Magaalada NAKURU maciishada iyo kirada guryaha

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 05. 2024
  • #qiso #sheeko #qurux #jacayl #banaadir #dua #growe #hargaysa #kismaayo​⁠ #laascaanood ‪@Umamiir‬

Komentáře • 95

  • @Umamiir
    @Umamiir  Před měsícem +5

    NAKURU waxay dhacdaa dhanka (WAQOOYI-GALBEED) Nairobi

    • @Shire859
      @Shire859 Před měsícem +3

      Abaaye soo badi nakuro 1waa sidee madaarista quraanka 2taxfiid maleeday 3schoools islamic waa sedee amniga waa sidee

    • @khadiijacabdiraxman1308
      @khadiijacabdiraxman1308 Před měsícem

      Mahadsanid

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Před měsícem +3

    ماشآءالله تبارك الله waa hooyo yar oo qurux iyo caqli daganaan leh Hbo allaha ku barakeeyo. Allaha ku xaffido adiga iyo qoskaagabo. Waad mahadsantahay

  • @faridabdulhamidmohamed1717
    @faridabdulhamidmohamed1717 Před měsícem +3

    Thanks for sharing such an amazing video.

  • @suubanfarah6683
    @suubanfarah6683 Před měsícem +1

    Mashallah tabarakallah, edo Allah Allah haydin siyadiyo quruxda iyo nimcadaa waa arimo loo baahnaa.
    Keep your edo qurux

  • @cookcleanwithamina
    @cookcleanwithamina Před měsícem +2

    Masha Allah Abaayo wa information fican Jazakalah ✅✅✅🛎🇺🇸

  • @AyanMahmoud-dy5rp
    @AyanMahmoud-dy5rp Před měsícem +3

    Thank you for sharing your experience sis… very insightful indeed.

  • @fadumohassan6642
    @fadumohassan6642 Před měsícem +4

    Abaaye shukran saad dadka uga warbixisay magaladan aniga kunool alhamdulilah nimco rabi bn kuhaysanaa

  • @RAHMA.ISMAIL
    @RAHMA.ISMAIL Před měsícem

    Masha Allah wllo guulayso

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 Před měsícem

    Ma shaa Alaah jazaakalaah habo, waa magaaladaan daganaan jiray.

  • @xalmoxuseen3999
    @xalmoxuseen3999 Před měsícem +2

    Walaal mahadsanid warbixntaada hore usoco

  • @ilyaas2000
    @ilyaas2000 Před měsícem

    Masha Allah wllo alaha ku xafido dadaal badan ku dayasha mudan ayaad sameesay noolow

  • @sharifaabuu5528
    @sharifaabuu5528 Před měsícem

    Mashallah thank u abayo

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n Před měsícem

    Thank you sister

  • @muslimlivinglife9341
    @muslimlivinglife9341 Před měsícem

    Maanshaa Allaah waa qurux anigu Nairobi ayaan daganahey waa meel madiifa❤❤

  • @rufaiahmed8641
    @rufaiahmed8641 Před měsícem +1

    Shukran

  • @alifarax2917
    @alifarax2917 Před měsícem

    Aad ayaad umudantahay. Eedhiirigele. Walaalaha somaliyeed. In ay. Caruurahooday gaystaa dhulka. Dhaqankafiican. Mahadsanid

  • @user-sc6ej1iv6d
    @user-sc6ej1iv6d Před měsícem +1

    Walaalo lacagta guryaha saadnosheegtay Nairobi waxbo mabadhaanto bal dib ugunoqo guryaha warsaxan kakeen insha Alaaah Asc

  • @sahraabdillahi9612
    @sahraabdillahi9612 Před měsícem

    Maanshaallah qoraxdu ma soo baxdo

  • @AhmedAli-do3hp
    @AhmedAli-do3hp Před měsícem

    Mahadsanid walal

  • @babasalman7183
    @babasalman7183 Před měsícem

    My sister thank you for this information. As you say most of Somali mom they worry about themselves not the future of her kids that’s true . Thank you.

