Dadweynaha Boorama maxay ka yidhaahdeen Khilaafka Siyaasadeed ee ka taagan Somaliland?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024

Komentáře • 65

  • @bosscadaaday6915
    @bosscadaaday6915 Před 2 lety +5

    Reer Boorama dad wax bartay 👏🏽👏🏽👏🏽

  • @sidiiqtogdheer712
    @sidiiqtogdheer712 Před 2 lety +3

    Waaw magaaladii af ingiriisiga oo warkeeda cadaysay

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 Před 2 lety +3

    maasha.allaah.reer.awdal.waa.dal.cilmi.leh.

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 Před 2 lety +4

    Xeerka aynu dhiganay iyo dastuurka ha lagu dhaqmo.

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650

    Maashaa Allaahuye reer somaliland waa dad ilaahay u hiiliyay oo noloshii dadnimo iyo tii dawladnimaba ku guulaystay kana midha dhaliyay tacabkoodii iyo wadajirkoodiiba waana ilaahay mahadii malyuun jeeer,,, geedka muuqdeey guushu hadhisana waa la gaadhiye yaan la gaagixin insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep

  • @fosiyamahmed2390
    @fosiyamahmed2390 Před 2 lety +9

    Boorame waxan ku aqaaney qalinley, dhallinyarada waxay fahmeen in la gaadhay wakhtigii Caqliga, Qalinka, & Cadalada

  • @yuyu9
    @yuyu9 Před 2 lety +2

    Muse ciro faysal iyo sadexda xisbi ee imika jirA way tagayaan one day lkn waxan odhan laha yaanay idinka sii ciidayn bariska dhalinyarooy wax fahma plz somaliland inaka iska leh

  • @abdirashidmahamedkhayre1792

    Dadkii dalka inala lahaa waxay rabaan in ay tartamaan oo ay nasiibkooda ka qaadaan.markaa umada miyaynu la tartanaa mise saddexdaa nin ee isku reerka ah ayaynu la hortaagnaanaa

    • @ayaan7389
      @ayaan7389 Před 2 lety +1

      mada waynaheenu.wuu.cadeeyay.in.ururada.lafurayo.doorashadana.laqabanayo..waxas.fidnada.wadaana.waa.labada.xisbi.ee.wadani.iyo.ucud.oo.doonaya.inuu.iyaga.wadanku.uxidhnasdo.

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 Před 2 lety +3

    reer booramow waa inaad soosaartaan ururka uu furanayo pro axmed ismaaciil samatar codkiinu waa ka xaaraan urur kale inaad siisaan.

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 Před 2 lety +3

    Moorame aqoon iyo garasha taala waxa kulaman fahan

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 Před 2 lety +5

    Sharciga iyo dastuurka ayaa ka horeeya. Awdal waxay taageeraysaa furista ururada. Sidaa ayay somaliland lawada leeyahay ku saxtahay. Siyaasiyiinta mucaaridku amni darro iyo qalalaaso waxba u goyn mayso. Ha waantoibeen.

  • @warsamaosman0894
    @warsamaosman0894 Před 2 lety +1

    7:32 war yaa dadka kawada dhiga sida wiilkaas oo kale.

  • @khadaraxmed6161
    @khadaraxmed6161 Před rokem

    Ilbaxnimada awdal taala alle ha barakeyee waa mid ay somaliland ku tanaaday inshalah wll hood reer sooln inay wax ka bartaan baan rajayna

  • @iskopro1423
    @iskopro1423 Před 2 lety +1

    Oo macalinkaygii baa ku jira Dhinbiil

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 Před 2 lety +2

    Somaalilaand loo dhanyahay ayay Awdal iyo gobolada barigu doonayaan. Taa oo macneheedu yahay in la furo ururada.

    • @ayaan7389
      @ayaan7389 Před 2 lety +1

      waa.sidaa.waa.in.lasoo.dhoweeyaa.furista.ururada.waayo.dalku.waa.dimoqoraadi...

