Qaybtii 2aad aroos baadiyo

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 8. 09. 2024
  • Instagram dhaqankaaba
    www.instagram.... 👈
    Facebook pege dhaqankaaba👈
    Facebook dhaqankaaba👈
    tiktok dhaqankaaba👈
    Hadii aad doonayso mawduuc inaad igala hadasho oo aaladaha aan isticmaalo aad igalasoo xariirto asc kaliya hasooqirin ee sooraaci mawduuca aad igala hadlayso sigoo dhamaystiran
    waan iidinjeclahay soomaali maxamed❤🥰
    fadlan subscribe saar Channalkaan
    • aamusnaan 👈

Komentáře • 766

  • @bashiabdi155
    @bashiabdi155 Před 3 lety +57

    Reerkii dhismoo dhaqma allaha haka dhigo inteena badan halkaasbaan ka namid
    Mahdsanid Walasha noo soo gudbisay dhaqankeena.

  • @fardowsaomarahmed4309
    @fardowsaomarahmed4309 Před 3 lety +3

    Masha Allah tabaraka raxmaan Waa aroos qurux badan alle haysku barakeeyo reerkii cusub adna waad ku mahad santahay sided noogu soo gudbisay.❤️❤️❤️🌺🌸💝

  • @abdullahiabdi5535
    @abdullahiabdi5535 Před 2 lety +3

    M.a aroos aad uqurux badan waaye
    ilaahay haisu barakeeyo reerka🙏
    Wiil iyo caano i.a🙏💯
    mahadsanid wll👍

  • @aminaali7242
    @aminaali7242 Před 3 lety +4

    Dhaqan kaaba, hablaha somaliyeed ayaad unoqotay tusaale wanaagsan.
    Allah haku xafido walal ❤️🇸🇴🌹🌹

  • @zakiyare2790
    @zakiyare2790 Před 3 lety +2

    Masha allah dhaqan kaabo shaqo wngsn baad heysaaa
    Dadkaan xamar ku koray ee aan aqoon dhaqankooda waa inaad mid mid u bartaaa

  • @iftinmaxamad1610
    @iftinmaxamad1610 Před 3 lety +14

    Arooskii gacma buuxa iyo guuul Allah ka dhigo aaaaamiiin yaaaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲 lakiin cida arooska ah maa adiga doodabada ka bixinaya sxby

  • @missreche
    @missreche Před 3 lety +39

    She is doing amazing am watching from Kenya village

  • @xaliimoxajjinuur2331
    @xaliimoxajjinuur2331 Před 3 lety +3

    Ubax abaayo waku salamay dhaaman tina ehelka iyo qarabda abayo gurka alahaa ubarkeyo rerka caruur iyo cano hanbalyo mansh alllh

  • @hayirhaghi5553
    @hayirhaghi5553 Před 3 lety +3

    War iridii xagee bay aheed ayaan aad ugu qoslay Horay usoco walal
    From Germany

  • @abdirahmaansuleemaan7877
    @abdirahmaansuleemaan7877 Před 3 lety +3

    mansha allaah reerkii dhismee dhaqma alle haydka dhigo wll dhaqan kaaba mahadsanid🥰

  • @adenhassan3805
    @adenhassan3805 Před 3 lety +1

    Maasha Allaah dhaqankeena miyiga ee shanta soomaali ilaa iyo xad waa isku mid.

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 Před 3 lety +2

    Alla miyigu wacana 🥰🥰 wlhi wanba jeclaaday 🥺 nasiiib uma yelen aroos baadiye iyo nolasha baadiyaha ee Quruxda bdn 🥰❤️ from uk 🥺

  • @fjriams
    @fjriams Před 3 lety +14

    Wow this is good.
    Although you were right it is sad to hear when you said " building a newlyweds home is hard but it's easy to destroy it." May Allah protect this new home 🏡🙏Amiin

  • @adamabdulha6254
    @adamabdulha6254 Před 3 lety +12

    Masha'allah Arooskii Layaqaanay Yaasalaam Dhaqan-kaab Waad Mahadsan Tahay Walaashay

