JACEYLKAAGA XAWIYAAN NOOCE KADHIGI LEHEED ??

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 557

  • @abdisalanmohamed2717
    @abdisalanmohamed2717 Před 2 lety +147

    Keep going three lions ❤🦁💪👏🙏💙

  • @alimohamedabdi1709
    @alimohamedabdi1709 Před 2 lety +48

    Asc wr wb Dhalinyaro waa idin salaamay salaan kadib waxaan arkaa waqtiga inuu idinkasii adkaanaayo ilaahay cabsidiisa yaan laga tagin. Barnaamij maaala yacni idnko duubeysaan yaan mowtul qaflo idinku imaanin marar badana waxaa aragnaa idnko duubis kujiro waxaan maqalnaa aadaanka ama aqimka ama sida hado kale salaad lagu jiro qiraa.adeeda ayaan maqleynaa ilaahay hala xasuusto salaadana waqtigeeda kuilaaliya ileen barnaamijyadiina waqtigoda waa ilaalisan sidaso kale dhalinyarada masaajidka jamaca xasuusi soo tukada kudheh wll idinkana sido kale gabadha walaashiin salaada xasuusiya quraanka aqriskiisa goorma idinku danbeesay aduunyada mashquulkeda yeyna aakhiro ina seejinin waa idin jeclahay markasto waa idin daawada lkn intaas ayaan caawo idinla jeclaaday inaa idinku baraarujiyo mahad sanidiin kheyrka iyo cibaadada halagu dadaalo wabillaahi towfiiq asc wr wb

  • @AhmedMohamed-dz6si
    @AhmedMohamed-dz6si Před 2 lety +44

    9:50 inta ila aragtay maria iney emotions noqotay after jack said let mi died instead of my wife.
    Kaftan lee

  • @abdiqaniosman5387
    @abdiqaniosman5387 Před 2 lety +20

    Jack is legend wlhi wan kula qaba sxb nolaw waqti walbo go forward bro thanks

  • @Bbaazi
    @Bbaazi Před 2 lety +66

    9:47 jack markoo dhaho xaskeyga siin lahaa biyaha Maria Reaction-ka wajigeeda Ayyy Aniba caadi ma ahan👌👌✋

  • @ahmedmuktar638
    @ahmedmuktar638 Před 2 lety +22

    Best friends ever..mario iyo jack ina lamaano noqotan ayan jeclahy😍😘

  • @gaduudoow6204
    @gaduudoow6204 Před 2 lety +30

    Another level with another video finally the three lions are back

  • @k.m.i_______offocial1825
    @k.m.i_______offocial1825 Před 2 lety +33

    Inta ila aragtay 8:25 lacala jaceyl kaga xayawaan ka dhig markii la dhahay marish inuu jack dhahay hadaa jir ma lihid itiri hadana xayawaan maa iga dhigee iyo siduu wajigiisu isku badalay inta ila aragtay☝

  • @Ina_mohamet
    @Ina_mohamet Před 2 lety +59

    Three lions 🦁 Come back ❤
    My fav team wayaab🔐❤

  • @zamzamabdulaahi2922
    @zamzamabdulaahi2922 Před 2 lety +6

    Amiin Ilahow yaa xaas kuu noqon

  • @arshadr-key1233
    @arshadr-key1233 Před 2 lety +31

    Keep going my heros

  • @juniornuhowofficial5649
    @juniornuhowofficial5649 Před 2 lety +22

    Three lion's are back boom boom in the building nin tagay aminkey keep going aptii❤️✊

  • @funnsmarishandquruxkudhiig6679

    Asxaabey muuqaalkiina waa iska jeclahay
    Wlhi waxaa kasii jeclaan lahaa in aan waqti idinla qaato
    Wllo qaali ah keep going any time💗💗💗💗❤❣❣❣❣

    • @saidabdi9923
      @saidabdi9923 Před 2 lety

      Hadalada inaga qurxiya
      Markad shegaysan

  • @mahameddeeq6672
    @mahameddeeq6672 Před 2 lety +1

    Sadaxdn libaax kamadaalo daawashadooda amiin wuu iga qosliyaa wllo is jcl m.a

  • @faadumojaamac7291
    @faadumojaamac7291 Před 2 lety +10

    Hhhhh masha Allah walaalahay Farxadooda aan jeclahay .
    Allaha idin sharfo maariish jack iyo aamiin 😍😍😍😘😘🤩🤩

