Beesha Sade ee Minnesota oo baaq u diray dowlada Soomaaliya iyo Galmudug

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 214

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 Před měsícem +21

    Maa shaa allah ka tashta ayiihiina mareexanoow alle towfiiqda ha idin waafajiyo rer adeerkayoow guuleeysta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💯

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml Před měsícem +49

    Duqii daarood ahaa ducadiisii ayaa maanta hesheen

    • @abdirashidduale2883
      @abdirashidduale2883 Před měsícem +3

      War wax wayn baa dhacay waa guul dalka dawli kama jirtee is diyariya xamar caqli kama jiro

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r Před měsícem +3

      sado na waa ayo gaba dhaas sado la yidhaahdaa

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před měsícem

      Carab waynayaal iidoor dabacayuun us ​@@user-sz7sn2rv9r

    • @luqmanalxakiim4170
      @luqmanalxakiim4170 Před měsícem +1

      Darood duq ma aheyn waa un gashan bur hal habo isku aba ah Kuma jiro

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj Před měsícem +1

      @@luqmanalxakiim4170 oohintu waa ceeb urursabool miyaa moodeey 5D

  • @AyaanJamac-rd3bh
    @AyaanJamac-rd3bh Před měsícem +9

    Allah ayaa idin heeliya isku tashta towlad ma jirto

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 Před měsícem +11

    Meesha dawladd kama jirto ee guud ahaan beesha Daarood hatasha deen

    • @FatumaDek
      @FatumaDek Před měsícem +4

      Daarood oo tashanaya goormaa la arki ayagaa isu cade ciil beynagu dileen

  • @mrjamac
    @mrjamac Před měsícem +23

    HUBKAAS WAXAA LOO WADAY IN SHACABKA MUSLAINTA SOMALIYEED ISKU LAAYAAN ILAAHOOW CULUSOOW SHARTIISA UMMADA KA QABO YAA RAABI AMIIN SUBXANA ALAAH YAA ALAH

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 Před měsícem +14

    Mareexaan Sade Abtiyashay guulaysta garabkiinanu nahay markasta curaadkii Darood Ismaciil ilahay baa idiinsiyaay hubkaas xaqbaad u lahaydeen inaad furataan waxa dhulkiina so galaa Dalka dawladii kama jiirte is diifaca from SSC Khatumo.

  • @SakiAtoodemm
    @SakiAtoodemm Před měsícem +6

    Guuuuuuuul beesh saade ❤❤❤❤❤

  • @AccountYourbr-to4rb
    @AccountYourbr-to4rb Před měsícem +6

    Mareexaan waa hurdaan. Rag ma jiro .
    Wadankooda ma dhistaan . Qoryahaas aruursada oo qayr ka suits reer gedo.
    Garish kasta oo wadadiina soo Mari qabsada .
    Hubkana dhulka ku duuga

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 Před měsícem +12

    Ilaahyow u hiili mareexan
    Waa laga gardaran yahye

  • @ItsSamOnline
    @ItsSamOnline Před měsícem +5

    Hubkii 1991 Ilaa iyo maanta
    Muqdisho dawlad walbaa geyneysay hala soo wadaceliyo markaas waa yeeleynaa in hubkaas oo dhan qolo walbaa soo celiso

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 Před měsícem +3

    Guuleysta walaalaha Mareexaan Sade

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 Před měsícem +1

    MAREEXAAN WAA DAD WANAAGSAN ALLAHA XIFDIYO

  • @djaferissie1150
    @djaferissie1150 Před měsícem +2

    Please be one and one Somalis only. Ishallah

  • @bby6
    @bby6 Před měsícem +1

    Viva marehan sade darood guuleysta marwalba inshallah

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 Před měsícem +7

    Waa sidaas iyo dadaal iyo inaan la hujuumi karin mareexaan sinaba u dhici karin,

  • @fardosabarre8833
    @fardosabarre8833 Před měsícem +3

    Guuleysta Goor iyo ayanba❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 Před měsícem +1

    Reer abtigey meeqaa la dulminaayay Hubkaas yuusan
    Gacantiina ka bixin isku difaaca Allaha idiin hiisho inshaa allaah aamiiiiin.

