Duugsi Noo Ahoow -ZamZam Ali Robleh

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 726

  • @user-ym6ey1iw2k
    @user-ym6ey1iw2k Před 8 měsíci +204

    Inta 2024 daawanaysa like ha ila dhaafin😢😢 please 🥺 somali 🇸🇴 nimo

  • @K_arbash
    @K_arbash Před 2 lety +641

    Dadka Tiktok Kuso Arkay Heestan Like Dhac Dee😂🎉❤

    • @ziyaamaqurux4366
      @ziyaamaqurux4366 Před 2 lety +2

      Me🥺♥️😅

    • @maxamedsiciid7930
      @maxamedsiciid7930 Před 2 lety +6

      Wlhi waan ku arkay tiktok lkn uman socon imika wax kalaan raadinayay way iga soo hor baxaday waxan la yaabay ayaa ah hestu waa 10 years ago tiktok markay kaa soo hor baxdo waxd modaa ugu badnaan one year ago🤣

    • @abdikariim2482
      @abdikariim2482 Před rokem +1

      Ana hada soo arkay hhhh

    • @YYy-ho8rs
      @YYy-ho8rs Před rokem +2

      Hesta bari jecel ihelay dhagensajiray ax🥲💔💔💔🥀😓😓😓😓

    • @zackmohelmi8502
      @zackmohelmi8502 Před rokem

      @@YYy-ho8rs ᴍᴀʏᴀᴀᴅᴀʙ ᴊᴀᴄʏʟᴀ ᴅᴇᴇ ɴᴀɢᴀ ᴅᴀᴀ ʜᴀɴᴀɢ ᴡᴀᴀʟɪɴᴇ

  • @deeqdalxoreye9881
    @deeqdalxoreye9881 Před rokem +181

    Ugu dambayn heesti an raadinaayey wan helay ❤️ 2023 bn fiirsanaya adiguna hader ba commenti geyga akhrineysaaye like saar👍

    • @faysaldhegajuun3618
      @faysaldhegajuun3618 Před rokem +1

      Hhh

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 Před 11 měsíci +1

      Igaho like ta iyo ❤reply ga inadeer macaane❤

    • @saedmohamed5524
      @saedmohamed5524 Před 11 měsíci

      Heestan hadaan qiyaaso waa 2011 caleemasaarkii ugaaska beesha ciise ee saylac iyo fananad zamzam ali roble.
      Dadkii fanka weeye

    • @Ladan12345
      @Ladan12345 Před 8 měsíci

      @@saedmohamed5524saylac wa dhul samaron wll😊

    • @daahirmaxamed3872
      @daahirmaxamed3872 Před 4 měsíci

      ​@@saedmohamed5524+c

  • @huzzeinahmett3027
    @huzzeinahmett3027 Před 2 lety +178

    (Erayada ugu Cajiibsan ee aan Hestaan ugu
    jecelahay )
    Gacmo diirano 🙏
    Dog iyo Calen☘️🍀
    Dacalada Ku sidaa ❣️💐🥰
    Hestaan waa markii igu horeysay ee aan toos u dhageysado 5 /Jun 2022
    Like waa Iska sii sari kartaa 🙏🥰❤️

  • @Mudane.
    @Mudane. Před 4 měsíci +19

    Beesha Ciisewayne🇩🇯Sitti selal Djibouti dadkii Lahaa , allaw barakee soomali dhamaanteed

  • @ibrahimsagol6129
    @ibrahimsagol6129 Před rokem +33

    Hesti waxa lo qaday ugaaska beesha ciise 2011 🦁🇩🇯🇩🇯

  • @Zimish12380
    @Zimish12380 Před rokem +116

    Wan hubaa inad mar kale ku soo labatay heestaan miraha macan ee Liketa ha ila dhaafin❤

