TAANGI CAANAHA DHAY KU HAYNAYA - GANACSIGA CAANAHA SYSTEM-KA CAALAMKA DAAWO!

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • Ka Iibso PDF ka 👉payhip.com/b/s...
    Waxaan muuqaalkan kula wadaagayaa dadka Caanaha ka Ganacsada sida Barqo maalada, Xoolada dhaqatada, Gaadiid Caanaha qaada iyo Meherada Caanaha gada 3 Qalab u muhiim ah, System Caanaha lagu liso, Taangi Caanaha qaada oo Xaararad Kulayl iyo Qabow leh iyo Taangiha Meherada caanaha lagu iibiyo oo Tayo sare leh. Daawo Muuqaalka lana wadaag Ganacsatada Caanaha.
    Kusoo biir telegram group keena: 👉 t.me/zakariyeA...
    ► Social Media igala soco!
    📸 / zakariyecaawiye
    📖 / sakariyecaawiye
    🐦 / zakariyecaawiye
    💛 / zaki-sool
    👊 Paypal waad ku taageeri kartaa kanaalka.
    ► www.paypal.me/...

Komentáře • 91

  • @ZakariyeCaawiye
    @ZakariyeCaawiye  Před rokem +14

    Fadlan Like Saar Muuqaalka Qalabkan kasoo dalbo ( Suuqaturkiga@gmail.com )
    La wadaag dadka Caanaha ka Ganacsada!

    • @accounting188
      @accounting188 Před rokem +1

      Macalim sakariye abdulahi ali adoo raliya inoo ogow ina online ku dajino

    • @XamdiAkarim
      @XamdiAkarim Před rokem +1

      Fqþg7i8

    • @abuubakarali5480
      @abuubakarali5480 Před rokem +1

      mudane halmar maka hadli karta ama makaso diyaarin karta qalabka pivot irrigation system ka adiga oo mahadsan.

    • @abuubakarali5480
      @abuubakarali5480 Před rokem +1

      machine ka caanaha lisa lo da iyo ariga waa u isticmaali kartaa geelase waxa uu kaaga baahanyahay in aad goomaha afka ah ee hore in aad mid ka af wayn ku badasho sababta oo ah geela waa uu kanaasa wayn yahay xaga ibta ama afka hore ee caanaha kasoo baxaan mana sina size ahaan canadisa intaa ogsoonow kana taxadar xaga iibka si aysan ceeb uga imaan walaal.

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Před rokem +1

      Walal intaba kuwo si gaar gaar ah loogu talo galay ayaan haynaa badeecadahan hubintooda khabiir beeraha iyo PHD diktoore ku haysta ayaa u xilsaaran

  • @artismagraphics
    @artismagraphics Před rokem +14

    Mahadsanid Zakariyow runtii waxaad kamid tahay dadka faraha ku tiriska ah ee wax faa'ido leh bulshada lawadaaga. Dadkayagoow adinkana bal prank uun haku jirinee wax nagu soo kordhiya.😂

  • @farhanmohamed9003
    @farhanmohamed9003 Před rokem +3

    Zakariye walaal allah kaa ajar siiyo waxa tahay nin bulshada somaliyeed caqligiisa iyo cilmigiisa wax ugu taray mashruucaan waa kan ugu faaiidada badan bulshada somaliyeed waxaan ku l leeyahay guuleyso

  • @axmedfaarax766
    @axmedfaarax766 Před rokem +8

    Saaxiib waxaan kaa codsanaa inaad kasoo hadashid qamadiga beeristiisa iyo qalabka loo baahan yahay
    Maadaam uu qaali noqday dalkiina aan looga maarmin

  • @yahyehasan5132
    @yahyehasan5132 Před rokem +2

    Mahdsanid

  • @user-gh7qp7se3r
    @user-gh7qp7se3r Před 5 měsíci

    Masha alaah

  • @mohameddahir2137
    @mohameddahir2137 Před 4 měsíci

    Mashaallah Allah hakuxifdiyo

  • @kaytonEmpire
    @kaytonEmpire Před rokem +1

    Sakariyooowww alle hku karaameeyo aniga nin dhlinyroo hami gncsi oo wynbaan leeyhy incha allaaH ❤️