  • @abdifatahhashi405
    @abdifatahhashi405 Před měsícem +1

    Adeer Ducadee baa ku dhacday mareexaan
    Markii laguu yaabo
    Ilaahay ha ku Asturo
    Afar dhuumood dhexdooda
    Ilaahay ha ku geeyo

  • @mdssaidegal6514
    @mdssaidegal6514 Před měsícem +4

    Guulaysta odoyaasha Sade

  • @fardowsoxassan2605
    @fardowsoxassan2605 Před měsícem

    Beesha sadee guul guul guul guul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanjama3521
    @ayanjama3521 Před měsícem +3

    Maa shaa Allah ❤❤❤❤❤

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew Před měsícem +1

    Kkkkk mahadsanid mariixaan waxaad tihiin niman war yaqaan ah mooryaanimana maba taqaanaan waxaadna tihiin niman cajiiba

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 Před měsícem +1

    ❤❤❤❤ mahadsanid jaale

  • @ahmedabdulkadir1358
    @ahmedabdulkadir1358 Před měsícem +3

    Reer sade waligiinba waxaa la idinku yaqaanay inaad tihiin dad jecel nabada kaladan baynta iyo dowlad nimada. Hadal wanaagsan ayaad soo jeedi seen.
    Ciidamadan duulanka idinku ee shaatiga qabiilka wato .allaha idinkaqabto fidnadooda.Aamin yaa rabi

  • @Yourlocalcatfromthestreet
    @Yourlocalcatfromthestreet Před měsícem +2

    Bro i swear you make my day 😂😂

  • @nadiifohussein3815
    @nadiifohussein3815 Před měsícem +2

    Allow xifdi mushtamaca Somaaliyeed

  • @elmihassan6054
    @elmihassan6054 Před měsícem +3

    Hal qof haddii aay ku dhimato mar kale idinka ayaa sabab u ah.

  • @KingkongKafi
    @KingkongKafi Před měsícem +3

    Mariixanka hubka gacanta kuhaya cuqaal haloo diro sidey uxagamen lahahen hubkas si looxarashin ama lagu ciyaarin

  • @aaminadan4397
    @aaminadan4397 Před 20 dny

    Alla Marshaa allaah codkar badanaa wlaalahy sede daarood

  • @ambarashkir3336
    @ambarashkir3336 Před měsícem

    Thanks adeeayaal waad mahadsanid ❤❤❤❤❤

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Před měsícem

    Waa yaab Alle Hubka Xattaa Caddaalad buu ku qaybshay ,sababtoo ah Daaroodku Macawisley ma laha

  • @SakiAtoodemm
    @SakiAtoodemm Před měsícem +1

    Guuuul beeswax saade❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muhudiinhasanofficial3835
    @muhudiinhasanofficial3835 Před měsícem

    M.a guul

  • @BashirHassanjama-rs4ld
    @BashirHassanjama-rs4ld Před měsícem +2

    War ninkaan u gudbiya dacwadiisa icc. Ninkaan waa xarig waa war lord dadka xasuuqa. Somalia waa isku diray.

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Před měsícem

    Allaw inta Nool noo badbaadi

  • @abobasement346
    @abobasement346 Před měsícem +2

    Alxamdulilah hadih ilahay kah shifay Argagixisadah u hogamiyoh xasan moryan iyo villa family marexanow waxan idin shegayah in aad kah tashatan moryantah kah talisah xamar waa in aad dacwad kah gudbisan sih logu celiyoh cunah qabaten moryantah u hogamiyoh xasan munafaq dadkah u layay xasan moryan waa in u bixiyah mak dhaw kuwan lo so diray waa horgaladah u shaqeyah villa family kah hor imadah

    • @abdullahimohamed5432
      @abdullahimohamed5432 Před měsícem

      Beeswax sede wax la maqlay ma ahan marexan siyad barre ayaa ahay waa ninkii beeniyay aayadaha ilaahey ee yiri ma jiran سدس ثلث ninka iyo naagtuna waa Simon yihiin xagga dhaxalka waa ninkii laayay culumadii soomaaliyed sabab la aan idinkuna waxaa tihiin kaas oo kale

