CHALLENGE ADAG U SHEEG WAXA AAD ARAGTO ZXPKAA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • Can’t wait 400k 😇
    Special thanks
    Adam on the beat
    ...
    Location 🍱
    ...
    Muniir obsiye
    ...

Komentáře • 532

  • @sulthanmalik9182
    @sulthanmalik9182 Před rokem +224

    Abdikarim ali shah inta marka aragtay soo carartay like 😂

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 Před rokem +156

    Hadaad U Jeedo Magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    Like Saara💜🤲💜🧡

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +126

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) 🥺❤🤲🕋

    • @amalafnaan3928
      @amalafnaan3928 Před rokem +2

      Salalaahu caleyhi wasalam

    • @ashaadan809
      @ashaadan809 Před rokem +1

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 Před rokem +1

      عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤❤❤❤❤

    • @ruunishbeauty3220
      @ruunishbeauty3220 Před rokem

      @@edilupdy6438 walal subscribe isaar

    • @onkodgdchannel7492
      @onkodgdchannel7492 Před rokem

      Salalahu calayhi wasalam salalhu calayhi wasalam calayhi salatu wasalam calayhi salatu wasalam

  • @shakta869
    @shakta869 Před rokem +24

    ABDI Kareem Ali ShaaH shaQadiisi Wuu garan laa Yahay Balse waa Inuu Boski sooran noo Buuxisa 😅

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Před rokem +25

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad 😍😍❤❤صلي الله عليه وسلم

  • @azumaabdi1626
    @azumaabdi1626 Před rokem +33

    Ma nooli 😁😁😁😁
    Best challenge make part2 😁😁😁😁
    Keep going legend abdale

  • @Faarizi_channels
    @Faarizi_channels Před rokem +22

    Wa Jimce nabiga ku salli scw scw ❤

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Před rokem +68

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️ ﷺ 🤍```📿🕋✨

  • @onefootball891
    @onefootball891 Před rokem +35

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all greated prophet Mohammed صل الله عليه وسلم

  • @jokar1m
    @jokar1m Před rokem +57

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh
    subscriber isoo dheh RESPECT🔥...

  • @Iamkainan
    @Iamkainan Před rokem +8

    ﴿إنَّ اللهَ وملائكتَه يصلُّون على النبي يا أيها الذين امنوا صلُّوا عليه وسلِّموا تسليماً}
    "اللهم صل على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين"ﷺ

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 Před rokem +15

    Raggeedii ,Duriyadiii🥰👑❤

  • @ilwadmahamoud8709
    @ilwadmahamoud8709 Před rokem +21

    Walahi aad ayaad ika qosliseen istaqfurulah 🤣 keep going abdallah jamal and yor teams 👏💯🤣

  • @usaameabdirahmaan8135
    @usaameabdirahmaan8135 Před rokem +16

    Ilahow ramadaanta nagaadhsi🤲

  • @djweerofficial
    @djweerofficial Před rokem +26

    THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD ❤❤❤♠♠

  • @AbdinourMahamoud
    @AbdinourMahamoud Před rokem +19

    "Maxaad isla qad qaaadaysaa"🤣🤣🤣🤣🤣

  • @jablibaax
    @jablibaax Před rokem +4

    Comments ka wxd ku arkaysa dad ilbaxnimo modaya af ingiriisiga 😆 wxy iska ka odhanyn "the best person ever the knowledgeable the shine All created prophet mohamed " adhi bilaa dhogorad tihine afkiina mxa idiin diiday inaad ku amaantan nabiga scw e ,awalba ileen kheyr ugamydan jeedine like doon ba ahaydene 🤷🏿‍♂️

    • @iki2743
      @iki2743 Před rokem +1

      😂😂😂😂😂😭manooli. sax wye waa arke dhawr mar

    • @preciousheart4237
      @preciousheart4237 Před rokem

      😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ugbaadessa1712
    @ugbaadessa1712 Před rokem +22

    😂😂😂😂😂 OMG! Can't stop laughing wlhi Abdikarin iyo madarbaa ugu xaraabysan meshaba soo badi wll pls Abdallaw

  • @yacquub_mohamed
    @yacquub_mohamed Před rokem +11

    Walal albab kasta oo ka xiran allah ha ku furo murugadan farxad ha kuku badalo culeys kasto idiin heysto allah idinka dulqaado 100 subscribe iisara xabibiyaal 🥰🥰

  • @shaakirkhader1282
    @shaakirkhader1282 Před rokem +13

    Apdikarin video uu ku jiro qosol lagama wayo Ana madhaafo😂😂😂

  • @hiboibraahim5361
    @hiboibraahim5361 Před rokem +9

    Ala wlhi wn daacad qosly mxd Isla qaad qaadi abdikrim Cali shaah legend soo badiya video oo
    Kle 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @lilzack2594
    @lilzack2594 Před rokem +15

