WAR BAXAR-KAN YAA NAGALIYEY SOMALIYAY😂 QAC-DII UGU WAYNEED AYAA NAGA YEERTAY WAR PRANK WAAYE DHAHA😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 829

  • @xamzataatiko-bs1yq
    @xamzataatiko-bs1yq Před měsícem +62

    Dunida Maso Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW 📿 🕋

    • @MaxamuudCabdi-su5xc
      @MaxamuudCabdi-su5xc Před měsícem +2

      SALLALAAHUCALAYHI WA SALLAM💚🥀💛🌹💛💚💚

    • @MaxamuudCabdi-su5xc
      @MaxamuudCabdi-su5xc Před měsícem +2

      Wll SALLIGA NEBIGA HADDAAD QORAYSID HASOO GAABIN EE PLZ DHAMAYSTIRA

    • @KamalAbdi-sv9ho
      @KamalAbdi-sv9ho Před 22 dny

      Salalahu caleyhi wasalam​@@MaxamuudCabdi-su5xc

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před měsícem +81

    ‎اللهم صلي على محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Před měsícem +18

    Wax Walbo Xun iska indha Tir Balse Saliga nabiga scw Ha iska indho Tirin Haduu dhiig Muslim kugu jiro Siina Faafi 😢❤

  • @hoyo4458
    @hoyo4458 Před měsícem +57

    Wad mahsan tahay for Djibouti 🇩🇯 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @nimcomahamuth6892
    @nimcomahamuth6892 Před měsícem +94

    Sakiyaw pro CZcams iifur Team commont land😢😢

    • @user-if6dy7rn6k
      @user-if6dy7rn6k Před měsícem +3

      Ooya wa lagu furaye😅

    • @maahirabdulkadirali4645
      @maahirabdulkadirali4645 Před měsícem

      Hadii laguu furo 10cinwanka subscripe iyo wixii ka badan waa diyaar sis keep going🫡

    • @Jacelow-h8o
      @Jacelow-h8o Před měsícem

      Hadal xun mahn szb i.a waan Ku garab istagi donnaa sofuro

    • @Yaxya-f1m
      @Yaxya-f1m Před měsícem

      Ufur please 😢😅

    • @Wiil_hoog...
      @Wiil_hoog... Před měsícem +1

      Mxa shegi Rabtaa mrka😂

  • @caashobashiir648
    @caashobashiir648 Před měsícem +23

    inta sidaydoo kale aan warba ka hayn wiilka iyo gabadha Ethiopiankaa o ay hada ugu horayso farta taaga ☝️😂😂😂mugoo soomali maryoolay baxarkeeda ilaaha dhanic naga marshay😂😂😂

    • @Binthlm
      @Binthlm Před měsícem +2

      Anaa kow ka ah rer tiktok ma ihi 90ka Waka dhacsanahay xnta😂😂

    • @caashobashiir648
      @caashobashiir648 Před měsícem +2

      @@Binthlm haaaaaa 👍😂😂😂😂saasaa noo fiican Somali warkeeda iyo beenteeda hadaa ka nabad galnay alx 😂dadkayga

    • @Binthlm
      @Binthlm Před měsícem +2

      @@caashobashiir648 haaa😂😂😂😂 wlhi alx

  • @CabdishakuurCabdulaahi
    @CabdishakuurCabdulaahi Před měsícem +26

    Allaha Nagu Hago inaa ku Dukano Aan ku Duceysano Ducada ☆Ajir iyo Xasanaad LA soo kow bin karin Allah Naga Siiyo
    Sheekh Saalax Cabdullahi.
    Gaarsii Saaxiibadaa

  • @CabdinajiibYare
    @CabdinajiibYare Před měsícem +20

    Nabar xaqdaran Allah nooga dhigo team waziirka 😂😂😂 2:51

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 Před měsícem +38

    Reer Djibouti 🇩🇯 hadan nahay Waan kugu kacsanahay 😂😂😂😂😂

    • @mumtaazqaali2631
      @mumtaazqaali2631 Před měsícem +3

      Rer Djibouti rali ahada😂😂

    • @Khaliifadan
      @Khaliifadan Před měsícem +2

      Wana rali galiyay wasirku haded❤ han ka hadhno🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯sharaf iyo karamo

