ROOB AAD U WAYN OO NA HELAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • #best #vlog #rain #from #borama to #hargeisa #somaliland .
    #trip I liked most .
    #burco #erigavo #laascaanood #barbara #muqdisho #djabouti #jigjiga .
    #foryou #foryourpage #fyp #fypシ #viral #viralvideo #viralshorts .
    #subscribe #share #like ‪@caalinAbyan‬ .

Komentáře • 278

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan  Před 5 měsíci +5

    WAAD MAHADSANTY KU XIDHNAANSHAHAGA @caalinabyan
    Wixi fariin ah halkan inogu soo dir instegramka:
    instagram.com/caalinabyan?igsh=cDJ1YWY2a25xcWdu&

    • @user-dw8ep7sv5w
      @user-dw8ep7sv5w Před 5 měsíci

      Hura usoco

    • @ShuaybAbdilahi
      @ShuaybAbdilahi Před 5 měsíci +1

      masha allah sxb wad mahad san tahay muuqal aad u qurux badan masha allah guul wanagsan

  • @IB_Adam
    @IB_Adam Před 5 měsíci +5

    Masha Allah!Dhulka Somaliyed waa qurux.Boorama,Baladwayne,Burco,Baydhaba,Berbera,Godey,Gabibiley…JigJiga,Jabuuti

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 Před 5 měsíci +4

    Masha Allaah reer Somaliland wadwadane isasii muujiya o istaagera o channelka kalakiciya
    Dhulku waqurux Masha Allaah roob iyo saxansaxo Hargeysa oroobhelay yadhexjooga wankaxumay tolow xili roobadka mankasogaadhi

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Insha Allah Waad kaso gaadhaysa wali waqti badan ayad haysta

  • @Sariah195
    @Sariah195 Před 5 měsíci +13

    please encourage somalilanders to plant trees and to stop cutting down trees

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Insha Allah ‘ bt not only me also you can .

    • @AshaAbdi-rd8fy
      @AshaAbdi-rd8fy Před 5 měsíci +1

      Maashallah good idea.

    • @kawsarxuseen2442
      @kawsarxuseen2442 Před 5 měsíci

      We should get alternative to cook to save the trees bro affordable Gaas , good electricity etc

  • @hassandaher3563
    @hassandaher3563 Před 5 měsíci +5

    Masha allah dowlada Jumuhuriyada somaliland ee barageysan guuuul guuuul guuuul 💪 💖 ❤ ♥ 💕

  • @hibonour9657
    @hibonour9657 Před 5 měsíci +4

    Maashallah tabaarakallah illaahay swt haynoo siyaadiyo nimcada ameen yaarabi

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 Před 5 měsíci +2

    Masha Allah Allah ha u daa,ideeyo wadanka wax tarleh ALLAH haka dhigo barwaaqo ALLAH ha idin siyo wadanka u dadaala qof walba dalkiisu wax ku yahey baarakumullaha fiihi

  • @user-ms2hu5jp7i
    @user-ms2hu5jp7i Před 5 měsíci +2

    Waxaa iigu danbaysay 2018 mar asn dalxiis u tagay Boorama wanna dhul aan aad u jeclaaday love from Toronto Canada😊😊

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      2018 mabad fogayn kolay Waad soo noqota badan . Insha allah karar kale ayad soo noqon .

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Před 5 měsíci +2

    Maansha Allah Guul iyo Gobanimo Jamhuriyada Barakaysan Ee Somaliland 💚🤍❤️💚🤍❤️

  • @cumaribrahimjamac8970
    @cumaribrahimjamac8970 Před 5 měsíci +1

    Waad ku mahad santahay dhulkaanu xiisaynayno waanu ku soo dhawaynaynaa saaxiib

  • @MaxamedCali-fi6yz
    @MaxamedCali-fi6yz Před 28 dny

    maa sha alaah reer somaliland qurux badanaa

  • @miskimuse5433
    @miskimuse5433 Před 5 měsíci +4

    Codka robka ayaa aad ugu farxi lahaa

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Insha allah mararka dambe ayad maqli doontaa.
      Daaqqdaha ayan iska xidhnaye

  • @Gudin-iyo-Hangool
    @Gudin-iyo-Hangool Před 5 měsíci +2

    Niyow sanaag iyo daallo tag. Iyo xabaashii sheikh isaxaaq.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 5 měsíci +3