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 Před 3 lety +1

    Mashallah hanbalyo aroos khayr qaba alaha haka dhigo rerka cusub

  • @zamzammahamud7204
    @zamzammahamud7204 Před 3 lety +4

    Maasha allaaah reerka ladhisayo allaha ka dhigo kii lagu nastee lagu nagaaado ubad khyr qaba kala hela amiin🤲🤲🤲🤲

  • @deeqaraan1026
    @deeqaraan1026 Před 3 lety +1

    Wow masha Allaah illaahey ha xiftiyo reerka cusub waa lagu yaqan qaawane

  • @abdikadirfarey
    @abdikadirfarey Před 3 lety +10

    Masha allah
    Qalanjo qoor dheer
    Oo aan qosolkeeda lamaqal miiga waa inaan u doontaaa.

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 Před 3 lety +13

    MashaAllah qurux♥️MashaAllah reer badiyaha waa dad Allah xikmad ugu deeqay oo aqli badan MashaAllah ♥️Allah Arooskan ha Barkeeyo xafido isha iyo xasiidkana Allah ha ka qabto Ameen 🎁💎

  • @barkhadahmed
    @barkhadahmed Před 3 lety +1

    Masha allah Hambalyo reerka cusub
    Waxaanka helay qaabka aqalka midka yar looga dhex sameeyey
    Ardaaga iyo dhamaan qaabka arooska hawshiisa laysula qabtay

  • @wadaniforever5894
    @wadaniforever5894 Před 3 lety +3

    Maansha allaah waa xasuus waayo waayo ayaan xasuustay ilaahay ha barakeeyo arooskaas iyo gabadha yar ee caruurta ah ee dhaqankaaba waad mahadsan tahay

  • @kingofyouth9025
    @kingofyouth9025 Před 3 lety +1

    Hambalyo hambalyo reerka gabar iyo caano wiil iyo xoolo badan, ✌️🙌

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 Před 3 lety +5

    Mashallah sister amiin yaa rabi illah ducada ha u aqbalo markasta aroos waa dhib badan yahay arooskan ma ku sii jiro mashallah dumarka they had worked illah ah u naxariisto naxariista aduun iyo aaqiro way u baahan yihiin video waxaan fiir saday salaad subax ayaa daqiiqo iga harsan i was watching yesterday afternoon 💯💯💯💯❤️❤️

  • @user-cy3qy8qb4o
    @user-cy3qy8qb4o Před 3 lety +2

    "Gabadhayadu wa darurta cirkoo anana dayax daba socdaa nahayeey"😄😄😘❤❤

  • @osmanadan4966
    @osmanadan4966 Před 3 lety +2

    Mansha Allah I love hidaha.iyo dhanka.somaliyed.wooooow qurux

  • @issaibrahim8892
    @issaibrahim8892 Před 3 lety +2

    Dhigaha ama udbaha waa qurux, maasha.allaaah, mar hore ayaa iigu danbeeysay.
    #Xasuuuuuuuuuus.

  • @charliedaniele6066
    @charliedaniele6066 Před 3 lety +46

    Nasiib baan leeyahay intaas qof hadad iga dhex aragtay

  • @qadanabu6893
    @qadanabu6893 Před 3 lety +1

    Masha Allah reerkii isku badhadha allaah hakadhigo dhaqan Kaaba adbad umahadsantey qaalidumar🥰🥰🥰

  • @maankey6048
    @maankey6048 Před 3 lety +1

    Masha allaah dhaqan gaabo saasbaa lagaa rabaa wll qaali waxaan sugnaaba waa galbisgii aqal anaa ku dhashay baadiyo waa nolol aad uwacan iyo jawi macaan ani walaahi xamaasad baa iqaaday soo migaa ilmeeyay 🥰🥰🥰🥰💜💜💙🤎

  • @queeenzapnaa2601
    @queeenzapnaa2601 Před 3 lety +1

    Mash alh wLashy ilahay haju xafido reerkana kii lagu negaadi alaha kayeelo insh alh

  • @hipoabdillahi1259
    @hipoabdillahi1259 Před 3 lety +8

    Dhaqan soo jireen ah ayeynu leenahay mnsha allah

  • @xafsaxasan4947
    @xafsaxasan4947 Před 3 lety +1

    Xbbti guul insha allah alabariga waxay uyaqaanan oo kale mawuulid

  • @nimohasan294
    @nimohasan294 Před 3 lety +1

    Masha Allah waxaa ka heelay asal somaliga iyo barxadaa daasha guriga leh qurux badan Allah ha isku barakeeyo reerka

