Daarood Iyo Hawiye Gormay Somaliland Cadaw Ku Noqden, Xukumadda Iyo Shacabka siyasi Aadan Dholayare

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 07. 2024
  • Daarood Iyo Hawiye Goormay Somaliland Cadaw Ku Noqdeen, Axmaarka Isugu Mid Ayeynu Nahay, Xukuumadda Iyo Shacabka Kala Sara...siyaasi Aadan Dhoolayare
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Komentáře • 179

  • @osmanarrale6467
    @osmanarrale6467 Před 24 dny +5

    Addam ahmed dhoola yare waa nin wax garad ah Somaliand wax garadkii kama owsan dhamaan ee Odayasha xumaanta jaceyl ayaa ku badan addamahmed dhoola yare allah ha ku xafido ADUUNYO iyo Aakhiraba mansha allah ♥️ WE ARE One 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤❤

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO Před 23 dny +5

    Waa wasiirkii ugu horreeyey somaliland oo runta ka sheegey wixii dhacay iyo taariikhda

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 23 dny +6

    WAR BAL UFIIRSADA INTA NINKAAN RUNTA SHEEGAYA CAAYAYSA ?😂. WAA KULMIYE DADKUU ADEEGSADO😂. QOFKII HADLA WAY KUSOO BOODAYAAN

  • @nuraali5514
    @nuraali5514 Před 22 dny +3

    Walaal, runbaad sheegtay.
    Kheyr Allaha ku siiyo.

  • @Hagimumin
    @Hagimumin Před 23 dny +4

    MASHA ALLAH, WAA HALYEEY QARAN OO KU WANAAGSANAA IN UU HOGAMIYO SOMALIWEYN.
    CAQLIGA SALIIMKA AH OO DIIN & CILMI QOFKAAN OO KALE AYUU SOO SAARAA, IN KA BADAN 30 DAQIIQO AYUU HADLAAYEY 100%, WAX KHEYR BADAN AYUU KU HADLAAYEY ALLAH SWT HA XIFDIYO ALLAHUMA AMIIIIIN.

  • @BALCKMAN13
    @BALCKMAN13 Před 24 dny +5

    Suqa wahin marku gobanay dadik usogormada miya Somalia ahan 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdiismaciil3910
    @abdiismaciil3910 Před 25 dny +5

    Wali qaar garaad.leh ayaa ku dhex jira hargaysa iyo burco waa si fiican dad lagama quusto had io jeer dad garaad waa inay jiraan

  • @giijecaarale2514
    @giijecaarale2514 Před 23 dny +5

    Afkaaga caano lagu qabay

  • @AxmedDuufaan-uw3sb
    @AxmedDuufaan-uw3sb Před 18 dny +3

    War dhoolayare nin rag ah somali ah runtana diirka ka qaadey iyo beenta snm ee ku saleysan naceybka maashaallah

  • @maxamedcabdi9057
    @maxamedcabdi9057 Před 25 dny +11

    Wllaahi waaruntii soomaali waata cidnoogu dhow suuqii waaheen 14milyan xamarbaa nasoo gaadhsiisay cadownooma aha

  • @yurub5288
    @yurub5288 Před 25 dny +4

    oo hadaa Ayaa ku ah cadwga yaase jecel kuwa Aad ka soo jeedo yaab

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 18 dny +2

    War garxejis mooyaane lagama yaabo qofkale inaan badbaadino. Weliba iyagana faysal faaruq iyo rag ay ku jiraan yey garxejis ismoodin

  • @suleymanfuad9369
    @suleymanfuad9369 Před 22 dny +3

    maxaad ilaahay run u sheegtey

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 Před 25 dny +2

    Asc warka ninka tafatiro si waliba cadaalad ah u hadlo jisakAllah khair walaal, lakiin Somali ma ku maqleysa.insha Allah khair.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 23 dny +1

    REER SOMALILAND HADAY SIDAN WAX U FAHMILAHAAYEEN MAANTA WIILAL NAGAGAMA DHINTEEN BADHNA MAXAABIIS MA AHAADEEN😢.