  • @user-jw5cg8ri2p
    @user-jw5cg8ri2p Před 5 měsíci

    Zakariye

  • @geelexaajigeele8260
    @geelexaajigeele8260 Před rokem

    Zakariye walal dalka somaliya caanaha baadiyaha sidaa loogama soo aruurin karo sababtoo ah caanaha qishbaa kujira inta badan oo biyo iyo magaad ayee kudaraan

  • @fardawsaaabdi3038
    @fardawsaaabdi3038 Před rokem +2

    Lo'da ugu tayda fiican ka soo hadal iyo meelaha laga helo

  • @osmailmohamudosoble5506
    @osmailmohamudosoble5506 Před rokem +2

    Walaal Zakariya waxaad soo raadisaa Lo' tayo leh oo Caano iyo Hiliba oo qiimo jaban.

  • @lulali8651
    @lulali8651 Před rokem

    Waa meeqa tangigaanaan caanaha ariga baan u gadanlaheeyeene, dhulkaas waqooyiga iyo mudug loo ma lehe ,turkiga caano loo,aad baad heeyeesaa.

  • @AhmedAli-qg5bi
    @AhmedAli-qg5bi Před rokem

    Qofka kali ah ee CZcamsr Somali ah ee laga faaido socota ah mahadsanid walal

  • @idilcisman9782
    @idilcisman9782 Před rokem

    SakRiyee waad mHadsan6tahay sida aad fikirka fiican ugu keento dadakaaga ajar alla ha kaa siiyo keenya siday ku imaan kartaa taanghuga

  • @Hassan-ri6pv
    @Hassan-ri6pv Před rokem

    Turkey ma laga heli karaa warshado yar yar oo caanaha sifeeya oo subaga ka saara isla markaana u diyaariya hab warshadeed fog.
    Hassan From Alberta Canada.

  • @maxamedcabdi7259
    @maxamedcabdi7259 Před rokem +1

    Wa fikrada wanagsan walal mahadsanid

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin Před rokem +1

    Mahadsanid Zakariye.

  • @dailycontent3955
    @dailycontent3955 Před rokem +2

    Masha Allah zakiriye aad umahadsanatahay wll dadaalkaga umada somaliyeed meel walba joogan wax Wayne baad uhaysaa run ahaantii liisma xaqiree aniga wax badan ka faaiday kamid tahay fikradaha kala duwan iyo ra yiga halkaa kasii wad juhdiga umada somaliyeed ubixinaysid si wax uqabsadaan una hormaraan somaliada keep going ku leeyahy waxaan kaala socda mogadisho somalia 🇸🇴

  • @sadiahussien5271
    @sadiahussien5271 Před rokem

    Maa sha Allah Tabaaraka Llaah, walle Allaha ku barakeeyo.

  • @mahamedkhaliif2479
    @mahamedkhaliif2479 Před 7 měsíci

    Wll zaki Qiimihiisa meequu ku iman karaa Somalia qiyaas ahaan

  • @khadarcazka5337
    @khadarcazka5337 Před rokem

    Thank you brother aad baad noo caawinysaa markaad muuqaladan noocana soo duubto

  • @mohamedkhadar6617
    @mohamedkhadar6617 Před rokem

    Mashllh bro ilahy haku xafido dadkaga wax bdn ayad kacawisay

  • @khalidyare3017
    @khalidyare3017 Před rokem

    MashaAllah walalo,fikrad kasta siwanagsan nogusharacda❤

  • @adanxirsi5441
    @adanxirsi5441 Před rokem

    Walaal skariyaالله يخفظك ويرعاكءحيثماكنت واكثرالله من امثالك

  • @khadargaarisa1977
    @khadargaarisa1977 Před rokem

    Masha allaah waa barnamij faaido leh

  • @hassanabdiyuusuf
    @hassanabdiyuusuf Před rokem

    Sakariye ad iyo ad ayaad umahadsantahay zhp

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před rokem

    GUULEEYSO WALAALE

  • @esara.mohamed3888
    @esara.mohamed3888 Před rokem

    Marshall alla

  • @abdimodel6539
    @abdimodel6539 Před rokem

    Zakariye bro machineka caanaha Lisa magaciis

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 Před rokem +1

    Buugii dhaqashada digaaga halkee kahelaaa zxp thanks ???????.

