DEG DEG Itoobiya Oo Cagta Saartay Wadadii Burburka Iyo Lacagteedii Oo Qadka Kabaxaysa

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • This video is about DEG DEG Itoobiya Oo Cagta Saartay Wadadii Burburka Iyo Lacagteedii Oo Qadka Kabaxaysa

Komentáře • 46

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem +9

    CADOWGA CADOWGA SOOMALIYEED WAA ITOOBIYA ALOW BURBURKA AMIIIIIN AMIIIIIN AMIIIIIN AMIIIIIN AMIIIIIN AMIIIIIN AMIIIIIN AMIIIIIN AMIIIIIN AMIIIIIN AMIIIIIN AMIIIIIN

    • @doubledeqabus6815
      @doubledeqabus6815 Před měsícem

      WARYAA ANIGAABA ETHIOPIAN AH WELIBA CAGDHEER OGAADEEN NADAL YAHAY

    • @user-hx6jb2rh2e
      @user-hx6jb2rh2e Před měsícem

      ​@@doubledeqabus6815somali baad thy maxay u sheegan injirey ureyso aamin ha burburto insha allah yaa rabi

  • @Cirroole
    @Cirroole Před měsícem

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @zeinabibrahim7202
    @zeinabibrahim7202 Před měsícem

    war hee dhee siir badan uyad qarxininaysiin meshu waa itobiya

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi Před měsícem +3

    Bur bura udam allaah waa cadow yuurura

  • @FatmaOmar-c8m
    @FatmaOmar-c8m Před měsícem

    Afakaado caadi ma ahan ❤❤❤❤

  • @adanfarah4989
    @adanfarah4989 Před měsícem +1

    Codka kor u qaad si fiican lagu maqlo c/raxman

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 Před měsícem +2

    Ma ogtihiin on Ethiopia hadda ay dagaal weyn oo ay lagasho Eritrea isu diyaarineyso taaso ay ku
    leedahay badda casab ama dagada casab annaga lahayn waligeenba oo tplf ayaa bixisey ee qasab ayaan kusoo ceshaneynaa

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 Před měsícem

    Wadadi fa idada haday sarty

  • @user-ol9pm1jq1p
    @user-ol9pm1jq1p Před měsícem +1

    😅😅😅😅😅😅😅

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 Před měsícem

    Haaguubaato nacaaladaah yaahuudaah madow

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem

    WAAAAA GUUUUUUL BAY NOOOOOOOOTAHAY SOOMALI BURBURKA ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAAASH QUSHAAASH GUMAYSTA HA ITOOOBIYA HADHACDO QUSHAAASH 🇪🇹

  • @abdidahir2785
    @abdidahir2785 Před měsícem

    Ethopia way burburtay

  • @user-ts6hc7sm3n
    @user-ts6hc7sm3n Před měsícem

    Ithopia isheena allah kasoosaaro kilaabta

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před měsícem

    Itoobiya waa burburtay ee soomaaliya waa in ay israacdaa oo sii dumisaa

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 Před měsícem

    Asc ader waxaas waa sir somalidu leedahay maxad u sheegaysaa maxad rabtaa in weerar lagu qaado somalida si kale uga sheekee

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Před měsícem

    Waaw

  • @CabdalleWajaale
    @CabdalleWajaale Před měsícem

    Binaale

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Před měsícem

    Lacagtasomaliya hosaysa wayo kukashilin wxbamagoyo lakin kunka itobiyanga ah waxbugoya e adaladuhadl adba labada hadmidaragtid waxdqadanlahaydwagaranaysan faqazhyohow cuqdadaqaba

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Před měsícem

    Kkkk

  • @kamalyasin5008
    @kamalyasin5008 Před měsícem

    Waxan war ba sheegaya leh bal daawo

  • @ahmednuur3183
    @ahmednuur3183 Před měsícem

    Nimankiinan meesha jooga dad baad u waramaysaane markay dhaqale noqoto waa inaad keentaan dadkii dhaqalaha aqoonta u lahaa sheeko looma baahna

  • @NasirDarimi
    @NasirDarimi Před měsícem

    Waarkani jigjigawajaalekasheekeynayaa masirdonka itobiyaa

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem

    WAAAAAA,GUUUUUL BAY NOOOOOOTAHAY HADIIII AAAAAN NAHAY SOOMALI AMIIIIIN AMIIIIIN HA BURBURTOOOO ITOOBIYA QUSHAAASH QUSHAAAASH QUSHAAASH GUMAYSTA

