XOG KU SAABSAN CEELASHII SHIDAALKA EE SOOMAALIYA LAGA QODAY 1970-1991

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 09. 2024

Komentáře • 539

  • @qaaligabargedo9510
    @qaaligabargedo9510 Před 6 lety +98

    Baardheere magaaladaan ku dhashay kuleylkeeda waaan huba inuu shidaalka buxo 💖 soomalia waahodon allow dalkeena barwaaqada ku jirto natus oookuwo calfado nagadhig😭

  • @qurbacmo2514
    @qurbacmo2514 Před 4 lety +8

    Masha Allah I'm from bardaare Gedo Somalia oil 2027 insha Allah 💙🕋 💪💪💪☝☝☝

  • @blacksugar5743
    @blacksugar5743 Před 6 lety +11

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    تحية طيبة
    أنا شاب صومالي الجنسية أعيش في المملكة العربية السعودية صومالي وأفتخر إن شاء الله راح نعود بإذن الله تعالى نلتقي في أرض الوطن إن شاء الله على خير أنا دائما أتمنى من الله أن أخدم أهلي وناسي وبلادي إن شاء الله الوعد الصومال هيا بنا وبسم الله توكلنا على الله ... لسان حالي يعجز عن التعبير.
    تحياتي وشكر

  • @rawdarawda5678
    @rawdarawda5678 Před 6 lety +26

    Insha Allah aniga soo saarya habeen iyo malin waxan Ku fakaryaa inaan noqod madax weyn qaran oo hub iyo shid soo Saar. Nurkyeer power ii soo duceyaa

  • @mohamedibrahim7080
    @mohamedibrahim7080 Před 6 lety +22

    Shidaalka ugu badan uguna qaalisan Somalia wuxuu kujiraa Nugaal Valley.

    • @hasan-tx8cl
      @hasan-tx8cl Před rokem

      Ya yiri ma oil 🛢 ba ku jira mise gas ⛽️

  • @abuuridwaan8016
    @abuuridwaan8016 Před 6 lety +111

    in sha allh waxaan noqon doona siada qatar in sha allh aniga waxaa ii shaqeyn doontaa 10 itoopian

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 Před 6 lety +5

      abuu ridwaan eeddo miyaanay 5 shaqaale enough kugu ahayn iinsha allaah kkkk

    • @abuuridwaan8016
      @abuuridwaan8016 Před 6 lety

      kkkkkk waaruntaa meegaa kadhignaa ileyn alhamdulihaa itaas xadey leyslaqodo koley baxsha waasoo harnee

    • @ummuisra6721
      @ummuisra6721 Před 6 lety

      abuu ridwaan Maasha ilaahay rajadaada run Ha inooga dhigo alxamdulilaah intaad doonto ayaad shaqaalaysiin

    • @abuuridwaan8016
      @abuuridwaan8016 Před 6 lety

      in sha allh wll amiin

    • @umuyaasir6768
      @umuyaasir6768 Před 6 lety

      abuu ridwaan in shaaaa alaahi aqiii

  • @abdullahnoor6526
    @abdullahnoor6526 Před 6 lety +21

    ي شعبنا العزيز ارجوكم اتركو الخلافات القبليه والخلافات السياسيه نريد بناء وطن قوي نستخرج الخيرات من باطن الارض عندنا نفط كثير وغاز طبيعي نريد دوله قويه تحافظ مصالح الوطن والشعب ومقتدراته

    • @wallilioos.9929
      @wallilioos.9929 Před 6 lety

      Abdullah Noor بإذن الله حيتحقق حلمنا

    • @abdAlmajedSaleh
      @abdAlmajedSaleh Před 6 lety

      ازرع اول

    • @hawafarah8397
      @hawafarah8397 Před 6 lety

      Abdullah Noor TV t

    • @Bskvka
      @Bskvka Před 5 lety

      اي وطن كل واحد عايز وطن لوجده لذا انت ابني وطنك مع قبيلتك وخلي البقية يبنوا وطنهم مفهوم؟

    • @redonemoha5178
      @redonemoha5178 Před 5 lety

      باذن الله .waan qabiil wuu dhamaan

  • @khaoshanosman1309
    @khaoshanosman1309 Před 6 lety +2

    War Soomaaliyeey Dulkeena Waa Hodan ee Sabra ee joojiya khabyaalada oo Hanaloo soo shaqatago anaga aduunka oo idil ayaa noo shaqeeneeyso muwadinkasta oo Soomaali ah maba shaqeensoono isha allah Amiin Amiin 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️✌️✌️✌️✌️✌️✌️🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🙋🏽‍♀️🙋🏽‍♀️🙋🏽‍♀️

  • @ifrahahmes3695
    @ifrahahmes3695 Před 6 lety +99

    Soomaali waligood horomarimaayaan intay isxasdaayaan oo qabyaalada isku dagaalayaan

    • @user-nk3uk2jv9j
      @user-nk3uk2jv9j Před 6 lety

      😢😢

    • @omar-farouqabu-muctasim7865
      @omar-farouqabu-muctasim7865 Před 6 lety +1

      ام فهيم waa runta wallah walaal sharafey

    • @Ak-ur2pz
      @Ak-ur2pz Před 6 lety +2

      የሶማሌ ንጉስ who writes this Rat 🐀 language let alone understand... we are Somali superior to a raw meat eater hyena Habesh