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Před rokem

      Walal daabacaadii labaad ayaa hada soo baxaysa InshaAllah qofka koowaad ee hela si aad u noqoto Gmail kan igala soo xidhiidh
      SuuqaTurkiga@gmail.com

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před rokem

    Good job 👍🏾

  • @saaraabdi4842
    @saaraabdi4842 Před rokem

    Mnshllh mhdsanid waxa wnaga leh aad noso faidayso

  • @ckmustafcali5576
    @ckmustafcali5576 Před rokem

    Waa ku mahadsantahay wll

  • @AH78078
    @AH78078 Před rokem

    ما شاء الله

  • @KhayaasCabdisiyaad-pw9po

    Asc sxb lambarkaaa ii aoo soe

  • @mugaar114
    @mugaar114 Před rokem

    Sidee lagu nadiifinayaa qalabkaas

  • @safiyomacey182
    @safiyomacey182 Před rokem

    Mansha Allah. Mahadsanid wllo

  • @faysalmahamed4528
    @faysalmahamed4528 Před rokem

    Mahadsanid wll
    Codkaa maanta aad u hooseeya

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 Před rokem

    Likta waa iga horeyasaa zaki

  • @ileyskaxaqa5061
    @ileyskaxaqa5061 Před rokem

    saxiib meel laga iibsado soo sheeg iyo lanbar kooda

  • @user-jw5cg8ri2p
    @user-jw5cg8ri2p Před 5 měsíci

    Asc

  • @deeqoali7949
    @deeqoali7949 Před rokem

    Thanks for sharing 👍

  • @yusufbade2353
    @yusufbade2353 Před rokem

    Asc sakariye mahaysa kiisubaga

  • @aidarousabdillahi2375
    @aidarousabdillahi2375 Před rokem +1

    Walal waxyaabaha xoolaha lasiiyo si ay caanaha u kor dhiyaan noogaso waran

  • @muxsincabdinajiib7656
    @muxsincabdinajiib7656 Před rokem +1

    Ganacsigaan bishi 10milyan oo dollar ayaa kuqaarta dagmadeyda kaliya

  • @mohamedabdihakim5106
    @mohamedabdihakim5106 Před rokem

    Qarashka ku baxayah mashruca noma adan shegineh

  • @marianbihi367
    @marianbihi367 Před rokem

    Zakariya waa ku salaamay. Kan ugu wayn ilaa kan ugu yar iyo gaariga meeqay joogaan?

  • @imthecaptainnow6446
    @imthecaptainnow6446 Před rokem

    Mashallah

  • @caydaruusjaamac9400
    @caydaruusjaamac9400 Před rokem

    Wll ganacsadayaasha yaryar ee dhaqda digaaga u soo gada beed bacrinsan oo ah digaaga dhala beed badan

  • @munoabdullahi1216
    @munoabdullahi1216 Před rokem +1

    Walaal waad mahadsan tahay barnaamijyadada aad abaan ula socdaa lkn aan kula kaftamo marka hore soo kama wanaagsanaan laheen hadii aad soo qori laheyd qiimahooda intii aad wax walbo un iib iyo PDF in lagato aad ka dhigaysid. Already CZcams ka baan meel sare ku geynay oo 👍 and subscribers 🔔 sameynay.

