indhahaada shar ayaa iiga muuqata? Qiso xanuun badan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • CONTACT ME:
    INSTAGRAM👇👇
    ...
    For copyright Problems please contact me: iamifiye1@gmail.com

Komentáře • 190

  • @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws
    @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws Před měsícem +97

    ilaa iyo goormee ka cararee saliga nabiga scw❤🎉😊😢😢😢

    • @anfacmaxmuud
      @anfacmaxmuud Před měsícem +8

      Goorme ku dhahanay waan ja carareynay😳

    • @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws
      @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws Před měsícem +2

      @@anfacmaxmuud adi kula ma hadlin nh😏🙄😂wax is ku fal🙄

    • @anfacmaxmuud
      @anfacmaxmuud Před měsícem +2

      @@CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws Maxd Scw ka wada hdy dacad ka tahay maa si dhmes tiran u qortid mida kle😹yaad la hdlesa hdd Aniga iga hdleyn Niicda Cmmnts kala tag ee si Hagagsan uso Qor Next time

    • @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws
      @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws Před měsícem +2

      @@anfacmaxmuud Scw hadan soo qoro dhib malahan lkn qalbiga ayan ugu saliyey nabigena scw wax la soo qorana wax ba maa han ee qalbiga aaa muhiim ah inaad ka aaminsantahay🥰marka maxaad igu haysataa🙄

    • @anfacmaxmuud
      @anfacmaxmuud Před měsícem +3

      @@CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws Mku heesto lkn Adiga dhahy ila grme ka crresn

  • @MARWA-1654
    @MARWA-1654 Před měsícem +48

    Qisadda saaacad ku dhowaadka ah 6 kun dad kor dhaafayo daawaday balse 1 kun le ka saartey Like ?? Wlaalayaal aynu dhiirigalino wiilka sidaas quruxda badan qisooyinka waxtarka iyo faaidaada leh waydin Sidee!

    • @kuu617
      @kuu617 Před měsícem +3

      Dadku badanka like ta garan Mayan bn umaleynya

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 Před měsícem

      ​@@kuu617 may wy garanayan ee tv by ka dawadan markaa wy ka wahsanayan (cajis) kkk

    • @LakiIndayare-t7n
      @LakiIndayare-t7n Před měsícem +2

      Mlaha qaar bdn oo aan acc usameysneen daw dawanaya

  • @Ilhaaniitahl8bs1sb7r
    @Ilhaaniitahl8bs1sb7r Před měsícem +33

    Aan ku salino xabiibkeena muxamed scw ❤😊

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Před měsícem +1

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FadumoAbdi-b5j
    @FadumoAbdi-b5j Před 7 dny

    Illaahay hawa dhibyareeyo oo cadowgaasna haka qabto Inshallahu bidmilaahi Kariim.

  • @user-yr9yz1yv3m
    @user-yr9yz1yv3m Před měsícem +24

    Hal mar aan kusalino nabi Muhammad scw scw scw

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Před měsícem

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @axmedcrisaaq9064
    @axmedcrisaaq9064 Před 14 dny

    Ilaahay ha usaqiro wiilka
    Alle dadkaas oo kale wax nama wadaajiyo aamin aamin

  • @MK-cl3uu
    @MK-cl3uu Před měsícem +23

    Sxb maalmahan shaqa diyaar u'tahay 😂 sobadi vedioyasha thanks 🎉

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh Před měsícem +12

    صلو علي النبي محمد صلي الله عليه وسلم❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Před měsícem

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mumtaaz_Maanka
    @Mumtaaz_Maanka Před měsícem +16

    Ifiyoow wll mcn wllhi haddan daris ahaan lahayn ama aan is aqoon lahayn mar walpo agtaada joogi lahaa saa iigu sheekeysoh mar walpo video soo dhigto number one haddan noqon number two inaa noqdo jeclahay galabtana one galay😩❤️

  • @nadifaaden7619
    @nadifaaden7619 Před měsícem +5

    Saaka ilaa maanta oo jump.ah sadex Qisoo chanlkan ah ugu danbeyey ayan dhameystey jaanis weyn ayan u heley alhmdulilah shukaraan ifiye Qisadan ayab ugu xanun badan familka qaarab marka dhibaato ugu dhacdo mabab ku yaqaanan😢