    • @naasiraxmed8575
      @naasiraxmed8575 Před rokem +1

      Sidee ku ogaatay sxb

    • @Khaalid155
      @Khaalid155 Před rokem

      ​@@naasiraxmed8575kkk sowdiga is fashiliyay😂

    • @user-ue4qu4xn4l
      @user-ue4qu4xn4l Před 8 měsíci

      Walahi heestaan in badan ayaan dawada wana jeclahay codka iyo musikadaba

  • @mahatkassim415
    @mahatkassim415 Před 7 měsíci +27

    This song have been stuck in my head 😢❤️old is gold still listening 2024❤🎉

  • @caamirahmed666
    @caamirahmed666 Před 2 lety +126

    HEETAN Hadii aaD Tiktok aad kusoo aragtay like Hayla dhaaFin🔥😅♥️

  • @sultanhufane1051
    @sultanhufane1051 Před 8 měsíci +19

    Maalinta Fursad uman helin waayo itixaanki jaamacada Djibouti ban marayay. Heestan iyo heesti ugaas Rooblow zxbkay ba so duubtay.
    CZcams ban magacyo badan kaga raadshay lkn ugu dambayn wan helay ❤❤❤. Zamzam cod dahabley wad ka tuntay Alaylehe 👏👏👏

  • @Ina__Moha7
    @Ina__Moha7 Před 5 měsíci +9

    Hestn mrky tiktok viral ka noqoty inta dib uso firisay hesta wxa lo qady ogaskena besha ciise Ogas mustafe Mohammed iprahim ❤🇩🇯👏

  • @alihassenroble4633
    @alihassenroble4633 Před 4 měsíci +9

    Ogaska beesha ciise
    Ogass mustafe aya loo qaday heestan
    Ciise waa reerka kaliya ee leh dhaqan xeer iyo dhul mida
    Wana hal ogas wax suladan la yiraha. Ma leyihiin
    Ebe waxa uu nagu manaystay
    Midnimo kala danbayn
    Iyo xeeer noolaw ogasaq 💪💪

    • @khushihaji9276
      @khushihaji9276 Před 4 měsíci +1

      Waana ugaaska kaliya oo dadkiisoo la leynayo aan ka hadli karin taasna ku dar😢

    • @mawlidmahamed1891
      @mawlidmahamed1891 Před 3 měsíci

      Ciise fursad aanay soomali helin ayuu rabi siiyay waana dawlada jabuti taas haduuna hayn laba ciise oo wada joogi lahaa majireen

  • @Abdi_aziz04
    @Abdi_aziz04 Před 8 měsíci +96

    Who is listening to 2024

  • @Sacdiyocali5164
    @Sacdiyocali5164 Před rokem +34

    Gacmo diiranoo
    Doog iyo caleen
    Dacalada ku sida
    Yaa ubax dun wacan
    Kugu daadiyoo
    Darmo kuu fidshee
    Beel daajiyow
    kugu diirsaniyo
    ugaas daacadoo
    Dulmi diidahoo
    Deyr noo noqdiyo
    Dugsi noo ahaw
    Zamzam Ali rooble i wish you long life
    This woman has incredible voice 😮🥰 2/3/2023 ayaan dhegeysanayaa anigoo jooga magalada bosaso gaar ahaan hotel gacayte 0:35

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Před rokem +10

    2013 maqli jiray xiligas oo loo qaday ugaaska direed ee reer ciise jabuti ❤2023 dib u daawnayaa❤

  • @qalbidhayasomaligirl7746
    @qalbidhayasomaligirl7746 Před 2 lety +58

    Heestan 10 sano ka hor ugaaska beesha ciise 🇩🇯lo qaaday 🥰

    • @asli8565
      @asli8565 Před 2 lety +8

      Wa garty inu yahy dhaqanki ciise malab 🇩🇯🫀❤❤

    • @AbdoulchaparAnanug
      @AbdoulchaparAnanug Před 5 měsíci

      @@asli8565❤❤❤❤

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics Před 8 lety +55

    allaw dhowr ugaaskeena beesha ciise. Dir power. thank you qoomaal and Cali (seenyo)

  • @sff118
    @sff118 Před rokem +26

    TikTok maxu wax badan na baray 😂🤟
    Beel daajiyow
    kugu dirsanee
    ugaas daacadoo
    Dulmi diidahoo
    Deyr noo noqdiyo
    Dugsi noo ahaw 🇩🇯🇸🇴🇩🇯

  • @kingx8057
    @kingx8057 Před rokem +51

    This woman has an incredible voice ..🤝😲🤌

  • @himiloproduction6046
    @himiloproduction6046 Před 2 lety +45

    Xasuus heestan 2014-kii baan dhegaysan jiray, waa imi si aan markale u dhegaysto, waa hees aad u macaan oo lagu raaxaysto. Like saar 2022-da hadaa daawanaysid.