  • @ikranaragsan9353
    @ikranaragsan9353 Před 2 lety +1

    Doorashadaa waa in LA qabtaa wakhtigeeda, ururadana wakhtigooda, yaan lagu dalin wax kale, muse miyuu cabsanayaa

  • @amsa1135
    @amsa1135 Před 2 lety +2

    Maasha allh

  • @skhalif4181
    @skhalif4181 Před 2 lety

    Reer Awdal waa waddaniyiin wax garad ah, Inta yar ee is uruurinta ah ama dhinac isku taagga ah uun iska saara walaalayaal. Dadku waa dadkiinnii dalkuna waa dalkiinnii,

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Před 2 lety

    Xisbiyada hala furo, xaq bay u keeyahin, mucaaridka naga daaya baqdinta, tartama

  • @ahmedomer4953
    @ahmedomer4953 Před 2 lety

    Professor Ahmed Ismail samater waa hogaamiyaha shacabka somaliland isku raacsanyihiin

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 Před 2 lety

    Waakaa ! Warkaa ayaa la maqlaa

  • @fadumoabdi8417
    @fadumoabdi8417 Před 2 lety +1

    Qof walba oo Somaliland ahi uu rabaa in la furo ururo. Faysal iyo ciroba maaha Somaliland oo waxay haystaan sharciah Yurup.

    • @NABIIL_SHOW
      @NABIIL_SHOW Před 2 lety

      Adigu mujahid ku shega ayad lasexata miya

    • @dayax1411
      @dayax1411 Před 2 lety

      Muuse biixi passport jabouti ayuu wata isaguba

  • @axmedmaxamed628
    @axmedmaxamed628 Před 2 lety +1

    ururada oo la furo
    dorashado la qabto
    intaba dawlada ha lagu tageero ayaada wadee markaa xisbiyadu wadani iyo ucid

  • @ismailabdilahi1502
    @ismailabdilahi1502 Před 2 lety +3

    Nin didan hankinu yanu idin odhan idagalama ururada furta hadikale dabadhon

  • @fadumoyusuf7694
    @fadumoyusuf7694 Před 2 lety

    Kuwani wax so waraysteen kuwe caylici meesha wali good ujoogay wyo wax ay ka hdlyaan ururro hadan xisbiyo ayay dhaleecaynayaa

  • @pharroekemet529
    @pharroekemet529 Před 2 lety +1

    90% Somaliland = urureda furaa
    95% Siyassinta = urureda furaa
    Maxkamada Saree= urureda furaa
    Parlementki= urureda furaa
    Madaxweynee Muse = urureda wa Furee
    Ciroo&Hersi iyo Faisal= Meeya

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Před 2 lety +1

    gobolkii aqoonta alle ha idin sharfo si aqoon leh ayey uhadleen dhalinyaradaasi ,lkn waxaa inagu bdn odayaal shax iska ciyaaraya oo microphone ka loo dhiibayo waxay doonaana ku hadlaaya, taana waxaa usababa tv yadii oo aan barnaamij hal abuur lahayn

  • @aadanhassen3560
    @aadanhassen3560 Před 2 lety

    Fuurtaa urur Rer Awdal ayuun Baa kaa Dhinaa Gobolada Furanaya Ururda markaa Wanu soo Dhaway Nayna