    • @farhiyosharif8208
      @farhiyosharif8208 Před rokem

      SAX WA IN UU BULSHADA WAX KI CELIYA SAKERIYE DAWASHADA SHACABKA AYA LACAG KA SAMAYSA EE FIKRADANA HA KA SII IBSAN

  • @dhoolbari9886
    @dhoolbari9886 Před 29 dny

    Asc mashinada FADHIGA KA DHIGA iyo Subagana ka sosra ayaga aaway

  • @hodanxasan9649
    @hodanxasan9649 Před rokem

    Sxb sakariyow mashruuca
    digaaga kasoohadal

  • @axmedcade5195
    @axmedcade5195 Před rokem +2

    horta aad baa u mahadsan thy waana kugu dhiiri galinayaa muqaalada faaidada leh ee aad nala wadaagtid markasta fikrado bdn oo aad chanelkaan kusoo bandhigtay oo waxaa jira qaar kood aan plan gareeyey ayna u badan thy inaa mardhow ku dhaqaaqi doono fulintooda
    aad baan u mahadsan thy sxb

  • @ziyadproduction1006
    @ziyadproduction1006 Před rokem

    Asc wr wb zakariye setahaye woll waxan xiseyenaya barnamijkaga inan kuso biro suqa turkey ayaan doonaya ee sideban lacagta uu bixinkara anigo somalia joogo?

  • @axmedganey6675
    @axmedganey6675 Před rokem

    Sxp qiimaha ma sheegin wayo in lagu talagalo ayaa wanagsaney oo qiimaha soo sheegtid shey kasto waxa uu jogo qofka asigoo og sow kula soo xiriiro

  • @thelionking6550
    @thelionking6550 Před rokem

    Wll Zaki wlhi dalkaan waxbadan Ayaad kuso kordhisay lkn away mafia ayaa madax ino ah dhalinta somalia Mar walbo qalbiga Kala jiraan 🥰🥰🫂💪

  • @ckaaficr7356
    @ckaaficr7356 Před rokem

    Macalinow containerka fridge malayga waa meeqo inoo faaideey zxp

  • @awad559
    @awad559 Před rokem

    Sxb zakariya caano la kariyey kaa dhinta reer magaal mooyee reer tuulo ama reer baadiye cabimaayaan

  • @mohaadm
    @mohaadm Před rokem

    Aad bad u mahadsan tahy wll lkn canaha loda ayaa logu talagalay sidan filayo cana gela Iyo ariga kuma wacna kululayn

  • @maandeeqcadeey2047
    @maandeeqcadeey2047 Před rokem

    Wll waxan donayaa Dubai in aan wax ka ibsado anigo muqdisho joogo sidee iigu suurto galeysaa isoo jawaab wll🙏🏻

  • @mohaxarbi2020
    @mohaxarbi2020 Před rokem

    Asc wll gmali wuu ii sogali la ayahy wan kuu bahanhy fadlan

  • @rashiid187
    @rashiid187 Před rokem

    Fadlan system.lagu bari karo suda cheesecake loo sameeyo soo ban dhig dadkeena

  • @zaki799
    @zaki799 Před rokem

    Sxb dadka Uma soo jawaabtaan Sakariye?

  • @takar1095
    @takar1095 Před rokem

    Haanta caanaha anigaa ku haya magaalada Erzurum

  • @KhayaasCabdisiyaad-pw9po

    Lambakee

  • @sahrahashi6186
    @sahrahashi6186 Před rokem

    Walaal aad baan ugu baahanahay qalabkan caanaha xageen kaala soo xiriiraa??

    • @ZakariyeCaawiye
      @ZakariyeCaawiye  Před rokem

      Wakiilka Iibka lasoo xidhiidh walal
      +90 (534) 295 53 30

  • @fay5183
    @fay5183 Před rokem

    Alabta berbera mala gaynayaa hadii aan dalbado.

  • @salmacadey7548
    @salmacadey7548 Před 8 měsíci

    Mashiinka see lo nadiifin hadhow caanaha markay ka dhamadaan bal naga jaahil bixi

  • @Zakiict
    @Zakiict Před rokem

    zakariye ka soo hadal ganacsiga gym ka

  • @shariifyusuf399
    @shariifyusuf399 Před rokem

    Asc sxb mahad sanid

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Před rokem

    Keep going my friend ruqiyo Office subskreb ruqiyo Office subskreb 👈🙏🙏🇸🇴🇸🇴👈🇸🇴

  • @shaficihassan7558
    @shaficihassan7558 Před rokem

    Masha Allah

  • @KhayaasCabdisiyaad-pw9po

    Asc sxb lambarkaaa ii aoo soe

  • @wholesale18
    @wholesale18 Před rokem

    ManshaAllah