Aabihii FASHILAADA ee ku GUULEYSTAY Labba Jeer oo isku xigta MADAXWEYNANIMADA! l Sheeko & Fikrad #11

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 06. 2018
  • Kaalay aynu ka barano Duruus Muhiim ah oo ku saabsan GUULDARADA Macalinkii FASHILAADA! (:
    NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
    / ayubsakiin
  • Jak na to + styl

Komentáře • 125

  • @asliqali2043
    @asliqali2043 Před 6 lety +5

    Masha allah jazakallahu khayr

  • @farxiyomohamed306
    @farxiyomohamed306 Před 6 lety +4

    masha allah barkallah yuusuf

  • @amaaracabdullahi2652
    @amaaracabdullahi2652 Před 6 lety +12

    Mashaallah mucalim wllhi video kaasta aad soo gaalisid aad ayan u jaclahay inan dhaawado Wayo Wax badan ayan kaa faaiday Jzk allah kheeyr jza mucalim Allah haku siiyo cimrii dheer iyo cibaado suban Allah haku saaro fiimizaan xasanatak markasto sad noogu waniisid ❤️❤️🖤🖤💙

  • @mawahibmaxamud812
    @mawahibmaxamud812 Před 6 lety +2

    مشاالله جزاكلله خير يا اخي الفاضل

  • @layaallovely6404
    @layaallovely6404 Před 6 lety +5

    Wwww waaku salamy ustaad ayuub hadaa fiirsanaye vedioga😊

  • @sooyaalmedia7731
    @sooyaalmedia7731 Před 6 lety +2

    macalinka nolosha runtii wan wa heshadaaaa yuusuf sakiin Alle hanoo kaa daaayo brother

  • @wacaneeyshire2884
    @wacaneeyshire2884 Před 6 lety +4

    Masha allh thnx macalinkeena ayuub yuusuf sakiin

  • @mohammedburhaan1906
    @mohammedburhaan1906 Před 6 lety +1

    thank you macalin ayuub yuusuf sakiin good motivation

  • @hasancabdi126
    @hasancabdi126 Před 6 lety +3

    Mashaaa allaaah mucalim jazakalaaaha khayr

  • @ramlaali1409
    @ramlaali1409 Před 6 lety +3

    Wad ku mahadsantahay dhiri galinta ad na dhiri galinaysid ustadkena👍👍👍

  • @fatush8154
    @fatush8154 Před 5 lety +1

    Shekadn waxa ka barany in isku dayga badn u yahay guusha bilowgeda dadka an is. Dhibina ay yihiin gesiyal jazakalhu khayra ustad

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf Před 6 lety +7

    Walky Yusuf sakiin shukran inbadn wax baan baa kabarty alle haku shrfo walky qaliya

  • @daahirdada2095
    @daahirdada2095 Před 6 lety +3

    mahadsanid wllo

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 Před 6 lety +3

    Jazakallahu khayr walal allah swt cilmiga iyo cimrigaba haku ziyadiyo

  • @habonosmanosman3764
    @habonosmanosman3764 Před 6 lety +3

    Waad mahadsantahay waalaalkeen dhiiragalintaada wanaagsan jazaakallah kheer 👍👍👍👍👍👍

  • @abdifatahibrahim201
    @abdifatahibrahim201 Před 6 lety +2

    mahadsanid

  • @tamaamnasri8919
    @tamaamnasri8919 Před 6 lety +2

    Mahadsnd sxb Ayuub

  • @dhaqanmalbile8838
    @dhaqanmalbile8838 Před 6 lety +3

    Masha Allah jazakallah khayr wll ayuub

  • @muhiyorkofficial6182
    @muhiyorkofficial6182 Před 6 lety +3

    Go forward ustad

  • @faisalkaran831
    @faisalkaran831 Před 6 lety +1

    masha allah wlky alah haka ajir siiyo wax badan baan ka faa iiday macalin

  • @habonosmanosman3764
    @habonosmanosman3764 Před 6 lety +2

    Wallahi dulqaaad waa muhim

  • @saidiaabdullah8626
    @saidiaabdullah8626 Před 6 lety +3

    Masha allah ustadkayga ayuub allaha kuxifdiyo

  • @dezyjr901
    @dezyjr901 Před 6 lety +14

    AYUUB YUSUF SAKIIN ADER Qli Farxad AAN DHAMAAN Igu Nollow Adunyo Iyo Aqiraba😍😍😍😍😍

