NIN DIIDAY INUU DUMAASHIDIIS SHARCIGA KA KANSAL GAREEYO...

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024

Komentáře • 115

  • @fahmadhagane6340
    @fahmadhagane6340 Před 9 měsíci +1

    Waa beenta uu sheegay ilahayne raali kama ahaan subhanallah

  • @meyranrooble3049
    @meyranrooble3049 Před 9 měsíci +7

    Caaliyoy naagtasi ninkeeda ha soo ceshato oo ha raali galiso hadey diido wllkey ninkaa anagaa u baahane wllo wiil fiican baa tahay waana ku salamaya gobanimadada ❤

  • @hamdagelle1596
    @hamdagelle1596 Před 9 měsíci +14

    Nin nasab ah ayuu ah oo ragi hore ah❤

  • @Hodaneey
    @Hodaneey Před 9 měsíci +3

    Salaam walal caaliya wan ku xiisnee no so laabo nin gob ah buu ahaa ❤❤masha Allah dumarka qaar waa doqmo .
    Walalshay odaygedu wuuvuso koriyay xata anoo guursaday buu saka fidrigii ugu horeyay laha wan ka bixinayaa uu bixiyay waa gob raga somaliyeed inta badan rabi ha xiftiyo

  • @fatimaahmed4226
    @fatimaahmed4226 Před 9 měsíci +12

    Sheekada waxaa iiga baxay inuu gurigaas ku dumay qaab leysku keenay aan alle raali ka ahayn, Dee markii uu ku keenay dumaashidiis naagtayda halkaas buu dhibku ka yimi

    • @fatimaahmed4226
      @fatimaahmed4226 Před 9 měsíci

      Qofkii aqli u saaxiiba wuu fahmi karaa

    • @shshss1192
      @shshss1192 Před 9 měsíci

      Sax been bu ku keeny wa runtaa subxanllah somali iyo sharci been eh maxa laga siiyaa

  • @Runtakudhimow
    @Runtakudhimow Před 9 měsíci +3

    Akhas caleeg naagaha qaar waa wax aan dhaqan lahayn Wllsheed kamasayree yaahuu

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 Před 9 měsíci +1

    ❤ maa shaa allah nin gob ah buu ahaa naag bilaa imaan ah bay aheeyd alle ku duleeh dheh ❤❤

  • @niema5404
    @niema5404 Před 9 měsíci +1

    Manshallah tabarakallah caaliya quruxbadan qoftaalant leh baa tahay baayo Allah hakubarakeeyo

  • @bisharoabdi180
    @bisharoabdi180 Před 9 měsíci

    Mama caaaliya sharif sheekoyinkaga wa jeclahay

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 Před 8 měsíci

    Nag walan bay ahayd subxanallah 😢😢 ma walashay ban u qura waxaas

  • @foozia426
    @foozia426 Před 9 měsíci +4

    Maasha allaah nin wanagsan buu ahaa.

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 9 měsíci +4

    ASC HABO QAALI QALBI WANAAG MAASHA ALLAAH ALLAHA KU XAFIDO

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 Před 9 měsíci +5

    Nin wanaagsan buu ahaay runtii

  • @alcamaarifardo7334
    @alcamaarifardo7334 Před 9 měsíci +2

    Miskiin dumaashidii maxay dareentay walaashaa dartaa reerkeeda ha kadumo waa xanuun 😢

  • @user-xm4vk5rk5i
    @user-xm4vk5rk5i Před 9 měsíci +2

    Walalsheedna wayday ninkeediinawayday qumayaxuba ahayd sheekoqosolban xaga naagtamarkalaeego