    Wlhi qosolka iga dhamady 😂😂😂😭😭
    Nooso padi legend abdalle pls pls 😂😂😂

  • @caytosolution
    @caytosolution Před rokem +11

    Part 2 ....
    A.ali shah Funny waye😂😂😂

  • @xamsexassan35
    @xamsexassan35 Před rokem +9

    Nibiga hallagu salliyo waaa maalin jimcaah

  • @surimohammad9185
    @surimohammad9185 Před rokem +13

    Madar iyo abdikarim calishah baa siwacan codadaka xawaanada u yaqaana wlhi😂

  • @nasiiixacabdi1772
    @nasiiixacabdi1772 Před rokem +9

    Aada u jeclestay challenge gaan war ma adigaa kulaha😀😄😁
    Plz part2222222

  • @xamthaayanithaomer8660
    @xamthaayanithaomer8660 Před rokem +17

    Wllhi waa funny dadkani🥰😊😂

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed Před rokem +2

    *illahy baan idinku daarshe sac ma wax la garan waaya, abtigay sabab aliyaaliyo sabab uu u garan waayo sac garan maayo anigu-*

  • @muwahipbintumuktar5194
    @muwahipbintumuktar5194 Před rokem +4

    Cabdala jamaal abadalaa wllkya the one and only CZcamsr ♥️ ❤️ ✨️ 💖 sharf korkaaga ha ahaato

  • @hibakmustafe9743
    @hibakmustafe9743 Před rokem +6

    Apdallow chanelka markaste ku casuum ina ali shaah wuu ku kala kacayaye😂

  • @hindaabdirisaq2010
    @hindaabdirisaq2010 Před rokem +7

    wllhy way iga qosliyaan teamkan hore usocda👍💕

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Před rokem +14

    Legendary always legendary keeps goings jamal abdale go forwards another's levels best challenges 💯💪⚽️💔

  • @Hanadhaaji6
    @Hanadhaaji6 Před rokem +7

    400K Coming soon wll 🐐♥️💉

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki Před rokem +4

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan ilaahay qabrigeenna beer beeraha jannadda kamid ah ha nooga dhigo, Aamiin dheh.🤲🥱😭
    #subscribe isoo dheh wll.

  • @nasiya6732
    @nasiya6732 Před rokem +8

    Keep going bro 🙌🏿 you deserve one million subscribers ❤️

  • @Osmanturki684
    @Osmanturki684 Před rokem +14

    legend ninka kaliya ee aan social media ka daawado nio arin ayaan kaadoonayaa wllo qofkastoo qoralkayga akhriyay hala gaadhsiiyo abdal Jamaal waa codsi 🙏🙏🙏🙏

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Před rokem +2

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 12k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏

  • @pharhanmedia
    @pharhanmedia Před rokem +9

    Another level 💯

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 Před rokem +3

    6:31 sawirka ìnta isha lagu dhuftay aya laysla leyey may socota bal ku celi Goriile xata danyeer ma odhan ilen wu arkee😂 ina cali shaah ciyaalki hore😂😂😂🖐🖐🖐

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Před rokem +1

    Kusaliya xabiibkeena muxamed scw

  • @rajareal605
    @rajareal605 Před rokem +2

    Abdalow Af ka malaga sheegi karo lkn Gacmaha halaga tilmaamo pis tilmaamta ha bixiyo asigane sxbkisa ha sheego markas

  • @mssqosol
    @mssqosol Před rokem +2

    Cabdikariim waa xaraabo videogan dartiis ayaan u daawaday inuu wada qosol yahay waan ogaa😅🤣🤣

  • @Edebsan444
    @Edebsan444 Před rokem +1

    Please part 2 waliba Isla kuwan macnaha raggan kusoo sameee wlhi waa qosol

  • @_________top
    @_________top Před rokem +2

    Waa jimce saliga nabiga hala badiyo scw

  • @NastexoFaarax
    @NastexoFaarax Před 3 měsíci +1

    😂😂😂😂 ala beeerka wllo yaal wlhi daacad baan uqosly macaaac kulahaaa😂😂😂😊

  • @zuhaipxalane9783
    @zuhaipxalane9783 Před rokem

    Abdalloow zxp Dayax uu hadlay oo maroodi ayuuu dhahay ee dib u fiiri stepka 2 aad

