Ax ax qiso murugo badan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 08. 2024
  • #america #muqdisho #nairobi #canada #somaliamerican #socialmedia #somali #somaliland #hargeysa #hargaysa My www.tiktok.com...

Komentáře • 98

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab Před 3 měsíci +3

    Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw ❤❤❤

  • @user-ze1zt5oy4o
    @user-ze1zt5oy4o Před 5 měsíci +16

    Habo waan kugu celceliinaynaa halhayska hooga iyo ba,a ku badal ALLA Rabbiyow Raxmaanow

  • @user-sl6ly4wl9h
    @user-sl6ly4wl9h Před 4 měsíci

    Allah m.a haniyey farxadda ilahey haku siyaadiyo❤

  • @user-ze1zt5oy4o
    @user-ze1zt5oy4o Před 5 měsíci +7

    Habo waan ku iecelnahay waana ku daawanaa habo adna talooyinka wanaagsan ee asxaabtaada qaado oo tixgali

  • @faadumojaamac5642
    @faadumojaamac5642 Před 2 měsíci

    Wcs wllo mcn

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 Před 3 měsíci

    Saas uxijaabo wllo maashaalaah habalyo isqaawinta wax lagu shaqaysto waa xaaraan ee ❤❤

  • @AlonePoi-qw5vo
    @AlonePoi-qw5vo Před 4 měsíci

    M.a❤

  • @houmedmohamed1923
    @houmedmohamed1923 Před 5 měsíci +6

    Mansha alah hore usoco 100 kun iyo bisha ramadan insha alah

  • @user-dc6no9ls4u
    @user-dc6no9ls4u Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @user-sb4vs8ld2c
    @user-sb4vs8ld2c Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NajaxAhmed-ip6xr
    @NajaxAhmed-ip6xr Před 4 měsíci

    ❤❤❤

  • @luulmuxamed8595
    @luulmuxamed8595 Před 5 měsíci

    Mar ba waan ku furayaa haduu yiri waxba yeesan is dhangixine meesha ha ka boodo ✅

  • @kawsarcabdixanaan7692
    @kawsarcabdixanaan7692 Před 5 měsíci +2

    Walaashayeey waxaan ku dhihi lahaa qof adoo hor taa gan ku arki waayay adoo daba socda ku arki maayo ee wax kakhayr badan alleha kuu gu badalo waad nasiib badan tahay waayo alle wa xaa laga yaa baa in uu sharkii ka kaa bad baa dinayo wllo alle ha kaa farxiyo🤲

  • @user-jg6ey4iw5l
    @user-jg6ey4iw5l Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @baxsanxashj5200
    @baxsanxashj5200 Před 5 měsíci

    Mansha Allaah huno horey usoco ❤❤❤

  • @ferdousmahat3310
    @ferdousmahat3310 Před 5 měsíci

    Keep going sister ❤❤❤❤

  • @user-dj7pw6bi4m
    @user-dj7pw6bi4m Před měsícem

    ❤asc wll l

  • @Sarkaalii
    @Sarkaalii Před 5 měsíci

    Hore usoco qalbiyey❤

  • @Xamdayar22
    @Xamdayar22 Před 5 měsíci +2

    Ramadan Mubarak 🎉hanaan marka hore marka xigta gbdha waxaan kulatalinayaa inay ninka isaga tagto hadii ay ixtraam iyo mudnan hakeliweyday ❤haka tagto o haiska furto silic kunool 30gursata dhanta
    Aaadban kutagera qisoyinkaagana wanjclhy qiso yin badna wan ku hayaa😊❤shukran keep up your good work

  • @user-ex4wg4xm5x
    @user-ex4wg4xm5x Před 5 měsíci

    ❤❤😂😂

  • @Jacelow37
    @Jacelow37 Před 5 měsíci +1

    60k woow manshlh somalida wa.dad.is.cawiya

  • @FartunYusuf-ll8tg
    @FartunYusuf-ll8tg Před 5 měsíci

    Maansha Alaaah Alaahu Agbar ❤️ ♥️ 🇸🇴 ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ❤️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @user-cp2bi8jq4r
    @user-cp2bi8jq4r Před 4 měsíci

