Naema Brink oo cawa isku balamisay say wallahi calafdoon..qosol kkkk..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024

Komentáře • 112

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 Před 11 měsíci +6

    Mashaa Allaah gabadha waa baariyad Daacad ah oo wax baratay. Tracklaha ma iskuso baxayaan. Tracklaha qof kulul oo xaqeeda ilaalsaneysa ku haboon.

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin Před 10 měsíci +5

    100-75= 25
    25 cash plus 75 products=
    100 ayaa kaa maqan
    100 😊

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 6 měsíci +1

    Masha'Allah Waa Nin Gob ah Madama, Uu Gabdhaha Caawimaayo😊😊

  • @user-tb2kh5xf5y
    @user-tb2kh5xf5y Před 5 měsíci +1

    An waxan raba gabadh réer waqooyiya

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 Před 6 měsíci +1

    Luqmaan rageedii waayay

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Před 11 měsíci +2

    Masha Allah hooyo Wil la jogah wa Wil ficn had Ku fanya hooyo

  • @zahrabulale375
    @zahrabulale375 Před 11 měsíci +3

    Mansha allah say walaahi waa caruuru daacada

  • @Throw-me
    @Throw-me Před 8 měsíci +2

    I need gabdha 22😢

  • @WeMu-ih7vq
    @WeMu-ih7vq Před 11 měsíci +1

    9:29 mashallah my bab sis is smart pass haha we in 2023 girls knows better love love 👢👢👢👢👢

  • @najmagelle5202
    @najmagelle5202 Před 8 měsíci +1

    ABAAYO NACIIMA BRINK ❤♥️ QOF WANAAGSAN BAA TAHEY QALBI FIICAN HOWL CULUSNA BAAD U HEYSAA BULSHADA SOOMAALIYA EE MUSLIMIINTA AJAR AAN LA KOOBI KARIN ILAAHEY HAKUGU ABAAL MARIYO WAXA UU ILAAHEY RAALI KA YAHEY
    LAAKIIN XBT MASHRUUCA FADLIGIIGIISA KU DAR INAAD XIJAABATO SI CIBAABADA EY AJARKEEDA KUU KORODHO YACNI HOWSHA AAD HEYSO WAA NOOC CIBAADO MARKA HA NOQON SIDAA GAALADA SAMOFALKA BADAN LAAKIIN ILAAHEY AQOON ILAAHEY WUXUU SIIN ABAALKOODA ADUUNKA LAAKIIN AAKHIRO WAXBA KUMA LAHA MARKA ADIGA MA TIHID GAAL ALXAMDULILAAHI LAAKIIN WALAASHEY CAMALKAAGA WANAAGSAN YUUNA KAA NOQON HAL BACAAD LAGU LISEY QURUXLEY KARTI BADAN AFTANHANAD BAA TAHEY JAWAAHIRTA ILAAHEY KUUGU DEEQEY SOO QARI XIJAAB QURXOON
    WABILAAHI TAWFIIQ

  • @WeMu-ih7vq
    @WeMu-ih7vq Před 11 měsíci +3

    Don't trust Somali American man who's truck driver sis even my brothers are driver too but sis listen he put his mother first mean his mother boy don't his mother divorce before him so stay from him

    • @AbdulganiNur-ie9wt
      @AbdulganiNur-ie9wt Před 11 měsíci

      They dirty ,in other words they got chics in every city ,they spend sexual transmitted diseases most of them

  • @WeMu-ih7vq
    @WeMu-ih7vq Před 11 měsíci +4

    8:59 but sis his in rode 3 months u not see even know he not work night but sleep truck stop not your house n again his not said Walahi everything his said no different man who live in muqdish fact he said he can't speak English first red flag walk away young lady

  • @AniizAtom-gn6qy
    @AniizAtom-gn6qy Před 8 měsíci

    Ana waxan raba gabadh reer waqooyiya

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Před 9 měsíci

    Nimco bringe you to kind woman slow down love you qaaliyeey keep it up good work.