  • @barwaqodiriye7583
    @barwaqodiriye7583 Před měsícem

    Mashallah edo qaali

  • @omarjimale8799
    @omarjimale8799 Před 26 dny

    Gabadhaan aqoon umalaha magaalada tanbaa kuqasabtay mooyee

  • @PublioMarinho-ff7rn
    @PublioMarinho-ff7rn Před měsícem +1

    Weligay ma tegin laakiin inaan dhawaan arko ayaan rabaa insha'Allah

  • @faisoyusuf1359
    @faisoyusuf1359 Před měsícem

    Maan sha Allah. Waxa barashada kaasugin

  • @AbubakarMohamed-ro1qv
    @AbubakarMohamed-ro1qv Před měsícem

    Umu maahirey asc walaashey

  • @PublioMarinho-ff7rn
    @PublioMarinho-ff7rn Před měsícem +1

    Waa magaalo wanaagsan waxa ku Aasan Awoowayaasha

  • @FayselAli
    @FayselAli Před měsícem +1

    Salaam walalo,
    Waxaa iigu kaa horaysay markii aad Nairobi airport ka sheekaynaysay. I love your video updates. Noo soo badi, sidoo kale bal nooga waran bulshada Soomaalida meesha dagan siday ugu xidaysteen? Hanti iyo ganacsi badan may ku leeyihiin sida Nairobi oo kale? mise waa wali? Thank you.

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed9851 Před měsícem

    MUHIIM WAXAA AH AMNIGA WADDANKA NAGA AMNI MAAHA 💕🇸🇴

  • @ahmedmohamed-zc7mm
    @ahmedmohamed-zc7mm Před měsícem

    Masha allaah noso badi barnamij yadano kale

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 Před měsícem +1

    Masha Allah xabiibti hormar wacan xabiibti Abaayo cusub ayaan haye haley so dhaweeyo xabiibti ❤❤❤❤

    • @Umamiir
      @Umamiir  Před měsícem

      Soo dhawow qaali
      Subscribe na waan kusiiyay
      Waa jeclaaday channel kaaga👍

  • @user-tl9xq3wd3s
    @user-tl9xq3wd3s Před 9 dny

    Nakuru mj ban u nacay qabyalad iyo qurun

  • @user-yt1wv9sl2e
    @user-yt1wv9sl2e Před měsícem

    Inkaar baa nagu dhacday. Waddan kale unbaan amaaneynaa. Somaliyana waxba igama gelin. Quruxdaa dad baa u sameystay

  • @RahmaOsman-lx9fe
    @RahmaOsman-lx9fe Před měsícem

    Masham Allhallows Marshall Ryan kasoguray kln walk qalibigeyaga kamabixin

  • @AbdisalamSheikh-je1kk
    @AbdisalamSheikh-je1kk Před 10 dny

    Xijabka xiro walashey intaa Ayan kuku dhira galinaya

  • @abdiahmed9094
    @abdiahmed9094 Před měsícem

    Gabadh and u qiimo badan ❤

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Před 14 dny

    Maxaa ka fiican ugaali xaga caafimaadka

  • @MaxamedGuray-nb6bt
    @MaxamedGuray-nb6bt Před měsícem

    Walaal waxan array adookashe kaynayaa waa ubogoy

  • @YussufAbdullahi-xc4te
    @YussufAbdullahi-xc4te Před měsícem

    Asc sbasyo waxaa ku weydiiyay musqulaha iyo qolalka ma musqulaha ka badan qolalka waxaa tiri waxaa kasoo guursy Guri 3wol oo afar musqulood leh bal noon sharax

  • @maryanjama3577
    @maryanjama3577 Před měsícem

    Abaayo qofkii raba in uu coffee shop ka further dumarka ah iyo dukaan dharka ma u soconaysaa baad is leedahay

  • @mahdiguled384
    @mahdiguled384 Před měsícem

    As wax barashada ka waran Nakura

  • @babasalman7183
    @babasalman7183 Před měsícem

    Asc sister where in Nakuru this place

  • @chepkiruilangat9725
    @chepkiruilangat9725 Před měsícem

    Waw

  • @mohamedsalad2029
    @mohamedsalad2029 Před měsícem

    ❤❤

  • @RahmaOsman-lx9fe
    @RahmaOsman-lx9fe Před měsícem

    Wa magalo ad ufican runtime waliba intarsia wekaraqisantahay Guyana

  • @lilla2118
    @lilla2118 Před měsícem

    abaayo dhul ma laga iibsan karaa nakuru?

