IDIL BARKHAD OMAR - Heestii "Xanaano" Official Music Video

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • THIS VIDEO is Copyright pROTECTED.
    plz dont duplicate.
    thanks
    HEESTII: Xanaano
    CODKII: Idil Barkhad Omar
    MIDHIHII IYO LAXANKII: Mustafe Kiiko & Idil Barkhad Omar
    MUSIGII: Bashiir Hanuuniye
    VIDEO DIRECTING & EDITING: HAATAFSTUDIO
    WAXAA LAGU DUUBAY
    SIMODI STUDIO

Komentáře • 692

  • @Flame22144
    @Flame22144 Před 4 lety +151

    2020 wixi halkan soo mara saar like raali ahow khasab maaha😂🤣😍

    • @MohamedIbrahim-ss8fb
      @MohamedIbrahim-ss8fb Před 4 lety +1

      Me 👌

    • @mhmsdmhmd8807
      @mhmsdmhmd8807 Před 4 lety +1

      Never got enough of this gabadha OOGU cod ma'caan in somaali history EVER 💯 PERCENT I'll guarantee you that

    • @Flame22144
      @Flame22144 Před 4 lety

      Mohammad Said i agree with you

    • @mhmsdmhmd8807
      @mhmsdmhmd8807 Před 4 lety

      @@Flame22144 thanks 👍 samiira codka naxariista yàan OOGU Magac darayaa ama codka jacaylka

    • @hafsa0h993
      @hafsa0h993 Před 3 lety

      2021??😂😂

  • @fitmaabeb7887
    @fitmaabeb7887 Před 4 lety +71

    Heestan aniga ayey igu saabsantahay
    Qofkaad jecedhahay haduu
    Isukaa badelo halmar maxa ka xun
    Sacadu waa 9.30 fiidnimo 2020

  • @abduqadirsaid1717
    @abduqadirsaid1717 Před 3 lety +19

    27/05/2021 Antwerpen/Belgium xasuus 7 years kahor ayaan heestan Kampala/uganda ku dhagaysan jiray anigo aha arday jaamacadeed xiligaas memory song 😍😍😍😍

    • @muwamxmed8665
      @muwamxmed8665 Před rokem

      Ana cawa Kampala ku dhagysnyna Aniga oo ciidla daremyna

    • @hoddomahdi5524
      @hoddomahdi5524 Před rokem

      @@muwamxmed8665 sorry hppti cidna ha isku dhipin Uma umaqlantid cidlo

    • @duceysanemohamed7559
      @duceysanemohamed7559 Před měsícem

      ahahahaha ani 11 sano waqtiga wa socdaa wallahi

  • @anisanur1782
    @anisanur1782 Před 5 lety +9

    Xiligii baa is badalayee Xidigaagii Aan Daawan Jirey. Xaley madoow buu ii Ahaa ✅✅. Xujadii Soo gaabatoo Naftaan Xaal siinayaa 👍🏾👍🏾👋. U goo ❤️❤️❤️❤️

  • @wazirkaeditz5435
    @wazirkaeditz5435 Před 5 lety +61

    2019 yaa ila dhaawanayo 😍❤
    💯

  • @yaxye_adenkey
    @yaxye_adenkey Před měsícem +1

    Xujaddii Soo Gaabatoo❤️‍🔥💔
    NafTaan xaaL siiNayaa😢❤️‍🔥
    ONLY Legends Still 2024 😢

  • @diamondd2246
    @diamondd2246 Před 5 lety +8

    Qoftan quruxdeda iyo codkeda
    xabeebta wa kuheysta wlhi
    Anyone still watching👍🏻❤️