  • @abdirahmangelle9322
    @abdirahmangelle9322 Před 9 měsíci

    Gabareey wa aan ku leeyahayka bax meditation oo quraanka baro

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 Před 9 měsíci +3

    Ninkaa kuu soo sheegay. 😅Waaba nin sharaf leh tan naagta ah waa mid dafiic ah

  • @quenraxma292
    @quenraxma292 Před 9 měsíci +2

    Talo waa imaan waa qof diciifa taasi caaliyoy😂😂😂❤❤❤

  • @user-mo1gr6wy7h
    @user-mo1gr6wy7h Před 5 měsíci

    Caaliya, shariif, warkaada, iyo, adigaba, markaad, soo, gasho waa, laygu, didaa, ogow, sidaa, singalong,mother, kaaley, i, dhoofso, ii, guurso, haddaad, banaantahay, goodluck

  • @user-yt8xc2kr8x
    @user-yt8xc2kr8x Před 9 měsíci

    Waaba kasoo dates timahaaga waa miuqadaan

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 Před 9 měsíci +7

    So happy to see you again

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  Před 9 měsíci +1

      🥰🥰🥰

    • @shugriosman8969
      @shugriosman8969 Před 9 měsíci +1

      @@Caaliyasharif
      xbbtii hortaa ninfiican oo nasab nasab dhafaay weeye wilkaas somaliyeed oo gobanimada karaacay lkn abayo haduu ninku sharciga kala labto lagu celin mayo lkn sharci la an ayad ahanaysaa tasina inlagu celiyo ayaba dhaanta wayo marhadaadan shaqaysan karin waxba qabsaan karin waa dhibaato

  • @abdikafiosman607
    @abdikafiosman607 Před 9 měsíci +2

    Maasha allah ilaahay haku xifdiyo

  • @Khadro8796
    @Khadro8796 Před 9 měsíci

    Nin nasab ah buu ahaa

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 9 měsíci +3

    HABO WE MISS YOU

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 Před 9 měsíci

    Taas naag lama dhaho aliyaayay waa maid dhiman

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 Před 9 měsíci

    Bisinka walasheed waa nag qumaya yahuu
    Love you sis🥰🥰🥰🥰

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 Před 9 měsíci +4

    Subxaana allaah

  • @rahmaaalisalad594
    @rahmaaalisalad594 Před 9 měsíci

    Sheeko ayaan kuhaya Caaliya ee xagaan kala sooxiriira

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 Před 9 měsíci +1

    Tas walal maahan caliyoy waa warabo. ❤❤❤❤❤❤❤from USA

  • @anyaahmed4696
    @anyaahmed4696 Před 9 měsíci

    Waa bahal lufluftay😅😅😅

  • @bulxanguuni4659
    @bulxanguuni4659 Před 9 měsíci +1

    Qooro jacaylku waa cajiib

  • @sahraluul5339
    @sahraluul5339 Před 9 měsíci

    Rageena somaliyed waa gob allaha noo xafido

  • @khadijoshukri5217
    @khadijoshukri5217 Před 9 měsíci +1

    Nin fican buahaa Mashaallah

  • @tonyausten2168
    @tonyausten2168 Před 9 měsíci +1

    Habo this is amazing. Wow. I don't know which sister side i can pick. Something happened.

  • @malunyaydid9928
    @malunyaydid9928 Před 9 měsíci +1

    Aliya my queen

  • @muhubojama1231
    @muhubojama1231 Před 9 měsíci

    Sister nin nasab ah ayuu ahaa subxaana laah Subxaana laah Subxaana laah Subxaana laah waa naag waalan

  • @foozia426
    @foozia426 Před 9 měsíci +1

    Wcs. Aad baan kuu taagera. Aadbad urun badantahay ❤

  • @hodanabdirahman9334
    @hodanabdirahman9334 Před 9 měsíci +1

    Walaahay waa run naagaha naago xun oon caqli lahayn baa ka buuxa ufffff naagaha qurbaha loogu yimi maxaa belaayo la arkay walaahay uk 🇬🇧 government waa gob

