Xasan Adam Samatar Iyo Xaliima Khaliif Magool🔥 Iyo Heesta "CAASHAQA ISKA ILOW"

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • 🌟Heestan waxa curinteeda laha
    A/ Xasan Cabdilaahi Xasan (Ganey) 1976
    🌟Laxanka
    U/ Axmed Nuur Jaangow AHN
    HEES CUSUB
    MUUQAAL XIISO LEH
    HEESHA CUSUB
    HEES SOMALI OO QORAAL AH
    SOMALI LYRICS
    HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
    HEESO QAARAMI AH
    HEESO KABAN AH
    HEESO NON STOP AH

Komentáře • 139

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 Před 4 měsíci +2

    Erayadu waa abwaan xasaan ganeey
    Laxanku waa macalin jaangoow
    Kabanku waa isla jaanogow
    Booongaha waa ustaad goobe
    Codadkana waa mama magool iyo xasan bashi
    Allah unaxristo waxa ka nool xasan ganey iyo samatar

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA Před 4 lety +25

    "Cishaduu ilaahay, cirka taagay udub li,ii
    Ciidana ka dhigay gogol......."
    اللَّهُ الَّذِي رَفَعَ السَّمَاوَاتِ بِغَيْرِ عَمَدٍ تَرَوْنَهَا ۖ ثُمَّ اسْتَوَىٰ
    عَلَى الْعَرْشِ .سورة الرعد.
    Cajiib!! abwaan, mufakir, faylasuuf, macalin waayaha adduun wax uga muuqdeen; Xasan Xaaji C/laahi, Alle cimriga haw siyaadiyo. Fankii iyo xikmadii waa wada galbadeen oo waa la tabay runtii raggii rag ahaa....
    Thanks 100% W.W.Wacnaa.

  • @shavecm3047
    @shavecm3047 Před 2 lety +10

    19 May 2022 Minneapolis Minnesota USA. Somali dadkaygow nabad ku waadha/waara ❤️

  • @abusalman1242
    @abusalman1242 Před měsícem +3

    "Waqtigii ku ciiliyo, cissiga iyo wanaaguna way isdaba caraaban." Waa dhab ereyadaasu ❤ Waxan ilahay ka rajaynaya wakhtigi adkaa ee aan soo maray iyo waayihi igu ciiray in uu wanaag iyo cisi iigu badalo aniga iyo walaalahayga Soomaaliyeed oo dhan.
    Aamin Aamin Aamin ya rabb
    27 July 2024.

  • @aslihashi2321
    @aslihashi2321 Před 2 lety +5

    Ilaahay fanaanadii magool janadii kaawaraabi,fanaanka xasan Adam damatarna ilaahay haynoodaayo,fanaanitii Somalia ugu haysatay way wada rawaxeen,ilaahayoow dhamaantooba janadii kaawaraabi dambigoodana dhaaf

  • @alisalax5279
    @alisalax5279 Před 4 lety +17

    Bada caarid maalamaha cawadaranta fiidkiyo cadadaa walaala 💘 alle yaa raxma maamo magool cimridheer xasan baashe waa labeentii fanka iyo sugaanta somalida 🇸🇴

    • @ahmedgele5772
      @ahmedgele5772 Před 6 měsíci +1

      Intaaas waxaaan garan kara qofkii Bad wax ka yaqaana” Bada Caarid Maalmaha Cawa daranta fiidkiyo cadadaaa walaalaa”
      Cajiib❤️

  • @engmustafahassan3945
    @engmustafahassan3945 Před 3 lety +18

    Xasan ganeey, Jaangow, Samatar, Magool iyo Goobe ayaa isugu tagay.

  • @soulehassan
    @soulehassan Před 4 lety +11

    Hadaan si Allaah u hadalno markey umad mideysantahay wax walboo ay u kacaan waa wax quruxbadan,guul,cuntama,nimankii awoodii dawladeed dadka ku dhibey ee kala geeyay ayaa eedaa leh,Heestani waa tusaale wayn, Erayada Mudane GANEY,cododka SAMATAR &MAGOOL, laxanka waxaan filayaa JANGO ,WAABERI oo iku dhafa HARGEYSA $MUQDISHO.