  • @mawliidcali9355
    @mawliidcali9355 Před měsícem

    Waryaadeheen inader maad ka daysaan lax gorow ku hadhay kulahaa nio nimanku dacaayad xumaa

  • @user-vl1ul3dt1k
    @user-vl1ul3dt1k Před měsícem

    Waar nimanyahaw maaweelada naga daaya hadda lughaya war iga soo gaadhayaa iyo waxaad leedihiin waa kala fogyahay malaha laba itoobii baa jira

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Před měsícem

    WAAR HORTAY MAXAAD DOWLADA U NIYAJIBISAAN MA WAXAAD JECEDHIIN INAAD DAL KALE UUN BARO KAC KU AHATAAN GUUSHA DOWLADA DHEXE WAA GUUSHIINA WAAYO MARKA MADAX NABADA LA HELO AYAA DAL IYO SHACAB XASILOON OO HELA WIXII KA MAQAN LA HELAA MAAHA KENIYA KALIYA DHISTAAN WAA INAAD KA SHAQAYSAAN NABADA IYO HORU MARKA DALKEENA ETHIOPIA

  • @MariamElmi-b3f
    @MariamElmi-b3f Před měsícem

    Isku baxa xaasidiintii cagdheer 😡

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k Před měsícem

    War tani ma bur buraysee inaga daaya kkkkkkkk xaga ilaahay bay kadhisantahay habaar kugu dhac

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4gg Před měsícem

    Itobiya watakugumaysata faqash cagdheeeeeerrrrrr cuqdadqaba isagodalkalemartiuah itobiya nabi muxamed bauduceyay

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed Před měsícem

    Magac beenaad la sameyay aye eheed itoobiya balaayada ha burburto😂

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 Před měsícem

    Etoopia waata kuu talisa ed ku hoos nooshahay ila abid ogaadeenow

  • @mohamedabdiyusuf519
    @mohamedabdiyusuf519 Před měsícem

    War kuwa etiopia caaya miyaanad ogayn inu rasuulku u ducayey etoopia oyna ahayn meeshi asxaabtii sharafta badnayd ey rasuulku diintu baaqi noqotay ma waxay etoopia cay noqotay markay somaliland xiriir layeelatay markii ina afweyne yarey farmaajo uu dabada ka dhunkanaaye etoopia ey qalbi dhagax dhiibaye ceyb maxay u noqon waysay

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 Před měsícem

    CAGDHEER OGAADEEN XABASHI ADOONSATO SAW IYAGUBA ETHIOPIAN MAAHA 😂😂😂😂😂

  • @Abdurahim-p9h
    @Abdurahim-p9h Před měsícem

    Hhhhhhhhh adiga oo wadankagu lacag heysannin waddan kale ka sheekeey eysaa.

  • @Somaliannews
    @Somaliannews Před měsícem

    Aniga waxan damacay inan bank Ethiopia lacag kadiro kulaha lacag ba ma dirno wana loosodira si an ooga shaqeysto lacagtan raqiska dollarka bank Ethiopia kadibna wajale la igusodiro sii an wax ooga dhex faaido somalida arinkas loma ogala hadase wayba ficantahay haday wax furfurtay 😂

  • @abdihassan3836
    @abdihassan3836 Před měsícem

    Maxay tahay Jasjuusnimadani. Ogaden weligii ilbixi maayo. War Ciyaalkan wariye ma ahe , tababar ayay u baahan yihiin

  • @Mahamed-my4su
    @Mahamed-my4su Před měsícem

    Beenle 😂😂

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 Před měsícem

    Waa 2 stupid is wareeysanahayah 😁😁

  • @ayderushassen4596
    @ayderushassen4596 Před měsícem

    Falanqayn aan Jirin oo Wax aad Cuskatan an jirin unbad la Xiqdan

  • @user-bx1bp9cv9y
    @user-bx1bp9cv9y Před měsícem

    CADOWGA SOOMALIYEED UUUUUUNADAAAAA GAY GUUUUUL SOOMALI HA SEEEXAATOOOOOO OOOOOO SEEEEXATOOO SOOMALI WAAAN GUUUUUL LAY SANAY HADIII CADOWGA BUBRAY

  • @AbdifatahMahamedaidid
    @AbdifatahMahamedaidid Před měsícem

    Niman yow cawridiinii Ethiopia dumin waydaye maxaa la yeelayaa