  • @user-om5cx4bm5h
    @user-om5cx4bm5h Před 11 měsíci +1

    Gabadha waa gabar fiican run kadashay afkaada cano lagu qabatid abaayo nookiow waligaa gadgaha Ida ideey waxaad baratay

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 Před 11 měsíci +4

    😂😂😂😂😂 waa walhi runta

  • @Queenjiija
    @Queenjiija Před 10 měsíci +1

    Lkn wiilka yar wiil fican ayuu u ekaa maxey u diiday gabarta

  • @achaaigal3722
    @achaaigal3722 Před 7 měsíci

    Mashallaha sads wellhead are good people

  • @daganebaraki8459
    @daganebaraki8459 Před 2 měsíci

    NINKA WAA NIN AQLAQ XUUN EE ISKADAF WAA JAHIIL USA LAGAYE

  • @AniizAtom-gn6qy
    @AniizAtom-gn6qy Před 8 měsíci +1

    Nicima qaaliyeey wad isoqabanwyday ee wanku dawanayna

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 11 měsíci +1

    maha shaqo laga xishooda waa shaqo okay ah

  • @omaha23tv
    @omaha23tv Před 8 měsíci

    Midanka truck wada wa qalbi caruur 😅warwareey gugac ayaa dhacayaa

  • @Aadanmaxamed77-qj8ln
    @Aadanmaxamed77-qj8ln Před 5 měsíci

    Nicimo waaladhimanayaa walaaleyitaqulaah waley ilaaheykabaq madaxa qarso

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 11 měsíci +1

    wa run raga dumarka ku rida infaction iyo cancer hadau naago badan kula guursadono wwax badan baad halis u tahay sababtoo ah ma ogid waxa ay qbaan wa run walahay

  • @suleymaneahmed5082
    @suleymaneahmed5082 Před 7 dny +1

  • @Aadanmaxamed77-qj8ln
    @Aadanmaxamed77-qj8ln Před 5 měsíci

    Walaley coradada qarso

  • @sadiiqkhanyare1724
    @sadiiqkhanyare1724 Před 8 měsíci

    Waa reerbadiyo
    Dagan Manchester

  • @AbdulganiNur-ie9wt
    @AbdulganiNur-ie9wt Před 11 měsíci +7

    No alpha masculity men here ,he said u have the option power wrong things to say,these guys needs coaching

    • @awilmohamed8473
      @awilmohamed8473 Před 8 měsíci +1

      Inantan iyadoo yar bidaartu gashay,walaal xijaabo xijaabkaad ku qurux badan tahay,Sidan waaba lagaa naxayaa,Ta labaad ha ku dhiman adoo sidan ah oo naarta ha ku gelin.

    • @awilmohamed8473
      @awilmohamed8473 Před 8 měsíci

      Xijaabku Ifkana waa qurux Aakhirana naarta ayaad kaga badbaadeysaa,waan kuu ducaynaynaa ee is astur, ilaahay ayaa Timahaas ku siiyey,Hablo kula mid ah ayay Timihii ka buubeen oo hadda xijaabtey iyagoo isku asturaya,markaa adigu si ay civaado iyo quruxba kuugu noqoto,hadda qaado.

  • @faisaali7176
    @faisaali7176 Před 11 měsíci +1

    Yartu wa say walahi hadana wiilku gaadhiga unbu kaxayn yaqanaa mafahmayo .just wwiil wax bartay unba fahmi kara😮😮😮😮

  • @HodMane-ci9zz
    @HodMane-ci9zz Před 4 měsíci

    Niiciima islaan baan rabaa 70 jira

  • @zahrabulale375
    @zahrabulale375 Před 11 měsíci +1

    Gaar ah gabdhah

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 Před 11 měsíci +2

    Kan yar eedaday baa dhashaay 😂

  • @Minnesota416
    @Minnesota416 Před 5 měsíci

    She lost by not picking up that truck driver

  • @nakanaka5030
    @nakanaka5030 Před 5 měsíci

    😊
    ..#k

  • @umashapeel
    @umashapeel Před 10 měsíci

    Gabarta mashallah dheh❤

  • @AniizAtom-gn6qy
    @AniizAtom-gn6qy Před 8 měsíci +1

    Isoqabo qaali

  • @AniizAtom-gn6qy
    @AniizAtom-gn6qy Před 8 měsíci

    Alehaku dayo nicima❤

  • @user-df5me1xd4s
    @user-df5me1xd4s Před 7 měsíci

    Abayo isastur

  • @AniizAtom-gn6qy
    @AniizAtom-gn6qy Před 8 měsíci

    Wall waa fursad qaaliya

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 Před 10 měsíci

    Ragii way iimaan beeleen waxay kaga dhagtay ma shaqaysaan dumarka jeebkooda ayay badhanayaan waa ma shaqaystayaal