  • @nasraluzza1361
    @nasraluzza1361 Před 6 lety +152

    Yaa Wali dawanayo 2018 ha ila dhaafin like salaan boqortooyo

  • @mohamedwardi2185
    @mohamedwardi2185 Před 4 lety +49

    2020 Yaaa Ila Dawanaya Any One Like🤕

  • @wariyosheeko
    @wariyosheeko Před 2 lety +5

    From Hoyga Fanka Soomaaliyeed Hargeysa, Listening 🎶 30.08.2022

  • @umumehrunissa9014
    @umumehrunissa9014 Před 8 lety +19

    ax ax heestan in ani la iisameyay baad mooodaa 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @zlatan8569
    @zlatan8569 Před 4 lety +25

    1.3.2020 Sunday night 2:30 enjoying this beautiful voice Dhaka Bangladesh 🇧🇩

  • @munaabdiomar599
    @munaabdiomar599 Před 4 měsíci +7

    Who is watching 15/April/2024❤❤❤❤

  • @zubermohamedadan2380
    @zubermohamedadan2380 Před 2 lety +11

    2021 in Port Elizabeth SA absolutely this songs harbours absolute love feelings,war jaceylow xaal qaadha

  • @caydaruuzmaxamed736
    @caydaruuzmaxamed736 Před rokem +5

    An other level walhi idil Barkhad cumar ✌✌✋2022 habeen ay tahay 17 ki October isniin so galayso 9.25 pm kaligay from burco 😶iyar oo cidhiidhi ah oon dareemayo dartii isugu mawelinayey heesaha qarkood si kadis ah io heestan oo dhiigayga raacday 🤐

    • @hudaabdirahman5374
      @hudaabdirahman5374 Před rokem

      Wakhti weeye❤
      From Hargeisa
      25 October 2022
      Haben salaasa ah 6:51 fiidnimo
      Kalinnimo yar ban dareemayaa se waa aduunyo oo la isma sii raaciyo😢

  • @hiyam.190
    @hiyam.190 Před 5 lety +44

    2019 iyo idil ❤️

  • @asmiitaaragsan5536
    @asmiitaaragsan5536 Před 2 lety +6

    Inta intay wax yara deentay ila daawatey like 2022 sanadka aan bartay in aan cidna la aminin waan idin salamaaya 🧐

  • @mankaboy3963
    @mankaboy3963 Před 5 lety +32

    2019 ayaa ila dawanaya😂
    👇

  • @abokor-abokor3682
    @abokor-abokor3682 Před 11 lety +3

    Gacmaa in laga ciyaaro nimco dareeeeen balaga keenay lakiin fanka wax waad kusoo kordhinaysaa sida ii muuqata weldone idil

  • @MaxamedAlta-hd9iu
    @MaxamedAlta-hd9iu Před 7 měsíci +2

    Inta intay wax yare deentay ila daawatey lik 2024

  • @izabella3507
    @izabella3507 Před 5 lety +18

    Hesten sidii balwad cml ayey iqabata
    Aadban ujeclahy dhegeysideeda💆‍♀️💆‍♀️💆‍♀️💆‍♀️💆‍♀️

  • @ahmed61363
    @ahmed61363 Před 11 lety +5

    fanaanad cusub cod iyo haybad xushmad iyo wanaag mashallah idil salaan sare bye xidiga rer holland

  • @fatimagolden3496
    @fatimagolden3496 Před 11 lety +31

    Whether you are somalilander or Somalia what matters is respect 1 another stop with the tribes and come to peace millions of mascara happen everyday being tribest will not take you to the grave only your deeds.

  • @samatarsaidsalah77
    @samatarsaidsalah77 Před 11 lety +10

    woooooow idil aad baan kuu tagerayaa xaal sii naftaada sis

  • @farahsudi8010
    @farahsudi8010 Před 3 lety +6

    Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪I Farah

  • @fiicancali2490
    @fiicancali2490 Před 4 lety +2

    Xidigaagii aan daawan jiray eee xala madoow bu ahaa...... Nafteydaan xaal siinayaa war like ta siiya....

