Isbedelada Xoogan Ee Caalamka kasocda┇Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2018
  • NURUL ISLAM ┇نورالاسلام
    FADLAN SUBSCRIBE GAREEY SI MUUQALADA CUSUB KUSO GAARAN
    czcams.com/users/nurulisl...
    LIKE - SHARE - SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS
    Jazakumullahu khayran
    #nurulislam #subscribe #nurulislam.

Komentáře • 214

  • @marwobuni9872
    @marwobuni9872 Před 6 lety +28

    Masha Allah, ilaahay kiwii wax ku qaata hanagu daro, ee isku badala, sheekhana ilaahay ajar iyo xasanaad haka siiyo, Barakallahu feek

  • @fardusjama7819
    @fardusjama7819 Před 5 lety +5

    Maansha allaah illaahay swt ha barakeeyo sh. Mustafa x.ismaaciil haaruun ìnagana kuwii weeleeya ee wax ku qaata illaahy ha inaga dhigo aamiin aamiin aamiin

  • @museibrahimyusuf6054
    @museibrahimyusuf6054 Před 5 lety +11

    Masha Alah Ilaahay ha barakeeyo sheekha

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 Před 5 lety +15

    Maansha allaah
    Sheekh alle miisaanka xasanaadka hakuugu daro anana hanagu anfaco oo hanaga yeelo qaar isbadal sabeeya oo dadka badala oo wadada saxdaa ubadala
    Allena hanagu guuleeyo wadada saxdaa ee guusha iyo horumarka umada islaamkaa iyo soomaalidaba lagu gaadhaayo

  • @halima2476
    @halima2476 Před 5 lety +3

    Masha allaah shiikh Mustafa xaaji cismaciil allaah hakuxafido aduun iyo aaqiraba allaahuma aamiin yaa rabi

  • @abdikadirabdullahi3831

    Waa mid kamid ah muxadarooyinkii ugu qiimha badnaa ee noloshayda aan dhageysto waa istaraatijiyaad aad qaali u ah marka umad labadalaayo iyo dariiqa laraacayaba ❤❤❤حفظ الله الشيخ مصطفي

  • @amla7757
    @amla7757 Před 5 lety +4

    MashaAllah sheikhan meel der uu wax kafiriyaa wana muarikh tarikhda wax badan aqriye Ilahow cimrigisa nobarakee❤❤😍

  • @axmedcynte8723
    @axmedcynte8723 Před 5 lety +3

    Masha Allah jazakalahu khayra sh.mustafa

  • @layloabshir1260
    @layloabshir1260 Před 5 lety +3

    Masha allah shiikh mustafe ilaahay cilmiga iyo aqoonta ha ku siyaadiyo

  • @ablagalab3512
    @ablagalab3512 Před 5 lety +6

    Mansha Allah sheekh ilaahay ha ku xifdiyo

  • @mohamedabdikarim6683
    @mohamedabdikarim6683 Před 6 lety +13

    Alleh haku barakeeyo sheekh mustafe xaaji ismacil harun yaa rabbi cilmiga aad siisay allow anigana isii midkabadan

  • @abdirahmanbinushire1750
    @abdirahmanbinushire1750 Před 4 lety +1

    ما شاء الله الشيخ مستفي حاجي إسماعيل الله يحفطك

  • @jodalmar6483
    @jodalmar6483 Před 5 lety +6

    Masha allah sheikh mustafe alle sw ha ku xafido adiga iyo culimada kale ee khayrka faafisa. Anagana alle sw ha na waafajiyo wadada toosan.

  • @engrashka3939
    @engrashka3939 Před 5 lety +6

    allaha xifdiyo sheekheena mustafa alle dartiis ayan ujeclahay
    wlhi dhalinyaroy aan ka faa.ideysano muxadaroyinkiisa

  • @muslimgirlandmore4038
    @muslimgirlandmore4038 Před 5 lety +5

    Sh Mustafa Alle ha ku xafido

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh Před 5 lety +1

    Jazzaaka ALLAHU qayran sheeqeena Musdhfa Xaaji Ismaaciil Haaruun.