  • @Mumtaaz_Maanka
    @Mumtaaz_Maanka Před měsícem +14

    qisa xanuun aa kasheekeynoysa sax lkn ani Ilaa hadda 3naag aa maskax deyda ku wareegesanoyso😂

  • @ramlodeeq-fj9ee
    @ramlodeeq-fj9ee Před měsícem +7

    Ilahow ifiye no dhowrr meel wlbo tago😻❤

  • @user-qq7ee7gk5p
    @user-qq7ee7gk5p Před 28 dny +1

    Walaal ifiye caqli guuriya ayaatahay❤❤❤

  • @aishahasan6252
    @aishahasan6252 Před měsícem +2

    Ifiyow qisadan waa mid cajiib yaa subxana Allah😢😢😢

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 Před měsícem +5

    Walciyadu bilaah ilaahow musiibo hana tusin aun marxuumka

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 Před měsícem +4

    sxb ifiyowu galab wngsan soo dhowow galabta casar dheere ayad noo timid mhdsnid ifiyowu sxb mcn ku jecliyaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @RaqdaCadeey
    @RaqdaCadeey Před měsícem +6

    ❤❤❤❤ ifiyow waa saray like 👍 first ayaan ahaa like iyo comment 😂❤❤❤

  • @marwannur3774
    @marwannur3774 Před měsícem +1

    Wallahi sxp ayantan Malin kasta vedeo so dhiigta legen tahy wallahi waku wata hore uu soco 🎉

  • @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws
    @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws Před měsícem +5

    Waaaaaaaaaw qiso murugo badan😢

  • @user-ql3dp4vm3c
    @user-ql3dp4vm3c Před měsícem +5

    Walalo qisoyinka jimanka no sobadi😢😢🎉🎉

  • @sudiaanush9684
    @sudiaanush9684 Před měsícem +1

    Allah unaxariizto marxumka wllhi wa qiso xanun badan😭😭😭😭😭😭

  • @CaafimaadkaRagga
    @CaafimaadkaRagga Před 28 dny +1

    Walaalku walaalkii chacal kuma laha Hadii Ilmo uu dhalay ninka dhintay saasaan ubadin yagaa walaalka riixaya

  • @habiiboali629
    @habiiboali629 Před měsícem +8

    Maanta anaa ugu horeeyo😂😂

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 Před měsícem +2

    ifiyow famlkada xalasha baa ka mid ahay like iyo commtent waa iga haysaa soo Baddi mahadzanid mahadzanid❤
    waa qiso murugo leh 😢😢
    subxanallah alle haunaxaristo
    ahmet sorry wlhi Dadka.Ehelka qaar Ehel la,aan baa dhanta

  • @user-wg2ox7bf7k
    @user-wg2ox7bf7k Před měsícem +1

    سبحان الله. AlleH haka qabto

  • @zakariyecabdi5922
    @zakariyecabdi5922 Před měsícem +1

    Wlhi hdaa ahaan lahaa adeerka macal eedoyinka waan dili lahaa

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Před měsícem +8

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡

    • @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws
      @CabdirsaaqCabdulaahi-mq4ws Před měsícem

      Scw 🎉😊❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Před měsícem

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @saamiesaam8959
    @saamiesaam8959 Před měsícem +1

    Yasir Allaah ifiye ha i ga nix’nixinin 👌💙✌🏻🤜

  • @HODANABDULAHIABDI
    @HODANABDULAHIABDI Před měsícem +1

    Yess 3 qiso iitalo I’m very happy ifiyow peace and love 💋❤️

  • @naimahassan-qh3ud
    @naimahassan-qh3ud Před měsícem +3

    Wow mnta xili hore o sbxi mxn ku duba canjerada ifiyow see waaye😂

  • @hanefa283
    @hanefa283 Před měsícem +1

    Adeer baaska iyo eedo xumeyda ALLAH SOO HANUUNIYO SHARTOODA ALLAH KA DUWO MASAAKIINTA AGOONTA RABIYOOW CADAW HANOO JABININ😢

  • @AmindekAli-qk5pp
    @AmindekAli-qk5pp Před měsícem +1

    Nin qaaliya oo aan runtii aad ugu xidhanahay barnaamijyo muhiima markasta noosoo diyaariye mahadsanid sxb ifiye

  • @user-cy6yd3gj8h
    @user-cy6yd3gj8h Před měsícem +2

    Ifiyow janalka qisooyin muuqaalo maad soogalisid.

