Jabuuti Ciyaaro!Somali Dances,Geelo iyo Heelada Hiddaha Sadexley-Batar-Barimo, Djibouti 2011

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 05. 2012
  • Maasha'Allah ! Waa Ciyaaro Dhaqameed Kooxaha hiddaha sida afarta maaris iyo Ajec ee reer Jabuuti ay ku soo bandhigeen Hudheelka Kampiski sanadkii 2011, doorashooyinkii madaxtooyada oo madaxwanaha Ismaaciil Cumar Geele u ku guulaystay .
    Somali Folk Dances in the Kempinski Palace of Djibouti , during the Presidential election won by IOG ,in 2011.A-D. Traditional Groups "4 Mars" ,"AJEC" etc...
    Danses culturelles Somali de groupes folkloriques de Djibouti "4Mars",AJEC", à l'hôtel Kempinski Palace de Djibouti . C'était pendant l'élection présidentielle de 2011 , dont IOG ,Ismael Omar Guelleh fut réélu .
  • Hudba

Komentáře • 73

  • @sayidnuur7992
    @sayidnuur7992 Před 7 lety +76

    Djabuuti waan kuhaystaa wlhi waa umad daacad ah intay soomalida kale is dilayan ayaga umad nabadeed weeye iinoolaada walalayaal😍
    one love somaliweyn from ddsi

  • @halimamohamed2987
    @halimamohamed2987 Před 8 lety +40

    I'm so proud to be somalian
    Jira Oo jooga weligiin amiin

  • @osmanhassan7214
    @osmanhassan7214 Před 8 lety +95

    ❤Ninkii Diidiyo❤
    ❤Ninkii Doonaba❤
    ❤Siiyay Ciisaha❤

  • @Mudug2006
    @Mudug2006 Před 11 lety +58

    inaba caadi maahan,
    Soomaalidii horre oo layiqiin waa kuwaan, maasha'allaah, ilaaheey ha idin dhawro, reer Djibouti waa rageedi!!!

  • @MrBOSSMAN2342
    @MrBOSSMAN2342 Před 10 lety +55

    Wow Mansha allah Walle Ciise waa Dowlad ASAL Dheh... Ilaahay Ha Inii Siyaadiyo

  • @aloisdnaik3563
    @aloisdnaik3563 Před 11 lety +23

    long life to issa community wherever you are ok nice video CIIYEY CIISAHA ALLAH ISIIYEY mashallah i am proud to be issa

  • @asmadaganiloveawdalsallal1620

    nice dhaqan qurux badan asal ka asal aaban u lahayn masha allh noloda beesha ciisee

  • @sleppy-og9fr
    @sleppy-og9fr Před 7 lety +39

    I love djabuti from somali

  • @zahrabilanaden6047
    @zahrabilanaden6047 Před 10 lety +49

    Aba Taliya, hooyo edab badaan...asal ka asal,,,ninki dooniyo ninki didaba siya cissaha............ Masha Allah wa sida gabdh nool dhee

  • @halgansaid929
    @halgansaid929 Před 11 lety +18

    mashaalaah waa dhaqan iyo u dhalasho aad baad umahadsanthay geeelo iyo caasha xusseen bisle iyo fanaaniinta kaleba ee reer jabuuti.
    waloo baahanyahay mamuusta iyo xurmaynta dhaxalka maguuraanka ah ee awow ila ka awow soo jireenkaa.
    viva issa nation

  • @pixarthechampions2
    @pixarthechampions2 Před 7 lety +76

    my tribe issa very loving ppl

    • @musemuse8734
      @musemuse8734 Před 7 lety

      Kafiya Muse ciyaarta wiilka qaadayo maxaa la yiraah waan kalelay? inteey joigsan wiilashaan inaan live ula kulmaan rabi lahaa please

    • @pixarthechampions2
      @pixarthechampions2 Před 7 lety +1

      Muse Muse translation please.

