Guri barwaaqo Vs Tik Tok

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 24. 08. 2024

Komentáře • 578

  • @mahaddhalxa5622
    @mahaddhalxa5622 Před 3 lety +33

    Gabadha xijaban waa gabadhii reer jigjigoodka haadii ad horay uaragtay like sar👍

  • @afbawaaqo1803
    @afbawaaqo1803 Před 3 lety +61

    Team Guri barwaaqo waan idin salaamay form Hargaysa Somaliland 🥰
    👇

    • @vilahofficial
      @vilahofficial Před 3 lety

      SUBSCRIBE ISAAR WALL QALI wll

    • @nasradenahmed8904
      @nasradenahmed8904 Před 3 lety

      Boss barnaamij kan maad 2dii hbeenba habeen ka dhigtid
      Waaanu ku hysanaaye
      Mise BOSS COD SIGAYGU LAMA AQBALO MIYAA SIDII SALAAD BILAA WAYSO AH AgaaH

  • @dinixmedia8649
    @dinixmedia8649 Před 3 lety +65

    Chinuhu waa ciyaal weynaadey dee🤣🤣😛 waanku wataa guri-barwaaqow
    From galkacyo

  • @mohamettmarcoz7942
    @mohamettmarcoz7942 Před 3 lety +41

    Dar illhy idin jecelahay somali mohamett 🙏💯❣

  • @mohamedabdulkadir5438
    @mohamedabdulkadir5438 Před 3 lety +51

    Kkkkk Guriga ay Chinesku kujiran macal Qorroto ma marto. 😂🤣

  • @ilhaamilhaam8854
    @ilhaamilhaam8854 Před 3 lety +15

    Wllhi beerki ba i xanuunay🤣🤣🤣🤣🤣 allah gurayoow runtana waad sheegtaa wadnahana wad naridaa qosol🥰🥰

  • @jamaalmahamoud9030
    @jamaalmahamoud9030 Před 3 lety +23

    War bal.mizkinku CAAWA malintaasa koBad qaade love iYo liketa sadaQa jahan u bixiya De 😀😃🙏🙏🙏

  • @Films557
    @Films557 Před 3 lety +35

    Salaam from borama to guri barwaaqo iyo reer burco oo kaliya 🙂♥️✅
    #hunoyaal waan idin jecelahay gobolka ragoow💪

  • @jimcaalemahamud4128
    @jimcaalemahamud4128 Před 3 lety +12

    "Mid noocaas ah maad ii keentid wan ku shaqaysan lahaaye" 😂😂

  • @muztafephilips5865
    @muztafephilips5865 Před 3 lety +10

    Guribarwaaqo af xamrka wuu yaqaanaaye😅😅😅😂😂🤣

  • @cabdifataaxiidxasankhayrdo1647

    Guri barwaaqoy kuma haYo indr Dee Keep Going From SalaxleY Germany 🇩🇪

  • @farahsaed8329
    @farahsaed8329 Před 3 lety +12

    Rabi dacwada tri thy👌ninkas wankuwataa like kusii qabta qalbign idnjecelhy

  • @hazzanupdyhazzan1867
    @hazzanupdyhazzan1867 Před 3 lety +18

    😂😂😂inTa turusyda FahanTeY LiKe I saar😂😂😂

  • @naciimamustafe4871
    @naciimamustafe4871 Před 3 lety +11

    First from Hargeisa 😂😂😂

  • @abuamiirguure5734
    @abuamiirguure5734 Před 3 lety +12

    Guri barwaaqo nin aan jclly wllhi 🤣🥰🤩

  • @khalidsiciid868
    @khalidsiciid868 Před 3 lety +1

    Hhhhhhh h wawawawaa

  • @_afardhaan8250
    @_afardhaan8250 Před 3 lety +8

    Raliyo ismujiya🤣🤣❤❤

  • @kawsarmaxmed5013
    @kawsarmaxmed5013 Před 3 lety +7

    First from muqdisho qasatan yaqshiit

  • @zakariaabdullahi450
    @zakariaabdullahi450 Před 3 lety +14

    Qof igama horeeyay gureey from kismayo

  • @abdikariimkarro5917
    @abdikariimkarro5917 Před 3 lety +1

    Guri barwaaqo video walba diyaar baan kuu ahay pro nin adagbaad tahaye

  • @ilyaazmaow4662
    @ilyaazmaow4662 Před 3 lety +2

    Alla hada fahamy waka dhaxe 🤣🤣🤣 maclin gurey

  • @shuunfagadhe3242
    @shuunfagadhe3242 Před 3 lety

    Guri barwaaqo ducadii masha allh buu dhafin wayey 😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @abdifatahkader126
    @abdifatahkader126 Před 3 lety +14