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 Před měsícem +1

    Wall wallkle see u dhaxlaa ayadoo ilmo meesha joogaan

  • @ZarinaApdi
    @ZarinaApdi Před měsícem +4

    Wcs ileys🎉🎉🎉

  • @Zayba945
    @Zayba945 Před měsícem +1

    Illhy ha caawiyo axmed😊 😢

  • @Lightchannel92
    @Lightchannel92 Před měsícem +4

    Ifiyaw walalaha dhaxalka wax kuma lahan hadii wilal uu marxumka dhalay joogaan ama abihiis.
    Qaybta dhaxalka igama dhicin.
    والإخوة ليس لهم شيء، فالإخوة محجوبون بالأب، والابن وابن الابن وإن نزل، سواء كان مع الابن وابن الابن بنات، أو ما معهم بنات، فالابن الذكر، أو مع بنات يحجبون الإخوة، وهكذا ابن الابن وحده، أو مع أخواته يحجبون الإخوة، وهكذا الجد على الصحيح يحجب الإخوة.

  • @hamdamuse3410
    @hamdamuse3410 Před měsícem +1

    Caruur haday joogto adeerku xaq uma lahan wax dhaxal ah

  • @bilancali2011
    @bilancali2011 Před měsícem +2

    Dad xun bu la dhashay miskiin illahy wiilka yarna ha u gargaaro😢

  • @MuhwaahibCismaan
    @MuhwaahibCismaan Před měsícem +5

    200K coming soon pro🎉❤

  • @taliso889
    @taliso889 Před měsícem +5

    Hada janis uma hayo inan dhagesto markale dhagesanaya lkn comment iyo like kaama daahin karo ifiyow ❤

  • @XamdiXasan-v2n
    @XamdiXasan-v2n Před měsícem +1

    Ilaahay ufududeeyo😢😢

  • @user-nt5sz6dg2r
    @user-nt5sz6dg2r Před měsícem +1

    Subxanalah adeerkasi habar ayuuba qabey subxanalah

  • @z-1il
    @z-1il Před měsícem +22

    Subhanallah 😢

  • @Zapriiiina
    @Zapriiiina Před měsícem +1

    Manta waa soo dhaqsate thanks yaqe❤🎉

  • @ayanahmed1458
    @ayanahmed1458 Před měsícem +3

    cod dahab am first mnta

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 Před měsícem +5

    mnshaa Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @asiayusufhaji9055
    @asiayusufhaji9055 Před měsícem +1

    Subxan Allah wa duunyo Geeri baa layidhi maxaad tartaa masay tidhi nin meel wayey baan meel ubaneeya alle how gargaaro Ahmed iyo walalihii

  • @Mohamed-ux6hx
    @Mohamed-ux6hx Před měsícem +1

    Sheekh waa kaa hoos baxday ee hadii guriga Jasim lahaa wiilalna uu ka tegey walaal ma dhaxlo ee wxaa dhxla waalidka iyo caruurtiisa iyo xaasaskiisa.