    • @ayaanayaan4196
      @ayaanayaan4196 Před 6 lety

      waa run inta Somalia ay xasidsyso j.huriyada Somaliland weligood nabad helimayso

    • @ayaanayaan4196
      @ayaanayaan4196 Před 6 lety

      waa run inta Somalia ay xasidsyso j.huriyada Somaliland weligood nabad helimayso

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 Před 6 lety +12

    Somali ma heshiin kartaa ? Aniga waxaan ku nolahay Switzerland waxaan shaqeeyaa 100% percent sanadi waxaa isoo gala 50.000$ Ama konton kun dolar waxaan ka sii jeclay anigoo .30.000 ku hela Somalia sanadkii

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Před 6 lety +52

    maxaan shiidaal laso baaxna daad farqaaha isku dhagan ayan naheey

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 6 lety +20

    Somaaliyeey hadal yar, howlbadan, Midnimo iyo Hanuunsanaan ayaa heer lagu gaari karaa..

  • @user-wk5bu8qv7n
    @user-wk5bu8qv7n Před 5 lety +5

    أنا الصومال وأفتخر والله

  • @dalmarsheikhabdikarim8547

    Shidaalkii ugu horeeyey waxaa la qoday 1956 30/ Octobar
    Waxaana laga qoday Gobalka Mudug Degmada Wisil iyo Degmada Hobyo
    Ceelashaas mid ka mid ah anaa arkay 40 mitir oo isku weer ah ayaa shamiitaysan

  • @abdisamadhassan2011
    @abdisamadhassan2011 Před 6 lety +5

    Masha Allaaaah
    Allaha noookaso wax waliba waaa Qoraaalka Alle.
    Qofkasta oo somali ah waxuu helilahaaa ayaa layiri $100000. Waaaa wax kaweyn maskaxda dakeeena masaakinta ah ee gaaajada leysay kuwana badaha kudhamaaday kuwakalana xabsiyada aduuunka ugujira si sharcidara ah.
    Rabbiyow nabad baaadi

  • @somalibrightsidesomalibrig4731

    Dhalinta somaliyaad mustaqbalkoda lgu dhelay madaxda dalka ayaana usabab eh xaqa allah tuso anagana aynu waxbarano dadaalno si jiilka naga danbeyaan ugu faideeno SOMAAlia HANOLAATO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fankajuungal864
    @fankajuungal864 Před 6 lety +7

    Wankufarxilahaa hadii lasoosarilaha shidaalka bardheere lkn insha allaah walasosaraa soomaliya
    Guuleysta oo halfarnoqda oo iskutiirsanada cadawgaga maha walaalka ee waa kan horumarka kudiidan wanka guleysanaa aniga iyo dadkeyga soomaliyeed dhamaan

  • @said-dd1wb
    @said-dd1wb Před 3 lety +1

    Ceelka hol hol waa kan ugu wayn waan aga sool alx ilaahay baa iga beeray dhulbahante💪💪💪💪

    • @hasan-tx8cl
      @hasan-tx8cl Před rokem

      Qabyalad yy ku qaadin hal ceel ba somali oodhan deeqa wll ilhow nagu sim dawlad wanaagsan o Somalia oodhan garta

  • @user-nk3uk2jv9j
    @user-nk3uk2jv9j Před 6 lety +31

    Aniga wxaa ahay abgaal ismaan , soomalida waa jeclahay wxaa aa minsanahay inaa wlal ahnay , soomaliyo wiligiina nolada ee wnaag kujoga 🙏

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq Před 6 lety

      የሶማሌ ንጉስ walaal halkaas kawad wanagaada. Kan dadka kuu xigana kadhaadhici wanaaga iyo Walaalnimada Somaaliyeed insha'Allah Guul walal

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 Před 6 lety

      የሶማሌ ንጉስ hadaad abgaal cismaantahay maxaa magacaagu u yahay amxaari? Magacii soomaali lagu yaqiinay la kaalay.

    • @user-nk3uk2jv9j
      @user-nk3uk2jv9j Před 6 lety

      F Ji
      Af amxaari iigadho af latini ama carabi muga ee soomali laimaado xaraf qaas u ah wakudhiga magacey .

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 Před 6 lety +1

      የሶማሌ ንጉስ warye kuma aanan fahmin afkii soomaaliga magacyada lagu yaqiinay la kaalay ileen abgaal cismaan waa soomaaliye. Hayaay waxay qofkani mise waxaad tahay berigii colaadaha amxaartii uu cabdilaahi yuusuf dalka keenay.

    • @BUUHOODLE
      @BUUHOODLE Před 6 lety +1

      የሶማሌ ንጉስ lol hadaad abgaal tahay maad sheegi lahayne waxaad tahay deriska Somalia oo afkeena bartay kkkk

  • @user-hr4tx1zj2o
    @user-hr4tx1zj2o Před 5 lety +1

    110kun doolar sanadkii wlhi waxaa noqon lehen dalka iyo dadka dunida ugu qanisan maantana wakaas keena ugu roon ayaa maalintii kunol waxkayar haldoolar dadka qaarna gaaja ayey ladhimaneynaa oo mahelaan wexey cunaan eebow caqli nasii aan kheyraadkaas uga faideysano

  • @dahabizizy
    @dahabizizy Před 6 lety +6

    Maxamd ziaad barre😍😍😍😍😋

  • @sagaleymohamed2703
    @sagaleymohamed2703 Před 4 lety +1

    Goor mee lasoo baxeynaa shidaalkas 😢😢😢😢😢😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍❤allow cafimad iyo cimri dher iyo cibado suban iyo nabad gelyo nasiii 😢😢