  • @awiltarabi40
    @awiltarabi40 Před měsícem +1

    Talo iyo tilmaan, marka hore waxaan aad uga xumahay waxii ka dhacay caabud waaq. Dadka somaliyeed,gar ahaan rer galmudug waxaan idin kula talinaya in aad ilaalisaan aakhiradiina iyo adunkiina, waxaad ogaataan in xasan sheikh uusan ahayn masul khayr idiin wada.rabi ka baqa.asc

  • @MohamedAbi-x4e
    @MohamedAbi-x4e Před měsícem +1

    War soomaaliyey mooryaanta Mareexaan waa in la soo qab qabtaa iyaga iyo ugaaska mooryaanta oo hubka dowlada boobay.
    Mareexaan waa in la ciqaabaa mooryaanta iyo ugooskooda waa in la soo xira sida ugu dhaqsiinyo badan

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 Před měsícem +1

      Anu Ogaden baan ahay waan taageersanahay mareexan xaq bay ulahaayeen inay lawareegaan

    • @Johnniedallas214
      @Johnniedallas214 Před měsícem

      ​@@axmedaxmed5455zxp marehan way neceb yihin waxay ka jecel yihin hawiye haday awood u leyihin cagtay marin lahayen OG

    • @imaansh1590
      @imaansh1590 Před měsícem

      aaabaha kiwi dilay soo Aad mar kale bal naad fakato mooryaanooow

  • @umaaisha9876
    @umaaisha9876 Před měsícem

    Reer cabuudwaaq hubka waxay moodayaan khayr ee wakay issues xasuuqi lahayeen awalbaney xafadi xafaad ugudbi jirin. Ilahaayoow kala badbaadi

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk Před měsícem

    Habar fadhida lagdan lafudud

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 Před měsícem

    masha allah dalka oo dhan badbaadiya Alshabaab iyo Damuljadiid ayaa umada iskulaynaya si xun oo qabyssladaysan.

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el

    Beeaha Sade. Curadka Darooda, oo Marexaana, Sow maaha mise waa khaldey bal halkaa Isla hubino.

  • @ZuhourMohamed
    @ZuhourMohamed Před měsícem

    Illaahey baa gacantooda galiyey armaa iyaga lagu layn rabay. Sir maqabe Allaa u sahana.

  • @OmarAhmed-nw6lr
    @OmarAhmed-nw6lr Před měsícem

    Mareeeeexaanoow rabi baa idin Nimceeyay erya Fartaag
    Erya xasan sheekh
    Swmeysta ciidan adag iyo hogaan adag midnimadiina iyo mida Daarood ka shaqeeya Isaak wa nin mayal adag ku daba feyla
    Daraawiish baa idiin diyaar ah 1200 oo will baa soo ruqaansanaya
    Iska celiya Habar gidir iska celiya sheekhaal. Ha la idin ka baqo