  • @adunyafinicmaakhirafiljana6028

    Allahayow nodaaa adaa caadilee culumadayada soomaliyeed

  • @raagefarah3001
    @raagefarah3001 Před 5 lety +21

    ASC Yaa muslimiin maansha alaah Sheekh jasaaka laah ilaahay cilmigaaga iyo caqliqaaga hakuu barakeeyo anaganah hanaggu anfaco insha alaah

  • @jamilamohamud6480
    @jamilamohamud6480 Před 5 lety +4

    ‏ما شاء الله تبارك الله الله يبارك مصطفى الحاج

  • @museigeyoutub6752
    @museigeyoutub6752 Před 5 lety +1

    Manshll ilaahy cimriga hakuu dheereyo sheikh mustafa h ismail

  • @ayaanislow2204
    @ayaanislow2204 Před 5 lety +2

    Maa shaa allaah sheekh mustafa jazaakallaahu kheyran alle ha badiyo adigoo kale

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 Před 5 lety +21

    Aloow yaa talada asaga nuugu dhiibo sababtoo ah the only one Oo wax fahmayaa asaga ah Alla nasiib xumaa qofka Somali ka dhasho

    • @osmanamohamud6172
      @osmanamohamud6172 Před 4 lety

      Mohamed Masha Allah but not the only one , he’s one of

    • @JAY.4040
      @JAY.4040 Před 4 lety

      Osman A Mohamud tell me somebody else oo kahadlaayo waxa yaabaha sheekh musatafa kahadlo

    • @osmanamohamud6172
      @osmanamohamud6172 Před 4 lety

      Mohamed ma arkin wll

    • @JAY.4040
      @JAY.4040 Před 4 lety

      Osman A Mohamud ha I dhihin marka he’s not the only one Hadii talada nalookugu dhiibi lahaa waxaan aaminsanahay somali cirif walboo aay aduunka ka joogto weey is walaashan laheeyd waana la isu soo dhawaan lahaa

    • @osmanamohamud6172
      @osmanamohamud6172 Před 4 lety

      Mohamed kkk culumada fiqi ga iyo diinta axkamteda taqano ma hogaamin karaan miya iyaga? Waa eey buuxaane

  • @cnajiibafjano1446
    @cnajiibafjano1446 Před 4 lety +1

    Masha allah alle hakaa abaal mariyo casharkan qiimahaleh sheekh alle cimriga iyo cilmiga iyo caafimadkaba haku barakeeyo

  • @abdirahmanfarah4901
    @abdirahmanfarah4901 Před 5 lety

    Ilaahey haku xifdiyo shiikhow. Anakana kuwa wax ku qaata darsigaa ilaah hanaga dhigo aamiin.

  • @greenempire1601
    @greenempire1601 Před 5 lety +9

    Illaahay Janatul Fardows ha ugu bishaareeyo Sh Mustafe. In badan ayuu wax inoo sheegay Laakiin waa in Taladiisa la qaato iyo Cilmiga Illaahay siiyey. Runtii Laba Nin Oo Reer Burco ah ayaa Rol Model ii ah Waa Sh. Mustafe Ismaaciil Haaruun iyo Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) labadaas Nin ha laga faaidaysto Dadkeygoow.

    • @maxamedcabdi4884
      @maxamedcabdi4884 Před 4 lety

      hayee adigu maxaad haysaa dhegaysa uun maahee feker ayaa larabaa

  • @ibrahimhamid8244
    @ibrahimhamid8244 Před 5 lety

    Masha alah waa muxadaro qiimo badan sheikh mUstafa ilaah ajir i xasanad ha ka siiyo anaka kuwi ku camal fala allah naga dhigo amin

  • @esmaabdullai222
    @esmaabdullai222 Před 5 lety +35

    Asalamu alekum waraxmatu llahi wabarakatu yaa sheekhuna waxan ku jecley dar illaahay kuwii kudhegeysta ee kucamal qaata illaahay ha naga dhigo Aamiin Aamiin insha Allah

    • @esmaabdullai222
      @esmaabdullai222 Před 5 lety +2

      Sheeq mustafa waa Sheekh aan aad u jecley muxadarada uu sojediyo, sheeq hadii aad argto Qoralkeygan waxan kacodsanyaa inaad II soo duceyso waxa leygu leeyhay deyn badan waxanan ku noley wadamadan reegalbeed ka illaahay haii fududeeyo adigana ducadaada illaahay ha II AQBlo Aamiin Aamiin insha Allah aallahuma Aamiin

    • @craxmanmaxed9189
      @craxmanmaxed9189 Před 5 lety

      @@esmaabdullai222
      ✋✋✋

    • @marwosharmake1561
      @marwosharmake1561 Před 5 lety

      Wcs wl

  • @behumble3829
    @behumble3829 Před 5 lety +3

    jazakallah Sheikh Mustafe cimri dheer allaha Ku siiyo kuwii wax Ku qaato allaha naga dhigo anagane cimri dheer aan islaamka Ku difaacno allaha nasiiyo aaamin

