10 WIIL VS 9 GABDHOOD || DOOORO QOFKAADA || CAAWA HAL QOF AYAA SOO HARE XANUUN WAYE WLHI 😂😩…

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 01. 2024
  • #YAHYE_HUNTER
    Waxaad igalaso xariiri karta:
    Instagram: Hunterda_official
    Snapchat: Yayavic1
    Facebook: Yahye mumin wardere
    TikTok: Yahye.hunter
    LAST SUBS: 706,501
  • Zábava

Komentáře • 555

  • @yahye_hunter
    @yahye_hunter  Před 5 měsíci +51

    czcams.com/video/yR_Jc9UQF1g/video.htmlsi=UfSNlRcSZuzQoXbu

  • @mancity4688
    @mancity4688 Před 5 měsíci +60

    AFKA CALI, DEEQ BAARI IYO KAYDSANE HA SAMAYSTAAN BARNAAMIJ SOMALI GOT TALENT OO SHACTIRO AH DADKA HA DACAAYADEEYAAN.
    LAMA KALA XANAAQAAN. ka warama? LIKE comment ka hadii ka hesheen si YAHYE HUNTER U ARKO ✌🏾

  • @Sharma_cade
    @Sharma_cade Před 5 měsíci +58

    Ku saliya Nabi Muxammed ﷺ❤❤❤

  • @aliibrahimabdiluckypoi2376
    @aliibrahimabdiluckypoi2376 Před 5 měsíci +76

    Team keydsane io Afka caLi❤😂

  • @khalidgroup8997
    @khalidgroup8997 Před 5 měsíci +101

    Afka Cali iyo keysane yaqey show walbo kusodar🤣😂fadlan

  • @safiyamahmoud3035
    @safiyamahmoud3035 Před 5 měsíci +58

    Kaydsane😂😂😂 la aantiis nuur ma lahan ciyaarta la aantiisa Ma soconayso 😂😂😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Před 5 měsíci +44

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga

  • @Deeqfaarax1
    @Deeqfaarax1 Před 5 měsíci +34

    KU SALI NABI MAXMED CSW ❤❤

  • @user-ir1ot2vk6h
    @user-ir1ot2vk6h Před 5 měsíci +10

    Without Afka Ali and kedsir this promgram is nothing

  • @Itsme70506
    @Itsme70506 Před 5 měsíci +14

    Walahi keydsane aniga wa doqeyga quruxlow waaye qaab qurux badan bu illahay usameye waxa inta u dheer wa qof kaftan badan MashaAllah❤

  • @ceelqoxlehassan6250
    @ceelqoxlehassan6250 Před 5 měsíci +10

    Legend kaydsane Wan ku wataa awoowe
    Qoftii ugu shidneed aa qaadatay wlhi

  • @manaalabdihassan3280
    @manaalabdihassan3280 Před 5 měsíci +24

    Kuwan Wanku hestaa wlh 😂😂afka Ali is de best 😂

  • @khadijasaid4805
    @khadijasaid4805 Před 5 měsíci +6

    Yahye hunter the one of the best CZcamsr in somaliya
    Keep going bro

  • @maryamacabdi5283
    @maryamacabdi5283 Před 4 měsíci +6

    Ma nooli beerka wlhi I casaaday sadexda nin u danbeeya funny wlhi😂😂

  • @haniitah
    @haniitah Před 5 měsíci +2

    Afka ali iyo keeydsane tushle seyka iyo dhamaantood Big fan keep going ❤

  • @JBNAGAR20
    @JBNAGAR20 Před 5 měsíci +41

    No one I mean no one can Deny their talent ❤😊

  • @abuukarsabriye2436
    @abuukarsabriye2436 Před 5 měsíci +7

    Kedsane io afka cali waa laba legend oo videos shido mar wlba😮

  • @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp
    @SasmiyoMaxamedFaarax-ju3zp Před 5 měsíci +93