  • @marizhalpi
    @marizhalpi Před měsícem +1

    Wiilkas ilahay halagarab galo waxa uu hayo maskinka 😢dadka qaar wax ka xun majiran ani family dhinaca aabo kuli waa xasidin 😢aabahay oo nool bay iskudayan inaa nolosha kusilicno lkn ilahay naba bado kuwas 😢

  • @MssEimana
    @MssEimana Před měsícem +1

    Ileysow marka sheekeneso abahay baa isoo xasuusisa qaabka usheekenesi anyway keep up bro jazakallah😅😅

  • @FaraxAwil-yc3zc
    @FaraxAwil-yc3zc Před měsícem +1

    subxaan lah ilahay hakasaru amiin amiin inshaalah 😭😭

  • @Sihaameyy
    @Sihaameyy Před měsícem +1

    Iso duceya wa xanunsanehe 😢

  • @Ubax-Yousuf7wb6l
    @Ubax-Yousuf7wb6l Před měsícem +2

    Ala naxariis daranaa😭😭

  • @user-cy6yd3gj8h
    @user-cy6yd3gj8h Před měsícem +8

    Dadaalkaa siiwad

  • @AXMATO_
    @AXMATO_ Před měsícem

    ifiyow wan Ku salamey zxp qiso Aad ledahey ima dhafto wan dawadaa waxa kugu xidhanahey zxp Keep going

  • @Neyrusneyrusneyrus
    @Neyrusneyrusneyrus Před měsícem

    walal mahadsanid qisoyinka aada ayaan ku jeclahay

  • @ridwaanmaxamed25
    @ridwaanmaxamed25 Před měsícem +1

    Hadii aan dhageysan qisooyinkaga maalinteyda ma saxna balwad ayaaba ii noqoty hormar wcn wllky❤

  • @Anas123-k1s
    @Anas123-k1s Před měsícem +1

    Ax ax😭😭😭😭😭😭😭

  • @user-dh6jc7ke4i
    @user-dh6jc7ke4i Před měsícem +2

    Wcs 🤝 ifiye

  • @YasminMahdi-hn2br
    @YasminMahdi-hn2br Před měsícem +1

    Ileyso qiso yinka labo galin nooka dhig ❤

  • @MaxamedMuxumed-io5dq
    @MaxamedMuxumed-io5dq Před měsícem +2

    Malinkan walba anaa oguso horeya wan ogahey (muhim ma'aha) lkn zxp qisoyinka cheating nosobada plz haba kugu adkate ❤

  • @AlmasAbdi-do3jm
    @AlmasAbdi-do3jm Před měsícem +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @maxamuudbk3636
    @maxamuudbk3636 Před měsícem +2

    Waan kuslaamay ifiye , maanta xili hore ayaad shaahii noosoo daysay , mhd sanid taliye

  • @filsanquenn1006
    @filsanquenn1006 Před měsícem +1

    Ifiyow secamal hee walalahiis dhaxal kuma lahan haduu wilaal iyo ciyaal badan dhalay

  • @daadirali843
    @daadirali843 Před měsícem +1

    Ileys sheekoonkaaga caadi Ma ahan Sxb hal mid ayaan ka codsaneyna aniga iyo dad badan oo kugu xiran. Sxb sheekada saaid ayaad u dheereysa xooga waad ka bad badisaa sxb adiga xita dib u dhageyso adiga daremi doono inaad xooga ku soo celcelisid hal shey ama aad sheekada toos aadan u abaarin oo waqti meesha aad ku lumisid. Taas waxey sababeysa in sheekada adigo dhamaadkeda gaarin inad ku caajistid

  • @user-fx2zs6kb2h
    @user-fx2zs6kb2h Před měsícem +4

    Asc❤🎉

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před měsícem +3

    Qisooyinku ma Saameeyaan Ðareenkaaga mase?

  • @YasminMahdi-hn2br
    @YasminMahdi-hn2br Před měsícem +1

    Ileyso qiso yinka labo galin nooka dhig noh😂❤

  • @maxamed-black
    @maxamed-black Před měsícem +1

    Waana shiday màlmahn😂😂❤

  • @Asmaasusumaxamd
    @Asmaasusumaxamd Před měsícem +5

    Mhdsanid❤

  • @Sumayomaxamudmaxamed
    @Sumayomaxamudmaxamed Před měsícem +1

    Wcs❤

  • @MobileCoding.
    @MobileCoding. Před měsícem +1

    Qisooyinka hackerska soo badi 1saac ilaa 2 saac ka soo dhig

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko Před měsícem +2

    Xayraan 😂

  • @suziahmed
    @suziahmed Před měsícem +1

    Cabaayad io xijaaba isku taageysaa 😂😂😂😂kulhaa

  • @Abdirahman-en1ti
    @Abdirahman-en1ti Před měsícem +2

    Ifiyow gameka naga daaa

  • @user-ih3qt8ir5h
    @user-ih3qt8ir5h Před měsícem +1

    Walaalku dhaxal maleh haddii uu wiil maydku dhalay joogo.
    In uu guriga la lahaa ayaa macquul ah