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z Před 15 dny

    Waa runtaa shacabka somaliyeed waa iskumid isku dan Alle haka qabto iimaan laawayaasha kaligood noolaadaa 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 Před 25 dny +2

    Ka soo baxay buulasha

  • @Xasmas
    @Xasmas Před 25 dny +8

    XISBI OFFWAREEN 😂😂😂

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před 6 dny

      Oofwareen ninkii soo dayay makhnuudkii ina askar

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 23 dny

    SAX❤
    REER AWDAL IYO CISE MA RABAAN IN BADOODA LA BIXIYO.
    BADA WAA LA KIRAYNKARAA, MAAHA IN LA BIXIYO. RUNBAAD SHEEGTAY. FIKIRKAAS WAA KUGU RAACSANAHAY❤

  • @hamse.daud1
    @hamse.daud1 Před 6 dny

    Thank you dhoolayare ❤

  • @buuriyobanaan2719
    @buuriyobanaan2719 Před 25 dny +5

    ❤Adan Cilmi Dhoolayare waa siyaasi dhab ah
    Rag badan oo siyaasada ku jira ayuu hormood u yahay
    HALYAY/HAYA.ADU LEEDAHAY IYO HALYAY G SANAAG ❤🎉

  • @cabdiwaliaxmednuurcabdale7555

    wa nin nasab ah wana runtiis ee shacabku wax dabi ah kuma lahayn wixii xukuumadii ka gaysatay goboladaas iyo guud ahanba dalka

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Před 25 dny +2

    Kana muxuu ahaa

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 Před 24 dny +4

    Mashaa Allah, waa siyaasi hadal cad oo geesi ah, waana run-sheeg!

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 Před 25 dny +2

    Waddani 😄

  • @fluxyackerman7487
    @fluxyackerman7487 Před 24 dny +1

    Dhoola yare maaha ee waa maskaxyare siyaasadu sidaa maaha

  • @gaasiraguuled8771
    @gaasiraguuled8771 Před 25 dny +2

    Haa siyaasiyiinta ayaa laga hadlayaa ee adigaa ummadda isku diraya hadaad xamarta loo qaxay ka hadlaysay xamar siyaasiyiintii xiligaa fadhiday baa qixiyay waliba 50kun iyo inka badan ku dhex dishay ee cidi shacab kama sheekaynayso jidkan aad leedahay ilaa xamar baa laga tagayaa waa run yaase dhibka bilaabay oo jidkaasi inuu go,o ka danbeeyay waar af qadhmuunta kala fadhiista umadda intiina xilka u waalatay ee dowladooda iyo aqoonsigooda muduciga ku ahi akhas caleeg bilaa dhiigiin yahay iimaanka beelay

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 23 dny

    WALAAL AQLIGU KU DHANYAHAY OO WAX GARAD AH❤

  • @mohamudmohamed2948
    @mohamudmohamed2948 Před 25 dny +3

    Shaw ilayn waxaad isleedahay telesome baad qaxwaxa ka qaadataa

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 Před 25 dny +3

    Hays raacdo miyaaaa Waxasa wasiir aha

  • @tahirshire8448
    @tahirshire8448 Před 25 dny +5

    Thanks so much

  • @OmarAli-p3y
    @OmarAli-p3y Před 24 dny +2

    Faqah

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Před 22 dny +1

    Ex
    Wasiir dhoolayare waa nin runta kudhinta waxbadanna og.

  • @aliwaays3501
    @aliwaays3501 Před 25 dny +1

    Waxa lay nagu wadaa waa xamar, taariiq cusub ayaa xitaa la rabaa in leynoo sameeyo oo la
    Yidhaahdo xasuuq inagumuu dhicin oo cidina waxba xasuuq inoo ma geysan.
    Dumiya tan waa ninkey caano kaga daataan oo wax ku waayee.

  • @Nasrirgb
    @Nasrirgb Před 24 dny +1

    Mar makuwii wax laynsyay baa
    Caswinayay dadka

  • @user-ff4je1yq3l
    @user-ff4je1yq3l Před 16 dny

    WAA RUN WALIBA CAQLI KU DHISEN

  • @Sarta100
    @Sarta100 Před 23 dny +2

    Waa lacaayayaa bal ninkii xaqa jira sheega waa yaab war alle ka baqa isaaqa muuse kaliya maqla maqla dadka runta sheega o yaa lays indha tirin.oo xaqa soo celiya. Oo ha lays xisaabiyo hala garnaqsado. Oo ci xaqiisa ha qaato oo hala wado hadlo..