  • @abdifatahsheikhahmed
    @abdifatahsheikhahmed Před 2 lety +28

    Ciise waa Soomaalida dhabta ah, they've the real Somali features.

  • @hamzeabdillahi9663
    @hamzeabdillahi9663 Před rokem +15

    Dhiiga wlhi ciise power jabuti Ethiopia somliland 💪💪💪

  • @salimabdirahim6950
    @salimabdirahim6950 Před 2 lety +175

    It's 2022 and I'm still listening 🎶

  • @user-hm2yg2le1j
    @user-hm2yg2le1j Před 8 měsíci +4

    Masha allah gabadhii ugu codka cajiibsanayd ee aan abidkay dhegeysto. Alle ha xafido ugaaska 19aad ee beesha sharafta badan ee ciise.

  • @zak_Ninweyn
    @zak_Ninweyn Před 2 lety +12

    Heestan kuwii 2022 nasoo xasuusiyay way barkaysanyihiin
    2012 iyo Chinese qaylo dheer isku wacnaayena🥰

  • @iifrahali5014
    @iifrahali5014 Před 3 lety +59

    Heestan sanado badan aya raadinayey😢

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 4 měsíci +4

    Ugaaska Direed ee beelweynta Ciise ❤❤

  • @disisfunny88
    @disisfunny88 Před 5 měsíci +9

    Yaa dhageysanya heestan kadib markey trend noqotey 😂 2024

  • @najmaizmael
    @najmaizmael Před 2 lety +12

    Heatan wxa ku jira marxuum qaboojiye ax wlahi wn naxy mrka arkay
    Alle hakuu naxariisto
    Cabdi qaboojiye ilahay janooyinkisa ha kugu casuumo 😢🤲🏻

  • @akramjamal3212
    @akramjamal3212 Před rokem +11

    And it's 2023 and still it's my favorite song 🥰🥰🥰🇸🇪🇸🇴🇸🇴🇸🇪

  • @sulemancumar-gc8mz
    @sulemancumar-gc8mz Před rokem +4

    Allaha cimrigisa dhereyo abo mustafe rer an abo lahayn wa agon agona cidi donta utalisa allaha nodhawro

  • @mohacade3407
    @mohacade3407 Před 2 lety +29

    Ayyyyy🥺♥️
    gacma diiranow
    doog io caleen dacalada ku zidaa♥️
    Yaa ubax dun wacan kugu daadiyo darma kuu fidhzhee🥺♥️💯ayyyy jah
    6 /5/2022 habeen axad ah🥺♥️
    caadi maha ugaaska beesha ciise dir♥️fron sool dhulbahnte darvish🥺💯nolada Djpu

  • @manker6445
    @manker6445 Před 2 lety +37

    This song was my childhood and I still don't get tired of listening to it🥰

  • @mouniralihassan7318
    @mouniralihassan7318 Před 2 lety +21

    Une perle voix de d’or zamzam Robleh Long vie habo macane 😘🙏

    • @timroyacoub8369
      @timroyacoub8369 Před 11 měsíci +3

      Une beauté unique, voix unique, un peuple unique et fier ❤ ciisa malab🎉❤

  • @user-sl4fg1md7h
    @user-sl4fg1md7h Před 2 lety +11

    Annagu saldanada & dhaqanku xagayaga waa lamataabtaan waa nin soomaaliyeed oo kasoo jeeda gobolka hiiraan bartamaha dalka soomaaliya & beelweeynta xawaadle annaga & ciisaha waxaan kamideeysannahay ugaasyada facaweeyn noolaada.