  • @osmanshareefahmedyahya4336
    @osmanshareefahmedyahya4336 Před měsícem

    Cashaqa Ha Baayacin, Boqorka Codka Iyo Aun Boqorada Codka 😍😍🙏

  • @Farayare451
    @Farayare451 Před rokem +14

    2023 yaa ila daawanya heestan aadka umacaanka badan hddaad iga dambysid zxb like iisaar 😢❤

  • @kaahiyeraage6029
    @kaahiyeraage6029 Před 2 lety +12

    Erayadii: Abwaan Xasan Xaaji "Ganay" laxankii abwaan: allaha u naxariistee: Axmed Nuur "Jaangoow"
    Codadkii: boqoraddii codka allaha u naxariiste: Xaliimo Lhaliif Cumar " Magool" iyo Xasan Aadan Samatar
    Erayo, laxan iyo codad
    aan kala dhicin: heestan iyo waxay astaan u yihiin quruxda iyo awoodda midnimada Soomaaliya.

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 Před 2 lety +2

      Sxb hestani waxey ku jirtey Riwayadi dumisa Aqalkeyga iyo Aroskii Inakeyga waxan ku dawadey National theater hargeysa waxana Alif Abwan xasan ganey

    • @mohamedadem4731
      @mohamedadem4731 Před rokem +4

      ​@@xuseendhangub9704 dee walaal intuu sheegay uun baad raacdaye

  • @sultanahmedliiban2603
    @sultanahmedliiban2603 Před rokem +3

    Allah muxuuh fanku fan ahaah barih samaadkiih xasan aadan samatar iyo xaliimo khaliif magool

  • @MohamedMohamed-qk2bs
    @MohamedMohamed-qk2bs Před 2 lety +17

    Waa heesta ugu laxanka macaan heesaha somalida waxaan xusuustaa stadium muqdisho ayaa la saari jirey saamacado aad u cod dheer.

    • @nasro7666
      @nasro7666 Před rokem

      Yes maxamed siyad bare ilhay haunaxaristo talada wadanka hayay maqllijiya

    • @tomyali-u4i
      @tomyali-u4i Před rokem

      @@nasro7666 waxaad tihiin dad aan waxa sankooda ka horeyaa arkaynin hadu idinka idiin wanagsanaa anaga wuu no xuma

    • @maxdar11
      @maxdar11 Před 11 měsíci

      Sidoo kale waa heesta ugu xikmada badan

  • @faysalhassanhassan8462
    @faysalhassanhassan8462 Před 3 lety +30

    Waa hees cajiib ah runtii somalida waa very talented lkn qabiil ayaa dib noo dhigey

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 Před 3 lety +9

    Mucjisadiii Fanka Alaahu akbar xaliimo cumar khaliif Magool Iyo Hassan Aadan Samatar hassan Baashi

  • @mohamethaliye7855
    @mohamethaliye7855 Před 2 lety +4

    AxYa Fananin Fananin kama DanpEyn. runTi🙏❤️❤️

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 Před 3 lety +6

    Viva ,HG, boqortooyo rasmi ah.

    • @axmadnurcabdi8113
      @axmadnurcabdi8113 Před 3 lety

      Kkkkk ninka miraha leh boqortoyo ah

    • @davidwillium371
      @davidwillium371 Před 3 lety

      @@axmadnurcabdi8113 midhaha mise miraha?? Waar annagaa wax aragney...!

    • @yazzbazzs3602
      @yazzbazzs3602 Před 2 lety

      @@davidwillium371 magol HG miya? Dad badan igudhahy wa u ekahay🤗

    • @abdirisakisse4277
      @abdirisakisse4277 Před 2 lety +1

      @@axmadnurcabdi8113 in kasta oo qabil fcneyn lkn adiunka qofka miraha leh waxa ka wanagsan ama laga yaqaan qofka ku luqeeyo muhimadana waa gudbiyaha Qofkii heesta lahaaa hdii uu cod isku ogyahy qof uma dhiben😂

    • @marisacillahi1537
      @marisacillahi1537 Před rokem

      @@yazzbazzs3602Haa waa Hg

  • @nuurhubane
    @nuurhubane Před 8 měsíci +1

    Wlhi magool cod bayla dhimatay alow kuu naxariiso 😢😢

  • @mohammedh1120
    @mohammedh1120 Před 4 lety +5

    Waaw waa hees mcaan
    WAAYO WAAYIHII WACNAA wll Heesihii Kooxdii HEEGAN ee Booliska iyo fanaaniintii ka tirsaneed ma arkin adinkoo so geliyey inooso sogeliya insha allaah