  • @dhoolabdi1
    @dhoolabdi1 Před 3 lety +2

    Masha Allah Arooska iyo aroosada hambayo yaan leeyahay 👏👏👏👏 allaha isku barakeeyo🤲 iyo caano gabar iyo caano

  • @abdisamadmohamed6016
    @abdisamadmohamed6016 Před 3 lety +2

    Wlhi gabadhaan wax badan oo dhaqanka ku saabsan ayaan ka bartay mahadsanid wllo haka caajisin dadaal kaada abaayo.

  • @xoriyoibrahim1696
    @xoriyoibrahim1696 Před 3 lety +1

    Mashaa alaah qurux badanaa dhulkeena iyo dhaqankeena guuleysta

  • @roodacomar8178
    @roodacomar8178 Před 3 lety +1

    Masha allah inaba cadimaha waban sugilahay par 3 away aroskii arosadii hanbalyo iskuwaara ubad bariyanka usdhala 👋👋👋👋👋👋👋👋👋♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @osamabashir2720
    @osamabashir2720 Před 2 lety +3

    ما شاء الله تبارك الله حفظكم الله وبارك الله فيكم

  • @maxabuusciilan9196
    @maxabuusciilan9196 Před 3 lety +1

    Waa daad dacaad ah oo ruunta ku nool wan jecelhy wlhi anigu dhaqankaa mazhalaah mazhalaah

  • @aneymaalim704
    @aneymaalim704 Před 2 lety +2

    manshaalah tabarakalahu kheir somali culture

  • @fardosodiriye7605
    @fardosodiriye7605 Před 3 lety +1

    mashaAlaah abaayo youtuber ad u fican baatahay wax xun masogalisid jazakallaaah

  • @daauudaxmed4622
    @daauudaxmed4622 Před 3 lety +6

    Weriyaha nooga soo waranta xagaa iyo miyiga wll horta waad mahadsantahay
    Dadka waraysiyo ka qaad intaa noogu dar video yada tanbe

  • @aasiyaabdalla601
    @aasiyaabdalla601 Před 3 lety +3

    Somali people have amazing culture 👏 I like it

  • @cakulemedia330
    @cakulemedia330 Před 3 lety +2

    MnshAllah dadka ku dhaqan deegaanka wxay haystaan dhaqankii asalka ahaa ee soomaalida aad iyo aad bay ii soo jeedatay muuqaalkan

  • @mudanedhaashane5254
    @mudanedhaashane5254 Před 3 lety +1

    Maashaa allah tabaarakakallah, gabdhaheenna Soomaaliyeed ee quruxda iyo qaayaha badan . Ilaahay waxaan idiin waydiinayaa inuu idin wada ilaaliyo .

    • @raxmaciise3688
      @raxmaciise3688 Před 3 lety

      Udbaha maxaaloo asli waayey ooy u cad cad yihiin

  • @dr.fatimamohamed6429
    @dr.fatimamohamed6429 Před 3 lety +4

    Beautiful wedding masha Allah tabarakallah Allah barakeeyo reerka cusub

  • @shamso_1451
    @shamso_1451 Před 3 lety +1

    Maashaa allaah guur qayr alle ha ka dhigo waxaa fiican geedaha inaan lajarin haddiise lajaro salka ayaa dhulka loogeliyaa dibbey ubixi doo naan xero kasta oo la oodo fahan siiya iney dhulka leliyaan meesha ayka jareen oodda horo usoco dhqnkb guuleyso

  • @isse83
    @isse83 Před 3 lety +1

    Masha allah wlhi gabar aroos ah waa boqorad sida loosoo dhaweynaayo meel kasta oo ay joogan gabdhaha somaliyed

  • @yusufosman8714
    @yusufosman8714 Před 3 lety +1

    Masha Allah Allah ka digo labadii isku warta alla ka siiyo ubad caafimad qabo.

