Calafdoon oo kaso qebgashay gabar kiristiyan ah naeema Brink iyo abdirashiid oo afka furteen live

Sdílet
Vložit

Komentáře • 26

  • @MahamedHilowli
    @MahamedHilowli Před 3 měsíci +2

    Nambar kaaga iisoo sheeg anaa kula Soo hariiiraayee nacimo waana kusu gaa

  • @axmed3975
    @axmed3975 Před 8 měsíci +5

    Soomaali ma ahan waa ithopian

    • @Munadalac
      @Munadalac Před 8 měsíci

      Anigaba waan isdhahay afsomali fiican maba taqaano

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj Před 8 měsíci +1

      ​​​@@Munadalac
      Dintay fidinaysaa hadalkeeda iyo wajigeeduba way fashilayaan in ay sinjikale tahay waxa dhicikartaa in gaalkii qabay lajoogo oo ay usoo gashay kaliya in ay dadka tusto in ay gaalo tahay calaf raadisa tahay nimcow dadka Somalida ah waxa gaala ah waa wax aadyar markaa hadii aad dadka Somalida ah su aasha noocana waydiiso waxay farxad galinaysaa gasaada oo moodi doonaa in ay fiifti fiifti la marayo looma baaahna su aashass laakiinn waxad odhan gartaa is waydiiyay sidas ku tihiin cibadada shanta salaadood wakhtigooda ma tukataa masoontaa makufikirtas in aad soo xajto ragana hala waydiiyo in ay salaadaha jumcaha kutukadasn jaamac oo xaadiraan masaajida taasaa la wsydiinkaraa dadka Somalida ah laskiin leeyahay gaal iyo muslim su aashaasaaba gafwayn ku ah Somalida waa muslim qof qofka ridoobay dartii loo waydiin mlaayo gaal mise muslim keebaatahay hadaad su aalhaas la timaado waxa Iman doontay in Somalida looga digo in aanay ku soo booqan waayo dad boqolkiiba boqol muslim ah in aad qaabkaas uwaydiiso waxay noqonaysaa in aad adigu tahay tabliiq masiixi ood shaqo uhayso gaalda

  • @MahamedHilowli
    @MahamedHilowli Před 3 měsíci +1

    Isooo qawo naciimo

  • @nuriaabdullah
    @nuriaabdullah Před 7 měsíci

    Mansha Allah Naeima Channel. You are Legend Iron Lady.

  • @deeqomaxamaddhiiga3215
    @deeqomaxamaddhiiga3215 Před 8 měsíci +3

    Subxanallah Subxanallah Subxanallah

  • @HVEM324
    @HVEM324 Před 8 měsíci +2

    Wa itopian nagtu xijabkana waxay uso gashatay iney wiil somali ah hesho markas kadibna ay hoojiso acuudu bilaahi mina sheydani rajiim

  • @HindaAbdulle-fl2jj
    @HindaAbdulle-fl2jj Před 8 měsíci +2

    Luuqaderna waxay ubaratay in ay somalida ku fidnayso oo sy shaki ku abuurto si loogu maleeyo in ay gaslo badsni joogto midna was qalad wsxa somali ka gasloobay was wax aad uyar su aashan ah ma gasl bastahay mise muslim kuma haboona wasyo fiifti fiifti shii la ajasn lahaa ayaa sidaa la odhan lahaa naciimaay afaaban kaa shakiyay wasyo waxad soo qabatay khaniis yidhi calaf doon basn ahay markaasasn kas shakiyay iyo adoon dhaqan is lasm lahayn marka laga rerbo in asd tidhi muslim basn shay iyo ssliga suubanahern ood ku dhawaaqdo hasoo galin su aashaas gasl iyo muslim somalidu wss muslim xabad xabada ridowday waa labada qof er qolkan iska xulanayas su aslaha ay is wsydiinayaan halagu daro shanta salaadood ma tukataa bisha soon ma soontaa ragana hala wsy diiyo sslaada jimcaha ma kusootukataa majac naciimi su aslahas haku soo darto is xulashada laskiin in aad dadka waydiiso ma muslim bastahay waa gafwayn oo aad uwayn ood mula kacday umada muslimka ah ee soomaliyeed hadasd halkaas lasoo fadhiisato gaal mise muslim

  • @aminasanyare7195
    @aminasanyare7195 Před 8 měsíci +2

    Umaba eka Soomaali gaashaan fooshaxun ee shaydaanku ku shaqaysanayo

  • @ilsanasde7918
    @ilsanasde7918 Před 8 měsíci +2

    Af somaliga wey iska rixeysa maa fuduuda af somaligedu

    • @Mahad-ih6ge
      @Mahad-ih6ge Před 7 měsíci

      Wa fluent pure af somali mashallah

    • @ilsanasde7918
      @ilsanasde7918 Před 7 měsíci

      @@Mahad-ih6ge 😂😂😂😂😂😂maa sidas baa. (. ??????? )

  • @user-dc6yh6bl3r
    @user-dc6yh6bl3r Před 6 měsíci

    Adiga Ayuu Afka Somaaligu Kaa Qal Dan Yahay Aan Kuu Saxee Habeenkii Ama Maalintii Waa Keyes Garaacayaa Anigu Ma Ogi Waxaad Habeen Ku Doorateen Horaa Loo Yuri Xalaal Maalin Cad Ayaan La Quinta.

  • @fowsiyofarax6316
    @fowsiyofarax6316 Před 8 měsíci +1

    Gabadhu somali ma ah luqada wey baratey waa itoobiyaan

  • @hindasaid4470
    @hindasaid4470 Před dnem

    Naeema aqli badana wasoqabatay naagtu inay gaal tahay.

  • @user-eg6mz8wp4l
    @user-eg6mz8wp4l Před 7 měsíci

    Acuidu dadka waalwaalan wareersan doqomadda ah shirisaan

  • @aminsuleyman8049
    @aminsuleyman8049 Před 5 měsíci

    Niciima qacbaa ka yeedhey

  • @oubah2501
    @oubah2501 Před 6 měsíci

    Allaha soo hanoniyo...

  • @fadumosiicow3401
    @fadumosiicow3401 Před 8 měsíci

    Edab daro kasoo doontay nin marabto wiil masiixi maa raadsato

  • @nuriaabdullah
    @nuriaabdullah Před 7 měsíci

    😂😂😂😂😂😂

  • @user-th1pl2cw4l
    @user-th1pl2cw4l Před 8 měsíci

    Adkty qali

  • @HVEM324
    @HVEM324 Před 8 měsíci +1

    Edab daro ayaad la xijaban tahay hadaad masixi tahay masiixi dono

  • @user-rr6gn4wo5s
    @user-rr6gn4wo5s Před 6 měsíci

    Na Oromo noo da af somaliya aad sida khaladka ah ugu hadlaysid,bax ,dhaqan xumda iyo wasakh nimada aad wadi,stop ….stop it now.