Become the best of yourself Master your mind & Your Life | Ust Mubarak Hadi
Vložit
- čas přidán 8. 09. 2024
- Xilqadii u horaysay ee Shaxda Guusha Podcast.
Maxaa kaa hortaagan in aad guulaysato, sideese ku guulaysan kartaa.waxa hubaal ah inaad waxbadan ka faaiidi doontan Usdaad Mubarak Hadi
#somalipodcast
#waraysi #guul #shaxdaguusha #ganacsi
Waxyabaha aynu ubahan nahay ayay kamid tahay podcast somali ah inaynu aragno keep going guys
Riyada ii muuqata maalintan gaaro ilaahey kasakow mubarak haddi ayaan uga mahad celin doona allahuma barik ilaahey cilmiga iyo caqliga haku barakeeyo ustaad mubarak amar adna sido kalle❤❤
Wllo kuso casuum Malin kaygiiih ibaray nolasha iyo wax,waloo ka hor imaada sida loo wajaho Ayuub Ahmed ❤️ ilahay hanugu kulmiyo jamafu fardasal calaa aniga iyo inta isaga jecel intuu isgu jeecelyay bah 🙏🫀
Ustaad Mubaarak is a national treasure.Thank you so much!
mnsha allh god bless you both anagana Alle hanaga dhigo kuwii weleeya
masha alah
Mnsha allah teachers alllah idin barakeeyo role models
Masha Allah wll amar mahadsanid marka aan ku bartay hab fikirkeyga baaa wax iska badalay❤️❤️
Mahdsanid ustaad amar Mohamed keep going
M.a legends
Mahadsanid wll and thanks mubaarak
Masha Allah
Allaha inabarakeeyo ustaad amaar iyo Mubarak
M.a rag waxtar ah alle ha idin barkeeyo
Mashaallah allaha kubarakeeyo mubaarak dhalinyadana waxaan illaahay ugu baryayaa in uu towfiiqda waafajiyo
"War la helaaba tala la helaa"
MashaAllah your doing a good job halkee ka wad hormar wacan ❤
Good
Masha allah best motivation thns wlllo
❤❤❤