    Masha allah it's Beautiful

  • @kaamilabdirahman210
    @kaamilabdirahman210 Před 5 měsíci +2

    Masha Allah beautiful Somaliland

  • @mohamedamin1077
    @mohamedamin1077 Před 5 měsíci +1

    Kalabaydh Beautiful well done bro

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 Před 5 měsíci +1

    Amiiin inshallah ❤

  • @tolmonomar1656
    @tolmonomar1656 Před 5 měsíci +1

    MASHA ALLAH

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 5 měsíci +1

    Masha Allah Barwaaqadii Alle ❤

  • @darkranger009
    @darkranger009 Před 5 měsíci

    Manshaa Allah, I like the around about Somaliland going in the right direction ❤❤❤❤

  • @OHH2004
    @OHH2004 Před 5 měsíci +1

    Good job glad I watched thank you

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Před 5 měsíci

    Masha allah allah nimcada hayno siyaadiyo nusqaanteedana haynaga duwo somaliland allow dhawr 🤲🤲👍🌷🌷💚💚🤍🤍❤

  • @mustafefarah1450
    @mustafefarah1450 Před 5 měsíci +1

    Maansha Allah tabaarakal laah
    Alxamdu lilaah
    Miduun baan kuu sheegi saaxiib
    Labada gaadhiba jaban baa samaysay ee inagu maxaynu samaysanay kkkkk

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Way jiraan ma taqaan kuwa aynu leenahay

  • @abcdefghijklmnop6420
    @abcdefghijklmnop6420 Před 5 měsíci

    My beautifull village, I miss it too much.❤❤❤

  • @Mohaqurbaaw
    @Mohaqurbaaw Před 5 měsíci +1

    Masha allah gabiley ❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 5 měsíci +1

    Maasha alaah

  • @yousufabdi5663
    @yousufabdi5663 Před 5 měsíci +1

    Masha Allah sxb

  • @doone9873
    @doone9873 Před 5 měsíci

    Mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah mashallah walal shaqo fican walal ale Somalia nabad haka dhigo Somalia walal ale wadan fican wa siyey lakin wali qabil aya inta badan madaxa oga jira

  • @seed3966
    @seed3966 Před 5 měsíci +1

    🎉🎉🎉 war gooladani waa xagee maryooley 😮😮😮

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Seed anaku maryoolay noqonee adi ma ka timi ?

    • @seed3966
      @seed3966 Před 5 měsíci +2

      @@caalinAbyan
      Macnaha meesha kujira maadan fahmin maskaxda kashaqeysiii

  • @abdijamamahile6992
    @abdijamamahile6992 Před 5 měsíci

    This is really super doccumentry you took my village KALABAYDH on behalf of all residents present and pass we thank you and keep on through to catch the target .

  • @AntoineD.9483
    @AntoineD.9483 Před 5 měsíci +1

    Mabruk caalin ❤

  • @AntoineD.9483
    @AntoineD.9483 Před 5 měsíci +2

    ❤❤❤

  • @user-gz3dq1px4i
    @user-gz3dq1px4i Před 5 měsíci

    Waa magaladaydii kalabaydh
    Markay barwaaqo noqoto noo kaalay sxb xogbadana waanu ka siin kalabaydh iyontaariikhdeda facawayn iyo halkay kalabaydhii hore

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      instagram.com/caalinabyan?igsh=cDJ1YWY2a25xcWdu&

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 Před 5 měsíci

    Yaa Salaam!!! Ma kalabaydh Yaa sidaa u qurux badatay? Mashallah!

  • @Somali_Quiz
    @Somali_Quiz Před 5 měsíci +1

    Mashallah Great

  • @user-zq3kb1ix1g
    @user-zq3kb1ix1g Před 5 měsíci

    Maasha allaah 🥰 magaaladaydii mahadsanid wn u xiisay ❤

  • @MohamedAbdi-st7bv
    @MohamedAbdi-st7bv Před 5 měsíci

    Masha Allah, Caalin Abyan walaal aadbaan ugu bogay barnaamijyada aadnoosoo gudbiso.
    sxb dhaboolaq iyo halka dooxa hargeysa kasoo bilaabmo inoogasoo duub hadii aysurto gal tahay.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Mahadsanid sxb moha insha allah waynu isku dayi doona .

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j Před 5 měsíci

    Haa

  • @ubahomar3616
    @ubahomar3616 Před 5 měsíci

    Manshallah

  • @MubYus
    @MubYus Před 5 měsíci

    Rooobku waaa Rxamad.. dhibaato weyn wuuu sameeyaa.

