5 Arimood oo aad u culus iyo siyaasadda qasan ee Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 04. 2023
  • 5 Arimood oo aad u culus iyo siyaasadda qasan ee Soomaaliya, Jabuuti iyo Itoobiya
  • Zábava

Komentáře • 180

  • @canabcabdixersi9151
    @canabcabdixersi9151 Před rokem +4

    RABBI ha ku xafiido Rabbi dartii baan ku jeclnahay❤

  • @kamaaljamac3737
    @kamaaljamac3737 Před rokem +4

    MASHA ALLAH MAANTA SI AAD U WANAAGSAN AYAAD FIKRADAADA WANAAGSAN U CABIRTAY? WAXAA ILA WANAAG SANAAN LAHAYD IN AAD SAMEEYSID INTA AADAN GERIYOONIN MADRASA DIINI AAN AHAYD SIYAASI HORUMAR IYO BARWAQA NABAD WAARTA LAGU GAARI KARA AAD SOO SAARTID MUFAKIRIIN CAQIIQA WAHAABIN AMA SALAFI AAN SHACABKA SOMALI WAX U TAREEYNIN KA AAD SOO SAARTID الله يحفظك ويرعاك ويبارك ويدخلك الجنات الفردوس الاعلى

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před rokem

    Mnsha allah sheekh ilaahay haku xifdiyo ,meesha uu fahamkaaga taaganyahay iyo meesha ay maanta somaliya marayso, waa kaaf iyo kala dheeri

  • @maryanali6154
    @maryanali6154 Před rokem +2

    thanks good maskax baa haysaa ilaahay haku brakeeyo iyo guul wacan ilaahay haku xafido thanks

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 Před rokem +8

    Hawiye waxba kamagelin waxan laleyahy waa irir isaqa iyagaa shabaab nookeeny xamarna iyagaa burburiyey mantana nabsigeenii ayaa kasoobaxay macsokor

    • @Mohap2188
      @Mohap2188 Před rokem

      Duli aamus hawiyena matihid

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 Před rokem

      Shabaab Bossasso ayeey ka jirtey 1993, Somaliland waxey la noqotey dalkeeda 1991. CAWEYS SOO KII BOSSASSO KU NOOLAA 1993?

    • @mohammedh1120
      @mohammedh1120 Před rokem

      HAWIYE matihid Doorood Hawiye iska dhigaya baa tahay inaan lagu fahmeyn ha moodin faqashyahow anigaa Hawiye ah

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 Před rokem +3

    Odaygii siduu daarood ula dagay america wuxuu noqday microphone 🎤ay daaroodku si wacan u isticmaalaan, heli ogaa kolba oday cadhaysan oo ay ka faa'idaystaan.

  • @shucaybmaxbuub7663
    @shucaybmaxbuub7663 Před rokem +1

    Masha Allah ❤
    Masha Allah ❤

  • @yasindahiraware6272
    @yasindahiraware6272 Před rokem +1

    Masha Allah

  • @engdhuguf
    @engdhuguf Před rokem

    MAASHAA ALLAAH PRFSOORE ALLE HAKUBARAKEEYO

  • @AhmedShirre-ki8pi
    @AhmedShirre-ki8pi Před rokem

    Baraka ALLAHU FIIKA.MAHAD SANID

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 Před rokem +6

    Great message!..

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Před rokem +3

    SOOL IYO SANAAG WAA DHUL ISAAQ WAANA SOMALILAND NINKII XOOGLEH HAYGA BOODO

    • @MohamedSalah-wb7ie
      @MohamedSalah-wb7ie Před rokem

      Dulmiga Iska Dhaaf Dad Ka In Rabitaan kooda Muhiim

    • @tusmoaadil1825
      @tusmoaadil1825 Před rokem

      Af ka nool itaal baranbaro oromo ayaa kaala wareegaysa hargaysa maalin dhaw daawo uun

  • @musefarah8031
    @musefarah8031 Před rokem +1

    Ilaaahay ha ku ilaalalo alaha ku xufdiyo
    Waad nooo faa.idaysay

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před rokem +3

    Cajiib sheekhow dawlada Soomaaliland wax ladhoho majirto laakiin jamhada SNM jirta mise dagaalka qayb baad katahay in mudo ah ba waan ku arkaye maad cadaysid dulmiga maleeshiyada argagixisada Soomaalidiidka ah ee SNM