  • @dowlayabdi1473
    @dowlayabdi1473 Před 2 lety

    Kkk intaye doyeen ayaay soo dayeen Saab ayaa soo waraysanaya

  • @ayaan7389
    @ayaan7389 Před 2 lety

    reer.boorame.waa.waa.wakhtigii.qalinka.iyo.caqliga

  • @fadumoyusuf7694
    @fadumoyusuf7694 Před 2 lety

    Waar ilaahay ka yaaba oo xaqqa ka hadlo ururo cidi madiidanane

    • @anabjama7166
      @anabjama7166 Před 2 lety

      Fadumo yusuf eedow waxa kaiser haystaa waa ururadii ee soo tar tama dumarku haka baxaan dhex orad diwkada iyo ururadii way furan yihiinadeer waaruntii inankan yari run buu sheegay caruurtii baagaraneysa wixii dadja waawayne garan wasyeen ciro iyo faysal iyo xirsi gasb ilahaow naha qabo ciilqabayaslja adeer reerboorame waa in aad soo tartama oo kasoo qaybgala mucasradku waa beenaslayasl ciilqabayask maba rabo inuu madaxwaynuhu waa diyasr cusbiyadii qabyasladeysnaa baa raba inay xisbiyadu soo tartaman dee waa sidaa rag isk6 reer ah looma baahna madaxwaynuhu diyaarbuu u yahay adeer so.aluland hadey nabadooda katalinayaan ciro iyo faysal iyo xirsi iska qabta merl asn jirin bay xaaxaabayasn hayeelina reer owdal ragan qabasilka jushaqeynaya Well done reer owdal wasr waa rag nool waar mujashid waa kaa ina wada ee mujaahidku wuxuu ku faanaya inuu wadanka ilaalinayo weeye waxaad runta usheegtaan xisbiyada mucaaradja ahi iyagaa diidan sax ururadii hsla furo faysal waa 21kow buu ku jiraa good boy ciro hakeeno kuwiisa iyo faysal iyo xirsi caruuetoodii midwaliba meel buu gaystey weliba kudarsoo way idnka waawayn yihiin faysak inantiisii faadumo mungo xamar bay jashaqeysaa iyo inanadiisii mid ka mid sh waar yaadhaeheen miyasn ilahay laga vaqeyn xusbiyj cusub hala furo sadedan nin ee usku reerkahi yasneu nawaalin weliba xusbiga knife wuuu oval yshsy wasna uditasr inuu furo xisbiyo lawada keeyshsy

  • @rosaahmed9473
    @rosaahmed9473 Před 2 lety +1

    Tonta creer sedal wanlaqaba inla frío jurada Sadam niñ daawan mayno

  • @sayidomaraden8455
    @sayidomaraden8455 Před 2 lety

    Reer Borame mayey baqayaan mise dimocratie ayeyna oqoon

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 2 lety

    wuxuu yidhi waxaa noo dana in xisbiyada la furo bariga iyo galbeedka
    dan kama laha in beesha dhexe isku baabaan.
    beesha dhexe way hoogeen walee inaan cidina idin rabin inaad isku rogmataan ayaa la rabaa.
    awalba soomaalidand waad mecbaydeen imikana Alxamdulilaah ayaad leedihiin maadaama ay beeshii dhexe iskurogmanayaan.

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 Před 2 lety

    Reer borame xaq bay ku hadleen , waxaynu qoranay in loo hogaansamo weeyi , labadan shakhsina ee xisbiyada mucaaridku sharciga kama wayna.

  • @abwaanismaaciilxarago9763

    Gobolkii aqoonta masuiliyad iyo daganaasho ku dhisan aqoon ayaa ka muuqata

  • @user-ji3jy5wg4v
    @user-ji3jy5wg4v Před 2 lety +1

    ciiro ma rabo xisbiyo cusub mar walba. waayo wuu garanayaa isaga iyo saaxiibkii Faysal 20 sano ku guul daraystay inuu dalka hogaamiyo

  • @abdihassan3637
    @abdihassan3637 Před 2 lety

    Kkkkkkkkkkkkkk l

  • @anabjama7166
    @anabjama7166 Před 2 lety

    Kuwab tvyada kuwan wata ayaa beenaskeyasl ah oi umada isku fira waar xisbiyadu way furan yihiin ee soo tartama

  • @farxiyafaarax3962
    @farxiyafaarax3962 Před 2 lety

    Waxas waxay laqaylinayan watash darti islayab darfyado ha hilin xaqoda isaqo mid ba xaqa uledihin ururad halfoor ciiro ahabalo darod faisal habadalo samaron muuse biix basxasn isgan dalk xukuma

