NACAYBKA GAALADA EE MUSLIMIINTA .......Sh Mustafe Ismaaciil Haaruun

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 02. 2020
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- Ducaysane999...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Komentáře • 107

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 Před 3 lety +19

    Wlhi waa waxa dhabta ah ee jira dhamaan wuxu sheegay sheekh mustafe rabbi iffka iyo aakhiraba liibaan hasiiyee

  • @abdulkadirmohamed4949
    @abdulkadirmohamed4949 Před 3 lety +5

    Wlhi waxa uu sheegayo dhan waaa dhab anaaa dhindhehega ku Arkay jazakalahu kheran sheikhunaaa

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 2 lety +1

    Mnsha allah wllahi waa sida dhabta ah ee yurub looga noolyahay jzakallah khayr sheekh ilaahay haku xifdiyo

  • @mohamudabdulkadir5736
    @mohamudabdulkadir5736 Před 3 lety +6

    Allah ha ku xafido shekh mustafa

  • @asmaxusseenyuusuf4770
    @asmaxusseenyuusuf4770 Před 3 lety +8

    حفظه الله تعالى

  • @akhadirhussein7462
    @akhadirhussein7462 Před 3 lety +4

    Allah ku xafido

  • @user-pc2ib1xf2n
    @user-pc2ib1xf2n Před 8 měsíci +1

    Wallhi waa runtaa shiikha Mustafe Alle haku xifitiyo

  • @maxamedadan719
    @maxamedadan719 Před 3 lety +2

    Waa run sheekh mustafe aalle ha ku dhawro

  • @mohamoudapdi351
    @mohamoudapdi351 Před 3 lety +3

    Reallay walhii waa runtasi shekh mustafe

  • @ahlamhassan5737
    @ahlamhassan5737 Před 3 lety +3

    Mash alaah sheekh jazaakalahu qeyr💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @anasxaaji3782
    @anasxaaji3782 Před 2 lety +1

    Masha allah sheeq alla haku barakeeyo

  • @Nasiim_media2024
    @Nasiim_media2024 Před 3 lety +4

    بارك الله فيك ياشيخ

  • @islaamiconline9585
    @islaamiconline9585 Před 4 lety +8

    اللهم انصرنا

  • @mustafaomar9193
    @mustafaomar9193 Před 3 lety +3

    ALHAMDUL LILLAHI.
    1- COVER19 XIJAABAY NIN IYO NAAGBA
    2-SALAANTANA MABNUUCAY.

  • @HanadDayax-qo5kl
    @HanadDayax-qo5kl Před měsícem

    Fogaal araga inlaga faidaysto oo la fafiyo wa daruri aqonyahan shekh Mustaphe wa aqil iyo masuul danaynaya badbadada umada iyo Somali melkastoy jogto jumca mubarek ikhwati fil iman

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 Před 2 lety +1

    Mansha allah shiikh mustafe

  • @jamaabdifarah7845
    @jamaabdifarah7845 Před 4 lety +5

    jazakaallah

    • @anisaali3191
      @anisaali3191 Před 3 lety +1

      Ooze ioifo8ioz☹️😔☹️😍😁

  • @Quickchoise
    @Quickchoise Před 2 lety +1

    Sheikh Mustafa Haji Ismail Harun Aw Yusuf✨❤️❣️

  • @shirefod543
    @shirefod543 Před 3 lety +2

    Masha allah

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 Před 3 lety +2

    Ma sha ALLAH

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 Před 3 lety +1

    Masha Allah sheekh Allaha kudaayo.