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 Před 9 měsíci +4

    Masha Allah sister ❤

    • @shshss1192
      @shshss1192 Před 9 měsíci

      Team farxiyo tawakal so ma tihid xagga commentka kugu arky😂❤❤

  • @hodanyasin6171
    @hodanyasin6171 Před 9 měsíci +1

    Ninku fiicana manaa dhalay

  • @aminaabdillahi9797
    @aminaabdillahi9797 Před 9 měsíci

    caaliya wakusalamy aniga haduu ninkayga walaashey xurmeeyo waa farxilahaa yaheli Kara isagoo kale

  • @xariirsheekhxasan1648
    @xariirsheekhxasan1648 Před 9 měsíci +1

    waxan islahaa halkaa guurbaa kasoo socda wixii latuhun sanaa

  • @sudihassan3649
    @sudihassan3649 Před 9 měsíci

    Intee lagala soo xeriira

  • @DARWIISHAD
    @DARWIISHAD Před 9 měsíci +1

    Caaliya sheekada waxa kuu sheegay ninkii dumaashidii keenay

  • @user-sk5me1rl9y
    @user-sk5me1rl9y Před 9 měsíci

    Sheekada ruun raaxo kasowaran saaxiib

  • @sjsh3881
    @sjsh3881 Před 9 měsíci +2

    Sheekadan ma Slough ayay kadhacday habo😅, Just say yes or no, because similar story happened years ago in Slough

  • @mulkimahamed-ht4gu
    @mulkimahamed-ht4gu Před 9 měsíci

    wlahi wiil nasabuu ahaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @umuraage8617
    @umuraage8617 Před 9 měsíci +1

    Naa wllal ninkaa inoo soo ogow khayr qabaha inaga baa singel ah oo isku qataareenee😂😂😂😂🤪wcs.

  • @luuladan9882
    @luuladan9882 Před 9 měsíci

    Caaliyah ma ka soo dhacday

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 9 měsíci

    WAA RUN HABO SIDEY NIMAN XUN U JIRAAN AYEY NAAGO BADAN OO CUN U JIRAAN SHARTOODA RAGA ALLAHA KA QABTO SHEYDAAMADAN AYAA KOW KA AH WLSHEED CEYRISAY

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg Před 9 měsíci

    Gabdh adigu imisaa suxul ku reebtay adigu

  • @Queenjiija
    @Queenjiija Před 9 měsíci +1

    Caliyoy abaayo aad ayaaa lagu jecel yahay Ee so daha naga daa noso dhaqso xabibti

  • @Amina-uo4ux
    @Amina-uo4ux Před 9 měsíci

    Asc Caliyo Farida Allah Haku dhowro

  • @dahirmahamud8767
    @dahirmahamud8767 Před 9 měsíci

    Caaliya UK imaanayaa maad sharciga iiqaado qalas baan ahay isnacay hadaan ruubaa raqe nool noqondana ibahayso Sln boqoradda

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 Před 9 měsíci

    Masha allah nin iga dheh ❤❤❤

  • @user-he3gn1kc7o
    @user-he3gn1kc7o Před 9 měsíci

    Mansha Allah

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 Před 9 měsíci

    Bisinka ma walasheed ayey tidhi sharciga ka celi akhas taasi hinaase maahee waa doqon

  • @ruuxdaacadaooyaabay
    @ruuxdaacadaooyaabay Před 9 měsíci

    Diidiyan xalaalba mahan inuu dumaashidii u dacwoodo inay kumeher samayso qaar baa qaba wadaadada inay walaasheed kayar ka masayrto waliba ilaa heerkaas la gaarto khalad weeye nasabna may ahayn taasi duliyad dheh

  • @fatuushvlogs4305
    @fatuushvlogs4305 Před 9 měsíci +1

    Horta naagaha uk joogo maxay u nin jecelyihiin kuba intaas nin baa layga qaaday dhahayo bn arkay

  • @mustafeMS
    @mustafeMS Před 9 měsíci +1

    Caaliyo waa lagu waayey !!!😅😂

  • @mahad5151
    @mahad5151 Před 9 měsíci

    Waa Ku salaamay

  • @fatimayassin7419
    @fatimayassin7419 Před 9 měsíci

    Engriiska waa ka tuntey saasaa larabaa

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Před 9 měsíci +8

    My be she was narcissistic!