    • @RuqiyaCabdi-fd4fc
      @RuqiyaCabdi-fd4fc Před měsícem +3

      Reer jibuuti raali noqda ❤❤❤

    • @Ixsaas3
      @Ixsaas3 Před měsícem +3

      anagoo ah istaafkiisii 😂😂😂😂 aya idin raali galinay ngu qta

    • @Khaliifadan
      @Khaliifadan Před měsícem +1

      Watahay wayahay sargal🤣🤣🤣

  • @Khaliifadan
    @Khaliifadan Před měsícem +24

    Wan ka gudonoonay wasir wan ka haynaa ❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @HodanMustafee
      @HodanMustafee Před měsícem +1

      Wayahay indhaha nacadaday cadho darted wasirka wan ku ogayn garashada

  • @AbdiRahmaan-ff5bh
    @AbdiRahmaan-ff5bh Před měsícem +6

    Adi xitaa 800k wad gaartay ado qof ugefin shactaro lee soo gudbiyo habeen walbana waan kudaawada waziir intaa iyo kabadanaa kuu rajeynaa insh allh ❤

  • @Bushror-Hajji
    @Bushror-Hajji Před měsícem +4

    Ediris Alteso yaa u so sheegy wxan beenta 😂 asaa noo keenay 😂😂 Facebook danbo ma ligu ogo 😂 tankle hampalyo saraakisha 800K 🎉❤😊

  • @AyaanAli-xw8st
    @AyaanAli-xw8st Před měsícem +18

    Hamblyo 800k wasiirka 🎉

  • @FilitadYamed
    @FilitadYamed Před měsícem +6

    Wan ka sugayna from duriyadiii 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @abdillahidaher3809
    @abdillahidaher3809 Před měsícem +5

    Wa ku salamay horta reer djibouti 🇩🇯toos djibouti 🇩🇯🤣😂

  • @rahmafouadelmi8248
    @rahmafouadelmi8248 Před měsícem +4

    Waasir wankugu qaadananay ee surpriska igaa soo dadaji from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯💖

  • @SaredoAhmed345
    @SaredoAhmed345 Před měsícem +10

    Hamblyo wasirka 800k form Djibouti🇩🇯🇩🇯

    • @yasincali146
      @yasincali146 Před měsícem

      Waziir hambalyo800k 🇸🇴sarakisha😅😅😅

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 Před měsícem +3

    Woow Masha Allah hanbalyo wasiirka 800K Fourn Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🥇

  • @DjSabool-id3lf
    @DjSabool-id3lf Před měsícem +2

    Waalhi xafad oo dhan Ayaan ka dhaadhiciye way dhinte ha ma yeelayen waa parki 😂

  • @mahitube6835
    @mahitube6835 Před měsícem +6

    سلام عليكم ورحمة الله وبركاته مساء الخير يا صومال 😅 Zaki this family not Somali his from Ethiopia Oromo living in Egypt 🇪🇬 Cairo not speaking Somali language this man name hamza she's Aishaa not living Somalia 😂🤣 😅😛😋

  • @user-ow6vt4ip9u
    @user-ow6vt4ip9u Před měsícem +4

    Wan kaqabna rali gaalinta hadan nahay ree Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @cabdinasir8631
    @cabdinasir8631 Před měsícem +8

    KU SALI XABIBKENA MOHAMED SCW SCW LOVE ❤❤❤❤

  • @AminaAminamoussa
    @AminaAminamoussa Před měsícem +3

    Hampalyo wll zaki 800k inta iyo ine kabadan ba kurajeynena from djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @yahye2436
    @yahye2436 Před měsícem +3

    Waad mahad santahay wazirka from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @SOMMEDIA12
    @SOMMEDIA12 Před měsícem +5

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين عدد ما خلقت في الأرض وما في السما و ما بينهما

  • @abassyoussouf
    @abassyoussouf Před měsícem +5

    Keep going brother ❤ Djibouti 🇩🇯

  • @AminCharif-mn6eu
    @AminCharif-mn6eu Před měsícem +3

    Wasiir hadii aan nahay raar Dj🇩🇯 wan ku wadanaaa ee NagaDee

  • @khadraahmed9950
    @khadraahmed9950 Před měsícem +4

    Aniguba odaygayga iyo hooyaday baan ka dhaadhiciyey in dadkaasi dhinteen😢😂

  • @oumalkairemoussa9246
    @oumalkairemoussa9246 Před měsícem +1

    Wazirkaaa thanks 😂😂😂😂🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 🎉🎉🎉🎉 rali galintadaa wan kaqabnaaa