  • @johnosmaankhayrahmed1959
    @johnosmaankhayrahmed1959 Před měsícem

    SADE GUUL GUUL

  • @DarwiishNL
    @DarwiishNL Před měsícem

    A s c walaalahay. Reer. Sade
    Waxaan. Idiin. Leeyahay
    Dad. Aan. Tashay. Kuwa. Ugu
    Cadawsan. Ayaa. Hoos. Tagaan
    Oo. U. Taliya. Kuwan. Aad. U. Cabaneysaan. Waa. Qayb. Ka. Mida. Ama. Ay. Soo. Koriyeen. Kuwii. 91. Jumanaan. Dadkiinii
    Qabiil. U. Laayey. Masl. Koodiina. Ku. Maqan. Yahay
    Waa. Kuwaas. Oo. Maleshiyaad
    Laydiinku. Soo. Geliyey. Shati. Ama. Direys. Daeladeed. Xagee
    Dawladu. Ka. Jirtaa. Ma'farmaajaa. Dawladi. Ka. Danbeysey. Anigu. 2bo. Reer. Oo. Kala. Ah. Siyaasiintooda
    Waa. Mrxn mj. Mareexaan. Wuxuu. Dhibane. U. Ahaadaa
    Dawlad. Jacayl. Mj waxay
    Dawladnimo. Soomaaliyeed
    Uga. Qiima. Badan. Mansab
    Ay. Ku. Fadhiistaan. Hadey. Waayaan. Waa. Wax. Ladhoho
    Dawlad. Soomaaliyeed. Qush. Yaan. Laga. Siin dhulbahante
    Laylkase'na. Waa. Samir. Badnayaal. Iyo. Warsangeli
    Hadey. Arkaa. Wasiir. Kaluun
    Loo. Soo. Tuuro. Way. Iska. Qaataan. Hadii. Aanba. Laxusina. Dibnahoodey
    Iska. Dabooshaan
    Ogaden'na. Waxay. Qaadi. Kari
    Waayeen. Raysak. W. Ayaaf
    Yeelateen. Nin. Lagu. Shaqaysto. Oo. Cidna. Mateliin
    Ayey. Odhan. Layihiin. Waar
    Sidan. Isu. Dhaan. Muuqiisa
    Ayey. Iskaga. Fataxsan. Yihiin
    Hada. Reer. Caabud. Waaq
    Reer. Galdogob. Waa. Dafkiisii
    Waa. Hurdaayoow. Waa. Hadhgalay. Eee. Ka. Tooseey
    Wixii. Dhiigoodu. Qulquley
    Danba. Kama. Laha.
    Aan. Kusoo. Dhowaado
    Latalinta. Sade. Maanta
    Ood. Haysataan. Hubkii
    Kayidhi. Iyagaa. Lagu. Layn. Lahaa. Allaahu. Aclam. Waxaase. Ogahay. From. 91. Ilaa. Hada. Iney. Xakaashadeen
    Dhiiga. Sade. Inaad. Ka. Tashataan. Intaan. Hubka. Aan
    Si. Khiyaameysa. Aaney. Idiinkala. Wareegiin. Hada
    Waxaan. Naqlayaa. Shirkada
    Hormuud. Oo. Caabudwaaq
    Joogta. Ayaa. Shuurtaradii
    Dhalintii. Intey. Xoogaa. Qado
    Ka. Siisteen. U. Gudbiyey. Cad. Caadoi. Waa. Kuwii. Caruurtiina
    Dugsi. Quraanka. U. Socota
    Bireynaya. Ama. Hadiyo. Jeer. Idiinku. Haysta. Meesha. Xooluhu. Idiin. Daaqaan. Ceelasha. Waa. Kuwa. Hbg
    Lagu. Sheego. Waxaad. Ukala
    Dhoweystaan. Waa. Diin. Doqonimo. Jifava. Marbay
    Idiin. Weerartaa. Hada. Dagaalkii. Dirta. Laydiin. Soo
    Adeegsadey. Iyagaa. Ka. Danbeeyey. Amaba. Kulajirey
    Waar. Sadoow. Maxaa. Taladii
    Idiinka. Dhiciseeyey. Ma. Markaad. Vilada. Fadhiisataan
    Ayuun. Bay. Talada. Fiicani. Idiinku. Soo. Degtaa. Wasr. Idonka. Layljase. Daraawiishta
    Maanul. Wada. Dhista. Oo. Shacab. Kiinan. Mooryaan. Jiif. Joog. U. Diideen. Nus. Qarnii
    Ka. Tsshada. Waar. Snaybaro
    Ayaa. Laydiin. Soo. Daabulanaya. Qoor. Qoor. Kan. Iyo. Waxan. Aad. Isku. Mushquulineysaan. Waa. Caqli. Xumo. Hbg. Waa. Ka. Mideysan. Yihin. Baabiina
    Car. Sheega. Jifi. Aan. Xaqdaro
    Idiinku. Weerariin. Waxay. U. Haystaan. Dad. Ay. Ka. Awood
    Badanyihiin. Oo. Xaro. Ugu. Jira
    Hada. Markii. Hibkii. Laga. Qabtey. Waxaa. Lasheegayaa
    Iney. Leeyihiin. 91. Ayaa. Lagi. Noqonayaa. Waar. Qoor. Qoor kan. Aad. Ku. Indho. Beesheen
    Saraakiishii. Guriceel. Lsgu. Laayey. Muxuu. Idiinka. Qabtey
    Caruurtii. Dugsiga. Lagu. Gawr. Gawracay. Xitaa. Maka. Tacsideeyey. Waar. Maantey
    Taladu. Idiinla. Gud boontahay
    Hadii. Kale. Iska. Suga. Inta. Kumanaan. Isnaybar. Laydiin. Soo. Gadanayo. Idina. Hurmuud. Haydiinka. Uruursato
    Isnaybarada. Ka. Dibna. Isku. Weer. Halaydiinka. Qabtoo

  • @Asanbile
    @Asanbile Před měsícem

    The nation is known for honor and faith, it is shameful, our Somali brothers and sisters, Sade Darood should be ashamed. Sade Darood is not a people who destroy things, they are people who build things. people who are known for their patriotism and love for their country. Shame on you. Sade Darood is a place of honor and value in the whole of Somalia.

