SHANTA TV
SHANTA TV
  • 4 079
  • 12 921 388

Video

Xasan sheekh Ethiopia ayaa ladagaal sanahay faysal rooble oo Ethiopian waa wataa 9 July 2024
zhlédnutí 714Před 2 hodinami
Xasan sheekh Ethiopia ayaa ladagaal sanahay faysal rooble oo Ethiopian waa wataa 9 July 2024
GGARNAQSIGA GAWAAWAYN, MACALINWAYNE IYO MAREEXAN AMAR ALLE LAAKIIN 9 July 2024
zhlédnutí 616Před 5 hodinami
GGARNAQSIGA GAWAAWAYN, MACALINWAYNE IYO MAREEXAN AMAR ALLE LAAKIIN 9 July 2024
SHEEGA DEE AMAR ALLE LAAKIIN 9 July 2024
zhlédnutí 4,3KPřed 10 hodinami
SHEEGA DEE AMAR ALLE LAAKIIN 9 July 2024
DABDAMISKII 8 July 2024
zhlédnutí 3,8KPřed 13 hodinami
DABDAMISKII 8 July 2024
CIIDAMADAA QARANKA WUXUU TAAGEERAY WM HASAN SHEKH 8 July 2024
zhlédnutí 2,2KPřed 19 hodinami
CIIDAMADAA QARANKA WUXUU TAAGEERAY WM HASAN SHEKH 8 July 2024
VILA SOMALIYA 8 July 2024
zhlédnutí 1,8KPřed 22 hodinami
VILA SOMALIYA 8 July 2024
WAY ISFEEREEN AMAR ALLE LAAKIIN 8 July 2024
zhlédnutí 2,9KPřed 2 hodinami
WAY ISFEEREEN AMAR ALLE LAAKIIN 8 July 2024
XASSAN SHIIKH AMAR ALLE LAAKIIN 8 July 2024
zhlédnutí 3KPřed 2 hodinami
XASSAN SHIIKH AMAR ALLE LAAKIIN 8 July 2024
WAY KARKARAYSAA AMAR ALLE LAAKIIN 8 JUL 2024
zhlédnutí 398Před 2 hodinami
WAY KARKARAYSAA AMAR ALLE LAAKIIN 8 JUL 2024
SHAQADA TALIYEE,SHUB AMAR ALLE LAAKIIN 8 July 2024
zhlédnutí 7KPřed 2 hodinami
SHAQADA TALIYEE,SHUB AMAR ALLE LAAKIIN 8 July 2024
DEG DEG 7 July 2024
zhlédnutí 5KPřed 2 hodinami
DEG DEG 7 July 2024
XOGTA FIRDHIYE AMAR ALLE LAAKIIN 7 July 2024
zhlédnutí 3KPřed 2 hodinami
XOGTA FIRDHIYE AMAR ALLE LAAKIIN 7 July 2024
FAAHFAAHINTA 7 jul 2024
zhlédnutí 718Před 2 hodinami
FAAHFAAHINTA 7 jul 2024
MW Xasan Shiikh haatan Jabuuti ayuu joogaa dhuumasho, dabadeed kolkii madaxwayne L/gareb 7 July 2024
zhlédnutí 990Před 2 hodinami
MW Xasan Shiikh haatan Jabuuti ayuu joogaa dhuumasho, dabadeed kolkii madaxwayne L/gareb 7 July 2024
