Sh Maxamuud xaliike oo ka sheekeye dhacdo dhax martay asiga & Muuse Biixi

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Komentáře • 61

  • @shcyb1584
    @shcyb1584 Před 7 měsíci +9

    Sheikh maxamud Allah Barakeeyo Allah dartii baan u jeclahay.

    • @XaliimaAxmad
      @XaliimaAxmad Před měsícem

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @maryansheik901
      @maryansheik901 Před měsícem

      I joy ​@@XaliimaAxmad

  • @abdikadirmuhamed9867
    @abdikadirmuhamed9867 Před 11 měsíci +9

    Aamiin shiikh, illaahay hakaa aqbalo ducada.

  • @HousseinKahin
    @HousseinKahin Před 11 měsíci +4

    Sheikh ruun baad shegteii mashallah coodsigaga waad helii inshallah

  • @sheikhabdi8948
    @sheikhabdi8948 Před rokem +9

    Adookale umada ALLAAH kubadiyo wanadaada Umada ALLAAH kuanfaco

  • @user-np4wp2hs1e
    @user-np4wp2hs1e Před 6 měsíci +6

    Maan sha alllh😂😂❤😅

  • @user-fn4ub1kc3w
    @user-fn4ub1kc3w Před 11 měsíci +6

    Waxa layiri hadii wayel warkisa layeelilahaa waraabe waxar macuneen allahu akbar

  • @SalmaanAbdullah-ef3jy
    @SalmaanAbdullah-ef3jy Před měsícem

    Mahadsanid sheikh wixii aad u tagtey iyo damiirkaada waan arkaa

  • @abdullahiabdi4354
    @abdullahiabdi4354 Před 11 měsíci +2

    Allah haku dhowro shekooow

  • @fardowsaali9014
    @fardowsaali9014 Před 11 měsíci +1

    Maasha allaah allaah hakuxifdiyo Sheeq

  • @maryanahmed4477
    @maryanahmed4477 Před 11 měsíci +4

    Illahow umada xaqa tus ya rabii

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 Před 2 měsíci

    Sheikh maxamuud Allah haku xafido Xaqii was gaadhsiisay waajibkaaga wad gudatay.Xaqa Allah hatuso.

  • @yahyegavaneh9033
    @yahyegavaneh9033 Před rokem +9

    Allaha dhib danbe ma rido

  • @saacidAadan-hp9uv
    @saacidAadan-hp9uv Před 4 měsíci +2

    Sheikh ilaahay dartii ayaan ujeclaaday allaah janadiisa haynagu kulmiyo

  • @NASSERHASSAN-ow8gg
    @NASSERHASSAN-ow8gg Před 8 měsíci +1

    Sheekh jazakallah allah rekher ???

  • @nimoahmett9299
    @nimoahmett9299 Před 3 měsíci

    انالله وإنا اليه راجعون 😢
    Alle sw waaka og waxa muuqda iyo waxa qarsoon,
    Adduunyadan waa nolol gaaban barri ayaa laga wada tagi,
    Midka la dulmiyey iyo midka dulmiyey alle wayne way hor joogson
    Alle ha idiin gar gaaro sheekh
    Ummada muslimiinta ah meel kasta oy joogan bogooda alle burcad ha isu mariyo

  • @MyGoalisJannah
    @MyGoalisJannah Před 11 měsíci +2

    Subhanallh 😢🥺🥺💔💔💔

  • @FahadOmarOsman
    @FahadOmarOsman Před 5 měsíci

    Walahi shiqan musow wakuwaniyay hada wano qadanryso warkisa hore hada qadan Lahet manta Masha ada madax weno ka ahan laha balse hada UN dhib danbe ha ugeysan

  • @sheikhabdi8948
    @sheikhabdi8948 Před rokem +5

    Jzk

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 11 měsíci +1

    Dadka towxiidka isllaamka ee lagu dhaariyey yaa jabiyey subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭😭😭😭‼️⁉️‼️