    • @keysesharmarke3797
      @keysesharmarke3797 Před rokem

      somaliland way jirtaa hadii xagaaga ka jirin waxaad tahay faqash faqash waa ka adag nahay sida dhabarka looga jebiyo waa naqaanaaa

    • @maanshaallah8752
      @maanshaallah8752 Před rokem

      @@keysesharmarke3797 kkkkkkkk anigu waxaan ahay faqash adiguna dhaqash faqash Soomaali ahaan waa Guska afkiisa hore dhaqashna waa meesha lagaliyo ee shanqadha adaa yaabi

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 Před rokem

      Darood illahey baa nacey.

  • @Dubai-pz9ii
    @Dubai-pz9ii Před rokem

    السلام عليكم
    شيخ بشير الله يحفظك

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 Před rokem +2

    Islaamku wuu guulaysan ilaahay idankii wixii daalimiin ah na allaah hanaga qabto

    • @hawahussein498
      @hawahussein498 Před rokem

      Xatta Itiopia waa laga helayaa Dokuments faro badan? Wey hayaan waayo isku Dal iyo Dad?
      baan ahayn xilliyadii hore.
      Xatta itiopia iyo Somaal waa Walaalo? There is dokuments (may be in England og Cairo).
      Somali wa from Itopia/ yahuud??? Masaari? Isku qas🤔😭🤔???????????

    • @hawahussein498
      @hawahussein498 Před rokem +1

      Yes, waa hadii DIINTA LA XOOJIYO.

    • @user-dl8rj7xf7z
      @user-dl8rj7xf7z Před 10 měsíci

      Amiin ya Allah

  • @calimaxamed673
    @calimaxamed673 Před rokem +1

    Somàali see Ku heshiinee
    Adiga iyo ina habaryarta ismaacil
    Ayaaba heshiin waaye
    Waa duni meel kale u socota

  • @mariamomar6462
    @mariamomar6462 Před rokem +2

    Manta wax soo shacabxday in 4 dawaladodod Cadawa yeshaan Allow ka qaba E...S.. J ...S IRISMAALE ❤ HABAALAYO

    • @NurAlaaNur
      @NurAlaaNur Před rokem

      BAQAL FARDO LA MIRATEY FARAS AYEY IS MOODAA. IDOOR KU JABEY DAGAALKII SSC MARKUU WAREERO IRRIR SAMAALE AYUU NOQDAA...

  • @mohamedeid7573
    @mohamedeid7573 Před rokem

    Abiye Axmed iyo Xabashi Riyo Ayay ku jiran. WE are Ottoman Empires. All Muslim Governments will be under one Empire.

  • @simbarelaxing-music1564

    👍 good

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 Před rokem +2

    Somali weligeed weydagalami jireen lakiin dhul lamakala dhici jirin waa nookoow

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 Před rokem

    Oromo iyo canfar axmaar waa xabashi waana cadowga somali galbeed aawey dhulkii ciise yaa qaatey sow orom iyo canfar caargoo ma aha ❤️waxaad ogaataa in somali wixii ka soo haray is xigaan mana kala soocna gaal iyo Islam salaamaad somali alle ayaa u maqan

  • @Hana-997
    @Hana-997 Před rokem +1

    Caqligu ha shaqeeyo

  • @aminkhalid6408
    @aminkhalid6408 Před rokem +1

    Asc professor malaga yaaba Abeya in uu isnacsiiska somalida in uu dhul baladhsi ka wato sida badaha waqoye

  • @abdijama8106
    @abdijama8106 Před rokem

    Good

  • @maxamedsaleebaan4857
    @maxamedsaleebaan4857 Před rokem +1

    Ninka ugu idheerba dadka ugu ayaan daran duceeya ficilna kudara hada soomslyi waxay fadhanayiisa caloosheeda beerkeda iyo maskax deedana dad iyaga ookale ah oo tashaday ayaa cunayaaya aheey way iyo ciil

  • @n5tv351
    @n5tv351 Před rokem +1

    مرحبا ❤🇨🇦☮️🙏

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 Před rokem +3

    Balayada somalia iskudireyso waa sacjabuuti iyo habartiisa xamalatul xadhabka ah

  • @cabdalamahad7761
    @cabdalamahad7761 Před 11 měsíci

    Waa.abwaan.mahad.ninmaka.khabyaalada.soomaaliy.kuda.waadalaakaitoobiya.iyo.kiinya