  • @qisaasknolasha7798
    @qisaasknolasha7798 Před 6 lety +7

    I study petroleum. one day will production inshallh

  • @XsanCali-yx8fm
    @XsanCali-yx8fm Před rokem +1

    2027 inshaalah ❤wabixineeynaa

  • @siyaaaahmed5024
    @siyaaaahmed5024 Před 4 lety +2

    Allow Somalia ay is jeclaato hadaan awood lahaan lahaa mor horaa isjeclay siiin lahaa maxaa sameeya hee 😭😭😭😭😭🇸🇴🙏

  • @suleman6303
    @suleman6303 Před 6 lety +22

    somalia aynu dhisano waxna aynu kasoo saarano ..
    thanks abdirisaaq gumaysi diid sida aad muqalada wacan dhalinyarada somaliyed ugu soo gudbiso

    • @waxanahaypuntlanderdhigamj3769
      @waxanahaypuntlanderdhigamj3769 Před 6 lety

      war dabcasaroow somaliya maxa kudaba dhigay ader somali kala tagtee yad racin mise 5 somali bad kudhegan tahy waxba dhalinyaro somliyed waidka dhamatay hawlahadi aduunkii darod iyo hawiye ayaa lokala baxay marka darood na dowlad buuu itagan yahy muqdishana mamul gobaled hawiye hanoqoto kada dhalinyarada niyada bentta somli kala tagteee halkalana wan shegin hawiye calan harad sado kan kan mj baalehe darod buuna racayaa

    • @somalilanddefendermuwaadin140
      @somalilanddefendermuwaadin140 Před 6 lety

      waar faqash yaa laa shaqayn kara waa wada munaafiqin

    • @faisalkisma1792
      @faisalkisma1792 Před 6 lety +1

      Salaan sare dabacasar hadu ilahey ku'idmayo.

    • @archaeologicalscientist8683
      @archaeologicalscientist8683 Před 6 lety

      somaliland defender muwaadin faqashtu ma urur baa mise qabiil

    • @somalilanddefendermuwaadin140
      @somalilanddefendermuwaadin140 Před 6 lety

      +Amir Omar waad iska garanisa waxay tahay waa qof kaste kaa soo horjeeda somaliland amba haa uu dhaso amba yaan uu dhalaan marka faqashay jawaab kugu filan miyaan kuu siyeey

  • @hollactv4267
    @hollactv4267 Před 6 lety +80

    Somalia intay is haysato waxba lama soo saari karo intay qbiil qabiil isku haysato midnimo lama helayo
    Anigu qabiilka isaaqbaan ahay hadana ku nool muqdisho
    Hanolato somalia

    • @somalilanddefendermuwaadin140
      @somalilanddefendermuwaadin140 Před 6 lety +11

      waar isaaq maa tihiid ina gumeed yahow hana sheegab anaga faqash noo maa taliso madaxweynaha waa muse bixii

    • @user-nk3uk2jv9j
      @user-nk3uk2jv9j Před 6 lety +3

      somaliland defender muwaadin
      Ilaahey kabaq 😔

    • @somalilanddefendermuwaadin140
      @somalilanddefendermuwaadin140 Před 6 lety

      +የሶማሌ ንጉስ maa been baa sheegay ? kan raysalwasaare ku xigeenkana waa macag kuu yeel wax allaa wuxuu awood leeyahay baa iska yar beesha reer sh isxaaqna maa matelo waa waa malayaacni oo arsaaqda meel xun kaa gashay

    • @boqorkaganacsiga3831
      @boqorkaganacsiga3831 Před 6 lety +2

      somaliland defender muwaadin Naga aamus

    • @somalilanddefendermuwaadin140
      @somalilanddefendermuwaadin140 Před 6 lety

      +somali muqdisho waar adigo aamuus yaad aamusina meesho waa social mediaya marka amba codka diibo.amaba meesha iska taag

  • @Basso1099
    @Basso1099 Před 5 lety +1

    WlHi BiLhi Tollhi Wan JidhidhiCoday
    Wayo InaGo Khayradka Haysana Ayeynu Badahaa Iyo Qoxoonti Nahay ToL.Ay SomaliYeY
    Wll Wadanka InoGu DuCeyey Ilahay Nabad HaynoGa DhiGee

    • @aadammoha6727
      @aadammoha6727 Před 5 lety

      Masha allah sxp meelaha muhiimka kama waayo geesi
      Insha allah
      Waxaa tahay geesi

  • @deqaacadey8159
    @deqaacadey8159 Před 6 lety +1

    somaliya waa qani ee ilahayow cadawga nagaa qabo dadkeenana qalbiyadooda nadiif ka dhiig nabad wartana naasi amiin

  • @SOMALILIVE-TV
    @SOMALILIVE-TV  Před 6 lety +85

    Xog Ku Saabsan Dalkaaga oo Laga yaabo inaadan Wali Maqlin, Waa Ceelashii Shidaalka ee Somaliya laga Qoday 1970-1991 oo Qaarkood Laga Helay Shidaal aad Ubadan.