    GB
    Cabdikarin cali Shah
    Soo qapo Nio🙏💯

  • @fathiahmed3575
    @fathiahmed3575 Před 3 lety +6

    11:01 wallahi funny ileen Chinuhu waa ciyaal waynaaday😅😅

  • @suhaybjiiro4307
    @suhaybjiiro4307 Před 3 lety +7

    Mr guri barwaaqo keep going legend man wlhi😉👉😍

  • @apdimohamed9491
    @apdimohamed9491 Před 3 lety +2

    Guray markaan ku arko waan qoslaa anigoon ku daawan ba Taageero buuxda wllhi 😍😍😍😍😍

  • @jamacjesto5284
    @jamacjesto5284 Před 3 lety +2

    Masuul guri barwaaqo waan kusalamay nin adag

  • @zakariyemohamed6257
    @zakariyemohamed6257 Před 3 lety +7

    Guri barwaaqo legend aan taagero keep going wllo🥰💞

  • @clshakurcanada7943
    @clshakurcanada7943 Před 3 lety

    Ninkan aad la taatagaysid waa Ali Adaawe keep going pro ✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊

  • @z012y
    @z012y Před 3 lety +19

    10:50
    Gurow *daangadu* waa (saloolka) halkaa maanta waa la seegtay lol 🤣 🤣

    • @apdiaziizjama2601
      @apdiaziizjama2601 Před 3 lety +2

      Uu gartay zxp sooka sheegay maad maqlayn

    • @abdiasiisahmed2582
      @abdiasiisahmed2582 Před 3 lety +1

      @@apdiaziizjama2601 waar adigah max a ka gaLey😂😂

    • @apdiaziizjama2601
      @apdiaziizjama2601 Před 3 lety +1

      @@abdiasiisahmed2582 adeer maxaa kaa galay iyo waxaad ka sheekaynaysaa waaxay nin ayaan wax usheegayay anuu ee adiga maxaa ku shidaya eed la karkaraysaa buuqa nagala tag nio

  • @abdikarinsaleban7507
    @abdikarinsaleban7507 Před 3 lety +2

    1view and 1like

  • @cobra_films8506
    @cobra_films8506 Před 3 lety +114

    Inta Gobolka Raga Like Hyla Dhiifinana ilahabaN idinku Dharshe💌💘💖

  • @saahil5773
    @saahil5773 Před 3 lety +6

    Zxp mcn soo badi illh baan kugu dhaarshee tiktok ta reaction kaagaan ka jeclahay

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan8945 Před 3 lety +8

    Wiiiiwiiiii kuye guribarwaaqo jawardi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @LoneLy-pr9xy
    @LoneLy-pr9xy Před 3 lety +1

    Gurayow Gabadha Xijaban Wad u Ducay say Lkn Tasi O kale aya ku Ducaysan Rabtay Xaaskaga Ka Dhacday inay aragto Video gan 😂😭😂

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet Před 3 lety +6

    😂😂war Chinuhu wa ciyaal waynaday kulaha 😂😂😂

  • @somali-shareofficial6821
    @somali-shareofficial6821 Před 3 lety +1

    Guray ahaaa

  • @hodoabdi1066
    @hodoabdi1066 Před 3 lety +11

    Gurow zxp reactionka tiktokga weekgi laba jeer inooga dhig bro

    • @hodoabdi1066
      @hodoabdi1066 Před 3 lety +1

      Waaaw 9 qof ayaa igu raacsan guro zxp waad aragtade

  • @ahmedaamiin8669
    @ahmedaamiin8669 Před 3 lety +5

    Gurow nio maant lipaaxii yaadoof baad nagsoo iliwdey nio kkkkkkk

  • @qayssudi1113
    @qayssudi1113 Před 3 lety +8

    War ninkii doonaya in aynu guray gaadhsiino 1m subscribers isoo raaca oo odayga gaadhsiiya

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 Před 3 lety +22

    Keep going u are so funny😂😂✌

  • @ahmedcali763
    @ahmedcali763 Před 3 lety

    Guri barwaaqo wan ku salamy wallo fadlan soo badi barnamijka tiktok

  • @alizaki2310
    @alizaki2310 Před 3 lety

    Ismaciil guri barwaaqo rag yaqaan😁🇮🇹

  • @faraskacad6117
    @faraskacad6117 Před 3 lety +2

    Gurayow waan kusalamay
    Legend
    Tageero buuxa ayaan ku qaba
    Boqortoyo

  • @fadximohamed5772
    @fadximohamed5772 Před 3 lety +3

    Msha allaah quruxi waa diin hablaha Astur naanta u fican ku dayda inantaas habloow