    Abaska away hee

    • @HodanFarxaan-gi6fo
      @HodanFarxaan-gi6fo Před 5 měsíci +3

      Yahye codsi barnaamiskaankusooceli oowaxaakasoo qaybgalisaa Cali key iyokashka🎉

    • @DUNIDACUSUB155
      @DUNIDACUSUB155 Před 5 měsíci +3

      Waa Saxe horta Abaska aaway funny ayuu ahaaa

    • @nadaaayaan5486
      @nadaaayaan5486 Před 5 měsíci +2

      Falim jilooyoo ninkas😂😂 musalsal

    • @user-jx6vl5hm9g
      @user-jx6vl5hm9g Před 5 měsíci

      😂😂😂 hsbska

    • @Najaali-wp7jy
      @Najaali-wp7jy Před 5 měsíci +1

      Walaashi tarxad beer baa ujoogty cawa😂😂😂

  • @CabdiraxmaanAxmad-os6po
    @CabdiraxmaanAxmad-os6po Před 5 měsíci +18

    you come back I'm so very happy my brother noso badi afarahan😅

  • @maandeqcabdullaahicabdi55
    @maandeqcabdullaahicabdi55 Před 5 měsíci +8

    War deeq bari kalexda tushta saa ujecelahay lee iga soo qada 😂😂❤😘😘😘

  • @Abdulaahiguure425
    @Abdulaahiguure425 Před 5 měsíci +13

    Kusali nabiga scw❤

  • @user-fo5gk1of8s
    @user-fo5gk1of8s Před 5 měsíci +10

    Afka iyo kaysane way❤😂😂😂😂shinaan wan tageraa😂😂😂

  • @raxoosman4486
    @raxoosman4486 Před 5 měsíci +7

    Kaydsane iyo afka iyo kii tushtow lahaa la lahaa magacisa ilaawaye 3 daas yaan wayn gambar so dhigtay qolkade saan u qoslay mantay wlhi funy waye😂😂😂😂😂

  • @ahmedmudiirka8031
    @ahmedmudiirka8031 Před 5 měsíci +4

    Wll yaxye inaa team ka ku soo biiraan rabaa halkee kala soo xiriiraa

  • @UmeymaCali-dc6qk
    @UmeymaCali-dc6qk Před 5 měsíci +10

    Kedsane xamar noogatag❤kudheh
    Waa lagaa badiyee😂😂

  • @heaterman4542
    @heaterman4542 Před 5 měsíci +3

    First comment hadi ado cafimad qabo qoral key aragte like sar Alhamdullilah

  • @jamadhore7694
    @jamadhore7694 Před 5 měsíci +4

    Keydsane walhi waa legend cabdi haybe laanbad ku soo xaauusinayaa

  • @happiness__hacks
    @happiness__hacks Před 5 měsíci +3

    afka cali the most talented, xiddiga barnaamijka waaye.

  • @user-py4pn1gv3t
    @user-py4pn1gv3t Před 5 měsíci +1

    Video yadan eed bay ku qosli😂 siiyaan hore u soco huntra

  • @cabdullaahixasan1670
    @cabdullaahixasan1670 Před 5 měsíci +11

    Yahye 800K coming soon inshalah 🎉❤🎉❤

  • @user-rw6oo1ck5z
    @user-rw6oo1ck5z Před 5 měsíci +1

    Yahye keep going my brother

  • @abdisalammohamed2930
    @abdisalammohamed2930 Před 4 měsíci +3

    Keydsane iyo Afka Cali melna haoga tagin yaxye.❤😂🎉

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 Před 5 měsíci +2

    Barnaamijka waxaa ugu shidan afka cali iyo keeydsane gabdhaha waxaa ugu fiican marwo buldhuq waa fani

