Af Soomaali Qof Aanan Aqrin Karin Ayaa Isaga Dhigay Kadibna Fariin Sir Ah Ii Aqri Ayaa Kudhahay!! |

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Af Soomaali Qof Aanan Aqrin Karin Ayaa Isaga Dhigay Kadibna Fariin Sir Ah Ii Aqri Ayaa Kudhahay!! | Very Funny Public Prank | Kamera Şakası
    MAQAAXIYAHAN HOOS KUSOO QORAY KAALAY IGULA SHAAXEEYA OO IGALA SOO XIDHIIDH SXB
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com
    selamlar kankılarım nasılsınız iyisinizdir bende iyiyim teşekkür ederim bugünkü vidyoumuz başlıkta gördüğünüz gibi SOKAK RAP. umarım beğenirseniz like atabildiğiniz kadar atın teşekkür ederim
    Burdan iletişim bilgilerimi ulaşabilirsiniz👇🏾👇🏾
    💌maqaaxiyahan igala soo xidhiidhi karto.
    facebook :: / akanteam
    instagram :: www.instagram....
    snapchat:akanuu619
    tiktok::akanuu1
    email::akantechnology69@gmail.com

Komentáře • 757

  • @Naamir03
    @Naamir03 Před rokem +210

    Nio Midkaa dhib badan ma arkin, Lkn Funaanad casaha wuu kaa badiyey💔🤣🤣🤣👌

  • @al_ta_music
    @al_ta_music Před rokem +385

    aragto magaca nabigeena Muxamad ﷺ ❤ ﷺ
    Like 👍 saar ❤SCW

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před rokem +231

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️❤️❤️

  • @aktarsharmaarkeofficial3837

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo isaga iyo hooyadiiba qofka hal subiskareeb iisaara ee wallshy ama wllky ee somaaliyeed 🥰♥

  • @boojadheere
    @boojadheere Před rokem +116

    Keep going wll kusali nabi Mohammed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 🕋 ♥ ❤

  • @mohamedjama9551
    @mohamedjama9551 Před rokem +60

    nio baastoolada caaga ah soo qaado😂😂😂😂😂By the waY Geep going❣️one love 👍

    • @Miskiinow
      @Miskiinow Před rokem

      😅😅🤣by the way waa kumahadsantahy sidaad comentigan usoo qorte 😅🙌

  • @ikraaniitamahadikraanmahad8569

    Wiilka jakad gaduudka iso qabo wllhi I like that boy ❤😂😂😂😂

  • @nimcoahmed7658
    @nimcoahmed7658 Před rokem +14

    Alla ma nooli 😁 qofka ku akhrinaya lacagta wax ka si kulaha kaasi waa legend so jabay🤣

  • @haruunapdullahimedia3667
    @haruunapdullahimedia3667 Před rokem +46

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 inta aan muqaal dawanaayay kan cml wali ma arkin🤣🤣

  • @abdirahmancosto9354
    @abdirahmancosto9354 Před rokem +29

    Wlhi si daacad ah ayan uqosley funny video weeye😂😂😂

  • @AliBaba-qc6pm
    @AliBaba-qc6pm Před rokem +33

    Xrfka jaakad gaduudka funny wayh wlhi😂😭

  • @naciimonalka754
    @naciimonalka754 Před rokem +13

    Jaakad madoowga wlhi
    Daacad unaxyey dhulka hadow
    Geli karo wow geli lahaay maskiin😭

  • @lulali6059
    @lulali6059 Před rokem +10

    Walaahi waa uu iga qosolsiiyey, somali ayaa dhib ugu soo cararay kulahaa 🤣🤣🤣.