  • @osmanpilote9726
    @osmanpilote9726 Před 7 lety +29

    ninki doniyo ninki didaba allah siyee sayay cisaha viva

  • @leiladaher9034
    @leiladaher9034 Před 7 lety +27

    HIDI IYO DHAQANKA ABAN U LAHEYN !!!!! machallah GUELLO NOLOW WALIGA UNE FEMME D EXEMPLE RESPECT

  • @sakariyaismail5976
    @sakariyaismail5976 Před 11 lety +37

    viva issa nasiibka ayaa isiiyey inaan ciide noqdo

  • @wadani77radio
    @wadani77radio Před 11 lety +44

    viva issa nation viva djibouti vica issa culture

  • @qalbiwaxjecek4297
    @qalbiwaxjecek4297 Před 7 lety +29

    Guul reer jabuti .from Xamar cadey😂

  • @musemuse8734
    @musemuse8734 Před 7 lety +25

    reer Jabuuti ciyaaryan oo live too tumaayo sidsan oo kale igu marti qaada please daacad ayeey iga tahay inaba caadi maahan wiilasha iyo hablaha

  • @mohamedhousseinali7421
    @mohamedhousseinali7421 Před 8 lety +23

    SIIYA ISSA May the almighty bless them SIIYA ISSA SIIYA ISSA FOREVER

  • @roblemohammed3450
    @roblemohammed3450 Před 10 lety +50

    masha allah waa dhaaqan wanagsan viva Issa
    Issa is KIngdom
    Issa is State

  • @aloisdnaik3563
    @aloisdnaik3563 Před 11 lety +31

    long life to issa community wherever you are ok nice video CIIYEY CIISAHA ALLAH ISIIYEY mashallah i am proud to be issa
    and i can't forget the nice dance of CIISA BARI the CIYLICI

  • @qalbinuura626
    @qalbinuura626 Před 7 lety +21

    waxay dhahan hoyo ayan kamaqli jiray waga yara lkn waligay ma arag ciyar nocan ah so qurux inan barto aya jirto aban ulaheyn 😍😘✌

  • @thehow2Collection
    @thehow2Collection Před 7 lety +20

    VIVA DJIBOUTI VIVA SOMALIA

  • @farxiyoahmed3372
    @farxiyoahmed3372 Před 8 lety +28

    jabuti alh nidayo walalo qaliya

  • @idilsaididy683
    @idilsaididy683 Před 7 lety +11

    wow siya issa machallah Best song assalka issa

  • @mirandabella8684
    @mirandabella8684 Před 8 lety +19

    ardhaa nadif ah abaan uu lahayn 😁😁😁😁😁

  • @iloveyouhooyomcn9562
    @iloveyouhooyomcn9562 Před 7 lety +15

    alah my inadero geelo nolow aban dulaha aban ulahayn ilmaderada aban ulahay asalka asalka aban ulahayn aboo taliya ah aban ulahayn hooyo eedab badan aban ulahayn masha allah vive mon pays d'amour vive mon cultur vive tolkay issa beesha barakaysan 😘😘😘😘😘😘😘😘😊

  • @sadaamhanad8668
    @sadaamhanad8668 Před 9 lety +53

    Mansha Allah .Essa great cultural dance .
    Greeting from Somaliland and hambalyo

  • @BuulCaws
    @BuulCaws Před 10 lety +19

    Dhaqankani kuma koobna qolo ama qabiil keliya,Soomaali oodhan ayuu dhaqankani ka dhexeeyaa Waana wax aad loogu farxaa.x

  • @nicimoxasan6390
    @nicimoxasan6390 Před 7 lety +25

    reer jabuuti nooolaaada

    • @musemuse8734
      @musemuse8734 Před 7 lety +1

      nicimo xasan dadkaan oo kale ayaan jeclahay waa dhaqan qurxoon war yaa iigeeyo kuwaan

  • @binaryoperation5560
    @binaryoperation5560 Před 7 lety +6

    in somaliland we have heerimaahee, batar (jaandheer), hoobeeyo, hooya leh, saylici. in DDSI i heard about dhaanto, now learned from jabuuti berimo and sadexley. wooow it is a lot ciyaaraha iyo hidaha dhaqanka somali. in somalia so far i learned from them niiko.

  • @bilbar100
    @bilbar100 Před 10 lety +10

    masha allah Hiddaha reer djibouti allaw dha ..............

  • @BuulCaws
    @BuulCaws Před 11 lety +8

    Ciyaarahan qolona gaar umma laha ee somali oo dhan ayay ka dhaxeeyaan gaar ahaa dadka reer woqoohiy ilaa galbeed iyo jabuuti runtiina waa waxa la farxaa sida wanaagsan ee hablaha iyo inabamadani u ciyaarayaa,aad ayay u muhadsan yihiin.