  • @behumble3829
    @behumble3829 Před 5 lety +2

    sheikh Mustafe jazakallah cimri dheer&cafimaad allaha Ku siiyo

  • @xilwabbe2113
    @xilwabbe2113 Před 4 lety +1

    masha allah ilahay s.x.w waxN ka baryaya inuu baraakeyo shiiq mustafa iyo inta culimo ee sidaa khyrka aah nola wadagan wQti walba alx al shukri intaa hadeeysana ilahy ha baRakeyo intaa klena illahy haso hanuniyo msha llah💮🥀🏵🏵🥀🥀😚

  • @qodarabdulahi6620
    @qodarabdulahi6620 Před 4 lety +1

    Asc mashaa aallah sh mustafa

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Před 5 lety +2

    Jazakkallah kheyr sheikh Somalia Allah'a miideeyo

  • @dacadibnuismaciil118
    @dacadibnuismaciil118 Před 4 lety

    Alle wacan ugabaryaynaa shiika lnuu

  • @zainabhassan6943
    @zainabhassan6943 Před 4 lety

    Jazaakumu Allahu khayru jazaa sheikh mustafe xaji ismacil

  • @debjaceel784
    @debjaceel784 Před 5 lety +1

    Khudbadii Sheekh Xassan Xaaji Ismaaciil Waxaan jeclaan lahaa in aan u mahadnaqo dadaalkaaga daba dheeraaya insha Allah Allah wuxuu siin doonaa booska ugu sarreeya ee jannahaha marwalba waan dhagaystaa mahadnaq

  • @feisalabdalla8803
    @feisalabdalla8803 Před 5 lety +7

    Madaxweyne ilahay hanoga ka dhigo inshallah🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mymesqad9819
    @mymesqad9819 Před 6 lety +6

    Jazakallah kheyr Sh.Mustafa Xalka waa cadyahay hadeynu rabno inaan ka dhabeyno Muslinimada, hadiise magac ay tahay dhibkan umbaan ku jireyna tii Aakhirana way na sugeysaa.

  • @ma.rrryam
    @ma.rrryam Před 5 lety +2

    Illaahey ha ku xafido inshaAllah

  • @aweysxaraare3869
    @aweysxaraare3869 Před 4 lety +1

    Masha Allah carab kaaga allah hakuu dhowro.
    Markii laga reebo ereyga mutahawir
    Oo uu ku tilmaamay umad dadaashay

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 Před 4 lety +1

    Asc xafido lah shiikh mustafa insha allah

  • @jamiiqe4429
    @jamiiqe4429 Před 5 lety +2

    Masha allah ilahy haku xifdiyo sheikh

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow Před 5 lety +2

    maashaa Allaah alow ku barakeey

  • @cabdulahiaxmed5882
    @cabdulahiaxmed5882 Před 5 lety +2

    Mashallah sheeq Mustafa xaaji xafidahulaah

  • @AMuuse-ih2oo
    @AMuuse-ih2oo Před 4 lety +2

    Mahadsanid✔🇸🇴💙🇸🇴✔ *Somalia* 🌻Peace & Love @ East Afrika🌻

  • @ibrahimidriss6820
    @ibrahimidriss6820 Před 6 lety +6

    sheekh maashallaah

  • @zakirmohammed9662
    @zakirmohammed9662 Před 5 lety +2

    Masha Allah sh mustafa

  • @axmedcabdi1248
    @axmedcabdi1248 Před 6 lety +3

    mnshllh illah ha kaa ajirsiyo shekh mustafe

  • @abdullahimohamed2395
    @abdullahimohamed2395 Před 5 lety +1

    Masha allah ilaahay hana fahsiiyo

  • @alinuurahmedawcalialnuur5541

    Maasha allaah

  • @loverboys3978
    @loverboys3978 Před 5 lety +3

    jazzaka allah sheikh musdafa xafidahu allah

  • @axmedadan8562
    @axmedadan8562 Před 2 lety

    Ilahey haku xafido yaabarbi

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell Před 4 lety

    Manshallah washeeqa kaliya ee ilahay sii yeye cilmi diini iyo mid madiba yahaxfidakumullahum sheeq awish raga soomaliyeed in eey wax kabartaan jizkllahum qeer