XASAASI VILLA SOMALIA AMAR ALLE LAAKIIN 7 July 2024
zhlédnutí 5KPřed 4 hodinami
XASAASI VILLA SOMALIA AMAR ALLE LAAKIIN 7 July 2024
VILLA SOMALIYA July 2024
zhlédnutí 1,3KPřed 4 hodinami
VILLA SOMALIYA July 2024
SHEEG DEE AMAR ALLE LAAKIIN 7 July 2024
zhlédnutí 1KPřed 4 hodinami
SHEEG DEE AMAR ALLE LAAKIIN 7 July 2024
XASAASI MOOSHIN 7 July 2024
zhlédnutí 11KPřed 4 hodinami
XASAASI MOOSHIN 7 July 2024
DAGAALKA LUUQ AMAR ALLE LAAKIIN 6 July 2024
zhlédnutí 2,2KPřed 4 hodinami
DAGAALKA LUUQ AMAR ALLE LAAKIIN 6 July 2024
Rumeyso ama ha rumeysan, Shabaab waa Irirsamaale, haddaa annigu caruur uma sheekeynayo 6 jul 2024
zhlédnutí 1,9KPřed 4 hodinami
Rumeyso ama ha rumeysan, Shabaab waa Irirsamaale, haddaa annigu caruur uma sheekeynayo 6 jul 2024
GOLAHA AMAANKA IYO MW XASAN SHIIKH AMAR ALLE LAAKIIN 6 jul 2024
zhlédnutí 1KPřed 7 hodinami
GOLAHA AMAANKA IYO MW XASAN SHIIKH AMAR ALLE LAAKIIN 6 jul 2024
Waa xili inta badan kuwa ka daba qaylinaya ay dameero ku wateen AADAN YABAAL. 6 July 2024
zhlédnutí 777Před 7 hodinami
Waa xili inta badan kuwa ka daba qaylinaya ay dameero ku wateen AADAN YABAAL. 6 July 2024
DEGDEG VILLA SOMALIA AMAR ALLE LAAKIIN 6 July 2024
zhlédnutí 9KPřed 7 hodinami
DEGDEG VILLA SOMALIA AMAR ALLE LAAKIIN 6 July 2024
FASHIIL 6 July 2024
zhlédnutí 2KPřed 7 hodinami
FASHIIL 6 July 2024
LAFTAGAREEN OO MW XASAN SHEEKH AMAR ALLE LAAKIIN 5 July 2024
zhlédnutí 4,2KPřed 7 hodinami
LAFTAGAREEN OO MW XASAN SHEEKH AMAR ALLE LAAKIIN 5 July 2024
FARMAAJO IYO DENI IYO XASSAN SHEKH 5 JUL 2024
zhlédnutí 4,1KPřed 7 hodinami
FARMAAJO IYO DENI IYO XASSAN SHEKH 5 JUL 2024
SHIRKA TURKIGA IYO SOOMAALIYA 5 JUL 2024
zhlédnutí 2KPřed 7 hodinami
SHIRKA TURKIGA IYO SOOMAALIYA 5 JUL 2024
FAAHFAAHINTA 5 JUL 2024
zhlédnutí 3,1KPřed 7 hodinami
FAAHFAAHINTA 5 JUL 2024
CCW IYO MW XASAN SHIIKH 5 JUL 2024
zhlédnutí 5KPřed 9 hodinami
CCW IYO MW XASAN SHIIKH 5 JUL 2024