  • @axlansworld1423
    @axlansworld1423 Před 10 měsíci +1

    Boqolki wey ku so notay . Waxa kaa maqan alaabta iyo 25

  • @maxamedcali8927
    @maxamedcali8927 Před 9 měsíci

    Waxaan hadal mataqaano

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 Před 10 měsíci

    Macaque badnid xisaabta baro

  • @ahmedmohamoud5715
    @ahmedmohamoud5715 Před 11 měsíci +1

    IYADAA SAX AH

  • @AniizAtom-gn6qy
    @AniizAtom-gn6qy Před 8 měsíci

    Waa aniga mala kaasi kkk

  • @MaxamuudMaxamed-k5k
    @MaxamuudMaxamed-k5k Před 7 dny

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AniizAtom-gn6qy
    @AniizAtom-gn6qy Před 8 měsíci

    Waayo maxad isoqabanwayday

  • @laylaalin7530
    @laylaalin7530 Před 11 měsíci

    MAQRIB IYO MAQSHIR BAA KALA JOOG TAAN EH AAD UGA FIISRADA

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 11 měsíci +1

    wakahay aniga dadka aan is idhahdo ma xasiyad baad ku qabta wa dadka hadalka soo meerasta hadi sidan ahayn masidan baan ahan laha suaasha ka jawab maxa u merysaan qof aad la hadlayso odhana aniga miya maryee waka kashisheeye dhaqanka iska bedla reerkofurow walalayaal walahay wa wax xun mamukurba mooyi walahay bana ku dhartee hadalaadasasi way iga cadhaysiiyaan isla yaaba qofka maran buu ku moodaya haa soo meerystee

  • @umashapeel
    @umashapeel Před 10 měsíci

    True 👍

  • @sahraahmed6435
    @sahraahmed6435 Před 10 měsíci

    Waaqalad 125 aad qasartay walalashey

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 11 měsíci

    truck druver samtimes they aare away in week honosly you dont see him easly

  • @sahraahmed6435
    @sahraahmed6435 Před 10 měsíci

    Wiilka adigana seexo

  • @fadumaali1611
    @fadumaali1611 Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @deqaduale8960
    @deqaduale8960 Před 10 měsíci

    Caruurta dhulkan ku dhashay caqliyan dadkena waweyn o wadanki ka yimi ama jogaa waa ka mature sanyihiin walahi hada gabadhan yar say akhlaq yo serious wax u weydinayso dadkena waweyn saa uma hadli yaqanan o waxa u mihimka ah ma is weydin karaan intoda badan aan halka ka arko mabaa oga waxay raban or sualahaa ugu simple san bay is weydiyaan 😂😂😂😂

  • @atharhassan9373
    @atharhassan9373 Před 11 měsíci +2

    175

  • @ugbadfarah7928
    @ugbadfarah7928 Před 8 měsíci

    He’s not say walahi at all lol

  • @user-hg9ip1jg8n
    @user-hg9ip1jg8n Před 7 měsíci

    waaw❤❤

  • @sahraahmed6435
    @sahraahmed6435 Před 10 měsíci

    100 iyo 25 eey celisay aakamaqan

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c Před 7 měsíci

    1OO+75= 175 KHASAARTAY

  • @AniizAtom-gn6qy
    @AniizAtom-gn6qy Před 8 měsíci

    Nicima oki❤

  • @siciidmaxamed7726
    @siciidmaxamed7726 Před 11 měsíci

    100 lagaaxaday iyo 25 aad uvelisay

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 Před 11 měsíci +1

    Batalaale mafia

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 Před 10 měsíci +1

    Kkkkkkk

  • @fatumoosman2879
    @fatumoosman2879 Před 8 měsíci

    175 bay qadarty

  • @namelos2963
    @namelos2963 Před 11 měsíci

    Tan yari ciyaar bay wadaaa

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 Před 10 měsíci

    Allaabtana

  • @user-om5cx4bm5h
    @user-om5cx4bm5h Před 11 měsíci

    125 ayaad. Qasaartay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 11 měsíci

