JABKII CADNAAN IYO KULAN ADAG SHARMA VS QAMAR FT KING CK REACTION

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • #kingck #somaliyoutuber #dhiiqadatiktok

Komentáře • 86

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  Před 3 měsíci +52

    Like ta ha isku iloowina thx all ❤

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Před 3 měsíci +34

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariis badnaa, uguna akhlaaq badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW❤️ ‎ﷺ ❤️

  • @Khayrwade01
    @Khayrwade01 Před 3 měsíci +20

    cida nabiga jecel loofta ❤

  • @user-cu8ug4bd2y
    @user-cu8ug4bd2y Před 3 měsíci +11

    Daroodkii ila hada ways daY daYayaN meel laga jiro aYaY laayihiin😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SacdiyaAdan-qu9lp
    @SacdiyaAdan-qu9lp Před 3 měsíci +11

    ck waxan kugu jeclahy wax yaroo kobanoo aan lagu cajiseynaa muqalada ka dhigtee waku wataa libaax

  • @MaxamedAweys-mz8jj
    @MaxamedAweys-mz8jj Před 3 měsíci +6

    @wllka❤ 😎:nasib xumo ma arko qof love Sarah saliga nabiga👑🥺

  • @QurbaniMaxamed-ni7pt
    @QurbaniMaxamed-ni7pt Před 3 měsíci +5

    Ck taliye marna haka shakiyin duriyada❤❤❤

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Před 3 měsíci +6

    Good morning welcome back after two days 👑 CK ❤

  • @Aafraax
    @Aafraax Před 3 měsíci +3

    War ckw ma gabadh ayaa hargaysa lagu dhisayaa wan shalkiyee yaa kawarhayaa ❤

  • @SheywaaL589
    @SheywaaL589 Před 3 měsíci +3

    ❤ Waar King Ck ❤ Sxbow iLaa 2018 Xiliigi MXY FNK JGN ❤

  • @user-hr2uw6wo8h
    @user-hr2uw6wo8h Před 3 měsíci +3

    goat qamar suugaani❤😊

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Před 3 měsíci +2

    Masha Allah ❤❤❤

  • @Borama1960
    @Borama1960 Před 3 měsíci +2

    As Somalilander Qamar will not represent us. He is on his own. Somaliland vs Somalia make sense but not Puntland and Somaliland. No and no to Qamar. Warya Qamar, u need to pick a city in Somaliland if you want our support.

  • @zakariyeabdiwali
    @zakariyeabdiwali Před 2 měsíci +1

    Vers 1:
    Sharama Boy, markaan ku arko, qosol baa i gala,
    Qashin kaa dhigaa, waxay kuu tahay xeelad la yaab leh.
    Magacaygu wuxuu leeyahay sharaf, adiguna inaad ku raaxaysatid,
    Dumarka aad hadal haysay, hadda waxaan kuu keenaa caddaalad.
    Chorus:
    Sharama Boy, soo dag, sheekadaadu waa dhamaatay,
    Fanka aad ku faanayso, aniga ayaa kuu talinaya,
    Qeyladaada iyo baaska, waa la iska dhaafay,
    Markaad maqasho magaca, fadlan isgaabi.
    Vers 2:
    Waad ku dooday dad laqayliyey, weli ma fahantay,
    Sheekadaadii hore waxay ahayd sida farxumo aan la qaadan karin.
    Hadda waxaan ku barayaa sida loo sameeyo hees dhab ah,
    Anigaa kuu sheegi doona sida loo noqdo mid dhan ah.
    Chorus:
    Sharama Boy, soo dag, sheekadaadu waa dhamaatay,
    Fanka aad ku faanayso, aniga ayaa kuu talinaya,
    Qeyladaada iyo baaska, waa la iska dhaafay,
    Markaad maqasho magaca, fadlan isgaabi.
    Vers 3:
    Hadalkaagu waa sida roob, waxba kama keenaysid,
    Waxaad isku dayeysaa inaad dadka ku mashquulisid sheeko been ah.
    Anigu waxaan ahay boqorka, adiguna waad ogtahay,
    Sharama Boy, ciyaartaadu waa dhamaatay, hadda waxaad tahay mid la iska daayey.
    Outro:
    Ilmahaad sheegtay, hadda way garanayaan xaqiiqda,
    Magacaaga waa uun dhawaq, waana lagu caqliyee.
    Hadda markaan hees ku samaynayo, anaa la guuleystay,
    Sharama Boy, hadda waa waqtigii aad isgaabin lahayd.