Komentáře

  • @user-wp6jl5xb7x
    @user-wp6jl5xb7x Před 4 hodinami

    Go to h

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Před 5 hodinami

    Haa walakulmay.

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 Před 7 hodinami

    Xasan ciidamada uu taageeray ma markii udhameye geeridoda yukufarax santahay sow maaha somaliyey

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 Před 8 hodinami

    kkkkkkkkkkkk yes yes yep

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 Před 8 hodinami

    waa ku farax sanhay habar gidir inuu labaa biyo hadaa naxay raxawen

  • @sahrakhalifa8467
    @sahrakhalifa8467 Před 8 hodinami

    Shame on you

  • @samiaomar-gq8cu
    @samiaomar-gq8cu Před 9 hodinami

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Před 10 hodinami

    😂😂😂😂

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf Před 12 hodinami

    Hadaa lagu fahmey, yaa DAYUUS, SHARAFDILKA REER ISMACIIL BAAD HALKAN U SOO FADHIISATEY, YAA SUFIHI.....

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf Před 12 hodinami

    FIRDHIYE KULA CULUSAA ???? EESH CALAA MIRQAAN!!!!!!

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf Před 12 hodinami

    Waar muxuu leeuahsy kani. Muxuu shubayaa, muxuu u jeedaa, muxuu ku jeedaa, halkuu u socdaa ? Ninkani reer jabuutib ma aha, afku waa koonfur....

  • @AdanIssackAbdi
    @AdanIssackAbdi Před 13 hodinami

    Hi 2

  • @AdanIssackAbdi
    @AdanIssackAbdi Před 13 hodinami

    Asc

  • @SiidCali-f2b
    @SiidCali-f2b Před 13 hodinami

    Hi

  • @ahmeddalla5913
    @ahmeddalla5913 Před 13 hodinami

    JAALE FIRDHIYE lacagi magoyso Dadka waxaad u sheegayso Waa just malahaaga Lkn warjiraaba cakaaruu imaan

  • @NoSaidNoah
    @NoSaidNoah Před 14 hodinami

    I love you daddy

  • @abdimudhalibibrahim8198
    @abdimudhalibibrahim8198 Před 18 hodinami

    adeer waxaan rabaa lambarkaaga adoo mahadsan. { (GUULEYSO)} ❤❤❤

  • @AsliDucale-qi2ox
    @AsliDucale-qi2ox Před 19 hodinami

    Malaha waa dambi, soor iyo bukurey ayey cuni karaan🤣 Allahu aclam

  • @AbdallaHersi-hj6ln
    @AbdallaHersi-hj6ln Před 19 hodinami

    Lacagtii Xajka uu ka xaday waaye.😅😅😅😅

  • @shamsomohamed9273
    @shamsomohamed9273 Před 21 hodinou

    daacad wax lagu waayay dulmi laguma helo

  • @AsliDucale-qi2ox
    @AsliDucale-qi2ox Před 21 hodinou

    Waa qayb ka mida Fiqi Maxamed iyo Mareexan Surre ayaa degan Galmudug, Dir kale ma degano.