  • @Fariidowacan
    @Fariidowacan Před 11 lety +2

    idil xanaano:::,my qaaali qalanjo quruw alow cadowgaaga jabi sxb nice song

  • @shibis100
    @shibis100 Před 10 lety +2

    Idil hees walba oo horay loo qaaday haddii ay ku celin lahayd waa wada dhagaysan lahaa aniga waayo iyadaa mar walba kaga wanaagsan fanaankii horay heesta u qaaday. Idil ilaah baa haybad u siiyay lahjad ku wanaagsan heesaha we love you idil.

  • @rowdoroowdo6434
    @rowdoroowdo6434 Před 9 lety +31

    Fanaanada kadaya qabiilka reer konfur ayan ahay viva idil barqad waa walashey oo kale somaliland iyo soomaliyana waa walaalo reer boorame viva kkkkkkgobal ceeb maha cayda daya iyo qabiilka nice song

  • @khyrexaajikhyre6319
    @khyrexaajikhyre6319 Před 11 lety +2

    masha allaah inadiirtaay idil barkhad cumaar xaaji khyre wiil com huuno fanka ku su dawaaw

  • @mhmsdmhmd8807
    @mhmsdmhmd8807 Před 4 lety +1

    Lovely codkeeda xabeeb naxariiseedka leh woow. Wàad iga gadan tahay hada KADIB Mss; edil barqad. 💕.
    Naftaydaay XAAL siinayaaa IYO garba salaaxa waaah waah waxaad ixa'suusisay ibni àadan aaan quality gaaga a'qoon in JA'CAYL loo qaadaa in EEY tahay Wax leeyska xaal mariyooo garbaha IYO qalbigaba laga tir tiraa.. love you beautiful ina barqad

  • @abdirahmanahmadmohammed3277

    Heestan cadi maha runtii sxbkay #ciisefaras love Badhan ayn ku xasuustaa Wlhyda inta badan wa qadi jiray heestan Ereyo mc ah ayey ledahy

  • @ayaancarab4839
    @ayaancarab4839 Před 2 lety +4

    Xasuuseey waxba ha qaban 2022 wixi iga dambeeya ❤

  • @tiriik454
    @tiriik454 Před 4 lety +1

    Hees iyo badh wakhti ay xaaladan i haysatay ayay ka hadlaysa ......
    Lkn imika xiligiibaa isbadal ayaan ku jiraa alx

  • @iamqueenrayan9119
    @iamqueenrayan9119 Před 3 lety +2

    Wlhi hestan marka dhagesto wan ilmeyaa waxn so xasusta zxbty iyo ex de aad xun ula dhaqmi jirtay😢😢

  • @ahmedqaylo3424
    @ahmedqaylo3424 Před 3 lety +1

    2021 hadad daawanayso agtayda soo fadhiiso😃😃

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 Před rokem +16

    Still I love this song 💞💞2023

  • @ahmedaleel8925
    @ahmedaleel8925 Před 11 lety +1

    IDIL BARKHAD OMAR waxay ku abtirsata jad ka jad becouse waxay ka so jeedaa xadaradii waynayd ee ee ugu horaysay ugu caansanayd dhulka somali degto ee SAYLAC viva IDIL QURUJX

  • @asmasombeauty4032
    @asmasombeauty4032 Před 3 lety +4

    2021 inta imaadey like ha iladhaafin 🙏🙏

  • @dhiiraneofficial7640
    @dhiiraneofficial7640 Před 7 lety +2

    Macaan iga dheh heestan xasuus Bay igelisay habaar qabtadu😢😢😢😢😢😢

  • @BMGSomaliTV
    @BMGSomaliTV Před 3 měsíci

    Quruxdii fanka Idil Barqad❤❤❤❤ Who is Watching 24 / 4 / 2024

  • @Badgirrll
    @Badgirrll Před 7 lety +68

    Yaa Wali Daawanaya 2021 Farta Taag 👆

  • @faraxmahdi-7478
    @faraxmahdi-7478 Před 26 dny

    23/2/2024 xidigaagi aan daawan jiray habeenka madawbu iiahaa 😢 xujadii soo gaabato naftanban xaalsiinayaa😊