  • @MahaCabdi-ft6cc
    @MahaCabdi-ft6cc Před měsícem

    Allaah haku xafido

  • @NimcoMuse-ek1wb
    @NimcoMuse-ek1wb Před 3 měsíci

    Xafidulaah shikh ❤❤

  • @mohamednur1696
    @mohamednur1696 Před 11 měsíci +1

    WASIIR MAXAMED XAAJI AADAN

  • @Muwaahibmuxumed-cp8ec
    @Muwaahibmuxumed-cp8ec Před 6 měsíci +2

    ❤❤

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 11 měsíci +2

    Cuquubadeedii weey hayaan maanta lkn maku cibra qaadanaayan⁉️⁉️⁉️ Muslim maaha kuwaa sheekhoow 😢😢😢

  • @mariambalqiis757
    @mariambalqiis757 Před 2 měsíci

    Maxaadirada Sheikha in lasoo Celceliyo waa Arin fiican wuu Abhiyey Abhintii May maqal wixii dhacay Ayaa dhacay Sheikh maxamuud Xaliike waa Sheekh An khayr badan ku tuhmayo Way fiicnaan lahayd inay maqlaan Laakiin may dhicin.

  • @hassansulub4gmail
    @hassansulub4gmail Před 8 měsíci +1

    Ilaahaw ku barakee sheikh Maxamud xalikaw adun iyo akhiraba Nona ka daa baryo

  • @NASSERHASSAN-ow8gg
    @NASSERHASSAN-ow8gg Před 8 měsíci +1

    Doulmiga illahay ma jeceela

  • @amiinali8969
    @amiinali8969 Před 6 měsíci +1

    😢😢😢 hus hooyadaadii qabyaaladaysatada ahayd wase tuugyahaw

  • @user-jb7yi8sg7p
    @user-jb7yi8sg7p Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 11 měsíci

    Inaa lillaahi wa inaa ellayhi raajacuun subxaanallaah subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah muuse allow aduunka kugu tus wixii aad masuul ka ahayd ayaad xasuuqday allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭💎😭😭😭😭😭😭‼️❓‼️‼️‼️‼️‼️😭😭

    • @HormarGuul
      @HormarGuul Před 3 měsíci

      Waa taa laga aaray oo xaqii kasoo baxay 😂

  • @fadhiaaar213
    @fadhiaaar213 Před 11 měsíci

    Idnkaa is dilayey Muuse ma laascaanood buu idinla joogey adiguna xaq kuma hadlaysid ee ilaahay ka yaab!!!!!!!!!

  • @nagaadjama3312
    @nagaadjama3312 Před měsícem

    Ina Cambaashe waaki cadeeyey iyo Nadiifo Colujoog oo labaduba haldoorka lascanood ah
    Dhulbahante ayagaa laynayey dadka lagu dilayey magslada
    Nadiifo Colujoog wata you tube ku jirta ayado ka sheekaynaysa nin aqalkeda agtisa ugu gabanayey habeen
    Wiil ay ilmader ahsyen aya arkay laydhki gadhiga ayey ku shiday xabad bayna ka dul riday wu istagay police ba logu yedhay wana la qabtay dhulbahante ayuna aha
    Marka dad ayagu is madhinaya oo aamusan qarinaya dhagar qabihi dowlad sheekhow ma cawin karto

  • @axmedmaxamed7355
    @axmedmaxamed7355 Před 7 měsíci

    Sheeqa lascano oo kaliya laxanuunsaday melo kadaran miyuunan maqlin miyaa muslimiinta calamka madaafiicda & qaraxyada kadhacaya laascano meel kadaran majirto ayuu dacwadiisa kushegay subxana laah aragtidu hafogato asagana allaha usiyaadso

    • @user-ts6rr7en6c
      @user-ts6rr7en6c Před 2 měsíci +1

      Dalka somalia ayuu kahadlaayaaa sheikha meeel qaldan warka hauqaadan

  • @shukrisaleh3389
    @shukrisaleh3389 Před 11 měsíci

    Shiikh markaan abhiney in ka baqayno bey moodayeen oo weynagu raaxaysaneyeen laakiin maxaa ka danbeeyey wax dhintay iyo wax laqabtay baan ka dhignay.

