Wiil GaaL ah oo jecladay gabar muslimad ah oo walibo cibaado badan. Qiso jecel oo xanun badan 💔

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 17. 03. 2023
  • flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay. ee subscribe pls
    Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
    👉Abdihaliimalli@gmail.com
    #qulasada flimada
    #abdihaliim_ali
    #captain_majid
    #wiilkaabdiazizi
  • Zábava

Komentáře • 561

  • @AbdihaliimAli
    @AbdihaliimAli Před rokem +362

    Muqal kaan 100k likes hala Gaarsiiyo❤

  • @qaalimohamud6119
    @qaalimohamud6119 Před rokem +264

    Filimaantaan camal waa iska jeclahay inaa daawado
    Oo ka hadlaya muslimka sharaftooda I'm proud to be a muslim❤

  • @mohan_del_stevano
    @mohan_del_stevano Před rokem +43

    Aaway dadkii nabiga jeclaa (scw)walaal ku sali nabiga naxariis iyo nabad galyo korkiisa ha ahaatee

    • @user-tn4yp2jr7c
      @user-tn4yp2jr7c Před 4 měsíci

      Scw

    • @MowliidMouse-zh7un
      @MowliidMouse-zh7un Před 4 měsíci

      Sallalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 Před 3 měsíci +1

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +94

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)☝🕋❤

  • @Princess-Mushti
    @Princess-Mushti Před rokem +31

    الحمد لله على نعمة الإسلام 🤲💜☪️
    Run ahaaniti waa filim aad uxiiso bdn ❤Keep going

  • @nafisaahmed8560
    @nafisaahmed8560 Před 5 měsíci +8

    Allaahu masali wasalima caleeh salalaahu calayhim wasalima watasliima scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw maashaa allaah the baarikullaah fiikumulaah

  • @aishaarahman
    @aishaarahman Před rokem +82

    Filim sidaan oo kala ah inbadan baan sugayay wow😮❤

    • @siciidshiineofficiall
      @siciidshiineofficiall Před rokem +1

      Ma zamen inago zomali ah sida oo kle🤗🤣

    • @aishaarahman
      @aishaarahman Před rokem +1

      @@siciidshiineofficiall hadii uu ijecel yhy uu soo islaamo mxn ku diidaa😂

    • @SUNEEYE_FILMS
      @SUNEEYE_FILMS Před rokem

      czcams.com/video/Onjb0hUVmno/video.html
      LINKIGA SARE KUDHUFO ISOOBOQO WALAL ANA FILMS WCN BAAN SOOGALIYA❤🎉

  • @josephmehmet5840
    @josephmehmet5840 Před rokem +42

    Inta filinkan ka oyydey farta taga ☝🏻🥺gabdhihi somaliyed ee musalinka aha baa xajibkii laga barayaya qof kle imika dinta soo galey naa dinta inu ku dhaqmo ayuu mar walaba goo aan sanaya miyana khlad ahen qof dhan oo din lagu dhaley oo lagu soo barbariyay ina xiijaba lala bariyo❤️‍🔥💔🧕🏻

    • @aliizahusein1583
      @aliizahusein1583 Před rokem +2

      Magacisa wll filimka

    • @Nadiaa_07.
      @Nadiaa_07. Před rokem +3

      Gabdhaha somalida maxaa afka looku soo dagaa horta waxaan waa filn gabdhaha ayagaba nimanka islamed habsinaya war dadka dooda ka lexee taada ka fakar waxii xijaban wayo ilahey ayaa la xisabtamaya

    • @SuleeqoAbdullahi
      @SuleeqoAbdullahi Před 6 měsíci

      😢😢 maansha allaaha Alla siindu macaanaa ❤❤❤❤

    • @MahamedAden-rs2du
      @MahamedAden-rs2du Před 3 měsíci

      Haa walahi wll

  • @sagalabdirizak226
    @sagalabdirizak226 Před rokem +35

    Waa sabdigii ugu Dan beeyay bisha shacbaan waxaana maalmo kadib lagali doonaa Ramadan ilaahay anagoo caafimaad qabo Hana gaar siiyo ❤❤😊

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem +30

    Walaalkay filimada noocan oo kale ah inoo soo badi fadlan 🥺❤

  • @AxmedAbdalla-kg7wr
    @AxmedAbdalla-kg7wr Před rokem +18

    Cabdi xaliim cali wallahi marar badan waa iga ilmeesiisay runtii🥺🥺🥺😢

  • @baxarofficial9886
    @baxarofficial9886 Před rokem +80

    السلام عليكم ورحمة الله تعالى وبركاة fadlan dheh

    • @falisdaud2983
      @falisdaud2983 Před rokem +3

      وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

    • @WhoAmI-ux5hg
      @WhoAmI-ux5hg Před rokem

      Lalaabo waxwalba waad usameyn doontiin sida Kaliya qof aadan ogeyn like ku saaro xitaa in diintada ku raadsato like xun mother fucker Somalia always down