  • @sharxabiillsharxabiill3440
    @sharxabiillsharxabiill3440 Před 7 lety +35

    I am from jumaica I like somalian people olso I like to mach somali music

  • @niyaal_Mohamed77
    @niyaal_Mohamed77 Před rokem +1

    7/10/2022🥲 xidigagi aan dawan jiray xalay madow buu ii ahaaay

  • @maxamedaxmed3508
    @maxamedaxmed3508 Před 8 lety +1

    Haataf Abdi thank you sxb vedio production

  • @saudahussein7804
    @saudahussein7804 Před 8 lety +7

    Wooooooow!!!! Hope to see u singing live infront of mh

  • @SAHALSTUDIO
    @SAHALSTUDIO Před 11 lety +1

    happy hees cusub sharafeeey dadaaal! codkaada waa beeelo saan leee haka sii saraqaadin intaan!

  • @xagaagalbeed9223
    @xagaagalbeed9223 Před 5 lety +4

    Idil barkhad cumer ku jeceliyaa Yaa DaaNayo 2019

  • @user-kd2wi8sx8z
    @user-kd2wi8sx8z Před rokem +1

    Markan hayi ku jeclaa(H😫😔💔

  • @teklutesfamaryam4798
    @teklutesfamaryam4798 Před rokem +1

    ❤❤❤❤❤ Like this song somali 😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰 from Eritrea 🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷🇪🇷

  • @hassanhabiib4432
    @hassanhabiib4432 Před 4 lety +2

    Xasuus Igu Qali Ah Long Time Hestan Qisadeyda Ayay Ka Hadlaysaaa

  • @damaceey
    @damaceey Před 11 lety +2

    isbadelka dharka iyo style ayaan ku jeclaadey runtii so unique

  • @Hodan__cadeyy
    @Hodan__cadeyy Před 4 měsíci +2

    Hestan gabar walal igu adaned aya dhagaysan jirtay 2012 aya sidhamanayey anu waxas ma fahasanen jclna ma aqon 13 jir ah lkn anah 2018 j jcylku ihelay 😂😂 2024 oo duq an noqday oo jclkana anacay aya dawanoya 25 jira nina ma amino naftayda le jclnahay sorry qarada madowna wali wan joga😂😂😂

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 26 dny

    Masha allllah hees macaaan idil barkhad nolow❤

  • @sagalosman6873
    @sagalosman6873 Před rokem +1

    Xumahaaguna wanaag i ahaaa
    Waa xalada hada i Hayata Hadu i
    Xumeeyo iyo haduuu i wanaajiyaba
    Jacylkan U qabo baa I duleyay😢😫💔

  • @queendhowrsan8434
    @queendhowrsan8434 Před 6 lety +11

    aar wxii Augst 2018 daawanaya liketa iigu qabta

  • @abdulahiqalinle9963
    @abdulahiqalinle9963 Před 4 lety +2

    Ilove your idil barqad caadi maaha aad ayaan u jeclahay wlh

  • @user-wl4bu3he1y
    @user-wl4bu3he1y Před rokem

    Wow❤❤❤❤hees an jeclhy we love ❤❤❤idil barqada cod mcn halasi ah🎉🎉🎉

  • @ayaanhaji2874
    @ayaanhaji2874 Před rokem +1

    Who is watching 05.12.2022 👀 walibaa si saamayn leh😌😌

  • @calijamco963
    @calijamco963 Před 8 lety +2

    idil barkhad Cumar khayre fanaan ad qaali ah oo cod macaan

  • @naphizaahmad1599
    @naphizaahmad1599 Před 2 měsíci

    Naftaan xaal siinaya ❤

  • @samsamater6593
    @samsamater6593 Před 10 lety +3

    magic women, go. i love this voice. please more. nolow walaal

  • @hamsekilwe9142
    @hamsekilwe9142 Před 4 lety +1

    Yaa iladaawanaya 29/2/2020 gacanta taag MY FREIND😙😍😘😚

  • @feysalhassanabdulle9540
    @feysalhassanabdulle9540 Před 11 lety

    woooooooooow masha allah waaye my qaali idiil heesteeda iyo coodkeda macaan iyo waliba agshinkeeda umaaaac waaye