  • @asli8565
    @asli8565 Před 2 lety +12

    Hess jecl moda yey wlee 😅ilen wa hess ogaskena lo qaday 🇩🇯🫀🩸alow no daa ogas dacad ah

  • @rahmaahmed3781
    @rahmaahmed3781 Před 2 lety +5

    Mudo ayan radinayey heestan cid qaada finally manta ayan helay Amazing song❤

  • @yaxyepogba4625
    @yaxyepogba4625 Před rokem +10

    Heesta Majerten u qaba inay leeyihin Ciisaha Jabuuti baa Leh

    • @abdirsaq7299
      @abdirsaq7299 Před rokem +4

      ciise jabuuti 20% oo kaliya dagan 80% sitti&Dirdhaba.

    • @AbdoulchaparAnanug
      @AbdoulchaparAnanug Před 5 měsíci

      @@abdirsaq7299beenta kalatag umada jibouti ku badanyhin diredawa iyo sitti kuma yaro qomiyada ciise 🇩🇯✊🏻😊

    • @geedadayg7139
      @geedadayg7139 Před měsícem +1

      Sababtoo ah isimada ama salaadiinta Beeldaaje waxaa la baxa Mj

  • @kheirowhajji7932
    @kheirowhajji7932 Před rokem +14

    My childhood am still don't tired listening flashback replace it seriously ❤️❤️❤️❤️❤️❤️😭

  • @popsmock5034
    @popsmock5034 Před 2 lety +20

    Ugaas mustafe wa ugaaska ciise wayne hada Dawla deegan somalida Ethiopia 🇪🇹 bu deganyhy wna oday dhaqameedka DDS🇬🇶 Taladu ka godo

  • @deqoadan1669
    @deqoadan1669 Před 2 lety +15

    8/ 6/2022 Aad baan Ujeclaa Heestaan Nasiib Baan uyeeshay In aan Helo.❤🫂

  • @djmoha.official7798
    @djmoha.official7798 Před rokem +27

    This musician must be back we really missed you what a fantastic song and awesome voice salute 🥰🥰🥰 2022 finest

  • @wiilsomali5933
    @wiilsomali5933 Před 7 měsíci +5

    2024 and 12 years back and still listening ❤ in love with our somali 🎵 🎶 zamzam

  • @MAslahabdi-ic9fg9yl2o
    @MAslahabdi-ic9fg9yl2o Před 5 měsíci +2

    Somaliyey Qabyalada naga daya Somalia 🇸🇴 ha nolaatoo❤

  • @SuhaybSuhaybmahdi
    @SuhaybSuhaybmahdi Před 11 měsíci +8

    Heesta looqàday ugaska besha ciise❤❤❤

  • @housseindeheyehofficial2125

    Mashallah our ogass guuul cisse power ❤

  • @shahidduraw2820
    @shahidduraw2820 Před 2 lety +12

    ciise in the building 👷‍♂️ 💪

  • @harunabdiwalihassan2796
    @harunabdiwalihassan2796 Před 3 měsíci +3

    Heestaan hadaad CZcams usoo raadisay 2024 iyo wixii ka dambeya like saar

  • @saidosman1527
    @saidosman1527 Před 2 lety +10

    xasus shekathii Jabati iyo qalbi furan😢😢😢😢😢😢😢

  • @youngboyYoungboy-xt2ig
    @youngboyYoungboy-xt2ig Před 2 lety +35

    Yaa ku arkay tiktok like iska saar hadii aad dawaneyso 2022✋

    • @zhuweya560
      @zhuweya560 Před 2 lety

      waan soo raadshay hees jcyl uqabay😂😂🤪🤪

    • @ziyaamaxamuud2086
      @ziyaamaxamuud2086 Před 2 lety

      ​@@zhuweya560 anigabo kk😅

    • @ziyaamaxamuud2086
      @ziyaamaxamuud2086 Před 2 lety

      ​@@zhuweya560 lkn i.a farmajo hadu so labto baan uqadi dona wlhy wa sugi la ahy😢❤😂

    • @zhuweya560
      @zhuweya560 Před 2 lety

      @@ziyaamaxamuud2086 farmajo hees jcyl ahaan miyaa ugu qadaysaa mise taagero ahaan😂😂😂

  • @jamesslone5108
    @jamesslone5108 Před 9 lety +7

    Ameen ya AHADOUN AHAD. Ilahow duugsi nogayeel Ugaaskena .