  • @amishs9171
    @amishs9171 Před měsícem +1

    Ader iyo edo adunka mel wlba ay jogn wa same people wlh qisadan qeybta danbe is ka lenhy mrku abe dhinty ader afaraha gurigena so gly wxn ku dhhny Aqon kuma lihin ader afarahena hdd so gsho wata ku dhimn lheyd wna ku kla go nay eyga xunka marki uu abe nola uu bahdili jiry xita inu abahey owld dhly kume farxin adunka wxa la arkeyn mleh alhamdulilah hda wn ka nol nhy wna isu xirnhy ki nso dhx glo wa dhima lee ader iyo edo adunka ugu necbnhy ilah bil adan noma bhiyo wlh 😢

  • @zahrosman297
    @zahrosman297 Před měsícem

    aabo jasan ilahey haku naxriisto

  • @Riyadeyyyy
    @Riyadeyyyy Před měsícem +2

    Ayantan qisoyinkan inee macan yihin darema tana arortiya usoonoqono markan shaqada qabanaye😅

  • @YoonisMaxamed-ud3rc
    @YoonisMaxamed-ud3rc Před měsícem +1

    Wcs zxp ifiyow

  • @MahadAmerica
    @MahadAmerica Před měsícem

    Hal gabar ayaan rabaa oo nolosha ila wadaagto ma heli karaa😢

  • @YaaraCausman2
    @YaaraCausman2 Před měsícem +4

    ❤❤❤❤❤

  • @user-gx6og2gh6e
    @user-gx6og2gh6e Před měsícem +2

    Scw

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 Před měsícem

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-yq1ej5sf5k
    @user-yq1ej5sf5k Před měsícem +1

    Wlhi wan kanaxay 😢

  • @abdihasan5628
    @abdihasan5628 Před měsícem

    Dhaxalkaaga hadii aad dhashay caruur kaliya caruurtaada aya leh walalka waxba kuma leh. Laakiin hadii andan caruur dhalin markaas walalka wuu ku dhaxlayaa. Sheekada qeybta dhaxalka waxba ka qaldan diiniyan

  • @AliaHasancilmi
    @AliaHasancilmi Před měsícem +3

    wlh waan murugoday😢

  • @HabonMohamutt-ys8oi
    @HabonMohamutt-ys8oi Před měsícem +3

    😢😢

  • @user-ko9nh4mn5l
    @user-ko9nh4mn5l Před 28 dny +1

    OMG 😢🥹🥺💔🤦‍♀️

  • @SahraMohamednuur
    @SahraMohamednuur Před měsícem +1

    Wcs ifiyow😊❤

  • @AVIATION_ORGINAL
    @AVIATION_ORGINAL Před 27 dny

    #ileys

  • @MahadAmerica
    @MahadAmerica Před měsícem +1

    😊😊😊

  • @CashooMaxmudxusen
    @CashooMaxmudxusen Před měsícem +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ogaalka.
    @Ogaalka. Před měsícem

    ifiye qisooyinka magacyadooda muuqaalka dambe ku sheeg mahadsanid ❤

  • @HodanmohaaAli
    @HodanmohaaAli Před měsícem +2

    😊❤

  • @user-eq6dl6mp2j
    @user-eq6dl6mp2j Před 15 dny

    Keep going

  • @CabdicasiisCc
    @CabdicasiisCc Před měsícem

    Ifiyow guriga axmed aabihiis sow ma lahayn dhaxalka intuu ka imaanayaa

  • @barwaqoadan
    @barwaqoadan Před měsícem +1

    Waa casare maxaa Hurdo keenay😂😂

  • @haduyahi3714
    @haduyahi3714 Před měsícem +2

    😢😢😢