30 SANO DHIBKA NALA GUHAYO || Sh Dr Cali Maxamed Saalax

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 05. 2021
  • #SUBSCRIBE#DAACAD#PRODUCTION
    Produced By Daacad Production (Abdinasir Daacad )
    PLEASE SUBSCRIBE OUR YOUTUB CHANNEL / @daacadproduction
    For more new video visit / @daacadproduction
    Find us on Facebook :- Ducaysane999...
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like

Komentáře • 34

  • @aminaahmed9369
    @aminaahmed9369 Před 3 lety +4

    Madhallaah sh Dr cali

  • @bahiirbashion3008
    @bahiirbashion3008 Před 3 lety +6

    Baraka Allah sheikhow Allah haku xifdiyo

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 Před 3 lety +3

    Masha allah

  • @qadrokeyf4341
    @qadrokeyf4341 Před 3 lety +5

    M
    Allaahsheekh allahKuxafido

  • @user-rf1jv3hb6f
    @user-rf1jv3hb6f Před 3 lety +4

    Maasha allaaah sheikh alle ha ku barkeeyo
    Dhalinyardna alle ha ku anfco wacdigaa iyo talooyinkaa qiimiga badn

  • @AASAASTv
    @AASAASTv Před 3 lety +1

    Masha.alaah

  • @halima-sacdiyaabdirahmaan9320

    Masha alah

  • @osmangazzi4165
    @osmangazzi4165 Před 3 lety +3

    m.a🇸🇴🇸🇴

  • @abdiazizrizey3191
    @abdiazizrizey3191 Před 3 lety +7

    M.a quraanka wa meesha lagunagaado

  • @fadumaumar6368
    @fadumaumar6368 Před 3 lety

    Mashaallaah sheeq allaha ku xafido

  • @libansarcad2381
    @libansarcad2381 Před 3 lety

    Maasha allaah

  • @maxamaddmmdm2867
    @maxamaddmmdm2867 Před 3 lety +1

    Download laan wa diin laan weyi

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 Před 3 lety

    Wadan hadii aad rabto in aad burburiso adigoon Dagaal ku qaadin waxaa la Musuq Maasuqaa Waxbarashadiisa.

  • @Lovely1432Way
    @Lovely1432Way Před 3 lety +4

    30 Sano waxuu dagaal nooqo socday idinka ayaa diinta qalad u fasiray dadka qarxiyanaayo dadka muslimiinta ah wax waad ka qaban weysiin Intaas ley mahan dumarka kaliya ayaad ka adaqtihiin gaalada weynii dhaamaan sababtoo ah wadankooda ayaa maqalyo weydiistay anigoo ka caraaryo dadkaa diinta qalad fasirteen ima qasbaan iyaga sababtoo ah waxay i siiryiin xuriyad alxx ilaahey ayaa mahad iska leh u sheega waxaa jacelshihiin dumarkaa gomeysadaan aniga alxx ilaahey ayaa xuriyad gaalada iga soo qaaday intaa Ka hadli laheedayn dumar is qaawiye waxaan nii haboon in aad joojisaa dilka lagu heyo dadka muslimiinta ah sababtood ah qof dulmiile ah dulmi ma joogin karo

    • @farxaddaqoyskafamily5449
      @farxaddaqoyskafamily5449 Před 3 lety

      Xbbti cilmi la aan ayakuhaysee culimadudu ma amrin indadka ladilee dadqaldan aya dadka dila eehaugafin culimada xurriyadda dhabta ah watan islaamka dumarka siiyay eemahan gaalada qurunleyda ah eeilmaha dadka ka qaata inragu iskuursadan dumarkuna isguursadan amra xoriyad mahayane hakusirmin oobaro diintaada islaamka dharkaagana xiro

    • @munanoah5879
      @munanoah5879 Před 3 lety

      Wa run iyaga dalka rogay

    • @cabdiwali4
      @cabdiwali4 Před rokem

      Nasteexooy walaaal in Sh Cali Maxamed Saalax iyo culimada la mid ka ah dalka qarxiyeen maxaad ku ogaatay? Waa dambi iyo been abuur in qof wuxuusan samayn aad dusha ka saartid. Waxay la mid tahay anigoo iri Nasteexo Cabdullaahi ayaa dadka qarxisa oo disha. Culimaduna dumar xorriyad kama qaadin mana gumaysan , qaraxa iyo dhibkana way ka soo hor jeedaan. Si gaar ahna sheekhaan aad comment ga ka bixisau ee sh Cali Maxamed Saalax ah waxaan aad sheegtay oo dhan shuqul kuma lahan ee waa been abuur aad adigu samaysay.

    • @abdicbdi
      @abdicbdi Před rokem

      Ado kala nagu jira oo gaalada muslimiinta ka jecel

  • @akh8501
    @akh8501 Před 3 lety +2

    MA DHIB BAA NALAGU HAYAA?
    MISE, ANAGAA DHIB ISKU HAYNA?
    WAA SU'AAL DA'WEYN OO MADAXA DAALINAYSA..!!!!! Xaqiiq Inagaa dhib isku hayna.. maxay kula tahay?!!