WAA KUMA WIILKA UGU QURXOON ? GABDHAHA YEY DOORTEEN TOLOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 15. 04. 2024

Komentáře • 58

  • @user-xn5hj9yt4r
    @user-xn5hj9yt4r Před 2 měsíci +3

    Aniga ahaan see ilayihiin
    1, wiilka nastexo geeysay
    2,yuusuf
    3,balaala
    4,wiilka madow
    5, waji cariiri
    6, wiilka labar shan nastexo udooratay walahi wiilasheena somalia kalama dhacaan ilove you wiilasha somalia

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 2 měsíci +6

    Marwo buldhuq ugu cadaalad fiican masha allaah ❤❤❤

    • @ZamzamElmi-rb7bn
      @ZamzamElmi-rb7bn Před 2 měsíci

      Haa Tabaa igu Daranbo kale wlhi qofka waa loo kala Reeba xitaa wiilka modow caday igu digital miskiin😢

    • @fqaran8302
      @fqaran8302 Před měsícem

      Ma waji ciriir ayaa lowsey ka qurxonyhy!! Cadalad kulaha😂

  • @quruxleyqalanjo5485
    @quruxleyqalanjo5485 Před 2 měsíci +3

    Aniga ahan hadan daacada kahadlo ama sidey ilatahay uhadlo
    1.ranbir
    2.yarka mesha ugu madow wayo midabka iskada qaab dhiamedkisa fiiriya iyo waxyar wadheryahay
    3.wiilka nastexo kakinta kobaad ay geyneysay
    4.wajicariri iyo balala wayo makala dhacan wa isku itàl iyo qurux
    5.wiilka funadada cad
    Ya iguraacsan qeybintaaan

  • @amirasharif9385
    @amirasharif9385 Před 2 měsíci +3

    Wiilasheena ma kala liitaan I love Rageena soomaaliyeed aduunkaa u jeclahay ❤❤❤❤❤

  • @user-tp1uy8br7n
    @user-tp1uy8br7n Před 2 měsíci +2

    Afka cali ilahey dartisa ayaa ku jeclahy keep going ❤

  • @adanahmed8677
    @adanahmed8677 Před 2 měsíci +2

    Afka Cali ilahey dartisa ayaa ku jeclahy keep gion 💔

  • @NurdinKishki-kk6wh
    @NurdinKishki-kk6wh Před 2 měsíci +2

    Sobadii 😅😅

  • @user-tf5iu1ef7h
    @user-tf5iu1ef7h Před 2 měsíci +2

    Gabdhahana ku so samey ayago ragga ukala codeenayaan

  • @cabdinaasirxuseen6620
    @cabdinaasirxuseen6620 Před 2 měsíci

    Keepgoing afka cali

  • @user-lo2oj7zp4p
    @user-lo2oj7zp4p Před 2 měsíci +1

    Tartankii hore gabdaha waxaydhaheen tartankala noqobo wasugeynaa plz

  • @HamzeAxmad-ti9ov
    @HamzeAxmad-ti9ov Před 2 měsíci +1

    Parti3

  • @SowdaSheikhcumar
    @SowdaSheikhcumar Před 2 měsíci

    ❤❤❤zakiyo 😊😊😊😊😊

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 Před měsícem

    Ragg Qurux Ku Tartamaayan Maxaa waye Raggu wax qabad Iyo Karti ayay Ku Tartamaayan

  • @user-il8dq8we4k
    @user-il8dq8we4k Před 2 měsíci +1

    Maxaa camrad ku dhacy meesha maa la is ku riixayaa nio

  • @adoontiialle1605
    @adoontiialle1605 Před měsícem

    Wiilka madoow ka daaya edabdarada wiil edab leh oo qalbi wanaagsanuu u egyhy

  • @user-lf8qx5wp1i
    @user-lf8qx5wp1i Před měsícem

    Wll so badi waa fny

  • @WLL_MAHREZ
    @WLL_MAHREZ Před 2 měsíci

    Marwo buldhug Cadaalad socoto waaYe❤

  • @user-vf1di9ry6l
    @user-vf1di9ry6l Před 2 měsíci

    Waxaa ugu qurxoon yuusuf rambiir

  • @user-dn3dt2kc3r
    @user-dn3dt2kc3r Před 2 měsíci +1

    Ar coose dhib badana collol dado mx tusiyay😂
    😊

  • @MaryanXasan-zs9ns
    @MaryanXasan-zs9ns Před 2 měsíci

    Masha allaah xaqsoor😂😂😂

  • @Najma-ge1md
    @Najma-ge1md Před 2 měsíci

    Ranbiir ❤❤❤

  • @user-bx5xj3yu5j
    @user-bx5xj3yu5j Před 2 měsíci +1

    Haa

  • @hodmanhonest
    @hodmanhonest Před 2 měsíci +1

    Marwo buldhuq adi lee cadaalad fale

  • @user-sl7is3id6x
    @user-sl7is3id6x Před 2 měsíci

    Yusuf ❤❤❤

  • @guledguledmustaf
    @guledguledmustaf Před 2 měsíci

    Somalia dadka jogo manaxaal barnaamijka waa kaftan lkn ayaga toos ee isku caaynaayaan side ayag dhan u xunyihin ee u af xun yihin