    • @asmaesmail5187
      @asmaesmail5187 Před rokem

      السلام عليكم ورحمة الله تعالى وبركاته

  • @wllkuzabamaxamed6132
    @wllkuzabamaxamed6132 Před rokem +77

    اللهم بلغنا رمضان 😘

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas Před 7 měsíci +6

    ام المؤمنين خذيجة بنت خويلد رضي الله عنها🤲💚❤️💖

  • @pilandahap3482
    @pilandahap3482 Před 6 měsíci +12

    الحمدلله على نعمة الإسلام ❤

  • @buhtaaniMaxamed-jb1zn
    @buhtaaniMaxamed-jb1zn Před 11 měsíci +8

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @HanaKhadar-lp6hv
    @HanaKhadar-lp6hv Před 5 měsíci +3

    Wlliku cod macana ❤😂

  • @bashkagemer80
    @bashkagemer80 Před rokem +22

    اللهم بلغنا شهر رمضان المبارك

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas Před 7 měsíci +6

    ياربي اجعل آخر كلامنا
    لا اله الا الله☝️محمد عبد الله ورسوله صلى الله عليه وسلم🤲💚❤️💖

  • @Relax_vedios
    @Relax_vedios Před rokem +27

    Filim ka viican waligy ma daawan ♥️😍

  • @ahmaadbile3638
    @ahmaadbile3638 Před rokem +25

    Kusali nibiga maxamad(scw)🖤❤

  • @somaaliqueen6712
    @somaaliqueen6712 Před rokem +12

    Axsan qiso thanks wll Abdihalim cali io dhmaan bah da qulasada filimada maan arag qiso sidan oo kale u macaan noso badi filimada islamka laga sameyy❤️❤️❤️

  • @sihaamshire8115
    @sihaamshire8115 Před rokem +17

    Filimkii uhoreeyey ooo aaan kahelay❤❤❤ waaaw cajib mislimiinta 🎉 waan iska jeclahy gadbdhaha asturan markaan arko

  • @Amiin_jr
    @Amiin_jr Před 7 měsíci +4

    Walahi best religion is called Islam❤❤❤❤❤❤

  • @sihamacadeya6086
    @sihamacadeya6086 Před rokem +16

    M.a ❤🎉😢 wlhi waa qiso murugo io farxadba leh ❤m.a

    • @SUNEEYE_FILMS
      @SUNEEYE_FILMS Před rokem

      czcams.com/video/Onjb0hUVmno/video.html
      LINKIGA SARE KUDHUFO ISOOBOQO WALAL ANA FILMS WCN BAAN SOOGALIYA❤🎉

  • @Cabdirisaq-ns6yr
    @Cabdirisaq-ns6yr Před 6 měsíci +3

    I.a wiika maxamed baa ladhah iyo gabdha oo ladhoho khadija❤

  • @abdisonaldo
    @abdisonaldo Před rokem +26

    Aan ku salino rasullka scw

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 Před rokem +5

    Mshllh ❤wxan ku mahdinya ilahy muslim iga dhigy❤ Alxmdulillh❤️❤️👏

  • @bushroxasanaxmed
    @bushroxasanaxmed Před rokem +4

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم من يرد الله به خيرا يفقهه في الدين

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem +30

    Golden voice ❤🎖💯

  • @nimajirde6413
    @nimajirde6413 Před rokem +8

    Muuqaalada islaamka soo badi wll
    Mahsanid❤❤

  • @FarxiyaMuxumed-et8eh
    @FarxiyaMuxumed-et8eh Před rokem +4

    Haynu kusalino nabigeena salalahu calayhi wasalam

  • @ummuabdalla7078
    @ummuabdalla7078 Před rokem +42

    اللهم بلغنا رمضان ❤

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Před rokem +6

    Masha.Allah waa filim aad u fiican waana ka helay👍😀❤

  • @realog2022
    @realog2022 Před rokem +55

    اللهم بلغنا رمضان 🥺🤲

  • @maamoaamino6323
    @maamoaamino6323 Před rokem +3

    Abdi haliimoow maalmahaa waa soo daahinoosaa misa anaa mooday😮😮

  • @footfoot3288
    @footfoot3288 Před rokem +42

    What a story❤️‍🩹❤️🫶

  • @Raxmo-gk8ki
    @Raxmo-gk8ki Před rokem +5

    Khadiija magaceygii quruxda badnaa❤❤

    • @SUNEEYE_FILMS
      @SUNEEYE_FILMS Před rokem

      czcams.com/video/Onjb0hUVmno/video.html
      LINKIGA SARE KUDHUFO ISOOBOQO WALAL ANA FILMS WCN BAAN SOOGALIYA❤🎉