  • @cabdalamahad7761
    @cabdalamahad7761 Před 11 měsíci

    .illaaheey.ahkuxafido

  • @abdisamed5054
    @abdisamed5054 Před rokem +1

    Ninkan wuxuu hogamin karaa
    Caalam islaam alaha ku xafido

  • @mohamedhassanhoussein8627

    Sheekh abdirahman waan ku salaamey faaladu maanta sax maaha waad yara weecisay

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi6202 Před rokem

    Maashaa,allaah
    Sheekh
    Allaah ha kuu saa,idiya
    Fekerkaaga ,maskaxdaad🌿🌿🌿🌿🌿🌿

  • @UgaasoAbdirahman-dq3dt

    Sheikhoow ma waxaad rabtaa inaad siyaasi noqo

  • @bayalhabohurguf575
    @bayalhabohurguf575 Před 11 měsíci +1

    Urur,samaale.waa,isxulufeysi

  • @mabsutdirieh9155
    @mabsutdirieh9155 Před rokem

    Wlhi waa runtaaa

  • @hoodo9260
    @hoodo9260 Před rokem

    Mufakar umadaada mid wax fahanta Allah haka dhigo

  • @baassmidioonline9431
    @baassmidioonline9431 Před rokem +1

    Ninka ugu ildheerbaa dadka ugu ayaan daran waligod markayaan lakin waa in latusaa

  • @aarkamudug4478
    @aarkamudug4478 Před rokem +1

    Sheekha waa noo hoos galiyay: dowladda Somaliland ayuu yiri, ma il-duuf bay ka ahayd mise ula kac, Allahu yaclam. Anigu kolleey dowlad Soomaliland ma arko. Qabyaalad ka xun midda koonfurta ayaan arkaa

    • @ahmedugas8495
      @ahmedugas8495 Před rokem

      Somaliland cuqdadeeda adi ku dili
      You don’t even understand what this Mufakir is talking about?

    • @aarkamudug4478
      @aarkamudug4478 Před rokem

      @@ahmedugas8495
      Waan ogahay sheekha wuxuu ka hadlay, laakiinse kuma raacsani inuu dowlad aan jirin nala soo doonto. Somaliland waa maamul reereed. Haday intaa ku dhibaysoo yeelkaa

    • @oogdhugee_3072
      @oogdhugee_3072 Před rokem

      Dadnimo laga helimaayo gaalka Darood... waa in la wada xasuuqaa garacda.

    • @aarkamudug4478
      @aarkamudug4478 Před rokem

      @@oogdhugee_3072
      Ummad Islaam ah ayaad gaal ku sheegaysaa. Ragga iska celi ha cataabine

    • @Hayesaxib
      @Hayesaxib Před rokem

      @@aarkamudug4478 Adiga laftirkaaga, qabiil ba ka dhex guuxayaa. Qabyaaladaa soomaliya dishay . Ninwalbo dan qabiil bu ka hadlayaa, cidne dan qaran kama hadlayso

  • @engabdurrahmanosam6927
    @engabdurrahmanosam6927 Před rokem +1

    Sheikh Abdirahman khayr alle ha siiyo Sheikh

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Před rokem +1

    DAAROODKA WAXAY FARO GELIYEEN SOMALILAND AMNIGEEDA BALAN WAXAA NAGA GOAN NIN DAAROOD AH MADAX WAYNE KA NOQON MASKAB UGU SAREEYA HAWIYE DIR IYO RAXAN WAYN GASHAAN BUUR 100% RAXAN WAYNTA CADOWGEEDU WAA DAAROOD DHUL BADAN KA QAADAY WAA INAAN KICINO RAXAN WAYN DHEX DHIGNO GIDAAR ADAG COLAADEED

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 Před rokem

    Waxirirladhaho majirto cidina uma soogurman isaaqland ee naga xishoo sheekh

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Před rokem +1

    SANAAG 60% ISAAQ CEERIGABO CEEL AFWAYN GARADAG MAYDH IYO XIIS LAASADAAR DARA WAYNE YUFLE 60 TUULO SOOL 35% ISAAQ CAYNABA OOG IYO BOHOL YAA LEH DHULKA=?