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 Před rokem +41

    😂😂😂😂😂 kulaha lacagta lagu siiyay wax ka sii ayaa lagu dhahay😂😂😂 ASTAGHFIRULLAH

  • @xanaanabdikadir3822
    @xanaanabdikadir3822 Před rokem +9

    wlhi saa u qoslaayay waa oyy somali nimo igu daay markaa dhahday waa damqaday 😢😢 axx somalinimadu mcn bdnaa

  • @cadey__boolo__556
    @cadey__boolo__556 Před rokem +91

    Xariifka Funaanada redka ❤️ah wato shaafto Socoto waaye 😂😂✌🏽

  • @nimcaanyare7495
    @nimcaanyare7495 Před rokem +42

    Ani saan uqoslaaaye ilina iga imaaday asxaateydo dhana ushare gareyay 😅😂plz part two😂😂

  • @gacalka
    @gacalka Před rokem +73

    Yarka jacket ka madow waa iga qosliyay wlhi. Dhaqdhaqaaqa Akanuu ayuu lasocday 😂😂😢

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 Před rokem +31

    Subxanallh Ilaahow shartiisa iga badbaadi kulahaa 🤣🤣🤣🤣

  • @xafsacabdiraxman7438
    @xafsacabdiraxman7438 Před rokem +31

    Ninka funanad cas waaka badiyey wllhye indha adegi oo qofa 🤣🤣

  • @sucaaddaahirmaxamed3995
    @sucaaddaahirmaxamed3995 Před rokem +21

    Wlh waa fuure😂😂
    Wxaa iiga daran midka kle fanaanad casaanka wato Indha adegiis 😂😂

  • @neimanajax8063
    @neimanajax8063 Před rokem +58

    Istaqfurulah wan isla shaqaynayna kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @aishaqurux0962
    @aishaqurux0962 Před rokem +8

    Intee marayay horta 😂😂😂 alla cawa ma nooli naqaska igu dhagay saan u qoslayay 😂😂

  • @zulluufahimagabu6050
    @zulluufahimagabu6050 Před rokem +9

    MashaAllah the guy with Red jacket...he is very intelligent waallahi and very brave 👏 👍 😀....so funny 😄 😆 🤣 🤣😂😂

  • @gymfitness4809
    @gymfitness4809 Před rokem +11

    sxbo wilkan jakata madow wata ishisa kuqabane waa wil dacad ah dadka qar marka kadarento ino qalbi jilcanyahay kawareji ❤ keep going

  • @MotivationRight1
    @MotivationRight1 Před rokem +29

    Adiga funny ayaa tahay wllahi akaanu🤣🤣

  • @xoogyareofficial4248
    @xoogyareofficial4248 Před rokem +46

    Another Level Abdullahi Akkanu The Legend 🙏

  • @nasiibtravel7444
    @nasiibtravel7444 Před rokem +8

    sxp barnamijkan waxaa ka dhigtaa inaa marka hore qofka mac macaan yar siisid adoo ila dhadhami dhahaaya kadibna fariinta u dhiib ee ii aqri dhe fariintana waxaa ku dartaa ""qofka qoraalka kuu aqrinayaa macmacaanka sunta ah sii si uu inoo fashilin cml kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @muhanadjacelow3102
    @muhanadjacelow3102 Před rokem +33

    Qofka kaliya markan xanaq sanahy aan dawado kadibna aan qoslo keep going pro 😂😂😂

  • @maanka1111
    @maanka1111 Před rokem +66

    wll albaab walboo kaaxiran alle hakuu furo murugada farxad hakugu badalo culeys kasta ooidin heysta allah idinka qaado( wll) 100 subscribe iisaara xabibayal)aamin ya alaah 🙏😘

  • @marryme4690
    @marryme4690 Před rokem +58

    7:34 Qofka Ku Aqrinayo lacagta Wax kasii😂😂😂indho Adkaa Dhar gadudka😂
    Wilka Danbe maskin Waye wallhi😂😂
    Abdullhi Maxaa Imtixan tahay

  • @mahamedahmed6303
    @mahamedahmed6303 Před rokem +2

    akannu Bro you are the only youtuber somaali i subscribed Go forwad Bro you deserve more

  • @cxamiidmaxamed9103
    @cxamiidmaxamed9103 Před rokem +4

    Kaxda deganahy kulaha hhh this guy is funny

  • @bilancabduqadir7329
    @bilancabduqadir7329 Před rokem +15

    Barnaamijkan so badi wanka heley🤣

  • @thenatureandluxurylife
    @thenatureandluxurylife Před rokem +8

    Yarka jacket ka madow marku Somalinimo igu daa dhahay waa ilmeye wlhi 🥲🥰🤍💙

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro Před rokem +11

    Hhhhh hayey sxb sakhas hanagalin
    Cabdalla next baskolad kuso dar
    Baramishku waa mid cabsi cabsi ahe😂