  • @AbwaanC.casiis
    @AbwaanC.casiis Před měsícem

    Dawlas in Somaliya Yeelato Ma Rabyaan Dhamaantiin Balse Maanta Khasab Baa laydin kaga Dhigaysa inaad Dawlada U Hogaansataan Baryo Way Soo Dhamaatay Sidii Hore Ha Moodina❤

    • @safiawarsame7120
      @safiawarsame7120 Před měsícem

      Asc wrwb Waxaad ku hadlaysid maaha Sax Anaa indhahaygs ku Arkay Hub Ayagoo ku wareejinaaya Dowlada Galmudug, miyaa Markaa la qadbay?. Markaa leedahay Dowladnimo Marabtaan Taas waa been Was la ogyahay Dowladnimo inayna ka danbayn Janawri/1991, Markii Dowladii Libaax ii Afrika iimaan la’aan iyo iwl, hub inta loo Qaatay la baahi’yey Dadku Ay ga wren qaarkood Bariuska Dhulka inay ka gurtaan gasho Darsadee, taasna waa xsnuun illyo hada haaya umada , Markaa ha u Soo qorin dadka wax Aan Sax aheeyn ee Horta Soo Aqri Taariiqda sifiican Aan aheeyn iyo sidii ay Dowladnimadu hayeeyd, inaan Soomasli Saxa Aheeyn oo Xuduudahooda u Diran yihiin, oona Ajnabi u talin 😭

    • @user-rd7xe5rn2t
      @user-rd7xe5rn2t Před měsícem

      Sifiican baad udifaacaysaa xasan madharge cabdicasiisoow caligaaf ayaaloowaday hubka miyaalakarkaroysaa sokorta hakugukacdee

  • @suadabdi5
    @suadabdi5 Před měsícem

    Guulaysta

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml Před měsícem +1

    War horgaladda iska ceriya

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 Před měsícem

    Iska cesha tuugta vivo mareexan guuleysta.

  • @user-wj4xn2nu7n
    @user-wj4xn2nu7n Před měsícem

    Kkkkkk waa isku aqli reer sade
    War dawlada itoobiya cala qaad kalama dhaxeeyo soomaliya

  • @sagalfaarax9312
    @sagalfaarax9312 Před měsícem +2

    Sade marexan my Dhiga laiga beray 🩸🦁🩸

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 Před měsícem

    guulaysta idam allah.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před měsícem

    Waa masuuliyad darada dawlada somaaliyeed, marka kowaad itopia waa cadawga kowaad ee somaliya, marka labaad waa hub sharci daro ah ,waxan aad walaaqayso hassanow dawladnimo ma aha ee masuuliyad daradaada qiro,hubkaasna gacan wanaagsan ayuu galay ,mareexaana haka tashto tan sawlad ma ahanee

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 Před měsícem

    Sax weeye sax weeye sax weeye sax

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 Před měsícem

    Mareexaanoo nina intuu kuu jirro kuuma soo dhaafo dadkiina baasha ka raaca ama idinka iyo Leelkase dowlad wadda sameysta ama Puntland iyo dhulkii awawgiin ku biirra! Dadkaan sidaas maalinkasta laba aaburka idin gashanaya oo hubka iyo balaayada idiin maleegaya iskaga baxa!😭😭😭

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 Před měsícem

    Reer Caabuqwaaq hubkii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybinayey qaybtoodii ayay heleen waana cibaadaysteen waana ku mahadsan yihiin kuna amaanaynaa in ay hubkii Xasan Sheikh Qabaa'ilada u qaybinayey qaybtoodii heleen