  • @user-sm9ju3ti3m
    @user-sm9ju3ti3m Před dnem

    Tartanka Xilka Madaxtinimada Midowga Afrika ee Kenya, Somaliya iyo Jabuuti Kadib markii Dawladda Jabuuti la sheegay iney soo gudbisay musharaxnimada Wasiirkooda Arrimaha Dibada Mohamed Cali Yusuf ee Xilka Guddoomiyaha Commisionka Afrika oo uu Sanadka danbe baneynayo Mr. MOUSA Faki ayaa dad badan oo Soomaali ah Su'aalaad ka keenaan sababta, maadaama Somaliya horey ugu sharaxnayd Xilkaas. Kenya Waxaa horey ugu Sharaxnaa RAILA ODINGA halka Fowziyo Xaaji Aden ay dooneyso iney ku tartanto Magaca Somaliya. Fowziya Xaaji Aden Waxay aheyd Musharax loo arkayey iney karti iyo Aqoon ku filan oo ay Xilka Guddoonka Midowga AFRICA ku qabato leedahay, laakiin waxaa su'aalaad ka jireen in Somali oo kala qaybsan welina aan dawlad lagu kalsoon yahay laheyn ay Dalalka AFRIKA kasban karto Cododkooda. Tartanka xilkaan ayaa u baahan magac, sumcad iyo Olole aan ka muuqan iney DFS leedahay. Xilka guddoomiyaha Midowga AFRICA waa xil weyn sida EU, Jaamacada Carabta, Dalalka Islaamka iyo Qaramada Midoobey. Xilalkaas waaweyn waxaa loo doortaa dad aqoon iyo Khibrad badan oo ay dalalkooduna Ololihiisa ka qayb qaataan. Markaa waa in dalkaagu xiriir la sameeyo dalalka ururka aad madaxda ka Noqoneyso Xubnaha ka ah. Soomaaliya oo Qaramada Midoobey kaalmeyso ayaa Saameynteeda dibadu yar tahay oo kala qaybsan weli ay AU ka caawiso Amniga gudaha ee dawladda. Sidaa awgeed Rajada Musharax Soomaaliya ka socdaa inuu helo kalsoonid 54 ta dal ee uu Midowga AFRIKA ka kooban yahay waa mid yar. DAWLADDA Soomaaliya Waxaa diiwaanka ugu Jirta maanta iney tahay dalka ugu Musuq maasuqa badan adduunka iyo mid ka mid ah 5ta dal ee Adduunka ugu saboolsan. Waana tilmaan Caqabad ku noqon karta loolan Qof dalkaas ka socdaa uu galo. Fowziya Waxay Noqoneysaa Qofkii Saddexaad ee Soomaali ah ee isu Sharaxa Xilka Guddoonka Midowga AFRIKA. Waxaa ka horeeyay oo isu sharaxay. 1.Cumar Carte Qaalib 1974tii isagoo ahaa Wasiirka Arrimaha Dibada ee Soomaaliya 2.Amino Mohamed oo ahaan Jirtey Wasiirka Arrimaha Dibada ee Kenya . Labada Musharax midkoodna kuma Guuleysan. Si kastaba ha ahaatee, haddii ay Fowziya Hagy Aden ku guuleysato Xilkaan waxay Noqoneysaa Qofkii Somaliya ee xilka ugu weynaa ka soo Qabta Ururada Caalamiga ah ee Adduunka, Mushaarka Xilkaan waa 15 kun dollar oo keliya bishii. Inta aan ka warhayo, Xilalka ay madax Soomaali ah ka soo qabteen hay'addo Caalami ah waxaa ugu waaweynaa shantaan Mas'uul ee hoos ku qoran:- 1.OMAR ABDI Waa Ku xigeenka Madaxa Hay'adda UNICEF ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Caruurta. .Wuxuuna hogaamiyaa Mashaariicda (Deputy Unicef Executive Director, Programs) 2.Abdirahim Abi Farah, ( AUN) Wuxuu soo qabtey Xilka ku xigeenka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey (Deputy UNSG) 3.Abdulqawi Ahmed Yusuf, Wuxuu soo Qabtey Guddoomiyaha Maxkamada Caalamiga ah ( ICJ Chairman) 4.ILHAN OMAR, Waa Xubin ka tirsan Aqalka Sare ee Congreska Mareykanka ( SENATOR, USA) 5.Marian Abdi Hussein, Waa Xildhibaanad ka tirsan Golaha Baarlamaanka ee Norwey (MP in Norwey) Si kastaba ha ahaatee,Marka laga tago aqoonta iyo tixgelinta haween ahaan ee Fowziya Waxaa jira tartan adag oo ay la geli doonto Musharixiinta Kenya iyo Jabuti oo dalalkoodu kaga fiican yihiin Soomaaliya Fagaarayaasha Caalamka. Run ahaantii dalalka AFRICA ee Soomaaliya Xushmadda u haya Waxaa ka badan kuwa Xarashka u haya. Waxaaba jira