  • @arwaaa8514
    @arwaaa8514 Před 6 lety +5

    manshallah ustaaad

  • @munnahmunnah7443
    @munnahmunnah7443 Před 6 lety +2

    Masha"Allah Mahadsanid Wall Ayuub Haday Suurto Gal Tahay Nosaa Daa Qisada Oprah Thank you

  • @hamdasuleiman5089
    @hamdasuleiman5089 Před 6 lety +2

    Thnkz wllo ayuub wax nala wadagty sheeko xikmad badan xanbarsan kun jeer shukran

  • @deqabulhan9033
    @deqabulhan9033 Před 6 lety +4

    Mnsha Allaah maanta cid iigama horayn bam

  • @barwaqoabdillahi9317
    @barwaqoabdillahi9317 Před 6 lety +3

    Mncha allaah macalin wlhi runtii waxyaalo badan ayaa kaa faaiiday ilaaahay ha ku barkeeeyo macalin jazaakal laaaha

  • @raaxojaamac1488
    @raaxojaamac1488 Před 6 lety +2

    Masha allah masha allah

  • @hawohassan2921
    @hawohassan2921 Před 6 lety +5

    MashAllah Jazaakallah 😄

  • @muhamadmuabali7135
    @muhamadmuabali7135 Před 4 lety

    Yuusuf inshallh waad guulaysan hdafyadaada wixii kheyr ah waad ka dhabyn inshallh

  • @moustaphaaden966
    @moustaphaaden966 Před 2 lety +1

    Macha Allah wll Qali

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 Před 6 lety +5

    Illahoow casimada hargaysa ka dhig casimada cilmiga aamiin

  • @idilhafsa7633
    @idilhafsa7633 Před 6 lety +2

    msha allh ustad ayuub mhdsnid

  • @sadiahodan1441
    @sadiahodan1441 Před 6 lety +3

    masha allah jzkh

  • @raaxojaamac1488
    @raaxojaamac1488 Před 6 lety +2

    Mahadsanid

  • @KhadarwaleeD5
    @KhadarwaleeD5 Před 6 lety +1

    Ayuub mashaAllah waa muwaadin Somali ooo shacabkiisa shaqa fiican uhaaayo

  • @RaygalMedia
    @RaygalMedia Před 6 lety +3

    Mahadsanid sxp

  • @jannatulnaciim827
    @jannatulnaciim827 Před 6 lety +5

    Yusuf sakiin wll waan ku sln inta waxan akhrinayey comenty wali ma arag qof ku aflagadaynaya ilaa qof ku amanaya mahine markan waxan odhan karna dhagaha dadka ayaan hanatay ee sida kuso wll

  • @gaboose114
    @gaboose114 Před 6 lety +1

    Masha allah ustaad

  • @farhiawehliye8420
    @farhiawehliye8420 Před 6 lety +3

    walaal qaali ah Ayub Yusuf Sakiin mahadsanid

  • @gaboose114
    @gaboose114 Před 6 lety

    Masha allah ustaad waa sheeko cajiib ah waana sheeeko nagu dhiiri galinaysa inaan hadafkeena ka miri dhalino insha allah