  • @user-le2zy8zm5i
    @user-le2zy8zm5i Před měsícem

    Wa sax

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 Před měsícem

    mareexaan gobta somali weyn Allaha ayaa idiin hiiliyay muslim iyo mareexaan waagi la yiri aya wax la idin ka qaadi waayay waaaba maanta oo 2024 la joogo cadowgiiina ha jabbo

  • @haibesuleiman8388
    @haibesuleiman8388 Před měsícem

    Dad caqli leh uma jeedo kuwa hadlaya iyo dawladay sheegayaanba waa waxba kama jiraan

  • @RaxMo-mk9eh
    @RaxMo-mk9eh Před měsícem

    Dowlada ayadaa la weeraray rer caabudwaaqo waa qaldantihiin hadii adan hubka dowlada soo wareejine
    Dowladi kaa xoogweyn
    Qawiilne masheegi kartaano. 1988 isaaq Dowladi miyaa werertay mise siyaad bare kajawaaba

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 Před měsícem

    dulmi diid .well done.

  • @cabdi-hosh
    @cabdi-hosh Před měsícem

    Meesha dowladi ma jirto ee aan isku tashano oo degdeg isugu kaaya keena

  • @sareedocabdi6129
    @sareedocabdi6129 Před měsícem

    WAAR HORTA SOOMAALIYEE MARNA XABASHIDA WAAD LASHAQAYSATAAN HADANA ANAGA OO IIDOOR AH AYAA NAGU SHAABADAYSAAN
    ALLOW SOMALI ISLAAX DHEX DHIG
    SHAADH DAWLADEED OO QABIIL LAGUXASUUQO IDINKAA SOMAALI BARAY

  • @user-bi7pi6le6m
    @user-bi7pi6le6m Před měsícem

    Manshalla

  • @amatuLah18-iu2ep
    @amatuLah18-iu2ep Před měsícem

    Walee soomaali jahwareer kabiximeyso ilaa ay iskuxukumaan kitaabka ilaahey.

  • @rasheedgaraad6063
    @rasheedgaraad6063 Před měsícem +1

    Qaan Mareexaan waa qaaxo kugu maqan. Iska celiya wixii dhulkiina soo gardaraysta

  • @hibodiiriye7692
    @hibodiiriye7692 Před měsícem

    Waa sax ma dowlad sade aya ubahan esomali dowlad ma rabto waxana dalil ku ah sida belaha som uhadlan ama udhaqman inti sade lagumadayey kenya etobiya iyo shati dowladed lagu gumadayey lagama garsanin essde gumsda moye talo majirto esadow tashada dowladi igama danbeyn

  • @Ego-Kills
    @Ego-Kills Před měsícem

    Hubkaan waxaa laga lahaa 3 arimood:
    1. Qeeyb In Qor Qor lagu rido
    2.Qeeyb Mareexaan lagu weeraro
    3. Qeeyb Alshabab laga gado
    Waanu ognahay:
    1. in meesha colaad beeleed kajirto
    2. Dowlad Galmudug ka jirto
    Markaa maxaa keeney in dadka deegankana
    (Mareexaan) iyo dowlada Galmudug laga qariyo?

  • @user-wj4xn2nu7n
    @user-wj4xn2nu7n Před měsícem

    Mareexanow soomali kamid noqda sidaani xal maahan.
    Sidhi soomali maxukunto ee soomli baa xukuma.

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Před měsícem

    QABOOY URUGUBO ILAAHAY ASHAHAADO LADIRIRKA ISKUDIR.
    SOOMAALIYEY RABBI SWT AYAAD DAGAAL KULA JIRTAAN EE OGAADA

  • @LowServant
    @LowServant Před měsícem

    Hadal wanaagsan oo macquul ah baad soo jeedineysid. Xassan Sheikh Eebbe ayaa fashiliyey, yaan wadahadal lala gelin. Waan quusanney ...

  • @AccountYourbr-to4rb
    @AccountYourbr-to4rb Před měsícem +3

    Dowlad hawiye noo maha . Mareexaan waxba looms ogola.

  • @elmihassan6054
    @elmihassan6054 Před měsícem

    Shabaab yaa ka celinaaya haddii hubka laga qaado macawisley dadka shacabka.