  • @aamingurta5404
    @aamingurta5404 Před 2 lety +11

    The tree lions keep goin dadkaygii idin wataa dhaman tiin farxada ilahy haydiin ziyaadsho idinjeclahy 💓💓💓💞💞

  • @abdallamohammed6456
    @abdallamohammed6456 Před 2 lety +9

    Amiin Marish Congratulations 🎉 soo dheh tiktok 400k ayee gaartay sxb waa iga codsi 👍❤️⬆️⬆️✌️❤️🇸🇴🩸🎉👊🏾👦😍

  • @askarchannel3667
    @askarchannel3667 Před 2 lety +3

    Var waa markii u horeysay ee aan abid soo qabto
    Marish lacala hadii aad jacaylkaaga ka dhigilayd xayawaan noocee ka dhigilayd jack aniga miyaa hadana xayawaan noqonaya marish qosol mcn Amiin boojays

  • @odaykarto9470
    @odaykarto9470 Před 2 lety +53

    Finally the Three lion's are back✌️

  • @abdulaahijubbachenal449
    @abdulaahijubbachenal449 Před 2 lety +10

    Haye waxaan ani weydii Haa su.aal iiga soo jawaaba
    Jack amiin iyo mariish wlh waan ini jeclahay sadax Diina ani waxaan joogaa muqdisho lacala hadaan imaado neyrobi ma iso dhowey neysiin waxaan jeclahay sheekadiina wlh riwaayad inaan inla jilo waan jeclahay sida uga dhaqsiyaha badan messege kaan kasoo fal celiya Ani waxaan leydhahaa #Abdulaahi__raaxo __jecel aan arko falcin aan kufarxo sxbiyaal I ❤ you every day

  • @sharmamohammed1358
    @sharmamohammed1358 Před 2 lety +1

    Amiin sxb mahadsanid wallaakey adiga asaxaabta

  • @ubahtiriigchannel1880
    @ubahtiriigchannel1880 Před 2 lety +20

    Amiin Waxa aan Kaa sugnaa Waa Prank
    Keep going my bro

  • @maxamedshekh7160
    @maxamedshekh7160 Před 2 lety +10

    8:32 vaar soo qabo hilib ma lahan idhahaday hadana haywaan ma u ekahay jecelkeda waye😅

  • @mohacadeofficial5032
    @mohacadeofficial5032 Před 2 lety +2

    The one and only mohamed shuluqow, amin madax suul iyo korsambab
    Waan idin salaame anoo saan ah 👆

  • @hibosaciid3395
    @hibosaciid3395 Před 2 lety +5

    Three lion's keep going team wa yaab

  • @yusufmohamed3642
    @yusufmohamed3642 Před 2 lety +10

    Amiin arabic challenge ayaan ka sugeeni away 😩😩😩

  • @hassankhadar4794
    @hassankhadar4794 Před 2 lety +10

    Three lions 🦁 keep going madax waynaha tiktok 🔥💯🙏

  • @abdibarre8889
    @abdibarre8889 Před 2 lety +5

    Part 2 kasoo Sameeya Mahadsanidin Dhaman 💔💔

  • @MariaIsmaelMohmed
    @MariaIsmaelMohmed Před 2 lety +1

    Istareska wllh waad iga biisan marka sadexdiinu wada joogtan 😍😍😍😍😍

  • @BushraIndho
    @BushraIndho Před 2 lety +4

    Qurux ku dhiiglow naxariistada marka arkay waa qiiroday🥰🤣🤣

  • @daarokhyr3520
    @daarokhyr3520 Před 2 lety +5

    Keeping my brothers and my queen 👸 ❤ 💕 an jeclahay alllah idin sharafo

  • @charmakehoussein2204
    @charmakehoussein2204 Před 2 lety

    🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯 wa maalinti igu horeysay ee arkayo Amin oo AG fadhiyo marish

  • @najmonuura3290
    @najmonuura3290 Před 2 lety +1

    Uuuu jeck waa nimanka unaxariisto dumarka see illa tahay ✌️✌️

  • @user-br2nv8vd9r
    @user-br2nv8vd9r Před 2 lety +5

    Keep going the tree 🦁

  • @wllzaki5167
    @wllzaki5167 Před 2 lety +5

    Wow legend amin tajir abiheesa 👊👊✌

  • @mjmusic4686
    @mjmusic4686 Před 2 lety +5

    Amiin wllka nolasha keep koing m.a pro oky

  • @sahrasaalim1740
    @sahrasaalim1740 Před 2 lety +6

    Jimca mubaarak dhamaandiin❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲

  • @abdikafarmohamed178
    @abdikafarmohamed178 Před 2 lety +9

    Legends of all time keep goin❤

  • @fmfootball9225
    @fmfootball9225 Před 2 lety +8

    Keep going Amin💪💪

  • @kidashoussein9892
    @kidashoussein9892 Před 2 lety

    Wallaha noloshaa iyo inta samaha jeecel nolada amin iyo qurux sidokaleh marish geep going from💪djibuti

  • @amranxaajiabukar3367
    @amranxaajiabukar3367 Před 2 lety +6

    Qof igu horeyy firsda ahy keep going wllhyga

  • @abdirizkmaow7795
    @abdirizkmaow7795 Před 2 lety +1

    Keep going A M Q hori usocda waa idin wataaa muuqalda so badiya

  • @Drama232
    @Drama232 Před 2 lety +5

    Finally the Three lion"s are back one Iove

  • @zabnabintucabdi3868
    @zabnabintucabdi3868 Před 2 lety +2

    My favourite team idin wataaye farxad igu waara🥰

  • @fadumocabdisaq6287
    @fadumocabdisaq6287 Před 2 lety +1

    Qurux dhiigle Ani iguurso naxriisti ba tehe😥

  • @ziman___________xilkas6998

    🤣🤣Ma noli🤣🤣🤣 wllhi i farxad gilisiin allaha nii farxad giliya team waa yaab nii wataa💉❣👑❤

  • @yoonismahomed7585
    @yoonismahomed7585 Před 2 lety +1

    Asxapta wn idin Jeclhy farxadiina Hajidho aduun iyo aqiraba ♥️😇

  • @xaliimoxaaji1365
    @xaliimoxaaji1365 Před 2 lety +3

    Aamiinaw wankusalamy adiga maariya iyo qurux ku dhiigle isla keen jeclyaa iskuwaara lol allah yaxfadkum

  • @bushraindhadeeqa212
    @bushraindhadeeqa212 Před 2 lety +7

    Keep going three Lion's❤🦁✌

  • @fatxibundid228
    @fatxibundid228 Před 2 lety +5

    Keep going walalheyga 💗💕🥰💯

  • @jawahirjalaqsn9584
    @jawahirjalaqsn9584 Před 2 lety +2

    Allaha idin xifdiyo wllaha nolosha kep goin brothers

  • @faarisyare7851
    @faarisyare7851 Před 2 lety +2

    Amiin hada jeclkDa biyo u ogoleen wallhi walashaey kugu darsamaa sxb jclna wax kamataqanid

  • @warsamecali7003
    @warsamecali7003 Před 2 lety +6

    The three lions 🦁🙌💙❤keep going 💪guys

  • @abdullahiiyussuf7521
    @abdullahiiyussuf7521 Před 2 lety +10

    Three lions keep going any time ,🥰🥰🥰

  • @ayanmagan5545
    @ayanmagan5545 Před 2 lety +5

    The family embayer bumbum in the house wallalaha qalbiga inta samaha jecel 🥰❤️🙈

  • @xaqiiqohadaltv
    @xaqiiqohadaltv Před 2 lety +2

    Amiin asi challenge badnaa, waan ku salaamay

  • @rugiyamacalin9664
    @rugiyamacalin9664 Před 2 lety

    Wllhi vediowgan wacan arka 4 bil kadib lkn jaagow wllhi aada u naxris badanthy suashada ugu danbeysa lagu weydiyyh waxad uga jawabtey si aqliyysan maskaxeysan cilmiyysan waxanba is dhhy hada nasibka noqon laha wey ku dhacan lahed wan ku wata pro keep up all of you🥰🥰🥰🥰🥰

  • @naimadaganofficial8540
    @naimadaganofficial8540 Před 2 lety +3

    Masha alha ilahey haa idin xafdiyo axbaabi fiilaah 😍❤👈

  • @jamiilasiad9794
    @jamiilasiad9794 Před 2 lety +5

    The best challenge
    The three loins are back I love you mi team 🥰🥰❤

  • @qanniya7744
    @qanniya7744 Před 2 lety +2

    Be continuing in the house maxa ka horeeya
    Mashallah anyway guuleysta🥰🥰🥰🥰🥰🥰❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣

  • @mohamedshire397
    @mohamedshire397 Před 2 lety +12

    Walhi jack so funny 🤣 😂 😆

  • @mahad143
    @mahad143 Před 2 lety +2

    Keep going bro masha Allah hormar wcan ku rjynaaa

  • @xamdamaxamud5751
    @xamdamaxamud5751 Před 2 lety +3

    dad aan dar alle ujeclahay ❤

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 Před 2 lety +1

    Please challenge ga no so badiya amiin

  • @nasdiidahmed610
    @nasdiidahmed610 Před 2 lety +2

    M.a wlh waa team qrx badan aadaab leh io qosal io qaraxo badan wan idn wataa keep going wll nolasha 🥰🥰🥰🥰

  • @kawtharzhuzhu4927
    @kawtharzhuzhu4927 Před 2 lety +12

    I'm happy when I see those guys 🖐❤🤣

  • @ibrahimofficial2017
    @ibrahimofficial2017 Před 2 lety +1

    *FURSAD SHAQO OO DAHABI AH :-*
    1. Ma tahay qof bilaa shaqo ah ?
    2. Ma tahay qof ku daalay sidii uu shaqo u qalanta u heli lahaa ?
    3. Ma tahay qof Meesha uu ka shaqeeya wakhti badan ka qaadato
    4. Ma doonysaa inad ka xorowdo dhibaatada ay leedahay shaqaalnimadu ?
    5. Ma doonysaa inad wakhtigaaga xor u noqatid oo xili kasta oo aad wakhti hesho aad shaqaysan karto
    Iyada oo aan cidna ku xakaminin?
    6. Ma doonysa inad noloshaada shaqsiga ah iyo ta qoskiinaba aad horumar weyn gaadhsiiso ?
    7. Ma Rabta inad kortdhisid dakhligaaga lagaceed ?
    8.ma doonaysa inay hesho laba dakhli oo kala ah lacag isbuuc kaste ah iyo lacag bilkaste ah ?
    *WAXYAALAHA AAN LAGA DOONIN SHAQADAN* :
    1. AQOON AMA SHAHAADO
    2. DAMIIN NOOC KASTE OO UU YAHAY
    3.MESHA AAD JOOGTANA KUMA XIDHNA SHAQADU
    Dhamaan su,aalaha aan kor ku so sheegay hadii aad haa kaga jawaabtay *FADLAN* nagala so xidhiidh whatsap number +252618918789 ama +252617191987

  • @nuuneycabdullahiyare5270

    Toam Qurux ku dhiigle🇦🇿🇦🇿❤️❤️

  • @diirshehassan4669
    @diirshehassan4669 Před 2 lety +1

    Welcome Back Amiin ILove You Guys Keep Going Masha Allah 💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟👑👑👑😚😚😚Beeybeey One Love Guys Masha Allah 🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @abdullahi1114
    @abdullahi1114 Před 2 lety +6

    On fire three lions 🔥💯

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan Před 2 lety

    Hero 💯👏👏💯💯👌👌👍👍 manshallaha Hero of the Men illahay ha ku xifdiyo

  • @laasbanguura589
    @laasbanguura589 Před 2 lety +3

    Masha allah tree legend💪💖💖

  • @liibanaxmed468
    @liibanaxmed468 Před 2 lety +1

    Qurux wuu iga qosliyay team kina wan idin wata

  • @Capdynerjiip
    @Capdynerjiip Před 2 lety

    Amin manta mandera kugu arkay xafiska diyarada ado borsad kaqadanaayo ado garonka kasodagay kuarkay welcome brother am happy to see u❤️

  • @user-ew7mj7nh8r
    @user-ew7mj7nh8r Před 2 lety +7

    My fafourite team ❤👀✊

  • @naciimonalka1069
    @naciimonalka1069 Před 2 lety +11

    Jeclkeyga lacala bisad Ayan ka dhigi lahay si uu rabay igu noqdo 😂😂

  • @asadmoalim1606
    @asadmoalim1606 Před 2 lety +8

    Three lions keep going pro

  • @queenzelmizh1016
    @queenzelmizh1016 Před 2 lety +3

    Jack waa qof naxariis badan lkn aniga walhi qof aan hoyaday ❤❣ahayn masiyen ee aniga cabi lahaa oo isku badbadin laha nafta lagama kaftame