  • @aaminocabdi7337
    @aaminocabdi7337 Před 2 lety +9

    Ugaaska marexan sade ban ku bartay heestan ❤🎧 viv mareexan sade walba rer diini gabar ugaas ina ahy halkan bay ka cadayay

    • @hamz233
      @hamz233 Před 2 lety +2

      Ukaadi heesta malihide 😄

    • @keifahmedkeifahmed4913
      @keifahmedkeifahmed4913 Před rokem +7

      😂😂😂 macanto marexan leyne dhaca naga daaaya hesta dir baa lehe😂😂😂

  • @Youzuphuxassan19
    @Youzuphuxassan19 Před rokem +10

    One of my best songs love you zamam Ali Roble .wish you long life ahead of you

  • @shabkamediaproduction9104
    @shabkamediaproduction9104 Před 11 měsíci +11

    Incredible voice mshlh 🔥 i saw this song on tiktok many times and now its my 1st time to watch the video song❤

  • @hiildoonjecladadkisaiyodal9812

    wwwwwwwwww zam zam ali robleh nolow aado waliga allow noo daa ugaaskeena

  • @hothanali6380
    @hothanali6380 Před 3 lety +13

    Wlhi hestan waax bdan radiye lkn cwa aayn helay oo itahy 16/8/2021🙏🙏🥰

  • @caarifcaligeele
    @caarifcaligeele Před 6 měsíci +2

    Xurmo Ruuxii ii Hura Ma Xaqiro Abaalkii Abid wan Xushmeeyaa💔🖐

  • @idmanawale9140
    @idmanawale9140 Před 2 lety +14

    Hees jecel sugayay waxay😬😬 anyway codka iyo wax walba wa u dhantahay mashallah allow nabada u siyaadi walalahen jabuti

    • @lailaabdullahi6632
      @lailaabdullahi6632 Před 2 lety +1

      ani xataa hees jaceelaa u haysty 🙄

    • @asli8565
      @asli8565 Před 2 lety

      Wa calema sarki ogaskena marka jecl waxpa kama dhacto hesto jecl lo qabo lagu hesy

  • @kamaalkhaliif-et4vy
    @kamaalkhaliif-et4vy Před 5 měsíci +7

    heestan hees waay dhaaftay pleas like hala dhaafin😊

  • @abdirahmanramos6386
    @abdirahmanramos6386 Před rokem +8

    30/05/2023
    My fov song 🇩🇯🦅❤

  • @mar_la_arag7694
    @mar_la_arag7694 Před rokem +16

    It's my first time hear this song after 10 yrs😳

  • @mustafeyasin9516
    @mustafeyasin9516 Před 8 měsíci +2

    Cod macaan, laxaan heerkiisu sareeyo, Iyo midho dhaxal gal ah Mnsh Allah Fanaanad wayn Ee Samsam Ali Rooble Heeso qiimo badan. like iska saara dadka hada daawanayo Mahadsanid❤

  • @ismimoh8333
    @ismimoh8333 Před 2 lety +4

    Waxaan u jeeda nimco yaasiin canab daahir iyo kaltuun bacado legends of London iyo qoomaal intan ka gartay clipkan inkastoo uuna Hd ahyn woow walee waagaas dhalinyar ayey ahanayen anaga xata caruur ahyn hadana dad waaweyn 😭😭😭🥺🥺💔💔 10 sano.kahor wakhti yar maha

  • @inaabdirizek4339
    @inaabdirizek4339 Před rokem +6

    Jah heestu dhadhan Bay leedahy walle😔❤🎧
    Lkn ugaskan ciise inte ku danbeyay asxapey😇

    • @momedmina9197
      @momedmina9197 Před rokem +1

      Wu joga inader ,diri-dawa Ayu joga hadaa

  • @hodannour1869
    @hodannour1869 Před 11 měsíci +3

    Ugaaas rooople beeshi ciise weyne ❤

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 Před 2 lety +9

    Hergab baa isoo xasuusiye heestaan caawa 🥺😂😂😂 10-03-2022 Nairobi.