  • @asli27
    @asli27 Před 11 lety +12

    MACHALLAH SO PROUD OF MY CULTURE GOD BLESS OUR NATION

  • @ramyaraas168
    @ramyaraas168 Před 8 lety +81

    Kkkkkkkk ilaahey amarkiis dj waa jeclahay anigoo reer Muqdisho ah

  • @soomaaliyahanoolaato801
    @soomaaliyahanoolaato801 Před 7 lety +6

    masha alllah aad beey ushidan yihin xagee laga helaa hweenkaan plz igu caawiya

  • @nadahmeddoualeh8306
    @nadahmeddoualeh8306 Před 9 lety +25

    congratulation à notre tradition Masha allah

  • @muhubocali3790
    @muhubocali3790 Před 7 lety +8

    waaa somali jabuto jira waligin

  • @wadani77radio
    @wadani77radio Před 12 lety +14

    viva issa nation

  • @kulmiyeshukri8690
    @kulmiyeshukri8690 Před 9 lety +9

    ASAALKA AASAL ABANHOLAHNN MASHALLAH NIIKI DIDIYO NIKI DONNABAA SIIYA ISSA VIVA

  • @abdallahgaming3295
    @abdallahgaming3295 Před 7 lety +14

    wtf im in wrong place hahah i didnt know that ppl from djibouti danced with umbrellas.... respect

  • @idilidillovehassan6811
    @idilidillovehassan6811 Před 8 lety +14

    viva peuple issa

  • @wadani77radio
    @wadani77radio Před 10 lety +14

    viva issa

  • @sajokal20
    @sajokal20  Před 12 lety +6

    Thanks , We love you too!

  • @pixarthechampions2
    @pixarthechampions2 Před 7 lety +13

    love the chemistry between our man n woman

  • @hamiisman4479
    @hamiisman4479 Před 11 lety +11

    love the culture may Allah bless us VIVE ISSA ...NICE

  • @worldwidedahabshiil
    @worldwidedahabshiil Před 11 lety +8

    wonderfull somali culture

  • @wadani77radio
    @wadani77radio Před 11 lety +20

    viva issa woman, viva nation

  • @hasush88
    @hasush88 Před 12 lety +8

    is lovely Heelooyinka Sadexley really i like it.

  • @mirandabella8684
    @mirandabella8684 Před 8 lety +24

    asal ka asal abaan u lahaayn

  • @hibohassangedi8915
    @hibohassangedi8915 Před 9 lety +11

    Vive Issa nation

  • @shukrimohammed2742
    @shukrimohammed2742 Před 8 lety +6

    Viva Djibouti

  • @saadadarardirir103
    @saadadarardirir103 Před 7 lety +8

    ASAL ASAL ISSA

  • @fadimakhalid4237
    @fadimakhalid4237 Před 7 lety +3

    nolowww fananadaaa Gelo

  • @idrissismail8665
    @idrissismail8665 Před 8 lety +3

    masha allah

  • @lyondj865
    @lyondj865 Před 8 lety +3

    Mansha Allah

  • @nicimoxasan6390
    @nicimoxasan6390 Před 7 lety +4

    wllheyna rumaad

  • @annissa30
    @annissa30 Před 10 lety +9

    Absolutely beautiful

  • @john43304
    @john43304 Před 7 lety +2

    waaw😍

  • @akariimmawliid1194
    @akariimmawliid1194 Před 7 lety +8

    noolaada gacaloow

  • @sacdiyomohamud5798
    @sacdiyomohamud5798 Před 7 lety +4

    dj iyo somalia guul

  • @amranbare7612
    @amranbare7612 Před 8 lety +7

    masha Allah

  • @amranbare7612
    @amranbare7612 Před 8 lety +3

    may Allah sw bless you Ameen Ameen in sha Allah

  • @muusabbc5709
    @muusabbc5709 Před 8 lety +3

    best càlture

  • @dakoata121212
    @dakoata121212 Před 10 lety +2

    What is this song and dance about?

  • @abdirahimcasyer8379
    @abdirahimcasyer8379 Před 7 lety +1

    إم