  • @mumtaazbshir1433
    @mumtaazbshir1433 Před rokem +1

    Cabdalo sxp ciyarahan oo kale nosobadi wllhi wan fuuray

  • @paastoofficial2368
    @paastoofficial2368 Před rokem +1

    Abdi kariin Ali shaah waa Fananka ugu shactira badan Fananiinta

  • @inantaSomalilandkufanta7766

    inamadeydi aya is heley abdalow no so badi❤

  • @mohmedhassanc5895
    @mohmedhassanc5895 Před rokem +1

    صل الله عليه وسلم ياحبيبي يارسول الله❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedcqaadir870
    @maxamedcqaadir870 Před rokem

    Mnsha Allah Cabdikariim cali shaah legen iyo inadeerky Khalid ck waa labada nin een ugu jecelahy marky hadlayaan ama wax matalayaan mar waliba sidaa noga qosliya hno wlhi sida oqoslayay saladii makhrib ba idhaafty ❤🤲 Alle hana gadhsiyo 1million kana insha Allah 🤲🤴🥳

  • @modernxaliimo4731
    @modernxaliimo4731 Před rokem +3

    Abdalla Jamal Waan arki jiray lkn wali ma daawan balse MASHAALLAH very nice, humble guy! horay u soco wll
    I am a new fan!

  • @Ibraahin21
    @Ibraahin21 Před rokem +3

    Qaar ayaaney cidooda garanayn oo ay iska qiyaasayaan! 😅😅😅

  • @kaltumismail8296
    @kaltumismail8296 Před rokem +3

    Keep going Hno Abdala jamaal ❤waxan wata c/kariin io khaliid 🥰

  • @ayansaidmiganeh9407
    @ayansaidmiganeh9407 Před rokem +1

    Legend mashallah tu es unique walahi jamais un youtubeur peut s mesurer a toi horee uu soco wllo sharaf

  • @munasulieman5336
    @munasulieman5336 Před rokem +1

    Challengejiga dhalin yarada waan jeclahy wlhi soo badi wll❤❤😂😂😂

  • @Samimusic.1
    @Samimusic.1 Před rokem +2

    Abdikariim wa funny wllhie 🤣

  • @bunniyusuf6836
    @bunniyusuf6836 Před rokem

    Abdi kaream Ali shaah waa qoslakii Oo qof ah maxad isla qaad qaadi kulahaa

  • @WaayoWaran
    @WaayoWaran Před rokem

    Run ahaanti waa jalanji qosol bdn
    Inaa soo badisaanna waa jeclaanlahaa

  • @TAPshaneTAP
    @TAPshaneTAP Před rokem

    Cabdikariin cali shah nio ninka khaalidba ladagay wuxu shegayo iyo xawayanku ismale nio khalid badala fananku wa wada fahan 👌🏽

  • @hothozuzu1405
    @hothozuzu1405 Před rokem +1

    abdikariim and khalid teemkiisa ismuujiya

  • @kaahiye2125
    @kaahiye2125 Před rokem +4

    Alla garacsana ina ali shaah maad ciise muuse tiraahdid kulaha 😂😂😂😂😂

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 Před rokem

    Part two uso samee wallahi naqaskaa i wabtay sidaan u qoslayeee

  • @ramadaanabdullah8760
    @ramadaanabdullah8760 Před rokem +1

    Abdikariim bro haka so tagin ninkaan waa talent 😅😅

  • @Genelia_
    @Genelia_ Před rokem +3

    Legendow party two soo sameee 😂😂😂

  • @mictaasmarwo2637
    @mictaasmarwo2637 Před rokem +1

    Intaad qoslaysay buu fiiriya

  • @nia8672
    @nia8672 Před rokem

    Ciyarahaan sobadi PLEASE waliba haku jiiro Abdikarin Shah 👍👏

  • @xaawa1034
    @xaawa1034 Před rokem +20

    Dayax and maxamed’s team cheated markay maroodiga marayeen
    2- abdikariim’s team cheated markay gorilla marayeen……
    We as the fans demand a rematch😂😂😂😂😂😂

  • @MideeyE19
    @MideeyE19 Před rokem +1

    Allow.wiilasheena noo daaaa 🥰🥰🥰😭

  • @nafaxaadaxmed1084
    @nafaxaadaxmed1084 Před rokem

    Plz make part2

  • @cabdishakurxuseenmoh
    @cabdishakurxuseenmoh Před rokem

    teamka nasibka ck iyo abdikarin keep going 😂🥰🙌

  • @ifraaxnuufaarxa
    @ifraaxnuufaarxa Před rokem +1

    Maash allah wllo hore usocda

  • @hamdaargsan9078
    @hamdaargsan9078 Před rokem +1

    Abdle jamaal iyo teamkaga wlhi waa qosol

  • @wardamohamed
    @wardamohamed Před rokem

    Qosolkiibaa iga dhamaadee ma duur joog baad ahaan jirteen

  • @najmadhameyz1021
    @najmadhameyz1021 Před rokem +1

    Soo badiya abdalle Waaw Waaw 😂😂❤️❤️❤️

  • @Maxamed-do4ue
    @Maxamed-do4ue Před 15 dny

    Kulaha waxni xaway jirka ina Ali shaah waa qosalki oo qofa walhi

  • @sacdiyocumarcumar7522

    abdikani ali shaah waba kuhystaa anigu wllo part two iyo teamka shaah iyo team cusub