  • @AbdoulchaparAnanug
    @AbdoulchaparAnanug Před 5 měsíci +2

    12sano kahor loqaday heesta ugaaska beesha ciise 🇩🇯✊🏻

  • @aliahmed-ym5rw
    @aliahmed-ym5rw Před rokem +3

    Dugsi codkii zamzam cali rooble iyo laxankii Qoomaal I really love this song I can't feel tired listening 🎧 this song

    • @h9_studio207
      @h9_studio207 Před 11 měsíci

      Heesta ayaa loo qaaday

    • @Abdirahman619
      @Abdirahman619 Před 8 měsíci

      ​@@h9_studio207ogaska besha cise 🇩🇯✅️

  • @ismahaanaadan6007
    @ismahaanaadan6007 Před 3 lety +12

    6 sano baa raadiyan waaxn helya 6 may 2021 lkn waa bil raamda hhh

  • @Guulwademedia
    @Guulwademedia Před 2 měsíci +1

    Listening from galkacyo galmudug on 2024

  • @mohamedbluetooth2943
    @mohamedbluetooth2943 Před rokem +5

    Hees waa dhaaftay always its fire

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 Před 2 lety +13

    Heestan🎶 tiktok ayaan ka so maqlay wana jecladay ❣lkn waxan radinaya iyado qorala ✍

    • @que3nalmaz869
      @que3nalmaz869 Před 2 lety +1

      😂😂Hᴅᴀɴ ᴋᴀɪᴍᴀᴅᴀʏ

    • @abdirahmanramos6386
      @abdirahmanramos6386 Před 2 lety

      Ani mnta so helay 😁🥰

    • @maxamedgalgale
      @maxamedgalgale Před 2 lety

      heesta waxa loqaday ugaaz mustafe beesha ciise wayne ayuu ka soo jeday waqtigi laqadey 2010 tiktok wax badan baa laga barty hadiiba hestan loga yimid

  • @Suhayb344
    @Suhayb344 Před rokem +10

    Heestan waxaa loo qaaday ugaaa guud ee beesha Ciise Ugaas Mustafe Maxammed Ibraahin, hobolladani way igu cusub hase ahaatee waa dhuun dahab lay cajiib, codkeeda iyo erayada toolmoon baa heestan macno iyo dhadhan u yeelaya.

  • @zamiinhabdi6647
    @zamiinhabdi6647 Před 2 lety +3

    Jah jewi jacayL baa dareema ( Ayaa ubax 🌹dun wacan kugu daadiyo darman ku fidshe🥺 ) 🥰

  • @mushtqmohamed
    @mushtqmohamed Před 5 měsíci +9

    Who is watching 2024❤

  • @Mayaah87
    @Mayaah87 Před 17 dny

    When I hear this song I think of legend and our late president Siad Barre. May you rest in paradise and thank you for putting Somalia on the map for Africas greatest country.

  • @Ayanlekalilase
    @Ayanlekalilase Před 5 měsíci

    Heeztan oo agtayda ka daran wxan calen qoyan ano gacanta ku haya so dhaweyay ogazkayga mustafe c12 love ❤

  • @asmaabdillahi946
    @asmaabdillahi946 Před 2 lety +6

    Cissow love you

  • @Nimcocudon
    @Nimcocudon Před 3 lety +7

    Hestan sano badhan radiyeey manta ayan helay 😍❤❤

  • @aasiyamuuse4807
    @aasiyamuuse4807 Před rokem +9

    Inta tiktoga kaso radisay ee halkan timiday sidayda waan salamayaa😅😅

  • @qamarnoormohamed7196
    @qamarnoormohamed7196 Před 11 měsíci +5

    My song It's 2023 nd i'm listening 🎵🎧🎶

  • @maxamedkhadar6667
    @maxamedkhadar6667 Před 2 lety +5

    Heestan maxa wax badan radiyay ugu dambeynti wan hali from tik tok 😌🥰

  • @mohamudhirsi250
    @mohamudhirsi250 Před 3 dny

    Ax Markan somarayo arkansas ama masuri state ban ku siturta intan sogalin Chicago wan jeclahay hesstan from OG😊