  • @moh66livelivekosa54
    @moh66livelivekosa54 Před 8 lety

    waa heesti
    adaan xuseen karroone
    uu caanka ku ahaa ee
    uu qaaday 2013 ee ha sheegan idiileey wll
    wa bilaa tofiiq

  • @yaasirabdi1287
    @yaasirabdi1287 Před 9 lety +15

    wara waa kaagan isaaqkingdom ku qortay meesha dadka cayda ka daaa isaaqa aad sheegayso anaa ka dhashay lafdhabartoodana waan ahay hadana sidaa aad u hadlayso ayaa ciiil iga qabtay doqon aaad tay malaha nin yahay dad dhan aad magacooda sidata ee ha ceebaynin hadii kale magaca uu aabaha ku baxshay la bax markaa cid ku taqaan aan jirine se magaca dadka ha ka ceebaynin mid akale maxaa u caaye fananada dadka adiga oo kale ayaa iska hor keena wllhi munafaq ayad tay

  • @deeqmohamed4749
    @deeqmohamed4749 Před 7 lety +1

    cadi mah heestan waan ka helay 😍

  • @farhiyaibrahim6465
    @farhiyaibrahim6465 Před 8 lety

    idil barqad aad baan ujeclahey hesahaga wana kahela deganaantada ad ugu luqeyso heesahaga noolow walashey macaan

  • @haliimosacdiyo642
    @haliimosacdiyo642 Před 5 lety +1

    Idil markane shidneeed😀 ku tageera horey usoco❤️

  • @X.Mohamad
    @X.Mohamad Před 10 měsíci +1

    Hees tan anoo arday ah, ayan dhagaysan jiray Kenya anoo sanad 4 ku jiray medicine, ilaa imika arday ayan wali ahay. Gabadhi aan jecla ee aan isku classka ahayn borama ayay degtay oo waa dhakhtarad wayna reeraysay.

  • @love-vb8ch
    @love-vb8ch Před 3 lety

    Nice one voice the best song idil barkhad aad baan ku tageraa nolow wll

  • @maxamedaxmed7834
    @maxamedaxmed7834 Před 11 lety +1

    idil heesta cadi mahan waad shidan tahay qaali nice song

  • @mixiyadiin
    @mixiyadiin Před 11 lety +1

    Eesh calaa heees

  • @haajiosmaan1062
    @haajiosmaan1062 Před 6 lety +28

    2018 ayaa ila dawanaya

  • @miskiahmed1930
    @miskiahmed1930 Před 5 lety +1

    2017😔😔😔 ayaan dhagaysan jiray
    xiligi baa is badalay 😔😔😔😭

  • @hassanmajiza2446
    @hassanmajiza2446 Před 6 lety +4

    Yaa wali dhageysanayo heesta xanano 5/5/ 2018 please dadka iga danbeyo like isara

  • @abdirashiidjees8539
    @abdirashiidjees8539 Před 7 lety +2

    Idil barkhad maasha allah eeshcalaa fanaaanad

  • @isrobaby6245
    @isrobaby6245 Před 5 lety +4

    2018 ayaan dawanayaa I like this song 💕💕💕😘💔

  • @hanansharif2754
    @hanansharif2754 Před 8 lety

    idil waan wada jeclahay heesa heeda jaceylka seba heestan waayo amiga ayay ika hadle ilove you idil abaayo inolow