  • @abdullahiismail7644
    @abdullahiismail7644 Před 2 lety +1

    Maansha allaah gooormaaa igu danbaysay fasaxa markaaan aado baadiye

  • @qayaash93
    @qayaash93 Před 3 lety +5

    Masha allah looma kalaharin ar dadkaan fiicanaa dhaqankii somalida cajiibka ahaa lays caawin jiray

  • @sacdiyacafifa2863
    @sacdiyacafifa2863 Před 3 lety +1

    Mashaa'allah guurkii lagu nastee lagu nagaado allow Ka yeel 🤲🤲🤲

  • @qaaliaxmednuur3731
    @qaaliaxmednuur3731 Před 3 lety +1

    Masha alah hambalyo waan sugi la ahay qebta 3 daxad ee ciyaaraha horay usoco dhaqankaba hormarkaga wan jeclhy alaha kuu fududeyo shaqada abayo

  • @safaodorosh286
    @safaodorosh286 Před 3 lety +1

    Reerka Allaha ka dhigo kuwii raagoo rasmiya kuwii hela Ubad kheyr qaba oo dalkooda iyo dadkooda iyo diintooda difaaca Aamiiin Aamiiin Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo Hambalyo wacan oo Wanagsan Masha Allah.
    Walaashay qaaali dumar dhaqan kaaba waxan ku leeyahay keep gouig Keep going my dear sister ❤❤❤❤❤❤❤🥀🥀🥀🥀💋💋💋💋❤❤❤❤

  • @sn4271
    @sn4271 Před 3 lety +1

    Mashallah 🤩 ilahey ha barakeyo rerka cusub aqal aqal laku dhex dhisay ne wa i manta

  • @jiilsom
    @jiilsom Před 3 lety +3

    Mashallah horta aad ayaan u xiisaynyaa dhigta iyo loolka waxan ku dhigtay dugsiga dhexe iyo sari geography ayaan ku dhiganay longitude iyo altitude ayaa la odhan jiray inkasta oo aan necbaa geography iyo history

  • @maxamedkhaliif6071
    @maxamedkhaliif6071 Před 3 lety

    Asc waa ducaale cilmi jooga muqdisho fuudka aadban ujeclahay arooskana guul iyo barwaaqo

  • @ibraahimdholacase236
    @ibraahimdholacase236 Před 3 lety +1

    M.a dhaqankaaba
    Ilaahay hakudaayo markasta muqaaladaada waaku raaxaystaa music la aanta iyo dhaqanka wacan ee ad soogudbiso ilaahay haku asturo wllo waxatay qofka aan intabadan commentgeeda akhriyo m.a

  • @maxamedcolaad2447
    @maxamedcolaad2447 Před 3 lety +1

    masha allaha waa dhaqankeyna dhabta an kaa dhaxalnay awowyashena so jiireenka

  • @hamdisagal8177
    @hamdisagal8177 Před 3 lety +2

    Maasha Allah alle ha isku barakeeyo reerka cusub wallshy adina waaku mahadsantahy sidaa quruxda badan ee noogu soo diyaarisay barmaamijka
    somalida waa dad isjecel marku wiil guursado hiil iyo hooba la garab istaaga Maasha Allah

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Před 3 lety +1

    Soomaali wanaageeddii waxbaa ka sii nool weli hadayba guurka dhalintooda sidaa u weyneyayaan.
    Guurka qiimaha leh waa midka sidaa loo wada ogaado ee aan jiiro miskiin inan reerood lala gelin.
    Allah barakeeyo ayaan leenaahay reerka cusub. kuwii isku farax isku liibaana allaha ka yeelo. Intii ka qeyb qaadatayna camalkooda camal miro dhala ha noqodo.

  • @adoontiialle352
    @adoontiialle352 Před 3 lety

    Maansha allh wlshey ubax abdilaahi horay u soco allaha ku xifdiyo meelkastaad joogtidba❤❤❤

  • @nimcocadaawe7957
    @nimcocadaawe7957 Před 3 lety +4

    Waaaw Masha Allah abyo wllhi dad badan waad dhaantaa abyo keep going my sis ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @kofianoyare6032
    @kofianoyare6032 Před 3 lety +1

    Masha Allah wlahii waa dadkiii saxda ahaaa iyo badiyihii dhabta ahaa lkn wll haweenkii soo saaar majiro casarkiinaa diiisoow majiroo hadii jiraaan noso duuub thank you

  • @dantadadkaiyodalka7594

    Ax yaa wadani dhulkii hooyaday mcn waa dhulka somali nimadu taal ilaa hada hidihii iyo dhaqankiina ku danbeeyo somalida jecliyaa dhulka hooyo asal whi🥰🥰🥰❤️❤️❤️🙏🏾

  • @ibrahimabdirizak2643
    @ibrahimabdirizak2643 Před 3 lety

    M.a dhaqankaaba waan ku xiranahay chenelkaada shaqo fiican aad haysaa horey u soco.