  • @osmansufi4066
    @osmansufi4066 Před 2 měsíci

    Abwaan xasan geney alle cimri dheer iyi cibaado suuban iyo cimri dheer Alle ha ku siiyo dhashii hargeysa waa riwaayadii arooskii inantayda iyo dumistii aqalkayga 1976

  • @MubaTedele
    @MubaTedele Před rokem +1

    2 cabsiiye waan dhageystaa waana ku dhaashtaa codkooda
    Alaha u naxariisto

  • @animeyaty8977
    @animeyaty8977 Před 4 lety +9

    يا سلام وما اجمل لما تكون الغنية النسخة الاصليه شكرا www

  • @mStatistician
    @mStatistician Před rokem +1

    Sida la isugu jawaabayaa iiga radan😢 eesh calaa hees😊

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 Před rokem +2

    Ain't this all about Nostalgia.. takes me back my childhood 70s. AUN Haliimo khaliif Magool.

  • @ahmedharpi6738
    @ahmedharpi6738 Před 3 měsíci +1

    Ani iyo abdhir xasan minneapolis
    Usa
    Waayaha aduuun

  • @shavecm3047
    @shavecm3047 Před 3 lety +4

    Reer waqooyi la aan allow Somali ha dhigin waa meesha sugaan alle hodan uga dhigay
    Xaliimo khaliif cumar magool iyo xassan adan samatar
    4/27/2021 Minnesota USA

  • @sabahhassan4529
    @sabahhassan4529 Před 3 lety +5

    Waxaan xasuusataa heestan like yesterday. Waan tegay ruwaayada theater Mogadishu, Soomaaliya in late 70s!😘😘

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 Před 4 lety +3

    Mirihii xasan ganeey laxanka a.nuur jangow codka samatar iyo magool

  • @zeydahusni527
    @zeydahusni527 Před rokem +1

    Eedo Allah ya rahma ❤❤❤

  • @zakizaki6981
    @zakizaki6981 Před 4 lety +2

    inbadan mahadsanid
    sxb
    barisamaad aad uwacnay
    alow somali nabad iyo barwaakho
    iyo wadajir kayeel

  • @duniyzamzamgelle2249
    @duniyzamzamgelle2249 Před 2 lety +2

    Allah kuu Naxariiso oo qabrigaaaga kuu Nuuri Maamo xaliimo Aaliif ❤️🤲🏾 xassan aadan Asma Allah kuu dambi dhaaf❤️🤲🏾

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 Před 3 lety +2

    😀👏👏👏👏👏👏👏🙌👏👏👏👏👏👂🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻🦻
    WAA MURTIDA AAN KU KHALAAWEYO!! MA DAALO! MA NOOGO! MALICSADO!! WAA TAALOOYINKA QULUBTA MUMININTA KU DHISAN! JILASHA KA CAAGAN XUMANTO KU MAAWEELAN DOONAN ALLA IDAMKI!👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @MOHANNAD2030
    @MOHANNAD2030 Před rokem

    Hesta ugu jeclahy heesaha somalida oo dhan 🎉❤

  • @ibnuqoobey9339
    @ibnuqoobey9339 Před rokem +1

    Xasan cid aan ahyn ma dhagysto

  • @mkhadarmuhumed3452
    @mkhadarmuhumed3452 Před 3 lety +9

    Hees macaan caashaqa ku taabtaan cudur daar uyeelee Ceeb kale miyaan dhigay

  • @miftaaxtube2907
    @miftaaxtube2907 Před 3 lety +2

    CILMI guuraaan Ku fadhiyoo Ku caarcaari maayee, Caashaqa iska iloow

  • @calishire7544
    @calishire7544 Před 2 lety +1

    waayo wanaagsan m.a

  • @labbelgaming123
    @labbelgaming123 Před 4 měsíci

    2/4/2024 mar kle dip uso booqday classic song❤️

  • @abdarazakahmed9217
    @abdarazakahmed9217 Před 4 lety +10

    Dumar ka Hada Joogo waa ku jeclahy markii la dhaho aa wixii la rabo laga sameestaa! Heesaha ha u dhegeysane Codkooda Iyo muusiga qurxoon ee Cilmi ka qaata. Dad aqoon diini iyo mid maadi leh ayaa idiin kuugu soo gudbiyay wax sheegooda muusig ee sidaas u Fahma.