    Haloo share gareeyo inanta

  • @leylamohadleylamohad3425
    @leylamohadleylamohad3425 Před 5 měsíci

    Qisaaan Kuu Hayaaye ilaso Hadal sister Quruxeey❤ waana Ku taagera hani QuruxeY,, hooga iyo Ba,ayna afkaaga ka Tir walalo Alle haku xafido❤❤

  • @KaafiyaJaamac-ik3zf
    @KaafiyaJaamac-ik3zf Před 4 měsíci

    Keep going ❤

  • @NagaadHussein-op6go
    @NagaadHussein-op6go Před 5 měsíci +1

    Wsc Qurx qll ❤❤❤

  • @israc.shakur3404
    @israc.shakur3404 Před 5 měsíci

    🎉🎉 masha allh

  • @kiinabdirizaaq8863
    @kiinabdirizaaq8863 Před 4 měsíci

    ilaahay hakulakoriyo huuno macan

  • @halimahassan5027
    @halimahassan5027 Před 5 měsíci +1

    Abaayo waxaan kugala talinayaa ninkaas yuusa kugusii fogaan kadaneysa way cadahay inuusa dan kaalaheyn. Jaceylkiisana Ilahay hakaa madoobeeyo

  • @user-ns4wz5qk5m
    @user-ns4wz5qk5m Před 5 měsíci

    Waxaan dhihi lahaay abaayo ka istiqaareyso o ilaahey bari qalbigaagana kasaar ilaaha badal qeyr qabo kusiinaaye qisadaan anigey igu dhacday wlhi 😢😢😢😢

  • @user-dm8gf4yx2u
    @user-dm8gf4yx2u Před 5 měsíci

    Mnsha allah

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 Před 5 měsíci

    Rabadan mubariga

  • @doolafey9474
    @doolafey9474 Před 5 měsíci +4

    Aniga waxan kula talin lahaa ineey iska dhafato gabdhow jeecelka qalad ufahanteen qofan kurabin wan jeecelhay ina dhadid wa qalad abayo katsho

  • @nasrocusmaan1329
    @nasrocusmaan1329 Před 5 měsíci

    Gabartaas walashey ah waxaan leyahay abyo nin intuu ku mehersaday waan shaqeyna ku dhahay misane naag kale guursadey miyaa nolol qurxan kasugeysaa oo adiga ku qiyaanay been ku sheegay abyooy kumaanan wanaagsan ayaa jiro caloosha xiro jaceylka ka duceyso kana luqluqo tuf asaga dhan ee waraqadada ka qado naa haduu uur ku yeelo oo hooyo kuso diro ma walalada ku bilaayo cunugada hada meel wax ka qabsato leedahay sister waxaan nafteyda la jeclbaa kula jeclahay ee naagtiisa iyo asaga isku day jaceyl kale wa heleysahee iyo qof ka wanaagsan😭dadku inay is bedelan aniga arkay goaane ka qaatee

  • @user-vz6yb5lu4t
    @user-vz6yb5lu4t Před 5 měsíci

    Mashaaallh wlsy

  • @SahraAhmed-jn9fg
    @SahraAhmed-jn9fg Před 5 měsíci

    Mnsh allah ❤

  • @user-fw6vb2pm9f
    @user-fw6vb2pm9f Před 4 měsíci

    100k 🎉 soon I.a

  • @user-fy5gp4rt3f
    @user-fy5gp4rt3f Před 5 měsíci +2

    Wllshy mcnto xijabka ayaad ku qurxan thy Mar keliya hayska dhigin

  • @Casmicarafaad
    @Casmicarafaad Před 5 měsíci

    Qofyahay jacaylkaygii baad u egtahay ❤❤

  • @aaminamuuse7102
    @aaminamuuse7102 Před 5 měsíci

    Masha Allaah tabaraka Allaah Allaah yaxfadaka

  • @foosomaromar3036
    @foosomaromar3036 Před 5 měsíci

    Mash Allah Walaashey

  • @nuraubdi3080
    @nuraubdi3080 Před 5 měsíci

    Mashla wll wan kuwata

  • @MaryamMaryamomar
    @MaryamMaryamomar Před 4 měsíci

    Quruxee ridwan isack lamberkisa rawaa pls hda massage keega aragtid isoojawab sharafa kuhaya❤