  • @Ayaaniita112
    @Ayaaniita112 Před 2 měsíci +1

    ranbiil
    wejicidhiidhi lbadas ugu qurxbdn

  • @user-np9hx4ri3m
    @user-np9hx4ri3m Před 2 měsíci +1

    😂 4:37 ❤❤

  • @abdirizakomar7491
    @abdirizakomar7491 Před 2 měsíci

    Aduun aakhir saman waar ma maantay ragii sidii naagaha qurux u tartamayaan ceeebay tacaaal

  • @user-og2vt5ou1x
    @user-og2vt5ou1x Před 2 měsíci +1

    Ranbir❤

  • @IfaaxNuur-kp5lo
    @IfaaxNuur-kp5lo Před 2 měsíci +1

    Haaa

  • @user-bo8ts7gl8e
    @user-bo8ts7gl8e Před měsícem

    Timkan wa one takra waxan inutakera nastexo Indo

  • @Sqez907
    @Sqez907 Před 2 měsíci

    nio kan waji ciriiri dulqaaad badana 😂Iyaga dhan way yasaayan isna waa iska qosla

  • @NahiiBaabaa
    @NahiiBaabaa Před měsícem

    Cadaalad maada😂 samey nin😊

  • @sakixirsi2417
    @sakixirsi2417 Před 2 měsíci

    Xeerka ragga kuma jidho qurux iyo waxaas

  • @MaryanXasan-zs9ns
    @MaryanXasan-zs9ns Před 2 měsíci

    Haaaaa wacadaalad igu dooq ayatahay buldhuq wakusalamaa abayo

  • @FaraxHussein-oj6ls
    @FaraxHussein-oj6ls Před 2 měsíci

    Buldhuqba xaqaaniya❤😂🎉

  • @AhmedBare-sh7bb
    @AhmedBare-sh7bb Před 2 měsíci

    1RabiiR🎉❤❤

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy Před 2 měsíci

    shikh c/fitax manyuu😂😂😅😅

  • @user-fr5jp3jv7n
    @user-fr5jp3jv7n Před 2 měsíci

    Inta naxdy marku mobile madow isku badaly😅

  • @SihaamXasan-yb1py
    @SihaamXasan-yb1py Před 2 měsíci

    1:ranbiir
    2:dj Amin
    3:balaala
    4:waji
    5:midka qaliirka😂sorry
    6:munaabaxo by😂😂😂😂🙌🏻

  • @CumarMohamuud-kz1rx
    @CumarMohamuud-kz1rx Před 2 měsíci +1

    Coosey😂😢

  • @user-cz5uo7mi8v
    @user-cz5uo7mi8v Před 2 měsíci

    Buldhuq do qegaa ahay

  • @IlyaasAhmed-eq9xm
    @IlyaasAhmed-eq9xm Před 2 měsíci +1

    Haaaa

  • @user-tz3fp7vj7k
    @user-tz3fp7vj7k Před 2 měsíci +3

    😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 2 měsíci

    Rag qurux ku tartamay waa kow 😂😂😂😂😂

  • @AhmedNuur-rx5ed
    @AhmedNuur-rx5ed Před 2 měsíci +1

    Kkkkkkkkkkk

  • @user-np9hx4ri3m
    @user-np9hx4ri3m Před 2 měsíci

    😢😮😅

  • @BilaalCnasir
    @BilaalCnasir Před 2 měsíci

    Balaala

  • @user-tz3fp7vj7k
    @user-tz3fp7vj7k Před 2 měsíci

    RAaagi maba qurux u ordayo

  • @CaliAxmedQoorey
    @CaliAxmedQoorey Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AdenyarowYarow
    @AdenyarowYarow Před 2 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @fqaran8302
    @fqaran8302 Před měsícem

    Naagta buldhuq iyo naagta nasteeha wiilka Hanad si kalay u attack very useless way iska xigsadan yarka maskiinka🤨

  • @user-bh3xc7bt9p
    @user-bh3xc7bt9p Před 2 měsíci

    afka cali pig van 🎉❤

  • @zuberali8631
    @zuberali8631 Před 2 měsíci

    Waligaa sad nag sad ugu qusliso nin rag ha cili zxp intii igu racsan love🎉🎉

  • @BilaalCnasir
    @BilaalCnasir Před 2 měsíci

    Muraabaxo