HEES SAYLICI CUSUB Guurka 'Cali iyo Bilan'' Jabuuti , Codkii Abubakar "Sankuus" Somali Wedding Song

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024
  • Heestan anoo Aar Nabad ah ayaa u qorey Guurka Bilan iyo Cali, Habeenkii 'Labta' Salaasada,19/07/2016. Saqdii Dhexe , Habeenkii Hakisadii (Khamiistii) 21 bisha Xaggaa*Cade (yuulyu) ayaan duubney Codkii Abubakar Mahamad 'Sankuus' iyo Tumistii 'Ciise . Guurka Cali iyo Bilan waxaa lagu qabanqaabiyey Hoy-Martiga Sheeratoon ee Jabuuti, Hakistiradii (jimcihii) 29/07/2016.
    A traditional Somali Egyptian-Puntite Love Song, with Sayli'i Rhythm (Saylac-Zeila is an ancient Somali coastal trade city,50 km of the south of Djibouti) for the wedding of 'Ali and Bilan in The Sheraton Djibouti Hotel,29th July 2016 . Written by AAR NABAD (Ambar Simbasalam) ,sang by Abubakar 'Sankuus' with the musician 'iise.
    Chanson traditionnelle Somali Egypto-Pountite avec le rythme Saylici (Saylac=Zeila est une ancienne cité commerciale côtière Somali située à 50 km au Sud de Djibouti) .Chant écrit par AAR NABAD (Ambar Simbasalam) pour le mariage d'Ali et Bilan,qui a eu lieu à l'Hôtel Sheraton de Djibouti,le Vendredi 29 juillet 2016. Chanté par Aboubakar 'Sankousse' avec le musicien 'iisé.
    Ereyadii -Lyrics
    Ciyaar Sayliciga Cusub ee Carooska Cali iyo Bilan , Jabuuti, 29/07/2016
    -Magicii Eebe ,Nabaddii Eebe ,Nabi Korkii ha Ahaatee x2 (Bilowga) Heehoo Hobaaloow,Alla Hobaaloow Hoo Hobaaloow ( x2)
    *Soo Bood Bilaaneey ,Alla Bilanoo kale la waayee x2
    -Waa Cali iyo Bilanee, Alla Bismillah ku soo Galbinee -Waa Boqoradiiyeey, Alla Bismillah ku soo Galbinee
    Hoobeey X3
    -Bilicsanaayeey, Alla Badhaadhuu Beegsadaayee
    -Buunbuunsanaayeey,Alla waa Nuubigii (dahab) Hiddaha Buunee (Punt)
    *Soo Bood Bilaaneey ,Alla Bilanoo kale la waayee x2
    -Waa Bildhaantii Bahdee,Alla Baxsanoow u beernugeylee
    Hoobeey X6
    Aar Nabad

Komentáře • 15

  • @hassanawildirir4697
    @hassanawildirir4697 Před 7 lety +9

    Eehoo.. hobaaloow..
    Alla hobaaloow hoo hobaalow...
    FANTASTIC..

  • @Mike_India_Official
    @Mike_India_Official Před 7 lety +5

    AIE AIE AIE thats the most iNcredible & AMAZING weding that i ever seen . BIG UP AND CONGRAT ONE MORE TIME !

  • @ayanleosman4745
    @ayanleosman4745 Před 8 lety +3

    Woow so nic Song

  • @tashtash9996
    @tashtash9996 Před 8 lety +2

    Very nice song.

  • @osminovmaros9713
    @osminovmaros9713 Před 7 lety +2

    Félicitation Ambar Simba Salam.

  • @neimadjama7125
    @neimadjama7125 Před 8 lety +1

    Wowww une très belle chanson félicitations aux jeunes mariés will iyo cano

  • @ifrahdiamand1269
    @ifrahdiamand1269 Před 8 lety +2

    félicitations mes cher compatriote will iyo cano

  • @abdifatahabdirahman289
    @abdifatahabdirahman289 Před 8 lety +2

    Le nom de la chanson ? Sil vous plais
    name of the song ?

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 8 lety +1

      c'est une nouvelle chanson frère enregistré pour ce couple ,mais tu ne le trouveras pas sur youtube ,c'est la première , ça s'appelle 'Soo bood Bilaneey'

  • @somalietijger7404
    @somalietijger7404 Před 7 lety +3

    neima djama je m appel y jama . gabadh iyo canoo

  • @aboubakerfayssal2266
    @aboubakerfayssal2266 Před 7 lety +5

    Normalement l'origine de la chanson c'est soo bood siraday

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 7 lety +2

      Soo soco Siraadey ,mais on a gardé le rythme culturel pour faire Soo Bood Bilaaney c'est une autre chanson mais on a juste gardé le rythme ancien

    • @aboubakerfayssal2266
      @aboubakerfayssal2266 Před 7 lety +1

      bein wai fallait just dire sa en avance pr eviter les critere negative sinn jai aimer la chanson

    • @sajokal20
      @sajokal20  Před 7 lety

      kkkk ok cous