  • @mohamedfarah8070
    @mohamedfarah8070 Před 5 měsíci

    Asc ceergaabo , daalo iyo cal madow soo duub insha Allah asc

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Insha allah walaw mar hore soo duubay doorkan roobku marku helo ee ay noqoto sidi lagu yaqanay

  • @Alxamdullilah1000
    @Alxamdullilah1000 Před 5 měsíci

    ماشاءالله asc wall baabuurka waa in aan qofka daawanayaa aanu naftiisa cabsi galin qofka dhiig kar ama wadno
    Fadlan ha raacin darawalkaa mar danbe xanuun lihi ma daawan karo

  • @abdirahmanali661
    @abdirahmanali661 Před 5 měsíci

    Roob Aad U Badan
    Bal Adba
    \galbeed iyo bare
    Hood ila burcoa ila babera dareeeeeeeq me

  • @albaalex3040
    @albaalex3040 Před 5 měsíci +1

    maashallah soomaliya qurux

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 Před 5 měsíci

    alxamdulilaah

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od Před 5 měsíci

    Magaalooyinka soomaaliya ugu quruxda badan
    1.Boorama
    2.Beledweyne
    3.Beydhabo
    4.Baraawe
    5.marka cadey

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Insha Allah dhammaan waan wada mari doona.

  • @user-mh2pk9cn3j
    @user-mh2pk9cn3j Před 5 měsíci

    Scw

  • @CaliCabdi-to4ks
    @CaliCabdi-to4ks Před 5 měsíci

    Waya zxb waxaan nooga sooduubta meel miyi ah oo qurux badan

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Insha allah .
      Halkeed ujeclaan lahayd miyi la so duubo .

  • @fatumaahmed4718
    @fatumaahmed4718 Před 5 měsíci

    Am in Hargeisa not yet rain.i am always looking at the sky

  • @user-jv9gi2jg7t
    @user-jv9gi2jg7t Před 5 měsíci

    REER BURCO AYAAN AHAY WAXAAN TEGI DOONAA BURCO OO GU,GU HELAY AAD AYAA U JECELAHAY MAHAD SANID GUUL GUUL SOOMAALILAND CIIDANKA QARANKA GUUL GUUL ❤❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 5 měsíci

    Mansh Allah republiken of somaliland

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 5 měsíci

    Mahadsanid.

  • @mukhtaarmaxamuud5234
    @mukhtaarmaxamuud5234 Před 5 měsíci +1

    Geed balaadh oo wajaale bari kaxigta oo baligii 1987
    Snm tii iyo faqashtii ilkaha laysula tagay ninku ninka qaniinay makay rasaastu dhamantayo sooduub taa saan Ku dhashee

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Geed balladh in badan ayan maqlayay halka lo maro tuullooyinka ku hareeaysan iyo inty Wajale ujirto Mahadsanid.

    • @Nasir_9
      @Nasir_9 Před 5 měsíci

      Waxay ku taala bariga wajaale, waxyna u dhaxaysa alaybaday iyo wajaale. Xaga alaybaday marka loo kacayo waxan u malaynaya tuulo yar oo qadawga la yidha in ay ka xigtay

  • @hassanadam2508
    @hassanadam2508 Před 5 měsíci

    BUURTA SHIIKH SOO DUUB

  • @ibrahimhassan2023
    @ibrahimhassan2023 Před 5 měsíci

    Muuqaal kan waxaan ku daawanayaa South London Anoo sooman Maasha Allah Qurux da dalka hooyo Allah hanagu soo nabad celiyo sxb Caalin waan daawadaa muuqaaladaada ila hawd ka Gaashaamo iyo xeebta waan Kula socdaa keep going bro marka Somaliland imaado ayaan Kula dalxiisi Insha Allah

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Mahadsanid Ibrahim in badan .
      Hadaa in badan ayad ku xidhnayd channel keena .

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u Před 5 měsíci

    Waxaa. Jeclahay. Inaa. Wax. Noogu. Soo. Duubto. Sh. Hoose. Degmada. Awdheegle. Iyo. Afgooye. Anigoo af. Hussein Afgooye. Joogo. Canada 🇨🇦

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Info si aad iga siiso instegramka iga so qabo
      instagram.com/caalinabyan?igsh=cDJ1YWY2a25xcWdu&

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 Před 5 měsíci

    Reerka dalka haystaa sidaasay deegaankooda u dhisteen dalka intii kalan waa eber

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Dalku insha allah wuu wada dhismiye ma sugna xoga .