  • @capdiqani1466
    @capdiqani1466 Před rokem +2

    Keep going zxp cabdikariin waa fani😂😂😂😂

  • @maxamedjaamac226
    @maxamedjaamac226 Před rokem

    Waxaan ku yidhi cabadale jamaal caydaruus azonto meets dee lhp would ha hey uu yeedh dee lhp waan ku salaamay

  • @mohameddiiriyemohamedahmed5788

    Part 2 wll jamal

  • @somaliwaahal5157
    @somaliwaahal5157 Před rokem

    Waar ma guurzatay horta waa niga TikTok ga uun kugu arko ado kolba mid un lagu gu daro😅😅😅😅👋

  • @user-qq1tk6ut9j
    @user-qq1tk6ut9j Před 10 měsíci

    Saad nooga farxisaan ale ha idinka farxiyo wlhi anaa murugsan daa wadey hadana qosalkeyga waa la amusiinkariwaayey😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @xamdahaldhaa
    @xamdahaldhaa Před rokem

    Teeda kle siday ugu dhawaaqayan iyo sida ay isufahmayan isma laha wlhy 🤣
    Markuu tilmaamayo saca muu xuboo yidhaahdo

  • @dajiyeaxmad8684
    @dajiyeaxmad8684 Před rokem +8

    Keep going to 1 million legend👑🥰

  • @najmanalka8284
    @najmanalka8284 Před rokem

    Abdikariin noogu soo celi waa qosol cadiya ninkaasiye

  • @xayaath
    @xayaath Před rokem +1

    Indeernimo ilma sheekh isaaaq

  • @mumtazdhakhane8548
    @mumtazdhakhane8548 Před rokem +1

    Cabdikariin barnaamijya badan halagasoo sameeyo 😂😂😂

  • @soomaalonline
    @soomaalonline Před rokem

    Allah manooli abdikariin cali shaax wlhi qosolka iga dhameyeen🤣😂😂

  • @fadxiyaodeytrue9601
    @fadxiyaodeytrue9601 Před rokem

    Meel ck iyo c kareem cali shaah isku heleen beer casaad weeyi wlhi inader soo badiya team la loodin wayey

  • @boushraboushra9695
    @boushraboushra9695 Před rokem

    Awey saaxiibkagii ayayoo la odhan jirey

  • @nasrashacayb5517
    @nasrashacayb5517 Před rokem

    Abdikariin Ali shah the legend

  • @nesara4047
    @nesara4047 Před rokem +1

    Very handsome men MashAllah very good looking people ❤ happy 😃 friends 🎉

  • @manal8149
    @manal8149 Před rokem

    Abdi karin Ali shaah & khalid ck markan isku arkay ban so cararay allh ha idin xifdiyo bowayal🥰🥰

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi Před rokem +3

    Ina bahalkii 10:38 kulahaa mad Ciise muse tidhaahdid 😭😂😂😂

  • @fadxamalabo9590
    @fadxamalabo9590 Před rokem

    Apdale jamaal apdale wankutageerah Wall keep goin lkn midbaan kacodzanaya asxaabtada kudawanayzanah inaad kuzoo cazuùmto chalenjigaaz okale kepgoin prother🌎

  • @xanaanahmed3206
    @xanaanahmed3206 Před rokem +1

    Kkkk Cabdloow way is Yeel yeelyne anka Noo Balmi😂🤣🤣

  • @mufagetabri3806
    @mufagetabri3806 Před rokem

    Anigu mxmd iyo dyx u jiray lkn mrka danbe guulaysta

  • @fadumocisman3081
    @fadumocisman3081 Před rokem

    C/Karin mid an wax ba matali karin ba laraaciyey oo wada hal cod samynaya ,madarna mid aan waxba fahmyn oon codka kalasaryn prt2 ga madar iyo c/Karin ali shaah is raaci 😁dayax iyo mo somali another level by ahayen

  • @dheereye4040
    @dheereye4040 Před rokem +1

    Hard CHALLENGE

  • @koosibrahim9851
    @koosibrahim9851 Před rokem

    Salalahu calahaya wa salama