  • @hersiawad3031
    @hersiawad3031 Před rokem

    Kaadib. Dhexdhexaadi ama Huwan kasaar laascaanood, ma jirayu Irir iyo Daarood is haya .

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 Před rokem

    Waan kadib dhacaye in gaalada itoobiya lakeeno wadanka iyo alshabaab inuu joogo keebaa laqaatabay kulatahay maxaadse Oran lahayd haddaad Nala joogto see baad wax dhihilahayd Adigase maxaa kaa hortaagan inaad soomaaliya timaado oo aad kashqayso haddii aad aragto waydiin taydaa imisoo jawaab inshaa allaah

  • @AhmedSadiiq-ue4om
    @AhmedSadiiq-ue4om Před rokem +1

    War c/raxmaan bashiir fidno ,borobagaandha badanidaa war odiga suldaan hooley labaxy warkiisa miya matalo qadiyada umada war kadaa war kadaa kooxdii farmaajo uqaabilsanayd borobagaandhada kamid ahayd

  • @engdhuguf
    @engdhuguf Před rokem

    SOOMAALIDU QFKA AAN XISHOON OO KHAA INKA AH AYAY QABYAALADA WAX UGUDHIIBTAAN HADHOWNA WEYKASHALAAYAAN

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht Před rokem

    Yurubaa kasootagi lahed af xadow farxadow

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 Před rokem

    sheekhow anaga hwdawn soomaali nahay waan aragnaa oo xalne ayuu noofadhiyaa madadeenuna wey taqaan nasiib daro wey u shaqeeyaan oo doolaar aan caadi aheyn ayuu soomawliya geeney madax dhaqmeedkii culimadii qaarkood baa u shaqeeya siduu soomaaliya burbur aaney ka sookicin ugu ridi lahaa waan kaailoobey xildhibaanadii wasiiradii shacabkana uu qabiil ku dhameeyo dadakaas aan kuu soo tiriyey ninwalba qabiilkiisa ayuu ama isku diraa ama qbiil u dhow ku diraa

  • @luulhussein7775
    @luulhussein7775 Před rokem +1

    Waxa bilaabayfarmaajo iyo daarood oo hawiye xansuuqay iyo afweyne oo isaaq xansuuqay markala waxaad ka xuntihiin irir samaale wuu jirayaa guul guul reer direed xasadku ha jabo

  • @Somali450
    @Somali450 Před rokem

    Midda kale Somalia gummaysiigii un baa ka jira lkn daha gadashiisa waxwalba laga maamulaya intaas waa wax laga shaqaynaayo

  • @YaasiinCawad-by9zj
    @YaasiinCawad-by9zj Před rokem

    Shl

  • @mohamoudahmed685
    @mohamoudahmed685 Před rokem +3

    Xasan shiikh siyaasadiisu waa mida ugu fiican ee abed somali aragto

    • @aarkamudug4478
      @aarkamudug4478 Před rokem

      Laa xawla walaa quwata illaa Billaah. War ma indho, dhago la’dahay.

    • @Somali450
      @Somali450 Před rokem

      Ma ninka cuba 🇨🇺 lacag waydistay ee xidhiidhka cuba siyasad

    • @user-dz5jp8up5f
      @user-dz5jp8up5f Před 3 měsíci

      Markaad qabiil cid ku taageryso waa sida😂😂 dhul somaliyed oo badiisi qayb la qaadanyo, ayuu xidhiidhka u jari kari wayy Ethiopia. Maxd kale ka hadlaysa ? dadki somali intii hadhey ayu kala jaray maadama uu fikirkisa distorka khasab dadka sanka uga galinayo. Somali heshiisa dunidana heshiis la ah . Maxaa ka dambeyy. Somali kala googoday aya ka dambeysy. Markaa siyaasada soo baro

    • @mohamoudahmed685
      @mohamoudahmed685 Před 3 měsíci

      Somalinimada cidna lagu baryimaa hadaad ethiopian aadid waa lagu sii deyrin dayuus

    • @user-dz5jp8up5f
      @user-dz5jp8up5f Před 3 měsíci

      @@mohamoudahmed685 Dhawr iyo 30 sano ka hor ban anigu idinka tage😂 puntland na ha go’odo . Meesha idinkuna ku kala yaaca😂 meel lagu noolado awalba may ahayne Qarax ba ku nolaydeene😢😂

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Před rokem

    Xassan sheikh wuu Ku dhex haftay isbadalk Geeska Afrika
    Lamana Jaan qaadi karo
    Wuxuu indho Ka dhigtay
    Ismaaciil Cumar Geele oo baabi,iyey Ree Jabuuti iyo Soomaaliya Ka dibna wuxuu u garaacay Kaban qabiil oo Ismasciil iyo Muuse ay u arkeen jaaniska kaliya ee ay Ku sii noolaan karaan.