  • @azumindhonur3894
    @azumindhonur3894 Před 4 lety +3

    2020/26/2 1:39 xalad aan hada kujiroh

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle Před 7 lety +1

    XANAANO
    hees aan aad u jeclahay kuna xasuusto Magaaladeydii Galkacyo puntland xili aan safar ku tagay 2014
    2013 ama 2012 inay soo baxday ayaan filayaa

  • @mohaahmed5097
    @mohaahmed5097 Před 2 lety +1

    Heestan xasuus igu leedahy
    Still 2021

  • @nadiirolaad3766
    @nadiirolaad3766 Před 8 lety

    idil barkhad wey shidantahay waana taageeraa hadii aan fanaan ahaan lahaana naag aan idil ahayn maguursadeen kkkkk intaasna waa kaftan

  • @nadiahassan2409
    @nadiahassan2409 Před 7 lety

    idil quruxeeye nice song waaaaaaaaan kuhayistaa .aniga ayay idil uga hadlayisaa

  • @mixiyadiin
    @mixiyadiin Před 11 lety +1

    Nice Song Way Cod fiicantahay Gabadhan Horey U soco Sis

  • @FAAD21
    @FAAD21 Před 4 lety +2

    2020 waxaba mooda hees cusub😍

  • @farahsudi8010
    @farahsudi8010 Před 2 lety +1

    Music somalia mixes of the most 🇸🇴🇸🇦🇰🇪🌐I Farah

    • @farahsudi8010
      @farahsudi8010 Před 2 lety

      Farah Ali sudi najma ahmed omar 🇸🇴🇸🇦🇰🇪🌐I Farah

  • @kawsariitasenyoriita8243

    woooooooow wooooooooooow caadi maaha heees iyo badh waleee

  • @abdulazizziiso2637
    @abdulazizziiso2637 Před 4 lety +4

    Still i listen this song idil barkhad 😚😙

  • @almasabdi3730
    @almasabdi3730 Před 4 lety +1

    Ayaa ila daawanyo 2020 sacaadana 12:30 pm

  • @salmaqaali9814
    @salmaqaali9814 Před 7 lety +2

    really Heestaan meel beey ika taabaneysaa waxaadba moode inee ani ika sheekeeneeso
    kama Daaalo dhageysi geeda

  • @ShakLDN
    @ShakLDN Před 11 lety +1

    Borama's finest Idil inaba caadi maaha

  • @ladnaqueen9266
    @ladnaqueen9266 Před 4 lety +1

    ilaa xiligaa waan dawadaa heestan idil 😍😘😙

  • @mohimahmet2359
    @mohimahmet2359 Před 3 lety +1

    Kedib 8 sano weli Agtayda wa ka Top heestani💕
    12-February-2k21

  • @Kikii565
    @Kikii565 Před měsícem

    Yaa 2024 daawanaya😂

  • @zamzamosman7765
    @zamzamosman7765 Před 6 lety +11

    Ragow ciyaarta dumarka ka daayaa inderyaal

  • @jereboy7286
    @jereboy7286 Před 4 lety +1

    Heeskani iminka kaso arkay qaali ladan 7 may 2020 4:45 night huno maxumo heeska jclaty 🤙

  • @Hanad4802
    @Hanad4802 Před rokem +1

    Heesta cadi mahaa

  • @nizahagio
    @nizahagio Před rokem +4

    2022🥺💔sᴀxɪɪʙ ᴀɴ ɪsᴋᴜ ᴡᴀᴄɴᴇᴇɴ ᴀʏᴀᴀ ʜᴀʟᴍᴀʀ ɪsᴋᴜ ᴋᴇʏ ʙᴀᴅᴀʟᴀʏ🙃
    ɴᴀғᴛᴀɴ xᴀᴀʟ sɪɪɴᴀʏᴀ🌝