  • @ahmednasri1303
    @ahmednasri1303 Před měsícem +2

    Wad mahadsantahay wasiir waan ku wadanaa huray usoco wasiir🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @cabdifatahoscar4405
    @cabdifatahoscar4405 Před měsícem +7

    Congratulations 800k Saki Bin Xaji❤

  • @RamadanRam-gn1fc
    @RamadanRam-gn1fc Před měsícem +1

    Horta reer Djibouti somalida kamid maaha mise wa gomiyad kale from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

    • @runkahadasho8495
      @runkahadasho8495 Před měsícem

      Dee soomaali baad tihiin maxaa qaldan walaalo 😂😂

  • @aboubakerismael2302
    @aboubakerismael2302 Před měsícem +7

    Ok wazir ps de problème. Frome 🇩🇯

  • @AlmaAbdourahman
    @AlmaAbdourahman Před měsícem +7

    You are bro 🇸🇴🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Před měsícem +3

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @Aboumahadsan8
    @Aboumahadsan8 Před měsícem +1

    Wazir wan ku wadana rer jabuti ismujiga😅🎉🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @mariyamaxamed
    @mariyamaxamed Před měsícem +5

    Wallhi ani waxan uu shekay walashey wallhi wey ooysay 😅😅😅😅

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda Před měsícem

      Ooyintas sabar ilahey hakasiiyo mar 😂😂😂

  • @ayaansalad1062
    @ayaansalad1062 Před měsícem +1

    Walahi waa kujiray malintii dhan qiiro alle family qurux badan baa naga baxayeey kulaha 😂😂😂

  • @nimahassan1798
    @nimahassan1798 Před měsícem +4

    Gabadha dharka somalida Nagu qalady Naga dhac Anta kadaab yaa itobiyaan😂😂😂

  • @RamadanRam-gn1fc
    @RamadanRam-gn1fc Před měsícem +1

    Reer Djibouti halkan ma jogaan is mujiya dhiig yeesho ☝️🇩🇯

  • @habsaabdi9416
    @habsaabdi9416 Před měsícem +2

    Diyar waa kuu sugaynaa waziro from🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 surpris

  • @Ahmednor7
    @Ahmednor7 Před měsícem +4

    800K wan galnay waziir hambalyo❤

  • @naimamohamed2790
    @naimamohamed2790 Před měsícem +1

    Aniga too deriska ayaa iigu sheekaysay gabadhaan walaashay ayay saxibo yihiin oo ingiriiska dagan way ka naxday kulahaa 😅 ilaahow ha cafinin taas😂

  • @Hamze-vw4xj
    @Hamze-vw4xj Před měsícem +2

    From Djibouti okay waan ku sugaynaa wasirka ❤❤

  • @Saalim_Lyrics
    @Saalim_Lyrics Před měsícem +5

    Hambalyo waziirkeena 800k🎉❤

  • @caynabyare3133
    @caynabyare3133 Před měsícem +1

    100 jeer in kabadan ayaa commentyga ugu Qoray alla hawnaxaristo 😢😢😂😂

  • @aichadheman9780
    @aichadheman9780 Před měsícem +1

    Shukran wasiir ❤ 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @asmamohamed205
    @asmamohamed205 Před měsícem +1

    Waankaa hayaa waziikeena markaste lkn hadaadba nasoo qaadatay aniga iyo xulafadaydii reer jabuuti wankaa qabnaaa❤❤❤❤❤thnkx

  • @IbrahimmuuseCilmi
    @IbrahimmuuseCilmi Před 20 dny

    WAZIIR 900K COME SOON HAMBALIYO QOFKII UGU HOREEYAA ANI MIYAA WAZIIR🎉

  • @MustafeSheekh-bp5vg
    @MustafeSheekh-bp5vg Před měsícem +1

    XaLay Ayaan comment yada badanaa Djibouti ayaad ilowday yadoo La soo Qoraya Arkayay , RaaLi GaLin buuxdana wasiirka waaN ka qabtaa..
    Legend , Wasiir , madax wayne Horay usoco 🙌💯

  • @user-tk7og1ds6j
    @user-tk7og1ds6j Před měsícem +1

    Haye aboo haye from Djibouti

  • @KhadraCadaani-f5t
    @KhadraCadaani-f5t Před měsícem +14

    Oo hada Dadkii aan iLaa hda aan utacsiyeynayey ma Nool yhin ar rer comenlnd 😭😂😂

  • @khaliddjkhalid3455
    @khaliddjkhalid3455 Před měsícem +1

    Waaxba maha handad ilowdey Djibouti 🇩🇯 mais moi je pense que le surprise sera un très bon chose inchallah ❤