  • @LakiMohamud-xd3ds
    @LakiMohamud-xd3ds Před 5 měsíci +1

    Keydsane iyo afka ali wllhi waan taagera ❤

  • @user-co6tm5ct9k
    @user-co6tm5ct9k Před 5 měsíci +3

    Mesha waxaa shidayo afka cali iyo keysane Yahay hantar zxb keep going

  • @atamahmed3141
    @atamahmed3141 Před 5 měsíci +5

    Keydsane & Afka Cali 😅 qozolki oo Dad ah 😂

  • @Subeermaxamed-sp6ci
    @Subeermaxamed-sp6ci Před 5 měsíci +7

    Inta kuqososhey video waan salaamey 😁😁😁😁😁

  • @user-kt5sm5rv3s
    @user-kt5sm5rv3s Před 5 měsíci +5

    Saa uqoslay waligey uma qoslin wllhi keed sane feeraha oo iga fuurshay😅😅

  • @rahaabdi2409
    @rahaabdi2409 Před 3 měsíci +1

    Asxbeey heesta iigu caawiya 🥺“Ubax baan sidayoo, soorya kaga dhigi”

  • @abdiaboorjay7812
    @abdiaboorjay7812 Před 5 měsíci +3

    Farxada muhim ah Mansha Allah

  • @OsmanReys
    @OsmanReys Před 5 měsíci +1

    Afka one of the only

  • @user-no9bj4zo2e
    @user-no9bj4zo2e Před 5 měsíci +4

    Really like keysane

  • @AbdallaMohamedAhmed
    @AbdallaMohamedAhmed Před 5 měsíci +10

    Legends wlh wn idinku xiranahay 😂😂barnaamij aan jeclhy wye afka Ali iyo keedsane wn idin wata 2da shaqsi ee barnaamijka Qurxiyo wye wlh 😂😂😂

  • @bilanbabdulahi8442
    @bilanbabdulahi8442 Před 5 měsíci +3

    Afka Cali, good lucky final round 😊😊😊

  • @bingaraad
    @bingaraad Před 5 měsíci +3

    Keydsane barnaamishka ayuu qurxina walee❤❤

  • @omarmohamedmoalim5182
    @omarmohamedmoalim5182 Před 5 měsíci +4

    Walahi ma fiirsanin lkn waxaan qiyaasayaa inuu haraayo dhar biluga aduunka lama socdo kaas aan ka shakisanahy markaan commenti ga aan qoraayo waa inta aan daawanin i aamin

  • @user-yv5hq8wf6s
    @user-yv5hq8wf6s Před 5 měsíci +1

    Wllky.yaxye.hantar.❤keep.going

  • @user-ft4bs5cl2u
    @user-ft4bs5cl2u Před 3 měsíci +1

    DEEQ Baari wan jeclhy wlhi ❤😢

  • @zamzammohamud-kb3gk
    @zamzammohamud-kb3gk Před 5 měsíci +1

    Afka cali Legend waye😊

  • @dagancabdi1620
    @dagancabdi1620 Před 5 měsíci +1

    Abaaska away yahye❤

  • @zamzamhabiib3513
    @zamzamhabiib3513 Před 5 měsíci +2

    Afka cali waa funny wllhi😂

  • @Muude246
    @Muude246 Před 5 měsíci +1

    𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐡

  • @Fiona.786
    @Fiona.786 Před 5 měsíci +4

    Yaxye sidan waa qalad qofka cuqdad maku ridiin bisimilaahi maxa ka qaldan yaxye dadka niyada haka diliin labo qof hareso dheeh ama sedex qof acudubillah😢😢😓 qosol intaa radineso qof qalbiga haka kibinin