  • @khadijahussein8509
    @khadijahussein8509 Před 2 lety +17

    My team aan jeclhy keep going brother's and sis...♥️❤🤍
    200k coming soon brother 🙏

  • @cusmaandheeman7589
    @cusmaandheeman7589 Před 2 lety +6

    Keep going sister 🙏✅❣️💯💪👍

  • @ikranmuhumed9239
    @ikranmuhumed9239 Před 2 lety

    Keep going qurxkudhigle Mel uujogo jecliya marish amiin Keep going

  • @Capdynerjiip
    @Capdynerjiip Před 2 lety

    Amin manta mandera kugu arkay xafiska diyarada ado garonka kasodagay welcome brother am happy to see u❤️

  • @kaadheeri33
    @kaadheeri33 Před 2 lety +8

    Keep going bro 💪

  • @abdifitaahhurdaaye3618
    @abdifitaahhurdaaye3618 Před 2 lety +5

    Three lions are back keep going legend's marish jack and amin wan idin wataa gulaysta

  • @hamdiqueen4848
    @hamdiqueen4848 Před 2 lety +1

    Amin cade not amin dhicisow abowe wan idin jeclhy adiga iyo teamkda😍😍😍❤️❤️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @haaaa437
    @haaaa437 Před 2 lety

    Amiin waa ku wataa

  • @xasancadde5581
    @xasancadde5581 Před 2 lety +6

    The three lions is back I'm very happy keep going forward 🦁🦁🦁

  • @amenboss8633
    @amenboss8633 Před 2 lety +2

    Asc wllyal adunyadu qosol un maha e mad wax khayr leh oo la idinku so xasuusto ka tagtan o akhiro io adunyo ba idin anfaca jaza'kallaH🤚

  • @fartunali8332
    @fartunali8332 Před 2 lety +1

    Wwww amin hambaliyo sxb Jakarta weyn waratah

  • @princessdream108
    @princessdream108 Před 2 lety +3

    Amiin dhicisow i'm new in your chanel pro 😊😎

  • @abdullahialinunow2268
    @abdullahialinunow2268 Před 2 lety +1

    Asc sxpky amiin wankusalamy marka hore sxpow marlawad niyohow sxpow wankutageera markasta lkn sxp qaali halmid ayan kudhihi sidakle aaad baaa uficntahy lkn sxp jeeegada cun bro oo madaxa hagaaaji sawabtoo sidan maficno waano ayey igatehe sxp qaali

  • @asadboy5075
    @asadboy5075 Před 2 lety +2

    Fast one my brother Amin jeck maria

  • @bileabdi8640
    @bileabdi8640 Před 2 lety +2

    Team an taageroo inkaasto anan members ka ku jireen
    Jiraa oo jogaa asxpta Amin marish Jack
    So baadiyaa challenge jeega can't wait next challenge i.a

  • @abdihakiinosman7250
    @abdihakiinosman7250 Před 2 lety +3

    Three lions is back💪❤💯

  • @Updikhadar
    @Updikhadar Před 2 lety +7

    Laf maleh i dhahdey hdana xaywan ma iga dhigi rpta ya fahmey su’asha shagesta waxbad fahmeysan 😂😂😂🤚🤚🤚

  • @abdulahimohamed553
    @abdulahimohamed553 Před 2 lety

    Aamiin sidaa:dadka ufiirisidaaba qosol ah waku wataa pr0 3 lions are back🥰🥰

  • @caynashe77
    @caynashe77 Před 2 lety +2

    Mmm hadaan idiin daawanin marax waaye maalinteeyda 😅😅

  • @xafsoimam3233
    @xafsoimam3233 Před 2 lety +3

    Hhhhhhhhh lacla waan iskajeclhy my team soobadiya

  • @siidcali5147
    @siidcali5147 Před 2 lety +2

    Amiin pro Qurux ku dhigle
    Prank ku samee deee midka xiga
    Prank ha noqdo plz 🙏🏻

  • @hassanhadehalane8456
    @hassanhadehalane8456 Před 2 lety +1

    Mashallah guuleysta asxaab isku xiran