SHEEGA DEE 17 July 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 3

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 Před měsícem

    Mayaa xassan assaaba kadanbeeya qaraxyada xassan hubka assagaa uqeybiyey assagaa sharcidaro kuwadey wuu ba mahad san yahay shacabka waa u mahad cellliyeen mareexaan guul guul war iska celiya kuwa dowlada dabadhilifka u ah dowlad baad aheydeen dowlad nimada umada soomaaliyyeed qarrannimada aad soo cellisaan hawiye dowlad waxbakama oga guul hubka naftiina ku difaaca tuugada kuwa qaran nimada diidan isaga difaaca guul illaaliya idinka ha isku leynnina mareexaanoow iska jira

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 Před měsícem +2

    Xassan madoobe sacdiyo kuxassan kabaha uqaada cadaale sanballooshi

  • @ilyaas2000
    @ilyaas2000 Před měsícem

    Macalinka lugeeya sxb yarka soo hadlay mid wuu ku saxsan yahay sahra indha yar waa min yarada laakin da' ahaan ma yaro sxbkiisa macalin isla ahaayeen ayaa qabi jiray cudurka kansarka ayaa ku dhacay wuxuu xasan shiikh ka codsaday inuu xaaskiisa iyo caruurtiisa ogaado sidaa darteed markuu dhintay xasan caruurta ayuu la wareegay sahro indha yarna guursaday laakin qabiilkeeda aniga war uma haayo waxaana la shewgaa ninkii qabi jiray inuu xawaadle ahaa laakin ma hubo arinkaa wabilaahi towfiiq