Fadeexo in la qabo ayay ka qarisay wa guursaday asigana naagtisa ayu ka qariyay 2 qiyaano Qudbasiro

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 12. 09. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Komentáře • 71

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 3 měsíci +17

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 3 měsíci +9

    SubxanAllah, hubsimo hal baa la siistaa, ilaahay aan ka baqano oo aan iska ilaalino qudbo siro, ceebteena Alle ha asturo, Aamiin Aamiin ya Rabb🙏😢

  • @munamahmed1572
    @munamahmed1572 Před 3 měsíci +5

    Maansha allah waa qiso xanuun badan. Diin xumada ayaa wax walba keenesa. Isna wuu qiyaamayey iyaduna qiyaamo waa dhaaftey. Dhagax in lagu diley istaahishaa. Subxaanalaah waxaa iyo wax lamidaa ka socda somaalia

  • @safiyoasan
    @safiyoasan Před 3 měsíci +3

    Salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayhi wasalam nabiyanaa muxumed salaahu calayi

  • @ashawooo
    @ashawooo Před 3 měsíci +1

    Subaxanallah illahaya umada xaqa ha tusa waba arina cajiba ah illahaya imanka ha nagalaya

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 3 měsíci +6

    Hadii aan rabno wadanka inu hagaago oo Nabad iyo naxariis timaado, waxyabaha Alle cadho gelinaya aan joojino oo danbi dhaaf Alle hala waydisto🙏😔

    • @seynabnuur3020
      @seynabnuur3020 Před 3 měsíci +4

      Alle wuuna saamaxaa hadii aan ka qoomaneeyno oo markale dib ugu noqon lkin qaladkeena maba ogin oo xaley dhaley ayaa ka nahay Allow xaqanatus adaa Caadil ehee.

    • @zamzamcabdiraxman5351
      @zamzamcabdiraxman5351 Před 3 měsíci +2

      Aamiin Aamiin ya Allah

  • @user-xq5zy1dw5u
    @user-xq5zy1dw5u Před 3 měsíci +4

    subxanalaah wallahi waa qiso xanuun badan wanaqadasho mudan

  • @maryanl804
    @maryanl804 Před 3 měsíci +4

    Waaa arin mutugo leh oo xaaraan ka buuxdo wax la qariyo qurunbaaa ku jira horaa looyiri

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 Před 3 měsíci

    Subaxanallah allahu akabar waxa anan waligayii maqalini

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Před 3 měsíci +4

    Subxanaallah 😢ragga qudba sirda u badan haku waano qaataan

  • @canabosman4171
    @canabosman4171 Před 3 měsíci +3

    سبحان الله العظيم سبحان الله العظيم سبحان الله العظيم واتوب اليه استغفرالله العظيم واتوب اليه اللهم انجنا من كل شر

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před 3 měsíci +2

    Subxana Allah, gabadhaas gogol dhaaf ayey u barertay. Ilaahey naguma keno waxas oo kale. Wax la qariyo qurun ayaa ku jira maqli jirey. Waa cibro hadii wax lagu qadayo😢

  • @user-hj5co4tl3m
    @user-hj5co4tl3m Před 3 měsíci +1

    Maashaa Allah waa wacyi wanaagsan hadii ay wax ku qaadanaayaa.

  • @illintir
    @illintir  Před 3 měsíci +8

    Qiyaanadii😂qarniga

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Před 3 měsíci +2

    Baarakalah fiik cadicasiis❤

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr Před 3 měsíci +1

    Suxbaan Allah

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 Před 3 měsíci +1

    Acuudu billh

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 Před 3 měsíci +1

    Subxaan allaah waa laba shaydaan laakiin naagtu waaba zaaniyad Saa ninkaan dambe maba ku xirmee keedii hore uunbaa qabay acuudu bilaahi tanna ma noo dhinayd waan ka xumahay ninka ay caruurta u dhashay ninkaas naag dambe ma guursan doono

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 Před 3 měsíci +3

    Qiyaamada noocan ah raga ayaa sameeya inta badan laakiin tan ninka waalagula jirey

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 Před 3 měsíci +1

      Ninka naag kale waa u xalal, qudba siradaba wax haku jireene, lkn gabadha gogol dhaaf toos ah weyan.