  • @abdllahannouz5494
    @abdllahannouz5494 Před 2 lety +2

    جعل الله ايامكم اعراس و الافراح

  • @maymunabintu1389
    @maymunabintu1389 Před 3 lety

    Dhaqaaan kaaaba masha allaah wlshy rerka arooakana alleh haha isku dhaafo ubad khyr qabana alleh ha kala siiyo

  • @user-ir3qy3jx2m
    @user-ir3qy3jx2m Před 3 lety +2

    ما شاء الله ما شاء الله الله يحفظها صومال واهلها مبروكين العروسين ما شاء الله يحفظهم جميعا ويجمع الصومال كلها يا رب وان شاء الله يد الوحده

  • @nabadoonshaybe2108
    @nabadoonshaybe2108 Před 3 lety +2

    Maansha allaah isku dhaqan weeye deegana somaliyeed aqal somaliga laga guda dhisayo aqalka daahyada ah waxaa aad loo dhisaa marka uu jiro aroosku inta kale waa ku yaryihiin. Dadka aqal somaliga aqal ka dhex dhisa horey usoco wll

  • @saidhersi1516
    @saidhersi1516 Před 2 lety +1

    Waxaan ka helay ereyada aad adeegsanayso Mashalaah mariin sida Loo mariimay dad badan Baan fahmayn mariin waxa weeye sida sunta loogu xardhay Mashalaah aqal qurux badan Reer doolo soomalidu WaA isku dhaqan Wlhi.

  • @maryamahassan377
    @maryamahassan377 Před 3 lety +1

    Chanalka kaliya aanan ka caajizin daawashadiisa dhaqan kaaba horay usoco reerkna alle habarakeeyo🤲🤲

  • @wiz-akjr8793
    @wiz-akjr8793 Před 3 lety +1

    Masha Allah gacmo wada jir bay wax ku goyaan dhaqankeena waa ficaan yahay in la barto thanks 😊🙏❤🔥👸🏾

  • @maxamuuddhuubanemaxamuuddh5084

    manshalh waxaan sooxasuustay aroos aan aadijiry wllo meeshu magaceed

  • @fardawsacali75
    @fardawsacali75 Před 3 lety

    Masha allah reerkii lagu nasto lagu naagado allah haka yeelo ubad khyr qabana allah ha ugu deeqo

  • @fariixasalaad2331
    @fariixasalaad2331 Před 3 lety +4

    Manshallah tabarakallah 👏👏👏👏👏👍🥰🌹❤

  • @user-ey6xl4jf3k
    @user-ey6xl4jf3k Před 3 lety

    Masha Allah wllshy qaliyey
    Guuulayso
    Allena haku garab galo wllo qali

  • @dibiiledibiile168
    @dibiiledibiile168 Před 3 lety

    Miyiga xarshin ayaan tagay wali ma ilooboin quruxdii waxaan u aqaanaa caws SEDRXLE GOSGOOS TODOBAALE KABAD HARAR AQALKA AROISKANA WAXAA LA YIDHAHDAA LABO DARYAALE ❤❤❤❤❤❤

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 Před 3 lety +1

    Maa shaallaah Aadbay u Qurux badan tahay maa shaallaah

  • @zamzamahmed8370
    @zamzamahmed8370 Před 3 lety

    Abaayo.ubax cabdulahi wlhi dar alle kuu jeclhy sida hagar la,aantaa noogu soo warantid abaayo waxan rajeynayaa mar uun inaan arko gabadha sanadka ugu muqaalka fiicnyd adoo noqdo inaan ku arko insha allah guuleyso anaayo👌💯💯💯💯💯💯