  • @CabdixakinIzmail
    @CabdixakinIzmail Před 2 měsíci

    King ck zaXiB phone 13 ii gad from hargaysa

  • @CudoonMahamed
    @CudoonMahamed Před 3 měsíci +2

    Qofki ugu horeyey ck😅😅

  • @Creatoryboy
    @Creatoryboy Před 3 měsíci +3

    Sxb noolow legend

  • @MaxamedFeysal-br7ow
    @MaxamedFeysal-br7ow Před 2 měsíci

    Caadi mahan king ck ❤❤

  • @shaakirofficial
    @shaakirofficial Před 3 měsíci +1

    Ck guurso ugbaad aragsan ❤❤

  • @hodoabdirahman9438
    @hodoabdirahman9438 Před 3 měsíci +1

    Qamarow nama matashiid kumana imaanyne ha xiiqiin nin qiisada layskaga maydhaya tahay oo la wadwato ✌️✌️✌️

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 3 měsíci +1

    Welcome back again legend hore usoco legend king 🤴 ck ❤❤

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 Před 3 měsíci +1

    Great analysis brother 🎉❤

  • @AhmedNuur-eg1qg
    @AhmedNuur-eg1qg Před 2 měsíci

    Asc dhamaan qof walbo janalka Cumar king ck wallahi run ma rabtiin Somalia qabiil maka shaqeeyo Somalia waa mid qofka rabo inuu oorta kukasado oradoo siyasada ka qeeb noqo somali waaqabiil h😊😮😂 A Isaac darood Waa dad kaakaas Anoo shiikhaal ah wallahi dad Somalia is dila isdhaca waa Hawiye allahi alxd wana dad nimo Leh isyaqana fifa Somali koonfur Waa lees dilaa waana lees laceesha somali aan qabiil iskudilin majirto aan is cafino sidoo Allah noo cafiyo Aamiin

  • @saamiaden7451
    @saamiaden7451 Před 3 měsíci

    Qamar suugaani ma metelo somaliland wayo game waxa lagu ciyaari karaa somaliland vz somalia haadiii kale ha ku ciyaaro qamar iyo sharma boy

  • @KingAkwadani-fu4pq
    @KingAkwadani-fu4pq Před 3 měsíci

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii Soo booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Ceynashe498
    @Ceynashe498 Před 3 měsíci +1

    Qofkii ugu horey commanti io like

  • @AbdallaMohamed-gb8we
    @AbdallaMohamed-gb8we Před 3 měsíci +2

    The king ck my bro Wnkslmy ✌️

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare Před 3 měsíci

    Is back ck nin weyn❤❤

  • @Janogale571
    @Janogale571 Před 3 měsíci

    The best coach East 🎉

  • @usameqays4681
    @usameqays4681 Před 3 měsíci

    The Goat social midia is king cK ❤

  • @Asalcabdalsaciid
    @Asalcabdalsaciid Před 3 měsíci +1

    Suugano iyo sh.boy ciir bay ka dhargeen hadalkooda wax ka sooqaad ma le

  • @xuseenfaysalfaysaltuke5462
    @xuseenfaysalfaysaltuke5462 Před 2 měsíci

    Waar yar waa wiil hoog baabku 😅😅😅😅

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 Před 3 měsíci +1

    Waar Nio Ninkaas Qamar Reer somalilnd Hadaanu Nahey Ma OgoliN waayo Huwantii Aanu isheyney Ayu La sawirna Ayaamahanba Mrks FanaaN kle Oo Qadiyada somalind si sax Ah u AaminsaN Oo Loo wada Ciyaarayo Hallagu Badallo, Hadii kle Qac weyN Aya inaga Yeedheysa, Reer Sharma Boy iyo Majeerteena Aamini maayaaN Qamar Reer somalind mey wadaN Ee Guushoida Ayuunbey tirsaN doonaan