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před měsícem +1

    Somali please investering yr country 🇸🇴🇸🇴 nouth Jubbaland

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 Před měsícem

    Dhulkina inalilahi dhisan maxay in diday

  • @aali5566
    @aali5566 Před měsícem

    Asc hal qol iyo musquqishiisa waa imasa qiimihiisu hajiyo

  • @cabdirshidosman9649
    @cabdirshidosman9649 Před měsícem +3

    Somali iyo cid kale dhulkooda jecloow oo maalgali maxaa kala heysta, ha yaabina hadii hantida la idinkala haro mar un.

    • @hibomohamed2427
      @hibomohamed2427 Před měsícem

      Waa runtaa intaas waxaaba kasii daran boqolaal sano kadib way badalmaayaan dhaqan/diin ahaan iyo luuqad ahaanba

  • @XmdaiIbrihm
    @XmdaiIbrihm Před měsícem

    Somalia aniga oo guri ka dhista Baan ka jeclahay qurbe jog

  • @user-hj7ed6zh4z
    @user-hj7ed6zh4z Před měsícem

    abaayo foonkaaga ma noo qori kartaa??waxaan ku weydiin lahaa tacliinta schools ka, dugsiyada quraanka, tuurarka iyo qiimohooda , sidoo kale guryaha houss ka ah amaan miyaa ?? xaalada nabad geluada nooga soo waran bal . fiisaha degenaanshaha see loo heli karaa??

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Před měsícem +1

    Telka yaan lagaa dafin waliba kuwa mootada wata

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před měsícem +2

    Somali dhul aysaan laheen jeclaa

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n Před měsícem

    Kasoowaran wax badan

  • @user-pd5jd3hn9r
    @user-pd5jd3hn9r Před měsícem

    Macalinmo Malaga heli karaa mesha abaayo qali

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 Před měsícem

    All meats in Kenya is halal because Muslim aya gawraca xolaha

  • @ridwancadeey9449
    @ridwancadeey9449 Před měsícem

    Abayo magalada meey ledhahay meel qu'raan saar waan xanunsanahay plz abayo isoo jawaab

  • @tolowmatimirbaa8848
    @tolowmatimirbaa8848 Před měsícem

    Qof walba Meel kasto oow joogo wuxuu nool yhay intuu awoodo
    Nakuru kalii ma ahan

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před měsícem +2

    Xagay kutaalaa nakuru

  • @yusufamiin76
    @yusufamiin76 Před měsícem

    Fiidiyow qimo badan

  • @Great.666
    @Great.666 Před měsícem

    Wal school kawaran waxa barashada

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre2566 Před měsícem +4

    Somali wareegtoy hadba meel uyaacdoy dal ayan laheyn faalisoy 😂 bal Nakuru ma adinka iska le weli ma aragteen dad somali ahyn o dalal aysan lahyn dhex taagan ama dhisanaya amase faalinaaya naa ordaya qaxooti yahy dhulkiina maal gashta o nabadeeya.