  • @xamdisalah4809
    @xamdisalah4809 Před rokem +6

    Wllhi san uqoslyeye daley wilka ugu horeyo wow is badbadiyey wllhi🤣🤣🤣🤣

  • @ayaanfaysalxasan8957
    @ayaanfaysalxasan8957 Před rokem +10

    Kan wlhi mucjiso waaye funny waaye wlhi 🙈 kan jaakada gaduudan🤣 wlhi waa rer muqdisho waaye🙈🙈

  • @hamdaibraahimmacalim7682

    Wiilka jakada cas waa ka badiyay wlhi 🤣🤣🤣

  • @mariyoabdullahi6532
    @mariyoabdullahi6532 Před rokem +11

    😂😂😂😂wlhi qosol igu ma harin😂😂😂😂

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 Před rokem +12

    Kkkkkk walahi ilin iga imaday sa uqoslayey ❤❤jaked madow fulay waye kkkkk maskiinah funny noo soo badi please

    • @draxmedfaarax3694
      @draxmedfaarax3694 Před rokem +1

      Fulay ma ahan lkn xlada fulay ka dhigi karta mar walba🤣

  • @kiincadeey5667
    @kiincadeey5667 Před rokem +3

    Ala wa fuuray wlh midka fananada ❤👈🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @zulthanzame9829
    @zulthanzame9829 Před rokem +5

    Aboowe ani walalkapa ahe iga wareeji kulaha😂😂ilahayw mid BurcawiYi ku hela😂😂

  • @Nani-py4hu
    @Nani-py4hu Před rokem +3

    The best person ever the most knowledge able and most shine all created prophet Muhammad
    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @halimasacdiya63
    @halimasacdiya63 Před rokem +10

    Kulah sira iga haysa wan ku dhamayn 😂😂

  • @cabdikariim1077
    @cabdikariim1077 Před rokem +12

    Akannu soo samey pranki gacmaha feerka ku waabineysey sida qof waba cudurka shimbirow cml kaasa shidan qeybo kle 🤣 kasmey 100%funy waye

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 Před rokem +12

    😂😂😂😂😂😂😂 from watching Winnipeg Manitoba Canada 🇨🇦

  • @tushleeyy
    @tushleeyy Před rokem +28

    Comment aqris haku jirinee video ga dhameeso madax baaf 🤪😂

  • @ShukriFaarax-o9i
    @ShukriFaarax-o9i Před 7 měsíci +1

    😂😂😂Alla funaanada cas waa kaa badiyey waa fariid

  • @wewonwm7349
    @wewonwm7349 Před rokem +57

    wow this video is amazing another level keep going my brother

    • @SuheybElmanowlimbo
      @SuheybElmanowlimbo Před rokem

      Hilarious 😂😂😂😂😂 Abdullahi akanuu wakuwata bro😂

  • @jamileosman4132
    @jamileosman4132 Před rokem +3

    Asc kkkk funanad gaduud walahi waa funny lacagta wax ka sii aaa kkkk qosol iguma harin

  • @nadaaramohanadaara1434
    @nadaaramohanadaara1434 Před rokem +7

    Abdullahi aknuu waa hal nin kaliya prank aan ugu qeyliyay wllhi part two kaa augnaa nin ka labaad wllhi si caadi aad ooga gashatay wllhi intee marooyaa aan ku qoslay wllhi

  • @nuuroabdirahman4768
    @nuuroabdirahman4768 Před rokem +7

    Yuu kaa fakan udhamay😂😂😂😂😂 waan ku wadaa abdulahi😂😂😂

  • @samiiraibrahim3103
    @samiiraibrahim3103 Před rokem +4

    Ala fanaanad gaduudka waa funny😂indha adeeg anaa dhameeye kulahaa😂😂

  • @Ilwaathahmett1122
    @Ilwaathahmett1122 Před rokem +17

    Akanuuu sidan sax maku tihid😂anigii ogaa iney prank tahay ayaa cabsadey😂

  • @maxamedofficial1519
    @maxamedofficial1519 Před rokem +6

    Zxp qeybta laabad update ka dhig baabur madow ku soo dar adi xoog ku galinaaya 😆😆