kuwa AFRIKAAN ah oo doonaya iney Soomaalida gebigeedaba bililiqeystaan. Sidaa awgeed, Waxaa laga yaabaa iney la yaabaan haddey arkaan Qof Somali ah oo doonaya inuu madax ka Noqdo AFRIKA oo dhan. Dadka Qaar ayaa filayey in Sharaxaada Fowziya Xaaji Aden ay madaxda Federalku uga jeedey marka horeba in marka danbe loo tanaasulo dal kale oo Waji lagaga doono ee aaney Dawladda Federalku daacad ka aheyn Sharaxaada Fowziya!!! Dawladda Federalka ayaa horey Xil baarlamaanada Adduunka uga Tanaasushey dal kale xilli ay Xildhibaanad Soomaaliyeed u taagneyd tartan.Lama oga in Fowziyo dareensanayd tuhunka laga qaaday Madaxda Federalka ee la xiriira xilkaan markii Wasiirka Arrimaha Dibada Jabuti Maxamuud Cali Yuusuf isu soo taagay tartankaan. Haddii JABUUTI ay ku guulaysato waxaaba laga yaabaa Somali badan iney guul u arki lahayd waqti ISMAACIIL CUMAR Geele ku jiro muddo xileedkii ugu danbeeyay ee madaxtinimadiisa Jabuuti. taas oo keeni karta Isbedel Siyaasada Jabuti oo hadda Siyaasiyiin Soomaaliyeed bilaabeen iney dhaliilaan. Si kastaba ha ahaatee, Soomaalidu haddii ay doonayaan. In Xilalka waaweyn. Ee Adduunka u tartamaan, Waa iney. Marka hore gurigooda ku muujiyaan sida uu maamulkoodu u hagaagsan yahay. Maamul Xumada Soomaaliya ka jirta dad badan oo Soomaaliyeed oo karti iyo Aqoon leh oo heer caalami masuuliyad ka qaban karey ayey la hartay. Fowziyo ma ahan Qofkii ugu horeeyay mana Noqoneyso Qofkii ugu danbeeyay. Ma filayo in dalal AFRICAN ah oo Badan ay Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donal Trump ka jecel yihiin Soomaalida. Danal Trump markii Xildhibaanad ILHAN Cumar ay Siyaasada Mareykanka kula dooday, wuxuu ugu jawaabay in Dalkii ay ka timid ee Somaliya uusan lahan Dawlad, Sharci, Police iyo Nabad midna. Dhanka kale Isbarbar yaaca Musharixiinta Somaliya iyo Jabuti waxay fursad u tahay Musharaxa Kenya RAILA ODINGA. Waana sida lagu Tuhunsan yahay in MW-yaasha Somaliya iyo Jabuti oo Musharaxiintooda meesha ku lugooyey ku tala galeen. Haddiise si lama filaan ah lagu doorto Fowziya, taageerayaasha MW Xasan Sheikh maku darsan doonaan guulaha DFS mudo xileedka Xasan Sheikh la gaarey DFS ee uu hogaamiyo MW Xasan Sheikh ayaa hadda waxaa haysta Cadaadis dibada ah iyo duruufo adag oo gudaha ah taas oo ku khasabtey iney fadhiid Noqoto aan wax qabad fiican sameyn karin. Gaar ahaan caqabadaha haysta Waxaana ka mid ah kuwii ugu danbeeyey: 1.In dhammeystirkii Dastuurka uu Fashilmay, 2.In Shirarkii Madasha Qaran uu ku soo ururay gobolada Koonfurta iyo bartamaha oo Puntland, SSC Khaatumo iyo Somaliland aaney talo ku lahayn lagana filayn iney ogolaadaan haddiiba wax lagaga heshiiyo. 3.In Deeqihii dibada ay muran ku jiraan 4.In aan lahayn qorshihii iyo Cududii lagaga difaaci lahaa badda Somaliya ITOBIYA 5.In DFS lagu sheegay maamulka Aduunka ugu Musuq maasuqa badan 6.In dadaalkii iyo Wada hadaladii dibu-heshiinta iyo midnimo-doonka Soomaaliyeed ay meesha ka baxeen, 7.In dagaaladii dawlada Federalka iyo Shabaab ee Koonfurta Soomaaliya ay daba dheeradeen 8.In DFS iyo xafiiskii Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey (UNSOM) ee Muqdisho isku dhaceen 9.In Madaxdii DFS ay dhumisay kalsoonidii Jubaland iyo KGS oo hadda ku xirmay ITOBIYA iyo Kenya. 10.In kacdoon weyn ka jiro Somaliya oo ka dhashay Qabuurihii Muqdisho ee Dawladdu meydadkii banaanka uga saartey. 11.In dalka dagaal beeleedyo baahsan ka socdaan oo amaankii gacanta ka baxay