  • @user-qk8cp5yw8k
    @user-qk8cp5yw8k Před 5 měsíci

    Mansha Allah Wcs Habo ❤❤❤❤❤

  • @abdihakimsalad1649
    @abdihakimsalad1649 Před 5 měsíci

    Maansha allaah habo

  • @IbtisaamJama
    @IbtisaamJama Před 5 měsíci

    Iska dhaf wllo

  • @fardusa411
    @fardusa411 Před 5 měsíci

    Ramadaan kareem

  • @LovelyBocce-om7eq
    @LovelyBocce-om7eq Před 5 měsíci

    Masha allh wll alle hakugu

  • @ubahmalin4736
    @ubahmalin4736 Před 5 měsíci

    Masha Allah ❤❤❤❤❤

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan6924 Před 5 měsíci

    Waad naga maarantay

  • @nouriaahmeth8499
    @nouriaahmeth8499 Před 5 měsíci +2

    Wll waxan odhan laha gabadhaas qalbiga Alle hakuu qaboojiyo dhanka Rabigaa ujeedso istiqfaarta iyo saliga nabiga scw salatu laylkana tuko Allena talo saaro mar qalbigaga jacaylka Alle ku waynaado waa hubaal bani aadam dambe qalbigaga daciifsan maayo

  • @user-dz3zp8it2r
    @user-dz3zp8it2r Před 5 měsíci

    Keep going xppt ❤❤

  • @KhadraAli-pe4bg
    @KhadraAli-pe4bg Před 5 měsíci

    Aniga qisoyin cimari qada sha leh ku hay halkee ku so dhiga

  • @baller_ad5115
    @baller_ad5115 Před 5 měsíci

    Keep going, I wish you success ❤😊

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein7338 Před 5 měsíci

    👍👍👍👍👍👍

  • @user-vo9nx7ir9v
    @user-vo9nx7ir9v Před 5 měsíci

    m.a abayo keep going

  • @Fadumogele1533
    @Fadumogele1533 Před 5 měsíci

    Mnsha allaha wanku xiisanay caday ❤🎉

  • @user-mu5jg9vi9v
    @user-mu5jg9vi9v Před 5 měsíci

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @farxiyoxuseen1102
    @farxiyoxuseen1102 Před 5 měsíci

    Maya

  • @user-tg2ju9rf9l
    @user-tg2ju9rf9l Před 5 měsíci

    Love lovar ❤❤❤❤

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 Před 5 měsíci

    Guuleyso😊

  • @umubilalaadan8272
    @umubilalaadan8272 Před 5 měsíci +1

    Gabadhaani hooga maxayku jeceshahay eedo macaan hooga iska daa afkaaga khayrka bar ba iyo hoog Allah kamagangal

  • @rayaanmaxamed-su9nr
    @rayaanmaxamed-su9nr Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-bm1xs9um9p
    @user-bm1xs9um9p Před 5 měsíci

    dumashi cilkikawarraan

  • @KhadraAli-pe4bg
    @KhadraAli-pe4bg Před 5 měsíci

    iska guurso reer lam dumiyo

  • @user-vz6yb5lu4t
    @user-vz6yb5lu4t Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤

  • @hayatmohamud3572
    @hayatmohamud3572 Před 5 měsíci

    Mansha Allah sister hani qurux hore u soco ❤

  • @user-ed1sk4rv3y
    @user-ed1sk4rv3y Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤

  • @luulmuxamed8595
    @luulmuxamed8595 Před 5 měsíci

    Lax walbaa mesha ay is dhigtaa lagu qalaa 6 bil in ay sugto may aheyn ba

  • @user-op6qh5mh4f
    @user-op6qh5mh4f Před 5 měsíci

    Guuso ee horo usoco abaayo

  • @jamacosman4413
    @jamacosman4413 Před 5 měsíci

    War gabdhaan ma hani baa walle anoo face keda garn baan garty codkeda keep going wall❤❤❤❤

  • @arafatomar01
    @arafatomar01 Před 5 měsíci

    Hppi waa naaaXdy😅❤❤
    Ramadaan mubaarak wllo🫶🔥

  • @AasiyoGeedi-kk4uq
    @AasiyoGeedi-kk4uq Před 5 měsíci

    ❤❤

  • @mohamed_ali50
    @mohamed_ali50 Před 5 měsíci

    ❤m.a

  • @user-dz3zp8it2r
    @user-dz3zp8it2r Před 5 měsíci

    Washay hayska dayso hadusan hada waji kugalin gormu kugalin hadana kadanayso

  • @farduzamohameddaud1115
    @farduzamohameddaud1115 Před 5 měsíci

    Codka wu gabanyhy

  • @BashirMohamee
    @BashirMohamee Před 5 měsíci +2

    Fakirkeyga qisada qofkeyga ku dhacday haduuba isaga ka sheekeyneyn Nuxur badan maleh waxad ka dareemi karta veiws marka abaayo rotin iyo fikrado kale u badalo qaladna ha i fahmin

