XAAS KIISA AYUU KATAGEY GABAR TIISA INUU GUURSODO AYUU USOLABTEY PART 3

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • #higsino.1 #supercarab #qiso#CZcams-Higsino.1
    #Creative Supercarab
    #True story
    #Producer(Nalka)
    #Edit(Supercarab)
    #Director(Ccj plus)
    #Camerman(Ccj plus)
    #Camerman( higsino.1)
    #Views-Team-Higsino.1
    #Studio- higsi no.1

Komentáře • 72

  • @raxmarose4385
    @raxmarose4385 Před rokem +13

    Run ahaantii tan qiso maaha ee waa mucjiso 😭😭😭😭😭😭

  • @anabanab1581
    @anabanab1581 Před rokem +14

    9:43 hooyadas hooygeda janada alle haka dhigo Aamin 🤲🤲🤲🤲

  • @abukarcadoowe1178
    @abukarcadoowe1178 Před rokem +6

    Wllhi waa mucjiso waayo runtii ragga qaar raggnimo uma qalmaan runtii

  • @fatimaamiira1412
    @fatimaamiira1412 Před rokem +6

    Mucjizo badanaa aduunkan subxanallah 😭😭

  • @hafsahaji9155
    @hafsahaji9155 Před rokem +12

    Sharaf ii karaamo mahad sanid wllky horey usoco🥰🥰

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem +1

      ASC , walaashayda qaliga ah, waxaan joga France, waxaan shirkad u gadaa produits, please and please kunka i gaadhsiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiyo. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @hafsahaji9155
      @hafsahaji9155 Před rokem +1

      @@Rabiyownabadbaadi insha Allah walashey diyaar waaye

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem +1

      @@hafsahaji9155 milyan gooor mahadsanid walaalo

  • @rayaanhonasti1519
    @rayaanhonasti1519 Před rokem +4

    Walhi waaa qiso xanun badan runtii xafsigana waa soo dag dagaaa runti waakas dhib ka eey lee dahey nin aan ku qabin marka aad meher hoos hos ah lasameeyso subxana allah sory abyo qalbiga alle haidin qabojiyo ragow alle kabaqa gabdhow is ilaaliya maherka qarsoon zinada wax ma dhaanto waa zinada oo la qurxiye ee is ilaliya inta aad awo diin allow na astur aamin aaamiin alle ha udanbi dhaafo wll sper carap alle haku sharfo salan sare team hiigsi

  • @xanaan24
    @xanaan24 Před rokem +24

    Please video hadaa Fiirsato like u Saar Wiilk Please 🙏🙏🙏🙏

  • @asiyoxassan
    @asiyoxassan Před rokem +3

    Haa walaahi waano weytahay allaha hana bad baadiyo hadaanu nahay gabdho

  • @rawdamohamed5504
    @rawdamohamed5504 Před rokem +5

    Waa sugayay wllhi

  • @ayanibrahim5444
    @ayanibrahim5444 Před rokem +3

    Bisinka Muxuu ilaahay Mucjiso naga hayaa ilaahay ayaa ku badbaadiyay WaLaL Hooyana ilaahay Janada Haka Waraabiyo Wlhi waa Hooyo Fiican Dulqaad Badn 😭🤲🤲🤲🤲

  • @asiyoxassan
    @asiyoxassan Před rokem +3

    🥰🥰🥰Maasha alaah waalid fiican baadhalay gabadha🥰🥰🥰

  • @zaynabcabdiwali312
    @zaynabcabdiwali312 Před 8 měsíci

    Ala maxaytahay qiiso mucjisadeda wadato alowjanatulfardowso kawarabi hooyada adigana qalbigaga hakuqabojiyo abayo mcn❤❤❤❤🎉🎉

  • @ladanyusuf5211
    @ladanyusuf5211 Před rokem +4

    Subxaanallah

  • @sacdiyohassan3922
    @sacdiyohassan3922 Před rokem +2

    Qiso xanuun badan waye

  • @zeynababdullahi4318
    @zeynababdullahi4318 Před rokem +4

    Teeda kale hoyadaa aabaheed ama familkeda kawardoon oo isku sheeg wll doon doon

    • @Rabiyownabadbaadi
      @Rabiyownabadbaadi Před rokem

      ASC , walaashayda qaliga ah, waxaan joga France, waxaan shirkad u gadaa produits, please and please kunka i gaadhsiya si aan ganacsigan SOMALIDA u gaadhsiyo. ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sumayasaidmohamed5840
    @sumayasaidmohamed5840 Před rokem +8

    Fast comments❣️

  • @simanofficials9027
    @simanofficials9027 Před rokem +3

    Wallhi waaa qiso xanuu Badan 😢😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔

  • @xanaan24
    @xanaan24 Před rokem +9

    Apoowe Mcn aad baa ula Soo daahday Wllhi😭

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 Před rokem +4

    Acuudu billh😭

  • @maslah345
    @maslah345 Před rokem +3

    Nabsi dhow iyo dheerba waakii aanan qafkii sameeyay kabaxsankarin

  • @asiyoxassan
    @asiyoxassan Před rokem +2

    😭😭😭😭😭Maxaa waaye mucjiso😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭mucjiso tii udarneed waaye walaahi😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is Před rokem