  • @ahmedmuhumed1402
    @ahmedmuhumed1402 Před měsícem

    Waa in laiska celiyaa daanyeerta

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x Před měsícem

    haa wasifiican inlaga hadlo dhibkii loogaysatay dadkaas

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před měsícem

    Somali oo dhan baa hubaysan,lkn mareexaan hubka ma boobin ilaahay baa gacanta u geliyey, qiyaamadii dawlada ayaa ilaahay u kashifay ,dawladu haday kashifantay inay raali gelin dhiibti ayey ahayd

  • @user-jo8fe7zg6j
    @user-jo8fe7zg6j Před měsícem

    Shuluq hubka wuu sheegtay dowladda sida madaxwaynaha iyagaa u sharciyay in uu keeno hub horenabjaadka oo daroogo ah ka ganacsada sidee dowladda u difaacda Mafia aduunka wa xabsi dheer

  • @elmihassan6054
    @elmihassan6054 Před měsícem +1

    Shabaab ayaa tihiin,oo hubka u dhacdeen,Farmaajo ayaa mateleysiin oo lacag ku bixiye.Fahad Yaasiin ayaa lacagta bixiyay si loogo dhaco hubkaas si Shabaab loogo geeyo .Baaq nabadeed iyo shacabka waay dagaalamaayaan isma qabato.

    • @mahadabshir-vk1rn
      @mahadabshir-vk1rn Před měsícem

      Yaa wax ka badalayo marka

    • @imaansh1590
      @imaansh1590 Před měsícem +1

      xoog iyo awoood ayaaa la idiin ka qaatay maxi ka badali kartaa

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489 Před měsícem

    Mareexaanow hadaad ka kookiness kartaan in ay sell gareen hubka cadowgooda

  • @user-ie8ws3hj1m
    @user-ie8ws3hj1m Před měsícem

    Xumaanti iyo jidgooyadi uunbaad taageerteen maxaa sookordhiseen. Beel jidgooyo sameysay hadana u hajabeysa dowlada soomaaliyeed yaab !!! Halkey kudanbeyso wala arkidoonaa.

  • @CabduXakiin
    @CabduXakiin Před měsícem

    Alshabab

  • @user-tn5or9iw1c
    @user-tn5or9iw1c Před měsícem

    GUUUL IYO GOBANIMO AWDAL MAKHIR STATE AWDAL STATE GOBANIMO 🇾🇪 ♥️ CABUDWAQ STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO STATE GUUUUUUL IYO GOBANIMO AWDAL MAKHIR STATE AWDAL STATE GOBANIMO PUNTLAND GUUUUUUL IYO NABAD SUDAN STATES 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉GUUUUUUL PUNTLAND DARWIISH LAND SARAAR AND SANAAG GUUUUUUL IYO GOBANIMO SSC KHATUMO PUNTLAND GUUUUUUL IYO NABAD SUDAN

  • @abdisalanmusse6109
    @abdisalanmusse6109 Před měsícem

    wadan ka waxaa kajira colaado qaviil saas darteed cid cid aamineeysa ma jirto e reer cabuud waaq halaga leexdo

  • @abdirisaqnur6118
    @abdirisaqnur6118 Před měsícem

    Haduu gudbo iyo qabtayba waa qasaaro soo qori xabad ma aha wax la qaatay waa uun la isku layn

  • @fooleyadaawe3434
    @fooleyadaawe3434 Před měsícem

    Idinka dowlad miyaa tihiin. War Soomaaliyeey xageen u soconaa hadaan annagu is nacno.
    Dawlada cambaareya Ethiopiadii wadanka qaribtayna ka aamussa tuugo.

  • @YasinOsman-bj5km
    @YasinOsman-bj5km Před měsícem

    Soomaali dowlad ayey rabaan bal kuwii joogay meel nabad ah joogay ayaa sidaa u hadlaya!
    Waxa uu leeyahay hadii uu gudbi lahaa oo aan la qaban laheyn dad ayaa lagu laay lahaa bal hada dowlad gacanteed miyuu Ku jiraa hubku!