    • @somalilandmyheartsnm1257
      @somalilandmyheartsnm1257 Před 6 lety +2

      SOMALI LIVE fuck of somalia we are not somalia we are Republic of somaliland forever for life faqasha faqasha dhashay fifa Republic of somaliland forever for life guul iyo gobanimo dhamaan shacabka jamuuriyada barakaysan ee somaliland

    • @yaslamissa7000
      @yaslamissa7000 Před 6 lety

      Somaliland My Heart SNM nacalaa dhilooyinka ii door ku yaal..nacalaa ii door afku xaarle ku yaal.njjaaso najaaso . Nacalaa Jjiniga siil-land ee baqtiga ku yaal.ii door oo dhan anaa was a Ouagadougou iyo waliba buckram baceyrkii dhaley.fuck aan ii door iyo fucken shit isxaaq.waayo farax farax dhaley oo ingiriiska wasi jidhey.fuck all siil-land and fuck ask mother fucker’s from ii door afku xaarle.dirty mother fucker ugly isaaq afku xaarle.!!!!.....!!!!!

    • @maxamedramadan3654
      @maxamedramadan3654 Před 5 lety

      Waxa uu ahaa wasiir xun ayuu ahaa wasiir kaas anaga ayuu hos noodhigay

    • @a.geelle5152
      @a.geelle5152 Před 5 lety

      Taasbarun ah ineyrafad raxo gadabeesa

    • @sharmarkemuseqeybdiid3031
  • @abdihakimaadem489
    @abdihakimaadem489 Před 5 lety +2

    Khayraadka shidaalka kujira guud ahaan dhulka Somalida waa wax aan ka qatanahay guud ahaan Somali anigu waxaan kasoo jeeda Somaliland balse waa qasab in Somali isku timaad oo xaaladan ay kujirto kabaxdo dhulkeedana ay ka barwaaqaysato.

  • @mohamedtajir2171
    @mohamedtajir2171 Před 4 lety +2

    Waah waah Waabid iga farxiseen ❤🇸🇴❤

  • @mustafecoddeyproduction891

    Maanshallah
    Dhulka soomaalidaa
    Allah hanoo barakeeyo

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 Před 6 lety +73

    ilahow kuwi calfada naga dhig wuuna deeqaaye from raaskeeybooni ilaa raasacaeer

  • @sahracabdulahi3062
    @sahracabdulahi3062 Před 6 lety +5

    Ilahayow adaa awood leh soomali bogeeda burcad.isumari oo.qabiilka nalaharay nagasaar.Saan dacaya ugabaxno khayrtaka aadnasiisay ugaa faaiidaysano yaarabi nasri nokeen

    • @geelleguure8978
      @geelleguure8978 Před 6 lety

      Sahra Cabdulahi gabadh khayr badan, ducadaada Allaha noo aqbalo. Aaniin.

  • @tasliimmahamed740
    @tasliimmahamed740 Před 6 lety +10

    ALL AHAYOOW
    umada mideee

  • @cadnaanmontolivo7196
    @cadnaanmontolivo7196 Před 6 lety +18

    Dalkeno wa wada kheyraad lkn dadkisa gabay

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 Před 6 lety +2

      Cadnaan Montolivo haaye laakiin rag ma jiro weey madheen intii wanaagsaneed inta joogtaa waa qashin.

    • @cadnaanmontolivo7196
      @cadnaanmontolivo7196 Před 6 lety

      F Ji cooshi u shaqaysta jooga ugaas

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 Před 6 lety +1

      Cadnaan Montolivo haa walaahi kuwaasoo miidhanbaa iskugu soo hadhay ragii. Dunarka in wanaagsan waa laga helaa laakiin sharcigaa inoo diiday ugaas. Dunarbaan ahaye is jidh.

  • @warsidegalmudug5868
    @warsidegalmudug5868 Před 6 lety +2

    Somaliyey Ana nooqodaa insha allah soo duceeya yaaqy Waan dhargeynaa insha allah

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 6 lety +17

    Ceelashaas iyo khayraadka Dalkeena habeen iyo maalin ayaa Cadowgeeni, Daldashaan.Saas darteed aan isdaba qabano. Anagaa isku mashquulnay iyo inaan Qabyaalad dabasocono. Cadowga dhulkeenana wuxuu daba socdaa khayraadkeena..War Aqligu hashaqeeyo, Insha'Allah!!!

    • @bm7342
      @bm7342 Před 6 lety +1

      AMATALLAAH 2020
      aniga iyo adga aya xalin kara ... Illaahay ksakow

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq Před 6 lety

      B M aniga iyo adiga Sideen kuxalinkarna? Gacmo wadajirbay waxku gooyaane. Somaali Isku duuban ayaa waxqabsan karto...2 Qof iyo 3 Qof maxay qaban karaan,? Oonka ahayn Awooda Allaah waa gooni.Ilahay hanoo badbaadiyo Dhulkeena.Dadkeenana hamideeyo, amiin

    • @bm7342
      @bm7342 Před 6 lety +1

      AMATALLAAH 2020
      waa sahal labadena isfahma hadii uu Illaahay nogu deeqo awlaad barno lahansha dhul iyo wx wadalahansha. somalina ay u sinandan.

