahixasan8745

    Wa lahi waa iga qosliyay 😄 🤣 😂 soo ka xeey kulaha

  • @najmonajmo7131
    @najmonajmo7131 Před rokem +1

    Walhi sana uqusaleye waligeye uma qusalina wara qusula ladhimana gareye

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 Před rokem +7

    😂😂😂😂😂😂😂😂 Walahi Waan qoslay inanku benbadana

  • @ciisebarakalefaqi7174
    @ciisebarakalefaqi7174 Před rokem +3

    Noo soo badi wll muuqaal kan aad ayaan ugu helay
    ❤❤

  • @fahmoabdille2541
    @fahmoabdille2541 Před rokem +7

    Mash Allah Horo usoco Wll 😘😘😘😘😘😘👍🌹💞😍🥰

  • @inaxuseen6009
    @inaxuseen6009 Před rokem +6

    😂😂😂caawa barnaamijka waa funy

  • @qadaaryareyare7022
    @qadaaryareyare7022 Před rokem +3

    😂😂😂😂😂😂😂 ninka uguu horeyaa qosool

  • @ashaanka
    @ashaanka Před rokem +3

    By online maanagu dilee kulaha😂😂

  • @Baadhe4567
    @Baadhe4567 Před rokem +3

    isagan dhan nosoo kexee kkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Před rokem +6

    Masha allaha keep going walkey kkkkkkk so funny walhi kilyaha ifuray walkey

  • @MohamedHassan-mr4zs
    @MohamedHassan-mr4zs Před rokem +6

    Very funny wllhi keep going pro 🤣

  • @mohamedmohamuud8083
    @mohamedmohamuud8083 Před rokem +3

    Kuwa turkidaaa kusoo samy luuqadooda sxb 🤣🤣

  • @abdullahiali175
    @abdullahiali175 Před rokem +6

    Abdullahi Akanuu His Big Prank 🌹🤕

  • @HassanAhmed-gx2hp
    @HassanAhmed-gx2hp Před rokem +3

    Waa lasocdaa baabuur madow la sheegoya kkkkkkkkk 🤣 haye kan goof waye 🤣🤣 prank iga dheh 🤣

  • @Abwaanka433
    @Abwaanka433 Před rokem +2

    Soo kexee kulahaa ma xolaa 😂😂😂

  • @abdirahmanshcilmi2532

    Wllaahi xataa waligay sidaa uma qoslin akaanu sax wallaahi fani ayaa tahay

  • @abdirahman3686
    @abdirahman3686 Před rokem +2

    😂😂😂😂noooso kaxee kulahaa

  • @OmerGuhad
    @OmerGuhad Před rokem

    Walahi wiilka uu iga qosliyey kulaha isaga dhan inoo sokee kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 Před rokem +1

    Wllh kan kowaad waa legend waa iga qosol siiyay 😅😅😅

  • @user-gw9rz6uu2t
    @user-gw9rz6uu2t Před 10 měsíci +1

    Shaqalaha mala dela 😂

  • @qoslaye464
    @qoslaye464 Před rokem +3

    Waraa wll sheekadan wey iga gadan tahy mindhaa somalidu kuma fahanto maalin hore adoo mid zxpky ah baacsanayaan arkayee😁😁😁

  • @balqizoalishariif244
    @balqizoalishariif244 Před rokem

    The legend of.somalia

  • @sakariyeabdikaafishire3888

    Soo kexee kulahaaa dhulka u baahane🤣🤣🤣

  • @abdinur4242
    @abdinur4242 Před rokem +1

    Abdulahi akanuu the legend by the way

  • @muna2935
    @muna2935 Před rokem +2

    Walee wa fariiid ninka reer jabuti ahi 😂

  • @kivanctatlitug951
    @kivanctatlitug951 Před rokem +1

    First guy🤣🤣🤣

  • @caishafaarax7136
    @caishafaarax7136 Před rokem

    Hhhhhhh alllh wiilka hore dhibdanaa asga dhanba sow kaxey kulahaa qurbaha ayaa ubaahane sow kaxey kulahaa dhib badanaa

  • @mahamudlaki1145
    @mahamudlaki1145 Před rokem +3

    ninkaan waa teegaraa wlhi anoo ciyaar daawanayey aa ii soo dhcy waana soo cararey

  • @ibnomar3509
    @ibnomar3509 Před rokem +3

    Reer Djibouti 🤣🤣🤣

  • @Y-shorts4
    @Y-shorts4 Před rokem

    Baabuur madoowaa lasheegoyaaa😂😅😅

  • @aminaoziil3494
    @aminaoziil3494 Před rokem +4

    Kuwa u dambeyo kulaha Adiga lagu dameyna 😂😂😂😂😂😂

  • @apdullahiabdisamad77
    @apdullahiabdisamad77 Před rokem +1

    Ninka ugu horeeya legend legend dhaafay weeye

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Před rokem +1

    Akanuu waa ku wataa sxb

  • @abdifatah5288
    @abdifatah5288 Před rokem

    walaa socda kulaha baabuur madow laashegoya
    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fardowsobashiirxasan6893

    Hhhh asaga dhan sookaxee qurbaha ha iska ganoolade kulaha wlhi qosol udhintay hhhh

  • @deeqowasad6414
    @deeqowasad6414 Před rokem +3

    200 k kamin soon sxp🙌🙌🙌

  • @xiincade6511
    @xiincade6511 Před rokem +3

    Qosol.badanaa🤣🤣🤣🙏✌

  • @sayidcali2697
    @sayidcali2697 Před rokem +2

    Waxaad iisheegtan 2week ayuu soo dhigay manay arag dadkani uu kusamanayo 😮😮😮

  • @mulexasan3734
    @mulexasan3734 Před rokem

    Shaqaalaha maa ladilaa

  • @maryamocabdicali6824
    @maryamocabdicali6824 Před rokem +1

    Cabdulaahi wiilka Soo kahey iyaa🤣😁🤣🤣😁🤣🤣🤣😁😁😄😃😀

  • @hodanyusuf6961
    @hodanyusuf6961 Před rokem

    So kexe wilka😅😅😅

  • @queenaragsan7807
    @queenaragsan7807 Před rokem

    Alla beerka intaan barnaamijka so daawanaye videogii iigu qosolka badnaa ayuu ahaaay wlh🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aaminoaadam1240
    @aaminoaadam1240 Před rokem

    Udhamee May Maha saa Asaga Dhanba soo kaxee🤣

  • @kowsar8803
    @kowsar8803 Před rokem

    Walahy waan qosly

  • @sharmakeshiine4859
    @sharmakeshiine4859 Před rokem

    Hhhhhh wallhy waad iga qoslisaa Mar walba ninyahow jigjiga noogu imow

  • @kamaal1
    @kamaal1 Před rokem +1

    Abdalla Wlal Barnamijkan soo badi insh allah aad ayuu uqosolbadanyahay hhh Dhanka Gabdhahana U Badi Haben walbo halmuqalo nocana soo gali Caajiska Iska Dhaaf sxp

  • @horaymaumaqashay3017
    @horaymaumaqashay3017 Před rokem +2

    War wlh waakuwataa😂😂

  • @hamdasra8417
    @hamdasra8417 Před rokem

    Xarifka reer Djibouti 🤣🤣🤣 so kaxe kulaha qurbaha wa iskaga bahanye