  • @nastehoahmed4701
    @nastehoahmed4701 Před 6 lety +2

    Maansha alaaah mhadsanid

  • @user-fz1lx6eb8t
    @user-fz1lx6eb8t Před 6 lety +2

    Mashallh macalim kayga ayuub yuusuf sakiin

  • @fadumaruumad6169
    @fadumaruumad6169 Před 6 lety +1

    Manshallah ayuub ilah ha ku saidiyo aqligada iyo xikmada Alle u kugu manestay

  • @xamseaxmed4374
    @xamseaxmed4374 Před 6 lety +1

    thanks teacher

  • @ayaaniitanour3392
    @ayaaniitanour3392 Před 6 lety +1

    ayup ibnu zakiin ahlen thank you for motivation

  • @nastehoabdihusen7840
    @nastehoabdihusen7840 Před 6 lety +2

    waa mahad santahay walal ayub

  • @sudihersi1538
    @sudihersi1538 Před 6 lety +2

    Thanks ayub

  • @dayibofficial1609
    @dayibofficial1609 Před 6 lety +2

    Mansha allah
    Dhiri galiyaha qofka
    Waxana kueyahay mahadsanid

  • @rodahussein348
    @rodahussein348 Před 2 lety

    waan ku salaamayaa
    adaan ugu fraxsanahey video yaasha and soo digtit mashalah well done

  • @bashkarmoha777
    @bashkarmoha777 Před 6 lety +1

    Hore usoco macalinka somalida

  • @janaralmavio724
    @janaralmavio724 Před 2 lety

    Tanks teacher

  • @yasminyasin1378
    @yasminyasin1378 Před 6 lety +2

    Subxaana allah

  • @kacaanfamily1505
    @kacaanfamily1505 Před 6 lety +3

    Asc macalim ruuntee maarkaasto channelkada waan dawada waax badan naa wanka faideey roontee aniga waxan aheey ardeey roontee macalim wanka heleey sidaad noderigaleesit Jazakallahi kher mucalim

  • @heartlightqueen3985
    @heartlightqueen3985 Před 6 lety +2

    Huno Ayuub ma xanuunsatey Waad babadey huno Ustaad aad baan ku tageeraa lkn dhinaca jacaylka Noo eeg jacaylka Aaminsanahay waayo 6 sanno ayaan kuguul daraystey

    • @nesreina6238
      @nesreina6238 Před 6 lety

      Ifrah Qalbi Alamiinto ayuu bilaabay jirka la dhisaaa.

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 Před 6 lety +2

    my dear teacher ayub wa ku salmay sxp mash"alh runti wa dhiri klin heer sre eh mahmah English aya dhahesa failure teachs you will successful

  • @safahassanossble6829
    @safahassanossble6829 Před 4 lety +1

    Ayuub sln sare wll ciso iyo sharaf iga mudan

  • @gaboose114
    @gaboose114 Před 6 lety +1

    Mhadsanid ustaaad

  • @gaboose114
    @gaboose114 Před 6 lety +1

    Waan kaga mahad celinaaa ustaad

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 Před 6 lety +2

    Nice story about the life success

  • @maxamedmahdi5916
    @maxamedmahdi5916 Před 6 lety +1

    Waad mahad santahay

  • @bintumohamed249
    @bintumohamed249 Před 6 lety +4

    للهم غير حاولنا الى احسن حال

  • @shadiyomaxamed2090
    @shadiyomaxamed2090 Před 6 lety +2

    Ala Ayubooo wlllhi xanun waye sabarkaaas dhan maqabno Gusha hadii sidaaanbo lomaraaayo waxa sheegto qalad eh aniga marmaka qaaar anigabo isdhaho magareysid insha allh manta kabilowdo wax walbo waan dulqadanaa