  • @marwomandeq804
    @marwomandeq804 Před rokem +17

    Waan soo orday walaahi jecliyaa Abdullaahi 🤣🤣🤣🤣🤣🫶🏻🫶🏻🫶🏻🫶🏻

    • @xasanaxmed8688
      @xasanaxmed8688 Před rokem

      Anigu dawde ayane ah hadana cabsi cabsi baan dareemay....😃😃😃

  • @hilowle3496
    @hilowle3496 Před rokem +5

    JAAKAD GADUUDKA QOSOL IGA DHAMEEYAY 😂😂😂

  • @fardowsacali679
    @fardowsacali679 Před rokem +10

    Legend waa kuwataa🙏🙏🇸🇴💯💯

  • @cadnaancali516
    @cadnaancali516 Před rokem +11

    Inader prank beenta waaan ka helaye 😅😅

  • @xuseencabdixakiin7304
    @xuseencabdixakiin7304 Před rokem +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣saan uqoslayay ayaa wadnihii icadaaday

  • @JESTOLA
    @JESTOLA Před rokem +10

    pistol Caaga Maxa uso qadan weydy Halugu Kabiye 😂😂😂😂

  • @yasminali74
    @yasminali74 Před rokem +6

    Wlhi waa WiiLal Qosol Miiran ah🤣🤣🤣🤣🤣

  • @mankanur7758
    @mankanur7758 Před rokem +1

    😂😂😂 Wiilka fanaanada gaduudan waa wadaa

  • @user-in9lg7gb2b
    @user-in9lg7gb2b Před rokem +1

    Abdilaahi akanu dugsi dhexe iya an wax kuso wada baranay borama school ubaya binu kacab waqti dheer ismaanu arag lkn hargaysa iya u igu qabtay maalin dhawayd o an dib isku xaal waraysanay guulayso wllkay.

  • @mohamedsidou7755
    @mohamedsidou7755 Před rokem +2

    Kkkk brank cabsi ah ayaad keentay waxxaa tahay qofka soomaaliga ah ugu brank fiican thanks

  • @nuhaahmed2615
    @nuhaahmed2615 Před rokem +4

    somliyan qayliyo buuuq uga imdey kulaha😂😂

  • @drdahraanmaxamed1000
    @drdahraanmaxamed1000 Před rokem +3

    lacagta wax kasii waye kulahaa🤣🤣🤣🤣😂

  • @Mohahassan11
    @Mohahassan11 Před rokem +5

    Hhh fany lkn pro update part two qof kale oo caadan soowada kadib gadaal uku soo dar sheekada

  • @abdirisaaqsaalax9648
    @abdirisaaqsaalax9648 Před rokem +8

    Akaanuu Big Funny legend 😂😂

  • @aweysxidig6696
    @aweysxidig6696 Před rokem +5

    Legend of Legend keep going 💪 🙌 🙏

  • @draxmedfaarax3694
    @draxmedfaarax3694 Před rokem +1

    Reer mogadishu ma naxan waana shaafto.miiran funaanda guududka rer mogadishu waye ad ban u slama