  • @suniitaahajji3918
    @suniitaahajji3918 Před 6 měsíci

    CBB oday ah oo kalab ah

  • @mohamedeid7573
    @mohamedeid7573 Před rokem

    Somali Qadiyad Guud malaha.Caqli Mesha lagumahayo Dadkan Somalida ah Geeska Africa Indirect Aya looga Tirtiraya.

  • @abdinasirsheikh5047
    @abdinasirsheikh5047 Před rokem

    Waaad asiibtay irir wafirkii soomaliya lagu burburiyey. 1990 asalkiisuba waxaa lagasoo abaabulay ithopia markay darostay caqli xumada soomalida.

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 Před rokem +1

    Afartaan nin waa kala afkaar duwan yihii sheekhow waayo geelle waxuu donayaa oo uu wataa in somali dhexdeed aay iyadu iscunto xasan sheekh waa nin aan mabda aan laheen isagu waa uun sidii uu faqri baas oo ilaahay daqad ka tusay wata muse biixi waa nin awood u waayey sidii uu u mideen lahaa dadkii wada degena hadana xukun digtaator ah raba inuu sameysto lkn awood aan u laheen ninka ugu fikirka weeyn waa abiye ahmed in uu isaga wato in uu isagu xukumo sadexdaa doqon ee iyagu ilaahay isku diray markaa in cudud weeyn timaado oo xag ilaahiyaan ka badala mooye waa uun sadexdii sac ee midna madoba midna cadaa iyo kii casa

  • @mohamedeid7573
    @mohamedeid7573 Před rokem

    Madaxnimo jabuti U tartan wn ku doranaynaa

  • @Landers2024
    @Landers2024 Před rokem

    Low key NN sheikh. 😂😂

  • @roodanuur2196
    @roodanuur2196 Před rokem +1

    Their is no such thing call clain irir this irir they created out of thin air.

  • @Abdirahmankalif-hf5xy

    Slt🎉

  • @abdinaasirmohamed9629
    @abdinaasirmohamed9629 Před 8 měsíci

    Runtii ninkaan odaga ah intaa in ow garaad sareeyo ayeey aheeyd.
    Qabiilku maahan mid ka bilaabatay raga aad sheegeeyso

  • @abdisamed5054
    @abdisamed5054 Před rokem

    1960 irir samaale,2023 irir samaale,somaliya xagee u socotaa gadal mise horay???

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 Před 11 měsíci

      Hore ayeey Somalia usocota, wexeey ogaatey Cadowgeeda gudaha.

  • @Somali450
    @Somali450 Před rokem

    Lkn Dee sheekh Maad ku dhaaran karta ismaciil cumar geele inu yhy ciise maaha somali ninkani waa canfar afsomaliga bartay xataa muuse biixi shaki baa ka jira nin meesha la keensadey meesha ilaa abiyo ahmed iyo xataa xassan sheekh dalka waala haysta somali un baa laysku dhammaynaya

  • @omarmohamud7330
    @omarmohamud7330 Před rokem

    CAQLI IYO AQOON KUMA DHISNA HADALKAAGO WAXAA KUU KHIRBADA INAAD AAMUSTID

  • @abduge1237
    @abduge1237 Před rokem +1

    Isbadelka islaamka maxaa naga galay. Qabyaaladda cusub ee somaliya dib u celinaysa ee urur samaale baa dhibaata ah.

    • @halimamumin3643
      @halimamumin3643 Před 11 měsíci

      Daroodisimka la wado ka waran?
      Ee Somalia hore burburisey?

  • @omarmohamud7330
    @omarmohamud7330 Před rokem

    AQLI IYO AQOON KUMA DHISNA HADALKAAGO WAXAA KUU KHIRBADA IN AAD AAMUSTID

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 Před rokem

    Sheekhan wuxuu markasta muujiyaa in nidaamka hargaysa uu yahay dawlad miyaan fikirkaas laftiisu ahayn fikir garab taagan irir samaale

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd Před rokem +1

    Kkkk kan malaha gabadha madaxweynaha jabuuti ku dawaqay!