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq Před 6 lety

      B M Wlhi intaas kaliya hadaan Somaali ku Toosin karno diyaar iyo nus..Soodhawoow..😊

    • @bm7342
      @bm7342 Před 6 lety

      AMATALLAAH 2020
      Mansha Allah ... Caaqilad iga dheh. abvethelove ...spchat kyga

  • @khadaromer5053
    @khadaromer5053 Před 6 lety +7

    ceeelka lughaya waa kii dawladii somaliyeed ku burburtey waayo waa ka cunaqabtyntah ku ridyah ceelalka carabtah

  • @sodabiryar7580
    @sodabiryar7580 Před 5 lety +1

    Manshaaalh ilahyow xafido umada somaliyeed meel walba joogan inshaalh guul iyo gobanimo inshaaaaalh

  • @siyathussein7968
    @siyathussein7968 Před 3 lety +1

    Mahadsanid A.razaaq . Gumeysi diidoow

  • @bashirduale7310
    @bashirduale7310 Před 6 lety +9

    Alla ayaan daranaa Somali nin kasta dantiisa ayaa kala wayn danta Qaranka

    • @AMATALLAAH-qd3pq
      @AMATALLAAH-qd3pq Před 6 lety

      Xabiib Malaayiin Xigmadba jirto Allah kaliya Ogsoonyahay. Khayrka Ilahay Somaali hawaafajiyo,amiin

    • @abdiadan9874
      @abdiadan9874 Před 4 lety

      Waagaas hall nin ayaa laaluush weydiistey lakiin maantay waa 100 laal.Sidee wax loo soo saaraa ? Kkkkkkkkkkk

  • @warsamedacad123
    @warsamedacad123 Před 6 lety +36

    shiit Somalia daad waax isku ogaal mahaan iilahayow dalka military aaawaad leeh lawareega oo somali madaxa kaga tumaata

    • @umumaryamasheikh688
      @umumaryamasheikh688 Před 6 lety

      daahir Warsame dacad wiil mudug daahir adigaba bilow militariga oo haka jiifan inaad wadanka xukunta inta edebta darana dhahaga kajaf.markaa madaxweyno noqotana fadlan isoowac.aan shaqo iskaa wax uqaba ah kula qabta shaqo qaran.

    • @warsamedacad123
      @warsamedacad123 Před 6 lety

      umumaryama sheikh waligeey waxaan jeclaa duliiyee diiyaradaha dalka ciidamada Ciirka iinan kamiid noqdo ..balse rajadeydi waxa ku dheelay siiyaasi jilka danbe iyo mustqablka dalka miidna uunaxeeyn

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 Před 6 lety

      daahir Warsame dacad wiil mudug sheikh iyo shacaba waxay ku mashqulsanyihin waxan micna lahayn mxanu hormar gaarna

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 Před 6 lety

      daahir Warsame dacad wiil mudug walal wali waad gaarin Riyadadii, e isku day inaad dadashid

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 Před 4 lety

      Ninkii Kaligii Talis Dib ugu Xiisoodayow 30 sano Oo mugdi Ah Dalkeena Waatii Kala Qaybisay ee burburisay Awood wax luguma keeno Masar Iyo Suudaan ku cibra Qaata😪

  • @sharifhaji6427
    @sharifhaji6427 Před 4 lety +1

    Maxaan ka faa ideesanaa horta anaga ayaaba isku dhagane allow namideey adaa caadile aamiin

  • @hodanahmed2020
    @hodanahmed2020 Před 6 lety +14

    Somali iyo nasiib daro maxaa kala haysta

  • @aboubakarosman2364
    @aboubakarosman2364 Před 5 lety +2

    Intn is hysno dadka kle ayaa nga fa iidysnya allaw somali isku keen qarbigogna mid wngsn ka dhig somalia guuuuul insha allah

  • @wiilhoog4220
    @wiilhoog4220 Před 6 lety +1

    Weey dhawdahay markaan dhiisha faqriga tuuri laheeyn insh Allah ☝🏽️

  • @ilyasmaxamedxuseen1209
    @ilyasmaxamedxuseen1209 Před 5 lety +1

    my dhulkan ku dhashtay bar dheere allah ayaa barakeyay masha allah

  • @aliweli5670
    @aliweli5670 Před 6 lety +3

    We love Somalia

  • @xafsoqurux9875
    @xafsoqurux9875 Před 5 lety +1

    Allow noo rumey riyadaan allow rafaadka nogu badalay raaxo

  • @samiradek7547
    @samiradek7547 Před 6 lety +11

    Celasha holhol wan arkay

  • @abdiazizibrahim9
    @abdiazizibrahim9 Před 6 lety +22

    I am mineralogist and have some knowledge about how oil it's discover and explored ,as I have known that the Somaliland and Somalia there it's no dispute if their oils and gas but the questions is how much can be discover ,any one who has geologist know that the Somalia and Somaliland it has basic geological oil Indication either the source rocks or oil seeps on floor coming out underground ,specially the Somaliland its has some area where oils seeps on the ground surface and outcrop Rocks it has source rocks hydrocarbons elements its trapped , now we need first to get our own geologist and geo petroleum expert ,we need a leadership leading the national interest transparent and accountable to the job ,we need political and security sustainable ,when you can get all then its easy for u to benefit your oils and gas resources as all as Nation ,but now I can't see that ,inshallaah it will come one day ,leadership patriotic management transparent good governances and rule of Islam can be to our nations the successful life we needs for us and our generation to come ,insha allaah

    • @dhuuxo5547
      @dhuuxo5547 Před 6 lety

      Abdi Aziz Ibrahim insha'ALLAAH.