    • @blackisbeauty4127
      @blackisbeauty4127 Před 9 měsíci

      Your distance alleged diagnoses is killing me😂😂😂😂

  • @nasteehomahamed1112
    @nasteehomahamed1112 Před 9 měsíci

    Yayku dilin waa nag masersane

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Před 9 měsíci +3

    Waxani waa cudur Caaliyooy masayr maahee mid kaloo tidhi hooyaday baan ka masayraana waan arkayey oo Fartun Duvet ay soo gudbisay sheekadeeda. Kute ninkaygu hooyaday buu uroonyahay wuu ushaqeeyaa maalinkasta wuu soo booqdaa markasta isagoo wuxuun usida ayuu utagaa aniguna waan ka masayray hooyaday kute😂😂waa lax caadiya. Waxani waa cudur masayr maaha

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman Před 9 měsíci

    Runtii gabadh qurux badan bad tahay

  • @ayaanabdi7519
    @ayaanabdi7519 Před 8 měsíci

    Taas walasheed ka shakinaysa waa nag walan uf

  • @WHO2024
    @WHO2024 Před 9 měsíci

    Caliya soo laabasho wacan. Fii quluubina. :).
    Inaadeerey soo taad noo sheegtey markaad yareyd inaad jeclayd inaad ka shaqeyso Radio Muqdisho?. Waa riyaadadi kuu rumowdey hadda. Waa fursad ee ha diidin.
    You spoke your dream and Allah answered.

  • @nooranoor7774
    @nooranoor7774 Před 9 měsíci +1

    HAYEE SALAM CALIYA WAA SO DHAGSATAY MAARKAN🤣🤣😅

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 Před 9 měsíci

    Mashallaah ❤❤❤

  • @piixez7425
    @piixez7425 Před 9 měsíci

    Wanku salamey habo labarkaga banrabaa talefonka

  • @marwochannel8352
    @marwochannel8352 Před 9 měsíci +1

    Habo sobadi please

  • @umuridwaan8815
    @umuridwaan8815 Před 9 měsíci

    Shiin colay xamar aaday😂 kabtan ayuub maxay ku heesataa fahiimo noo soo gali ❤

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 Před 9 měsíci

    Ninka nin fiican buu ahaa maxaa yeelay iyadaa u dirtay hadane iyadaa ka kansal dhaheeyso xumaanta intaas la eg walaasheed maxeey ula jeclaatay

  • @hashimabdi8366
    @hashimabdi8366 Před 9 měsíci

    Casliyo naaga yeey Ku dilin😊

  • @arawelo9504
    @arawelo9504 Před 9 měsíci

    nin walasha qabo miyaa kugaya waa xarane🤔🤔🤔🙆‍♀️

  • @baselinecafe1954
    @baselinecafe1954 Před 9 měsíci

    Caaliya xagen kalasoxsriira

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 Před 9 měsíci

    Habo 2sano kayar hadey wada joogeen ayaa sharciga lagaa ceshanayaa

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 Před 9 měsíci +1

    ❤❤❤

  • @hodanadan5973
    @hodanadan5973 Před 9 měsíci

    Caaliyooy iska jir dadka qaar baa jaajuusa iska jir habka laysu keenaypnha ka hadlin

  • @naimahassan9393
    @naimahassan9393 Před 9 měsíci

    2 qof markay is guursanayan walidkod muhiim ah qasab ma aha ina adinka marqati noqotan yaa tihin adinka mariyoley

  • @kadanali-oc6qp
    @kadanali-oc6qp Před 9 měsíci +1

    Asc caaliya qurux allaah yacisak.
    Kkkkk dumashi iga dheh, annagu waxanu nidhaa gabadhii uu seediga u ahaa , ama seedigay bay odhanaysaa haday gabadh tahay.
    Naagta ninku qabay waxay ahayd
    qor daciif ah, an dhakhsiyad fiican lahayn.
    Maxaya tahay maseerka walaasheed galay.
    Yahu dheh.