  • @abdicaziizahmed9853
    @abdicaziizahmed9853 Před 3 měsíci

    Cid igu cawin karta ma jirta meel CK kala xiriiro🙏

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc Před 3 měsíci +1

    Ka makhraati haaada nama matalo ninkaas waalan 😂😂😂 nooso celiya aan dabiibnee caadi maahe

  • @ahmeddakir9262
    @ahmeddakir9262 Před 3 měsíci

    shaxdii anceloti iyo realmadrid weeyi

  • @Maan3416
    @Maan3416 Před 3 měsíci +1

    Managaa gobol.la.tartana wydin sidee qamarow nagadaa ciyaarta😂😂

  • @MahamedAbdirisaq-4ty
    @MahamedAbdirisaq-4ty Před 2 měsíci

    Qabar xitaa hadii laga badiyo wuxu qadaayaa an ku dab saare is dabaci😂😂😂😂

  • @caralejibril.007
    @caralejibril.007 Před 3 měsíci

    Somalia iyo Somaliland islama danno ee Butland iyo Somaliland Aya Isla dan

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 Před 3 měsíci +2

    🩸🩸🩸🩸❤️🤍💚💪💪💪💪

  • @hajimubbarig228
    @hajimubbarig228 Před 2 měsíci

    Maamul gobbled lama tartamayno😂😂

  • @user-st7cu8rn4h
    @user-st7cu8rn4h Před 3 měsíci

    Buntilan cabsi cabsi

  • @mohameddeeqhalane9420
    @mohameddeeqhalane9420 Před 3 měsíci

    Baabka burco isn’t easy

  • @kingyenasofficial9142
    @kingyenasofficial9142 Před 2 měsíci +1

    Cadnan kaan awalba neefbu aha inu somali matelo maba eheen wyo waba qof aqligisa wali buuxin oo daba dhilif ah🤣

  • @damaashadtv5672
    @damaashadtv5672 Před 3 měsíci

    ISDAJI CK CADNAAN WUU SAXSANYAHAY ,SOMALI LAND DHIGEEDU WAA PONTELAND SOMALIA DHIGEEDUNA WAA JABUTI AMA ITOBIYA ,DHANKAAS KA EEG DADKA HAA OR HORDINE

  • @ridwananwar2345
    @ridwananwar2345 Před 3 měsíci

    Uneefsada oo gemka ha ciyaarina soomaali laneey qamar waa irir samaali waana loo ciyaaraya ee hadedegina Isla taana daahir calasow baa lifkiisa ka dhahey horu arka Sharma boy dadbanaa ka xun 😂😂😂😂oo jab kiisa jecel laakin Sharma waa raaber soomaali taalantigiisa iyo fanis kiisa uuna saaran yahey maxa laga bedeli karaa Hee ✌️

  • @ZekiSeid-nm4zi
    @ZekiSeid-nm4zi Před 3 měsíci

    Waa majerten dadku boowe u so sheeg

  • @Niimmoh4
    @Niimmoh4 Před 3 měsíci

    Caqiladi Isaaq ciyar ciyar loma odhan Wallahi 😂😂😂

  • @umurayaanmahamed4057
    @umurayaanmahamed4057 Před 2 měsíci

    Kan nacayb baa ka buuxa

  • @HousseinHousseinmohamoud-fj9hp

    Love ❤ somali

  • @user-fj2df1rr7r
    @user-fj2df1rr7r Před 3 měsíci

    Qamar waanu jojinay hbnkana wuu sixirana

  • @REDONEOTHMAN-rk8xn
    @REDONEOTHMAN-rk8xn Před 2 měsíci

    Somaliland waa qabil gooni istaga

  • @rahmaabdilahi9395
    @rahmaabdilahi9395 Před 3 měsíci

    War qamar inag qabta ilmaaderayaa mey garxagikii dee ninkan naga qabta qodhin iyo xaradiin😂😂