  • @maryamoubax2931
    @maryamoubax2931 Před 3 lety +1

    Arooskayga midna magaalka midna baadiyo I wanna experience how is life there I miss my homeland 😢

  • @mohamedharir235
    @mohamedharir235 Před 3 lety +1

    masha alaah wa dadkenii wanag sanaa iyo dhaqankenii subanaa

  • @shukriyeyhassan2030
    @shukriyeyhassan2030 Před 3 lety

    Abaayo guriyadan baadiyo masaan bay ahaanayaan waligood mise sanad sanad baaloo cusboonosiyaa?!
    Aadbay uqurxonyahiin MA sha allah

  • @xasanofficialchannel8628
    @xasanofficialchannel8628 Před 3 lety +1

    Maansha Allah walashey sidaad noola wadaag tay dhaqnkeena suuban💖💖💖💖💖💖🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈

  • @habiibabdibotan4676
    @habiibabdibotan4676 Před 3 lety +3

    Chanelkaan waa kan kaliya ee aan sida tooska ah i daawadu mashallah horay usoco wlshy

    • @khadradahir9251
      @khadradahir9251 Před 3 lety

      Mnshaa Allah wllo dhaqankaba horay usoco quruxeey

  • @ahmedkorosavic3244
    @ahmedkorosavic3244 Před 3 lety +6

    Walahay gabadhaan aad baan ujeclahay shaqaday hayso abayo maalin uun horomar waad gaari insha allah Alle wax xun kuma tuso ❤❤❤❤❣🖐🖐🖐☹☹☹❤❤

  • @shadiyashacnirajokunool9780

    Wa yariis aqalku wll arooska inay intaa ka waynayaan fiican

  • @amiirainaqaali5612
    @amiirainaqaali5612 Před 3 lety +2

    Msha allah axyaa aqal oroosa oo aad u qurxon👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍🎂

  • @mohamedmohamudnur1683
    @mohamedmohamudnur1683 Před 3 lety

    M.a dhaqankaab aad iyo aad ayaad umahsan thy hore usoco

  • @saidxeyle7699
    @saidxeyle7699 Před 3 lety +2

    Masha allah mahdsanid wllshey qliya sida codsigena u tixglisy 🙏🙏💯

  • @ciddycadar1995
    @ciddycadar1995 Před 3 lety

    Aleelahay dhaqankii somalida waa tagay qoryoh.iyo xargo maryo laga sameeyay. Waxa cusub

  • @boqoradasoomaaliyeed8074

    Maanzha allh hamblyo hamblyo alle ha ka dhigo reerkii dhismee dhaqma byo🌹🌹🤣🤣💟💟💟💟💞💞

  • @cabdiqaadiraar2671
    @cabdiqaadiraar2671 Před 3 lety

    Dhaqan kaaba walal
    Aroos walba qaybta gaafka
    Noo soo saari adoo mahadsan

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 Před 2 lety +2

    Mashaa Allah
    beautiful house may Allah bless them
    Amiin Amiin yaa Allah ❤ ⚘

  • @seynabxuseen4444
    @seynabxuseen4444 Před 3 lety

    waaaaaaaaw.masha.alaaaaaah.aroos.badiyo..wan.arkijiray..Lakin.dhaqamadu.weykala.duwan.yihiin.cajiib.hanbayooo

  • @shakrabowy1432
    @shakrabowy1432 Před 3 lety +2

    Walashay Hora Uso Dadaalkaaga Allha kula Garab Gallo🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤

  • @ahmednaaji6979
    @ahmednaaji6979 Před 3 lety

    Qaawane anaa kuu aqaan waa dhul reer biciidyahan dhaqan kaaba waa ku wataa wlshay guulayso

  • @ummahmedmuse8018
    @ummahmedmuse8018 Před 3 lety +1

    I love your channel mashaAllah Illaah haku barakeyo nolashada abaayo amiim

  • @laarij682
    @laarij682 Před 3 lety

    Maasha allah reerkii barakooba Alle haka dhigo.
    Runtii ciidaa isku key sheegtay oo dhulkaan dhul u dhow baan kusoo korey Qaawane ma arag lkn Afar idood Gambarey Wanaagsan Iyo Galxamur oo ah halka aan kusoo barbaarey baan arkey.