  • @haweyorashid9419
    @haweyorashid9419 Před 24 dny +1

    SSC waay kaagah dhaamatay jeeclow amah haajeclan

  • @m.khadarhassan8637
    @m.khadarhassan8637 Před 6 dny +1

    Inaad huwan lambar one tahay ayaad noo sheegtay, sarif qaldana waad bixinaysa, shacabka somalia kola lagama hadlo ee Somaliland waxay is hayaan siyaasada somalia laakiin idinku waxaad is haysàan qarankii Somaliland ood la dagaalamaysaan

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale Před 17 dny

    Wadani guuleyso
    Muuse dhown

  • @abuahmed5748
    @abuahmed5748 Před 25 dny +5

    Waa caqligii oo soconaya 🙏🏽
    Maasha Allah..
    Waa dal iyo dad yaqaan ,aqoona leh

  • @LauraBinns
    @LauraBinns Před 24 dny +1

    Wixii runta sheegaba ma xisbi oofwareen baa. Isaaqow cadowtinimada heerkaa le eg waa maxay? Maxaad ka heshaan been abuurka iyo wax aan jirin ku hadaaqidda. Waa wax lalayaabo. Raganimo ma han sidaas.

    • @user-jw4wr7fm2z
      @user-jw4wr7fm2z Před 15 dny

      Waar meesha oromo afka Somaliga barray baa ka buuxa ee hamoodina somalilander

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale Před 17 dny

    Dadka taariiqda saxda ah looma ogola iney maqlaan
    Cadaawad iyo cuqdad ayaa lagushubaa

  • @HasanhuseinAhmed-xp8if
    @HasanhuseinAhmed-xp8if Před 25 dny +1

    Caqli xumaa

  • @mohamedfarah5700
    @mohamedfarah5700 Před 16 dny

    Dadka waawayn ee waqooyi joogah ninkaan ookale waa kuyaryihiin

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 Před 25 dny +10

    Isaga ayaa kamida kuwa somaliland ku cadawga ah

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 18 dny

    Cadaw ayaanu nahay dibna lagama yaabo inqy dhex maraan xamarna ma tegi karaan taasi way dhamaatay hadana xabashi iyo oromo ayaabad sheegateen

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 Před 25 dny +1

    Waar iska aamus xoilo yahaw

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Před 25 dny +4

    Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @mohamedkhayre2606
    @mohamedkhayre2606 Před 25 dny +1

    Ninku muxuu ka sheekeynaya

  • @axmedjamac5125
    @axmedjamac5125 Před 25 dny +1

    Iyaga iyo wadaniba waa cadow

  • @IdirisHussein-xo8vc
    @IdirisHussein-xo8vc Před 23 dny

    Wasakh waykuutaalaa arintaasi ibaanla aaneed

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 24 dny

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂walee anaga yaaban doqon wal oo citayaba wuu soo fadhiisanaya

  • @medbalayah5495
    @medbalayah5495 Před 23 dny

    Waar ma xsbaaha yaa laaysey 500 000 yaa dumiyeu Hargeysa, Burco iyo Dhulkii kale

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Před 25 dny +1

    Dir cuno iimaalaWayaL

  • @maxamuudhiraabey9128
    @maxamuudhiraabey9128 Před 8 dny

    Waa nin waxbadan og runtuuna sheegaya

  • @mahmoudmoussa3832
    @mahmoudmoussa3832 Před 24 dny

    2 labadaba iskudaro imisa kadhintay

  • @cumarcali5512
    @cumarcali5512 Před 24 dny

    CADAWGAANAD FAHMINE WAX KALE MA HAYSAA ABWAANKUNA MA ODHAN SIDAA AAD SHEEGAYSO CIDKASTA OO DIIDA HIMILADA IYO DHISMAHA DAWLADNIMADA SOMAALILAND BAA CADAW AH SOO RAAC REERO CADAW LAGU SHEEGAY MA HAYSID

  • @farahabdulahhashim5244

    Kani wa caqliyare ya horta wasiir u magacaabay

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 Před 25 dny +5

    Dhagax-dixood ayuu la hadlayaa ninkani. Xageed ku maqnayd adeer!? Welcome, to the reality.