  • @axmedcabdicawed5432
    @axmedcabdicawed5432 Před rokem

    Somaliland waa maamul ee maaha dawlad

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 Před rokem

    Kani kursi ayuu waashay .iyo mucaaradad iyo ku xumeen ismail cumur geele.

  • @nuuramahamd1410
    @nuuramahamd1410 Před rokem

    Adigu sheekh nimadaada ku eekoow

  • @axmedjihaad7747
    @axmedjihaad7747 Před rokem

    Kkk Muuse Biixi ma dal aqoonsan yahey buu xukumaa oo waxaad inoonsheegeysaa in waxa loogu yeero Somaland aamin baad run moodey mise inaga gadeysaa oo Iririsamaalenimadii baad gadeysaa Biixi waxuu la mid yahey Deni iyo Laftagareen, Axmed Madoobe, Axmed qoor qoor. Iyo Guudlaawe ku darso Jeete😂😂😂

  • @ahmedfarah5848
    @ahmedfarah5848 Před rokem

    Sheikhow cida bilaabey waad ogtahey sheekadan qabyaalad ee ilaa kenya iyo ethopia ku wa degen. Adigu macaaradnimada ismail ayaa kula fogaatey, in kasta oo aan kugu raacsanahey wax badan oo aad ka hadleysid.

  • @keysesharmarke3797
    @keysesharmarke3797 Před rokem +1

    FRIST IN LA BUR BURIYO NEW POLICE SECOND IN DDS LOO QAYBIYO 5 GOBOL HOOS TAGA DAWLADA DHEXE,,, MIISKA AYEEY SAARAN TAHAY CIIDANKII WAA LA BURBURYIY GOBOLADA DIRLAND WAXAY GACAN SAAR LA YEELANAYAAN OROMO IYO AMHARA

  • @sayidahmed5808
    @sayidahmed5808 Před rokem

    Qofka saqajaanka ahi dadka kale ayuuu ugu yeedhaa iintiisa

  • @suadali6119
    @suadali6119 Před rokem

    hadalku wuxu ku dhanyahay hartaku dhamaday Kuma labankaran idor

  • @user-mh7vb4fb2k
    @user-mh7vb4fb2k Před rokem

    Asc sheikh
    Siyaasada Geeska AFRICA ee qasan waxaa ka dabeeya oo Somaali ka degi weyday waa Ethiopia Iyo ninka Abbey la yiraahdo marku xukunka la wareegay Jabhadii ONLF buu soo xareeyay isagoo ku yiri aftibaa laga qaadayaa shacbka Deegaanka Somalida hdey doonayaan iney ka madaxbanaanaadaan Ethiopia iyo hadey kale markay soo galena waa la ogaa waxuu ku dhacay hubkiina ka qaad ficilkii u sameeyeyna waa la arkaa ,ta kale isagoon Badna laheyn ayuu ciidan sameysatey waa yahaye xagu u sameystey muddo marku joogaba Ciidan military ayuu ku soo daabula Somalia marba Gobolada Somalia ka dejiyaa how sidey ku dhacdey ma'aha wadankiisa maxaase loogu ogolaadey in Ciidamo shisheeye wadanka soo galaan kuwii hore oo waxay qabteen jirin dhib ma ogii ayaan laga saarin maxaa ka si ah dadka mas'uuliyiinta ka ah SOMALIA maanta waa iney baraarugaan oo fadhiga ka kacaan wadankana xuduudahooda la adkeeyaa Difaac adag la galaa asc wr war.

  • @seidmustafe6320
    @seidmustafe6320 Před rokem

    Marka ariinta timaado
    Waxaa imanaysa elataria iyo kuwo kale ka
    Qayb galaa qaybinta

  • @maxarte5753
    @maxarte5753 Před rokem

    👍🏿🙏👋👋

  • @mamamahamed1532
    @mamamahamed1532 Před rokem

    Wad walatay shekh

  • @manguzumanguzu995
    @manguzumanguzu995 Před rokem

    Xassan sheekh wadanka kama sari Karo Siyaasada ha khasan

  • @karingarfod9151
    @karingarfod9151 Před rokem

    Isku xishood shiiq aad tahay samalialen dawalad mahan waa qabiil isaaq iyo qabiil darood

  • @Kw58437
    @Kw58437 Před rokem +1

    Waxan umalynaya somali way udhamatay

  • @MubYus
    @MubYus Před rokem

    Diin ayuu ku gabanayaa, beeen iyo munaafaqadna wuu wadaa.. waa dhaqanka wahaabiyada , sheekh ayaan ahay.