  • @Ayaanqurux.
    @Ayaanqurux. Před rokem +6

    Wow mashalllh ❤wan ka helay wllhi balan wye xijaabkeyga wan ilaalin dona marwalba❤

  • @majidcade4733
    @majidcade4733 Před rokem +6

    Majid qofka ugu horeyey aya ahay Pin isaar sxp❤❤

  • @hanadabdi1949
    @hanadabdi1949 Před rokem +4

    Masha Allah ale hanagu hadeeyo wadada fiican❤❤

  • @fatimaabdi7636
    @fatimaabdi7636 Před rokem +6

    Best muuqaal aan daabto awid 🥰🥰

  • @cadewaaye23
    @cadewaaye23 Před rokem +5

    waxaan rajeynaayaa in muqaalkaan gabdhaha somaaliyeed ee jooga wadanka dibadiisa in dhiira galin onoqdaan insha allah nin aajnabi ka ah neh ey guursan yacni qof aan islaam aheyn si kasta uu ujecel yahay

  • @muwahibhasan707
    @muwahibhasan707 Před rokem +1

    ماشاءالله wll mcn inoosoobadiya filimadan

  • @cabdiraxim1593
    @cabdiraxim1593 Před rokem +5

    Soobadi film ka musliminta 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻👍👍👍❤️❤️💯

  • @Solo703
    @Solo703 Před rokem +6

    Kusaliya nabiga scw

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 Před rokem +1

    Masha Allah walaal horay u soco 👍💕💕

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal8327 Před rokem +4

    صل الله عليه وسلم

  • @AhlamOmar-tf4xt
    @AhlamOmar-tf4xt Před rokem +4

    Ramadan mubarik 🎉😊❤ all muslim 😇🌸

  • @salmaanplaynew
    @salmaanplaynew Před rokem +4

    Wlhhi cadiim filim kaan qalbiga ayuu iga taabtay

  • @cabdiladhiifmaxamed2346
    @cabdiladhiifmaxamed2346 Před rokem +2

    Bababa muxuu filim yahay tnx msul

  • @user-qy1wr7eq2m
    @user-qy1wr7eq2m Před 5 měsíci +1

    Muqal aad fcn mashalah ❤❤❤

  • @falismacalindaahirfiifi122

    Waxaan rabnaa filimka you are indespensible noosoo daa oo nagu xushmee golden voicekeena

  • @abdimananmaxamed1912
    @abdimananmaxamed1912 Před rokem +6

    xijabka kor ahato😊😊

  • @Mohamed_Al__Abdulahi
    @Mohamed_Al__Abdulahi Před rokem +6

    Ramadaanka ciyaar yuu inagu dhaafin😢

  • @suleimanabdi2573
    @suleimanabdi2573 Před rokem +2

    Masha Allah our religion is great Alhamdullilahi

  • @kim____elman8273
    @kim____elman8273 Před rokem +3

    Fav:( CZcamsr😭❤️🤴🏻

  • @qaskacde56
    @qaskacde56 Před rokem +2

    M.a ilahy run haga dhigo😊

  • @NastehaAbdikadir-lb7vb
    @NastehaAbdikadir-lb7vb Před rokem +1

    She did something great because she became a Muslim ❤❤❤❤❤❤

  • @ummnoura4891
    @ummnoura4891 Před rokem +12

    Intan Film Daawaday Waaki igu Wanaagsana

  • @kawsarkhaliif4068
    @kawsarkhaliif4068 Před rokem +4

    Pro sooo badi qisooyinkan ❤

  • @riixaanriimaas
    @riixaanriimaas Před 7 měsíci +2

    الحمد لله على نعمة الاسلام☝️

  • @fariixajaamac734
    @fariixajaamac734 Před 7 měsíci +1

    ❤❤❤❤😊😊 soo badi 😊

  • @doone9873
    @doone9873 Před 7 měsíci +2

    Somali sida loga walo wa taqan lakin akhiro warba kuu yala hada runta shegin film wa film wa hore ah wana SHEECO waxa mahan suni lakin dad badan aya subscribe and like kuu saray lakin waxa ku fican adiga o dad waxa fican u sheg waxas wa waqti lumis lakin wa laga fican yahay

  • @khadijamohamoud2420
    @khadijamohamoud2420 Před rokem +4

    الحمد الله على نعمة الإسلام

  • @mariacabdirahman3485
    @mariacabdirahman3485 Před rokem +1

    Waa filim qalbiga taabanaya kana shekeynaya wanaga diintena iyo sidu wanagu xumanta uga guuleysto