    • @Caaliyasharif
      @Caaliyasharif  Před 9 měsíci

      Kadaneey seedi sow nimanku isuma aha ? Ninka iyo gabadhuna dumaashi sow isuma aha waan ku salaamay qaali

    • @kadanali-oc6qp
      @kadanali-oc6qp Před 9 měsíci

      @@Caaliyasharif asc wl qaali xagaa bariga ayaa malaha isku luqad ah annaga hargaysa laga bilaabo illaa galbeedka somaliya, ninku wuxuu oranayaa wiilkan seedibaan u ahay ama ii yahay waa isku ku mid ninka walasha qaba ama aad walashii qabto.
      Gabadha walaalkaa qabana waxad oranaysaa waa dumaashiday wiilka walaalkii ku qabana waa dumashiga.
      Lakiin xaga bariga ila burco waa isla luqad ban filayaa.
      Waa sidas qaali ee sheekooyinka lasoo dhakhso allaah yacisak wl qaali.

  • @mumtaazali3824
    @mumtaazali3824 Před 9 měsíci

    Hada in lays keeni Karo Iyo wadoyinka lays ku keeno iga so shekee habo

  • @Queenjiija
    @Queenjiija Před 9 měsíci

    Naag xun ayeey eheed oo imaan laheen walasheda hadayba ka maseereso

  • @sadiashafow
    @sadiashafow Před 9 měsíci

    European qof ku keenay sharci makaa ceshankaro

  • @nastehoabdi555
    @nastehoabdi555 Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤❤🙏🥰❤️❤️👑😊

  • @MadinaCaday64
    @MadinaCaday64 Před 9 měsíci

    Caaliya ku jeceliyaa hapoha 😂😂😂 nagu dhura warka 😂😂😂

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 Před 9 měsíci

    😘😘😘

  • @Ahlaam638
    @Ahlaam638 Před 9 měsíci

    Bahalka carabiga wax baa nasoo kala dhexmaray 😂😂😂😂😂😂😂 wan fuuray wale

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 Před 9 měsíci

    Wcs barnyahan lagu ma arag sodaa waxad hyso ninka dumashi dii innuu sharciga ka cen salo yaa kadal badey

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 Před 9 měsíci

    Ninkaas nin nasaba buu ahaa ayadana mey xumeyn oo walaashed wey kentay ee malaha sharciga islamka wax kama aqoon ilaa ninkeda ma guursan karo walashede alaha so hadeyo gabdhas waxan dhihi laha hadey aragto qoralkeyga Naa hooy ninkada soo Casho ninka fiican malahane

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 Před 9 měsíci

    Tv gaagaa kuu khayr badan intaad dadka ku danbaabi lahayd, plz don’t take it to personal.

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 Před 9 měsíci

    NACAAS BEEY AHEED SII FIICAN AYUU SAMEYEEY

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 Před 9 měsíci

    😂😂😂😂

  • @zeinabomar-mc5jf
    @zeinabomar-mc5jf Před 9 měsíci

    Qof dhimatay weeye ha furo hanna ku noqon she so disgusting

  • @abdimusaali2363
    @abdimusaali2363 Před 9 měsíci

    Dumarka xun adiga iska bilaaw amba wanaagsan maxaa cumrigaan kaa dhigay single mother? nooga sheegeey

    • @shshss1192
      @shshss1192 Před 9 měsíci

      Al maseer ninkeeda la guursaday 😅

  • @elizaeliza3120
    @elizaeliza3120 Před 9 měsíci

    ❤❤❤❤❤

  • @hodanfarah4405
    @hodanfarah4405 Před 9 měsíci

    ❤❤❤