  • @HousseinHousseinmohamoud-fj9hp

    Sharma

  • @user-fd7qz8pb9l
    @user-fd7qz8pb9l Před 3 měsíci +1

    ✅️🤣🤣🤣🤣🤣🔥👍

  • @Aweesaxmd
    @Aweesaxmd Před 3 měsíci

    5bari baa maqnyd 2 maaha

  • @ridwananwar2345
    @ridwananwar2345 Před 3 měsíci

    Baabbka waa la meyd garaacey ciyaarta bilowgeeda laakin daahir calasow baa gadaal kasoo galey gemka oo libaaxyo ku garaacey asagoo ku xumeynaayo butlanimo weliba cadnaan markuu heesta bawer bum uu daarey butalan ee sharma boy

  • @user-fd7qz8pb9l
    @user-fd7qz8pb9l Před 3 měsíci +1

    ✅️🤣🤣🔥👍

  • @dhelatira
    @dhelatira Před 3 měsíci

    Kkk manen gem labada yeli Karin gul ku xisab Tami Karin wamaxay qamarow ha dag dagin rerkan mj boqoll gem diyar u yihiin waa isku kalsoni yihiin

  • @maariamaanka3539
    @maariamaanka3539 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @gacal11
    @gacal11 Před 3 měsíci

    ❤❤❤

  • @janomusic4783
    @janomusic4783 Před 3 měsíci

    Sheekhadu sidaa maha CK hadanu nahay reer somaliland ma rabno puntland iyo wax la mid ah inanu la tartano -- haday darood ahaan u tartamayaan wanu ogolnahay xitaa ha naga badiyaan haday donan lakin wax badhyoculus ama puntland la dhaho in Somaliland lasoo agdhigo ceeb bay nagu tahay waa sababta baabka burco uu u yidhi anigu baabka ayan kugula tartamayaa sababtoo ah ma rabo magaca somaliland iyo badho culus lagula tartamo sheekadu waa sidaas fahan

  • @FamamlpHadaljano
    @FamamlpHadaljano Před 3 měsíci

    Coment one

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Před 3 měsíci

    Qamar reer somaliland mategayaab mj na wey ogtahay aargoosibey usocdaan guushi baabkey ka gam ilaayiin mj oil

  • @cawilzaahim5712
    @cawilzaahim5712 Před 3 měsíci

    Putland iyo somali land see meel loo wada dhigay sheekad wadaan waa somalia iyo somali land flimkaas iska daya

  • @Abdiaziz1998
    @Abdiaziz1998 Před 3 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-dx6jk8tg3e
    @user-dx6jk8tg3e Před 3 měsíci

    Baabka😂😂

  • @basrahassan5116
    @basrahassan5116 Před 3 měsíci

    Ck erir lagu jabay in u weli daydayayo ayaad moodaa.

  • @asadahmadeey7867
    @asadahmadeey7867 Před 2 měsíci

    czcams.com/video/BP9qsa-FLfo/video.htmlsi=VpoWp1hhHBMtah0I ck wiilkan ka soo hadal

  • @Eljenyo_junior
    @Eljenyo_junior Před 3 měsíci

    😂😂😂😂

  • @FaraxFaraBadne
    @FaraxFaraBadne Před 3 měsíci

    Doqon ck weli youtuber muu ismoodaa
    War isaga tag meesha soomali ku nacday
    Waxa isma badalo miyaa?!!
    Team 27 sxb
    800k aa waxaa dhahdo the best somali youtuber
    Hada you the worst 😂😂😂

    • @user-cq3vm1cj1q
      @user-cq3vm1cj1q Před 3 měsíci

      𝙘𝙠 𝙘𝙖𝙧𝙪𝙧𝙩𝙖 𝙢𝙖𝙨𝙖𝙬𝙤 𝙮𝙖𝙧𝙞𝙨𝙚𝙮😂

  • @user-fq7qi9dy3c
    @user-fq7qi9dy3c Před 3 měsíci

    Manoqoneeyno raali