    • @mrhassanali3297
      @mrhassanali3297 Před 6 lety

      Abdi Aziz Ibrahim Mashallah

    • @Khaatumo411
      @Khaatumo411 Před 6 lety +3

      Abdi Aziz Ibrahim well said but don’t separate Somaliland and Somalia because Somaliland is state part of Somalia like Texas is part of the USA

    • @awoahmed2337
      @awoahmed2337 Před 5 lety +1

      Abdi Aziz Ibrahim the only region in Somalia with oil in the north is the regions of Sool and Sanaag...the Sool region has an oil well that was discovered in the 80s...you literally have to poke a stick and you can see it...it’s estimated to be valued at over 1 trillion dollars...our oil has to be nationalized...by the central government...

    • @lunamud3143
      @lunamud3143 Před 5 lety

      Maasha Allaah, waxaan kugu kordhinayaa inaad la kulantid oo aad samaysataan dadkiina khubarada ahi webside aad isugu timaadaan oo ku wada hadashaan mida kale hadii aad booqankartid wasaarada batroolka aad ayey u fiicnaan lahayd si aad uga wada hadashaan aayaha shidaalka Soomaaliya. Hadii aad tel kaaga ku soo qorto halkan I will lead you to someome you can contrepute your Ideas.

  • @abdiqadirbadri7897
    @abdiqadirbadri7897 Před 6 lety +16

    Dowlad la aan in nagu filan waa soo aragnay oo hada iyo wixii ka danbeeya waa inoo Farmaajo iyo barwaaqo

  • @halyeydaqare9239
    @halyeydaqare9239 Před 6 lety +15

    Baardheere
    Lughaya
    Garoowe
    Holhol
    Afgooye
    Kismaayo

  • @bahraimizey8559
    @bahraimizey8559 Před 6 lety +1

    Baardere is my homeland..in sha Allah maalin Somalida oo dan wey kafaidi donaan.

  • @hassanwadani5790
    @hassanwadani5790 Před 5 lety +1

    Soomaaliyo da'yarteeda haatan jogtaay fikira sidii aabayashiin haa noqonina balse kartidii awow yashiin yesha waan aflixi donaaye i.allah
    Bal arag ninkii masuulka ka ahaa hantidii dhamaydee lahelay waxuu ubaajiyay shilimaad malin lasiiyo waana dhaqaalahiisa iyo dhaxalka ubadkiisa

  • @abdikaniyare5354
    @abdikaniyare5354 Před 6 lety

    Raxmaanka wadanka hano hagaajo... #GodblessSomalia.... masuul Gumeysidid shaqadad qabatay aad baad ugu mahadsantahy haka daalin inaad dalkaka Hooyo si hufan ugu shaqaydo... success in ur endeavors!!!

  • @huurshowchanel3222
    @huurshowchanel3222 Před 6 lety

    Dalkeenu Waa wada qeyr laakiin dadkeena ayaa wada shar ah Mana gaaraan dad nooceena oo kale ah horumar ay ugu faanaan facood

  • @siciiddeeqciisecumar2337

    Mahadsanid aad baanu ugu faraxnaa wararkaas ilaahow naga horleexi daneustayaasha calooshooda uun yaqaan

  • @qaradd4265
    @qaradd4265 Před 6 lety +11

    maxaan shidaal.qodnaa anagiibaaba faraqa isheysanee dhinaca kale carabtaan eyda ah geed gaaban iyo geed dheer bey u fuuli saanan waligeen shidaal usoo saaran

  • @umufadlic.m5160
    @umufadlic.m5160 Před 5 lety +2

    Masha'allaah waxaas oo kheyraad ah oo dhulkeena lagu sheegay, hadane aynu ka gaajeysanahey,oo qoxooti la noqday,somalay ilaah aynu ka baqno aan towbad keeno

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Před 6 lety +12

    Soomaaliyeey hadaad Qabiil iyo xaasid ku jirtaan ogaada rag kale ayaa qaadan doona dalkan aad u jeeddaan quruxdiisa iyo nimcada taal waa ina wada deeqaa ee walaalooba oo heshiiya

  • @user-hh7fg5iy8i
    @user-hh7fg5iy8i Před 6 lety +4

    somaliya guul m a

  • @amanaahmed8405
    @amanaahmed8405 Před 6 lety +6

    Very sad Somalia iyo qabil

  • @habibaali5794
    @habibaali5794 Před 6 lety +7

    Waligeen hadaan Soomaali nahay Tuug Naga dhaa Dhuunta na gooya waana kuwa halkaa na dhigay, Cadowga na noo jabshay ALOOW Naga qabo raboow

    • @adenbudul8819
      @adenbudul8819 Před 6 lety

      Maansha alaaaah Alaha you too times oo dhulkena q ayr iyo barw aqo noga dhig oo cadawgena jabi

    • @cabdicasiisdacar4078
      @cabdicasiisdacar4078 Před 6 lety

      Habiba Ali jj

    • @shonazef7351
      @shonazef7351 Před 6 lety

      Qaanun laga baqaya wadanka u olin, marka u sahal in tuugadu badatu, diina war keedaba daaa, in badan magac bas ayey ka yihiin, dameer kitaab sida

  • @jannah6711
    @jannah6711 Před 6 lety +1

    Madaxdeenu may isku kalsoonaadaan oo ay illaahay ka baqaan miyeynay ogayn dalkeenu in uu yahay malab
    Masuuloow waari maysaan waligiine wanaag uga taga shacabka aad kutubka quraanka ugu dhaarateen oo xisaabta alle ka baqa,

  • @UUSomaliVevo
    @UUSomaliVevo Před 6 lety +15

    Hada kahor waxaan birta shidaalka lagu garto ku arkay degmada buraan ee gobolka sanaag