  • @nathra7351
    @nathra7351 Před 7 dny

    Ciyaala suuqkastaaba alshabaab buu ku bumiirey. Shekh Ma alshabaab baa thy adigu sool alshabaab baa timid oo ka dagaalamaysay inbadan

  • @user-mc4jz8sd4k
    @user-mc4jz8sd4k Před 4 měsíci

    Wallee abhinta natijadeedii waa hayaa muuse ilaahy baa duhur cad cuqbadii u soo dedejiyey askartii daliminta ahyd dhimasho ,dhaawac, maxbuus,iyo qaar aan ilaa hadda la hayn geeri iyo nolol toona ilahy dulmi ma ogala sidaa ogow somaliyey

  • @user-vx7qp3mi9x
    @user-vx7qp3mi9x Před 11 měsíci

    Muusa biixi waa dambiile

  • @user-ze8jz8ue2v
    @user-ze8jz8ue2v Před 3 měsíci

    Sheekh diinta aad leedey waan aqaanaa ka baqo reer laas caanood qolo aad abaabusheen ayaa dili jirey adigaa kaa ku dabwyn sheekh ma tihid adigaa ka masuulaa iyo farmaajo iyo ina qaliif

    • @khadarabdullahi7735
      @khadarabdullahi7735 Před 3 měsíci +1

      Kibir ba ka muuqda nin tashaday deegaankiiana khasab ban kugu muquunin bad leedahay, orod xishoooda waxgaradkii idinka dhamaa inta idin haysatana mesha meel kaliidatay idin wadaan

  • @saynabamaxamuud4982
    @saynabamaxamuud4982 Před 11 měsíci

    Sidii hargaysa cir iyo dhul looga garaacay dad iyo doonyo miyaanad ogayn waa lootudhay laascaanood intii lootidhikarayay inta kudhacdayna waxaasababay huwanta intay ciidanka sooweerarto magaalada kusoodhuumanayay hadaad xaqsheegayso xaqiiqada hadhaafin hanamoogaan sheekhaygii

  • @user-vx7qp3mi9x
    @user-vx7qp3mi9x Před 11 měsíci

    Waadambiile muuse diinta garamary

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Před 11 měsíci

    Runtii waa mid aad looga xumaado dhiiga muslimka daada shadiisa 😢

  • @user-uk4yd2kz3k
    @user-uk4yd2kz3k Před 6 měsíci

    QabyaladA jooji

  • @toknownow
    @toknownow Před 11 měsíci

    🤣
    Allah inay ka baqaan waa garanwaayeen iyagoo futo xun baa meeshii laga baryay 6 bilood hal sac ka yar orod ku tageen.

  • @KokoM-wp6ok
    @KokoM-wp6ok Před 11 měsíci

    Cajuus markii lagu sharfay marka horaba khalad bas faf san la garanay hargaysa loogu casuumay hargaysa dadkaaba loogama horeeyn

  • @abdifarah306
    @abdifarah306 Před 6 měsíci +1

    Beenaleh, sheekh na uu isku sheegaya.

  • @khadijabin8262
    @khadijabin8262 Před 6 měsíci

    Sh caqlilaawe talo maqaato muuse waa degteetar habaaran

  • @maryanali6192
    @maryanali6192 Před 11 měsíci

    Beenaale munaafiq

    • @IbdowHaji
      @IbdowHaji Před 11 měsíci

      Ilahay ka cabso.

    • @farahmoha5500
      @farahmoha5500 Před 10 měsíci

      Illahey kacabso..qabil jahanama yu kugeynin

  • @marainid7626
    @marainid7626 Před 11 měsíci +1

    Dadka muqdisha dadka ku dili jirey muuse biixi miyaa soo amri jirey

    • @khayrehassan8501
      @khayrehassan8501 Před 11 měsíci

      Ha duu soo amri jirin muuse maxay wax uga qaban waayeen dilka habeenkasta ka dhici jiray