  • @Dollsxxxxx
    @Dollsxxxxx Před 4 měsíci +1

    Ala qosol badanaa wiilkaan shuluqa soo unaxaylee maskin 😢😢😢😢

  • @user-sw9uy4kb6f
    @user-sw9uy4kb6f Před 3 měsíci +1

    Yaxaye waa ku jeclh❤❤❤❤❤❤❤ yaxye

  • @AmuunOsman-xj3li
    @AmuunOsman-xj3li Před 4 měsíci +1

    Keysade of course 🎉❤

  • @moubarekabdiyoussouf7552
    @moubarekabdiyoussouf7552 Před 5 měsíci +3

    Waxa ii farxad ah qofki igu horee ee d1wada videogaan

  • @HanadAbdullahi-uw8iu
    @HanadAbdullahi-uw8iu Před 5 měsíci +5

    Sinjiyada Waze comment haso qorin adoo Vedi ga dhameysn😂

  • @XIKMAAWI-wd9py
    @XIKMAAWI-wd9py Před 5 měsíci +1

    Allah is one ❤

  • @user-ri7zd2re2t
    @user-ri7zd2re2t Před 5 měsíci +2

    xaflad dugsi qur'an malagu dhigi kara ijaarka sa waaimisa

  • @Rc_abdi
    @Rc_abdi Před 4 měsíci +1

    Kaydsane iyo afka cali meel ee ayn joogin meel maha legends😂😂😂😂😂

  • @fatumamaxamuud8132
    @fatumamaxamuud8132 Před 5 měsíci +6

    Barnaminkan le jecelhy dawada 😂

  • @user-tm6ck1qm5u
    @user-tm6ck1qm5u Před 3 měsíci +1

    Keep your going All the my friends 🎉🎉😢😢😊

  • @jafatogaagaale
    @jafatogaagaale Před 5 měsíci +1

    😂😂😂😂barnamisha zxp wad horay uso

  • @ibraahimbolshaawi5345
    @ibraahimbolshaawi5345 Před 5 měsíci +1

    Keyd sane iyo afka cali top funny😂😂😂

  • @fatuushcabdi12
    @fatuushcabdi12 Před 5 měsíci +1

    Afka cali &kaydsane iskajeclahay❤

  • @samiyaahmett3950
    @samiyaahmett3950 Před 5 měsíci +5

    Aniga afka cali wnba kuheystaa😅😅😅😂😂😂

    • @Faatma6397
      @Faatma6397 Před 5 měsíci

      Haiga dhicin yah😢😂Ana leh😂

  • @cabdiraqiib4753
    @cabdiraqiib4753 Před 4 měsíci +1

    Yuusuf quruxlow waaye

  • @MuscabCr7
    @MuscabCr7 Před 4 měsíci +2

    Yaxye hantar, waxan kutaagee raa pro

  • @maxamedgeedi7694
    @maxamedgeedi7694 Před 5 měsíci +1

    Keydsane legen reer hiraab🎉

  • @tuugdaacadah8515
    @tuugdaacadah8515 Před 5 měsíci +1

    Best challenge weye funny wow 😂😂😂😂😂

  • @musearale5037
    @musearale5037 Před 4 měsíci +1

    Allah masala alasaydina moxamed

  • @ahmadjamah7430
    @ahmadjamah7430 Před 5 měsíci +1

    Kaydsane old is gold

  • @wardaaweis5917
    @wardaaweis5917 Před 4 měsíci +2

    Asc yaxye inan kgu so biro ayan rawa side kgu heli karaa ani 😢

  • @user-kt5sm5rv3s
    @user-kt5sm5rv3s Před 5 měsíci +1

    Yahye baarnaamish fiican heysaa haka soo tigin keedsane iyo afka cali😅😅

  • @ShukriAbuukar-dq3ln
    @ShukriAbuukar-dq3ln Před 5 měsíci +1

    😂😂😂 wllhi ku wan wa iga qosliyaan kednane iyo afka cali

  • @mohamedjama1329
    @mohamedjama1329 Před 5 měsíci +2

    Ninkaan dhar baluuga wato
    Faleembo ayuba unwgyahaye
    Size ahaan

  • @zakariyequmbe1970
    @zakariyequmbe1970 Před 5 měsíci +1

    Aniga Horan u shegay malyun ali ❤❤❤

  • @user-dz5zt1rc7d
    @user-dz5zt1rc7d Před 5 měsíci +5

    Ku salin NABi muhammada CSW❤❤❤❤

    • @user-ew2qm7vy9u
      @user-ew2qm7vy9u Před měsícem

      Scw scw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scwscw scw scw scw scw scw