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg Před měsícem

    Weligeed weey xayeeysii jirtay daleeysan udhalan ileen soomalidu muwaadin maleh bal meey kahoowl gasho dalkeeda qurun qurun ahaaday

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 Před měsícem

    Waa xasuus aadbay uqurux badantahay. Hbo waa dhulkeeni way isku eggyihiin xiida

  • @ridwancadeey9449
    @ridwancadeey9449 Před měsícem

    Xabbti isoo jawaab plz qof xanunsan baan ahaa,,meel qur,aan saar magalada maledahay

    • @user-pd5jd3hn9r
      @user-pd5jd3hn9r Před měsícem +1

      Gaarriso imaw wll halkan aya laga helaa cafwan

    • @ridwancadeey9449
      @ridwancadeey9449 Před měsícem

      @@user-pd5jd3hn9r Masha Allah shukran wall Nakuru baan degi raba Inshallah

  • @user-lq6zt3wn3h
    @user-lq6zt3wn3h Před měsícem

    Numberkaada

  • @lathany.3537
    @lathany.3537 Před měsícem

    School ka meeqaa bixisaan

  • @farhiyahassan689
    @farhiyahassan689 Před měsícem +1

    Abayo mahad sanid number kaga mad igu cawinkarta

  • @najaxmohamud5217
    @najaxmohamud5217 Před měsícem +1

    abyo shaqale malaga hela

  • @superfun1819
    @superfun1819 Před měsícem +1

    Somali dhukkina dhista OO joojiyay meelaha aad dhiisaysan

  • @mohamedhashi5492
    @mohamedhashi5492 Před měsícem

    COMMENTS
    Somaliya sas ahaan jirtay somalida
    Intay wadankoda .qabyalad.eex.inta uga tageen.wadamo kale .investment kusameeyaan
    Xayay siiyeen.dawladii hore KACAANKII. SOMALIYA wadamada
    Ugu horumarsan adunka ahaa.

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 Před měsícem

    Wadankagu hadu ficanyhy mad adid !
    Somali ben bay isushegeen war dalkale malihidiin ee kenya iska bashala ok

  • @saidohn8126
    @saidohn8126 Před měsícem

    Walal ilmo autism wax barasho makahelayaa

  • @yusufahmed9848
    @yusufahmed9848 Před měsícem

    Nin doon ma tahay?

  • @mrabdi3235
    @mrabdi3235 Před měsícem +7

    Kindly invest in somali regions where your kids can benefit their mother tongue , religion and originally where there ancestors came from Remember these kids are from diaspora and definitely be prepared the Questions they'll ask you why did u brought us here!

  • @Refuge359
    @Refuge359 Před měsícem

    jad malaga heela

  • @abdulhajiahmed8735
    @abdulhajiahmed8735 Před měsícem +3

    Dalkii maxaa Soomalida u diiday ama Gobolka Somaalida North Eastern ama NFD Maxaa idhin jecleysiiye dhul aan Dhul kiina aheyn

    • @CmonNowTellme
      @CmonNowTellme Před měsícem

      la iskama hadlo hadaadan aheyn dadka lala hadlayo. Ma tahay waalid qurbaha jooga ama ka yimi oo caruur yaryar leh?. Hadey "haa" tahay jawaabtaadu noo sheeg meel amaan iyo waxbarsho tayo leh oo Soomaliya ah. Haddii Jawaabtaadu "maya" tahay, dee adeer iska aamus. Waxba kama ogid waxa gabadhaanu ka hadleyso e.

    • @yusramaalim4865
      @yusramaalim4865 Před měsícem

      Dadka re somalia e qurba jogta ah waxey kenya udorten wa waxbarashadha, Iyo Hawadha nairobi iyo kenya hose iskafcn . NDF hawadha aya ad ukul iyo kaneco marka intas waye Cilada .kolley aniga re garis ban ahay Hawen nairobi marawi caruteydha neh wasas garis ban kejeclnhy inkasto hawadha hash tahay

    • @Lamahuraan.
      @Lamahuraan. Před měsícem

      ​@@yusramaalim4865 abayo geedo badan inaa beertaan iskuday dadka magaalada kunool hawada wee isbadaleysaa roobabne wee imaan kuleelka waa lagareesan inshaAllah

  • @abdinoor2194
    @abdinoor2194 Před měsícem

    Mama QAADKA ayaad Iloowdey

  • @AliAli-uh5bu
    @AliAli-uh5bu Před měsícem

    Somali baad ugu yeertay sicir barar filo

  • @Rigaaxgaabow
    @Rigaaxgaabow Před měsícem +1

    Masha allah @umuamiir.