  • @ahmedtaleeh5410
    @ahmedtaleeh5410 Před 11 měsíci +16

    It's 2023 and this song is still my favourite❤

  • @c.fitaaxcusmaan2441
    @c.fitaaxcusmaan2441 Před 2 lety +7

    6/7/2022 yaa ila daawanoyo😂😂from tiktok

  • @faysaldhegajuun3618
    @faysaldhegajuun3618 Před rokem +6

    First listen November 2022 It's a song with sweet lyrics, and I'm still listening to it

  • @abdihakimharet5994
    @abdihakimharet5994 Před rokem +6

    24/10/2022
    This song is still young and gorgeous.
    Somalida marka noleed dacaad ayey isku ehed🥰 not like today😪.
    Allow amuraha no sahaal🤲.

  • @abdimohamed8293
    @abdimohamed8293 Před rokem +3

    Ilaa 2011kii ayaan jeclaa Heestan dad bay hada la cusub tahy ama tiktok kasoo raacay 😂😂 Heestan waxaa looqaday ugaaska beesha ciisaha hees kalan ka jeclhy xafladan qoomaal iyo faadumo qaasim hilawle ay qaadaan

  • @abdimohamed9150
    @abdimohamed9150 Před 2 lety +3

    Waqti Waa urdaya histan marka manta dib udakestay waxan is dahay wali ciyarciyar aya ku jerta time is running 🏃‍♂️ guys lol 2013 waxa ku dagesanaye ifo nura mantana 06/28/2022 waxan ku dakesanaya USA 🇺🇸

  • @mahadmaxamed1912
    @mahadmaxamed1912 Před 2 lety +3

    25/6/2022 malin sabti ah waliba aan tahriib ahay izmir to Greece Allah noo fududeeyo insha ALLAH dhamantena wixii muraadleh Allah u sahlo

  • @IbrahimMohamed-vr4wu
    @IbrahimMohamed-vr4wu Před rokem +2

    Hestaan waa hesta kali aan dageystoo ruun ahaanti❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdishakur144
    @mohamedabdishakur144 Před 6 měsíci +8

    Heestaan hadaad tiktok kusoo aragtay kadib halkaan usoo doontay like👍ha'ila dhaafin

  • @jimcaalecabdi1714
    @jimcaalecabdi1714 Před 11 měsíci

    Heestan waxaan moodayey in cabdiraxmaan cirro loo qaaday wlhi 🧡

  • @BLACKFOLKS5
    @BLACKFOLKS5 Před 6 měsíci +1

    2024 still still doing listening! Anh 😅🙏
    Zamzam cali Rooble

  • @AyaanMuuse-qd4lc
    @AyaanMuuse-qd4lc Před měsícem

    saylac markaan maqlo wan ku farxaa gobolkii alsamarooniya ❤❤❤

    • @nopenope2364
      @nopenope2364 Před 22 dny

      😂😂😂😂😂😂 isaaq iyo ciise halke uga tagtay

  • @mohamedabdimohamud4762
    @mohamedabdimohamud4762 Před rokem +1

    Beldajiye Ali Saleban .. Wan idinsalamy from Wil islamka inader rer mahad

  • @raxeeyeabdi5135
    @raxeeyeabdi5135 Před rokem +1

    Hesta kaliye an jenlhy zamzam Ali roble best 🎵

  • @MahadMuuni-cn7de
    @MahadMuuni-cn7de Před 8 měsíci +3

    Heestii ugaaskii ciise Wayne 🇩🇯😂🇩🇯🇸🇴😂🇸🇴🇩🇯❤️🎉

  • @suriyastar_
    @suriyastar_ Před 4 měsíci +1

    2024 on CZcams but marhoraa maqli jiraay heestaan 😊😊😊

  • @Xaqiiqooyinka
    @Xaqiiqooyinka Před 2 lety +23

    Waxaan ku qoslayaa dadka Heestan u maleeya mid jacayl ah. Walaalayaal heesta waxaa loo qaaday Ugaaska beesha Ciise oo markaas la doortay😂