  • @AsmitaBoss-vz9uj
    @AsmitaBoss-vz9uj Před 5 měsíci

    Ale qalbiga hakaga rebe wll kas nin maha is kadhaaf plz😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Caburiye99
    @Caburiye99 Před 4 měsíci

    Naag qooqan ninkii lataliya ayaa kawaalan

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před 5 měsíci

    Hani hono aan kula kaftamee
    Ayamahaan buc buc baad noqote pleas ha is naaxin baruurtu caafimaan maaha 😂😂

  • @user-vq5vh4rn9i
    @user-vq5vh4rn9i Před 5 měsíci

    Wllo kaas nin kuunoqon maayee yuu kubikra jibin

  • @bellachannel887
    @bellachannel887 Před 5 měsíci

    Haniyeey ma guriga alaabta taal bad iska gadi rbtaa tiktokga bn ku arky

  • @feis9082
    @feis9082 Před 5 měsíci

    Se thy

  • @Jacelow37
    @Jacelow37 Před 5 měsíci

    Markan.so.galaba .like.ta wa afka.hora

  • @user-so8pc4tg1v
    @user-so8pc4tg1v Před 5 měsíci

    Iska dhaf kas wllo😂😂

  • @lulhagi4510
    @lulhagi4510 Před 5 měsíci

    Iska fur kas nin uma noqonayo

  • @KahinRoble-xo8lb
    @KahinRoble-xo8lb Před 5 měsíci

    Hani wan ku salmay qisoyinka no so baadi

  • @samirahawel1566
    @samirahawel1566 Před 5 měsíci

    Abyo caloosha xiro goaan adagna qaado dan kaama lahan kaas jaceelkaada iyo noloshaada umu qalmo abyo wuu kuu cadeeyey inuusan ku rabin naxariis iyo damqasho maleha illahey talo saaro xariirkiisoo dhan soo afjar

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 Před 5 měsíci

    Qof ku marka uu NAFTIINA QIIMEEYO AYAA LA QIIMEEYAA EE NAFRAADA QIIMEE MARKA HORE

  • @sahrashmxmd1323
    @sahrashmxmd1323 Před 5 měsíci

    Hani quruxeey wan kusalaamay ramadaan kariin
    Teedakale gabadhaas waxan kula talinayaa in ay ninkaas ka harto waayo qof aan adigaba kujecleyn maxaa ujeclaaneysaa ookuguqasbaya?

  • @fardowsamoha2382
    @fardowsamoha2382 Před 5 měsíci

    Nin aad 6 bil sugeysay. Naag kale kugu hor guursaday wllshy kaas nin ku noqon mayee iska dhaaf. Maanta hdii aad guri u tagto waji ka heli maysid iska dhaaf inantay

  • @faadumolooshade3595
    @faadumolooshade3595 Před 5 měsíci

    Gabadhaa nacasnimadu waa wuxuu uga tegay nin haddaad u jabto nacasnimuu kugu tuhmey waxaana kuu caddaynaysa way ogtahay inuu lug gooynayo haddana waa rabaa ma afbaa

  • @sahraahmed5064
    @sahraahmed5064 Před 5 měsíci

    Naa ka joog ninka isagoo aan meel ku dhigan sidaa kuu GALAYAA. HADII KSLE HADHOW BAAD QOOMAMEYN EE MAANTA AYUU ILAAHAY KU TUSAY WAJIGIISA SAXDA AH EE DANTAADA RAAC.

  • @hodish128
    @hodish128 Před 5 měsíci

    Ka tag deh wa useless

  • @user-rn9qo1jr6g
    @user-rn9qo1jr6g Před 5 měsíci

    M.a❤

  • @user-ed1sk4rv3y
    @user-ed1sk4rv3y Před 5 měsíci

    Maya

  • @abdikadirdahir
    @abdikadirdahir Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @jamaadcabdi8618
    @jamaadcabdi8618 Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