  • @yuusufhaybe9120
    @yuusufhaybe9120 Před 5 lety

    Allaha Barakeeyo Diintana Allaha Kadhigo Midlagudhoore Oo Muslimiinta Maanta Kasaaro Dhibta Kugaadaaman Meelwaliba Aandhihi Karo Sudan Kaliya Ayuu Islaamka Kunaaloobayaaa Caalamka Islaamka Reergalbeed Bal Arag Dowlado Badan Islaam Sheegto Ayay Madax Ugudhigteen Kuwa Iyaga Kufikir Ah Oo Muslimiinta Cadaadinaya Amaba Xabsiyo Ufurtay Shucuubta Islaamka Diiday Inaan Canjalwayni Lagumaamulikarin Eediiday Madaxda Xun Ama Faaida Uhaynin maalin Waliba Ayay Reelgalbeedka Duqeyaaa Cidna Kamadasho Aan Eegno Maraykan Duqaymaha uukagaysto Somali Insha Allah Wuu Imaanayaa Waqti Lalaxisaabtamo Muslimiinta Rag Aragti Dheer Wayleeyihiin Rag Cilmi Xambaarsan wayleyihiin Laakiin Kuwa Aduunyo Doon Ah Ayaa Reergalbeed Horkeensaday Warbaahina Usamaystay Maanta Eeg Kuwa Lagushegayo Inay Somali Madaxkayihiin Sida Ay Udulaysanyihiin Malawaydiiyo In Qiyaamo Jiro Walahi Waqti Uun Wuu Imaanayaa Islaamka Inuu Dhulka Fasahaada Katirtiro Allahu Akbar Waxaan Lanoolnahay Dhacdooyin Foolxun Waanala Baldib Galinayaaa Laakiin Xasbunalah Wanicmal wakiil Allow Diinta Korye

  • @Acmk_
    @Acmk_ Před 3 lety

    Mashallahshiikh mustafe

  • @nuurdiinsiciid6098
    @nuurdiinsiciid6098 Před 4 lety

    Mash Allah ilahow dinta ifahan sii iyo kudhaqankeda aamin yarabi

  • @mohamudsulub7640
    @mohamudsulub7640 Před 5 lety +2

    Maanshaa allaah khayrka allaha nawada waafajiyo

  • @karaanikashkul5194
    @karaanikashkul5194 Před 2 lety

    Very interesting and inspiring.
    May Allah bless and protect Sh. Mustafa

  • @mohamadhassan4986
    @mohamadhassan4986 Před 4 lety +1

    masha allaah alaha noo kaadayo

  • @mubaarikmuuse1519
    @mubaarikmuuse1519 Před 4 lety

    ALLE HA XAFIDO SH MUSTAFE

  • @Sadam_Philipine
    @Sadam_Philipine Před 4 lety

    Mashaa allah Barakow sheekh..

  • @fartuunxuseenxasan4662

    Masha allah sheikh Jazakallah kheyra

  • @deeqaliawcaqli6606
    @deeqaliawcaqli6606 Před 6 lety +2

    Maa shaa a laah

  • @habashsomali6076
    @habashsomali6076 Před 5 lety +2

    Masha allah

  • @nasraweheliye5466
    @nasraweheliye5466 Před 4 lety

    masha Allah Sheekh Allaha ku xafido

  • @munaraho2594
    @munaraho2594 Před 4 lety

    Masha allaah illaahayow no xifdi

  • @ismailhassan3403
    @ismailhassan3403 Před 4 lety

    Mashaa allah soo dhawaada walaalayaal

  • @Hanadmataan
    @Hanadmataan Před 5 lety +2

    Jazakallah

  • @bashecumar1387
    @bashecumar1387 Před 4 lety

    masha alaah 🌃🌃🌃🌃🌃🎇🎇🎇

  • @caliyofarah8202
    @caliyofarah8202 Před 4 lety

    Masha allah abayo mcn shukran

  • @kassimabdillahi7227
    @kassimabdillahi7227 Před 5 lety +27

    If all the Somali politicians was honest and sincere on their duties Sheekh Mustafa would be an adviser for all from Djibouti to NDF Kenya but unfortunately they are all corrupted. He’s living in Hargueisa and believing or not even Musa Bixi administration has never asked him advice.

  • @barkhadmaxamed4668
    @barkhadmaxamed4668 Před 4 lety

    Jazakkallahu khayraa

  • @xaashihooyo8789
    @xaashihooyo8789 Před 4 lety

    Maan sha allaah

  • @yesyesnoyes8566
    @yesyesnoyes8566 Před 5 lety

    M.a Sh mustafe
    Alla hakuxafidho.