  • @mawlidaxmed4552
    @mawlidaxmed4552 Před 25 dny +1

    Huwana.kalkaal.wadani

  • @mohamedadam7175
    @mohamedadam7175 Před 24 dny +2

    Masha Allah, ninkani waa run sheeg. Laakin Muse iyo Fayal hadalkan way ka naxayaan. Waayo iyaga cadaw Somaliyeed ah.

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Před 6 dny

    Neefow orad raac faqashta

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6r Před 25 dny +3

    Xabashidu maxay lacag kugu keeni wayday markii abaaruhu inagu dhaceen ama suuqa waaheen gubtay

  • @user-lw9ww5qu7l
    @user-lw9ww5qu7l Před 23 dny

    Nonkani.wanabdsugidi.somaliya..warmaxatalsomkiinay..wamalha.khmridhacybuucabay.intameelood.uukafdkudiyay.fiiri.xamaray.walee.xeldabadan

  • @hajii2033
    @hajii2033 Před 25 dny +1

    beenale bernta jooji

  • @user-lw9ww5qu7l
    @user-lw9ww5qu7l Před 23 dny

    Inankayar.dhulbhante.aykulayabay.ninkai.buufisayuuqaba.wamirqamay.dabsdeed.waribaley.waruntii.xamaraylagadhoofiyay.inabtidiioohawiyash.ayxamkadhoofissy

  • @abdirahmanhussein6328
    @abdirahmanhussein6328 Před 18 dny

    100,000 Qof oo Hargeysa ka qaxay oo Diyaaradaha lagu guray ilaa muqdisho/ fact-checking/ Totally only few people of pilots and families boarded from Hargeysa Airport . Berbera Airport passengers were slaughtered outskirts of Berbera . Mostly what he said had been conspiracy theories.

  • @AbdiHassan-ln2ed
    @AbdiHassan-ln2ed Před 14 dny

    Miyuu isku yara buuqay mujaahidku

  • @AhmedDaahir-lf5fq
    @AhmedDaahir-lf5fq Před 4 dny

    Gobonimo Afkaaga caano lagu qabay

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e Před 6 dny

    Munaafaqu waa nocagan

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 Před 23 dny

    jaahiloow waxaa laga hadlayaa waa maamulka ka dhisan garoowe iyo muqdisho ee heestu marnaba qabiil kamay hadal

  • @ahmedjama1651
    @ahmedjama1651 Před 23 dny

    Sheeko xumada nagalatag

  • @user-lw9ww5qu7l
    @user-lw9ww5qu7l Před 23 dny

    Okodow.dhac.ooxeeshadhac.waykuufurantahay.dariiqjeexo.mantaba..waxadkahadlaysa.mantamatalo.waxan.wasoshslmiidhiyo.lakiin.fahanto.calskulixal.warwaruntii.waxdhoofisay.gabarbandiriya.haduuxusuustsy

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 Před 24 dny

    Waar kani waa doqon

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 18 dny

    Ma itoobiya ayaa leh. Dhulkaas. Aad u qaxdeeen. Waa dad wada dayuus ah
    Faysal ayaa iibn jiray kuwii xamar

  • @aidarousabdullahisuleyman5816

    Waaruntii m.a

  • @abdikhaliqbuuni5141
    @abdikhaliqbuuni5141 Před 24 dny +2

    ILAAHAY CAQLIGA IYO GARASHADA HA KUU BARAKEEYO WASIIR DHOOLA YARE WAA QOF AAD U ARAGTI DHEER WAA QOF DAMIIRKIISU NOOL YAHAY

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před 18 dny

    Dabacayuun waad cadaysateen inaad xabashi iyo oromo tihiin. Kuwaasna dalka wada,joogi mayno

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 25 dny +2

    ❤ afkaaga caano geel lagu qabay waa ina ceebeyay ina Kaahin iyo ina biixi Nacdal baa ku taal

