DEGDEG:" Habaryoonis Lama Qabto, tanna Cadaab ayey nagu Wadaa Silaanyana..." Wali

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • #Horyaal24TV Kala Soco wararkii u dambeeyey Soomaalida iyo Caalamka.
    Subscribe to Our Channel Like and Share Our videos.
    ===) Ku Xidhnow Ciwaannada Baraha Bulshada ee Telefishanka Caalamiga ah ee Horyaal24 TV (===
    ▶️ Horyaal24 TV CZcams Channel = bit.ly/3vdhg9s
    ▶️ Horyaal24 TV Facebook Page = bit.ly/3KN1NUx
    • DEGDEG:" Habaryoonis L...

Komentáře • 45

  • @aadanxasan2832
    @aadanxasan2832 Před měsícem +3

    Ninkii daalinka ahaa ee siyaad bare ee aayadihii quraanka ee illaahay beeniyay reer sheikh isaxaaqna xasuuqay hadaladiisii ayuu xisbiga wadani aaminsan yihiin

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      2023 naqoteen oromo yuhud

    • @user-ld8ls5cz3c
      @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

      Saaa waa adigaaga kaniisadaha iyo qoomuluudka samaystay nacaladu ku soo degayso saacad kasta

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před měsícem +3

    WADANI XATAA URUR AHAAN U SOO BAXI MAAYO SABATA OO AH DIFAAC DALKA ILLAA HADA WAAYXEY RAACAANYAHIIN CADAWGA DALKA IYO DADKA SOMALILAND

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Adiga oo ahaa dhadiga isaaq tahay 1000 dhulbahante kaa dhigay yuhud oromo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před měsícem +3

    WADANI MAAH MAAHDA SIYADA BARE WAXAN AHEN KUMA MAAH MAAHAN

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Wadan waa dadkii hooyda kaa xorayay buule

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Před měsícem +1

    Siyaad barre ayuu xisbiga wadani aaminsanyahay

  • @shukrimohamed8518
    @shukrimohamed8518 Před měsícem +3

    Illahey xisbiga wadani masosaro ,war doqonyow iska amuse 😂😂😂

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před měsícem +3

    XILDHIBANDA WAA LA XIDHAYAA HADII DANBI LAGU HAYO

  • @inacarab2353
    @inacarab2353 Před měsícem

    Gudoomiye #Wali waa siyaasi aragti dheer ❤

  • @ifrahigue7515
    @ifrahigue7515 Před měsícem +3

    Adiga halagu xidho

  • @ifrahigue7515
    @ifrahigue7515 Před měsícem +2

    Ilaahay nooma kiin keeno

  • @AbdilahiAbokor-lk8cl
    @AbdilahiAbokor-lk8cl Před měsícem +1

    Xil hadaad waydo macneheedu maaha mucaarad ayaan noqonayaa.
    Xikmad ma haysid.
    Xataa Xirsi fasax kamaad soo qaadan in aad waraysigan bixiso

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k Před měsícem

      Alaha Awooda iyo Amarka leh set kama baryayno.xisbiga wadani in uu XILKA wadanka qabto Dhagar qabe ilaahay uma DHIIBO Guusha

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 Před měsícem

    ALLAH YA. CAAFIIK

  • @amiiramohemed495
    @amiiramohemed495 Před měsícem +1

    Allah xilka qarsnka idiinma dhiibo

  • @deeqyasin3881
    @deeqyasin3881 Před měsícem +2

    Sheeko xumo danta qaranka wuu ka warareegeya

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Před měsícem +2

    OO MAALIN KASTA DAROOD OYO SAMROONKABA SAWKUWA SOO HANJABAA EE ISAAQ CAAYA

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Před měsícem

      Isaaq kala tag but dhulbahante isgaa celi

  • @DaahirXuseenxasan-un4yf
    @DaahirXuseenxasan-un4yf Před měsícem

    Siyad bare naxariistaa malahs

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před měsícem +1

    Kanì waa beenaleh Kuwa ugu liita ururka wadani kujira ee Bilaa aqoonta ahaa ee maan gaabka ahaa

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 Před měsícem +1

    Ninkani waa jaahil ciil qabe ah

  • @jaamacsaalaxxuseen1624
    @jaamacsaalaxxuseen1624 Před měsícem

    Tageerayashii kulmiye ma habaar bay miciin bideen markay ku fashil meen siyasadii debed iyo gudaba alla kariin

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 Před měsícem

    Meeshii somaliland, xoolo kasta wax baa laweydiints,

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 Před měsícem

    Hooyadsa iyo siyaad barreba was

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před měsícem

    reer wadani intaa muusooda hayiseen ayaa afka laidnka galayi oo fudada la idnka baxayi runtii intaana waa la idiinka hanweenaa hadaa habryoons tihiin

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před měsícem

    waar is toosiya dhiiga macaashka laga raadiya waa ka reer shikhisaxaaq ookeliya

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před měsícem

    mida kale xusbigan wadani siyaasi debeda jooga iyo mid gudaha jooga maxaa hadlka jilcsan iyo cado la baashiro maxaa daba dhigayi iyagaba la ma baashiree

  • @OHH2004
    @OHH2004 Před měsícem

    mala odhan karaa waad hagraneysa ma su'aal nin masuul ah laweydiya waay igu kaliftay in aan idhaa Horyaal way sii galbaneysa badbaadiya warbaahinta

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j Před měsícem

    doqn don dhalyi adiga dhigaagu ma fadiila ma sadqa lagu bixiyaa waabaryaba dhiigaga lagelayaa oo weliba lagu faanayaa oo aad demeer baqdiyeyi qorntahayi

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c Před měsícem

    DEE MUUSE FIRCOON TAASNA WUU JABAY INTUU IS YIDHI SOO AAR GOOSO AYUU FUTO DHIIGLEH KALA YIMID LAASCAANOOD
    WALLE SIDII GABADH WAY AYUU EDAAB YEESHAY

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Před měsícem

    Adiga qudhaadan leh yaacka raadoyavayaa dhoigq dadka macaash Ka raadiyax, waayo waxaad tahay Dameer aan damiirblajan

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 Před měsícem

    Masuul sare aqoon degenaasho hufnaan hadal xigmad ayaa ka muqata su'aalaha qaar qaawan baxiyaa lawediiye dadka qaar wayba kakiclahaayen isagu qosal buuba kaqaaday

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Před měsícem

    Maasha-allaah afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Před měsícem

    Xeer ilaalin miyaaa jirta?
    Muuse Ina Adeerkii miyaa xeer ilaalin u taqaanaa?
    Useless
    Xeer ilaalinta kkkkkkk
    Adeer Alshabaaba dadka xidhaa ooo calan ayay leedahay..
    Muuse Biixi wuu ka xun yahay Alshabaab.
    Alshabaab ku soo dirimayso Ina Adeerkii.
    Haday dawladi jirto Tvyada latskama caayeen.Laacaanood 8 bilood madaafiic laguma garaaceen..
    Adeer meesha maamul kama jiro.

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 Před měsícem

    Mashaa Allah,.....brilliant answers. Waa nin aftahan ah oo caqli badan!

  • @calibarud9917
    @calibarud9917 Před měsícem

    Gudomiye weli runti wa nin cafimad qaba
    O xikmad badan
    O aqonyahan ah
    Alle ha dhawro

  • @waaberi4446
    @waaberi4446 Před měsícem +2

    Ninkani wu xanuunsanayaye hadduu dhakhtar yahay mu is daweeyo...