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 3 měsíci +1

    Cabdicaziiz qisadan waxanka bartay khayaanada waxa laga helo ninkan wuxuu qariyay xaas iyo caruur kadib ilaahay wuxuu siiyay abaaal gud fiican 😂😂😂😂
    Ragow soo joog hadaad diido soo jiifso waad yeeli
    Waxku qaata oo guurkiina umeel daya

  • @Unusulthan
    @Unusulthan Před 3 měsíci +2

    Xamar waaba magaalo lagu dhuuman kare magaalo yar o gobolada somaliya global ka mid naag nin Keeda o xamar ka shaqeeya iska guursan jirtay ee guurki 3aad ku fashilantay ku darso gobolkaas arsenal ba ka arimin jirtay qayaano iyo waali waxaan ku sifeeyo wan wan garan LA.ahay ugu danbeyn gobolki wey ka baxsatay Allah danbigeda iyo Keena ha dhafo

  • @barwaqohussein538
    @barwaqohussein538 Před 3 měsíci +1

    Oo caruurtii ay dhashay Amuu qaar dhalay

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 3 měsíci +1

    JazakAllahu khayran walal cabdicasiis

  • @MouroubMoussa
    @MouroubMoussa Před 3 měsíci +2

    Kkkk subxaanallah subxaanallah xasbunalaah wanimawakil

  • @falisa576
    @falisa576 Před 3 měsíci +3

    Subxanallaah qiyaano iyo Sino bay
    Isku darsadeen labaduba madama ay
    Qariyeen guurkooda xalashaa.
    Wixi dhacay o denbiya ninka iska leh
    Sababto ah naag u guursanayo so
    Ma' ahayn inu family geda ogaado
    Is bartaan in laqabo iyo in an laqabin
    Naagta wu'u bareeray.
    Raga somaliyed qaarkoda maxa
    Iimaanka ka qaaday 3 xaas haduu
    Leeyahay qodbasiro wu leeyahay
    Laasim

    • @jamilanor653
      @jamilanor653 Před 3 měsíci +1

      Ninka kaliya ha edeyn, naag ilmo io nin leh, xey mid kale ka dontay.

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 Před 3 měsíci +1

    Markey qudbo siro timaado gabadh uur leh xitaa waad mehersaneeysaan ileeyn nadiif ma tahiinee iimaanka Alle ha idin wada sugo labada dhinac.ragoow joog ayaa idin laga waayay intaad qayaaneeysaan idinkaa is qayaaneeysaan Subxaana allh Alle ka baqa.

  • @maxamadshiikh8384
    @maxamadshiikh8384 Před 3 měsíci

    Aad baad u mahadsan thy❤

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 Před 3 měsíci +1

    Hooyooyinka iyo Caruurahan Maalin kasta ka soo dayso Ilintir waa qayb sheekadan oo kale ku dhashay iyo Naago iyo Niman isguursaday oo aan qoyskoodii si wacan isu baran oo haddii midkood dhinto weliba ninku caruurta ciday ahaayeen la waayayo

  • @Layliish-qh1en
    @Layliish-qh1en Před 3 měsíci +2

    Habeen walba nin gooniya mey la joogtey

  • @DeeqAbdikariim-fi2bq
    @DeeqAbdikariim-fi2bq Před 3 měsíci +3

    Waa wax lala yaabo runtii

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 Před 3 měsíci +2

    Waaku fiicantahay ninkaas inla khiyaano isba waxbuukhiyaanayey xaaskiisa hore. Sirmaqabe alaa usahana baalayiri guul baan leeyahay xaaska hore hadaan cudur lookeenin casharna lasooqaatay😂

  • @suusaanclcasiis
    @suusaanclcasiis Před 3 měsíci +2

    Bal waxaan eeg bal haday ninka kuqanacsanayn may ifurtiraahdo
    Asaguse haduusan guursan karin sixa muu meel joogo

  • @tanadoahmed4317
    @tanadoahmed4317 Před 3 měsíci +3

    Naagaha Somalida kaliya ayaa qodba sirida lagu guursada ka majirto wadamada islamka in gabar laiska guursado ayado Aabe iyo walaalkeed goob joog ahayn Ninka arkin reerkiisa baranin marka arrinkan wuxu u bahanyahay in diin ahaan iyo dhaqan ahaan laga wacyigaliyo Aabaha /Hooyada gabdhaha intaysan iyo dhaman bulshada iyo in dawladu xirto wadaadada meheriya baneeya guurka sharci darada..

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur3020 Před 3 měsíci +2

    Soo joog ninkii laga waayo soo jiifaa laga helaa sax waaye meeqaa niman aydhis qabaan ama gabdho qabawn guur xalaal lagu guursaday laga shalaayay wacaa dhihi lahaa in keys baaro ileyn dadkawey xumaadeen.