  • @abdiaden6449
    @abdiaden6449 Před 3 lety +2

    I am your biggest fan ❤👏

  • @abdihayiaden9256
    @abdihayiaden9256 Před 3 lety +1

    Waan ku wataa sxp guri barwaqo guleyso if io akhiro insh allah

  • @abwaanindhoyare6468
    @abwaanindhoyare6468 Před 3 lety +6

    Ku fogaan mayno waa seedigenn guray wax kale😂😂

  • @rooney____10_5
    @rooney____10_5 Před 3 lety +6

    Niwo habeenka dhananzano un hablha nagu dirta kaftan online_____🤣😂🤣😂🤣

  • @wadnethomazzmedia628
    @wadnethomazzmedia628 Před 3 lety +4

    Legend of the legend guri barwaaqo

  • @sharmarkeahmedmohomed3635

    Guray parwaqo araktida ku qoslaa iga dhap😅pro

  • @abdirizakawil2479
    @abdirizakawil2479 Před 3 lety +13

    Yaadoooof waad ilawday maaanta🤣

  • @akrammaanaf8748
    @akrammaanaf8748 Před 3 lety +6

    Culusow iyo gapadhiisa maahee e waaa culusow iyo naagtiisa 🤣🤣🤣✌️

  • @macagxadeed5870
    @macagxadeed5870 Před 3 lety +11

    Cali cadaawe ma waxa u doonya in aan Sharma Boy taagerno 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ahmedwacayz5407
    @ahmedwacayz5407 Před 3 lety +1

    Hhhhhhh nio waaa kuqoslaa falanqayntada

  • @apdalesacad9487
    @apdalesacad9487 Před 3 lety +24

    war bal adeer love isaar ka baryi mayne😂

  • @munichaxmedey3467
    @munichaxmedey3467 Před 3 lety +1

    Waa dhownahy sidoo kale waa ku jeclahy GB

  • @maxamedshariif2557
    @maxamedshariif2557 Před 3 lety +8

    10:04 maya guri halkaas waad ku yara qaldantahay ninku waa muslim muslimna ixtiraam ayaa ka dhexeeya dadka isqabaaana maaha keliya gabadhu in ay shaqeeso in lays caawiyo waa muhiim

  • @nimaohureiri9635
    @nimaohureiri9635 Před 3 lety +1

    Guri barwaaqo keep going abti

  • @Kaartomo
    @Kaartomo Před 3 lety +5

    ninka chinese ka maa na loo xayaysiin hayaa hada
    waxaa iyo wax ka badan ayaan qabanaa

  • @Suhaibdj
    @Suhaibdj Před 3 lety +7

    😂😂😂😂Ala Gurow beerkad ii casaysay keep going pro

  • @kifahsaidmohamed4601
    @kifahsaidmohamed4601 Před 3 lety +3

    13:13 alaah beerka ma nooli 😢🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣intas wlhi dacad baan uqosley 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣wiiiwiiii kuullj

  • @nouraaidid6567
    @nouraaidid6567 Před 3 lety +1

    Jaynuhu waa ciyaal waydady🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @khaalidofficial8506
    @khaalidofficial8506 Před 3 lety +2

    I m number one🙌

  • @osama_omar5694
    @osama_omar5694 Před 3 lety +2

    Ninka keliya ee ka qatay qayb wayn in labarto calmado cusub oo somaliya well done

  • @sharmo5893
    @sharmo5893 Před 3 lety +24

    ilahaw ugu wad 😂😂
    Guri barwaaqo.hadal.buu iska qaptay😂😂😂

  • @sukaynaahmeth3218
    @sukaynaahmeth3218 Před 3 lety

    Jaynuhu waa ciyaal weynaady kulahaa guri barwaaqo fani weeye wallhy😂😂🌹

  • @adamelmoge7943
    @adamelmoge7943 Před 3 lety +1

    Guri burwaaqow wll Mohamed Akshey maxa isku tihin???