  • @KawsarKalif
    @KawsarKalif Před 6 měsíci +1

    Surwaal lagu tukanaa maxaa waaye😂😊

  • @layloyuusuf6379
    @layloyuusuf6379 Před rokem +1

    Masha allah no.soo.badi filmntan cml❤

  • @xaliimocabdalemuxumad5176

    M.allah film fican waye❤

  • @apdifitaaxhoneste3477
    @apdifitaaxhoneste3477 Před rokem +3

    muqqlki uguwangsan Aan halkan kadawdo ❤❤❤❤ whi ilahyow naxristda hakaqadin

  • @King__Maanka11
    @King__Maanka11 Před rokem +25

    golden voice🥰😮‍💨

  • @nimcoquen3430
    @nimcoquen3430 Před rokem +1

    Muuqaalkan wakhti buu galaye xaqiisa hala siiyo❤❤❤❤❤

  • @safiyoadan8541
    @safiyoadan8541 Před rokem +2

    alxamdu.lillaahi calaa nimcatal islaam yaarabil caalamiin ❤❤❤❤❤❤

    • @FaadumoFaadumo-wr2tp
      @FaadumoFaadumo-wr2tp Před 3 měsíci

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉😢😢😢😢😢😢🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊😊😊😊😊😊😊

  • @somyanouh2117
    @somyanouh2117 Před rokem +1

    Magaca filmka qofki kasayo ha igu caawiyo waan ka helee

  • @rahmaa6859
    @rahmaa6859 Před 5 měsíci +1

    Allahu akbar masha Allah

  • @SahraRuush-tw4er
    @SahraRuush-tw4er Před 7 měsíci +1

    Wlhi 😢waa qiso cajib ah

  • @calinuur5138
    @calinuur5138 Před rokem +1

    Mashaa alaah giso ajiib

  • @abduwalimohamuud922
    @abduwalimohamuud922 Před rokem +2

    Abdihaliim ali

  • @xafsaxamaasi7949
    @xafsaxamaasi7949 Před rokem +1

    ماشاء الله تبارك الله افصحل الله السانك وغفر دننبك

  • @khadijasaiid9592
    @khadijasaiid9592 Před rokem +3

    Magacagi aaladhahaa khadija 😊

  • @sacdiyoabdi4995
    @sacdiyoabdi4995 Před měsícem

    Salalahu caleyhi wasalam ❤❤❤

  • @SagalHapiip-go3ri
    @SagalHapiip-go3ri Před rokem +2

    Filimaantan oo kale soo badi wllo qali❤

  • @Inaabuukar-rw4ub
    @Inaabuukar-rw4ub Před rokem +1

    Unlocked 2023 u soo fasir haku tusala qataanee plz🥺🙏

  • @Safwaancabdi-ig1de
    @Safwaancabdi-ig1de Před 2 měsíci

    Waan oo yay wallaahi😢😢😢😢😢😢

  • @user-dr9gu4mc3l
    @user-dr9gu4mc3l Před 8 měsíci

    Waad mahadsantahay wll in badan waan sugaynay

  • @maxamedcabdiwahaab476
    @maxamedcabdiwahaab476 Před rokem +1

    Mansha allah bro allaha ka abaal mariyo wanagsanida qisadan ad Nala wadagtey🙏

  • @Quruxsan1
    @Quruxsan1 Před rokem +1

    Wa flim fican oo qiro badan masha allh

  • @malekmoha5425
    @malekmoha5425 Před rokem +3

    Film io badh💯💯💯👍👍👍

  • @ibrajosh7915
    @ibrajosh7915 Před rokem +1

    Filimada nocan oo kle noo soo badiya..🙏

  • @Naabilasuleiman
    @Naabilasuleiman Před 7 měsíci +1

    Soo badi

  • @philsandagan
    @philsandagan Před rokem +2

    ما شاء الله..شكرا لك

  • @user-op9rj8os1f
    @user-op9rj8os1f Před 5 měsíci +1

    Masha Allh❤❤❤

  • @c.casiisfarah9623
    @c.casiisfarah9623 Před rokem +2

    Fadlan nosobadi aflamta jecelka sxp

  • @mumiindahiir678
    @mumiindahiir678 Před rokem +2

    Mash alhaa my boss

  • @raxmacabdulqaadir7102
    @raxmacabdulqaadir7102 Před rokem +15

    Masha Allah ❤
    Keep going wll ❤

  • @nasteehohassan3688
    @nasteehohassan3688 Před rokem +1

    Masha allah ❤wankahe filimka❤

  • @faysash.abdilahi18
    @faysash.abdilahi18 Před 3 měsíci

    ❤man sha allaah

  • @user-vx3vx8ci7m
    @user-vx3vx8ci7m Před 6 měsíci +1

    Masha allah😊

  • @khadiraclaahi5797
    @khadiraclaahi5797 Před rokem +4

    Filimkii igu wanagsana❤

  • @Sumaa1234
    @Sumaa1234 Před měsícem

    Lkn ninkas soma u muslim ahyn şu chiristen ugu matlya filim bisinke