  • @awalimash5360
    @awalimash5360 Před 2 lety

    Waxani inama khuseeya .isla xishooda waa isaaq land

  • @AliOSMAN-mx3ol
    @AliOSMAN-mx3ol Před 2 lety

    I AM PISSED OF BY THE PEOPLE OF BORAME AND SOOL. RIYALE WAS THE PRESIDENT OF SOMALILAND FOR 8 YEARS . DURING THE 8 YEARS NO ONE SINGLE PERSON IN BORAME OR GUDABIRSI CLAN CRITISED RIYALE. PLSE STOP PLAYING THE VICTIM GAME . YOU CAN NOT EAT YOUR CAKE AND KEEEP IT AT THE SAME TIME. I KNOW A LOT OF PEOPLE FROM BORAME THAT HATE SOMALILAND, THE SAME IS ALSO WHEN IT COMES TO THE PEOPLE OF SOOL. NI DOUBT THERE ARE ALSO PEOPLE FROM THESE TWO REGIONS THAT ARE PRO SOMALILAND. IT IS TIME TO STOP PLAYING THE VICTIM ROLE,BUT ALSO ACCEPT THE ROLE YOU GUYS PLAYED IN THE WAR AGAINIST THE ISAQ CLAN.

  • @Roblox-er5mj
    @Roblox-er5mj Před 2 lety

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣ciro waa doqon kkkkk

  • @user-is2sz5lb8t
    @user-is2sz5lb8t Před 2 lety

    Yaa yidhi waxan SL wax kasoo duubaa saxaafad ah? Dibjir Muse macarafone iyo kamarad u sida inuu borobagaandho u sameeyo ayaa inaguleh warbaan idiin sheegaya! Akhas! Waa ceeb in saxaafad lagu sheego wax aan run iyo war miisaaman sheegaynin

    • @warsamaosman0894
      @warsamaosman0894 Před 2 lety

      kkkkkk. ma meeshiibaa ku damqatay ina ibliisow.

    • @user-is2sz5lb8t
      @user-is2sz5lb8t Před 2 lety

      @@warsamaosman0894 ina ibliis iyo garacba adaa ah! Meelina imay damqan ee saxaafada micniheedu waa in ay war miisaman soo gudbiyaan. Haddii aanay taa samaynayn dee waa channel qof leeyahay. Qofkuna xor buu u yahay wuxuu odhanayo. Mijohabaabinta iyo beenta aa ka caano mashaan munaafiqiin yahay, weeye dhibto. Qoys waxaa u dana war ha dhigina. Runta sheega inuu qanaalkiinii yahay markaa beentiina iyo xaraantiina sidaa ku rabtaan ugu walaaqda.

    • @zaedinaoomaar4104
      @zaedinaoomaar4104 Před 2 lety

      Naa futo xejis meeshan loogama baacna ee calaacalka kalatag iyo oohinta saxafadu markay adeerkaa oo cadafku kadaaadanayo waka soo duubayaan uun bay hagaag san yihiin miyaa ciro oyo faysalba way kudayeen soona bixi mayaan dalkana waa lawada leeyay kaligiin malihidin ururadii waala furay nin walba waa ninkiisa darafyada cod haka sugin gaboosena qorshaha kudarso

    • @user-is2sz5lb8t
      @user-is2sz5lb8t Před 2 lety

      @@zaedinaoomaar4104 Futo ma xajiste. Cidina ragga googardaa xidha ee dumarkooda dabadooda ku dhuunta u calaacalimaysee been ha isu sheegin. Waxa aan uqaray waxaan qoray si aan bulshada ugu bayaamiyo beenta aa u maldahaysaan. Waataa sababtaa aad ii weeraryasaa, saaqidyohow! Runtaa ku gubaysa ilayn been baa wax ku cuntaane. 😂😂

  • @NABIIL_SHOW
    @NABIIL_SHOW Před 2 lety

    Anaga diidnay in lafuro ururada car waa cida qabata dorasho anan ogolayn

    • @zaedinaoomaar4104
      @zaedinaoomaar4104 Před 2 lety

      Caaac adeer cuqdada meesha kalatag diid ama yeel ururadii waalafuraya adeekana soobixi mayo dalkana adiga iyo adeerkaa toona wax laga waydiin maayo ee lib kaaga iska qalo sariib du danbay kuu tee