  • @ibrahimali827
    @ibrahimali827 Před 6 lety

    Ayuub video gan ma u muuq eegtahy xasan cali khayre.
    Waad ii la eekaatay

  • @abdallemalik
    @abdallemalik Před 6 lety +1

    Moji dhabar adeg insha Allah waad Ku lisani

  • @Maan_214
    @Maan_214 Před 6 lety +2

    Masha Allah macalin Ayub mahadsanid waana dhab in wax lagu qaato taariikhda iyo waayuhuu Abraham Lincoln uu so maray.
    Tan kale dhimashada hooyadii iyo gabadhii u doonanaydba waxay ila tahay inay ahayd dhibaatooyinkii uu la kulmay balse aysan ahayn guuldaro waayo guuldaradu waxay imaataa marka aad wax isku daydo inaad ku guulaysato balse aad guusha gaari waydo.
    Waa sidaan u arkay waana layga fikir duwanaan karaa.

  • @kawsariiinamaxamuud701

    Hooray baaa u akhriyeyqq1

  • @nua.h2757
    @nua.h2757 Před 5 lety +1

    Shukran.
    Hadey mumkin tahay bugaag carabi & english ah inaad noo soo koob koobtid(ملخص)

  • @zetamnazir5964
    @zetamnazir5964 Před 5 lety +2

    Wadankeed joogtaa ayub

  • @hanideeq2847
    @hanideeq2847 Před 6 lety +1

    Waku salamy ayuub yusuf sakiin wlhi wxnku jeclahy ilahay dartiis waxada ku ledahay noloshayda samayn faro badan wxada itustay awodayda noloshayda wxbadan badka badashay waku mahad celinaya wllky nooloow

  • @adnanyousufsuleiman6629
    @adnanyousufsuleiman6629 Před 6 lety +2

    Comentiga haku soo cararine horta vedioga siwanaagsan u daawo kadib fekerkaaga dhiibo😁😁😁

  • @arday2695
    @arday2695 Před 6 lety +2

    Zxp waxaan kuugu mahadnoqo walahay garanmaayo

  • @Maanbile
    @Maanbile Před 6 lety +2

    Macalin kama caajiso dhagaysashadda Barnaamijyadaada

  • @hibayuusuf1849
    @hibayuusuf1849 Před 6 lety +1

    Guuuuuuuul wa Ku hamiweynahy inan Malin wax noqdo

  • @mahadhassanmohamed9615
    @mahadhassanmohamed9615 Před 5 lety +1

    Macalin waxan ahay arday mar walba luqada Englishka wan bartaa lkn aniga isma aminsani lkn dad ku hadlayo hadan arko wan fahmaya balse ma aqan sawabta kentay mcln whait your response

  • @daawadkanaal
    @daawadkanaal Před 4 lety +1

    shugran

  • @muniitagacal821
    @muniitagacal821 Před 6 lety +2

    failure is the mather of all success

  • @ahmedabdi9936
    @ahmedabdi9936 Před 6 lety

    Ustad sakin isbadal qurxoon aya ka muuqdo dhanka jirkaaga taas aan filayo ina ku guulaysatay hanbalyo

  • @sportskihore5409
    @sportskihore5409 Před 6 lety +8

    51 secods 22views dadkan youtubeka mey dhex sexdan wan yabay😁 wn ku mahad sanahay inan kobad noqday😂😂

  • @hibayuusuf1849
    @hibayuusuf1849 Před 6 lety +3

    Dadku waxay idhahan Mel fariso hamigan badan iska daa ilmshaga korso jmcd wa dhameyy anigo hooyo ah carur yar yar hesto

    • @nesreina6238
      @nesreina6238 Před 6 lety

      Hiba Yuusuf . Dadadaal abyo hadafkaga waa gaaree

  • @MohamedAhmed-jo5vp
    @MohamedAhmed-jo5vp Před 6 lety +1

    Scm ...wll Mr.Ayub ma ila wadaggi kartaa e-mail kaga plz

  • @ishaaacabdi9813
    @ishaaacabdi9813 Před 6 lety +2

    wll ayub mhd sanid wax badan kaa bartay runtii

  • @deeqaxuseen7234
    @deeqaxuseen7234 Před 6 lety

    Nin meel ucadahay ow ahaa waxkastana wow udhabar adeegay waana waxa ow heerkaas kugaaray anakana tabcaan aa nahnay waxyar uma dulqaadan karto hadaan dulqaadkaas lahaa laheyn aduunka aan koowaad kanoqon laheyn