    • @salmanahmed7996
      @salmanahmed7996 Před 6 lety

      Anony Mous wryaaa aagaas waaba ilaalinaa e ma dhuumashaa ku gshy

    • @GGamaar
      @GGamaar Před 6 lety +1

      Anony Mous xasan m kulmiye e taliyaha qabata dhexe farika

  • @isxaaqbadri7046
    @isxaaqbadri7046 Před 6 lety +8

    hadaanu soomaaliland nahay waxayaga allaaha noo barakeeyo idinkana wixiina illaahay ha idin barakeyo mustaqbalka shidaalka qolo walayba waxaga bisinka u qabo

    • @nuuuhsaciid5983
      @nuuuhsaciid5983 Před 6 lety +1

      isxaaq badri
      Shidaalka sool ku jira wax iska leh reer sool iyagana wataqaan dadkay yihiin

    • @farrahmohammed7238
      @farrahmohammed7238 Před 6 lety +1

      isxaaq badri
      sxp cuqdada iska daa GOBALKA #GEDO WAXA KUJIRA WAX AYAA KALEDAHAY KHEYRADKA WADANKA KUJIRA WUU NAGA DHAXEYA

    • @Bskvka
      @Bskvka Před 6 lety

      Nuux Abdi Hiiras weligaaba sool isku dhadhaji adeer waa sidaa uu kuu sheegey waxaaga hayso anna waxayga maxad ugu qabsan

  • @guledaden1447
    @guledaden1447 Před 6 lety +1

    Ascwrwb mashaallah illahow nabadee dalkeena isna jeclaaysii somali ameen ameen ameen

  • @salaaxadiinsheekhcusmaan2451

    Allah si nabad ah ha inoogo soo saaro ilaahayn waxaan ka rajeenayaa somaaliya in nabad iyo barwaaqo iyo horumar gaadho iyo umadda somaaliyeed oo midowda ishaa allaah

  • @Mister-AP
    @Mister-AP Před 6 lety +2

    Ilaahow ilaahow ilaahow ilaahow maxa iynagu dhacay Alla soomaaliyey

  • @cabdullahicumar3015
    @cabdullahicumar3015 Před 6 lety +2

    waxay isdha hayaan yaanila kahormarin somali qabyaalad ayaa dileee wallhi ayakaa isxaa sidaayan uf

  • @thephenomenon6258
    @thephenomenon6258 Před 5 lety +1

    VIVA Somalia 🇸🇴

  • @asmaamma8621
    @asmaamma8621 Před 3 lety

    Masha allah insha allah soomaliya waa kacday faqriga allah naga saro faramajo guul wlhi waan oyaa farmajo markan arko sawirkisa insha allah malin waan arka

  • @sumayaomar8486
    @sumayaomar8486 Před 6 lety +5

    Insha alaah dhib walbo waxa kadambeyo kheer

    • @liishtech5050
      @liishtech5050 Před 6 lety

      sumayo omar insha allh.
      Waa hadaad Allah karajaysano khayrka.

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 Před 5 lety +1

    Kkkk Ahmadow MEESHAN shidaal kuma jiro waa been 1960/70
    Shirkadihii yimid
    Agip 1950/60 0 patarolium 00
    Shell 1970/77 wax kawayen
    Texaco Neil patarolium
    Argom 1980 Neil
    1985 waxa soo baxey wax shidaal ah inuusan kujirin
    Odeygani waa mid janbal u dhigaya/ama waa mid lacag la soosiyey

  • @fakayfawajnaldum9694
    @fakayfawajnaldum9694 Před 6 lety

    Anaga ilaa hada nasiib uma yeelan inaan shidaal Helno lakiin insha alaah waan rajeynaynaa mustaqbalka

  • @zahraabdi4399
    @zahraabdi4399 Před 5 lety +1

    Xasisna in waligeen gaajo ku jirno eeey raban hada aan radina ceelka

  • @mohamedmire6820
    @mohamedmire6820 Před 6 lety

    Wasiirkii Batroolkii Xilligaas Faraq Ayuu Ahaa Hooyadii Ha wasee Magaciisa Maxaad Nooga Qariseen. Naarta allaha ku foogeeyee...Aamiin.

  • @mohamudibrahim6375
    @mohamudibrahim6375 Před 6 lety +4

    Waxaan noqobeynaa sida wadamadaa markaan ilbaxno oon qabilka iskasaarno. ee halocodeyo ninka yatahay qof somali eh yirahdo in dil laguxukuma markaa waan hormareynaa waayo siyadiga qabilka kuqarabto wuu garanwaynayaa ciduuu kadhashay walalihii iyo abihii moyee markaa plan b ayuu radinayaa cisbi ama dad ay iskufikradyihiin.

  • @user-jm8nu2nz7d
    @user-jm8nu2nz7d Před 6 lety +1

    Wll ficilka naga dhaafa barwaaqada siwada jir ah aan ugu faaidaysano waadna mahadsantihiin

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 Před 4 lety

    MashAllah Somalia Betrol iyo Gaaz midkoodna kuma jiraan ee lkn wuxuu ku jiraa Somaliland!

  • @maxamuudaxmed2696
    @maxamuudaxmed2696 Před 4 lety

    Wlhi aniga ayaaba igayaabiseyn hadiiba shidaal dalkeynaga leeyahay waan idiin soo saaraa inshaa allah .