  • @hassanabdihashi5816
    @hassanabdihashi5816 Před měsícem

    Walee soomaali meelbaa loowadaa.
    Ragiinaan odayaashaa maxaad isku raacsantihiin in dowlada aad ka mudantihiin inaad adinku gacanta kuqabataan hubka sharcidaradaa?.

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale Před měsícem

    Hadii ay jiraan ahlu caqli walcaqdi cidaan dhaxdeeda sida reerkaan wax uwado hakabadalaan

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x Před měsícem

    haa wrhala dacweeyo dadkaan dadka laayaye

  • @XubiAadan
    @XubiAadan Před měsícem

    Guulaysta garbahaygi dadkan dunidan wax ku ahay

  • @SakiHashi
    @SakiHashi Před měsícem

    hassn sheikh waa mafia waa in lagu ciqbaa dhibkuu gaystay

  • @faisalabdi7069
    @faisalabdi7069 Před měsícem +2

    Darood ama reer tolkay Marexan afkina ka ilaaliya magaca dawlad oo mesha dawladi jirto ee dawlad ha ugu yedhin nacala dhalay garguurte waa shabaab qabiiliste ah ee manta laga bilaabo qabiil walba waa dawlad oo marexan hubki waa heshen aad dawlad ku noqon lahyden oo dawlad caabudwaaq ka dhista xasan shiikh iyo dawladisana ma ictiraafsanin dhaha awal horeba waxba kuma aydan qabiin aan ka ahayn inu hawiye idinkuso hubeeyo

    • @abdullahimohamed5432
      @abdullahimohamed5432 Před měsícem

      Idinka oo intaas ka xoog badan hubkii hubkii qarankana heystaan ayaa barqo cad hilfaha la idiin qaaday isaguna cararkii uu xamar ka qaaday wuxu ku gaara magaalada abuja naijeria halkaas ayuuna ku baqtiyay wuxuu ahaa ninkii beeniyay kitaabka quraanka ee yiri ma jiroثلث سدس ka dibna laayay culumadii soomaaliyeed wuxu ka reebay shekh aadam shehk cabdullahi oo ay isku qabiil ahaayeen kaas ayaa ahalkiin ahaay lama sheegin madaxweyne soomaaliyeed oo beeniyay aayadah quranka oo aan isaga ahayn idinkuna waxa tihiin isaga oo kale

  • @umurayaanmahamed4057
    @umurayaanmahamed4057 Před měsícem

    Xasan waa in dacwad laga gudbiyaa waa Danbiile

  • @ahmeddomar8093
    @ahmeddomar8093 Před měsícem

    Waar wax dawlad la yidhaa kama jirto somaaliya ee iska celiya budhcada villa somaaliya ku jira.

  • @farhanmeilingf3438
    @farhanmeilingf3438 Před měsícem

    Somalia waxaa loo helay si sahlan oo loo dhamayn karo (GABIIL)

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 Před měsícem

    Waxbaan dhacayaa, and you can not call me Tuug. 😂😂😂

  • @tuuraqhussein5230
    @tuuraqhussein5230 Před měsícem +2

    Qabyaaladii oo shirjaraaaid qabaneysa, mariixaanow dalka adinkaa horay u burburiyay, hadeer Dowladnimadii ayaad diidantihiin, Farmaajo markii uu xilka haayay heesta calanka ayaad shidateen maantana heesta qabyaalada😂😂 ku socda

    • @mohakabyar7566
      @mohakabyar7566 Před měsícem

      Wixii shalay nagula sameeyaay wax ka dheeri ah ma sameeynayno😂 ee caadi laha iska dhigo waqtigeena an iska qaadano

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe Před měsícem

      WAA LAGAABARAY OO LAGAA BADI , WAA QABYAALADDA REERKIINU ISTICMASLO 10% KAMID AH OO KALIYA , BAL UFIIRSO MIDDA REERKIINU ADEEGSADO OO INDHALA'AANTA AH OO INTAY ILAHA KIBIRKA KASOO WABAXDAY HADDANA AABIGA KU FARAXALATAY

  • @user-jo8fe7zg6j
    @user-jo8fe7zg6j Před měsícem

    Sade waa dad israacsan shuluq wuxu yuri ha lai soceliyo waa hub iyo daraagis sida Kokain ama jaadka ka ganacsade maba oga in uu mafia yahay oo denbile yahay