  • @nabilihoslibanihos1856
    @nabilihoslibanihos1856 Před 3 lety +2

    Mash-allah

  • @clrahmancaydid5227
    @clrahmancaydid5227 Před 4 lety +2

    maan shaa Allaah

  • @nuuradiinsabri3783
    @nuuradiinsabri3783 Před 3 lety +1

    Mzha allah zheekh mustafe

  • @husseindirsheqeyre9626

    Mansha allah shikh mustafa jazakallah

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 Před 3 lety +1

    Jazakalah sheekh

  • @hassanhussein3923
    @hassanhussein3923 Před 4 lety +2

    Masha Allah sh.mustapha alleh haku xifdiyo🤲🤲🤲

  • @abdifetahziyad3877
    @abdifetahziyad3877 Před 3 lety +1

    Alaha Ku Xafido

  • @maxamuudibraahim2226
    @maxamuudibraahim2226 Před 3 lety +1

    Masha alaah

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 Před 4 lety +3

    Masha allah allow ku xafid sheekh

  • @drzujaacifantastic2040

    Masha Allah Shiikh mustafe

  • @mohamedbidhaanshe8336
    @mohamedbidhaanshe8336 Před 4 lety +1

    M.aLaHa zhiiKh muzTaFe Hsjji HaruuN

  • @axmedjibaax782
    @axmedjibaax782 Před 3 lety +1

    Illaahay ha kaa abaalmariyo

  • @ILoveYoU-gs7xv
    @ILoveYoU-gs7xv Před 4 lety +3

    Sheik alle Ha ka Abal mariyo

  • @suhrasiman2298
    @suhrasiman2298 Před 4 lety +1

    Manzhalah Zhiikh mustafe Xaji ismaciil Haruuun Allah haku xafido zhiilh

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Před 2 lety

    Allaa noosheegay waxaan kalanahay

  • @abdishakur9
    @abdishakur9 Před 3 lety +1

    Wa ruunta qaarson oo ka jiido quurbaha

  • @abdimalickadan9476
    @abdimalickadan9476 Před 2 lety

    Gaalada Ilaahay habaa ba'iyo wexey yihiin cadawga muslimiinta iyo cadawga alle waa in aad nacdaa gaalada siwalba ha ahaadaan

    • @abdimalickadan9476
      @abdimalickadan9476 Před 2 lety

      Allah destroyed infidels are the enemy of muslims and Allah you must hate infidels how ever they are

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 Před 4 lety +8

    Codsi sheekh waxaan rabnaa taariiqdii saxaabigii Zubeyr ibnu cawaam oo kooban jawaab wcn ustad

    • @hodanabdi8076
      @hodanabdi8076 Před 4 lety

      Cabdi Muuse maxaad kaa Rabta taarikhdooda

    • @nasriinjama9754
      @nasriinjama9754 Před 4 lety +2

      Hodan Abdi inuu barto noloshii saxaabada ayuu rabaa maxaa ka rabtaa su aal miya 🤔

    • @hamseabdi2184
      @hamseabdi2184 Před 4 lety +1

      @@hodanabdi8076
      Maxaad ka rabtaa aa!!! What u mean??

    • @abdirahmaanadaxo7801
      @abdirahmaanadaxo7801 Před 3 lety +1

      @@hodanabdi8076 mxa ka qaldan adiga miyad udiidan tahy mise adaa barayo

  • @hamseabdi2184
    @hamseabdi2184 Před 4 lety +2

    Wallahi si wanaagsan buu u sharaxay.

  • @amiirmaxamed2149
    @amiirmaxamed2149 Před 9 měsíci

    Sheekh wax kastiba waa suura gal
    Dr ,engineer
    Iyo qaar kaleba
    Hana niyaad jabin

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 Před rokem

    Hhhhhhhhh wallaahi sheekha wuu iga qosliyay,
    Islaamku ma bob baa hhhhhhhhh Subxaanallaah,
    Illaahoow islaamka u naxariiso meel kasta oy dunida ka joogaan Aamiin 🤲

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 Před 2 lety +1

    Nebi maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hinadamohamed9593
    @hinadamohamed9593 Před 2 lety

    Thanks

  • @foosabukar2288
    @foosabukar2288 Před 3 lety

    Maasha inudeno

  • @hamdiabdirahman8901
    @hamdiabdirahman8901 Před 3 lety +1

    Wlhi wàa runtaa

  • @amalabdi4412
    @amalabdi4412 Před 4 lety +2

    😭😭😭😭😭😭😭🤲🏿

    • @amalabdi4412
      @amalabdi4412 Před 4 lety

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭❤️❤️❤️❤️🤲🏿☝🏾☝🏾☝🏾☝🏾☝🏾☝🏾🥰🥰

  • @khalidabdullah6862
    @khalidabdullah6862 Před 3 lety +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @zeki3266
    @zeki3266 Před 3 lety