  • @umaimaumaimaa5224
    @umaimaumaimaa5224 Před 3 měsíci

    Subxanallah khiyano wllhi ilahay hana asturo

  • @kaltunahmed3518
    @kaltunahmed3518 Před 3 měsíci +1

    Sunxanallh wa qiyaano wayn

  • @NimcaBillowabdi
    @NimcaBillowabdi Před 3 měsíci +2

    Subaxnallah

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Před 3 měsíci +2

    Subxaanallah subxaanallah subxaanallah

  • @user-wj4xn2nu7n
    @user-wj4xn2nu7n Před 3 měsíci +2

    Xasbiyalaah waa nimcawakiil

  • @HabiiboMohamed-k2p
    @HabiiboMohamed-k2p Před 3 měsíci +1

    Maseerkaa ugu wacan nagaha hadii aymaseran waxwalba ayaakasuurtobo

  • @user-jf6ee8rm3p
    @user-jf6ee8rm3p Před 3 měsíci +1

    War ilahy. Halaga baqp
    Somaaliyey

  • @user-wj4xn2nu7n
    @user-wj4xn2nu7n Před 3 měsíci +2

    Kkkkkk raga waxaa laga la yahay war reerkiina ilaalsada cunugtii oo ubaahan buu guursanaya
    Sabiyalaah

  • @mashallahxaji319
    @mashallahxaji319 Před 3 měsíci

    حسبنـا الله ونعـم الــوكيــل
    وَيْلٌ لِّكُلِّ هُمَزَةٍ لُّمَزَةٍ

  • @user-ny6zh2dz1g
    @user-ny6zh2dz1g Před 3 měsíci +3

    Xasbunalaah waxaas qudba sirada u Aabe ah

  • @alsal24sports87
    @alsal24sports87 Před 3 měsíci +1

    Hhhhhhhhh qiso la yaab leh waye wlhi qudbo siro faaido maleh

  • @Fadumo.hennbj9nx
    @Fadumo.hennbj9nx Před 3 měsíci +1

    Subxaanallaha

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi Před 3 měsíci +2

    Subxaanallaah ‼️⁉️

  • @user-ej7vs4zm4f
    @user-ej7vs4zm4f Před 3 měsíci +1

    waa dheceda waliba waxakena xaaska lasla qaba dhibkasa keena iyo salluga gabdhon qancin wakeene inayi malkale firi istira

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc Před 3 měsíci +2

    Arintaasi diinta islaamka Kuma banana eehala fogado

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 3 měsíci +1

    Hadu cudur qabi lahaa ama cudur qabi lahayd ka waran

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Před 3 měsíci +1

    Arinkaa oo kale reero badan baa ku dumay ilahey 4 buu u baneyey shaqadaan waa un Somali

  • @KhadarMaxamuud-hf6zy
    @KhadarMaxamuud-hf6zy Před 3 měsíci

    Asc.c.realy waad iga yabisay wlhi lakiin q/sira waa koonfurta

  • @foozia426
    @foozia426 Před 3 měsíci +1

    Wcs❤

  • @maryanl804
    @maryanl804 Před 3 měsíci +1

    Nimanku gbdhaha wxy u furaan naag darteed haduusan geesi aheyn haka leexdo ileen 4baa u bananeyd e

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Před 3 měsíci +1

    Waxaan oo kale cudur baa imaanayo war Ilahey ka baqo rag iyo dumarow

  • @maryanhassan2951
    @maryanhassan2951 Před 3 měsíci +1

    Asc

  • @degan4
    @degan4 Před 3 měsíci +2

    Kudo sireed tanaa soo gabagabeeyso 😂😂 😂😂😂😂

  • @Nuh-v4t
    @Nuh-v4t Před 3 měsíci

    Rwaa

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 Před 3 měsíci +1

    Wax laqariyay qudhun baa kujira sorry

  • @Haashimhassanhh
    @Haashimhassanhh Před 3 měsíci +1

    Waxaan ka yaaba marka uu ninkaga dalxiis africa u aaday maxey oga haraan horta

  • @majid2968
    @majid2968 Před 3 měsíci +1

    Kkkkkkkkkk naagaha soomalida oo bahdilka qaba bal nafteedii bay khayaantaye.maxay faa iidaday

  • @FartuunabdiramaAbshir
    @FartuunabdiramaAbshir Před 3 měsíci +1

    Qiyano × qitano😂

  • @user-uc5el9ed4h
    @user-uc5el9ed4h Před 3 měsíci

    😂😂😂😂

  • @suleimanmuseabdirahman2849
    @suleimanmuseabdirahman2849 Před 2 měsíci

    Kkkkkkkk Kkkkkkkk Kkkkkkkk dhowr jeer ayaan ku qoslay walee qudba siro qamaaro qamaaro

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir Před 3 měsíci

    😂😂😂😂