  • @mohammedsheikh4683
    @mohammedsheikh4683 Před 3 lety +1

    Waw hees murti leeeh legends

  • @AbdiMohamed-qm3wn
    @AbdiMohamed-qm3wn Před 4 měsíci

    Xasan adan samater

  • @WALAALAHAHARGEYSA
    @WALAALAHAHARGEYSA Před 4 lety +4

    CODSI:
    Riwaayaddii Caashaq iyo Caddaalad soo gali

    • @WALAALAHAHARGEYSA
      @WALAALAHAHARGEYSA Před 4 lety +1

      @@waayowaayihiiwacnaa Shukran sxb heesta Raxmad iyo tuunyo mar baad inoogu soo tuuri isha allh

    • @duceysanowdulmidiid1566
      @duceysanowdulmidiid1566 Před 3 lety +1

      @@WALAALAHAHARGEYSA
      👍👍😀😀👍👍👏👏👏👏👏👍👍👍

    • @ismailalihasan9519
      @ismailalihasan9519 Před 3 lety +1

      Barkhad Ciise masha allah 1974 hadii aad riwaayad daawaneysay ana ifkaba maba joogin

  • @abdiaziizmohamed8795
    @abdiaziizmohamed8795 Před rokem +1

    Legun xasan aadan samatar

  • @ahmedabdi5559
    @ahmedabdi5559 Před 2 lety +1

    Riwaayadii DUMISTII AQALKAYGA IYO AROOSKII INANKAYGA Ee Xasan Xaaji Cabdulaahi Ganey. Naaxiyadii Axmed Nuur Iidow Abtiile Iyo luuqdii Xaliimo Cumar Khaliif Iyo Xasan Aadan. Culuum Iyo aayaat ilaahay baa ka buuxa runtii heeska oo waxaa wacan in manaahijka daro. Intoooda dhimmatay naxariis Ilaah hasiiyo.

  • @calibashiyusuufnahab4042
    @calibashiyusuufnahab4042 Před 2 lety +1

    Cawana manoshahay caqli didiyo carab dalab la shegiyo woooow

  • @AsadAli-le2ms
    @AsadAli-le2ms Před 2 lety

    abwaan xasan geney.

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Před 2 lety +1

    06 /02/2022 9:44pm kama daalo heestaan dhagaysigeeda🎻🎻🎤🎧

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 Před 3 lety +2

    AUN JAALLE JAANGOW JANADA KU KHAMRA JANAAD ALLA DIAMKI!!

  • @aishamaher7787
    @aishamaher7787 Před 2 lety +4

    Wow Somalia 🇸🇴 love you ❤ 😍

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 Před 4 lety +10

    Erayadii Xasan giney
    Magaca heesta caashaqa ha baayicin
    👇

  • @MohamedMohamed-cw3ud
    @MohamedMohamed-cw3ud Před 3 lety +15

    This is all about nostalgia

  • @IsmaaciilIidle-kx3jz
    @IsmaaciilIidle-kx3jz Před rokem

    Yaasiin aburaas

  • @user-xs4xw2ht9e
    @user-xs4xw2ht9e Před 6 měsíci

    WAXAN DHAGAYSANEYEY 3 :36 TAARIKHDU AHATAY 7 MAR 2024
    ANIGAA JOGA SALAXLEY WALIBA HABEN MIRQAMEYEY
    LIKE ISAAR HADII IGA DANBAYSO
    MARKI IGU HORAYSAY WAXAY AHAY 2015 ❤🎉😊

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 Před 10 měsíci

    Allahow u naxariiso. I'll regret the rest of my life for not saying hi when I saw him in Eastleigh, Nairobi, in 2010. He was broke and destitute - I could have helped.

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189 Před rokem

    Alaha yow dalka yaga oo nabad

  • @ismailjama178
    @ismailjama178 Před 3 lety

    Adna calafka kuu qoran
    Cuno seegi maayee
    Caashaqa ha baayicin

  • @nasirosmanali2576
    @nasirosmanali2576 Před rokem

    Grate Song woow

  • @maxamedfarcaano7454
    @maxamedfarcaano7454 Před 4 lety +3

    Abwaan Xasan Xaaji Cabdullaahi inaba caadi maaha ninku heesuhuu sameeyay iyo gabayo intaba waa cajiib waa mucjizo.