  • @jimcaalejekey444
    @jimcaalejekey444 Před rokem +11

    🤣🤣🤣🤣🤣Ar maquslin been dih 🙄🙄 prank an caadi ehen

  • @deeqaabdilahi1985
    @deeqaabdilahi1985 Před rokem +4

    Kkkkkkkkkk wllhi aad ayaan uqosley
    Waxa dhibadan maan arag

  • @user-hk4ob9gb6d
    @user-hk4ob9gb6d Před měsícem +1

    Wuu iga badyay wallahi 😂

  • @parcedarmaa1961
    @parcedarmaa1961 Před rokem +34

    99 Sawir markan iska qaaday Baan ogadey quruxda iney qalbiga tahay😭💔🎤

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 Před rokem +3

    Wlh midka jakada gaduudan waa mucjiso waa iga qosliyay😂😂

  • @giselleningning8598
    @giselleningning8598 Před rokem +5

    Funny wiilka uhoreeya 😂😂😂😂

  • @fartunqurux3663
    @fartunqurux3663 Před rokem +1

    Jaakad kaduudka kulaha waaaq waaq 😅😅😅

  • @samsamsada7457
    @samsamsada7457 Před rokem +3

    Msha allah cabdulahi akaanu ilahay darti kujeclahay

  • @mohamed-Jeezow
    @mohamed-Jeezow Před rokem +4

    wlhi gabar xanuunsanaa uwadaa🤣🤣🤣🤣🤣

  • @inasheikhdahir6647
    @inasheikhdahir6647 Před rokem +4

    😂🤣🤣 wlhi nafta wa la jacel yahay

  • @MohamedHassan-mr4zs
    @MohamedHassan-mr4zs Před rokem +8

    Very funny Akanuu 🤣🤣

  • @yacquubwarsame4766
    @yacquubwarsame4766 Před rokem

    War zxp noo soo badi wllhi funny weeye🤣🤣🤣

  • @MohamedAden-c8n
    @MohamedAden-c8n Před 5 měsíci

    Akanuu walaahi waaa funny adigoo nin wayn ah baa daaawada kkkkkkkkkk ninka funaanada madaw wan ka naxay walaahi gabadh xanuusanayzaan wadaa iyo somalinimo igu daa axaxax😢😢😢

  • @suhaybcabdi423
    @suhaybcabdi423 Před rokem +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣 war kani waa dhafey fidyow maaha

  • @saabirinmohammed4556
    @saabirinmohammed4556 Před rokem +4

    Funanad gaduudka qosolka.uga dhameeye😂
    kan kale dhaqdhaaqa ayuuba lasocdaa🙄😂😂😂

  • @khaalidcadceed799
    @khaalidcadceed799 Před rokem +4

    Shb qaybta labad biskoladah cururta soxiroh😂👍

  • @MAXAMUUDCABDINAASIR-fm6jt

    Akanuu wall hi.qosol iskuma celinkaro adi hadaan ahaan lahaa waqosli lahaaaa

  • @cabdimahad9829
    @cabdimahad9829 Před rokem +2

    Sxb cabdulaahi parti 2 soo samee sxb sare

  • @ciisaamuusaa1864
    @ciisaamuusaa1864 Před rokem +1

    3 funny waaaye wllhi

  • @Janno66
    @Janno66 Před rokem +6

    APDULLAHI walhi funny tahay 😩😂🥹😂

  • @jintegraphics874
    @jintegraphics874 Před rokem +1

    Abdullah walhi sxbow muqkaan aad soosameysay waa fany feertaa ixanuu tay saan uquslayay keep going 💔

  • @hanamohamuud8509
    @hanamohamuud8509 Před rokem +1

    Funny weye wllhi kan kodhka madow wllhi waa iiga qoslay wllhi😅😅😅

  • @cadnanalcadala2934
    @cadnanalcadala2934 Před rokem +2

    Hhhhh 8:23 kaxda daganahy kuma lahoo luqas marka lag lexdo midka kale 😂😂😂

  • @sacidfarhanisack3569
    @sacidfarhanisack3569 Před rokem +1

    Sxb wlh wa iga qosolsiisa Abid intaan dawanaye prank qofka Kaliya an ku qoslo aya thay thanks in badan sxb

  • @daawijr4088
    @daawijr4088 Před rokem +1

    Gaangis hadda tahay abuul gaangis ana ah😅😅😅😅

  • @ayaanfaysalxasan8957
    @ayaanfaysalxasan8957 Před rokem +2

    Kan catoosha max ku galey waa shoofto sacota🤣🤣🙈

  • @ikraamhuseinmohamed9804
    @ikraamhuseinmohamed9804 Před rokem +3

    HADDA KU SOO BIIRAY CHANNELKA WIILKAAN 🥰🥰KEEP GOING

  • @NaciimomahamettMahamuud-le1un

    War kaxda 😂daganheyyyyy