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Před 5 měsíci

    My favorite Qasiido too💗💗💗

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Cod kaliya nooguso duub instegramka noguso dir Mahadsanid

  • @Caasha739
    @Caasha739 Před 5 měsíci

    Hargeysa ka soo duub masalaha , calaamadaha, maxamed mooge iyo xaafadaha kaleba mahadsanid

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Před 5 měsíci

    Masha allah waa meel qurux badan ❤❤❤

  • @user-ms2hu5jp7i
    @user-ms2hu5jp7i Před 5 měsíci

    Mashaa Allah dhulkii hooyo oo rooban

  • @نونومحمد-ر9ض
    @نونومحمد-ر9ض Před 5 měsíci

    حلو ❤ ي بلدي ماشاء الله تبارك الرحمن ❤

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 Před 5 měsíci

    Masha Allh aad iyo aad baa loogu diirsan doona insha Allh ❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci +1

      Insha allah diyaar ma tahay marku cagaaro dhulka ?

    • @Fahadcaynaan6
      @Fahadcaynaan6 Před 5 měsíci

      @@caalinAbyan wan rajynyaa wallkyow ✌️🫠

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 5 měsíci

    Mashaa Allah alxamdulilaah ❤

  • @doone9873
    @doone9873 Před 5 měsíci

    Goorma ayuu aha roobkan

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k Před 5 měsíci

    Wariye Caalin.waan ku salaamayaa

  • @user-nm7mz9jh2d
    @user-nm7mz9jh2d Před 5 měsíci

    Qorilugud soo dub iyo Baligeeda Ceelasha

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před 5 měsíci

    Mshaa allah corridor of Somaliland beberaba to Wajale

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Wadadu aad ayay u dheerty waana laso duubi kara lkn kolay dad hore aya duubay hadi lagama maarmaan noqotana waynu qorshayn insha allah .

  • @CLCASIIS234
    @CLCASIIS234 Před 5 měsíci

    Zxp geed debleh noso duub waa mel tarikhi ahe❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Hore wan uso duubay insha allah mar kalena waan kuso celin .

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 Před 5 měsíci

    بارك الله فيك وجعل والديك فى جنة❤❤❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci +1

      آمين جميع والديينا ووالد والدينا . آمين

    • @TaybeMohamed
      @TaybeMohamed Před 5 měsíci

      Mashaa.alah

  • @fosiyaahmed4874
    @fosiyaahmed4874 Před 5 měsíci

    Maashalaa mahdan

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv Před 5 měsíci

    Masha allah reer kalabaydh noooooolaaada aamiin❤

  • @user-yk5tk4ee4n
    @user-yk5tk4ee4n Před 5 měsíci

    Wall rasukeen sallallaahucalayhiwasall. mabanaana I la baryahan illaahay uun bari

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 Před 5 měsíci

    Waxaad soo duubtaa Buurta Wagar.
    Waa buurta labaad ee ugu dheer Soomaaliland.
    Waa buur gu, iyi jiilaal cagaar ah.
    Buurtan waxa ku nool Shabeel,Calakud,deero,goodir iyo noocyada kala duwan ee duurjoogta.
    Waxay ku taallaa bariga D. Sheekh.
    Waan kuslaamayaa Caalin Abyan sxb.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Bishi hore ayan islaha tag ila ramadanta ka hor Malmo markan shekh jogay hadana waxan Dior biday marku roobku helo

    • @cabdilaahiiidle6454
      @cabdilaahiiidle6454 Před 5 měsíci

      Waa siwanaagsan

  • @musj21
    @musj21 Před 5 měsíci

    AAD BAN UGU DOGSANAY SXB DULKI HOYOO 💚👍

  • @xaaji70
    @xaaji70 Před 5 měsíci

    Maaasha allaah

  • @farahfahiye4050
    @farahfahiye4050 Před 5 měsíci

    Walal waxan kuxidhinah baranamushkaka waadsoo fiicinan malimali kadabisa

  • @munamohamed8123
    @munamohamed8123 Před 5 měsíci

    Marshuuca wajaale

  • @CaliCabdi-to4ks
    @CaliCabdi-to4ks Před 5 měsíci

    Asc zxb caalin abyan sheekhnimo ayan kugu ogaaye goorma fasahaaday heesta inay xaaraan tahay miyadan ogay alle maad kabaqdid bil ramadaanna waa lagu jiraye subxaanalaha waagi hore waan kutaageeri jiray lkn video yowgan mar kan arkay waan kunacay zxb dib dambana kuma daawan doono insha Allah allah 😭😭😭

  • @cllhiwaliyulahi8082
    @cllhiwaliyulahi8082 Před 5 měsíci

    Maasha allaah

  • @RuqiyoSaid-wb4cg
    @RuqiyoSaid-wb4cg Před 5 měsíci +1

    Heesaha ka daa wall

  • @samakaabfilms9573
    @samakaabfilms9573 Před 5 měsíci

    Agabar soo duub, iyo dhagax kuure oo kuu dhaw,

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Dhagax kuure kan u dhaw caabudla miya mise wa mid kale ? Agabar halku ku dhaca. Muxu caano ku yahay xilimu qurux badanyay ?