  • @dacadibnuismaciil118
    @dacadibnuismaciil118 Před 4 lety

    Alle waxan shiikha baryaynaa inuu gaadhsiiyo darajadii anbiyada lyo asxaabta lyo shuhadada saalixiinta Insha allaah

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 Před 4 lety

    Allah waxan kabaryayaa in uuna I oofsan Anigon arag islamka oo hoganka uhaya caalamka oo gacanta sare leh...

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 Před 4 lety

    Jazakalh

  • @karaanikashkul5194
    @karaanikashkul5194 Před 2 lety

    Right without doubt

  • @filsanmohamud2544
    @filsanmohamud2544 Před 5 lety

    Mashallah sh/mustafe

  • @abdulaahijiinowmohamed4400

    Alle ajir hakaa siiyo

  • @djsamiir4025
    @djsamiir4025 Před 5 lety +1

    Daadka ma waxay kala garam la yihiiiiin like ta iyo dislike ka mise shayadiiiin aya nala dawaato yaaap wlh hada ila aragtay arinkaa like saaar

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 Před 4 lety +1

    Asc Viva7up masha allah scw

  • @AhmedAhmed-yt9ic
    @AhmedAhmed-yt9ic Před 5 lety

    MaashaAllah

  • @nasteehocaday7717
    @nasteehocaday7717 Před 5 lety

    Manshaallh sheikh qeer allah ku siyo adun iyo aqiroba amiin

  • @ibnuyarrow5550
    @ibnuyarrow5550 Před 5 lety

    m.a jazakallah

  • @AhmedHassan-ok1bk
    @AhmedHassan-ok1bk Před 4 lety

    3/3/2020 ayaan daawanayaa sheekh mustafe waa qof aragti dheer maalin ka hor daliban waxay ku qasabtay maraykan in uu heshiis saxeexo uu wadanka afghanistan ka baxo sanad gudahood

  • @footballlanguage7420
    @footballlanguage7420 Před 5 lety

    Allah hanagu anfaco cilmigad no faidaysay khatumadana khayr ha noogu khatimo Allah dhmn umada islamka

  • @abdirahmanmohamed5100
    @abdirahmanmohamed5100 Před 5 lety

    Masha Alla ilahay darti ayan ku jeclahay

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 Před 4 lety

    Mhadsanid sheekh

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 Před 4 lety +1

    Midda kale culumadda toodi ayaaaaaaaaa dhiman howsha culumadda ha lo istago wadanka to kitaaaaaaabka allah

  • @fransvangorp958
    @fransvangorp958 Před 4 lety

    1

  • @wllahdoffical2298
    @wllahdoffical2298 Před 5 lety

    Mansha allh

  • @dinixahmed5627
    @dinixahmed5627 Před 5 lety +1

    illahaw shiikh mustafe Jana fardowsa nagu kulmi

  • @Aayaat
    @Aayaat Před 6 lety +40

    Hadaad wll dhagaystay maxadiradan fadalan isku day inaad calamul islami wax ka badali karto

  • @maxamedabshir1181
    @maxamedabshir1181 Před 5 lety +2

    mhdsnd shiikh

  • @mohamudmahamed3720
    @mohamudmahamed3720 Před 5 lety +2

    Sh mustafe hogaan dhab ah o ka hadla meel dheer mindhaa #somali dhago uma laha hadalkaaga shiikha

  • @hoodocali5311
    @hoodocali5311 Před 5 lety +3

    GOW GOW WALLEEE MADAXWAYNE NINKANU KA QAALISAN

  • @BikeAndFish1
    @BikeAndFish1 Před rokem

    38:50 Qisada Nebi Muse CS cajabt badan ba ku duugan marka maanta la barbar dhigo kooxaha Leh diintanu uu dagalamayna.

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 Před 4 lety +1

    Asc Viva7up cid la siiiiiiiii sugaaaaaaaaa ma jirto wadanka lala tag guys

  • @axmedsahal8082
    @axmedsahal8082 Před 4 lety

    wll ilahey qeer hani sinyo ee calamul islamka wax ka badal su wll khalid mohamed uu sheegay ilahey ha xifdiye

  • @raqiyacadeey3748
    @raqiyacadeey3748 Před 5 lety

    Nin waba iska jeclhy mshllh