    Liibaan

  • @libaanabdi9566
    @libaanabdi9566 Před 4 lety +1

    Sax wlhi

  • @aslijamac279
    @aslijamac279 Před 2 lety

    Alow shkh mustfoo kle maxweyne ka dhig

  • @zayidka1041
    @zayidka1041 Před 4 lety +9

    Nacaybka muslimka loo hayaa waa mid soo bilawday 12 sanno ka hor hijriyadii illaa maanta

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 Před 3 lety

      Maskiin ilaa anbiyadii uu Soo jiry 😏

  • @mzxaxmed3091
    @mzxaxmed3091 Před 3 lety

    K

  • @hanadcali7276
    @hanadcali7276 Před 4 lety

    Mansha allah

  • @husseinaydidjama7316
    @husseinaydidjama7316 Před 4 lety +4

    best sheikh i like u

  • @moonsun8500
    @moonsun8500 Před 4 lety +2

    sheekhow thanks ilaahay ha ku nuuro , laakin horta ma is dhahday cadowga ugu weyn ee islaamku waa argagaxisada iyo kuwan musliminta isku qarxinaya ee dadka rafaadka iyo qaxa keenaya

    • @mustafadiriye6870
      @mustafadiriye6870 Před 4 lety

      moon sun kuwa laftooda waxaasi sameynaya Reer galbeed ayaaa fund gareeya

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 Před 4 lety

      @@mustafadiriye6870 oo ina godane iyo xassan daahir aweys miyaa reer galbeedku sameysteen , walaal dadkaasi xagjirnamada oo diinteena laa dhigo ayeey ka so baxeen , ee runta ha la isku sheego

    • @mustafadiriye6870
      @mustafadiriye6870 Před 4 lety

      moon sun Haa iyaga laftooda hassan Sheekh Iyagaa ilaashada godane markii film kiisu dhamaadey way dileen. Nimankii Afghanistan ayaa tabobarey Oo taageeray markii danbe na. Dayeiyey walaal tariikhda dib u baar

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 Před 4 lety

      @@mustafadiriye6870 hhhh saaxibow hadda ma ina godane iyo daahir aweys ayaa mareykan ayaa watay ayaaba leedahay waaba yaab , shabaabna marka miyaaga watay waaba yaabe hhhhhhhhhhhhh lolololol afghanistani saaxibow waxey taageraan kuwi la dagaalamayay sovietka ee meey taliban iyo alqaacida maba jirin wakhtigaas , saaxibow dhibta musliminta heysta waa cilmi la,aan , aqoon la,aan , wax qabad la,aan ee maaha in aad eeda siisid wadamo kale , alshabaab markey waxey dilayaan allahu akbar bey dhahaan , ee ma dhahaan usa akbar

    • @mustafadiriye6870
      @mustafadiriye6870 Před 4 lety +2

      moon sun haaa nimankaa aad sheegtey mar hore ayaa la baa biin lahaa Lakiin waxa loo deysanooya si fara galin u ahaado Oo jug jug meeshaad joog arinku weeyi amisom iyo waxaasi Oo ciidan ah Ee jooga koonfur ayaa afar inan Soo qab qaban kari la. Boowe kor u soco

  • @mohamedwaberisougueh3621

    U8

  • @mareegmedia3995
    @mareegmedia3995 Před 4 lety

    Sh mustafe

  • @cabdibaasheshay8001
    @cabdibaasheshay8001 Před 4 lety +1

    Masha Allah jasakalahu khayr illahay haku xafido sheekh mustafe macalin harun

  • @hamseabdi2184
    @hamseabdi2184 Před 4 lety +3

    Xadiiska ma dhamaystirnee intii kale aaway.