  • @dhubofarah6286
    @dhubofarah6286 Před dnem

    Runtii waa saan ku fikeraayey😮😮😮😮😮

  • @CandiQadirMaxamed
    @CandiQadirMaxamed Před dnem

    Xasan shiiq Maxamuud waxa dhibatada kawado dagaal beeledyada mudug sheebalaha dhexe geedo dhamantod waxaa ka dambeeyo xasan shiiq iyo kooxdiisa waxana kuugu daliil ah kamuusan hadlin qudbadiisi shalay Maxaa yeelay waa qofka kadambeeyo dhibaato kasta oo dalka kairto xasan shiiq aya masuulka ah marka Ninkii dhibatada waday hadad dhahdo muukahadlo ama muu utacsiyeeyo iyada ayaba dambikala ah walalayaal wad Mahadsan tihiin

  • @deerowxaji1042
    @deerowxaji1042 Před dnem

    Wll mcn

  • @deerowxaji1042
    @deerowxaji1042 Před dnem

    Hi

  • @mohamedahmed9928
    @mohamedahmed9928 Před dnem

    Hadha hadhaa waad karkaraysa waxba ha reeban sisa lagu kiraystay beenta Falkirk.qadarka ilaahay waxba kama bedeli kartid oo dadna ma cisayn kartid dadna ma dullard kartid sida adiga waxba lagu tari Karen. Kol haddii aad fogaatay haw qaadan inaanad soo degi Karin waa waayaha dambe iyo ciddi nolol ku gaadha.. hadha hadha xisaabi way dambaysa.

  • @soumeya-zb8rp
    @soumeya-zb8rp Před dnem

    No undrstend

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před dnem

    Gartey gartey,

  • @ZeinabJimaale-tu3mf

    Khadra Heyd ayaa xunto Djibouty marka wat ogata in Muse iyo Ismail colma aha

  • @SadiaSadia-m7o
    @SadiaSadia-m7o Před dnem

    Warun jad Aya lakena

  • @a.j2428
    @a.j2428 Před dnem

    ANGAA JABUUTI JOOGNA SSC WAXAA LAGA RABAA INAY SII DAYSO NIMANKA REER AWAL THAT IS THE MAIN THING. WAXA KALE WAA ISKA BALA BALA LAAKIIN AADANOOW WAXAADAN FAHANSANAYN FIRDHIYE HADUU DHAHO WAXAASAAN OGOLAADAY XITAA WAXBA KAMA SOCONAYAAN. MAXAABIISTA WAXA HAYSTA WAA NIMAN QALASYADA LAYIRAAHDO, HADII SHEEKADU XUMAATO FIRDHIYE LAFTIISA AAN CIDIBA WAX KA QORAYN. MAFAHANSANID XAQIIQDA LAASCAANOOD. NOBODY CARES WHAT FIRDHIYE AND GEELE AGREE WITH. TALADA SSC AAKHIRKA WAXAY TAALAA DEGAANKA SSC DHALINYARADA IYO GARAADADA

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 Před dnem

    Dameer beenaale.

  • @abdulkadirali894
    @abdulkadirali894 Před dnem

    Hadha hadha hadha FIRDHIYA MIYAA LA HAYSTAA?

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Před dnem

    Raga dhulbahante haday af duuban yihiin waa in way fududahay

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Před dnem

    Hooyadod baa naaga

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Před dnem

    Ma la af duubay sixir iyo sun in loogu taka galay lakin naftoda illahay baa haya rag culusna waa u dhiman doobaan

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Před dnem

    macalin adanow firdhiye waxa logu yeerey waxa ugu weyn wa maxabiista 500 o 120 ayku xirantahey puntland waxa dhan o been gurka losameynayo wa sidi maxa biista loso deyn laha