  • @habonosmanosman3764
    @habonosmanosman3764 Před 6 lety +2

    Kkkkkkkl

  • @Yakko49
    @Yakko49 Před 3 lety

    M.a

  • @bakarbiixibootan4742
    @bakarbiixibootan4742 Před 6 lety +1

    Sxbow waxan kugula talinaa umadeena wax badan ma dhageystan muqaladada ka dhig kuwa ga gaban

  • @abdifatahakanabdullahi5564

    Asc malin muuqaalkaan runtii waxaad moodaa in uu aniga I tilmaamayo

  • @drsadiaahmed8321
    @drsadiaahmed8321 Před 6 lety +1

    Ustaad gmail kaaga ma isin karta

  • @khalidsamekhalidsame187
    @khalidsamekhalidsame187 Před 6 lety +1

    Ayuub sidee ku noqon karaa siyaasi aan caadi ahayn?

  • @gaboose114
    @gaboose114 Před 6 lety

    Nolow macalin

  • @queenhonestly2226
    @queenhonestly2226 Před 6 lety +2

    Manta wa kasodahay shekada
    Xanun dartiis isoduceya walahy

  • @fornitefunny673
    @fornitefunny673 Před 2 lety

    1/5/2022 am later

  • @mohamedh.4386
    @mohamedh.4386 Před 6 lety +2

    Macalin aad ayaad umahdsantahay nashiidadani auaan kaa rabnaa soonka ahay ina soo xasuusisay

  • @talantaproductions2250
    @talantaproductions2250 Před 6 lety +3

    Niyo ma iisheegi karta email kag

    • @ibrahimozeal4205
      @ibrahimozeal4205 Před 6 lety +1

      yurub Geenyo official tube mashukaansan lahayd yurubey macalinkyna kaxishow 😂😂😂😂

    • @talantaproductions2250
      @talantaproductions2250 Před 6 lety +1

      Ibrahim ozeal iisar sebcerab ples Sxb

    • @shareychannel402
      @shareychannel402 Před 6 lety +2

      Ibrahim ozeal
      Uzaar hee ada lahadashee kk

    • @abdishakourmohamoudjama2326
      @abdishakourmohamoudjama2326 Před 6 lety +2

      macalinkeenu wuxuu ina barayo iyo kan hadafkiisa ismaba lahaa kkk yaakhii dawarsiga iskadaa hadafkaaguna subscribe haka weynaado

    • @shareychannel402
      @shareychannel402 Před 6 lety +2

      Cabdi Mohamed
      Wlhi waxaa tahay qof xikmad leh

  • @sabnaagaming5036
    @sabnaagaming5036 Před 3 lety

    👩‍🏫👩‍🏫👩‍🏫👨‍🏫🙈🙈🙈😎😎😎😎😎💜💜💜🙈

  • @anaash1502
    @anaash1502 Před rokem

    Muslim Saas lagu ma noqdo

  • @honmohaaalii2028
    @honmohaaalii2028 Před 5 lety +1

    asc ayub yusuf skin aad iyo aad bd umahadsanthy dhiiri galintada waa aderka Mohamed Ali cabdiraxman HonmohaaAlii@email.com

  • @kowtherhassan9236
    @kowtherhassan9236 Před 6 lety +3

    Ninkaasu waxbuu ka qalbi adkaa hh

  • @madarasadacismaanbinucafaa9770

    Kuwa dislike saaraya waa xaasidiin
    قل اعوذ برب الفلق من شر ما خلق ومن شر غاسق اذا وقب ومن شر النفاثات في العقد ومن شر حاسد إذا حسد