  • @Kiinsoshaleams
    @Kiinsoshaleams Před 5 lety +3

    malaqodo an tajirne somali ween waydeqda

  • @mohamedabraas1993
    @mohamedabraas1993 Před 5 lety +1

    Somalia somali ba leh
    Muwaadin inaa tahay wa muqadas
    Kana tali danta iyo dadka dalkaaga

  • @ahmedbawazir8035
    @ahmedbawazir8035 Před 6 lety

    Dear Somalis,
    Please unite and forget about tribalism,
    You are all one, and ALLAH is one, and so your religion.

  • @aminaaxmed5057
    @aminaaxmed5057 Před 6 lety +1

    ماشاءالله

  • @xaamudibraahin2579
    @xaamudibraahin2579 Před 3 lety

    asc.anigu hada ayaan joogaa lughaya waana runtii ceelkana waxaa uu ku yaalaa laagta giriyaad

  • @farduusaibraahin4165
    @farduusaibraahin4165 Před 6 lety

    soomaaliyeey dadka waa ween sharfteenii qaxooti ayaan kudhameeysanay inta nagadan beeysa iyo caruurteena hakunooladaan nolal iyo sharf iyo maalkooda ooy ku ciil baxaan

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 Před 2 lety

    SCW MOHAMED IBRAHIM WAR BADAN AYUU HAYAA NUGAL VALLEY WAALAGA HELAY SI WEYN SHIRKADAHA UGUWEN AMERICA WAA LA HUBAA WAANA LA HELAY .....

  • @haboonmohamad3884
    @haboonmohamad3884 Před 5 lety +1

    mardhow guul baan garenaa qabiil waan ka tagenaa dalkeena baa aduunka utalin doona

  • @rajazaheer122
    @rajazaheer122 Před 6 lety +2

    Asc. lag yaabe in soomaliy dibatuyinka ay so martaay logu badolo risiq wanaagsan iyo isjclaanimo soomaliy eed si ay uirtaxno aynu iskadayno kalmadi (q)iyo (x )☺

  • @bashirmohamed240
    @bashirmohamed240 Před 6 lety

    Asc odaygu hadalkisa waxa ka muuqda inu jaa'ifeynayo marxum manta naga hoseya o an ognahay wadani nimadisu isago wasiirka macdanta iyo biyaha aha ayu matali jirey xilki arrimaha dibada e u hayey aun c/raxman jamac bare tan kale somaliya waxa xukumi jirey system dictator ah wanan ognahay wuxusan raalli ka ahayn ma fuli jirin sida darted mr.xarare adigu qudhada waxa tahay wariye ruug cadda ah si fudud go'an ha u qadanin adigon xog badan helin mahadsanid

  • @saidaali412
    @saidaali412 Před 5 lety

    Soomaalida dadkeeda allaha iimaanka galiyo hana ku guus qaataan taariiqda uu ninkaan ka sheekeenaayo iyo dhibka soo gaarey wadankeena wixii loo qaban lahaa soomaaliya oo dhan laaluush shaqsi rabo daraateen hadey run tahay Allah ayaa naga og hadey jirto waa wax laga xumaado

  • @abdikadirnur1388
    @abdikadirnur1388 Před 4 lety

    Yaab laga bilaabo 1950 shirkadihii maraykanga ahaa waxay baaritaan ka wadeen dhawaaxiga Ceelbuur oo xaruun u aheyt, markii danbe ee 80 kii markii soomaaliya ku soo laabteena gobalada dhexe gaar ahaan Ceelbuur ayey saldhig u ahaa baaritaan ka shidaalka sidoo kale ceel tijaabo ayey ka qodeen baadiyaha Ceelbuur ( ilko cigaal) marka dadka qaar waxaad moodaa in Mar walba ay degaanada qaar ay sheegayaan laakiin runta shidaalka soomaaliya waa Sir cid soomaali oo ogna ma jirto. Meesha kaliya ee laga helay gaas waa afgooye iyo dhulka soomaligalbeed meel xad beenaadka u dhow

  • @oneatatime4468
    @oneatatime4468 Před 6 lety +1

    Insha Allah

  • @JAY.4040
    @JAY.4040 Před 6 lety +1

    Somali somali baa leh wlh inuusan nin aan somali aheeyn shilin uusan ka liqeeyn xoolaheena mida kale carabtaan yaa cabiid kujirta ayagoo faqri ah ayeey ku hoos imaan doonaan

  • @mussashire6516
    @mussashire6516 Před 6 lety

    dahir warsame sow shal ma aheyn waxa la eryaday afweyne wa maxay allow melatari ina si e gumada somalia me afweyne xagowsa maray ragi eryadayba joga weli allow hayna tusin dar'od cararaya cidiba ma gadhe hawiyahu unba wax idinka dhiga mar waliba eg tariqdu waxa kaso hara ayad hambada ayad cabi jidhen markow donana idin eryada wabigu shabele idin kaga talabi jidhay viva somaliland and irrir samale

  • @mahdijama9928
    @mahdijama9928 Před 4 lety

    Dib ugala Baadhitaan Cusub Ceelashan aad ka sheekaynaysaan Somaliland ayaa iska lehe! Alxamdulillahi Rabil caalamiin Rabiyow Adaa wayn oo Qaadiree Somaliland iyo Dadkeedaba wanaagsan dhawr Cadawgoodana Danbas Dabayli qaaday ka yeel Amin!