    • @geljirownuurow9115
      @geljirownuurow9115 Před 3 lety

      Maxed sxb awan xasan inuu yahay mucujiso lakin laxanja iyo codka fananitana mesha haka sarin

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 Před 4 lety

    Caashaqa ha baayicin la dhahaa heesta sxb mida kale laxanka isla samatar amoo yhy

    • @adenmohamed1830
      @adenmohamed1830 Před 4 lety +2

      Annigaa u soo joogay waxaa riwaayadda kulligeed laxanka u sameeyay ustaad Axmed Nuur jaangaw sida u sameeyay riwaayadda " Dab jacayl kari waa". Xasan Geni iyo Axmed Nuur Jaangaw waa isla soo kifaaxeen oo askar bay isla ahaayeen .

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 Před 3 lety

      OK sxb lkn xasan aadan heeso oo laxan saaray ayaa jiro sxb

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 Před 2 lety

    Hestana waxey ku jirtey Riwayad dumistii Aqalkeyga iyo Aroskii Inakeyga waxan Alufay Abwanka weyna ee xasan Geney waxa ku dawaday tiyetaarka hargeysa waxey Aheyd Riwayad Qaliya codka xasan Aden iyo AHUN magol

  • @ahmedhussein2254
    @ahmedhussein2254 Před 6 měsíci

    10.3.24

  • @SaalaxSheeqxaaji
    @SaalaxSheeqxaaji Před měsícem

    ❤😂❤

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Love

  • @hamzamohamednoor7532
    @hamzamohamednoor7532 Před rokem

    still listening 2023

  • @bilaaldaahir8598
    @bilaaldaahir8598 Před rokem

  • @mahadmaxamedcumar8573
    @mahadmaxamedcumar8573 Před 4 lety +3

    Caashaq iyo cadaalad riwaayadaas noo soo gali codsi sxb

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Liked

  • @laago6274
    @laago6274 Před 10 měsíci +1

    6 Nov 2024 1:16 NGt

  • @muse-deeqwarsame917
    @muse-deeqwarsame917 Před rokem

    Xalaytaba cawayskii canabeey daruuruhu cimidh bay ahaayeen.
    Caawana laguma oga

  • @abdelahiabdirihmanjama4000

    M.a

  • @Abra392
    @Abra392 Před rokem

    Caashaqaan kutaabta cudur daar uyeele e ceebkale miyaaaan dhigey jah

  • @abdirahmanahmeddacaam2183

    Caashaqa ha baayicin ayaa loo aqoonsi ogyahay sxb

  • @abdulahiworane6974
    @abdulahiworane6974 Před 3 lety

    xalaytaba cawayskii
    canabeey daruuruhu
    cimidh bay ahaayeen
    caawana laguma oga

  • @nourhassan1524
    @nourhassan1524 Před rokem

    👍

  • @cabdimaailkabshir2025
    @cabdimaailkabshir2025 Před 3 lety

    Asc Wll qaii

  • @ahmedegeh757
    @ahmedegeh757 Před 3 lety

    Heeso

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm Před rokem

    Abwaan xsan geney ayaa alifay but i can be wrong.

  • @ibrahimhassan3341
    @ibrahimhassan3341 Před rokem

    Ibrahim hassan

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Liked'S

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety +1

    Facebook'S

  • @yucubyabooshow9418
    @yucubyabooshow9418 Před 4 lety +1

    dawadaa koowad

  • @cagtaaycali4545
    @cagtaaycali4545 Před rokem

    15 jun 2050

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety +1

    Facebook

  • @cabdimaxamed8418
    @cabdimaxamed8418 Před 3 lety

    Std

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Live

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 Před 4 lety

    Hees xusuus mudan

  • @cagtaaycali4545
    @cagtaaycali4545 Před rokem

    20789 ka

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Livetime'S

  • @yuusufcandurbo6495
    @yuusufcandurbo6495 Před 3 lety +1

    Originalka heesta waa kan

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Share

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Share'S

  • @salaanyare7101
    @salaanyare7101 Před 2 lety

    V

  • @Garaad1000
    @Garaad1000 Před 4 lety

    2 mar kala nooc weeyaan xaga musica hadaad fiiriso lkn 2 waa original
    czcams.com/video/zprB1hWmnqk/video.html

  • @mohamedqaray847
    @mohamedqaray847 Před měsícem

    viking *❤£(wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.

  • @zhaaji8274
    @zhaaji8274 Před rokem

  • @ahmedegeh757
    @ahmedegeh757 Před 3 lety

    Heeso

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Facebook

  • @fartunmohamed8079
    @fartunmohamed8079 Před 2 lety

    Facebook'S