  • @faraskacad6117
    @faraskacad6117 Před 3 lety

    Xadir
    Ana ugu horeeya

  • @uzamejamal3755
    @uzamejamal3755 Před 3 lety +2

    Dhiip Dhabnta😂😂😂

  • @ilyaazmaow4662
    @ilyaazmaow4662 Před 3 lety +7

    NIO FAANANKAAS WA KAN KLIYA AROOSYADA KA HESHA HAKU FOGAN CABDI KARIIN CALI SHAH MA NOO BADALNEYSAAN 😅😅🤣🤣

  • @252Qasaalimedia
    @252Qasaalimedia Před 3 lety +6

    8 :24 Gabdha xjaban
    Waxa la dha muna khaliil
    Hableenow qof ka wagzn wanga ka ga deyda ilhy dartii ayaan idiiinka cod sanyaa walaalhy aad baan idiin wada salmay inata comntigeygaa argrey❤🖐

  • @nuurofficial7300
    @nuurofficial7300 Před 3 lety

    master guri barwaaqo zhpo lanbarkaaga what appka ii soo sheeg pro

  • @liibaanismaaciil8329
    @liibaanismaaciil8329 Před 3 lety

    Kkkkkkkkkkk kkkkkkkk Mahadsanid Gurey barwaaqo maanta aad baan ugu baahnaa inaan qoslo.

  • @tavooooooo
    @tavooooooo Před 3 lety +2

    😂😂😂😂😂😂😂😂👈👑

  • @fadumocabdisaq6287
    @fadumocabdisaq6287 Před 3 lety +6

    Chinihu wa ciyaal wenaday war sa tahay 11walhi guray qosol 😂😂😂

  • @suldansancho8787
    @suldansancho8787 Před 3 lety +5

    Rabi dacwatana

  • @mohanhamud6110
    @mohanhamud6110 Před 3 lety +1

    Yaadoof kaama hyno zxppp

  • @khadarchannel907
    @khadarchannel907 Před 3 lety +1

    Gurayow

  • @awrgaadhiracay345
    @awrgaadhiracay345 Před 3 lety +9

    Guroow A10S-kii soo celisee😂😂😂

  • @maxamedsoodagay4269
    @maxamedsoodagay4269 Před 3 lety +1

    🤩☝️

  • @tuuryare743
    @tuuryare743 Před 3 lety +2

    Seedigaa weeye Chinese ku kaxi shood😁

  • @muhyadiindonnieyen1598
    @muhyadiindonnieyen1598 Před 3 lety +8

    Awladul cazima inta jooogta liketa🤩🤩

  • @nasteexomaxamed927
    @nasteexomaxamed927 Před 3 lety +1

    M.a keep going

  • @AliMohamed-sv9fr
    @AliMohamed-sv9fr Před 3 lety

    Guri barwaaqo sxb xayka llah

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 Před 3 lety +2

    Chinuhu waa ciyaal waynaaday kkkkk waa Iga qoslisay guri barwaaqo😁😁 aar kaa heesaya beerkuu I caseeyey

  • @calicabd7034
    @calicabd7034 Před 3 lety

    Shaahaadada dhamaystir gurow sxb wadan bi inaad kalareebtee

  • @bileartan7
    @bileartan7 Před 3 lety +1

    Barnaamijki tiktok kuwaano kle inoo soo badi wll 👏👏👏👏👏

  • @abdinajahofficial4589
    @abdinajahofficial4589 Před 3 lety +1

    gurayga caashaqa ii wad sheekada

  • @ahmeddeak
    @ahmeddeak Před 3 lety

    Guray iyo tiktok

  • @updykhadarkoce74
    @updykhadarkoce74 Před 3 lety +1

    GB DRAMA ACTER WAAN KU SALAAMAY🤦‍♂️❤👏

  • @zhamiscdey294
    @zhamiscdey294 Před 3 lety +6

    Heesta cusub ee niini dance reaction Ka soo bixi zhpow

  • @mohmettadam4245
    @mohmettadam4245 Před 3 lety +1

    Sxp qli wn ku taageeraaa keep going nio 🙏❤

  • @sharmaakeilkacaz7713
    @sharmaakeilkacaz7713 Před 3 lety +1

    Ismaaciil cabdilaahi cali hore soco brother ❤❤

  • @hakimziyech3591
    @hakimziyech3591 Před 3 lety +2

    ALLA hadaaN fahMaY waaka dhexe Legend 😄😄😂

  • @suldansancho8787
    @suldansancho8787 Před 3 lety +1

    First comment

  • @mohaaaadan3264
    @mohaaaadan3264 Před 3 lety +3

    Fast comment like isara

  • @mohammetothman518
    @mohammetothman518 Před 3 lety +3

    Guriyow arin duljoogsi u baahnyd oo wacyi galin io isku duubni ka dhaln karty ayaad hareer dhaafty ✅abwaane lkn shrfta aan kugu jclhy waa mida ah xaqiraad la’aanta 🖤✌🏿

  • @omaraddeofficial4445
    @omaraddeofficial4445 Před 3 lety +4

    Gurrow Heezta Ahmed razta Qaadey 😂

  • @hafsacatosh2668
    @hafsacatosh2668 Před 3 lety +1

    Masha Allah