  • @yasincali146
    @yasincali146 Před měsícem +1

    Rali wanahay waziir🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯form djobuti

  • @raoradwanahmedomar9570
    @raoradwanahmedomar9570 Před měsícem +1

    Waan ka hayna wasiir 🙏🇩🇯

  • @AmiinAli-hx5vj
    @AmiinAli-hx5vj Před měsícem +1

    nabar xaq daro ilahay ha noo dhigo ❤❤❤ 2:53

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 Před měsícem

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Před měsícem

    We caring Community!!!!
    Waxan Nahay Umada kaliya ee iyagoo Tacsi u talo dalxiisatashoodana Ka daryeelayey oo wixii CC camerada soo qabatayba aan sympathy..(extra-Att) kkk…
    marka inuu thank you Na dhaho bey aheyd instead of insulting because that kind of moment-was called tragic….
    Hasan waxan leenahay bro-chill and we wish you long live both!!

  • @RuwaydaIbraahiim
    @RuwaydaIbraahiim Před měsícem

    Reer comment aan is caawino wll marba qof aan halaga dhiso sub dadka caankaa meel fiican bay joogaane

  • @JeChoukri
    @JeChoukri Před měsícem +2

    Félicitation 800k saki wasirkeena🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r Před měsícem +1

    Congratulations 🎊 Wazir saki 800K❤❤🎉

  • @ikraanibraahim9880
    @ikraanibraahim9880 Před měsícem

    Intaan dhahay Allaha ha u naxriiso nabar haqdaaraan Allaha ha iga dhiggo 😅

  • @kassimyare6219
    @kassimyare6219 Před měsícem

    Ani mid bajaajle maskiin eh ugu sheekeyey wuu ilmeeyey allah iga cafiyo danbigaas😢😂

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Jacelow-h8o
    @Jacelow-h8o Před měsícem +1

    Wlhi aniga inta aminty ayaan kamid ahy nabar xaq daran alle naga dhigo

  • @anzalabdi8098
    @anzalabdi8098 Před měsícem +2

    Congratulations🎉waziir😊

  • @HamzeAyanleapdi
    @HamzeAyanleapdi Před měsícem +1

    Zaki sxpow maxad ku sheekaynaysa
    Dadka qurquruxda badan ma dhintaan horta 😂😂

  • @malcom.x10
    @malcom.x10 Před měsícem

    walaal waxaan nahay reer jabuuti si daacad ah ayaan kuu taageersanahay 🤟🔥❣️

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 Před měsícem

    Waziir sawirka ayaa qaldan ee waa jirtaa in ay dhinteen wiil iyo gabar aroos ahaa❤❤❤❤

  • @MuuparikMohamoud
    @MuuparikMohamoud Před měsícem

    Marki uu horeysay ee fidyawgu an bilabo sa waa qoyski dhintay iyo wasiirki oo qoslaya
    HaDa HooYo SiDan Uga DhAdhiCiYa WaaY NollYiN
    Wallahi cawa wan yabay hada daadkan ma noolyihin 😂😂

  • @Abdullahi_Orhan
    @Abdullahi_Orhan Před měsícem +1

    0:16 adigoo nool halaguu tacsiyeeyo😂 0:43

  • @nadiiraducaale9765
    @nadiiraducaale9765 Před měsícem

    Bashiid shaciyey ku khaldeen dee isaga xaaskisu soo degtay oo qaraxi ku dhimatay

  • @sucdiali-
    @sucdiali- Před měsícem +1

    Ar waziir kuwaan hoyadey se loga dhacdhac sina kuwan way nolyihiin kkk ileen way dhinteen ban ku dhahy astaqfurullah kkkkkk

  • @mahmahamal4131
    @mahmahamal4131 Před měsícem

    Wa sugayna surprise kaa .from Djibouti
    Ila anaga tacsiyaynay.
    Wilku hal haben ayu jogay muqdicho maraykankan ku imid haskisa 4 carura aya uu ledahay. Allah ha uu naxristo qoskan😂😂😂

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před měsícem +1

    Hambalyo Hambalyo walal waziirkeena zaki bin xaaji shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤❤

  • @barwaaqohajjiahmed2014
    @barwaaqohajjiahmed2014 Před měsícem

    Wasiir sawtii lalahaa dakhsi majogo yurub manta ma sinsibarbad aaday😂😂

  • @aayanaffi8281
    @aayanaffi8281 Před měsícem +1

    Wad mahasan tahay wasir for djibouti

  • @SuhaybSiciid-v4b
    @SuhaybSiciid-v4b Před měsícem

    800 K hanbalyo odayGa 1 M ku tuuraH wuu u QalmaaH ❤

  • @user-je8hq1fv4y
    @user-je8hq1fv4y Před měsícem +1

    Wan Kaa haya wasir reer Djibouti hadan nahay salan sarey🙌

  • @Osman.merane.elleyeh
    @Osman.merane.elleyeh Před měsícem

    Waan kahaynaa team djiboutienne 🇩🇯 fadlan reer jabuuti weey kula socdan ee ha hilmaamin❤❤

  • @Naafic__hassan
    @Naafic__hassan Před měsícem

    Wasiir hadi aan nahay reer jabuti wa ka sugayna surprisga teeda kale hambalyo 800k we can't wait 900k to 1m Inshallah wasiir sharaf io karamo🎉❤

  • @a.hassan916
    @a.hassan916 Před měsícem +2

    Sharaf iyo karaamo form djibouti

  • @MahadAbdi-sf4ns
    @MahadAbdi-sf4ns Před měsícem +2

    Haa waad na ilowdy wazir lkn. Waan kugu qadanayna

  • @djiboy90
    @djiboy90 Před měsícem

    Wazirka, wan ka hayna 🇩🇯❤
    Merci, mon frère 🇩🇯

  • @CawayareFreeman456
    @CawayareFreeman456 Před měsícem

    Cakuye ciil badanaa weriyaashiii Facebook Soo giley maxey dareemayaan😂😂😂😂😂😂

  • @user-sl3so6ng8f
    @user-sl3so6ng8f Před měsícem

    Wasiir background Ka baryahn waad Naga saxdayy😂

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi Před měsícem

    Istaqfurullah waan qoslay oo manoolyihin Alla somali salfududaa

  • @abdifatahomar7387
    @abdifatahomar7387 Před měsícem

    😂😅😂 wazir kulamidaan ahay hoyaday paan usheegay nabar xaqdaro alahanoogadhigo

  • @MUNASARR23
    @MUNASARR23 Před měsícem

    Wariika Hampalyo 🎉🎉800K Subscribers wllka horeey u sooco🎉

  • @mukhtar274
    @mukhtar274 Před měsícem +1

    #Congratulations the one and only one #ZakiBinXaaji to the 800k subscribers from team iskaabulo😅

  • @mawlidsomali8446
    @mawlidsomali8446 Před měsícem

    wasiir wlhy kuwaan statuska baan soo saartay alaha u naxriistaa ku soo qoray.
    lkn wlhy
    😂

  • @ShidaneIbrahimaden
    @ShidaneIbrahimaden Před měsícem

    Sheekada bar bar waa run
    Anigaba oo jooga Sweden oo somaali ah iheysaaa sidoo kal,e
    Waa koronto lagu shubaya madaxaaga kadib ay usii gudbi dhegaha iyo naska kadib usii gudbi maskaxda..

  • @abuhachimi
    @abuhachimi Před měsícem

    Caawa kahor maba arag familkaan see kuyeelay wasiir 😂😅

  • @Hussein_Mukhtar_10
    @Hussein_Mukhtar_10 Před měsícem +1

    Hambalyo Hambalyo Waziir 800K 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-bn4yi9on3i
    @user-bn4yi9on3i Před měsícem +1

    800k habalyo habalyo 🎊🎊🎊🎊🎉🎉

  • @CabdishakuurCabdulaahi
    @CabdishakuurCabdulaahi Před měsícem +1

    Anoo ujeedaa 800k gashay hambalyo waziir🎉🎉

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds Před měsícem

    Wasiirow. King 🤴 ceyda team 27 usoo hmbl yey❤

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 Před měsícem +3

    Keep going my pro Zaki bin xaaji 💪

  • @ibrahimahmed3701
    @ibrahimahmed3701 Před měsícem +1

    Wan kaqadnay salanta zakiyow live Djibouti. Guul iyo gobanimo

  • @yasinmahamed2086
    @yasinmahamed2086 Před měsícem

    Ok wasir hadan rer Djibouti 🇩🇯 nahay wan ku cafinay wana sugayna surprise 😮 ka gulayso wasir