    سبحا الله ن

  • @xanaan24
    @xanaan24 Před rokem +8

    ANI HADA wiil 🇺🇸 USA joogo baa i Shukaan sado Wllhi aqoon uma lihi Kaliya Meesha uun baa iska Baranay 🥺 Asiga Gabar dhan lama dhalan Saas eey Tahy wuu i Wanajiyaa Ani

    • @hafsahaji9155
      @hafsahaji9155 Před rokem +2

      Wuu I wanaajiya ma ahanee hadu run shegayo familkiisa haku baro ugu yaran walalihiis xitaa

    • @xanaan24
      @xanaan24 Před rokem

      @@hafsahaji9155 Abaa anaa rabin wllhi

    • @hafsahaji9155
      @hafsahaji9155 Před rokem

      @@xanaan24 wah adi jini maqabtaa sawabaa urabin lkn

    • @xanaan24
      @xanaan24 Před rokem

      @@hafsahaji9155 asi 4 wiil baa la dhalatay asiga baa 5 Ku eh Wllhi Marabo In aan wiilasha Barto Iga Diidi maayo Lkn Marano ani

    • @almanajax8437
      @almanajax8437 Před rokem +1

      Wax walba waaa kalsooni wllo eee hadii calaf isku leedihiin wad is heli iansh allh allhe haku rumeeyo hamigg calfna hayskugu kiin daaro wllo qali

  • @user-eg2rh9up2h
    @user-eg2rh9up2h Před rokem +3

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @almanajax8437
    @almanajax8437 Před rokem +1

    Subarow karamo ayaa leedahy wllo guulyso

  • @asiyoxassan
    @asiyoxassan Před rokem +2

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @gaabowmaxamed5012
    @gaabowmaxamed5012 Před rokem +2

    Sorry wllhi 😭😭😭😭

  • @user-yf8he4zw1w
    @user-yf8he4zw1w Před rokem

    Amin😢

  • @maxamedmustafe7040
    @maxamedmustafe7040 Před rokem

    Keep going wllkey higsi

  • @sawdoaxmed9250
    @sawdoaxmed9250 Před rokem

    inalihi rajucu wllhay waa qaalabijab😭😭😭😭😭😭

  • @user-xr6hj2dd7w
    @user-xr6hj2dd7w Před rokem +1

    😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @sumeyasiman
    @sumeyasiman Před rokem

    Nabsiga ma waaro wllhi

  • @NaciimoIbrahimAli-hj1gt
    @NaciimoIbrahimAli-hj1gt Před rokem +1

    🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭😭😭😱😱

  • @khalidmadoowe6454
    @khalidmadoowe6454 Před rokem

    Ax raga qaar was side feed meal tagan cml guululeyso walashei

  • @rayanabdiqadir
    @rayanabdiqadir Před rokem

    Subxaanalaah

  • @fadumoaabdiwahid1932
    @fadumoaabdiwahid1932 Před rokem

    Subxanallaah subxanallaah
    Ragga qar umaqalmaan rag nimo
    Lkin way jiraan rag fican

  • @user-zs4dv9jy1e
    @user-zs4dv9jy1e Před 6 měsíci

    😭😭😭

  • @DahaboAli-x4o
    @DahaboAli-x4o Před měsícem

    M.a😂😂😂😂

  • @maryanmaxamed3764
    @maryanmaxamed3764 Před rokem

    😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Wsaes
    @Wsaes Před rokem

    😭😭😭💔💔💔

  • @sadkamaowmahamed2891
    @sadkamaowmahamed2891 Před rokem

    Dhbtii waa xanunaa wlhi 😭😭😭😭

  • @amiinmohomuud9214
    @amiinmohomuud9214 Před rokem +1

    Ragu iskuma jiraan qaar xun qaar wanaagsan ninkaa soo koriyay balkawaran

  • @fadumoaabdiwahid1932
    @fadumoaabdiwahid1932 Před rokem

    Ragga qaar xumaa

  • @luulnoor142
    @luulnoor142 Před rokem

    Ascw

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 Před 7 měsíci

    Hooyo,waa,hooyo❤mcn❤❤😭💯🤲xbb❤scw❤scw❤

  • @ismahaanmohamed777
    @ismahaanmohamed777 Před rokem

    Nabsi baa adegee
    Waxad nabad uhurudaba
    Nabar lama filaaniyo
    Naxdin daris ma noqoten
    Nasiibka ma kulanteen

  • @farxiyocarab5408
    @farxiyocarab5408 Před rokem

    😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲alxamdo

  • @xafsamaxamadsalaad9881

    Subxaanalaah 😭😭

  • @wllramiya2756
    @wllramiya2756 Před rokem

    𝑺𝒖𝒑𝒆𝒓 𝒄𝒂𝒓𝒂𝒑 𝒌𝒆𝒆𝒑 𝒈𝒐𝒊𝒏𝒈 𝒘𝒍𝒍𝒌𝒆𝒚

  • @iqromuuse7628
    @iqromuuse7628 Před rokem

    😭😭😭😭🤲🤲🤲

  • @cabdihaajirsuleimaan3153

    😭😭😭