  • @yuumaan-gb6il
    @yuumaan-gb6il Před 5 měsíci +4

    Kedsane haka so tegin sxp cus bada waye😂

  • @abuukarsaciid-yu3fs
    @abuukarsaciid-yu3fs Před 5 měsíci +1

    😂😂😂😂😂😂😂 yaxyoow wllhi keydsane waa kala kiciyaha beg kaane haka soo tegin waligaa

  • @Mohazocde10-pr4rz
    @Mohazocde10-pr4rz Před 5 měsíci +1

    Afka cali 😂😂😂😂 should be the first 😂😂😂

  • @AbdulaahiIftiin
    @AbdulaahiIftiin Před 2 měsíci

    Good show❤❤❤❤❤❤

  • @user-kt5sm5rv3s
    @user-kt5sm5rv3s Před 5 měsíci +2

    Barnaamijkan hadow keed sane ama afka cali hadoowna ku jirin wax jira maahan wllhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-tn5vg7zi6p
    @user-tn5vg7zi6p Před 5 měsíci +1

    War nio yahye hunter barnaamijkan wali waye 👌🥴 marar badan soo samee talie 😂

  • @ilwaadaxmed
    @ilwaadaxmed Před 3 měsíci

    Yaxyow kuwan so badi runti ad uga hela 😊

  • @NacimoAbdi-ye5lc
    @NacimoAbdi-ye5lc Před 2 měsíci

    Hey man ❤❤

  • @user-zg1eu5cm1l
    @user-zg1eu5cm1l Před 5 měsíci +1

    Soobadi ❤😂😂 keyd sane ha ka soo tagin😂😢

  • @zuweydaxuseen2438
    @zuweydaxuseen2438 Před 5 měsíci +1

    Intqqnan daawan videoga kaydaane ka raadiyay😂😂afka cali iyo kaydsane la'aantood nuur ma leh😂

  • @user-ul1tu6ug4f
    @user-ul1tu6ug4f Před 4 měsíci +1

    Wllhi kaydsane dhibkii oo qof ah

  • @user-eb4wp7qe9i
    @user-eb4wp7qe9i Před 2 měsíci

    Aniga walahi hado ku jirin keydsane iyo afka cali mawa jaceyl lii 😊

  • @user-tg4ci2rp7r
    @user-tg4ci2rp7r Před 5 měsíci

    Kedsane ❤😂handsome

  • @guledguledmustaf
    @guledguledmustaf Před 5 měsíci +2

    Kedsane caawo wu libistey runta hadi la sheegaayo 💯💯

  • @user-qs5vp1qn6s
    @user-qs5vp1qn6s Před 5 měsíci +2

    Team cr7 likè😊

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg Před 5 měsíci +1

    Yakhay deeq bari ani wata team tushta😊

  • @user-zv3nt3cu9e
    @user-zv3nt3cu9e Před 5 měsíci +1

    Team afka cali

  • @AmuunMohamed-.
    @AmuunMohamed-. Před 5 měsíci +1

    Afka cali iyo deeq baari Iyo keydsane 3 doooda qosol socdo waaye😂😂😂😂😂

  • @user-vj1wz6jr3b
    @user-vj1wz6jr3b Před 3 měsíci +1

    Shukri

  • @user-sx8pt7vy6d
    @user-sx8pt7vy6d Před 2 měsíci

    Deeq ali wai daweysee ❤

  • @user-jl7hn6hx2k
    @user-jl7hn6hx2k Před 5 měsíci +2

    Kaydsane so very funny 😂