  • @Rafiiq2418
    @Rafiiq2418 Před 4 lety +1

    Ilhy haka abaal mariyo

  • @ismaelsahal2181
    @ismaelsahal2181 Před 2 lety +1

    Runta weyan sheekhow
    Balse dhaniyarta maxad ushegaysa Europa joga anaba Kamid ah dadka yurub ku washay ee talo ayan karaba

  • @saraabdi2538
    @saraabdi2538 Před 4 lety +1

    Illahey haku xifdiyo sheikh

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 Před 4 lety

      walaal laakin dhibaatada somalida ugu weyn waa alshabaab iyo qabiil , reer galbeed dhibaato gooniya naguma hayaan ,

    • @guledts9181
      @guledts9181 Před 4 lety

      moon sun caqli yar ayaad leedahay. Xalane 😉

    • @moonsun8500
      @moonsun8500 Před 4 lety

      @@guledts9181 hhhhhhhhhh adeer caqli weyne lolololo, bal i sheeg khatar ka weyn shabaab oo ay somalia leedahay ,, mise waxaaba ka mid aheyd iyaga , ta labaad caqli weyne bal ii sheeg dhibatada reer galbeedku ay somalia ku hayaan ee ka weyn ta alshabaab

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 Před 3 lety

      @@moonsun8500 yaa sameyey alshabaaab reer galneed wyeg

  • @xuzeenosmanweheliye4313
    @xuzeenosmanweheliye4313 Před 3 lety +1

    hhhhhhh

    • @drhawa02
      @drhawa02 Před 3 lety +1

      Asc yaa sheekanaa qad sadaqtA

  • @mareegmedia3995
    @mareegmedia3995 Před 4 lety +1

    Mansha Allah

  • @jaalesiyaadukliverpool4287

    Sorry

  • @user-bl6kh4lv1q
    @user-bl6kh4lv1q Před 4 lety +1

    Cadowgeena waa galada gaalne weligeed ma jeclaan muslim

  • @AhmedHassan-di6vb
    @AhmedHassan-di6vb Před rokem

    Yaabku waa diintii oo dhibka kusii faafeysa,

  • @claahi8108
    @claahi8108 Před 2 lety

    sʜɪᴀᴋʜᴏᴡ ᴊᴀsᴀᴀᴋᴀʟʟᴀʜ

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy Před 2 lety

    Gaal sow lagama maarmi karo

  • @wazzadehuntur9510
    @wazzadehuntur9510 Před 4 lety +1

    Hhhhhhh sheikh Mustafe Dadka Qurbo joogta ah sii xun ayu ugalaay🤣🤣🤣🤣

    • @fajsalgamer928
      @fajsalgamer928 Před 3 lety

      Uma galin ee xaqiiqo jirta ayuu sheegey aniga ayaa ku nool Waxan dhana waa run Sxb

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 Před 4 lety +1

    Cuduran daawo lahayn hadu kugu dhaco maxa kudaawa gaal iyo muslim cid ku og hadalkaad shekh halkan laso fadhisatay mijiro waxa bulshada waxa utara lakaalay😊

    • @edna__mohamed3919
      @edna__mohamed3919 Před 4 lety +2

      Kaxishoood sheeekha oo imaanka isku jalis

    • @abdifatahyusuf2800
      @abdifatahyusuf2800 Před 4 lety +3

      Oo adiga hadalkan dhib miyu kugu haya culumada ha ugafine wax faideyso

    • @saalaxnuux7309
      @saalaxnuux7309 Před 4 lety +3

      ALLA YAHDIIG

    • @mustafadiriye6870
      @mustafadiriye6870 Před 4 lety +1

      Waa runtii Ma runta ayaaad dhib saneysa

    • @muhyadiinsayid9646
      @muhyadiinsayid9646 Před 3 lety +1

      Waxaad tahay soo cadee Gaalada miyaad la shaqaysaa layla maxamed magacaaga ayaa Qiimo badan Fadlan wax baro ama iska Aamus

  • @tomfu1713
    @tomfu1713 Před 4 lety +2

    Masha allh mustfa