  • @tahliilj
    @tahliilj Před rokem

    Aqoonyahanka soomaalidu waa kasheekeeyaha dhibka laakiin masheegi karo sida loogabixikaro

  • @sharmaarkeadan798
    @sharmaarkeadan798 Před rokem

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nelmi7496
    @nelmi7496 Před rokem

    Odaygaani waa oday mujrim ah oo faaninaya mujrimiin dalaöka islaamka korka gaalo kasaartay sida orduqaam

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 Před rokem

    Irirka maxuu sheekhu uga reebay geele oo sheekadaba ka danbeya
    Haduubashegay in ay arooskiika bilabantay

  • @ahmedhassan5093
    @ahmedhassan5093 Před rokem +1

    Haye waar bal noo waran maanta imisa buug ayaad so akhriday. Fariinta lagu soo dhibay uun sheeg. Baha bahada iska dhaaf. Somaliland way ku fahmayaan riwaayada lagu soo dhibay. "Madidine har goolow ha ii tumin dur baanad iyo daasa daha madhan" madhan"😅😂😂😂

  • @choukrialihassan2861
    @choukrialihassan2861 Před rokem

    Franchement. C’est le mois de Ramadan tu devrais parler d’autre chose. Tu n’est pas un politicien.

  • @suadali6119
    @suadali6119 Před rokem

    haaa sooomalanu nahay

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 Před rokem

    Iyo taada o fiican
    O aad xaqa ku sheegaysid
    INAD ISKA CIBADAYSATO
    AYAKU FIICAN///
    ADEER MIYAD ILAWADAY
    SHEEKO
    DAAAROOD
    IN LABURBURUYO
    SOMALILAND
    O GAROOWE LAGU DARO
    LAAS CAANOOD///
    WAD MAQALAYAYSAY
    TOLA AY YAA DAAAROOODAY///
    WAR SOOLEEEEF
    SAMADA

  • @MubYus
    @MubYus Před rokem

    Sool & Sanaag ma qabiil kali ah dega ? Ninkaan weyn waxa uu ku sheekaynayo maqla... caruurtu kuma hadasho.

    • @jaleefanofficial3743
      @jaleefanofficial3743 Před rokem

      SSC in lawado dego meesha ma taal ee meesha waxaa taal sidee xal siyaasadeed oo loo dhan yahay gobolada waqooyi looga sameeya in ta inad fahanta filayaa

    • @MubYus
      @MubYus Před rokem

      @@jaleefanofficial3743 .
      Waxaa jira Dawlada somaliland oo ka talisa Sool iyo sanaag. Gobalada waqooyi wax la yiraahdo ma jiraan.

    • @MubYus
      @MubYus Před rokem

      SSC, wax la yiraahdo dawlada fedraalku ma taqaano., sidaa wax wax ogow adeer.

  • @seidmustafe6320
    @seidmustafe6320 Před rokem

    Waxay ka bilamantay adis ababa marki abey u fulay kursiga ayuu aburay irirsamaale oo Oroma ah oo lagu magcabay afarqaalo babule . Waxaa u uga yeray ilaa sanaag iyo baraawe kismayo oo shir lagu qabtay adis ababa.
    Mamulka DDS waxa lo qaybiyey 3 qaybood meel canfar ah iyo meel oroomo ah
    Iyo meel darood ah oo lagu meysto.

  • @farjiyofarxad337
    @farjiyofarxad337 Před rokem

    Afartan way isogyhiin ummm 🤔

  • @abdihakimaliisse3607
    @abdihakimaliisse3607 Před rokem

    Shilinki somali hada we luntay. Qawil 40 sano ah ba wali ila hada dad ku jiran. Wa caqli yai

  • @user-ro6vl4qw3t
    @user-ro6vl4qw3t Před rokem

    Sawdigii siyaasada kufashilmay