    dadka spy ah waxay yidhadan dowlada u shaqeeyaa sidas bay uga baxan

  • @maxamedcali8927
    @maxamedcali8927 Před 9 měsíci

    125dlor

  • @AniizAtom-gn6qy
    @AniizAtom-gn6qy Před 8 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shushshuhs8635
    @shushshuhs8635 Před 11 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @leylaahmed5716
    @leylaahmed5716 Před 10 měsíci

    🫀

  • @siciidmaxamed7726
    @siciidmaxamed7726 Před 11 měsíci

    125 dolar ayamaqan

  • @AniizAtom-gn6qy
    @AniizAtom-gn6qy Před 8 měsíci

    😊😊😅😅😮😢😢❤

  • @AniizAtom-gn6qy
    @AniizAtom-gn6qy Před 8 měsíci

    Wii mcn isoqabo

  • @ashatorinoali3916
    @ashatorinoali3916 Před 8 měsíci

    Ascww

  • @user-wg8rw3tk3d
    @user-wg8rw3tk3d Před 9 měsíci

    😂❤

  • @Nurhiba21
    @Nurhiba21 Před 7 měsíci

    ❤😂😂😂😂

  • @AniizAtom-gn6qy
    @AniizAtom-gn6qy Před 8 měsíci

    Isoqabo

  • @ashatorinoali3916
    @ashatorinoali3916 Před 8 měsíci

    Batalaala

  • @AyaanIsmail-ov6pf
    @AyaanIsmail-ov6pf Před 11 měsíci

    Gabadhu way fool xuntahay waa wada make-up too much bay marsantahay

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Před 11 měsíci

    wuu walan yahay bajiye waxas wadamo kale laga kenay dadka odhana manta way garanayan bajiye kenya iska leh leefleefow india leh maxay isaga dhigan somalida inay iyaga leeyihin walee cunto mataqnaan daqiiqda uun bad ku meraystaan sonkor subag waxas laga tegay lamaba cuno beryahan

    • @nasrocabdiraxmaan4960
      @nasrocabdiraxmaan4960 Před 8 měsíci +1

      Wll maxa la oynaysaa o saan dhan ugu walatay adiga hada hada baratay de adige ku talaa bajiyo 50sano ka hor ba somalida cunaysay laga yabo in kenya anaka naga baratay leefleefowga ne koonfurta somaliya laga cunaa rer waqooyi cunta maba yaqanan yaa barayo

    • @foziadjamawais9283
      @foziadjamawais9283 Před měsícem

      ​@@nasrocabdiraxmaan49608:03

  • @AbdulganiNur-ie9wt
    @AbdulganiNur-ie9wt Před 11 měsíci

    100 plus 75 equals 175

  • @user-wg8rw3tk3d
    @user-wg8rw3tk3d Před 9 měsíci +1

  • @ayanb243
    @ayanb243 Před 11 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @saedasmith6558
    @saedasmith6558 Před 10 měsíci

    Allaabtana

  • @omreem8169
    @omreem8169 Před 11 měsíci

    Ascww

  • @AniizAtom-gn6qy
    @AniizAtom-gn6qy Před 8 měsíci

    Isoqabo

  • @ayanb243
    @ayanb243 Před 11 měsíci +2

  • @samiyaamin5834
    @samiyaamin5834 Před 11 měsíci +1

  • @user-lp6le5em5d
    @user-lp6le5em5d Před 11 měsíci

  • @AniizAtom-gn6qy
    @AniizAtom-gn6qy Před 8 měsíci

  • @AniizAtom-gn6qy
    @AniizAtom-gn6qy Před 8 měsíci

  • @aslidaahir2671
    @aslidaahir2671 Před 10 měsíci

  • @aslidaahir2671
    @aslidaahir2671 Před 10 měsíci

  • @aslidaahir2671
    @aslidaahir2671 Před 10 měsíci

  • @BadriIsmail-wy5ok
    @BadriIsmail-wy5ok Před 11 měsíci