  • @alteso-offical4592
    @alteso-offical4592 Před 5 měsíci

    ❤❤mansha allh guleyso

  • @rashiidcumar8631
    @rashiidcumar8631 Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤ALAYBADAY❤❤❤❤❤❤❤

  • @caynidhalad9300
    @caynidhalad9300 Před 5 měsíci

    Masha allah

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Před 5 měsíci

    Aamiin ma maantaa mise waashalay

  • @maxamedsamriye3813
    @maxamedsamriye3813 Před 5 měsíci

    الحمد لله رب العالمين

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Ilahay ayay mahad oo dhan u sugnaatay.

  • @Yaaskam
    @Yaaskam Před 5 měsíci

    Kaynta iyo dooga iyo xareedda please

  • @abdisuleman1472
    @abdisuleman1472 Před 5 měsíci

    Asc anigu waxaan jeclaa inaad xaggaa bariga aado oo aad muuqaal qurux badan ka soo duubto Beer oo dhacda bariga burco

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 Před 5 měsíci

    Aad ayaad u mahad santey waxaan aad u jecley daawashada roobka

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Insha allah roobab kale ayaan so duubi doona si uu markiiba kuso gaadhi gambalel ka furo

  • @yousufabdi5663
    @yousufabdi5663 Před 5 měsíci

    Alay baday sxb ka soo duub

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Insha allah .
      Marka roobku helo ee qurux badnaato instegramka iga so xasusi

  • @lamahuraan665
    @lamahuraan665 Před 5 měsíci

    Mchalah

  • @suldaanhalabuur4662
    @suldaanhalabuur4662 Před 5 měsíci

    Muuqaalka downloadka fur si dadku u share gareeyaan oo chanalka ugu soo xidhmaan sxb

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Wuu furanyay bal xagaga ku noqo wan so eegay wa dhag .

  • @Dulmi_diid123
    @Dulmi_diid123 Před 5 měsíci

    Waloolgoo ka soo duub .waxa uu dhaw yahay buurta awrdil ee dahabka laga qodo.gaar ahaan buuraleyda deegaanka gobolka awdal .buurta awrdil ka soo duub ee u dhaw walaalgoo

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Bal tilmamanta ila soo wadaag .
      Hadad awoodo Instegram ka iga so qabo

  • @Cabdihoobarud12
    @Cabdihoobarud12 Před 5 měsíci

    Yufle gobolka Sanaag
    Waa beeralay biyo dhacyo leh

    • @Burcawi24
      @Burcawi24 Před 5 měsíci +1

      Dooxada dagaar ila dhooba weyn

    • @Cabdihoobarud12
      @Cabdihoobarud12 Před 5 měsíci

      Aad iyo aad dooxda dagaar meesha ugu quruxda badan

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci +2

      Yufle roobkiina wuu helay siday niman asxbta iso shegen laba jeer ayan maray lkn abaar ayay ahayd insha allah we will.

  • @8-vl1vv
    @8-vl1vv Před 5 měsíci

    Xariirad

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Xariir insha allah waan tagayna marku roobku helo iso sheeg

  • @user-yr5hx4qg3u
    @user-yr5hx4qg3u Před 5 měsíci

    kamliibaan

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Kam ka dayrti ayan sii maray insha allah meelaha gugan aan tagi ayu ka mid yahay insha allah.

  • @farahfahiye4050
    @farahfahiye4050 Před 5 měsíci

    Mashaallah

  • @mohamoudyusuf957
    @mohamoudyusuf957 Před 5 měsíci

    Huddisa soo duuba

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Sawtad diidaysay maalintaan barbara joognay ma Imakad jeclaty mise rerkiina dağa ?

  • @engthezack1
    @engthezack1 Před 5 měsíci

    Magaaladan waa laba qaybood, qaybtii kastamka oo magaalada intii ugu ballaadhnayd ah in aad soo duubtaa way fiicnaan lahayd; anyway Magadsanid.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  Před 5 měsíci

      Roobka aya nala Sugi wayay oo naga qooyay camera 📷