  • @Xxc-zu2xm
    @Xxc-zu2xm Před dnem

    MW DANI MAASHAALAAH ILAAH AYAA ILAALIYA OO SIXIR HAWIYE IYO SIXIR IIDOOR IYO SIXIR GEELE WAX KAMA TARAAYO SIXIRKOODII ALAHA KU CELIYO MW FIRDHIYE NA HADUU EAACO WAA LA BADALI LKN HA SUGIN IN ASC KHAATUMO OO MAAMUL GOBOLEED AH ATSAN WAX U DHIMI KARIN MUSQUL SAMAALE SIXIROOLE

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Před dnem

    wale wa runti ana ku xiran

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Před dnem

    adanow firdhiye ma sixirki ba qabtey dani maxu laqaban wayey ma hooyadi ba la aqoon wayey

    • @Xxc-zu2xm
      @Xxc-zu2xm Před dnem

      DANI ILAAH AYAA ILAALIYA MAASHAALAAH ALAHA ILAALIYO AAMIIN FIRDHIYE NA SIXIR MA QABAN KARO OO MW DANI IYO MW FIRDHIYE ILAAH AYEY AAMINSAN YIHIIN SIXIRKA HAWIYE IYO GEELE IYO IIDOOR AYUU ALE KU CELIYEY OO OYAGAA ISKU GUBAN GOOR DHOW INSHALLAAH

  • @xalwoxalwo-g9h
    @xalwoxalwo-g9h Před dnem

    ha m adanow bal no waran

  • @aliyare-c4i
    @aliyare-c4i Před dnem

    ❤❤❤❤❤

  • @aliyare-c4i
    @aliyare-c4i Před dnem

    oky.wararkaaga.waan.dawadaa.macalika.lugeeya

  • @mohamedabakar-vd5wx

    Wadankaga miyaad barysysa

  • @mubarakcabdi7843
    @mubarakcabdi7843 Před dnem

    Asc macalinka lugeeya riwaayada jooji

  • @mohamedjamaalibair6346

    adan madoobe , isagii baa xaaraan tuugo haysta dadka guryohooda , mama fadumo.jibrel. xildhibaanadu haddii ay xalaal yihiin mooshin ha ku daraa in afan mafoobe laga soo celiyo dadka guryohooda. haddii lacagtii qabuuraha lagu gaday xasan ku haystaan. waa sidoodii hore ee inaga daaya

  • @osmanhajiabdi5899
    @osmanhajiabdi5899 Před dnem

    Gaallo iyo gaallo raacyada caqlixumo uraaceyn gaalkaas IBLiiiiiiiska Aduunko dhan uweyn ingiriiska beelcaalam iyo mareykanka uso duuleyn dirsadeyn qaswedeyaasha gudaha Fawdada uga wadaan dhulka soomaaliyeed odhanba iyagaa ka danbeeya dagaalada meeloo badan ka wadaan xalkale ma jirto. Badda Cas---oyeman republik iyo somaliya iyo frintigs ma masaarad kanal--- Suweyska Aafafka hore midetereeriyan sea halkaas yey reer galbeedka argagisada taageera munaafaqada mareykan ingiriis uso duuleyn dirsadeyn qaswedeyaasha gudaha dalka soomaaliya odhanba fawdada gudaha Fawdada iyo qaska ka wadaan dhulka soomaaliyeed odhan. Waana danley reer galbeedku boob iyo bililiqo raadis Kheyraadka dalka soomaaliya odhanba. Iyagaana urabaan inay dalka soomaaliya ka sameystaan saldhigyo badda Cas yey rabaan reer galbeed.okuligoodb a badda soomaaliya uso wada HESHIIYEYN duulayaan dhakhso

  • @maisonjipar6506
    @maisonjipar6506 Před 2 dny

    Journaliste wanagsan batahay, lakin galbeydka Sitti kamahadachid . Sobobtu mahaytahay.

  • @AbuNaciim
    @AbuNaciim Před 2 dny

    00%00