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 Před 24 dny +2

    Aqoonta faidadeda wasidan real politician

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t Před 25 dny +6

    War.ninkaane.ma.barain.wash.baa.lagu.sameeyey.haa bee waar hadalku halkaa ma joogo ee xaaladda joogtaa.ka waran alla ilahi maantaan ogaaday in.wadani cadow yahay akhas.baa.lagu yidhi

  • @sihamnour6777
    @sihamnour6777 Před 25 dny +8

    Huwanta gudaha Huwanta gudaha 😭😭😭😭😭😭🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺

  • @muktaryusduf5610
    @muktaryusduf5610 Před 25 dny +2

    Rental hadaa sheegtid waxaa lagu oranin waa cadow

  • @dacar2345
    @dacar2345 Před 24 dny +2

    Waar niyow kana waa la sitaa beryahan hunqaacadiisaa badan bal waa la ogaan halkay ku dambayso

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v Před 25 dny +2

    Taariiq waxba ķama oga muusa kadanbeya dorashaduu ka meresanaya

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 25 dny +8

    Kolba mid neefa meel ha kasoo jiidan😂😂😂😂

  • @xasanaliaxmed3722
    @xasanaliaxmed3722 Před 24 dny +2

    Hadhagii faqashta ayaa xamar uqaxay eed kamidka aheyd

    • @user-jw4wr7fm2z
      @user-jw4wr7fm2z Před 15 dny

      Dee adigu ma oromo baad ahayd😅😅 shacabka somaliyeed waa isku mid

  • @HasanhuseinAhmed-xp8if
    @HasanhuseinAhmed-xp8if Před 25 dny +2

    Fataaliintii faqashtii

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 Před 23 dny

    doqon ayaad tahay kaatib ah oo beenaale ah waxaad ku hadasho oo kale ayaad garanwayday adigu hadaad basaas ahayd oo laguu badbaadiyay dadka ha wada moodin sidaada

  • @ismaacilsamakaab43
    @ismaacilsamakaab43 Před 25 dny +1

    Wasiir hore dhoolayare wa xawayan xawayan dhalay oo huwana war somaliya wa cadowga somaliland ee ayeyda u sheeg

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 25 dny +2

    Adeer umada ka xishoo wanu yaabanahay anagu maxa didin haya cidi inanay rabin reer soomaliland lakiin ilahay baa ina jecel Adeer waxba hano kala qadqadine naga xishoo naga aamus

    • @KhadaryYusuf
      @KhadaryYusuf Před 24 dny

      SAX WAXA LA INOO QARINAYAA WAA XAMAR HOOSTAGA, DHAQAALAHEENA XAMAR HA LAGU DHISO.

  • @abdirahmanyusuf2864
    @abdirahmanyusuf2864 Před 25 dny +1

    DAWLADA WAXAAN KA CODSANYAA IN LA MUSTAAFURIYO QURBA JOOGA TUUGTA AH!! NORWAY INAGAGA CELIYA!! HADII KALE AFGAMUUR HA QABSADO!!

  • @user-fe8vw3iv6y
    @user-fe8vw3iv6y Před 25 dny +1

    Kani waa faqshtii

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 24 dny +1

    Adiga iyo reer badiyahan ku waraysana xayawaniin basaassiin idinka ah kow adaa u horeeya

  • @jeyowinaomar100
    @jeyowinaomar100 Před 24 dny +2

    Wa aqliga o nool walahi

  • @user-yi2dx6yv3n
    @user-yi2dx6yv3n Před 25 dny +1

    Inta kanoo kale jogo somaliland cadaw ka dhex dhamanmaayo

  • @AhgacaanAwad
    @AhgacaanAwad Před 25 dny +3

    Duli qaawan

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu Před 24 dny +1

    Qurbaha somali ayuun baanu iskashanaa sababto ah waxaanu wadaagna af , diin, midab caado, dhaqan , dhu,l jiraanimo taariikh Iwm

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před 24 dny +1

    Waxan haduu joogo wadanka kaqabta kursi aad xasan ulatagtaanbaad u waalanaysa bibraahin catdiid baa kaadan beya oo kusoo khashifidoona cidii ku soo diratay